Soomaalida Halkey kasoo Jeedaa ? Sh Calinuur Axmad Xoogsade

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 03. 2022

Komentáře • 95

  • @zaynabaadan9580
    @zaynabaadan9580 Před 2 lety +6

    Masha allh shiiq cali xoogsada Alle hakuxafido

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q Před 11 měsíci +7

    Somali r the origin of mankind

  • @aminohussein8173
    @aminohussein8173 Před 2 lety +1

    Masha alaah

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 10 měsíci +1

    Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha

  • @abdurahmanhersi8357
    @abdurahmanhersi8357 Před měsícem

    Shiikhunaa Allaha ku xafido

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 10 měsíci

    Masha Allaaha masha Allaaha

  • @user-iv9de8bf3c
    @user-iv9de8bf3c Před 6 měsíci

    Maashaa allaah jazaakallaahu khayran sh calinuur

  • @nasiixudiini7503
    @nasiixudiini7503 Před 2 lety +5

    Masha allah

  • @madaxsareofficial9520
    @madaxsareofficial9520 Před rokem +3

    Waa sax qofki rabo Xaqiiqada waxaa sheegay Sheekhan isiirka Somalida

  • @draliabdihassan8023
    @draliabdihassan8023 Před 2 lety +1

    Ahlan sh cali. Nur

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 Před 2 lety +2

    Jasaa kalaah wiilow

  • @faadumomaxamuud4796
    @faadumomaxamuud4796 Před měsícem +1

    Qofku waxaanu takhasus ku lahyn haduu ka hadlo waa kanoo kale adeer aasaarta iyo taarikhda dhulka anagaa lehe carab jaceyl isirka hanooga saarin

  • @EftinRespect
    @EftinRespect Před 10 měsíci +1

    Shiek way kawaaleen wllhi

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před rokem +9

    War carabtu waxay rabaan inay raadkiinna tirtiraan. Hawiye caqlikaraadi waa sidan. Soomaalida carab shuqul kumaleh lkn nin gaajooday ayaa yiri carab baan nahay. Midda kale magaca soomaaliya waa magac dhow lkn taariikhda dadku wey fogtahay Soomaaliyana lama oranjirin sida itoobiyaba magaca loobixiyey.

  • @abdihakimali4429
    @abdihakimali4429 Před 9 měsíci +1

    Hadalka sheeqa inuu sax yahay baan aaminsanahay inkastoo wax cad oo dadkoo idil isku wada raacsanyihiin oo aan shaki kujirin aan laheynin hadana waa waxa ugu macquulsan. Tan kale hadii xetaa soomaalida aysan carab aheyn ama kala meel kayimaadeen hada waa dad walaalo ah oo isdhalay ma cid baa inkiri karta taa

  • @ayishaibrahim8788
    @ayishaibrahim8788 Před 3 dny

    Hada adigaan hadlaayo aa carab ah Maa dhihi rabaa.... layaab

  • @awraabbi-rh1qm
    @awraabbi-rh1qm Před 6 měsíci

    Axmed Ibnul Xambal miyaad tidhi, Ustaad?

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před rokem +2

    Soomaalida luqaddooda iyo sinjigooda midna isma bedelin taas ayaana sax ah carabina kuma hadlaan. Ninwalba hahadlo baa adduun dishay.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 2 měsíci +1

    Maqaarka madow aba dhiig afrika ka ahay qofka exsanka kafiiri iimaan islaam carab maga kaaweyntahay hal qof ilaah kuweyneyay nabiga ilah diintada aanwadagna itobiye ladhashen utaba bara kuwa kale elataree ladhaho kuna dhameya kubadasha hunguri hada lahelay sababta xira turki loguxareyay lonadhisay

  • @maxmaed.saleban6505
    @maxmaed.saleban6505 Před rokem +2

    Soomaali.waxay.kasoojeedaah.baatuu

  • @user-bz9sf3mt8w
    @user-bz9sf3mt8w Před měsícem

    Ujuuraan waa. Afmaay. Ujur aan
    Ujur. Micnaheeda. Ijaar
    Aan. Micnahiis. Cun
    Waa ijaar cun
    Waayo anshuur ayay qaadi jireen. Waana sababta. Boqortooyada ujur aan loogu. Hor yimid loona dumiyay

