Ustaad Asad Maxamed Weheliye - Loollanka badda cas iyo halista Mustaqbalka Soomaaliya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 03. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 181

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 Před 4 měsíci +14

    Waa wareysi Aad u quruxbadan oo hufnaan aqooneedi ku dheehantay ku dhisan.
    Mahadsanid Hanoolaato iyo aqoonyanka Asad

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před 4 měsíci +8

    Ninkan waa nin dhalinyaro ah oo sifiican ula socoda Public policy and political geography wax badan baana waan kafaaiiday. Thanks Warbaahinta Hanoolaato iyo wariye Ayaanle

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed4241 Před 4 měsíci +6

    Masha Allah waad mahadsan tihiin Ayaanle iyo Asad🥰🥰

  • @bakalyassin8905
    @bakalyassin8905 Před 4 měsíci +4

    Excellente analyse de la situation géopolitique de région Est Africaine.

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 Před 4 měsíci +1

    ❤Masha Allah Nice interview guuleysta Hanoolaato and ustaad Asad

  • @mahalimomar6580
    @mahalimomar6580 Před 4 měsíci +2

    USTAAD ASAD WEHLIYE MASHALAH MY EX CAPO CLASS FROM AHMED GUREY

  • @Saki-Omer
    @Saki-Omer Před 4 měsíci

    Nin wax badan og. Thanks Ayanle for this.

  • @zamzamhassan1889
    @zamzamhassan1889 Před 18 dny

    Mashllah Wa will yaro wax badaan kafaaidaay

  • @mukhtaare
    @mukhtaare Před 4 měsíci

    Saaxiibkay Ustaad Asad Shukran

  • @zarqawiyerechannel1982
    @zarqawiyerechannel1982 Před 4 měsíci +1

    Shukran Hanoolato.Wareysagaan Camal waa Muhiim Noosoobadi.

  • @AsadAanoy-ij5vq
    @AsadAanoy-ij5vq Před 3 měsíci

    Informative content 👏

  • @user-di9ie9lp3n
    @user-di9ie9lp3n Před měsícem

    Masha Allah ❤😊

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 Před 4 měsíci

    Masha Allah Da'da ow jiro iyo Aqoontisa aad ayey u kala fog tahay ustad cimrigaga allaha barakeyo Ayaanle soo celceli ustaadka

    • @gaajuhaggy7455
      @gaajuhaggy7455 Před 4 měsíci +1

      Waxaas cilmi lama dhaho dadkeena gaajeesan mustaqbal la aanta ku dhahacdey yaa xal u keenaya hadii dhalinyaradii waxaan qurafaadka ku mashquulsan

  • @mahadcaddaan
    @mahadcaddaan Před 4 měsíci

    Hanoolaato hore usoco✅

  • @user-le4vz8ro9c
    @user-le4vz8ro9c Před 4 měsíci

    Hanoolaato, Ugu horeyn waad ku mahadsan tihiin sida wanaagsan eed bulshara soomaaliwayn u baaraarujineysaan,
    Marka xigta waxaan rabaa walaalayaal in aan islawada fiirino Tiro koobka soomaalida ee lagu sheego 15m ilaa 20m, taasi waa Tiro koob qiyaas been abuur ah oon baxba ka jirin, anigu waxaan aamin sanahey soomaalidu iney Tiro ahaan u dhexeyso 40m ilaa 65m waana sababeynayaa qiyaasteydaas, anigu waxaan ka mid ahey dadkii dhashey burburkii dowladii dhexe ee somalia da'deyduna waa 30 jir waxaan dhaley 10 ciyaal oo wlhi ah waxaan daris nahey kuwo aan isku da'nahey balse iga ciyaal badan, marka bal qiyaasa meeqa Milyan oo qof ayaa dhashey burburkii somalia kadib, maxeyse sii dhaleen dadkaasi??????
    Ayaanle waxaan kaa codsanayaa in bulshada SOOMAALIYEED lahu baraarujiyo iney soo bandhigaan xaqiiqada Tiro koobkooda caalamku Dulmiyey hadii ALLAAH idmo Mahadsanid

  • @Abduldirie
    @Abduldirie Před 4 měsíci

    Masha'allah ustaad Asad, aad ayaa u taxliilisay, Allaha ku xafido

  • @diplomancymustafeabdirahma5611

    masha allah Ayaanle wakan Warbixinta ugu saxsan ee waaqiciga ah ee hada taagan Saas isku dhexwad waraysiyada ❤

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před 4 měsíci +1

    Ustaad Weheliye iyo Ayaanle guulaysta. Ustaad soo badi casumaada.

