"Qol yaha Xukunka Somaliland Haystoow Sharci daradu Waa Waxaad Ka Dagaalanteen...."

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • "Qol yaha Xukunka Somaliland Haystoow Sharci daradu Waa Waxaad Ka Dagaalanteen anigana Ha igu Kalifina.."

Komentáře • 1

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j Před měsícem

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Arin ku socota Siyaasiyiinta Somaliland oo dhan Wadanka Akhlaaqdii ayaa ka xumaatay markkaa wuxuu u baahanyahay Dhaqan Celin….Waa in siddan la sameeyaa oo Komishanku ka Bilaabaa
    1:qof Baasaaboor kale haystaa Siyaasi ka manoqkoro Somaliland
    2: Maddexda dalka oo dhan ku Deegaanka iyo kuwa Sharci dejintuba
    Marka ay isasoo sharaxaan waa inay Baabaaboorada Ajaanibka dib u celiyaan .
    3: Dhalinyaradii Reer Somaliland ayaa wadanka jooga oo aqoontiina leh in qof kale oo Yurup jooga ama Ameerika iyo Wadamo kale inuu Maddex ka noqdo oo uu ku dibaro dhacsado dhalinyarada reer Somaliland waa XAARAN
    Intaa udhaafi maayo