Goobjoog
Goobjoog
  • 17 194
  • 27 174 281

Video

Rajadii Rumowday - Bulshadaa ka Markhaatiya.
zhlédnutí 164Před 16 hodinami
Rajadii Rumowday - Bulshadaa ka Markhaatiya.
"Qol yaha Xukunka Somaliland Haystoow Sharci daradu Waa Waxaad Ka Dagaalanteen...."
zhlédnutí 269Před 2 hodinami
"Qol yaha Xukunka Somaliland Haystoow Sharci daradu Waa Waxaad Ka Dagaalanteen anigana Ha igu Kalifina.."
DEG DEG:- DFS oo war ka soo saaratay gaadiid siday hub oo lagula wareegay duleedka Caabudwaaq.
zhlédnutí 367Před 2 hodinami
DEG DEG:- DFS oo war ka soo saaratay gaadiid siday hub oo lagula wareegay duleedka Caabudwaaq.
RW Saalax “Ma dhici karto annaga oo bilaa aqoon ah ee afarta milyan oo qaxootiga ku jirta...".
zhlédnutí 73Před 2 hodinami
Ra’iisalwasaare ku xigeen Saalax “Ma dhici karto annaga oo bilaa aqoon ah ee afarta milyan oo qaxootiga ku jirta in aan aduunweynaha la tartano".
BARAARUG| Maxay tahay Baraarug la'aanta qaar ka mid ah bulshada ee ku aadan maalmaha soonka Cashuura
zhlédnutí 94Před 2 hodinami
BARAARUG| Maxay tahay Baraarug la'aanta qaar ka mid ah bulshada ee ku aadan maalmaha soonka Cashuura ee bisha Muxaram?.
WARBIXIN | Sidee laamiyada magaalada Nairobi ee Kenya loogu qabtaa doodaha Diimaha la xiriira ?.
zhlédnutí 413Před 2 hodinami
WARBIXIN | Sidee laamiyada magaalada Nairobi ee Kenya loogu qabtaa doodaha Diimaha la xiriira ?.
Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo si kulul u cambaareeyay qarixii ka dhacay Maqaayadda Top Coffee.
zhlédnutí 140Před 2 hodinami
Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo si kulul u cambaareeyay qarixii ka dhacay Maqaayadda Top Coffee.
Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay in Lagu Dadaalayo Dardargelinta iyo Horumarinta Garsoorka Dalka.
zhlédnutí 180Před 4 hodinami
Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay in Lagu Dadaalayo Dardargelinta iyo Horumarinta Garsoorka Dalka.
Naafada Xarunta Sanca oo Musharax Madaxwayne Galmudug Dr Koofi ka codsadey in uu soo gargaaro.
zhlédnutí 132Před 4 hodinami
Naafada Xarunta Sanca oo Musharax Madaxwayne Galmudug Dr Maxamed Adan Koofi ka codsadey in uu soo gargaaro.
''Dad iska fiidsanaya in lagu qarxiyo goobihii ugu amniga badnaa waa nasiib daro " Xildhibaan Ciid.
zhlédnutí 1,1KPřed 4 hodinami
''Dad iska fiidsanaya in lagu qarxiyo goobihii ugu amniga badnaa waa nasiib daro waana in lagu la xisaabtamaa hay'addaha amaanka " Xildhibaan Ciid.
FALCELIN| Qaramada midoobay oo ka falcelisay ku biirida Soomaaliya ee golaha Amaanka.
zhlédnutí 88Před 4 hodinami
FALCELIN| Qaramada midoobay oo ka falcelisay ku biirida Soomaaliya ee golaha Amaanka.
Waa sidee xaaladda & muuqaalka goobtii xalay uu qaraxa ka dhacay.
zhlédnutí 552Před 4 hodinami
Waa sidee xaaladda & muuqaalka goobtii xalay uu qaraxa ka dhacay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho ?.
Wacyiga bulshadeenna oo yar ayaa keenay in aysan dadku ku baraarugsaneyn beeridda dhirta..
zhlédnutí 94Před 7 hodinami
Wacyiga bulshadeenna oo yar ayaa keenay in aysan dadku ku baraarugsaneyn beeridda dhirta iyo daryeelka deegaanka, taasoo ay ka dhalaneyso isbeddelka cimillada | Warbixin Istar Maxamed
Dhacdo Naxdin leh: Aabe haysta sideed caruur oo tuhun loogu dilay magaalada Muqdisho.
zhlédnutí 592Před 7 hodinami
