Duuliye Azhari - Wareysi 3/5 - Duuliyihii baaddiyaha ku rafaaday

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2023
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 86

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz Před 10 měsíci +13

    great man good story.
    Thanks ayaanle abdi.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 10 měsíci +9

    Wa waraysi xiiso badan oo aan wax badan ka faa'iiday.
    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi ❤❤❤

  • @akn7640
    @akn7640 Před 10 měsíci +2

    Mashaa Allah duuliyaha hadalkiisa waxan ka fahmay dadkii hore ineey caafimaad qabeen. Dhibtaa uu soo maray buu waxuu uga hadlayaa si positive ah, halkalmad oo xun kama maqal oo caay ah,ingaartan ah ama asgoo shaqsi iyo qabiil ka hadlayo lkn wixi uu arkay ayuu maskax caafimaad qabta uga sheekeyay inkastoo qeebta afaraad ii dhamantahay. Hadaan kasoo hormarayna iga raali noqda.

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Před 11 měsíci +9

    Duuliye sare a/laahi azzari igu salaan adeerkiis yaan ahaye fadlan

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire7801 Před 10 měsíci +12

    Ninkani waa good story teller jab badan iyo waayo kala duwane soo maray sheekooyinkiisa marna waan ku qoslaa marna waan murugoodaa yaa igu caawin karo halk aan ka heli karo buugiisa

  • @ibrahimaraxay3161
    @ibrahimaraxay3161 Před 10 měsíci +4

    Good story teller captain Abdulahi azhar

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Před 10 měsíci +3

    🌿Rabbiyoow 🌿🌿🌿Caradaada 🌿🌿
    🌿ha nugu ridin🌿🌿
    🍒🇸🇴🍒🇸🇴🍒🇸🇴🍒🇸🇴🍒🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿

  • @kaysekayse4577
    @kaysekayse4577 Před 10 měsíci +4

    Masha allah
    Nin qalbi iyo sheeko wanaagsan

  • @mawlemagan
    @mawlemagan Před 10 měsíci +4

    Duuliye Azhari, Puntland markii la aasaasey wuxuu noqday Agaasimihii Guud ee igu horeeyay ee Wasaaradda Gadiidka cirka iyo dhulka iyo Gedida diyaaradaha.

  • @xasnahassan4332
    @xasnahassan4332 Před 10 měsíci +5

    Somalia Way ku kibreen nabaddi iyo nimcaddu allaah haday ku xamdin lahayeen nicmaddu allaah siiyay caalamku Way ka danbayn lahaayen😢😢😢😢😢

    • @alkhayr8839
      @alkhayr8839 Před 10 měsíci

      Siyaad bara ku kibray e somaliyi Kuma kibrin

  • @user-ek1wo6uo4w
    @user-ek1wo6uo4w Před 10 měsíci +3

    Ilahay ha unaxaristo ayeyo siraad

  • @easky363
    @easky363 Před 11 měsíci +2

    Ayaanle Hanoolaato looks very happy today. You are SAFE in Kismaayo Ayaanle.

  • @samatar0593
    @samatar0593 Před 11 měsíci +4

    Mahadsanid Hanoolaato/ Ayaanle hussein Abdi wareeysi qiima badan aad baan u sugayay wareeysiga Qeeybtaan 3 Aad.😊

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 10 měsíci +3

    Hanoolaato ❤

  • @faniabdulahi6340
    @faniabdulahi6340 Před 10 měsíci +3

    Mashaallah wlhi waa taariikh ayaanle mahdsnid wn ubaahanahy burburki Somalia dadka joogey taariikh bay hayaan aduunyoy xaalkaa ba, ninkii dhamaa ee duuliyaha ahaa ee garaadada watey ma waxaa udambaysy 2 sacaad iyo in lagu maadsado waa waayaha aduunyada iyo dhaxalka laga helo burburka dwladnimada aduun waa harka labadiisa gelin

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 Před 8 měsíci +2

    Duuliye azhari alaha xafido laba habeena qoslaayey wereysigiisa

  • @abdihassan9141
    @abdihassan9141 Před 10 měsíci +2

    Mansha allaah kan waraysi maaha ee waa cilmi iyo taariikh

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 4 měsíci

    Ninkan iskumid ayaan nahay waayo anaa Gallaadi iyo jiracle lo'da kuraaci jiray kaddibna markaan dugsiga sare dhameeyey waxaan jaamacadda beeraha ku dhamaystay waddanka Bulgaria lkn anigu ma qixin ee dawladdii oo jirta ayaan dalka ka baxay.