  • @user-iv9de8bf3c
    @user-iv9de8bf3c Před 6 měsíci

    Xaqiiqadi umadda soomaaliyeed duullaan baa lagu soo qaaday , meel u badbaaday malaha

  • @abdullahimohamud9258
    @abdullahimohamud9258 Před rokem +1

    Waa sax sidaad tiri dna ayaan iska qaaday anigoo daarood ah hawiye iyo dir hal meel ayaan kasoo jeedna ev32 ayaan noqonay

  • @user-hj7zq2wj7s
    @user-hj7zq2wj7s Před 10 měsíci


    صوماليون (بالصومالية: Soomaali)‏ هم مجموعة إثنية تنتمي للشعوب الكوشية وتسكن القرن الإفريقي، جمهورية الصومال وتتحدث الأغلبية اللغة الصومالية وهي إحدى اللغات الكوشية من الفرع الأفريقي الآسيوي

    • @ksa-po8pg
      @ksa-po8pg Před 5 měsíci

      Kuushka aad maqlaysid ba sinji ma aha ee waa luqad sida luqada carabiga ama sawaaxiliga .
      Hadda dadka ku hadla af carabiga ma wada carabbaa ?
      May oo waxaaba ku hadla af caribiga dadka reer marooco iyo aljeeria oo ah dad ka soo jeeda qawmiyada barbar ama la dhaho "amaziiq" .
      Waxaa ku hadla af carabiga masarida oo ah faraciin .
      Haa way jirtay buqurtooyo la dhaho kuush lakin dadkay xukumaysay ama hadda ba ku hadla afafka kuushka ma aha wada kushitik .
      Tusaale : anigu somali baan ahay oo darood ka sii ahay oo asalkaygu waa carab oo hadal kumaba jiro hadana afka somaliga anaaba illa awoowayaashay kaa badiya oo wada abwaano ahaa 🤣
      Sidoo kale reerka la dhaho isaaqa ayaguna waa carab , sidoo kale hawiye waa kan wadaadku sheegayo ba .
      MArka afkan somaliga ah ee ahayn wada kushitika ee uu ka buuxu af carabiga hindiga iyo ingiruisigu micneheedu ma aha inuu asalkayagu yahay kuush .
      Wuxuu nin ku soo qorto meel isagu waa gaar .

  • @loveanimalis
    @loveanimalis Před 2 lety

    Somalida waa Persian aniga reerkayga waa faarisiyiin

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před rokem +1

    Intii maangaabka ahayd ayuu urursaday

  • @realisticnewsviewer3316
    @realisticnewsviewer3316 Před 2 lety +6

    Kan waa lunsan yahay sheikh maaha. Soomaalidu DNA haplogroup ma ahan arab DNA haplogroup.

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 Před rokem +5

      Somalida Arab ma aha, afrikana ma aha, somalidu wa Somali, arabta gabaar Somali ba daashi, abti baan u ahni,

