Red Flags I Calaamadaha Cascas! I

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 04. 2022
  • Red Flags I Calaamadaha Cascas! I ‪@SuheybaBadqas‬ & Mubarak Hadi
    Telegram:t.me/mubarakhadi101
    Instagaram: / mubarakhadi101

Komentáře • 93

  • @nadiyamahamed4610
    @nadiyamahamed4610 Před 2 lety +18

    wallahi guriga lacak kaliye ku madhismo lkn waxadhisa ixtiraam iyo sabar, iyo taqwada Allah.

    • @saedaliadem7699
      @saedaliadem7699 Před rokem

      Been taamaha wll dad keena oodhan alle ha fahan siiyo

  • @moharaco6542
    @moharaco6542 Před 2 lety +2

    ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيرا

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Před 2 lety +2

    Masha Allah

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před 2 lety

    Thanks Suhayba

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed6429 Před 2 lety +3

    Masha Allah mawduuc muhiim a waaye

  • @yahyeabdi1374
    @yahyeabdi1374 Před 2 lety

    Thanks 👍 Mr.#Mubarak Hadi & @Suhayba Badqas

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Před 2 lety +2

    Masha allha ustaad mubarak iyo abayo suheba shukarn allha hadin barakeyo

  • @arfonabdullahiadan3879

    Ustaad Mubarak iyo Suheyba ,aad baad u mhadsantihiin Barakooba Idim alle

  • @abdirizakmohomed1535
    @abdirizakmohomed1535 Před 2 lety

    Mashaa allah

  • @ustaadmahdi7374
    @ustaadmahdi7374 Před 2 lety

    Masha allah

  • @ikhlaascabdicalicabdi8366

    masha allh waa mawduuc mihiima shukran labadiinuba

  • @ilhaanlakimediainc5806
    @ilhaanlakimediainc5806 Před 2 lety +2

    Maashaa allah mawduuc fiican thanks mubarak & suhayba

  • @amriitaladan8568
    @amriitaladan8568 Před 2 lety +2

    Mnsha allah ustaad mubarik iyo suheyba
    Qodobo mihiima ayaad faahfahisen alle ha idin sharfo

  • @laylaomar3148
    @laylaomar3148 Před 2 lety

    Maasha allaah mahadsanidiin marwo iyo mudane guulasta walaalayaal

  • @amalali9188
    @amalali9188 Před 2 lety

    Maash allash waad mahadsan tihiin lawadiinaba thnks 🥰

  • @nuuracumarroraye361
    @nuuracumarroraye361 Před 2 lety

    ماشاءالله

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před 2 lety

    Thanks

  • @fuadalimohamedjimale5793
    @fuadalimohamedjimale5793 Před 2 lety +4

    Ustaadka waa dhageste aad u wanagsan

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 Před 2 lety

    Mansha Allaah

  • @sulaimanbashiir5923
    @sulaimanbashiir5923 Před 2 lety

    Mahadsanidiin marwo iyo mudane.

  • @sumucleyare9788
    @sumucleyare9788 Před 2 lety

    Su aal muhiim ah ayey suhaybo badqas weydaydiisay ustaad Mubarak Mnsh allah alle ha ku xifdiyo wax wanaagsan ayaa ka hadashaah

  • @ahmedmohamedhassan4388

    Mubarik hadi nin aan aad wax uga faaido horay uso my dear somali teacher . Absolutely I admire most of your words .

