Duuliye Azhari - Wareysi 4/5 - Duuliyihii baaddiyaha ku rafaaday

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 231

  • @ahmedmabdi487
    @ahmedmabdi487 Před rokem +15

    Runti waa waayo arag wax badan soo arkay, noloshu waa harjad iyo maarayn xaalad kasta iyo xili kasta.
    Duuliyuhu wuxuu ka sheekaynayaa waa dhacdooyin xanuun bdn ilaa haddana taagan.
    Soomaalidu waa faqiir isla wayn runti.
    Mahadsanid wlle Ayaanle adiga iyo duuliyahaba.

  • @DrAbdiqadir
    @DrAbdiqadir Před 6 měsíci +3

    Baylootkii qarankoo
    Biyo dhaaminaya( Meecaad miiganeh) AHUN. Waa riwaayaddii oo dhab loo matalay wallee. Nin rageedku ma jabo ee wuu liicaa. Adeer guulayso labada daaroodba idam alle wax badan oo noloshan mawjadaha badan waddo ayaan kaa faa'iidaye.😢

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 Před rokem +26

    Duliye azhari Aniga 7 jir ah diyaarad igu soo qaaday Aad Ayaan u hun qacayay markii diyarada soo degtay ayuu ii imaaday kor haduu ii qaday ader Waku jeclahay I dhahay waligeey ma hilmamin number kiisa Xagee ka heli karaa magaciisa gartay wajigiisa ma garan laheen

  • @bashirshurie6625
    @bashirshurie6625 Před rokem +3

    wuxuu soo noqday duuliye kadib xooladhaqto ayuu lo'leey ka bilaabay, geel jire wuu soo noqday, dameero wuu soo dhaqday. dhoofinta xoolaha wu ka soo shaqeeyay.
    cirka, dhulka iyo baddaba wuu ku safaray, rafaad aduun wuu soo arkay duuliye azhari allah cimriga ha kuu barakeeyo adeer.

  • @saidaahmed5180
    @saidaahmed5180 Před rokem +5

    What a resilient human being. Qof iimaan badan baad tahay Ilaahey ha kuu gargaaro waa ka xumahay waxa dadkii iyo dalkayagiiba ku dhacay.

  • @nimconfg
    @nimconfg Před rokem +5

    😢😢ax saqiiro aakhiro kuugura miraha janada Allah hakaaaga dhigo aamiin aamiin yaarabi. Ayaanle wallaalkey tiish udiyaari dadka waaqiso xanuunbadan wallaal waxaan jeclahay inaad kagudubtay aawlaadaada kalle baari Allah hakaaga dhigo waallaal anaga oohooyo nala qaxeeysaba weeynagu dhacday

  • @samatar0593
    @samatar0593 Před rokem +7

    Q 4 Aad ayaan u sugeeynay waad mahadsantahay Walal Ayaanle/ Hanoolato.

  • @togdheer-boy4111
    @togdheer-boy4111 Před rokem +5

    Ax ax ax ilahay qalbiga ha kuu qaboojiyo waan murug

  • @Gobsame
    @Gobsame Před rokem +15

    Waa dhacdo xanuun badan waa nin qalbi fiican aad baan u salamaya

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +6

    Wa sheeko xanuun badan oo wax badan laga baran karo
    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤

  • @mohamedosman2103
    @mohamedosman2103 Před rokem +4

    mahadsanid waal ayaanle adiga iyo duuliyaha nooga waramay burburkii iyo dhibaatadiisii caruurtana samir iyo iiman allaha kasiiyo.

  • @user-vn7wk7bv7f
    @user-vn7wk7bv7f Před rokem +4

    Duuliye Azhari runti sheekadiisa WAAN kahelay Ayaanle sxb waad ku mahadsan tahay ❤❤

  • @mohamednour3348
    @mohamednour3348 Před rokem +9

    cet un homme simple qui a beaucoup vue, j'ai des membres de ma famille qui ont aussi souffer dans cette guerre civile.

  • @Cabdalla30
    @Cabdalla30 Před 11 měsíci +4

    Simply Legend and Hero 🎉👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Před rokem +3

    Waxaad i xasuusinaysaan dadkii haan jeclaa Xaliimo,Ibraahi Abokor nuur iyo Faytaa oo Gabdha haw dhalay saaxiib ahayn Zaynab oo balcad u guurtay iyo Gabdhiisii wabiga balcad isku tuurtay wixii dhintay Alle ha u naxariisto Aamiin.