  • @abshirali313
    @abshirali313 Před 4 měsíci +4

    H noolaato

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 4 měsíci

    Hanoolaato ❤

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue Před 4 měsíci +3

    Ogaada alle waa cadaali ,xaasidnimada ma jecla.markaa koonfur xaasidnimo ayay ku jabaysaa.soomaalilaandna waa dad qalbi wanaagsan,taasi ayay ku libeysanayaan.

    • @abduljama7555
      @abduljama7555 Před 4 měsíci

      CUDUKA XAASIDNIMADU
      IIDOOR AYUU NOQDAY

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Před 4 měsíci

    Mashallah walaal Asad khabiir da’yar

  • @saeedmohamoud989
    @saeedmohamoud989 Před měsícem

    Waraysi xiise leh buu ahaa, laakiin Ustaadku haku noqdo macluumaadka Eritrea. Hal qawmiyad maaha Eritrea ee waa 9 inta dawladu ictiraafsantahay iyo qaar kale. Qawmiyada ugu balaadhan ee Tigre ayey isku meel ka soo jeedaan Tigrean ku noo Tigray.

  • @asadibrahim104
    @asadibrahim104 Před 4 měsíci

    Masha Allah ustaad Asad dheere wa nin waxbadan lasocda

  • @adelwaliadan3522
    @adelwaliadan3522 Před 4 měsíci

    in sha Allha❤❤❤❤❤

  • @saynababdi4263
    @saynababdi4263 Před 4 měsíci +4

    WAAR RAGII LAHAA BAA JOOGA SAYLAC OO KIRAYSTAY

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 Před 4 měsíci

    Ayaanle barnaamijyada Hanoolato waan daawan jiray waayo siyaasad ayay ka madax banaanayd laakiin maanta waxaad keentay nin aan xataa aqoon u lahayn wuxuu ka hadlaayo,xataa noomaad sheegin shahaadada uu u haysti falamqaynta bada cas.

  • @ReerAliVlogs
    @ReerAliVlogs Před 4 měsíci +1

    It’s getting crazy.

  • @SleepyDesk-mn9lk
    @SleepyDesk-mn9lk Před 4 měsíci +3

    Ayaanle kawaraysigiisu idaacada ayuu kaa kharibayaa balgacanka barbara kaalaydhe waxa kudhaca

  • @user-sm7ve7mu9e
    @user-sm7ve7mu9e Před 4 měsíci

    Very good political analyse .Thanks Mr.Mahamed Mahamoud

  • @mo.prodz3456
    @mo.prodz3456 Před 4 měsíci

    A sad maansha alaah

  • @ashirabdi8135
    @ashirabdi8135 Před 4 měsíci

    Raali iga noqda numberka xamar waan qaldey oo ku dhawaad sadex malyan. Laakiin diredawe Ethiopia waa lixboqol oo kun halka hargeisa ey ku nool yihiin hal milyan iyo laba boqol oo kun way ku laba jibaarmaan.

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před 4 měsíci +1

    Ethiopia 20 kaas KM oo xeebta ah way badan tahay, waxay ka rabaan in ay ka sameeyaan magaalo xeebeed dhan oo leh airport, oo Ethiopianka u soo dalxiis tagaan. Lacagna ka sameeyaan.

  • @faham6920
    @faham6920 Před 4 měsíci

    Mashaallah xuutiyiinta waa xaq

  • @MoAli-110
    @MoAli-110 Před 4 měsíci

    Hanolaanto is a Legends groeps

  • @ashirabdi8135
    @ashirabdi8135 Před 4 měsíci +2

    Numberka aad Ethiopian ka ku sheegtey sax maaha, sababtoo ah
    Dagaalkii 77 ee soomaaliya iyo Ethipia tiro ahaan waxaan kala ahaayeen 33 milyan Ethipia iyo 3milyan iyo todobo noqo l oo Kun soomaaliya.
    46 sano kadib suurto gal ma tahey in Ethiopia ku darsanto 87 milyan, soomaaliyana ey ku darsanto kaliya 16milyan 3 boqol oo kun. Micneheeda waa in Ethiopia u dhalato sanadkii hal milyan iyo sagaal boqol oo kun u dhalato qiyaas ahaan, soomaaliyana ey u dhalato 354000 qiyaas ahaan.
    Labada wadana waxaa dhalmo badan soomaaliya. Go figure! Tirada waa la badiyay si soomaaliya iyo Deriska sida jabuuti oo muslin ah loogu Cabsiiyo.

