Prof Abdalla Mansuur oo ka faaloonaya halka uu ka yimid af-Soomaaligu iyo Soomaalida

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 12. 2020
  • Prof Abdalla Mansuur oo ka faaloonaya halka uu ka yimid af-Soomaaligu iyo Soomaalida

Komentáře • 50

  • @jammane3880
    @jammane3880 Před 3 lety +10

    Cimrigaaga ilaahay ha dheereeyo Pro Abdallah Mansuur

  • @user-zo9se5lj6u
    @user-zo9se5lj6u Před 11 měsíci +1

    Masha allah u mahad celinaya prof abdallah mansuur wayo waxan kafa idays dhaqanki somalida allah haku xafido

  • @MMohamedMHassanindhageelle

    Aad ayay u macaan badan tahay marka aad dhagaysanayso ruux waxa uu ka hadlayo aqoon u leh. Cabdallah Mansuur waa nin aqoontiisu xididdaysatay. ALLAH ha nagu badiyo isagoo kale.

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Před 3 lety +5

    Mansuur Allaha cimiriiga u dheereeyo. Waanu u baahan nahay aqoontiisa, Soomaali oo dhanna way u baahan tahay khabiirninadiisa. Aad baan ugu riyaaqay wareysigiisa oo aan wax badan ka faa’iideystay.

    • @bintusoomaal143
      @bintusoomaal143 Před rokem

      Cimrigiisii tagye asagoo kle allah ha noo badsho dheh

  • @abdirazakhusseinabdukadir2538

    Mahadsanid prof: Abdalla Mansuur.

    • @mohamudgedi4585
      @mohamudgedi4585 Před 11 měsíci

      Ppoòooò⁸p8⁹55ĺlĺp06676866⁶⁶66766⁶99999p9op9opòoo5o567⁶⁶o9pĺoamjuùjyyjyjjjďjjdjjjrjjuryumurjrjjjjjjjjmmjmjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjmmmmm.😊

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt Před 2 lety +2

    Khayr Allaha ku siiyo. Waa Aqoonyahan waddani ah.

  • @ahmedabdiisse7512
    @ahmedabdiisse7512 Před rokem +2

    Cabdella Cumar Mansuur waa hanti qaran.

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 Před rokem

    Masha Allaah
    Cimrigiisa Allaha Barakeeyo

  • @farxaddaqoyskafamily5449
    @farxaddaqoyskafamily5449 Před 3 lety +4

    Masha allh wanjeclahay tarikhda dalkeyga

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 3 lety +8

    WAA IN AFKA SOMAALIGA LAGA ILAALIYO
    AFAFKA BADDA KA SO TILAABAY
    SIDA = CARABIGA URDUUGA MALAAYA .
    IYO KUWA KA YIMID QAARADA YURUB.

    • @abdibarimohamed3140
      @abdibarimohamed3140 Před rokem

      Ka daa carabiga kama marno Miya necbantahay carabiga

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před rokem +1

      Umaduh adey caradah galadah babah didan ineey kuh hadlan amah kukhoratan afkah somaliga
      Oo kajecal afkeh ingirisigah
      Oo kusokhorah commentiyadah
      Markah waxa layirih hakataginah cadadinah iyo afkinah hooyo somaliyeey

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 3 lety +5

    He is a real professor and knowledgable man, anybody who offer his audience to take any questions has a confidence for himself
    anybody who avoid questions and hate them is betty criminal

  • @ahmednero2246
    @ahmednero2246 Před 11 měsíci

    Allah xafido

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 Před 11 měsíci

    Man shaa allah professor aad ayaad umahadsantahay.

  • @Cirguje2
    @Cirguje2 Před rokem +3

    This is a real Somali Professor, Waa kan aqoon yahan Somaliyeed.

  • @thewisetzar5363
    @thewisetzar5363 Před 2 lety +1

    Mashallah

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512

    masha aløah

  • @abdulkadirosman992
    @abdulkadirosman992 Před 3 lety +4

    thanks professor

  • @xuseenibrahim4070
    @xuseenibrahim4070 Před rokem +1

    Lakiin kuwa dhahaaya brofisr ayaan ahay ee hadana dad somali ah ee Tariiqaada aan ognahay ayaay badli miiyaay Dhimaneenin Waa waxa lag xumada Dhalinyarada qaldaya iyo kuwa waxa aay leeyihiin ku faanaaya aduunka Somali Huruudooy

  • @daacadalleaamin1757
    @daacadalleaamin1757 Před rokem

    Kabaxa dalka wlhi luqad qoraalkeda lagu so dhibtooday ayaan ku raxaysanaynaa aan rabnaa in soo gaagabino bal maxaynu inagu ubadkena uga tagi 😊

  • @yaxyebayle9977
    @yaxyebayle9977 Před rokem

    Allah waxaan ka baryaa inu ilaahay ila kulansiiyo professor cabadalle mansur

  • @xuseenibrahim4070
    @xuseenibrahim4070 Před rokem +1

    Aniga ayuu iga yimiid Afka Soomaaliga iyo waxaana ahay somal

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt Před 2 lety +3

    Gumaysigii Ingiriiska 500 oo fardoolay reer Waqooyi ah oo u badan reer Burco ayaa Ingiriiska geeyey dhulka maanta loo yaqaan Kenya oo ku dhahay dhulkan gumayso ee dhulkeena nooga guur.

  • @ifraaxshiikhdoon9621
    @ifraaxshiikhdoon9621 Před 2 lety +2

    Waa dad ee e was w

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před rokem

    Braayahan Cabdalla Cumar Mansuur Waa Allagarag-Gibilcad ! LA SOCO!!!

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 Před rokem

      czcams.com/video/noaQ4eFQw9E/video.html

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid2024 Před rokem +2

    professor abdala you are satar

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 2 lety +4

    Kuwa gumaystaha kufaana ayaa dhaqanka iyo luqadaba duminaya

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před rokem

    Mala heli karaa goobo wadanka ka mid ah oo laga helaayo buugta pro cabdalla mansuur

  • @hawraarsame1603
    @hawraarsame1603 Před 2 lety +3

    Ilaahay baanu ka magan galnay Soomaalinimo
    Kushitigna ma nihin soomaalina 70% ma nihin laakiin 28% ayaa Soomaali ah Dadka geeska Afrika dega

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před rokem

    AL-SSIMAAL = AL-LISAAN = ألصمال=أللسان=THE TONGUE!!!

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před rokem

    Professor Cabdalla Cumar Mansuur Waa Yahaf = Linguist! = لغوي

  • @yaabarag4366
    @yaabarag4366 Před 11 měsíci

    Taariiqda reer galbeedka ee nagu kala qeebqeebiyen lee ino sheegtay

  • @Maahir-S
    @Maahir-S Před 8 měsíci

    Ninkan xaguu wax kusoo bartay?

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 2 lety +3

    Waxkasta waan ogolahay lkn carabnimo

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před rokem

    PROFESSORKU WAXA UU GURDACAY IN SOOMAALIDU HAL LEEDAHAY? Miyaanay Afaf Leheen?

  • @ayanmahad1151
    @ayanmahad1151 Před 2 lety +3

    GARRE iyo JIIDO af Somali miyaa odaygaan waa is dhaafay

  • @amanAkarim3191
    @amanAkarim3191 Před 2 lety +4

    Somalida badhkeed inay asal cush yihiin waa lagu ogyahaye kuwan carabta ka yimid mxd ka leedahay..

  • @abdisharif9983
    @abdisharif9983 Před 3 lety +3

    Cali goroob haweenay ayaa bixisay