Dhacdo Naxdin leh: Aabe haysta sideed caruur oo tuhun loogu dilay magaalada Muqdisho.
Taliska Asluubta oo xabsiga dhexe taalo ugu dhisaya askari naftiisa ku waayay inuu wareejiyo..
zhlédnutí 390Před 7 hodinami
Taliska Asluubta oo xabsiga dhexe taalo ugu dhisaya askari naftiisa ku waayay inuu wareejiyo..
Toogashada Donald Trump bilow uma ahan dilalka madaxda mareykanka ee la dilay.
zhlédnutí 622Před 7 hodinami
Toogashada Donald Trump bilow uma ahan dilalka madaxda mareykanka ee la dilay.
Fadliga & Ajarka Soonka maalinta Cashuura || Macalin Xasan.
zhlédnutí 189Před 7 hodinami
Fadliga & Ajarka Soonka maalinta Cashuura || Macalin Xasan.
Hay,ada Ifrah Foundation oo Muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan kaalinta warbaahinta ay ka..
zhlédnutí 44Před 9 hodinami
Hay,ada Ifrah Foundation oo Muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan kaalinta warbaahinta ay ka..
Nabadoon Maxamed ayaa iclamiyey shirweyne lagu soo dhaweynayo Ugaas Yuusuf.
zhlédnutí 77Před 9 hodinami
Nabadoon Maxamed ayaa iclamiyey shirweyne lagu soo dhaweynayo Ugaas Yuusuf.
Xildhibaan Caasho Koos "Qof kasta wuxuu dantiisa ka arko inuu barlamaanka hor keeno ma ahan".
zhlédnutí 215Před 9 hodinami
Xildhibaan Caasho Koos "Qof kasta wuxuu dantiisa ka arko inuu barlamaanka hor keeno ma ahan".
Xildhibaan Kooshin ‘’Waa maxay baahida loo qabo in la dhiso hay'ado aan dowli ahayn ‘’.
zhlédnutí 417Před 9 hodinami
Xildhibaan Kooshin ‘’Waa maxay baahida loo qabo in la dhiso hay'ado aan dowli ahayn ‘’.
Daahir Jeesow ‘’Waxaan arkayaa Wasaaradda maaliyadda oo leh EVC ayaa canshuur ka qaadaya ‘’
zhlédnutí 311Před 9 hodinami
Daahir Jeesow ‘’Waxaan arkayaa Wasaaradda maaliyadda oo leh EVC ayaa canshuur ka qaadaya ‘’
Waddo halboole u ah isu socodka gaadiidka oo ay ku ganacsadaan shirkadaha & isbitaalada ugu caansan
zhlédnutí 1,5KPřed 14 hodinami
Waddo halboole u ah isu socodka gaadiidka oo ay ku ganacsadaan shirkadaha & isbitaalada ugu caansan
Munaasabada furitaanka laanta cusub ee Esquire Africa oo ah Shirkad sameeysa dharka oo lagu qabtay
zhlédnutí 202Před 14 hodinami
Munaasabada furitaanka laanta cusub ee Esquire Africa oo ah Shirkad sameeysa dharka oo lagu qabtay
Eedeysane Qoslaaye oo been abuur ku tilmaayay dhamaan eedaymihii ay u so jeediyeen ilaaladiisa.
zhlédnutí 344Před 16 hodinami
Eedeysane Qoslaaye oo been abuur ku tilmaayay dhamaan eedaymihii ay u so jeediyeen ilaaladiisa.
Prof. Shaafici “ Amxaaradi gobalka City oo Soomaali leheed siisay Tikreey aa maantana Badeena so..“.
zhlédnutí 941Před 19 hodinami
Prof. Shaafici “ Amxaaradi gobalka City oo Soomaali leheed siisay Tikreey aa maantana Badeena so..“.
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga oo faah- faahin ka bixiyay howlgal ka dhan ahaa AS.
zhlédnutí 236Před 19 hodinami
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga oo faah- faahin ka bixiyay howlgal ka dhan ahaa AS.
Afhayeenka Wasaaradda Gaashandhiga XFS oo dardaaran & dhiirgelin u tagay Ururka 14aad Oktober.
zhlédnutí 665Před 19 hodinami
Afhayeenka Wasaaradda Gaashandhiga XFS oo dardaaran & dhiirgelin u tagay Ururka 14aad Oktober.
Afhayeenka ciidanka Booliska oo ka hadlay burburinta deb- damiska
zhlédnutí 515Před 21 hodinou
Afhayeenka ciidanka Booliska oo ka hadlay burburinta deb- damiska