  • @muusefaray8867
    @muusefaray8867 Před 10 měsíci +1

    Hanoolaato taariikh ayaan hayaa mhdsnd

  • @Samaanchannel
    @Samaanchannel Před 10 měsíci +1

    Waa program cajiib ah

  • @farhiaismael5009
    @farhiaismael5009 Před 10 měsíci +2

    Waa tariikh aan aad u dareemayo waxaan ka mid ahaa dadkii ku Soo darkacay kismayo bal waxaad qiyastaa qoos dhan 100 qof oo waxba UGA Soo horen kismayo ,waxase iiga darnaa markii ay USC nooga tabatimid. Oo xasuuq noogu geesatay waxaan Kal doranay Indian Ocean iyo USC 😢waxaan doranay Indian Ocean

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 Před 10 měsíci +3

    War ninkaan barnamijyo badan ka samee iyo dadkii asaga la midka ahaa oo miyiga ubaxay😢

  • @Camaar47-tt6je
    @Camaar47-tt6je Před 10 měsíci +2

    Sifiican ayay noogu socotaa

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Před 10 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @garaar100
    @garaar100 Před 10 měsíci +1

    walaahi aad ayaan uga xumahay qof somali ah ee ka baqaya qof kale somali ah oo Amxaaro doorbiday inuu wareeg dheer soo alo si uu tago magaaladiisa aad ayaan uga xumahay aad ayaan uga xumahay

  • @HASHI-tz9us
    @HASHI-tz9us Před 10 měsíci +1

    runtii waxaa igula cajiib badnaa marka saca uu lahad laayey oo ay maqleen qolada heer miyga ahaa
    sheekada iyo tariikh wax ku owl ah weyaan
    nolosha heer miyiga barasha ayey ubaahantahay
    mhdsanid hanoolata chanel
    sida aad barnamijyada taarikhiga ah sida aad noggu soo gudbiso

  • @ResonatingRealms
    @ResonatingRealms Před 11 měsíci +3

    Thanks!

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 Před 11 měsíci +2

      Maasha Allah duuliye cabdulahi azzari wa aqoonyahan he is good story taller aad bey u xumeyd wixi ka dhacay wadankeenii iyo baadiyihii loo qaxay ilaahow dalkiiyo dadka nabad nooga dhig duuliyaha iyo buugiisana alaha barakeeyo aad ban uga helay taariiqdasa runtii hadaa iigu horeysa baadiyihii loo qaxay qof ka sheekeynaya 😊❤❤❤

  • @naimabare
    @naimabare Před 10 měsíci

    Please qeybtakale abtiyoow noosogali❤❤❤❤❤❤

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 Před 10 měsíci +1

    Jidkas Waa Adag Yahay Anaa Maray

  • @user-lt5os1ro1m
    @user-lt5os1ro1m Před 10 měsíci +1

    ⁶caawa ayaan ka daawanaya muuqalkan maaneed jano😊

  • @cheyyene
    @cheyyene Před 10 měsíci

    Marxuum Berdacad muxuu yiri "Cabdullahi Muufo miyaad dadka ugu yeerteyn" Marhuumka waa reer Mudug weyn, anigu muufadaas ayaan jeclaa oo habeyn walba ka dherki jarey isla ayaamahaas, khudaar kala duwan oo beeraha u dhow laga soo gurey, marmarna kaluun, caano qofkii rabana noocyadiisa kala duwan ayuu ka heleyay Kismaayo Barwaaqo oo dad aad u badan 1.5 million kusoo qaxeyn.

  • @hawwaarafath5396
    @hawwaarafath5396 Před 10 měsíci

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @faisafarah960
    @faisafarah960 Před 10 měsíci

    Asc walal ayanle xagee buuga ka helikarnaa

  • @hayfamohamed858
    @hayfamohamed858 Před 10 měsíci

    xilima anina qisadyda iga waraysn 😭😭😭 Malin un sugin inzha alllh Inaan Ha Noolato lyga warysn dono

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 Před 10 měsíci +2

    Sidee ku heli karaa buugaan muqdisho ayan joogaa

  • @cheyyene
    @cheyyene Před 10 měsíci

    Buuga magiciisa "Burburkii Bulshada iyo Barakicii Duuliyaasha"

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 Před 10 měsíci +1

    Xili siciid lalabaxo lamajoogin 😂😂😂 waan ku qoslay

  • @LibanMohamoudIse
    @LibanMohamoudIse Před 10 měsíci +1

    Ayaanle iga dulqaad badan sababto azzari shekada qoraalka uu ku fican yahay qeybta book 📖 cadi ma ahan ilahay hagu xifdiyo mudane

