Afsoomaligu waa Afkii Nebi Aadan ( Buuga Adam's Word)

Sdílet
Vložit

Komentáře • 186

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 Před 9 měsíci +7

    This man rashid is a very intelligent man . I think he should continue with this research.

  • @ahmedjes3440
    @ahmedjes3440 Před 3 lety +8

    Ninkan waraysiga qaadya sualihi munaasibka ku ahaa ma waydin ninkn
    Qoraaguna cilmi badn oo u uleeyay luqada somaliga aya ka muuqata waraysi labad inay ka qaado saab tv ayn ka codsan layn wariye si fcn waraysiga u qaadana u diyaariso
    Thnkz all of u

  • @yasminmuse1787
    @yasminmuse1787 Před rokem +11

    Masha Allah If you read Somali backward Will translate exactly what he’s talking about. Amazing. “(Somali Ilamos)” Ilamos fruit of the Ilamo. Geed’kii Nabi Adan.😊

    • @abubakarrahim8482
      @abubakarrahim8482 Před 9 měsíci

      Yap ur right that how Somalis brain operates backward 😂 they will fit everything as long as it empress them.

  • @fatimahabdul4329
    @fatimahabdul4329 Před 8 měsíci +3

    Thank you Adeer, Somali is an ancient language and culture, the language of arabi came from Somali

  • @mohamedawale9325
    @mohamedawale9325 Před 4 lety +30

    Ilaa 6sano ka hor ayaan arkay inu af carabigu yahay asalkiisu soomaali
    Waana lay xaqiijiyey inay afaf badan oo kale kusoo biyo shubtaan af soomaali..
    Arinkan beri hore ayaan ku qancayo aan aaminay fikirka ninkan odayga ah, waana hanbalyeyniya

    • @FC-go9tp
      @FC-go9tp Před 11 měsíci +1

      Waan arkay aniguba

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh Před 8 měsíci +1

      Wixii aad aragteen wax tusaale ah meydnaan sheegin. Waar ha iska hadlina ee wax macno leh ku hadla. Imminka waad hadasheen Wixii aad aragteen waxba ma sheegine. Aniguba waa arkay laakiin wax aan arkay ma jirto. Beentu ha socoto miyaa.

    • @ALWADAN1
      @ALWADAN1 Před 23 dny

      ​Aniga ayaa arkay shubil biyaha minal barikah odey leh oo carab ah waana af somali shub biyaha Iy Barkada oo dhamaan af somali ah waa hadii aad tahay adiga qof somali ah I hope you get my point ​@@AncientPharaoh

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 Před 6 dny

      @@AncientPharaoh marka hore isdaji walaal.cidaa ka soo jeedid mad garaneesaa yey yihiin waa dad waligood iyo ALLA hood dagnaa geeska afrika oo dhan waliba dhul balaariskoodq gaaray morooko oo hadeertan dad ladhaho ku nool tmazigh oo aqoon yahanada qaarkood dhahay waa dad soomali ka dhashay ayaga iyo dad badan ayaa jirah.taas hadaan ka soo tagno ereyo somaaliyeed oo carabta aa ku arkeesid waa sida:
      Aniga = ana
      Naf=nafs
      Aabe=ab(ab-tiris tiris hadaad tirtirtid kan ayaa kuu soo bixi)
      Marka walaal dad jiray ayaa ku dhalay hadii aad rabtid in aad isliidid kaligaa isliid oo wax haa iska beeneen adoonan hubsan
      Iyo kuwo kaloo badan

  • @darajeydadka5911
    @darajeydadka5911 Před 5 lety +12

    Aduunka waxaan la arkeyn maleh.lkn waxii xaqiiqda Allaa yaqaan

  • @mohamedqalpih8848
    @mohamedqalpih8848 Před rokem +13

    Qaab-iiL iyo Haab-iiL labadan weedh wa isku mid luqad sida u turjumaysa ma jirto an ahayn af keena somaliga