Komentáře

  • @MohamedJamac-m6t
    @MohamedJamac-m6t Před 8 hodinami

    Libax libax dhalay iska celi eeyda😊

  • @Cabdi-xh1zp
    @Cabdi-xh1zp Před 8 hodinami

    Ma❤❤

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 Před 9 hodinami

    Xaggee lagu gumaysan jiray ka hor intii xukuumadda uuna ku biirin??? Cuqdad weyn buu qabnaa.

  • @MaxamuudFaraah
    @MaxamuudFaraah Před 11 hodinami

    Madax weeynaah mustaqbalkah Somalilnd Ayaad noqoneey saah Insha aallah Hakaah gaban xaqaah hadii kurkaah lagu gooynayo wanaad Gadhaysaah hadaafkagaah insha aallh

  • @Dubadyare
    @Dubadyare Před 12 hodinami

    Rijsal weeye maxamed abiib ❤

  • @AbdullahiYsm
    @AbdullahiYsm Před 17 hodinami

    Maasha allaah

  • @maxamedali1858
    @maxamedali1858 Před dnem

    1

  • @AbdiNurabdulhi
    @AbdiNurabdulhi Před dnem

    Sorry 😭😭

  • @ayuubaxmed8330
    @ayuubaxmed8330 Před 2 dny

    Baraawe dhaqaala la,aana haysto

  • @nasirabdy1267
    @nasirabdy1267 Před 2 dny

    Waa xirfad kamida xirfadaha seddexda ah uu nabigu "NNKH" ummaddiisa ku booriyey in ay bartaan

  • @abdillshimohammed968

    Moooryaaantii mogadisho waa isqalanaysaa maaaaansha allah

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Před 2 dny

    Waa dhibaato waa in la Casilaa kuwa masuuliyiinta ah oo aan shaqadoodi qabsan 😢😢😢

  • @Beru700
    @Beru700 Před 2 dny

    97% percent dadka somalia waa terrorist.. Nabad in ay heleen xaq uma leh because qalbigaga ayay ka bukaan oo xiqdi iyo xaasiddnimo ku jidho