    • @farhiyaosman8828
      @farhiyaosman8828 Před rokem +2

      Walaal duuliyo faaytaan waa owoowgeey wuune dhintay gabarta wabiga isku tuurtayne awoowo faaytaan baa dhalay Allaha u wada naxariisto

  • @Cabdalla30
    @Cabdalla30 Před 11 měsíci

    Ayaaanle waxyaabaha Lagugu Xasuusan Doono waxa ka mid ah sida aad uga reebtay dadki hore taariikhaha Qarsoon ee aan naso gaari lahayn hadaadan so tabiseen oo waraysteen dadki uso joogay!
    KUDOS to Ayaanle👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👍🏽

  • @abdilahiaskari-sq3cf
    @abdilahiaskari-sq3cf Před rokem +2

    Hanolato the channel of freedom

  • @mhassan3002
    @mhassan3002 Před rokem +2

    Qisadaan mararna waa iga oohisaa marna waan iga qoslisaa ilaahay ha u naxariisto odayga

  • @samirmahamed912
    @samirmahamed912 Před rokem +1

    Runtii qisadaan ad iyo aad ayaan udaawaday waana ka xumahay runtii wixii dhacey xisaab Aakhiro ayay taalaa

  • @adeerkaqarniga1-7-54
    @adeerkaqarniga1-7-54 Před rokem +5

    Walleh waa taariikh xanuun badan

  • @abshirhirsi5187
    @abshirhirsi5187 Před rokem

    Waa dadkii hore ii qiimaha lahaa, in yar baa sii daba yaaqa ah. Ilaahay uurku taalooyinkii uusoo maray asaga iyo afadiisaba ha ugu badalo naxariis iyo qalbi daggan.

  • @Loolame27
    @Loolame27 Před rokem +2

    Aad baad u mahadsan tihiin Ayaanle hanoolaato iyo Duuliye Azhari

  • @maxamedcasal4728
    @maxamedcasal4728 Před rokem +2

    Allaaaah xanun badnaa wlahi waa dhacdho xanun badan subxana allaaaah

  • @abdulkadirahmedfarahmadall4626

    Wa tusaalaha nool ee waxa nagu dhacay, Azhari wuxu dhexgaynaya qofkasta oo an joogin maalintaas wixi dhacay sidaan ahayn sidaan noqonay meesha xaladu gaartay iyo waxa wali la ino ka baahanyahay aduunow xaalka ba'a

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 Před 11 měsíci

    Duuliye Cabdullaahi Azhari,Alle ha idinka ajar siiyo waxii idin soo gaaray, sakhiirkii iidiin shafeeca Alle ha idiinka dhigo caruurtiinii.
    Ninka gaariga watay naxariis darnaayaa!!

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Před rokem

    Waa nin cajiib ah oo mudan in wax laga barta
    Allaah ajar ha ka siiya
    Sabarkiisa🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🥛🥛🥛🥛🥛💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 Před rokem +3

    Ilahay samir iiman hakaa siiyo

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 Před rokem +2

    Ax Waa qoirooday

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat Před 11 měsíci

    انالله وانا اليه راجعىن
    Ilahay samir haka siiyo caruurtadii dhibkaas waxa lo haysta dadki ka dambeyey burburki wadankena
    Rabi nabad ha noga dhigo wallahi calool xumo ayuu la kulmay duuliyahan subxanallah

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 Před 3 měsíci

    Intaan aan kuso biirey hanoolaato waa dhoor sano weligey sheekadan sheeko ka xanuun badan kama dhegeysan 😢😢 sorry 😔 wallaahi waa qiso xanuun badan oohintaa iga dhamaatey gaar ahaan qeybtaan 5aad adeer azari you are a wise man ❤

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 Před rokem +1

    L'expérience fait la différence c est un homme brave.

  • @user-pz1mp6gj6n
    @user-pz1mp6gj6n Před rokem +2

    Asalaamu caleykum Ayaanle iyo walaalka Soomaliyeed Duuliye Azhari ,Dhibta gaartay aad ayaan ula damqanay walaal ,
    waxey kamidtahay dhibka nagasoo gaarey burburkii ,Allah qalbiga ha uqaboojiyo walaal keen iyo reerkiisa.

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 Před 11 měsíci

    Rabi ha u naxariisto dhamaantood

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 Před rokem +1

    Waa taarriiq aad u xanuun badan ayaanle iyo duuliyaha aad baa u mahadsantihiin @@@@

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah Před rokem +1

    Waa qoomamo iyo ciil marka dalkii aad duuliyaha ka ahayd ay dadkiisii qabiil isku dilaan adigana laguu dilayo cidda aad ka dhalatay darteed ee aad tagi wayso Magaaladii aad ku dhalatay. Waa sheeko layaab leh.