    • @ashcaribunoow8663
      @ashcaribunoow8663 Před 11 měsíci +3

      Inta jeer an u firsaday o aan la yaabay afkeena sidu cajiib u yahay Lama so koobi karo wan kula qaba xqq

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 Před 4 měsíci

      @@ashcaribunoow8663afkani waa afkii guunka ahaa ee carabigubka go’ay waa af aad u ilaashamay waxaana u sabab ah hab nololeed keena reer guuraanimada iyo isugu faanka afka iyo gabayga ereyada iyo magacyada ugu guunsan ee afafka diimaha samaawiga ah afka somaliga ayuun baa macnayn kara

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 Před 6 dny

      Qaan gartay ee haab iyo iil maxaa looga jeedaa

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas Před 6 dny +1

      wll maxaa cadrynayo maxana daliil u ah inu nabi Aadam ku hadlayo af somali ted kle afsomaliga asabo badanki af carabi ah luqada asalka ahna waa af carabi

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Před 5 lety +14

    Afka somaligu waa #QANI

  • @aliabdigeedi1117
    @aliabdigeedi1117 Před rokem +14

    waxaan baaray luuqada badan luuqad kasta waxaa ku jira erayo somali ah ismana fasiraan laakiin afkeenu siduu isu fasirayo waxaa la oron karaa waa mucjiso waxaa ku tuugan taarikhdii diintii sayniskii waa

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade Před rokem +10

      Waa runtaa wll.
      Daroor
      Roob
      Biyo
      Oon
      Xarafka udanbeeya sii raac.
      Daruur rooobay keeenta, roobna biyo keena. Biyana Oon bay tiraaan

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade Před rokem +7

      Waa runtaa wll.
      Daroor
      Roob
      Biyo
      Oon
      Xarafka udanbeeya sii raac.
      Daruur rooobay keeenta, roobna biyo keena. Biyana Oon bay tiraaan

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 Před 8 měsíci +4

    B
    Ba’
    Bad - dab
    Bar - rab
    Baq - qab
    Bal - lab
    Badh - dhab
    Bash - shab
    Bac - cab
    Bir - lib
    Keliya (B) ayaa waxaa ka heli kartaa kun erey oo mid walba micne gaara leeyahay
    Waana mid u gaara Afka Soomaaliga

  • @RobleAhmed-gs3pv
    @RobleAhmed-gs3pv Před 5 měsíci +1

    seems true becoz the word" "roob" means rain and its reverse becomes " boor" becomes opposite of the same word meaning dust

  • @abdiabdi2973
    @abdiabdi2973 Před 4 lety +4

    This is amazing bro,well done brother

  • @sandheere4793
    @sandheere4793 Před 3 měsíci +1

    Subxanallah war hana waalina

  • @RAMMADT
    @RAMMADT Před 4 lety +12

    Waanan aaminsanay figradaa in Afkeena hooyo qaali yahay waliba aduunka oo dhan

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Před 5 lety +15

    I can't wait to get this book,,

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 Před rokem +2

    Wooow allaha ku xifdiyo waa video aad iyo aad an waxbdn k faaidey aad baad umahdsantihin❤

  • @brotheraliali5166
    @brotheraliali5166 Před rokem +21

    Kadib markaad dhameysatey fiirinta fiidiyahaan, yaa wali aamin-san in Somali maryooley ah ka soo jeedo Carab? Aan aniga iska bilaabe, Anigu ma aaminsani in aan Carab ka soo jeedno. If you agree, give👍.

