Xoogsade TV
Xoogsade TV
  • 2
  • 19 599
XUKUNKA QOFKA AFURA SOOONKA CUDRDAAR LAAAN SH CALINUUR AXMAD XOOGSADE
XUKUNKA QOFKA AFURA SOOONKA CUDRDAAR LAAAN SH CALINUUR AXMAD XOOGSADE
zhlédnutí: 125

Video

Soomaalida Halkey kasoo Jeedaa ? Sh Calinuur Axmad Xoogsade
zhlédnutí 19KPřed 2 lety
Soomaalida Halkey kasoo Jeedaa ? Sh Calinuur Axmad Xoogsade

Komentáře

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 Před 4 dny

    لا اله الا الله محمد رسول الله محمد رسول الله، anagu somaali ayaanu nahay, dalka berbera ayaa ladhihi jiray,kolkii ka horeeyay buun (punt) ayaa ladhahi jiray , anagu kush manihin ee waan ka weennahay,isweeydiin afkan ma waxyi buu ku yimi? Walaal africa waa iska magac, dhaqankeena carab ma ahan, hadaa carab noqotay kaligaa noqo, ahli beytna haa ku waalan, carabnimo naar kaama fogeeneyso

  • @ayishaibrahim8788
    @ayishaibrahim8788 Před 13 dny

    Hada adigaan hadlaayo aa carab ah Maa dhihi rabaa.... layaab

  • @user-ec7ie1ux6u
    @user-ec7ie1ux6u Před 16 dny

    Hawiye iyo daarood toona caqiil bin abi daalib ma galaan caqiil tagiirtiisu dhulka xabashida ee oromadu ku habsatay ayay joogaan inta somaliya joogtaa dadka aad dirta u taqaanaan

  • @user-vk9gg5ws8e
    @user-vk9gg5ws8e Před 24 dny

    Dadka beenta ka daay Dalandool carab lama baxdo

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 Před 25 dny

    Somali waa mid waa isku DNA.

  • @user-hj7zq2wj7s
    @user-hj7zq2wj7s Před 27 dny

    المقال الرئيسي: قبائل الصومال والسكان الأصليين مدجان وتعني دباغة الجلود والصيد البري تنقسم القبائل الصومال الي ثلاث مجموعات قبلية هما الدارود والهوية وكذلك مجموعة القبائل الصغيرة الأصلية(المدجان) . القسم الاول من القبائل الصومالية وكلهم من نسل الداروود . داروود سعيد هرتي .الدولبهنتي احمد هرتيز مورعس محمد هرتب مجيرتين محمود هرتي ورسنجلي أما عشائر الداروود الأخرى فهي : مريحان أوجادين القسم الثاني من القبائل الصومالية السمرون سعيد والاسحاق ليسوا من نسل در ولكن من العرب المهاجرين , وكانوا يهدد الفلاشا الذين أسلموا واستوطنو الصومال . الدر وهم السكان الأصلين مع المدجان (الجبويي أو المدبان وموسى در والهويي أكبر القبائل الصوماليةوأقدمها الالمدبان موسى در أو دريو الدر الهويي العيسى الاسحاق هبر اوولو ارب جرحجيس هبر توجالوو أيوب بيامال سور فيق القسم الثالث من القبائل الصومالية وكلهم من نسل الهوية وتوجد بعض القبائل الصغيرة هي حليفة للهوية وتدخل معه في المسمى . هوية محمد ومحمود إرر صومالي وتنسب له أبو الصومال أو السكان الأصليين وعدن مورال جالجعل ابقال أبر جدير الشيخال . القسم الرابع: الرحنوين الدجل جري جلادي دبرا مرفلي حرين كما توجد محموعات أخرى تصنف على أنها أقليات : تصنف هذه القبائل في الصومال على أنها مجموعات ليس لها قبائل . قبيلة[ عرب محمود صالح ] تنحدر من قبيلة بن نيمر احدى قبائل بلاد المهرة ،التابعة للجمهورية اليمنية ، وهذه القبيلةاستوطنت إقليم بونت لاند ، وكان انطلاقها من مدينة ايل الساحلية ثم انتشرت القبيلة في عدد أخر من المدن الصومالية ، مثل مدينة بدر بيلا ، ايل ، ومدينة جالكعيو . تومال من مملكة سبأ بعد الفيضان هاجرو إلى الصومال يبر وهو من قبائل عربية قديمة وحكموا الصومال فترة طويلة وكان إسم الملك بع بعير ايلاي وكلمة "هبر" المتكرر ذكرها تعني: زوجة أو العجوزة؟؟ فرضية الاصل العربي للقبائل الصومالية صحيح ان نسب اغلب القبائل الصومالية تنتسب الى اصل عربي, ولكن حسب تحليلات الجينية في العقود الاخيرة على الصوماليين, يتضح لدينا ان السلالة الذكورية التي يحملها الصوماليون المنتمون لقبائل الدارود هي السلالة E-V32 وهي نفس السلالة الذكورية عند قبائل الهوية, اي بمعنى ان الدارود والهوية لهما نفس النسب الابوي. يذكر ان الكروموسوم الذكوري E-V32 يحمله اغلب الصوماليين, بنسبه 70% [1]. تلي هذه السلالة من حيث الانتشار السلالة الذكورية T1 بنسبة 10 %, هذه بالنسبة للابحاث الاكديمية.[2] اما عند النظر للاشخاص الحاملين لهذه السلالة فيتضح لنا حسب نتائج تحليلات الحمض النووي الشخصية من قبل شركات مثل 23andme ان الحاملون لهذه السلالة هم العيسى والإساق وجزء من الدر. حيث يظهر ان الافراد المنتمون للعيسى يحملون T1 فقط, كل شخص قام بهذا التحليل الشخصي وكان من العيسى اظهر ان سلالة الذكورية هي T1, ونفس الشي بالنسبة للإساق, ولكن يظهر ان بعضهم يحملون E-V32 ايضا, ولكن الجزء الاكبر منهم يحملون T1, ويجب الاشارة ان الاشخاص الذين يقومون بهذه التحليلات الشخصية هم المغتربون فحسب. أي بمعنى ان لا يمكن الجزم اذا كان كل افراد قبيلة العيسى يحملون T1 ام ان بعضهم لديهم E-V32. ولكن نسب انتشار ال E-V32 وT1 مدعومة من قبل الدراسات الاكاديمية على الصوماليين.