    • @somalilastdude9382
      @somalilastdude9382 Před 4 měsíci +1

      Somalia hal ka maalin ku dhawaad 2k dhimata halka Ethiopia nabad iska tahay ta kale 1991 -2010 dhiig uun baa daadanayey somalia .

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo Před 4 měsíci

      @@somalilastdude9382taas waa kugu raacsanahay, umad dagaal iyo barakicin ku jira ma tarmaan, ogowna itoobiyaanka gabdho yar yar oo aan15 sanno gaarin eey baadiyaha just aroosaan ilmana ka dhalaan, sidaas darteed eey nooga bateen

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před 4 měsíci

    Daahirka saas bey leeyihiin kulahaa hadii hadalkooda iyo afkoodu iswaafaqay ma niyadoodaa rabtay inaa ogaato ustaad

  • @Bashe12
    @Bashe12 Před 4 měsíci +2

    Dhulka ma inuu ka maqnaa buu ku andocoonayay mise waa kamaqnaa.? Dadkeennu fiirsasho yaraa. Dhulkaas Soomaali baa laga haystaa.
    @Hanoolaato terminology ilaali.

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci Před 4 měsíci

    38:17 Ustaadka ila dhegeyso jwbtisa “Soomalida Ilaah baa iska wato” waa sax

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc Před 4 měsíci

    Sxb waxaad tiri xasan Sheekh si fiican ayaan u aqaan anigana waxaan ku leeyahay ma taqaanid siyaasada xasan Sheekh

  • @omaromar-mc9vi
    @omaromar-mc9vi Před 4 měsíci

    Scwb walaal Martin aan tarikhda zaylac aqoon baad keentay waan ka xumahay marki qoof somali sheganaya oo tarikhdeeni xabashi siinaya,

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 Před 4 měsíci +1

    Acwb subax wanaagsan

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před 4 měsíci +2

    Ninkaan taarikhda ma yaqaan soomaalida kii waxyar xariiqdaba wuxuu lasoo booda soomaalida dowlad malahaan jirin! Yaa ku yiri xabashi dowlad laheed?
    Geeska africa maamulo yaryar ka jirey xabashida Axum wax dhaafsan malaheeyn. Mise syaasad buu moodey? Dee soomaaliduba wey leheyd zaylac da ka hadleyso ka mid aheyd.

    • @somalilastdude9382
      @somalilastdude9382 Před 4 měsíci

      Jaahilow taariikhdu caadifad yayna ka galin xabashidu ilaa barigii nabiga ayay dawlad lahaayeen halka somalida 1940 dawlad noqotay waana sababta u burburanahay

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před 4 měsíci

      Axum wey ka weyned wax ay ka talineysay yemen ila sacudi

  • @user-rd2je4nw6c
    @user-rd2je4nw6c Před 4 měsíci

    waa dhab hadalkaasi

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 Před 4 měsíci

    Waxaa ingiriisku Cadan qabsaday 1839 waana markii uu soo daba maray Cumaaniyiintii xukumayay qayb Iraan,Pakistan iyo Imaaraadka ilaa Muzanbiig ayay xukumayeen awood ciidan badeed ah ayay lahayd.Laakiin Qodidii Kanaalka Zuwayska 1858--1868 la dhameeyey

  • @user-rb1im2jw2x
    @user-rb1im2jw2x Před 4 měsíci

    Shiicadu waa ka caqlibadanyay walaalow sunaha, sunne waa dabadhilif gaalo, waa xaqiiq laakiin shiicadu ma ogola inuu gaalo dabadhilif unoqdo, niyow anigu shiicada waan taagersanay xaga diintooda ma taahgrsani ee xaga siyaasada waa ka caqlibadanyihiin kuwan gaaladu uyeedhinayso.