    • @Fahad_mohamed12
      @Fahad_mohamed12 Před rokem +4

      Waliba waa ka weynahay carabta isir keenu wuu kaweyn yahay cidaas 😊😅

    • @KayserOgle
      @KayserOgle Před 8 měsíci +2

      @@Fahad_mohamed12😂😂 umad guuna ayaynu nahay isirkii iyo abkii nabi adam cs ayaynu nahay
      Dhaqanka dhirta miyiga
      Afka diinta qaarkenba yidha diintu waxay inasogadhay qarniyo hore been weyi tafiirtii saxda ahayd baynu nahay
      Dhigii saxda aha oodhinac ubaydhay
      Garadka caqliga iyo maskaxbadnaanta allow alle
      Umad lanabayo ayay nu nahay
      War jiraba wa iman doona
      😅😅😅😅😅😅 caraba nahay adaba kawayn

    • @rashedguleed6736
      @rashedguleed6736 Před 5 měsíci

      Waa runtiin

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 Před 6 dny

      Somaali ayaan ahay igu filam oo iga badan

  • @abdullahiabshir9607
    @abdullahiabshir9607 Před 4 lety +8

    Waa arin wanaagsan oo sax ah waayo waxaa ku cadynaya gurigii adan iyo xaawa wuxuu ku yaalaa gobolka Bay gaar ahaan buurhaybe agteeda macaa waxaa ku yaala beertii nabi aadan

  • @mca.x9520
    @mca.x9520 Před 4 lety +10

    Thank you for your HARD WORK.
    IT WAS AMAZING HOW YOU EXPLAINED . I ALWAYS SUSPECTED BUT YOU GAVE US A REAL INSIGHT .! That the somali language is the pre- genetes of the AFROASIATIC LANGUAGES WHICH ARE THE OLDEST LANGUAGES IN THE WORLD.
    ARABIC, HEBREW, HOUSA, AND EVEN THE MOLDIVE LANGUAGES.
    BLEAVE IT OR NOT.

    • @abubakarrahim8482
      @abubakarrahim8482 Před 9 měsíci

      Where are your evidence to prove you claim like scriptures, writings symbols. 😂 Nabii Adam use to speak afsomali and God spoke to Adam afsomali right .guys take it easy but this time you have taken it too far .

    • @rashedguleed6736
      @rashedguleed6736 Před 5 měsíci +1

      You will find it in the book!!!!!

  • @husseinhandule
    @husseinhandule Před 5 lety +11

    anigu waxan aqaana luuqada lagaga hadlo Israel,,HEBREWga,,mudan baranayey,,
    waxa ku jira kalmado aad u badan oo somalidu ku hadasho,,3800 ka hor ayaa la qorey
    hebrewga afsomali fara badana wu ku jira,,marka wa suuragal in luqadaha badan kodu
    ka asasmen afsomaliga ,luqada giriiga iyo spain ,,latiinko dhan afsomali aya ku jira

    • @ahmedmo2635
      @ahmedmo2635 Před 4 lety +1

      Wll waan jeclaan lahaa inaad ii reebto meel aan kaala soo xidhiidho

    • @nimcocisman4642
      @nimcocisman4642 Před rokem +1

      Kelmadahaa bal qaar noo sheeg

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Před rokem +2

      Erayo adeegso not kalmad waa carabi

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Před rokem

      ​@@nimcocisman4642erayo adeegso kalmad waa carabi

  • @hargeysosiraadan9015
    @hargeysosiraadan9015 Před 5 lety +18

    Waxaan arkayaa in aynu helnay fursadii aynu afkeena awoodiisa kor loogu qaadayay aqoon yahan rashiid hanbalyo hanbalyo

  • @dhigaaltv7437
    @dhigaaltv7437 Před 5 lety +11

    waa suure sabab ta oo ah afsoomaligu waa af aad udawayn sido kale dadka soomalidu waa dad afkasta oo dunida kamida way ku hadki karaan xarfaha afka soomaliga iyo kalmaduhuba waxay ku tusayaan in afku qani yahay marka aad u eegto maahmahyada suuganta
    luuqdaha waxa laga ayaaba in hal eray loo adeegsado boqol shay oo kala duwan halka afka soomaliga iyo carabiga hal shay looyaqaan boqol kalmadood tasina waxay ku tusaysa xeel dheerida afka somaliga

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před 7 měsíci

    Buug wanaagsan run ahaanti waana wax jira inuu is fasirayo. Mahadsanid

  • @alinur9544
    @alinur9544 Před 5 měsíci +2

    Diimahu waa midkaliya kutubtuna waa 104 ma jiraan 4diimood ee waa 4kitaab iyo 100 suvuf ah