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Před měsícem

    Itopiya ma jecli as..markaas.mudane waxaad tahay cunsuri.neceb dad ay isku midas iyo isir ba yihiin.khaasatan.oromo.

  • @faadumo116
    @faadumo116 Před měsícem

    adeerow carab dhiigeeda ma dhumo saas carab kuma noqoneysid ee reer kuush ba tihiin ee itobiya inaad walaal tihiin waxa daliil ah wa isku wait agtihiin somaali wa afikaan diid ama doon

    • @InspireVibes-um7ue
      @InspireVibes-um7ue Před měsícem

      Ethiopia dal weeyan ee dhalasho maahan dhowr qoomiyadood oo ee ay kamid yihiin oromada canfarta beejaha iyo kuwo kale yaa aha Cushitics

  • @faadumomaxamuud4796
    @faadumomaxamuud4796 Před měsícem

    Qofku waxaanu takhasus ku lahyn haduu ka hadlo waa kanoo kale adeer aasaarta iyo taarikhda dhulka anagaa lehe carab jaceyl isirka hanooga saarin

  • @Alon_404
    @Alon_404 Před měsícem

    bal fiiriya oo eega, hadaan somali nahay waligeen waxaa runta noshegijiray anagane kaqaadanjirney waa culumadeena, laakin maanta 2024 dadka qaar oo somali ah ayaa rumaysana hadal oo dhahay nin professor ah oon lagaranenin waxu shegayo caden buuxdo uusan uhaaynin. bal firiya siduu ucadenayo runtane uga sheegay shiiqan nasabka somalida cadaymo soo bandhigay hortiisa qofkale uuso bandhigin. allow noodaa culumadeena somalidane culumadoda haka dambeyan xogaha aas aasiga hakaqaatan yey ku dagmin kuwa ree galbeedka wax kusoo bartey soo abaabistey afkarkoda kashubeen . kuwaani ayaa ah kuwa waligood somali aminijirtey anigane wakuqancay cademahan .