  • @safiyaaxmad2944
    @safiyaaxmad2944 Před 2 lety

    ما شاء الله مبارك

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Před 2 lety

    Maashaa allaah caadimaha khuburaa is heshay

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 Před 2 lety

    Maansha allah dhalinyaradu
    Wey da daaleen keep going to

  • @barwaqohussen4875
    @barwaqohussen4875 Před 2 lety

    Mansh allha wallo Alle ha dan xafidyo

  • @hassanabdiwahabmohamed5665

    ManshaAllah dad qali ah xafidakumulah

  • @sayidalimohamed7642
    @sayidalimohamed7642 Před 2 lety

    Masha Allah saaxiib guuleyso

  • @mowlidmohamedisse1656
    @mowlidmohamedisse1656 Před 2 lety

    waa arimo wanaaagsan dhamaanteen inta aad ka hadasheen

  • @ishwaqabdii.a995
    @ishwaqabdii.a995 Před rokem

    😊😊😊😊

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 Před 2 lety

    I like this lif 👍

  • @xaawoxigmo9944
    @xaawoxigmo9944 Před 2 lety

    Barnamijkan soo badiye wll

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před 2 lety

    Kkkk🤣 jeceylka wehal guuled simaba Good job me and guuled simaba love u alxm🥰 samiiriku waa qaaali ah alle Mahadsan forever 🥺☝️❤👏🏽👏🏽 really abwe qli wllshy qli runtii qof ah wlhy haweeynka karabashka u soocoda keep going

  • @amaalkaafi5412
    @amaalkaafi5412 Před 2 lety

    Masha allah laba aqoon yahan🥰🥰

  • @Amina-uh3se
    @Amina-uh3se Před 2 lety +1

    Saxiix , qofka character kisa ma qarin karo 💯👍

  • @abdishakuuryussf1959
    @abdishakuuryussf1959 Před 2 lety +1

    Waad mahadsantihii Waxaan jclan lahaa inaad siwadaa sojedinta Guurka Qurxdabada Xaqiiqda guuku ma aha sideey somalidu u arkaan

  • @Ismail-tn5wt
    @Ismail-tn5wt Před 2 lety +2

    و مهما تكن عنداامرئ من خليقة * و ان خالها تخفى على الناس تعلم

    • @omerabdinor2219
      @omerabdinor2219 Před 2 lety

      Wll ismail iso afsomaliyey 🙏

    • @nastehashirwac8327
      @nastehashirwac8327 Před rokem

      @@omerabdinor2219 " Qofka dabciga uu leyahay si kasta uu u qariyo waa kii ugu dambeyn la ogado dabcigisa saxda eh " sidas wye wall mcneheda.

  • @ikraambashiir5105
    @ikraambashiir5105 Před 2 lety

    M.a suheyba badqas xifadulaah xppty 🙏❤🥰

  • @naimashirwa822
    @naimashirwa822 Před 2 lety +1

    RED FLAGS! Ustadka Hortiis wax aan si cilmi eh u ogaay ma'aha lakin si dabiici eh ban u dareensanaa, waa hadal xaqiiq eh daldalooloyinka aad maanta iska indha tirto sanoyin kadib iyaga dartood ayaad qofkaas uga hareysaa. 😊😊

  • @rayaanxusen3238
    @rayaanxusen3238 Před rokem

    Mnshallh mnshallh alle haydin dhawaro

  • @abokorali1265
    @abokorali1265 Před rokem

    Haa waa runta anigo arkeyo ineeya wax ka qkhladayin ayaan is dhaheya guuraso kadib iska fuura lakin wax ka fikireya ubadka ino dhashateya dartisah u dhafeya marka.hada alx labadenu wan is badale alxmdulah

  • @nashaadbashir6518
    @nashaadbashir6518 Před 2 lety

    Aad iyo aad

  • @mahdiali5566
    @mahdiali5566 Před 2 lety +1

    Xidhiidhka intaad kujirto qofka bar khaladaadkiisa inay ku dhibayaan oo aanad kula sii joogayn

  • @robertoyare7791
    @robertoyare7791 Před 2 lety

    M.a sxp wa soo jeedin wanaagsan oo anfaceeso dadka hasaawaha xiiseeyo ama qorsheenaya hada

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před 2 lety

    Really wlhy

  • @hamsenuuriye6840
    @hamsenuuriye6840 Před 2 lety

    Waa clip xaqiiqda ku qotoma

  • @haldoor_zaki_zuldan8908

    Masha Allah walalahy Alle ha xiifidiyo 🤲❤️

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Před 2 lety

    Mnsha allah ustad mubaarak hadi alle hakuxafdiyo 🖕

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 Před 2 lety +2

    Dumarku waa halkoodee, aniga list way iigu jirtaa quruxda laakiin major iima aha!