  • @khalidsheikh3466
    @khalidsheikh3466 Před měsícem

    war wll ninkan oo kale haka hadlo siyaasad iyo taariikh. Mid qays laidhaa oo wxba ogayn hakeenin.

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před 4 měsíci +1

    Ethiopia waxay rabtaa xeeb 20 KM ah aad bay u badantahay, saldhigyada ciidamada shisheeye ee Djibouti wadankiiba waxaa la siiyay qiyaastii 500M oo u dhiganta nus KM.

    • @MubYus
      @MubYus Před 4 měsíci

      Turkiga waxaa la siiyay Bada oo dhan, 20 km oo la ijaaray waxba ma aha.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 4 měsíci +1

      @@MubYus Ethiopia waa bilaa bad waxayna dhaheen bad baan rabnaa xoog mise xeelad, horayna dhul iyo dad Somaaliyeed bay heesteen, inta kalana way sheegtaan.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 4 měsíci +1

      @@MubYus 20 KM oo xeebta ah ayaa la sheegay, laakiin dhulka meeqa KM ayay gudaha usoo galayaan oo saldhiga laga dhisayo lama sheegin, taas danbe sidii la rabo ayay Ethiopia u dhigi kartaa.

    • @gaajuhaggy7455
      @gaajuhaggy7455 Před 4 měsíci +1

      ​@@cabdirshidosman9649Ethiopia ma iyada dhulka iskaleh dhul miyaa laysa siyaa mida kale wadan aan bad laheyn sidee loo siyaa saldhig ciidan ee bada

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 4 měsíci +1

      @@gaajuhaggy7455 Waan kugu raacsanahay taas ee kuwa aragtida gaaban ee dhahaya Ethiopia waxay rabtaa saldhig ciidan bad kaliya ayaan waxaan rabaa in aa tuso in ay Ethiopia dhul ay qabsato rabto.

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 Před 4 měsíci

    MAHADSANID ASAD IYO AYAANLE HANOOLAATO! WAX BADAN AYAAN KA FAAIDNAA MUUWDUUCAYADA AAD SOO BANDHIGTID MARWALBA

  • @NuuxAbuukar-kc7fd
    @NuuxAbuukar-kc7fd Před 3 měsíci

    Masha allaah war ninkan noogu dhiiba dalka

  • @fahiimaqueen4054
    @fahiimaqueen4054 Před 4 měsíci +1

    Badacas raas casayr ilaa raaskambooni kuma taalo we waa india ocean marka Dhulka xuduudkaagu yahay inaad utalisaa
    Kawanaagsan somalidu ninka ariga ku fashilma ayay geela udirtaa

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc Před 4 měsíci

    Tan ah in aan xiriirka loo jarin ethiopia taa waan ku raacsanahay madaxweynaha waayo xukumadiisa ayaa wareer ku dhacaa ethiopia half somalia ciidankodaa jooga marka madaxweynaha wuxuu luminayaa maamul goboleyada galmudug k galbeed puntland sidoo kale hiiraan iyo gedo

  • @hoppy123a
    @hoppy123a Před 4 měsíci

    anigu waxan ku dhashay magalada badacas ee berbera waxan kaga bxay dugsi hose dhexe sare ilaa jamacad runtii waxa tuunbo kujaqaya niman arxan daran oo aan hba yaraatee waxba uga ogoleyn dadkii udhashay ee ilaahay siiyay kuna abuuray shaqada ay kawadaana waa film capoy ah, oo aan lafahmaynin lkn inshalaahu markaan xil ka qabto berbera anaa ka cayrin doona?

  • @Suleibanabdi
    @Suleibanabdi Před 4 měsíci

    m.a wllkei ayaanle dadaalkad wado allaha kugu garab galo

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Před 4 měsíci

    Waa Oromo Taariikhdeena been ka sheegaya yaan la’aaminin Kufaarta ayaa soo dirsaday waxuuna doonayaa in gaalada aan ka difaacano walaalaheen 🇾🇪Yemen ilaahayna ha garabgalo oo guul waarta hasiiyo Mujaahidiinta Falastiinida iyo Yemen iyo meel walba ayjoogaan Mujaahidiinta Islaamka difaacaya aamiin yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ilaahay cadowga Islaamka ha’jabiyo oo ha’halaajiyo yarab Somaliyana ilaahow cadowgeena sharkooda ilaahow ku celi iyo kabaqaadkooda yarab silic udil iyo saxariir kabaqaadka kufaarta yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před 4 měsíci