  • @XeydarAbdi-gl6sx
    @XeydarAbdi-gl6sx Před 11 měsíci +2

    Hanoolaato

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Před 11 měsíci +2

    Bookga magaciis walaal

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz Před 3 měsíci

    Reserve Area iyo Luuq maxaa isu keenay. Reserve area waxa u baalaysa Awaare xataa Dhagaxbuur kama tirsanayn reserve area

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 10 měsíci +1

    Fadlan saaxibayaal tariiqda wax halaga barto

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal Před 3 měsíci

    Wa adeer qiimo bdn wlhi m.a siduu lo.da ula hdlay baa iga qoslisay 😅

  • @zamzamabdullahi3669
    @zamzamabdullahi3669 Před 10 měsíci +1

    Ayaanle waa wariye heer calamiya wlhiya taariqahane kaydiya ayanlow dowlada markay burburtay soo badi waraysiyasha nocano kalaa

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 Před 10 měsíci +1

    Afweyne Ehlu cadaab ILLAAAAHEY KUUMA NAXARIISTO umada isaga dhibka galiyey ama adeerka ha ahaado ama yaanu ahaanin wa ehlu cadaab

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 10 měsíci

    Hadaad hal mar kismaayo tagteen, waxaad aadi lahaydeen un Kenya intaa dhib ah maba mareen.

  • @user-ph9dn1jg5w
    @user-ph9dn1jg5w Před 11 měsíci +3

    Dhibaa lasoo maray alayw hanoo celin

  • @saynababdi4263
    @saynababdi4263 Před 5 měsíci

    HOOYOOYINKII IYO CARUURTII HARGAYSANA DAYAARAD BAAD KU DUQAYSAY KUWAAGIINA WAAD KU FARAXDAY

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud Před 10 měsíci

    Oday markiisii hore baadiye ku dhashay

  • @abdiwalishonbe5393
    @abdiwalishonbe5393 Před 2 měsíci

    Maaneed iyo goodirwaahis waa qabele ka tirsan degmada bookh kagana beegan kornfur bari xadna la leh degmada goldogob.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 10 měsíci

    Waxaan maqlijiray waarimayside war ha kaa haro

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Před 9 měsíci

    Ma dheysiso = Ma cariso ayaa laga wadaa ..

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 Před 8 měsíci +1

    Waana aqaana oo askari iar borka oo boliiskan ahaa

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 Před 4 měsíci

    Qabridahare anigaa jooga duuliye sare Azhar
    Talo bixin Ku socota Somali Mohamed hadii Aad dhulka Somaliada laga dhacay ee Ethiopia Ka Tristan adigoo muwadin somaliyed u bahato inaad gasho axmar lama waydiiyo ogalasho waa layska galaa hadii lagu wayiiyo xageed u socotaa runtaa loo shegaa

  • @afgooyebishe2236
    @afgooyebishe2236 Před 10 měsíci +1

    Mhdsnid ayaaanle

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 Před 11 měsíci +2

    Duuliyaha war tabinta waxaad moodaa in looga fiicanyahay,waxaase macquul ah inuu kufiicanyahay qoraalka

    • @easky363
      @easky363 Před 11 měsíci +5

      indhahaad la'adahay. War tabinta lambar#1 buu ku yahay.

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 Před 11 měsíci

      ​@@easky363👍👍👍

    • @yusufahmed5759
      @yusufahmed5759 Před 11 měsíci

      @@easky363 indhaha waxbaa lagu arkaa anna arag kamahadal, qalbigaad la,adahay saan ujeedo

    • @abdiomar9709
      @abdiomar9709 Před 10 měsíci

      Maashalah duuliyuhu waa sheeko xariir. Waxaanse aad uga naxaa duuliye mig 21 ahaa oo ari ku raaca meel miyi ah oo aanan magaceeda xasuusan.

  • @AbdirizakOmar-mr8rx
    @AbdirizakOmar-mr8rx Před 10 měsíci

    Waxaa ugu daran dadkii waxaa sameeyey, in badan oo kamid ah weli kama garaabin, oo iyagii baa weli caraysan!!!!! Dad badan weydhinteen oo maxkamadii eebbe ayaa xukumaysa . Waxay kudameysay burbur iyo halaag, qaxooti, iyo wiilasheeni oo aragagixiso inagu noqday. Cid ka faaiidayna majiro. Soomaali dibu heshiisiin dhaba iyo cafis bay ubaahantahay.