  • @kowsarreena406
    @kowsarreena406 Před 9 měsíci +1

    Masha Allah shugran

  • @user-jw8yp4wd5m
    @user-jw8yp4wd5m Před 9 měsíci +1

    Macha ALLAH

  • @ahmedsalah3462
    @ahmedsalah3462 Před 10 měsíci +4

    this brother is amazing wlhi i have to look more on this thank you sir🙏🙏

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 Před 3 měsíci

    Asc taasi that is waa run rumeyn Gari tru

  • @jannogasho4844
    @jannogasho4844 Před 7 měsíci +2

    Wanku racsanahy fikirkan weliba afkeena aad ha loo daba galo 🎉

  • @puertodesuerte415
    @puertodesuerte415 Před 5 lety +9

    Marar badan baan iswediiyey in Inaga laynaga qaatay iyo in aynu Cid Ka qaadanay. Mid kalena waan is weydiiyaa oo ah tolow Afkii nebi Aadan siduu ahaa? Ilaahay wuxuu quraanka inoogu sheegay in UU quraanka Carabi ku soo dejiyey

    • @drhasansheikhyousuf4790
      @drhasansheikhyousuf4790 Před 9 měsíci

      Quraanka carabi baa lagu soo dajiyay se in aynu nidhaa somali kumu soo dagin waa dhib quraanku carab uu muu soo dagine hada la soco

  • @ahmednuur6511
    @ahmednuur6511 Před 2 lety +3

    Cilmi baadhis heer sareysa, mahad iyo mudnaan bn kugu haynaa

  • @bashiirsugulle
    @bashiirsugulle Před rokem

    Mansha Allah guul Anhelny

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 Před 11 měsíci +3

    Salaan sare Rashiid buffalo old school boys Frist time I met Rashiid was September 1989 in lackawana buffalo

  • @RElmi-hi6wz
    @RElmi-hi6wz Před rokem +3

    Carabta qayb iyan abtiyaal u nahay. Hadjar (xaaska labaad ee nebi Ibrahim) Somali iyey ahayd oo boqor faraciinta iya bixiyey. Asiya (Asia continent iyadda iya loogu magac daray) waxa qabbay mid inimadiisa aha. Luqadda hooyo iya ilmaha uu guudbisa. Taas iya keentay in ay kalmaddo baddan oo Soomali ah carabiga ay galeen

  • @user-mr7ip7ky8z
    @user-mr7ip7ky8z Před 5 měsíci +1

    Waan ku raac sanahay waxan jogi jiray waqti fog mosco caasimada ruushka markan luuqada baranayay afsomali baan ogaday in luqada ruushku kujirto afrush bey dhahan luqada rushka bey leyihiin af rush marka wax badan ayan layabay dutch iyo english wu kujira soomaliga waxa ka daran taas marku nin ingiriis ah iishegay in somaligu yahay luuqada ugu cimriga dheer ay na kamid tahay semetic language ka sida luqada yuhuda oo aan ka taariikh fog nahay

  • @deeq150
    @deeq150 Před rokem

    Maashallah

  • @bushraali6447
    @bushraali6447 Před 9 měsíci +1

    subxanallah😮

  • @abdullahialirenidol2020

    Tafsiir caami ahaa taas

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 Před 9 měsíci +1

    Luuqadda soomalidu caadi maahan. Afsoomaaliga miyiga hallaga soo aruuriyo

  • @IMAN22
    @IMAN22 Před 5 lety +11

    Af--faransiiska waxaa ku jira ereyo badan oo soomaali ah

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 Před 5 měsíci +2

    Af Chinese ka aya erayo badan wadaagnaa wan layabanaa

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 Před 5 lety +4

    hanbalyo af somali Gi dhinty so nolaysy eee

  • @NadarDahir
    @NadarDahir Před rokem +1

    af-soomaaligu waa Hodan cajiiib

  • @midnimodoon8724
    @midnimodoon8724 Před rokem +3

    Buuggan xaggee ka heli karaa ?