    • @faizam523
      @faizam523 Před 2 lety +1

      🤣😅🤣 quruxda dhabta ah waa muhiin een ahayn ta beenta ah ee tukaanka laga gato.

    • @cabdishukuur1407
      @cabdishukuur1407 Před 2 lety +3

      @@faizam523 hadii ay tahay xittaa mid dhalad ah, oo quruxdii guduhu waxba jirin black list bay ii galaysaa hhh

    • @zakyizak5309
      @zakyizak5309 Před 2 lety

      Akhlaaqda iyo wanaaga baa ka muhiimsan quruxda iyo lacagta .

    • @faizam523
      @faizam523 Před 2 lety

      @@zakyizak5309 wey fiicneyd in sidaadan camal loo fikiro aad bey u fiican tahay, laakiin marka runta laga hadlo inta badan guurka soomalida wuxuu u badan yahay mid lacag iyo qurux leysku xusho, dumar lacag bey raadiyaan ragana qurux.

    • @zakyizak5309
      @zakyizak5309 Před 2 lety

      @@faizam523 Quruxda dumarka wax badan kuma dhisna, dhibkeeda badan :Gabar wanaagsan ?akhlaaq ,qaangaarnimo iyo xishood leh oo horumarkaaga kula taageerta baa muhiima ,quruxda waa qayb yar oo kamid ah waxa dumar lagu xusho ,waa waxa ragga dhiirigeliya inuu gabar la sheekaysto marka hore un ,kadib waa dadnimadeed,caqligeeda,adkaysigeeda ,Aragtideeda iyo waxyaabo badan .,Gabdhaha aadka u qurxoon ama kaa qurxoon xiriir caafimaad qaba ma wada yeelanaysaan badanaa waa wax la ogyahay oo gabdha aadka u qurxoon ayagaa isku mashquulsan,kalsooni badanna iskuma laha (Iscadeenta iyo labisa badan ),lacagtay kaa dhameen ,daahistoodaa badan,adi kaliya kulama sheekaysato(1000 nin) oo qaar kamid ah ay si xun ula dhaqmeen, marka xiriir bini aadam kale oo caafimaad qaba way ku adagtahay waa hubaal .Ragga badankood waxay dumarka wax uga sheegaan waa qurux un Bay ku xushaan ,oo sida gabar qurxoon inay helitaankeeda ay farxad galinayso buu moodaa .
      Lacagtana waa sidoo kale nin lacag leh Kama turjumayso inaad wax badan oo noloshaa aad kuwada heeshiinaysaan sida gabar qurux badan ,Lacagtana nolosha farxadeeda xooga Bay ka qayb qaatadaa waa haddii aad adiga shaqaysato lacagtaas .Qofkii qurux ama lacag ku xira xiriirkiisa waa qof low self esteem ah(kalsooni aan isku qabin) oo bilaw ah dhanka xiriirka aadanaha ama shukaansiga .Haddhoow adi un baa ku dhibaatoonayaa oo xanaaqaya .Qof asaagaa ah oo kula level ah la sheekayso ama guurso asagaa ka fiican 100 jeer gabadhaas qurxoon ama ninkaas Maal qabeenka ,sababtoo ah asagaa isku meel wax ka aragtaan oo aad horay uwada socon kaftan.