  • @somaliclips7490
    @somaliclips7490 Před 2 měsíci

    Heartbreaking😢😢😢

  • @farxaanmaxamed6690
    @farxaanmaxamed6690 Před 11 měsíci +2

    Bayloodkii qaranka OO biyo dhaaminaya waa riwaayadii OO run ah, allaahu akbar

  • @rajoonline2137
    @rajoonline2137 Před 9 měsíci

    Amazing story tnku ashari for discovering your story

  • @xasanmaxamed7905
    @xasanmaxamed7905 Před rokem

    Waa runtii wallahi Ariga ugu waa wayn somali Gobalka bakool (Xudur) laga hela waa dhulka ugu geedyo nocyo badan leh laga helo

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 Před rokem +2

    Very good experience

  • @abdulqaadirmohamed3262
    @abdulqaadirmohamed3262 Před 7 měsíci

    Waxaasoo dhan qabiil ayaa sabab u ah adeer ilaahey wax ka qyr badan aduun iyo aaqiro hakuugu badalo

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před rokem

    Qeybyaan meel fiican buu ku gebegabeeyey duuliye sare, hh fataxada. Waa taarikh dhacdooyinkeeda wadata mahadsanidin.

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf Před rokem

    Ilahay ha xafido duliyaha iyo wariye ayaanle runtii waa qiso cajiib ah waxna lagu qaato

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Před rokem +3

    Waxaan aad iyo aad ugu xumahay dhibta Ku dhacday duuliyahas oo ah geerida is daba jooga ah ee Caruurtiisii waxaan Ilaahay kaaga baryayaa Inuu kaaga dhigo siqiiral waalideen Janada xageed kuu jiida.

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před rokem

    Hanoolaato ❤

  • @dribrahiimadan
    @dribrahiimadan Před rokem +1

    Wlhi sheko aad iyo aad uxanuun badan

  • @mohamedelmi6734
    @mohamedelmi6734 Před rokem

    Inta balance analysis goobjoog u ahaa taariikhda and ka sheeksysa. Waa Biin.waa sax

  • @abdijaamacmaxamed3415

    Mahadsanid zxp ayaanle

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 6 měsíci

    Mid korneel ahaa oo ari baadiye haystana waan soo arkay miyiga wardheer oo Ruushka wax kubartay.

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 Před rokem +1

    Waa nin soomaaliyeed oo dagaalka sukeeya dhib ka qabsaday sida dad badanoo kale oo soomaaliyeed.waana nin u eg daacad Allah dhibka gaaray ha ugu badalo jano.

  • @abrahamojegalitarianism6850

    Ayaanle sheekadaan runtii ilin yaa iga timid

  • @hassanabtidoon5452
    @hassanabtidoon5452 Před 3 měsíci

    Waa Qiima dhaca Dawladnimo

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 Před rokem +1

    Subxaanallaah alla maxaa jablasoo maray allow usha dhexda inooga qabo

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 Před rokem +1

    🥹🥹🥹🥹🥹 waa xanuun qof arkay maahee aan qofkale sawirankarin ilaaahoow kuwii aaqiro u shafeeca qaado oga dhig oo nolosha ku wanaaji hoyadaas Iyo abahaan xanuun waa arkeen wallhi

  • @UpdalleShire
    @UpdalleShire Před 2 měsíci

    Wllhi waa taariikh xanuun badan😢

  • @inaali8861
    @inaali8861 Před rokem +3

    Shekadan waxan kabarankarna qaranku inuu yahay qabka umada iyo in noloshu tahay harka laba gelin oo eeysan jirin qof bararaha ama dhibatada kuwaara samirkuna uu yahay sadka nolosha

  • @aliabdirahman6092
    @aliabdirahman6092 Před rokem

    Min duuliye illaa dameerle nolosha cajiib waaye awoodle eeg eefiiriye

  • @joeabdul7670
    @joeabdul7670 Před rokem

    Subxaanalaah aduunka samir iyo iimaan baa lagu joogaa

  • @nimodiriye6260
    @nimodiriye6260 Před 11 měsíci

    Wallaahay marna waa murogoodaa marna waa qoslaa

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 Před rokem +2

    qaran jab iyo warkii😮

  • @mohameddeeq5827
    @mohameddeeq5827 Před rokem

    ASC ayanlow bro waad ku mahadsantahay tariiqdeena sida aad u aruurinaysid waxan kaa codsanayaa in aad halkaas kawadid oo Adam joojin qisadaan waa qisadii aan aadka ugu cel celiyay