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před rokem +7

    Afsoomasligu carabi waxba kagsmajiraan, lkn carabta ayaa erayo badan nagaqaatay afkooda iyo quraanka ayaadna ku arkaysaa. Ee maskaxda ayaa dadka lagadulleeyey, waayo waddaniyiin manihin.

  • @moismail2675
    @moismail2675 Před 5 lety +8

    Halkee laga heli kara buugan?
    Where can I find this book?
    Waxay ahayd in ay noo sheegan meesha laga iibsan karo.

    • @abdirahmanrg3506
      @abdirahmanrg3506 Před 5 lety

      Buuga wali iibkiisa Lama bilaabin

    • @mohadeeq568
      @mohadeeq568 Před rokem

      @@abdirahmanrg3506 walaal.hada jntee laga helaaa plz I sheeg

    • @rashedguleed6736
      @rashedguleed6736 Před rokem +1

      Hiil press ayaa laga heli karaa bisha danbena Amazon online

  • @XasanLoolodow
    @XasanLoolodow Před 10 měsíci

    Kalamda aw waa luqadii kuush ama kushatiga

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Před rokem +1

    Hadduu kula fadhiyi lahaa qof cilmiga Afafka bartay ...

  • @sharmaarkem
    @sharmaarkem Před rokem

    Af Qani Ah

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Před 5 lety +3

    Walaahu laa yahdi qoomul kaadibiin

  • @abdullahiabshir9607
    @abdullahiabshir9607 Před 4 lety +1

    Buugan xagee ka helikarnaa

  • @user-fy1xp9ol8x
    @user-fy1xp9ol8x Před 20 dny

    Buug waa english afsomaaligiisa noosheega dee

  • @liyow55
    @liyow55 Před 6 měsíci +1

    Xagee ka helnaa buugaan

    • @rashedguleed6736
      @rashedguleed6736 Před 5 měsíci

      Hiil press baad ka helaysaa. Amazon bisha danbe ayaan ka helaysaa

  • @CLAIDEASWAN.
    @CLAIDEASWAN. Před 5 lety +2

    Asalam Alekum sir

  • @yasminmuse1787
    @yasminmuse1787 Před rokem +3

    inteeh ka’helaah buuga. Where can I get this book.

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 Před 23 dny

    Midkan keyse ah ee wareysanaya interested kuma ah topic Gan sidaa darted ma uusan weydiinin su.alo muhiim ah hadi si kama ah uu ku weydiiyana jwbta oo faahfaahsan kama sugaayo

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Před 3 měsíci

    Rawhid is right Somali language is arguably the oldest language spoken,according to the experts.

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 Před 5 lety +4

    Bafalo wa aqoonyahan.lab=bal .lat=Tal .Taj=jat . Tax=xat Takh=khat tar=dar, tag =gat. Taf=fat tan=naT . wad=daw was.= Saw, lag =gal eeg=gee, las= sal alleh=hella wax=xaw, waa

    • @walieabdillahi4649
      @walieabdillahi4649 Před 3 lety

      Baal eeg af keena: Doqon=Naacas=Sacsac kolba xaraf u danbey iyu kikaaleh ka bilamaya

  • @user-fy1xp9ol8x
    @user-fy1xp9ol8x Před 20 dny

    Asal iyo origin maxaa afsoomaali lagu dhahaa isherga

  • @zakiyarechannel2226
    @zakiyarechannel2226 Před 5 lety +2

    Oo laakin sidee lagu zoo ogaaday waxad rabtan miyaaad noo zheegazaaan

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem +4

    muranka muxuu yahay wuxuu sheegay oo dhan waa rune

    • @RElmi-hi6wz
      @RElmi-hi6wz Před 19 hodinami

      Beenaleyaasha aduunkan haysta iya runta diidan!