  • @mohameddaahirwardheere5529

    barnamijka madhamaystirna miyaa ustaad

  • @Degan23-c7i
    @Degan23-c7i Před 2 lety

    Barnamijka so dhamys tira

  • @AhmedAli-iz7eb
    @AhmedAli-iz7eb Před rokem +1

    Human behaviour never change

  • @adanmohamad4903
    @adanmohamad4903 Před 2 lety +1

    Shuruudaha gabdhaha ay rabaan waxaa fican iney qoraan

  • @kowtharali1068
    @kowtharali1068 Před 2 lety

    Saxiix🥰🥰🥰

    • @abdirmaanlayli106
      @abdirmaanlayli106 Před 2 lety +1

      Dadka wax garadka ee xaqiiqda iyo wax yaabo faido leh so gudbiya Dad yar umba dhagaysta waa Mahadsantihin Walalayaal.

  • @omarhoussein482
    @omarhoussein482 Před 2 lety

    Run ahantii nolosha dhismehega labada dhinaac waxa beysig u ah isfahan iyo kalsoniii

  • @fadumo6993
    @fadumo6993 Před 2 lety

    Walee waa run dabeecad lama qarikaro

  • @abdurehmaniidle11
    @abdurehmaniidle11 Před 2 lety

    Ustaaadow maalinkasta kudaawado cilmi un isiyaado

  • @degelkhayr
    @degelkhayr Před 2 lety +2

    Ustaad warkaas iga daayoo markaan akhris maago maxaa useexdaa

  • @shafiemohamud4275
    @shafiemohamud4275 Před 2 lety +1

    It's public Shukaansi

  • @m0stf33
    @m0stf33 Před 2 lety +2

    Suhayba+mubaarak hadi=?????🤔

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 Před 2 lety

    .ma afsomli kahadasham way deen

  • @abdishakuuryussf1959
    @abdishakuuryussf1959 Před 2 lety

    Mubarak * suheyba Asc

  • @qadrahassan3040
    @qadrahassan3040 Před 2 lety

    Masha Allah ustaad mubarak iyo abayo wan idin salamay dhamaatin abowe buugaatada Nairobi xarun lagaheli karo ma jiraa?

    • @ismacilabdullahi7130
      @ismacilabdullahi7130 Před 2 lety

      Waxan hy pdf ahaan ee sidhee kuku sodiraa cml

    • @Binthlm
      @Binthlm Před 4 měsíci

      ​@@ismacilabdullahi7130 anigaa ubaahan hdaa heyso

  • @abdirahmanfarah4886
    @abdirahmanfarah4886 Před 2 lety +1

    Been badan baa lasheegaa waqtiga hasawaha wallahi😂

  • @baaqimotirechannal4488

    Ogow maahmaahda soomaalida oo leh.
    Hadii laabi meel dhacdo indhuhu wax ma arkaan.
    Tan kale calafka ayaa indhaha iyo caqligaba ka awood roon.
    Ogowna guurka waxaa haga dumarka wanaagsan ee ma hago ninka fiicani

  • @Saadik12
    @Saadik12 Před rokem

    Marka maxad noo sheegteen hataan waad un wada shekysaten ????!!+

  • @ahmedzeytun3602
    @ahmedzeytun3602 Před 2 lety +1

    Su aalaha may u dayso ustdka
    Ayadaabo ka grab hdlyse

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Před 2 lety

    Mubaaragoo horta waa su aale adu xaas ma qabtaa waxanoo aqoon aad noosheegayso practical ma utijaabisay mise war uunbaad ku haysaaa

  • @mohamedfarah6889
    @mohamedfarah6889 Před 2 lety

    Qodob fcn ayaad ka hadasheen m.a

  • @nadiyamahamed4610
    @nadiyamahamed4610 Před 2 lety +1

    nakata wareega badan gurigeedana madhismo.

  • @suedeswedan6985
    @suedeswedan6985 Před 2 lety

    somaliyey mubarak wa rufiiyan weyn ee iska ilaaliya waliba uu firsada wajiiga mubarak nacalaad ba ku tala

  • @abdialasow1188
    @abdialasow1188 Před 2 lety +1

    Masha Allah

  • @Degan23-c7i
    @Degan23-c7i Před 2 lety

    Barnamijka so dhamys tira