  • @user-hj7zq2wj7s
    @user-hj7zq2wj7s Před 17 dny

    المقال الرئيسي: قبائل الصومال والسكان الأصليين مدجان وتعني دباغة الجلود والصيد البري تنقسم القبائل الصومال الي ثلاث مجموعات قبلية هما الدارود والهوية وكذلك مجموعة القبائل الصغيرة الأصلية(المدجان) .
    القسم الاول من القبائل الصومالية
    وكلهم من نسل الداروود .
    داروود
    سعيد هرتي .الدولبهنتي
    احمد هرتيز مورعس
    محمد هرتب مجيرتين
    محمود هرتي ورسنجلي
    أما عشائر الداروود الأخرى فهي :
    مريحان
    أوجادين
    القسم الثاني من القبائل الصومالية
    السمرون سعيد والاسحاق ليسوا من نسل در ولكن من العرب المهاجرين , وكانوا يهدد الفلاشا الذين أسلموا واستوطنو الصومال .
    الدر وهم السكان الأصلين مع المدجان (الجبويي أو المدبان وموسى در والهويي أكبر القبائل الصوماليةوأقدمها
    الالمدبان
    موسى در أو دريو
    الدر
    الهويي
    العيسى
    الاسحاق
    هبر اوولو
    ارب
    جرحجيس
    هبر توجالوو
    أيوب
    بيامال
    سور
    فيق
    القسم الثالث من القبائل الصومالية
    وكلهم من نسل الهوية وتوجد بعض القبائل الصغيرة هي حليفة للهوية وتدخل معه في المسمى .
    هوية محمد ومحمود إرر صومالي وتنسب له أبو الصومال أو السكان الأصليين
    وعدن
    مورال
    جالجعل
    ابقال
    أبر جدير
    الشيخال .
    القسم الرابع: الرحنوين
    الدجل
    جري
    جلادي
    دبرا
    مرفلي
    حرين
    كما توجد محموعات أخرى تصنف على أنها أقليات :
    تصنف هذه القبائل في الصومال على أنها مجموعات ليس لها قبائل .
    قبيلة[ عرب محمود صالح ] تنحدر من قبيلة بن نيمر احدى قبائل بلاد المهرة ،التابعة للجمهورية اليمنية ، وهذه القبيلةاستوطنت إقليم بونت لاند ، وكان انطلاقها من مدينة ايل الساحلية ثم انتشرت القبيلة في عدد أخر من المدن الصومالية ، مثل مدينة بدر بيلا ، ايل ، ومدينة جالكعيو .
    تومال من مملكة سبأ بعد الفيضان هاجرو إلى الصومال
    يبر وهو من قبائل عربية قديمة وحكموا الصومال فترة طويلة وكان إسم الملك بع بعير
    ايلاي
    وكلمة "هبر" المتكرر ذكرها تعني: زوجة أو العجوزة؟؟
    فرضية الاصل العربي للقبائل الصومالية
    صحيح ان نسب اغلب القبائل الصومالية تنتسب الى اصل عربي, ولكن حسب تحليلات الجينية في العقود الاخيرة على الصوماليين, يتضح لدينا ان السلالة الذكورية التي يحملها الصوماليون المنتمون لقبائل الدارود هي السلالة E-V32 وهي نفس السلالة الذكورية عند قبائل الهوية, اي بمعنى ان الدارود والهوية لهما نفس النسب الابوي. يذكر ان الكروموسوم الذكوري E-V32 يحمله اغلب الصوماليين, بنسبه 70% [1]. تلي هذه السلالة من حيث الانتشار السلالة الذكورية T1 بنسبة 10 %, هذه بالنسبة للابحاث الاكديمية.[2]
    اما عند النظر للاشخاص الحاملين لهذه السلالة فيتضح لنا حسب نتائج تحليلات الحمض النووي الشخصية من قبل شركات مثل 23andme ان الحاملون لهذه السلالة هم العيسى والإساق وجزء من الدر. حيث يظهر ان الافراد المنتمون للعيسى يحملون T1 فقط, كل شخص قام بهذا التحليل الشخصي وكان من العيسى اظهر ان سلالة الذكورية هي T1, ونفس الشي بالنسبة للإساق, ولكن يظهر ان بعضهم يحملون E-V32 ايضا, ولكن الجزء الاكبر منهم يحملون T1, ويجب الاشارة ان الاشخاص الذين يقومون بهذه التحليلات الشخصية هم المغتربون فحسب. أي بمعنى ان لا يمكن الجزم اذا كان كل افراد قبيلة العيسى يحملون T1 ام ان بعضهم لديهم E-V32. ولكن نسب انتشار ال E-V32 وT1 مدعومة من قبل الدراسات الاكاديمية على الصوماليين.