  • @RAMMADT
    @RAMMADT Před 4 lety +2

    Buuga xageee laga helayaaa aqoon yahayn

  • @yasminmuse1787
    @yasminmuse1787 Před rokem +1

    Where can I buy this book. I looked everywhere. I can’t find it.

  • @Gudbi755
    @Gudbi755 Před 5 lety +3

    maxuma fikirkaasi
    waaho af somaliga afafban bay kalmado wadaagaan
    halkaa waxa ldheehankaraa waamaxay sababtu

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Před rokem

    Nebi aadam wuxuu ku hadli jirey afka carabiga oo ah afka jadada iyo samadaba lagaga hadlo af soomaaliguna intiida badan waa erey bixintii sameeyey culimadeenii hore markay tafsiirayeen quraanka iyo fiqigq

    • @rashedguleed6736
      @rashedguleed6736 Před rokem +4

      Af-soomaaligu waa carabi qadiimi ah (ancient Arabic) sidaas awgeed buu quraanka uu ugu badan yahay. Awow yadeenii hore maxay eray bixin sameeyaan quraankaba may aqoone oo reer miyi bay ahaayeen. Waxaad akhridaa buuga uu qoray Sayid Abdirahman czcams.com/video/J_6_oFCf8qo/video.html

  • @abdoulkaderomaribrahim913

    Buugan ma la bilaabay iibkiisa ?

  • @saeedofficial
    @saeedofficial Před 5 lety +1

    Ninkani fikirkiisuu ka hadlayaa lin waa jabanyhhy

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 Před rokem +2

    Waxaan u baahanahay buugaan ee intaa ka helaa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před rokem +2

    Buugani dadbadan ayuu majara habasbindoonaa

    • @fartuungafaajeh8737
      @fartuungafaajeh8737 Před rokem +6

      Hhh waxaan kuu gartay inaadan ahayn soomali oo aad tahay dadyowga afkeena bartay ama inaad tahay ku wa carab ismoodka ama kuwa ajanabigaa ee nalanool laakiin xiqdiga waxba kuuma tarayo nacabku darbiyada hajiro

    • @nimcocisman4642
      @nimcocisman4642 Před rokem

      ​@@fartuungafaajeh8737xiqdi ba isagoon jirin waxa fiican cilmi sugan in umadda lasoo gaadhsiiyo, Ilaahay baana og xaqiiqada...

    • @yaabarag4366
      @yaabarag4366 Před 10 měsíci +2

      Adiga ninka buugaan qoray inta eray oo uu macneeyay amba fikirkiisa kusaleysan cilmi baaris oo kusameyay luqada soomaliga miyaad beenin karta oo aad la imaan karta cadeymo burinaya cilmi baarista
      Iska hadal looma hadlo ninka raga ah marka lagu murmayo asalkiisa marna carab laga dhigayo marna africaan wa inu baaris gala oo uu ogaada cidu yahay iyo asalkiisaba

  • @abdoulkaderomaribrahim913

    Buugan halkeen ka helaa walaalayaal ?

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Před rokem +1

    Afsoomaaligu waa af qadiim ah laakiin afkii nabi aadam C's ilama aha

    • @drhasansheikhyousuf4790
      @drhasansheikhyousuf4790 Před 9 měsíci +1

      Dhibku waa inaga wayo dee nebi Adam afkiisi manta maxaynu uga bahanay ee inagaga jira nebi adan Cs waa abihii umadaha aduun

  • @IMAN22
    @IMAN22 Před 5 lety +2

    Buuga xagee laga helayaa?

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Před 5 lety +1

    Mudane, Afafka kale yaa sameeyey? ma Xaawo?.