    • @InspireVibes-um7ue
      @InspireVibes-um7ue Před měsícem

      😂😂 Walahi qaab fikirka dadka ugu liita bulshada baad ledahay wallkis/walashey. Culumadda ma ahan makhluuq wax walba aqoon u leh oo meeshay u leexda ina yirahdan aan u leexanayno haa way jirijireen culumo aqoontoodu baahsantahay oo mawduucyo kala duwan soobartay oo baaray Lakin kuwa hadeer jooga u malaynmayo heerki culumadeeni horre oo kale inay gaarsisanyihin. Waa midda xigta somalida asalkooda iyo faracooda waa lagaranayaa. Somalida waxaa loogu magac daray marka horre Odaygii Samaale la oranjirey oo ahaa midkamid ah aabayaashi somalida magacu halkaas ayuu kayimaaday oo waxay kasoo soo jeda somalidu boqortooyadii PUNT oo xukumi jiratay ilaa yemen 🇾🇪 ilaa qaybo kamid ah Ethiopia iyo Eritrea boqortayadii puntina waxay kamid ahayd oo ay kasoo gosatay dadyowgii Cushitics ka lays ku oranjiray ee lahaa boqortooyadii KUSH ee dhul ahaan asal u lahayd Sundan ilaa masar qayb kamid ah kadibna qabsatay oo ka Awood badisay boqortooyadii Faraaciyiinta mudo kadibna waa ay jabtay boqortooyadii Kush waana sababta ay Cushitics ku ay ugu soo qaxeen geeska Africa oo markaasi ay daganaayen qoladaan Nilotics ka looyaqaano oo hadeerna badankoodu daganyihiin South Sudan 🇸🇸. Boqortooyadii Kush na kahor waxaan kasoo jeedna XAAM oo ahaa wiil kamid ah wiilashii Nabi nuux calayhi salaam halka CARABTA,YUHUUDDA,AMXAARADA,TIGREEGA,MALTESE KA iyo kuwo kale ay kasoo jeedan SAM wiilkii labaad ee nabi nuux. Sidaa u kala baro dadkaaga Carabta nabi nuux baa iskugu tagtaan kaliya ee sida kale waxba iskama kiin galin. Hadaa cadayn rabtidna Carabta laftigeeda aad sheganaysiin baa kaheli kartaaye orod karaadso. Waxaa laga yaabaa inaa istiraahdid waa kuwa gaalada ah oo Carabta neceb Alxamdulilah Muslim baan ahay Carabna manici karo saa hooyaday macan baa yemeniyad ah Yemen u dhalatay Waxa kaliya aan kuugu sheegayo waxaa a waa inaad dadkaaga iyo is iskaga baratid oo dadkaan waxay rabaan kuushegaya aad kafiirsatid cimaamada waa laxirtaa garkana waa Ladaysankaraa Lakin sidaa shiikh laguma noqdo Ok Walaashey.

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 Před měsícem

    :فكرتك جميلة لكن قد ينتقد طريقة طرحك : ١. كان عليك طرح فكرتك وحججك قبل نقد الآخرين.

  • @user-bz9sf3mt8w
    @user-bz9sf3mt8w Před měsícem

    Ujuuraan waa. Afmaay. Ujur aan Ujur. Micnaheeda. Ijaar Aan. Micnahiis. Cun Waa ijaar cun Waayo anshuur ayay qaadi jireen. Waana sababta. Boqortooyada ujur aan loogu. Hor yimid loona dumiyay

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 Před 2 měsíci

    91kii Waxaad na tiraahdeen waa carab ee ku cesha doontii eey ku yimaadeen 😂😂😂 Hadana waxaad na leedihiin Ibnu caqiil baa na wada dhlay

  • @abdurahmanhersi8357
    @abdurahmanhersi8357 Před 2 měsíci

    Shiikhunaa Allaha ku xafido

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Před 2 měsíci

    Cajiib qaruun ku wareersan meeshay ka soo jeedo? Qaruutu soow somaali maaha

  • @user-nk7cs2dz9o
    @user-nk7cs2dz9o Před 2 měsíci

    ilaahay ka baq oo beentan meesha ka Saar intii horana is toobad keen

  • @mustafaaden-cx8ui
    @mustafaaden-cx8ui Před 2 měsíci

    Qof is inkiraya!

  • @abdinooralikhansoy1032
    @abdinooralikhansoy1032 Před 2 měsíci

    Soomaali waxba umagelin Carab. Was qoralka ah waxba kamajiran Soomaali waxqoraal ah majirin. Naga da carabta.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 2 měsíci

    Maqaarka madow aba dhiig afrika ka ahay qofka exsanka kafiiri iimaan islaam carab maga kaaweyntahay hal qof ilaah kuweyneyay nabiga ilah diintada aanwadagna itobiye ladhashen utaba bara kuwa kale elataree ladhaho kuna dhameya kubadasha hunguri hada lahelay sababta xira turki loguxareyay lonadhisay

  • @Adnaanyusuf-vh9oi
    @Adnaanyusuf-vh9oi Před 2 měsíci

    soomaalidu waadad meel badaan isku imaade hal ,af ku hadlaan laakin kala dhiig yihiin Soomaalidu waa sadx farac ubadan carab kush iiraniyiin

  • @Adnaanyusuf-vh9oi
    @Adnaanyusuf-vh9oi Před 2 měsíci

    Soomaalidu waa sadx farac ubadan carab kush iiraniyiin

    • @user-us3xh9wl8y
      @user-us3xh9wl8y Před 17 dny

      Somalis are older than both so how are they descendent.