  • @Wiilkadheer4
    @Wiilkadheer4 Před 9 měsíci +1

    Ninkaan hadalkiisa mahan hadal jiro. Waxaad mooda inuu sifiican u baarin uu kudubo carab iyo somali lee soo akhriyaay. Oo aanu cilmi fican u lahayn

  • @cabdinaasiryuusufciise5901

    Balaayo iyobaas carab ha noqoto soomaali waa dad afrikaan ah afrikaan nimadeen aan ku faano waa xaqiiq inaan afrikaanah

  • @user-nk7cs2dz9o
    @user-nk7cs2dz9o Před měsícem

    ilaahay ka baq oo beentan meesha ka Saar intii horana is toobad keen

  • @Adnaanyusuf-vh9oi
    @Adnaanyusuf-vh9oi Před 2 měsíci

    Soomaalidu waa sadx farac ubadan carab kush iiraniyiin

    • @user-us3xh9wl8y
      @user-us3xh9wl8y Před 7 dny

      Somalis are older than both so how are they descendent.

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 10 měsíci +1

    Daarood haadii uumaaqaaloo diir iyo haawiiyee baacarabaha weeyxaanaaqaa yaan maamaqaali kaaraan keeligaayo bacaarab

  • @sandheere4793
    @sandheere4793 Před 4 měsíci

    Ninkan warkiisa 100 100 waan beeninayaa somalidu diinta islaam way ka horeeyeen dad qarniyaal soo dhaqnaa bay ahaayeen diinta waaq bayna haysteen kadib markay islamka qaateen bay abtirsiga carabta jeclaadeen

  • @mustafaaden-cx8ui
    @mustafaaden-cx8ui Před 2 měsíci

    Qof is inkiraya!

  • @Adnaanyusuf-vh9oi
    @Adnaanyusuf-vh9oi Před 2 měsíci

    soomaalidu waadad meel badaan isku imaade hal ,af ku hadlaan laakin kala dhiig yihiin Soomaalidu waa sadx farac ubadan carab kush iiraniyiin

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Před 10 měsíci +2

    African badan iyo kuwa cadan iyo carab ba isku jira waxay taagan yihin somalida carab waye dhulkan na wa dhul bantu uma qalman somalida in ay ku raxeystan dhulkan nimcada fadhida war anaka carab iyo african midna ma nihin somalia wa kush bin xaam bin nuux asalkina barta suudan aya dad nogu dhow

    • @islamicentertainmentchanne1128
      @islamicentertainmentchanne1128 Před 7 měsíci

      Suudaanna carabiyee kuhadlaane kasheekee hee 😂

    • @Soomaaliweyn1
      @Soomaaliweyn1 Před 7 měsíci

      @@islamicentertainmentchanne1128 farac wu jiraa luqada iyo alsinada wa aayada alle ee ma ahan wax uu qof walba u sameysan karo walal marka ani ahanteeda nabi xuun caruurta uu dhalay kuwa ay si dhaleen ayanu nahay carab iyo aricanta kale ba anaka ayey naga so farcameen

    • @user-yo9fm6ro8e
      @user-yo9fm6ro8e Před 5 měsíci

      Hhhh sudan hada carab Bay galen😂😂😂

    • @Soomaaliweyn1
      @Soomaaliweyn1 Před 5 měsíci

      @@user-yo9fm6ro8e war suudaan waa kuush bin xaam bin nuux carabta wa bin saam amxaarta aya carab gasha lakin suudaan iyo somaliya wa ilmaha nabi nuux ma aaminesid lkn😃😁🤣

    • @Soomaaliweyn1
      @Soomaaliweyn1 Před 5 měsíci

      @@islamicentertainmentchanne1128 ana ka jaahil bixinayo sababta suudan af carabi ay ugu hadlaan kow
      Horta goobta ay ku yaalo dalka suudaan wa goob istiratiji ah intaas oo kilaafo aya so martay ugu danbeyse khilaafadi cusmaniyinta afarta koono waxa ka jiro dalal ay kawada talin jiree dalalka islaam waliba si gaar masar iyo suudan hal kutlad ayey ahayen waxana saameyey ikhtilaafka saqaafiga iyo mawqica juqraafiga ay ku yaalan iyo redsea wa gooobaha si qulqulka ay carabta kaga so tilaaben suudaan