  • @XasanLoolodow
    @XasanLoolodow Před 10 měsíci +1

    Asc rashiid ar,somaliga horta wuxuu ka so jeedaa afki uu ku had,laayay ee kuush bin haam oo ahaa walaakii saam marka carabiga .iyo somalig. Xiriir baa ka dhaxeeya

  • @drhasansheikhyousuf4790
    @drhasansheikhyousuf4790 Před 9 měsíci

    Luuqadaha ma sameeyaan dad meelo gooniya u fadhiya se luuqada waxa laysla ogolyay inu alle sameyay oo dadka intii meel wada degan ba ku ilhaamiyay in ay isku afgartaan waa intii aqoon tayda

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před 9 měsíci

    Inta luqad adunka loga hadlayo Al ku hadlay nabi adan Cs

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 Před rokem

    Jeel jire marku iska hadlo waa nooca oo kle

    • @muhamedalibileh7331
      @muhamedalibileh7331 Před rokem +3

      Somali xaaside baadana.
      Your are analphabet.

    • @fartuungafaajeh8737
      @fartuungafaajeh8737 Před rokem +5

      ​@@muhamedalibileh7331waad ku fahantay ku wa afkeena bartay baa naga buuxa cuqdad baa haysa somaali baa waxaa leh ma maqli karaan

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Před rokem +2

      SOMAALI maba tihide mxd usheegan wasahyhow aan laga wasakhsaneen xaasid nimo ma wxd mooday inaa wx kaga qaadi kartid shuush

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 Před 5 měsíci

    Ilama ahn inuu nabi adaam hal af uu kuhadli jiray ee luqadiisi qolaba dhinac kaheysataa

  • @mukhtara.5063
    @mukhtara.5063 Před rokem

    Adeer waad dadaashey lkn wax cilmiyeysan ( Academic) ah oo caqliga dadka waxbartey ixtiraamya la imow ..
    Adam nabi ma aheyn !

    • @fartuungafaajeh8737
      @fartuungafaajeh8737 Před rokem +1

      Dee hanoo sheeginee dhamaad yeelo haduunan ku qancin iska bax

    • @kafiibrahim9149
      @kafiibrahim9149 Před rokem +4

      Qoraagu cilmi baris cajiba ayu so bandhigay, lakin dhibta jirta, WA somalida oo an aqon u arag, waxa afkoda lagu qoro, tusale ahan, kuwada wax bartay, xata in ay KU hadlan bay u arkan badownimo, WA mahadsan tahey qoraga

    • @drhasansheikhyousuf4790
      @drhasansheikhyousuf4790 Před 9 měsíci +1

      😅😅😅😅😅 maxad ku keentay nebi muu ahayn hadaa muxu ahaa

    • @mukhtara.5063
      @mukhtara.5063 Před 9 měsíci

      @@drhasansheikhyousuf4790 xaguu lagu sheegay nabi nimadiisa

    • @drhasansheikhyousuf4790
      @drhasansheikhyousuf4790 Před 9 měsíci +1

      ​@@mukhtara.5063 qisoyin badan baa jira oo diiniya sida tirada 25 nebi ee quranka lagu sheegay tiradooda waxa laga bilaabaya Adem Cs bal hadad u bahantay waxad ka helaysaa surada Huud iyo Al Baqra baadh adna

  • @XasanLoolodow
    @XasanLoolodow Před 10 měsíci

    Waxaat,sa ogaataa xar,faha laatinka waxaa ku horeeyay kuushitiga oo qoray ogaaw iyo far,shaxanka artiska ah

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před rokem +1

    Micne sax ah kama dheegan halkan, waayo ismoodsiis iyo mala awaal ayaa kabuuxa.

    • @fartuungafaajeh8737
      @fartuungafaajeh8737 Před rokem +4

      Adigu maxaad uga soo horjeedaa hadaysan ku qancin iska daa hadaaawan

  • @farhanfab2798
    @farhanfab2798 Před 6 měsíci

    beenaaleh ;

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 Před 5 lety +2

    Afkii Nabi aadam CS luuqad ahaan Waxa la Oran jirey BUUDi

    • @Gudbi755
      @Gudbi755 Před 5 lety +1

      zxp ma,inaga hubtaa

    • @Gudbi755
      @Gudbi755 Před 5 lety

      buudi

    • @ninbureed
      @ninbureed Před 5 lety +7

      Bal u fiirso heesta odhanaysa.cirka qaw qaw low qadhqadhay qawanaantayduu Arkaa ee qudhayda xagaan dhigaa.... miyaanay ku tusayn Adam markii Aduunka lagu soo tuuray