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal Před 5 měsíci

    Wlhi qeebtan aad beey ixanunjisay badal qer qabo allaha kusiyo adero😢

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 Před rokem +4

    Aadbaa u jidhidhicoday waaa nin waayo arag ah samray

  • @roosohalima9978
    @roosohalima9978 Před rokem +1

    Qeebtii 4 aaad ayaan daawanaya aadbaan ugu helay wareysi qiiimo bdan waaye intii hore xiisi lha gadaal oo murug ka noqday Adeeer aadban kula qeebsady xanuunka😢

  • @hikamsanwa5850
    @hikamsanwa5850 Před rokem +1

    I’m first

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 Před rokem +1

    WALLAAHI ILMO AYAA INDHAHAYG ISKUSOO TAAGTAY WAA BURBURKII IYO KHASAARIHIISII

  • @abrahamojegalitarianism6850

    Wow

  • @abdiladhiifanwarabdullaahi
    @abdiladhiifanwarabdullaahi Před 7 měsíci

    Walahi waa qiso aad ii taabatay

  • @salahyare7472
    @salahyare7472 Před rokem

    Allhu Akbar

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před rokem

    Bayloodki qaranka biyo dhaamis galee
    Balaayaba dhacdoo barakaceena banjoogoo
    baadiyuban
    kubiirnee
    Aduun waa basanbaase
    Alloow yaa nabadbaasha
    Baladkaynu lahayne barwaqada aad Ku ogeyd
    Nabad meel laga geeye
    Adigaa boqoree bixinwaaye xanuunkee
    Burcaduun qalbigooda adu noogu dhayoo boqorow nabadbaadi
    Dowladii baladkayga
    Balaayaba kubiirtoo badhaxweeye
    Shabaabe
    Boqorow wax badbaadi
    Iyagoo isbahystaan bartiroow sugayaaye
    Barti sheekh caliguuriyo baladki jigjigaad iyo
    Baxaroow sheekh abbayoonis bishaaraan markan kaa baryayaaye
    Rabiic baa Lagu booyee
    Boqorow wax badbaadi

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 Před 11 měsíci

    Bayloodkii qaranko biyo dhaminayaa ma riwayad bay ku jirtay xaqiiqatan waan la oyeey qisadisa Somali wale jab waka dhacay

  • @SaynabmohamedAli-js3un

    What a story !!!

  • @user-ph9dn1jg5w
    @user-ph9dn1jg5w Před rokem +1

    Qadir dhacay ILAAH soomaciyo dhibkaas waa dhabar adeegay

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 Před rokem

    Dareen waaye . Walahi😢😢😢

  • @husseinbuul7146
    @husseinbuul7146 Před rokem +1

    Very painful story but the sad part is its still playing with almost the same tone it started first and its costing generations to come.Sad

  • @DUBPLAYS
    @DUBPLAYS Před rokem

    Waa qiso iyo taariikh wada socda runtii oo xanuunbadan, waamahadsan yihiin duuliyaha iyo Ayaanle. Soomaali xaqa alle hatuso

  • @abdirzaqilmi2481
    @abdirzaqilmi2481 Před rokem +1

    Ayaanle "sac madi" ah waxaa laga wadaa sac caano badan neef madi ah hadad maqash wa neef caano badan

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Před rokem +6

    Illaahay waxaan ka baryayaa in aan Soomaali mar dambe dagaal (QABIIL ) ka dhex dhicin. INSHAAALLAAH.

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 Před rokem +1

      Allaahuma Aamiin

    • @mariankasim-go8le
      @mariankasim-go8le Před rokem

      Iyo midkalaba, nabad waarta Allah siiyo wadankeena

    • @xogbaar
      @xogbaar Před rokem

      Waaba ka socdaa ee allaah xaqa ha fahansiiyo

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 Před rokem

      Xamdi wlshy qaali mexeynu haddaba haynaa sow inaga 33 sano sida bahalaha isucunayna oo weli bilaa dawladaa igadaa dacdarada soomaaliya urugo iyo uurkutaalo ayey igudisheye

    • @mariankasim-go8le
      @mariankasim-go8le Před rokem

      @@caynaansheahmed687 😭😭😭😭

  • @Awil_127
    @Awil_127 Před rokem +4

    Dhowr jeer ayaa ilinta isku celin waayey inta aan fiirsanayey.