  • @Adnaanyusuf-vh9oi
    @Adnaanyusuf-vh9oi Před 2 měsíci

    Soomaalidu waa sadx farac ubadan carab kush iiraniyiin

  • @Adnaanyusuf-vh9oi
    @Adnaanyusuf-vh9oi Před 2 měsíci

    Soomaalidu waa sadx farac ubadan carab kush iiraniyiin

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 Před 4 měsíci

    Waa been amxarada qara baa waxay heleen 25% somali waxaa oromad sidoo kale lakii Somalida koonfur iyo bandiriga waxay haystaan DNA ubada ethiopia. Reer waqoyigu wuu ku yaryahay inyar oo roma ha bayaytan

  • @sandheere4793
    @sandheere4793 Před 4 měsíci

    Qofkan qof ka liita maanan arag anakaa diidan ma nihilism carab ma nihin

  • @sandheere4793
    @sandheere4793 Před 4 měsíci

    Ninkan warkiisa 100 100 waan beeninayaa somalidu diinta islaam way ka horeeyeen dad qarniyaal soo dhaqnaa bay ahaayeen diinta waaq bayna haysteen kadib markay islamka qaateen bay abtirsiga carabta jeclaadeen

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 Před 4 měsíci

    Wadadkan waa wareersan yahay aniga Carab fir iyo Farac iima Galin wax aadan Hubin Bulshada Hala wadaagin FG Fadlan Aayaadka Eebe yeysan Adiga ku Qaban

  • @ksa-po8pg
    @ksa-po8pg Před 5 měsíci

    Waa run anoo darood ah baa af buuxa iyo cod dheer ku dhahaya wuxuu hawiye yahay baanu nahay . HAwiye haduu somali bas yahay waa la nahay . Haduu somali carab gasha yahay waa la nahay sida shiikhu warkaba ku soo koobay . Haduu africaan yahay waa la nahay oo duubkaas madaw iyo timahaas jilicsan iyo sankaas dheer waanu la leenahay . Xifaaltanka isagu waa gaar oo laba nin oo isku fac ah waligood waa xifaaltamaan . Lakin is jacaylka iyo isirka iyo dalka iyo dadka somaliyeed waa lama dhaafaan . Somalida kale way ogyihiin misaanka somalia dad ahaan iyo dal ahaan ba inay yihiin labadaasi reer ee darood iyo hawiye . Darood iyo hawiye oo mid noqda oo u soo jeesta danta dadkooda iyo dalkooda ka dhexeeya iyo cidaas somaliyeed micneheedu waa somalia oo noqota no 1 africa oo dhan dhinac walba dhaqaale iyo milatari koow ka yahay . Qodkii raba inuu somalia burburiyana wadada ugu fudud waa isku dirka labadaas reer ee hawiye iyo darood ileen inta kale somali waa reero iska yaryar misaanka dalkuna waa labadaasi reere . Hawiyoow iyo daroodow shalay xiligii axmad guray isku dhufays baa ka dagaalamiseen , gumaystihii xiligiisi sidaasoo kale , dagaaladii ka danbeeyay sidii 1964tii iyo 1977kii na sidoo kale . DAlku haduu burburo idinkuu idinka burburaya haduu dhismana idinkuu idiin dhismaya . Somali haday qurux badnaato waa idinkoo qurux badnaaday haday fool xumaatana waa idinkoo fool xumaaday . Dadkiinuna waa is jecel yihiin oo waa ilma adeer daris seedi iyo walaale siyaasiga dalka idinka burburiyay oo magaca reeraha dantiisa isagoo u socda ku awrkacsanaya shan indhood u yaasha oo iska qabta ilaahay baa dad ibnu aadan ah idinka dhigay xoolo ma tihidiine . Anigoo nin darooda ayaa sidaa ku leh walaalahay abtiyaashay iyo seediyaashay hawiye iyo ilma adertay darood , anaa labada reer ba wada ah , anaana darood ah anaana hawiye ah somalina anaa ah wanaagooda iyo quruxdooda iyo walaaltinimadoodana jecel .