      @hooyosacda Oromahow tabarta yar kufaan luqadda oo xiniinya iska baar kaalay dagaal aan wada galnee ha’kusoo gamban kufaartaada aad luqadda Somaliga bartay ee aad soo dirsanayso hamoodin in aan la’ogayn alhamdulillah waannu foojigannahay walahi waligaana Somali way kaa’adkeed jaariyaddana waad noo tahay musqulahana waad noo qodaa waligaana hoosteena ayaad joogi InshaAllah sida Amxaarka injirta leh iyo Tigreega uraya ay u quusteen ayaad ilayaadna u quusan ood ubhalaagi iyo Cafarta xaarka cunta 👎🏼🤮🤮🇪🇹🤧💩🤢🤮🇪🇹🤧💩🇪🇹👎🏼🤢🤮🤧

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
    @AbdirahmanAyanle-mf8yj Před 4 měsíci

    Ninkan waa wax-garad tusale in Ethiopia tariikh fog ay maamul lahayeen halka Somalida Oromada Anfarta ay ahaayeen dad xoolo-dhaqato ah oo reer baadiye ama Geel-jire ah.runtu ceeb Maha.balse waxa ceeb ah wax-anad ahayn inaad shegato

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 Před 4 měsíci

    Zayd bini Cali Bini Xuseen weeye.
    Waana sax Suniga ayay u dhawyihiin.

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Před 4 měsíci

    Maanta waxa isbadali karo maanta waxaa wadanka madax ka ah macalin wadani ah LAAKIN xagga ganacasatada u janjeero oo waxqabadka gudaha uu masaakiinta u rooneyan oo wax free education ama health ama xakameynta gancastada ku fiicanen oo xataa hantida danta guud ganacsato siiyo io waxkasto qandaraas ah.

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc Před 4 měsíci

    Waxaad sheegtay in 10 years ay somalia ka faaiidi wayday turkiga hadana sidii un bay noqan waayo SOMALIA WAA WADAN AAN WADANIYIIN LAHEEN

  • @MohamadHadi-vs6ww
    @MohamadHadi-vs6ww Před 4 měsíci

    Somalia Bari hore ayay dhimatay Dadkeenu ayaan u loogay cadow. Waxa hadal la marataa qaataye adana qaado

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Před 4 měsíci +5

    Xassan shiekh usheega in uu reerkiisa kasoo rartoh UAE 🇦🇪 inta ay goorgoortahay Ayaanlow la hadal odaygaas qolo walba wax u saxiixaaya; sisaasad xumadiisa wareersan!!

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 Před 3 měsíci

      Kkk adiga qalbiga ka xanuunsan
      Caafimaad raadso laga sifeyo xasid ,cuqdad ,qabiil ,jeles.
      ***guul somaali
      Dowlada somaliya horumar urajeyn iyo mustaqbal wanaagsan
      Iyo madax dacada oo dalka hogamisa allah ha ino sahlo
      ,somaali qalbiga ka nadiifiyo wbt.

  • @sal-adeeg
    @sal-adeeg Před 4 měsíci

    Asad Dheere Nin Culus

  • @user-pq3ue4su7s
    @user-pq3ue4su7s Před 4 měsíci

    Aqoon yahankaan wareysigiisa so badi wa quf wax badan ka og siyaasadan cusub e dunida

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Před 4 měsíci

    Euro 1

  • @ReerAliVlogs
    @ReerAliVlogs Před 4 měsíci

    I just had a thought, if Somalian aren’t practical in the sense they are not dependable in long term working ethics then how about joining or encouraging diaspora Somalis to join the Somali workforce.

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila Před 4 měsíci

    100% waa aragti khaldan in dhul soomaaliyeed ay xabashi katalisay mana ahan fikrad saxan, ee dib u akhriya Taariikhda

  • @MubYus
    @MubYus Před 4 měsíci

    Qofka la waraysanayo waa in heerkiisa aqooneed la ogaado. qof iska hadlaya hadii la waraysto waxba laga faa,iidi maayo

  • @saeedfarah2093
    @saeedfarah2093 Před 4 měsíci

    War Iran iyo u.s.a.iyo Europa iyo yahuudo waa hishiise xaga muslimka suniga iyako ka shiidal qadanaya in dowlade furus iyo romanka ina islaamko qabsaday waxno waa tarikh qarson siyaasd ku jirto

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud Před 4 měsíci +1

    Bada cas wax naga galay ma leh, waxaan leenahay Gulf of aden iyo Indian Ocean.