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 Před 4 měsíci

    Wadadkan waa wareersan yahay aniga Carab fir iyo Farac iima Galin wax aadan Hubin Bulshada Hala wadaagin FG Fadlan Aayaadka Eebe yeysan Adiga ku Qaban

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 10 měsíci

    Soomaalidu weexeey iisuuguu faantoo caarab xaabaashii iyo beershiiy weexeey iisuuneecb yiihii daarood iyo diir kuu waaxabaashii iin daarood haawiiyee diir waamaagaa samaada kuu jiiraa muutaa diir qaadiir caasiiuu muutaadiir

  • @degan4
    @degan4 Před 2 lety +3

    Dna maa lagu qanco

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 Před 15 dny

    Somali waa mid waa isku DNA.

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Před měsícem

    Cajiib qaruun ku wareersan meeshay ka soo jeedo?
    Qaruutu soow somaali maaha

  • @abdinooralikhansoy1032
    @abdinooralikhansoy1032 Před 2 měsíci

    Soomaali waxba umagelin Carab. Was qoralka ah waxba kamajiran Soomaali waxqoraal ah majirin. Naga da carabta.

  • @aliwardere6270
    @aliwardere6270 Před 2 lety +1

    Cali samale

  • @maxmaed.saleban6505
    @maxmaed.saleban6505 Před rokem

    Sheeqoowo.kadabeet.

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 Před měsícem

    :فكرتك جميلة لكن قد ينتقد طريقة طرحك :
    ١. كان عليك طرح فكرتك وحججك قبل نقد الآخرين.

  • @sandheere4793
    @sandheere4793 Před 4 měsíci

    Qofkan qof ka liita maanan arag anakaa diidan ma nihilism carab ma nihin

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Před 26 dny

    Itopiya ma jecli as..markaas.mudane waxaad tahay cunsuri.neceb dad ay isku midas iyo isir ba yihiin.khaasatan.oromo.

  • @faadumo116
    @faadumo116 Před měsícem +1

    adeerow carab dhiigeeda ma dhumo saas carab kuma noqoneysid ee reer kuush ba tihiin ee itobiya inaad walaal tihiin waxa daliil ah wa isku wait agtihiin somaali wa afikaan diid ama doon

    • @InspireVibes-um7ue
      @InspireVibes-um7ue Před 29 dny

      Ethiopia dal weeyan ee dhalasho maahan dhowr qoomiyadood oo ee ay kamid yihiin oromada canfarta beejaha iyo kuwo kale yaa aha Cushitics

  • @hagaha-nolosha
    @hagaha-nolosha Před rokem

    Markaan maqlo hawiye waa caqiil inbu abu daalib 😂😂😂😂

  • @user-vk9gg5ws8e
    @user-vk9gg5ws8e Před 14 dny

    Dadka beenta ka daay
    Dalandool carab lama baxdo

  • @kadra825
    @kadra825 Před rokem

    MIYANAD ARKIIN SHEEKH ISAXAQ IIBNU AHAMED AALLEH HAA UUNAXARIISTE DHUULKUUDAGO IITUULEEGYAHAY UUKUU AASAN YAHAY MESHU KUDHALAY DADKIISII SHEEKH ISAXAQ MAHA DIR WAA CARAB

    • @sandheere4793
      @sandheere4793 Před 4 měsíci

      Maaha carab wall

    • @apdigaas6887
      @apdigaas6887 Před 2 měsíci

      ​@@sandheere4793Muxu yahay baal no sharax walal Abtir siintiisana isheeg walahi
      Hadad keen to xaqiiqda wan ku yeelaya hadalkaga ga

    • @jakey2424
      @jakey2424 Před 2 měsíci

      ​@@apdigaas6887maaha carab. Waa been. Darood maaha carab. Waa been. Hawiye iskaba daa kkkkk.
      Waxaa caddaynaya DNA. Dhammaan somalida laga qaaday waxay noqdeen haplogroup E3b1.
      DNA carabta waa laga waayay.