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před 3 dny

    Sorry aun

  • @zakariyeqeys1153
    @zakariyeqeys1153 Před 3 dny

    حسبي الله ونعم الوكيل 😢

  • @nuurfayte5945
    @nuurfayte5945 Před 3 dny

    taala bela Caruur hadaw katagay iyo walidkiis wax uqabta

  • @maxamadaadanabdulaahi3940

    Jeesow guul masuul

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 4 dny

    Cabdulle yuusuf Hanuuniye, barbaarkii ku dhashay magaalada ceelbuur ee hibaddiisa fanneed ku qabsaday magaalada muqdisho iyo guud ahaan gayiga Soomaalida, Hanuuniye waxa uu ahaa Fan dhameestiran si kale haddaan u dhigno wuxuu ahaa muscijasadii fanka Soomaalida, wuxuu ahaa hal abuur wax kusoo kordhiyay heesaha Soomaalida, wuxuu ahaa Abwaan, mullaxan iyo kabaniiste, marna wuxuu ahaa heesaa cajiiba oo marba halka loo eego waxa uu noqonayaa kuwa ugu sareeya jaadkiisa. Hanuniye waxa uu ahaa nin neceb tartanka iyo wax yaabaha la nooca ah kuwaas oo xaqiiqdii ah wax aan wanaagsanayd qofku hadduu hibo leeyaahay uma baahna in la dhaho waad tartamaysaa ee in isaga laga codsadaa mudan, kolkii uu diiday tartan iyo hawlihii uusan rabin waa ay diiday Kooxdii Waaberi albaabkana way ka soo xidhatay isna uma joojin ee waa uu iska sii watay hawlihiisii oo uu is ogaa in hibadiisa aysan qarinayn koox si gaar ah ugu heshiisay. Waxa ay soo saareen Riwaayadii ugu horeysay isaga iyo koox kale ee anaan caan bixin waana riwaayadii uu ugu baxay magaca " Hanuuniye" Riwaayaddaas waxa ay kaga hadlayeen dhalinyarada miyiga ka yimaada ee magaalada soo gala iyo disa ay u qariso mawjadda magaaladu oo qayba meel galaan kuwa looga bayaqo in ay tareenka malwadda raacaan oo darbiyada ku cabbaan daroogada ayuu ka hanuuninayay waana halka uu ka raacay magacu dhab ahaantiima waaba hanuuniye oo kolka aad dhagaysato "Guri guri ku dumay iyo Dalkii idinkaa qaribay" ayaad ogaanaysaa inuu waligiiba ahaa nin hanuunin iyo wanaag ka shaqeeya. Intaa kadib Hanuuniye wuxuu noqday hiboole aan fankiisa qarsoomin, iyo mucjisa yar oo hooballadii waaweeyna oo jooga qabsaday magaalada muqdisho. Heesihii ugu horeeyay uu qaado, walibana uu gacantiisa ku tunto. Cabdalla Y. Hanuuniye 1978 ayuu soo saaray Album qariyay kooxihii waaweynaa ee kolkii hore diiday waana Album-kii caanka ahaa ee "Baddu laydh qaboobaa" heesihii ku jiray Album-kaa si weyn ayay ugu dhex baaheed suuqa oo kuwo dadku ay aad u xiisaynayaan ayay noqdeen Hanuuniyena waa ay soo shaacbaxday hinadii aan la qarin karahayn ee ku abuurnayd waxa uuna noqday mid ay u kala tartamaan kooxihii jiray oo dhan xitaa Waabaridii kolkii hore diiday. Hanuuniye codka talmoon iyo hibadiisa dabiiciga ah waxaa u dheereyd ruuxaaniyad u gaar ah, iyo in laxamadiisu ahaayeen jaad gooniya oo dareen gaar lagu sameeyo. Waxaa xusid mudan in kooxdii waabeeri uu marka hore diidmada kala kulmay, in ay u baahdaan, laguna amray maamulkii kooxdaas in la keeno kooxda mucjisadaan cusub, waxa aynu u arkayeen haddii ninkani uu koox kale galo inay suuqa ka baxayso Waabari oo ninkaa si ay u keenaanba waa u tafaxayteen. Rag badan oo isku dayay inay Hanuuniye tashkiiliyaan kuwaas oo qaybba koox ka socotay, Cismaan gacanloow oo rabay in uu safar dibadda ah u baxo Hanuuniye ay saaxiib ahaayeen ayaa fasax weydiistay maamulkii kooxdii waaberi, iyagoo xujo uga dhigay in booskiisa uu keeno Hanuuniye si loo fasaxo. Sidaas ayuuna Hanuuniye uga mid noqday kooxdii uu markii hore diidmada kala kulmay ee Waabari.

  • @SadikJaber
    @SadikJaber Před 4 dny

    Allow kuu naxariiso

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 Před 4 dny

    Waxaas baa dadka matala oo dawladdnimo sheeganaya . Wa mafia group musuqmaasuqa caadeystaa.xatooyadda shacabka xoolahooda dhulkooda booba jiree

  • @user-cj8mu4vl4r
    @user-cj8mu4vl4r Před 5 dny

    Maxamar ru

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 Před 5 dny

    Guul Somalia 🇸🇴

  • @SAHANDOONOFFICIAL
    @SAHANDOONOFFICIAL Před 6 dny

    2bo sano kaso waregtay, maxa lahaya 😂😂😂

  • @hodmanqurux9164
    @hodmanqurux9164 Před 6 dny

    Wwwww caadi maaha abwaanka caadi maaha walee waa abwaan dhameestiran❤❤❤❤

  • @hussaintahirabdow7535

    Shukran professor anigo ah Hussein dahir abdi una dashay qomiyada Oromada I’m proud to be Somalia family Alhamdulilah