  • @saadiabukar6762
    @saadiabukar6762 Před rokem

    Waa sheeko xanuun badan. Duuliyaha sidoo sheegay wax yaaba ka sii daran taa ayaa ku dhacay ummadeyna. Waa in laga tooba keyna dhibaatooyinka aan isku geysanay.

  • @allaacaddeeyayofficial4621

    Ayaanle sxb aad baan kuugu mahad celinayaa wax badan oo aan barnaamijyadan ka faaiiday balse waxa ugu wayni waa somalinimo kuwa maanta ree hebel isku dilayoow war somalinimo unbaa Ina wada deeqdee qabiil aynu meel iska dhigno

  • @SomaliMedia114
    @SomaliMedia114 Před rokem

    AYAANLE Maddi waa Neefka Caanaha badan,

  • @togdheerinasanwayne12

    Somali hadan nahay waxa khayrken inaga reebay ee halka ina dhigay wa qabyaalad wax kale oo ina helay ma jirto hal qarni iyo ka badan baynu saas ahayn weli sii xoogaysanaya wa ayaan daro runtii wa murugo wa ciba qadasho wa xanun i'm so sad wlhy mahadsanid ayanle

  • @user-gg8bx8nc6z
    @user-gg8bx8nc6z Před 9 měsíci

    Walaahi waan ooyay markey mareyso sheekada 30 daqiiqo

  • @user-px9gw1ku4t
    @user-px9gw1ku4t Před 6 měsíci

    Wareysi aan mid lamida arag, cajiibnimadiisa.
    Waxaana dhadhanka uu samaynaya ayaa ah waayo aragnimada ay leedahay Aduunyadan dhal dhalaalka ah.

  • @cheyyene
    @cheyyene Před rokem

    very experience man, ina adeyrkay ayaa ii gabyey "Nin dameer wadoo.."

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL Před rokem

    26:35 Walaahi wariyuhu waa ooyay, waa xaalad adag

  • @musemuse417
    @musemuse417 Před rokem +1

    Is fahamla'aan Ayaanle iyo captain. Azhari. Sacu waa madi wuxuu ula jeedaa pilotku, waa caano badanyahay, laakiin Ayaanle wuxuu yiri" oo madigu ma fiican yahay waxaan moodayey inuu Nasiib darantahaye? Wuxuu u qaatay wallaal ma leh.erayga MADI laba macne ayuu leeyahay.
    1. Need caano badan, hsl, sac ama ri
    2. Qof aan lahayn wallal la dhashay.

  • @dacadyare143
    @dacadyare143 Před rokem

    Wlhi qiso aad u xanuun badan😭

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 Před 3 měsíci

    So sad 😭 😢😢

  • @ashaluul1969
    @ashaluul1969 Před rokem +1

    I AM GENUINELY SORRY, WAXA KU DHACAY WALAALKAN SOOMAALIYEED. WAA SHEEKO WAX BADAN LAGA BARAN KARO. ILAAHAY UBADKIISII SAQIIRO AAQIRO U SHAFEECA ALLAHA UGA DHIGO. THANKS BOTH OF YOU.

  • @Abyahussein01
    @Abyahussein01 Před rokem

    Cajiib

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 Před rokem +1

    Waxaan Aad ugu Qosley Markuu
    Ka Sheekeynaayo Dameerka iyo
    Saca😀😀
    Lkn inta kale Waa Xanuun😙

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 Před rokem +3

    Ila hada ayaan nahay dad is cunaya
    Manta somalida waqooyi waxa dhex maraya uun eeg 😢

  • @mohamedshieqhasan6651
    @mohamedshieqhasan6651 Před rokem +1

    Runtiiii waa taariikh xanuun badan, qeyta 5aad ayan ka sugeynaa ayaanle mahadsnid😢

  • @abdishakurhassan9705
    @abdishakurhassan9705 Před rokem +1

    Wll Buuga Qisadaasi oo faahfaahsani ku taalo halkee ka helaa from hargeisa

  • @mohamudaden3391
    @mohamudaden3391 Před rokem +2

    Qofka.aad taqaanid wad laxanuunsanaysa wlhi aad baan uga xumahay waxad tahay nin aad usamir badan badal kheer qaba allah kusiiyo

  • @sahradhoolchannel8657

    Ax alle saqiir aakhiro alle hakaga dhigo 😢

  • @abdirzaqilmi2481
    @abdirzaqilmi2481 Před rokem +1

    Tixanahaan qeybta 4aad waa xanuun ilmo ayaan la daawan waayey alla maxa lasoo maray😭😭😭

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před rokem

    Alla xanuun badanaa😭😭😭