  • @DuniyaSuleiman
    @DuniyaSuleiman Před rokem

    yaa jaahil

  • @kadra825
    @kadra825 Před rokem

    WAAYAB HAWIIYE IYO DAROOD BUU KUUSHEGAY CARAB الشيخ السيد إسحق بن أحمد بن محمد UUXU IIYIDHI LAMAAYAQAN WAAYAAB OO AAWAY SOMALIDIIKALE SOMALIDU WAY BADAN TAHAYE OO MALWABA WAYJOOGANE CAJIIB WLL WALAHI WAANYABAY CIIMRIIGAGO DHEERADANA GEEL DHALAYUU KUUTUSA SOMALIDII WAALASOOGALAY

    • @apdigaas6887
      @apdigaas6887 Před 2 měsíci

      Walal inagu waynu is oog nahay Ciida aynu ku abtiirsano oo ah sh isaaxaq binu axmed binu maxamed

    • @apdigaas6887
      @apdigaas6887 Před 2 měsíci

      Walal inagu waynu is oog nahay Ciida aynu ku abtiirsano oo ah sh isaaxaq binu axmed binu maxamed

  • @blacksafety
    @blacksafety Před rokem

    Beentaa soomaalidu 5000 sano kohor ayey deeganaayeen dhulkooda carabna ma jirin..

    • @user-yo9fm6ro8e
      @user-yo9fm6ro8e Před 5 měsíci

      Wakhtigii nabiga scw somali dad la yidha ma jirin hada xabashi wa jirtay bilal iyo asaxab kale aya ka dhashay wliga ma maqashay asxabi somali ah😂

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 Před 10 měsíci

    Yaa miskiin SOMALI WAA ASLAKII IYO AAS AASKII AADAMAHA WAA GERWAAQ AMA WAAQSAN LKN XANUUNKA TASACUBKU WAA DHIB BADAN YAHAY CARAB WAA JAARK33NA LKN SOMALI CARAB MAAHA BEENTUNA WAA XAARAAM BEENTU WAA XAARAAM WADAADOW

  • @CabdiRisaaq-ei1vg
    @CabdiRisaaq-ei1vg Před rokem

    Afrikaan iyo eeshiyaan isku qasmay

  • @mohamednoor4290
    @mohamednoor4290 Před 10 měsíci

    AJURAN kingdom family us never worked with Arab s Ajuran Royal family there work with turkey in otoman s empire only emam Ahmed guurei is one of Ajuran Royal family leader's and remember Ajuran Royal family are original people from Israel it's known s that is the truth about the origin people of that land of Somali is Ajuran Royal family that is there truth about that country of Somali

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 Před měsícem

    91kii Waxaad na tiraahdeen waa carab ee ku cesha doontii eey ku yimaadeen 😂😂😂
    Hadana waxaad na leedihiin Ibnu caqiil baa na wada dhlay

  • @user-ew1he8yi8f
    @user-ew1he8yi8f Před 11 měsíci

    Waar been ta kala fadhiista Somalia.

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 Před 4 měsíci

    Waa been amxarada qara baa waxay heleen 25% somali waxaa oromad sidoo kale lakii
    Somalida koonfur iyo bandiriga waxay haystaan DNA ubada ethiopia. Reer waqoyigu wuu ku yaryahay inyar oo roma ha
    bayaytan

  • @Adnaanyusuf-vh9oi
    @Adnaanyusuf-vh9oi Před 2 měsíci

    Soomaalidu waa sadx farac ubadan carab kush iiraniyiin

  • @Adnaanyusuf-vh9oi
    @Adnaanyusuf-vh9oi Před 2 měsíci

    Soomaalidu waa sadx farac ubadan carab kush iiraniyiin