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 Před 4 měsíci

      Kkkkkk amni darada bada cas saameyn ayay kugu leedahay
      Geopoliticska horta baro

    • @gaajuhaggy7455
      @gaajuhaggy7455 Před 4 měsíci +1

      ​@mohazat5009 war geopolitics wax ka shekeya aduunka somali baa laga arkey iyagoo gaajesan sheeko aan loo dirsan ku dhex jiraa umada somaliyed waa in la.mideeya wax soo saarka beeraha waa in lagu mashquula si gaajada looga baxo dib u dhiska wadanka waa in la bilabaa mustaqbalka caruurta somaliyed waa in laga shaqeyaa dhalinyarada waa in la shaqaleysiya ninkan hada waxa waydiisid somalia ma gaarin buu ku leeyahay laakin qurafaad iiraan iyo gacanka carbeed sida loo aqriyu yaqanaa waxa muhiimka garan maayo

  • @mukhtaare
    @mukhtaare Před 4 měsíci

    زيد بن علي زين العابدين بن حسين بن علي بن أبي طالب
    Waa qofka ay sheegtaan Xuuthiyiinta in ay madhabtiisa haystaan, caliga waa zaynul caabidiin

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila Před 4 měsíci

    (Amahara, Tigre, iyo Tigraay) oo kasoo hijrootay 3kun oo sano kahor YAMAN ayaa geeska afrika ka aas aasay boqortooyadii (aksom)
    Dadkii iyo dhulkii intii aanan umada soomaaliyeed ka ahayn waxaa xabashiyeeyay AMHARA una bixisay magaca xabashi..

  • @SHIDANE.
    @SHIDANE. Před 4 měsíci

    Aqoonyahan ❤

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Před 4 měsíci

    Falanqayn fiican

  • @alllifematters.a.l.m6696
    @alllifematters.a.l.m6696 Před 4 měsíci +1

    Saxib hanoolato waxaad mooda inaad somali caawineyso lakin mayaa waayo waxaad qodeysaa boogahii bogsoonlaha qabyaaladi digaalki sokeeyo qofkasto kaqeyqaatay ogoow oday jasto aad wareysato dhibaato sonooleya iyo uqdad

  • @eng_abdisamadhusseinfarah1229
    @eng_abdisamadhusseinfarah1229 Před 4 měsíci +1

    Qadaad wayn waxa ay isku maaweelisaa muuse & Abbey waa isku xaalad oo gudaha ayaa dhib ka haystaa waxaasi walaahi waa xumad jabine se runta ayaa hortiina iman doonta

  • @omaraded4775
    @omaraded4775 Před 4 měsíci +1

    Ninkaan dhalin yarada ah waxa uu ka hadlayo iyo xaqiiqda Somalia 🇸🇴 ka jirta waa kala labo

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 Před 4 měsíci

    USTAAD ASAD XAQA IYO XAQIIQDA AYAAD KAHADASHAY

  • @calixuseen9631
    @calixuseen9631 Před 4 měsíci

    Waa barbaamuj qiimo leh

  • @gaadhayegaadhaye777
    @gaadhayegaadhaye777 Před 4 měsíci

    Mar kale iyo ayaanle oo waraysanya dad aan waxba kala odeyn. Fadlan dad credit leh soo warayso

  • @nimamuhammad4927
    @nimamuhammad4927 Před 4 měsíci

    wan jeclahay waraysiga ustaad asad waa aqoonyahan aragti dheer alle ha daayo
    maalin malmaha ka mid ahna waxan rajaynayaa inuu noqdo madaxwayne soomaaliyeed waayo siyaasada aqoonta uu u'leeyay hogaamiya yaasha somaaliyeed malaha .