  • @sahranur9152
    @sahranur9152 Před 7 dny

    tuug dilaa ah qoslaaye

  • @HodanJaamac-sk7dd
    @HodanJaamac-sk7dd Před 7 dny

    Caruuru way iska dhac dhacan allow noogu sahal

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Před 9 dny

    Beenaalaysanaa ninkan. Sidee dadku ku aamini karaa markaa xogaha Booliiska Soomaaliyeed

  • @abdi_252
    @abdi_252 Před 9 dny

    Tuugo aruurtay

  • @abshirali313
    @abshirali313 Před 10 dny

    Qaxwaha Goobjoog aaway ayaantaan?

  • @abshirali313
    @abshirali313 Před 10 dny

    Labadayda garab guuleysta

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 11 dny

    Macalin Mahdi Waxa uu ahaa Kirshboy Bar Cali Kamiin maantana waa Colnel Police ah

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Před 11 dny

    Yaa rabi ugargaar

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot

    Kuwa dabaqyada ku ganacsado kuwa miska ku ganacsado aya ka roon m.a wayo koronto ijar canshur badan malaga rabo

  • @KaltunYusuf-jd1rq
    @KaltunYusuf-jd1rq Před 12 dny

    😢😢😢😢😢

  • @ahmednuraden2814
    @ahmednuraden2814 Před 12 dny

    Hadaan somali nahay kan oo kale waan dilnaa lkn anigu waan u ducaynayaa in Allah madaxiisa raajiyo

  • @bilanahmed5816
    @bilanahmed5816 Před 12 dny

    Indhayartii aanu lahayn jiirkay cunaan oo la yabanayn halkanaa ka daran

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 Před 12 dny

    Masha Allaha

  • @husseincaatoofficial4321

    Fadlan dadka istimcaalo baraha bulshada mar kasta dhanka wanaaga askarteyna ka tusa shacabka Dhanka xun lee haka tusinee

  • @husseincaatoofficial4321

    Geesi wadani ah ogna masuuliyada iLLAH ka saaray D.D.D 🎉 maganta rabi ahow mar walba askari qaran

  • @mohkarie7792
    @mohkarie7792 Před 13 dny

    Malaha ciwaanka aad muuqaalka u samayseen muuqaal kale ayaa lahaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 13 dny

    E 5

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 13 dny

    E

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 13 dny

    galab Wanaagsan. As

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 13 dny

    Ya ya.E mashaaaaalah tabaarakalah Familyyyyyy Systems jiilbajiilba ba

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 13 dny

    555555555555555555555555555🖐🤍

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Před 14 dny

    Gabadhaan shaqadeeday heysataa mashaa Allaah waxaa kufaraxsan umadda Soomaaliyeed shaqadda ay wadanka uheyso. Adiga maxaa ku karkariyey. Midda kale MD Xasan xumaan kamey sheegin kaliya hadaladiisi oo waliba wanaag ah ayey soo daliishatay. Subxaanallaah.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před 15 dny

    Riyo maal meed guul laguma gaaro 🤭🤭

  • @ayanlekhadar8278
    @ayanlekhadar8278 Před 15 dny

    Allah ha ku naxaristo waxa aad moda in waxa manta jira inu arkayay dekedaha la dhisay ayu saadalliyay inay qayb ka qaadanto itobiya yaa maanta u sheega in deked gooni ah ay yeelan doonto iyo saldhig militari ba ilaahay sharka ay gaalo malegayso hanaga qabto oo iyaga haku celiyo

  • @xayleaxmed7625
    @xayleaxmed7625 Před 16 dny

    Naf maleh anaa ku xanuunsadey afar midh ayaan cuney marba mid markuu dhamaado ka kle ayaan cunayey kii afaraad aniga oo dhameyn ayuu igu kiciyey xasaasiyad maqaarka ah gacmaha ayey finan yar yar oo cuncun ah iga soo bexeen jidhka oo dhan ayey markii danbe iskaga gudbeen heer waxan gadhey aan qoraxda inyar aan u bixi kareyn