    • @shamsoahmed5167
      @shamsoahmed5167 Před 10 měsíci

      Nikii dhib ugaystay qof islaam ah hadii uu ka garaabi waayo llaahay xukunkiisa ayaa ka goynaya illaahay waakan ukala xaq qaadi doona ri gees jaban iyo mid laba geesod leh oo is hardiyey cuqubadii dad badan laga galayna waatan ay ku aburantay masiibada alshabaab ee aan qabiil iyo ehelinimo midna kugu daynayn

  • @alimuse8412
    @alimuse8412 Před 10 měsíci

    Kkkkkk waxay aniga ila tahy?

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 10 měsíci

    Miyi ceeb ma leh dhaqanka maryooley waa miyi cidina kama faani karto Adigu saw markii horeba baadiye kamaad imaan.

  • @maxamedjaamac88
    @maxamedjaamac88 Před 10 měsíci

    😂 kkkk maradaan ayuu u ekaa kkkk

  • @user-zb6cx2to6r
    @user-zb6cx2to6r Před 10 měsíci

    Wll ayale qeybta afarad sodaa ado rali ah

  • @mohammedkhalif6281
    @mohammedkhalif6281 Před 10 měsíci

    Kkk hid ma,ahan ee waa hidh-

  • @sahraahmed7664
    @sahraahmed7664 Před 10 měsíci

    dadka rafaadkaas iyo mid ka daran
    ayaa weli qabiil laga reebi la yahay oo weli qabiil ku faanaya

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Před 10 měsíci

    Cascasay amuu madaxka ahaa Warshadii Sokorta

  • @abdiwalishonbe5393
    @abdiwalishonbe5393 Před 2 měsíci

    Caado waa tuulo u dhow degmada danood waxayna ka tirsan thy degmada wardher

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 Před 10 měsíci

    Waar labada qayboode kale isasoo raaci nio

  • @hidaayaosoble7323
    @hidaayaosoble7323 Před 11 měsíci +1

    Kursi jeclidii siyaad ilaa hada dalku wuu dagi layahay

    • @khaalidcusmaan2778
      @khaalidcusmaan2778 Před 11 měsíci +2

      Ninkaan qiyaasteeyda waa dadka aay somalinida ku weeyntahay sxb kole jab waa dhacay adiga ilaah waa ku badbaadiyay sidaan qiyaasayana waxaad aheeyd qof saalix ah oo dadka nabad geliya
      Iminka waxaa loo baahanyahay sidii somali walaal looga dhigi lahaa dadkii xumida geeystay sideey u badan yihiin weey dhinteen

    • @easky363
      @easky363 Před 11 měsíci

      fidno cindigeel afweynuu ahaa. Allaha naarta ku fogeeyo. 10 wadaad buu u dilay inuu Surada Nisa uu badalo

    • @LibanMohamoudIse
      @LibanMohamoudIse Před 10 měsíci

      Marxumakas Ilahay ha u naxristo adne aqiradada hagu seegin

    • @easky363
      @easky363 Před 10 měsíci

      @@LibanMohamoudIse aakhiro waxba uma yaalaan nin dhiig muslima galay, dadkiina isku diray

    • @hodanshirechannel3418
      @hodanshirechannel3418 Před 10 měsíci

      @@easky363Allaha ku cadaabta adiga ilaah baan beryee

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 Před 4 měsíci

    Buuga xageeen Ka helnaa pdf ma leeyahay

  • @abdirahmanismaciilshyusuf4024
    @abdirahmanismaciilshyusuf4024 Před 10 měsíci

    Hooyo ayaad hilmaantay Nio abdulahi marki aad dawlada gashay oo duuliye noqotay reerki aad baadiyaha uga timid malaha xamar isku hilmaantay

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 Před 10 měsíci

    Wixi waaya lasoo maray alla maxay dhibaato badan kadhalatay burburki dawlada dhexe ee somaliya

  • @dahirali6422
    @dahirali6422 Před 5 měsíci +1

    Adeerkay Azhari
    Leelkase rer maxamed xasan reer cumar
    goldogob baan ku kulanay 92 dii oo markaa gudoomiye ka ahaa hada maraykan buu ku nool yahay

  • @badhi-toogte
    @badhi-toogte Před 10 měsíci

    Non sense 😂 maxa laga fa iidayaa sheekooyin hadan dooneyno ayeeyo way jogta dee nacasyoq xun wax nafle cilmi ah la kaaley hoyada anaga wasnee