    • @gaajuhaggy7455
      @gaajuhaggy7455 Před 4 měsíci

      Siyaasad maxay taraysaa iyo iiraan iyo carab in laga sheekeyo mustaqbalka caruurta somaliyed iyo wax soo saar baa loo baahan yahay in umada somaliyed la mideeyo wadanka Dib u dhis lagu sameeyo oo dhalinta la shaqo galiyo howl badan baa u taala shacabka somaliyed iney isku tashadan waye nin siyasad ka sheekeynaya iyo gacanka carbeed sidee somalia wax u taraya qiyaali bu ku jiraa

    • @nimamuhammad4927
      @nimamuhammad4927 Před 4 měsíci

      @@gaajuhaggy7455 waa runtaa wll somaali cid wax uqabata ayay la'yihiin .
      lkn aqoondarada xaga siyaasada ee haysata hogaamiyaasha somalidu wataa keentay in dakadeheeni imaarata iyo oromo u tashadaan haday aqoon siyaasaded leeyihiin baddaheen may kireeyen carurta iyo dhamman shacabka somaliyeed ee dhibataysay siyaasad xumo iyo faragalin shisheeye ayaa u sababa

    • @gaajuhaggy7455
      @gaajuhaggy7455 Před 4 měsíci

      @@nimamuhammad4927 war niyahow aan wax ku sheego been baa laguu sheegay siyaasad wax la yiraaho ma jirto waliga ma maqashay wadankaa siyaasad baa dhistey mustqbal hadaa rabto ka fakar sidaad xirfad u baran laheyd kadibna qof adiga Kula fikir ah aad u heli laheyd kadibna aad u sameyn laheyd inaa hagaajiso waxa umada u baahan yihiin in loo hagaajiyo sida dhismaha beeraha iyo wax kastoo baahi loo qabo inaa adiga xal u hesho sidasa wadan lagu dhisa dhaqalana loo sameya waa inaa Taqana baahida dadka sida xal loogu helo. Hadaba siyasad Markey noqoto waxba haka soo qaadin baahida maanta ka jirtaa waa midnimo hadaa xal u heli kartid soo bandhig nin raga ilahay kaa dhigey.wadankan dhalinyaru u baahan yahay fakaraya wax kastana xalinaya siyasad wax la yiraha ma jiraan waa been waa aalad ay isticmalan dadka raba iney irsaaqad ka dhigtaan mushaarka dowlada.mida ku saabsan cabsida wadanka in dakadihisa iyo dhulkisa oromo iyo amxaro qadato xalkiisa waa midnimda umada somaliyed hadan mideysan nahay Allah Moye Cid Naga adag ma jirto. Waliga siyasad Haku fakarin wax qabad ku fakar wax so saar. Iyo bahiyaha jiraa inaa xaliso.

  • @user-bt5fy2kw5x
    @user-bt5fy2kw5x Před 4 měsíci

    War ninkan waa nin culus manshalllaa

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone Před 4 měsíci

    @12:32 iska sax halkaas walaal. Nebi Muse hooyadiis badda cas kuma tuurin, ee meeshii uu degganaa fircoon iyo dadkii uu adduunsanayey ee reer Bani Israel oo aheyd hareeraha webiga Nile oo Fircoon ag degganaa ayaa hooyadiisa ku tuurtay. Webiga markii lagu tuuray, waa tii walaashiis, oo ag socotay fiirsaneysay ilaa Fircoon Xaaskiisi heshay.

  • @cabdulahicadawe1241
    @cabdulahicadawe1241 Před 4 měsíci

    Waxgarad yaad waraysatay takala lataliyaha madaxwaynaha in la ga dhiga weeyi

  • @shamsudinabdi1288
    @shamsudinabdi1288 Před 4 měsíci

    Zeyd waxa awoowe u ah cali bin abu daalib ee ma dhalin, zeyd bin cali bin xuseen bin cali bin abi daalib, aad bu u mahadsanyahy ustaad Asad

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 3 měsíci

    Somalia has nothing to do with the golf of berbera/Eden.