    • @AyroTV
      @AyroTV Před 4 lety +10

      Cabdi Waduud Erayga Buudi waa Afsoomaal waa Bu'di ama Bu'da oo ah asalka halkay wax ka unkamaan, Shaqal dheer ayaa laga dhigay Buudi= Budi ama Buda

    • @cabdiwaduud8467
      @cabdiwaduud8467 Před 4 lety +2

      @@AyroTV Afkii Ama Luuqad ii Nabi aadam cs ku hadli jirey Ayaa Ahayd buudi

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Před rokem +1

    Khuraafaadka daddka kala tag

  • @hawraarsame1603
    @hawraarsame1603 Před rokem

    Afsoomaali kkkkkkkkkk kkkkkkkk
    AfSoomaali Af jira ma yahay????

    • @fartuungafaajeh8737
      @fartuungafaajeh8737 Před rokem +3

      Waa afjira adigu hadaadan sal yaraad lahayn dee haynagu ooyine orodo baro tariiqdaada jaahilyahow

    • @hawraarsame1603
      @hawraarsame1603 Před rokem

      @@fartuungafaajeh8737 Gabaray Baayo ama Abaayo ama Huuno ama Walaal wax isweydiintu maaha denbi ee Maxaa deelqaafka keenay??
      Fadlan afsoomaali ma Af jira miyaa?
      Fadlan adiga oo raali ah Soomaali = maxay??
      Af haynoo joogee
      Erayga Soomaali maxuu ka dhigan yahay? Erayga Soomaali macnihiisa inoo sheeg adiga oo Mahadsanid.

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Před rokem +1

      Adigu hadaadan sal iyo raad toona lahayn dee anaga hana xagxaganin orod baro tarikhdada wx yhow xabashiga ee afkeena bartay wasakhyhow jaahilkaa

    • @hawraarsame1603
      @hawraarsame1603 Před rokem +1

      @@Noura-cy8ns kkkkkkkkkk
      Maxaa kaa xanaajiyey inanay?
      Wiil walaalkaa ah baan ahaye waraabe haysiin hana igu sheegin xabaa-shi ama mayti!
      Quruxay marna Qalanjoy oo Qumanay aniga amaan ayaad iga mudantahay oo aan kuu hayaa walaashay wax iswaydiintu wax xun maaha fikir iyo rayi isweydiintu wax Caagan ama reeban maaha mana aha xaaraan se Hadii qalad ii fahantay raali noqo qaali Quruxay amaan badanay Illaahay haku xafidee.

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Před rokem +3

      @@hawraarsame1603 waar soco amaan kaagama baahni intaad afkeyga inkiraysid adeer luuqadayda hadaad ikirto jiritaanka Somali na waad inkiraysaa qof noocaasa qaali iyo qrx midna ima odhan karee wax isku fal doqonyhow Adeer somaali inaadan aheen halkaasay ka muuqataye is cadee amba xabashi amba Orom baad thy

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před rokem +2

    Wax DNA layiraahdo oo qofka asalkiisa lagu baadi goobikaro majiraan ee waa shirqool sahyuuniyaddu dadka kulawareegayso.

    • @fartuungafaajeh8737
      @fartuungafaajeh8737 Před rokem +2

      No saxiib ayaga ayaa jashalaayey in ay soosaaraan dna wayna isku dayeen in ay hawada kasaarto wey awoodi waayeen illahay baana fashiliyey marka hayska hadlin nio

    • @dr.khalidbeergeel5471
      @dr.khalidbeergeel5471 Před 11 měsíci +2

      horta DNA macneheeda iyo waxaytahay fahan.

    • @drhasansheikhyousuf4790
      @drhasansheikhyousuf4790 Před 9 měsíci +1

      😢Dee waxagu waa qarjajace inaga sax halka Hiddo side waa wax jira wuxu leyay Alleles oo soomali ah aleel