  • @gamalahmedhoussein2267
    @gamalahmedhoussein2267 Před 4 měsíci

    Waxaani waa maweeladii reer somalia iska riyooda

  • @Eyl427
    @Eyl427 Před 4 měsíci +1

    Siyaad Bare dhulbaa iga maqnaa buu ku andacoonayey. Ninkan ma yaqaano miyaa micnaha andacoonayey baan filayaa

    • @yonesdaha7112
      @yonesdaha7112 Před 4 měsíci

      In hal gobal laga dhigo ayagaa iyo ehtiopia ayuu dagaalka ku qaday ee wa saa micnaha

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Před 4 měsíci

    Hassan sheeq maalintii 15 may 2022 la doortay dalka somalia ayuu gud madow oo dheeyr ayuu ku dhacay hadal iyo faan oo kaliya ayuu villa soomaalia la joogaa ee wax uu iska celin karo ma jiro mida kale reer galbeeydka ugu weeyn yahay USA iyo carabta gaar ahaan imaaraadka carabta ee yahuuda asalkoodi ahe ayuu isku dhiibay waa qof qabyaalad iyo qarandumisnimo iyo dawadhilifnimo iyo mooryaan nimo isku darsaday weeye ee naclatuhali caleyk hassan sheeq iyo waxii taageeyrsanba sida kuwaani hada hadlaaya ee hassan sheeq ka dhigaya qof wadani ah ee ajnabiga iska celinkara waliba xawashida Etiopia iyo imaaraadka iyo reer galbeeydka ugu weeyn yahay USA hassan sheeq waa fuley fuley dhalay oo wax matare ah lkn u xook weeyn qofka somaliga oo kaliya lkn uu ka baqo qofka ajnabiga ah ee ilaahey ha ka badbaadiyo hassan sheeq dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyed iyo calanka baluuga soomaaliyed iyo ciidanka xooga soomaaliyedba inshallaha

  • @adonallah
    @adonallah Před 4 měsíci

    Warkaadu waa war u hiilinaya rear galbed gacanka waxaa dhibaaTo kageysTay ingiris iyo mareykan xuuTi waa jibaadkiisa ayuu gudanayaa

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
    @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 4 měsíci +1

    Ben ayu isku sheekenaya ima abooswasen

  • @cabdiqanidayib7976
    @cabdiqanidayib7976 Před 4 měsíci +1

    Hawiyow goofkina jooga bada cas shaqo kuma lihidine, badwaynta hindia iska aamina

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila Před 4 měsíci

    (Abtiriska xabashi waa XABSHAT bin ximyar bin yashjab bin yacrab bin qaxdaan)
    Xabashi bariga afrika umadhalan ee hijra ayay kutimid waxaa kuu cadeeynaya taa (ALMAHMADAANI)
    iyo mustashriqii biizandiga ahaa ee (istiifaanoos)

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc Před 4 měsíci

    Tan kale turkiga waxaa soo diray nato oo ugu horeeya mareekanka iyo uk xasan Sheekh cadaadis ayay saareen reer galbeed ka inuu saxiixo heshiiska bada lakiin ma uusan rabin waad aragtay markii uu muuse biixi saxiixay mou xasan safaro badan ayuu ku tagay wadamo reer galbeed iyo masar wuuna ka caga jiidayay turkiga

  • @adensamater5874
    @adensamater5874 Před 4 měsíci

    War ninkan waxba isaga laqan war ottomanku train muu lahayn triankii ugu horeeyey scotland ba lagu sameyey mida kale hindiya bun bay leedahay bad tidhi hindiya shaah bay leedahay bun male been badanaa ma reer xamarbaa

  • @theruler411
    @theruler411 Před 4 měsíci +2

    What do Mooriyaan know about red sea.

  • @loveanimalis
    @loveanimalis Před 4 měsíci

    War ayaanlow ani maad i waraysato ninkan xog badan nin haya mahane

  • @ismailbinmohamedbinmahdi
    @ismailbinmohamedbinmahdi Před 4 měsíci

    M.a wiilkan dhalinyarada ah wa aqoonyahan buuxa , oo arimaha gobolka wax badan ka og m.a

  • @saynababdi4263
    @saynababdi4263 Před 4 měsíci +1

    LABA DAMEER OO IS WARAYSANAAYA CAQLI XUMAA

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless Před 4 měsíci

    Ayaanle iyo koxdisa siday madaxweyne Farmajo uu mucaradi jireen malin iyo habeen hal mar ayago xasan sheekh uu mucaradayo ma aragteen inkasto xasan sheekh uu dowladi oo dhan reerkiisa oo kali ah uu gacanta ugaliyay. Qabyalada iska dhaaf ayaanlow. Qabiil cidna haku tageerin. Wadani aa isku sheegta

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v Před 4 měsíci +1

    Ninkaan warkii galada meesha la yimid