  • @awraabbi-rh1qm
    @awraabbi-rh1qm Před 6 měsíci

    Axmed Ibnul Xambal miyaad tidhi, Ustaad?

  • @user-iv9de8bf3c
    @user-iv9de8bf3c Před 7 měsíci

    Xaqiiqadi umadda soomaaliyeed duullaan baa lagu soo qaaday , meel u badbaaday malaha

  • @user-iv9de8bf3c
    @user-iv9de8bf3c Před 7 měsíci

    Maashaa allaah jazaakallaahu khayran sh calinuur

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Před 8 měsíci

    Xawaa iyo Adam baa na ahaa oo Somaliya ku noolaa oo taariikhdu qoreysaa. Oo la sheegey halkii ay ku noolaayeen. War Ninkaan wuxuu ka hadlaayo ma yaqaano. Dad jaahil ah ayuu u sheekeenaayaa dad jaahil ah oo caamo ah. Soomaalidu waa Soomaali DNA geena waa E1B1B. Ninkaan waxa uu ka hadlaaya iskama soo baarin. Taariikh fac weyn ma yaqaano. Hawiye iyo Daarood ayuu daf dhahay.

  • @Wiilkadheer4
    @Wiilkadheer4 Před 9 měsíci

    Carabtu buukaagtii laga qoray somalida 100/90 waay badeleen. Midda kale Somali waa dad lagu tiriyo asalka aadanaha. Ninkaan Waxa uu soo baaray galiya waxay carab naga qortay. Balse muu baarin waxa aay umaduhu naga qoreen. 2 the macrobian yaa waaye ileen faraacinta waay ka Gore-Tex waxaayna ahaayen dad somali ah sida lagu tilmaamay ilaa aay gaaren dad maxaabiistoodq silsilada lagu xiro oo noqday wada dahab. Midda kale waxaa taalo taarikhdi faraacinta oo ayadane cadeen kale ah.

  • @Wiilkadheer4
    @Wiilkadheer4 Před 9 měsíci

    Ninkaan hadalkiisa mahan hadal jiro. Waxaad mooda inuu sifiican u baarin uu kudubo carab iyo somali lee soo akhriyaay. Oo aanu cilmi fican u lahayn

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991 Před 9 měsíci

    We are Muslim we are not Arab

  • @abdihakimali4429
    @abdihakimali4429 Před 9 měsíci

    Hadalka sheeqa inuu sax yahay baan aaminsanahay inkastoo wax cad oo dadkoo idil isku wada raacsanyihiin oo aan shaki kujirin aan laheynin hadana waa waxa ugu macquulsan. Tan kale hadii xetaa soomaalida aysan carab aheyn ama kala meel kayimaadeen hada waa dad walaalo ah oo isdhalay ma cid baa inkiri karta taa

  • @user-hj7zq2wj7s
    @user-hj7zq2wj7s Před 10 měsíci

     صوماليون (بالصومالية: Soomaali)‏ هم مجموعة إثنية تنتمي للشعوب الكوشية وتسكن القرن الإفريقي، جمهورية الصومال وتتحدث الأغلبية اللغة الصومالية وهي إحدى اللغات الكوشية من الفرع الأفريقي الآسيوي

    • @ksa-po8pg
      @ksa-po8pg Před 5 měsíci

      Kuushka aad maqlaysid ba sinji ma aha ee waa luqad sida luqada carabiga ama sawaaxiliga . Hadda dadka ku hadla af carabiga ma wada carabbaa ? May oo waxaaba ku hadla af caribiga dadka reer marooco iyo aljeeria oo ah dad ka soo jeeda qawmiyada barbar ama la dhaho "amaziiq" . Waxaa ku hadla af carabiga masarida oo ah faraciin . Haa way jirtay buqurtooyo la dhaho kuush lakin dadkay xukumaysay ama hadda ba ku hadla afafka kuushka ma aha wada kushitik . Tusaale : anigu somali baan ahay oo darood ka sii ahay oo asalkaygu waa carab oo hadal kumaba jiro hadana afka somaliga anaaba illa awoowayaashay kaa badiya oo wada abwaano ahaa 🤣 Sidoo kale reerka la dhaho isaaqa ayaguna waa carab , sidoo kale hawiye waa kan wadaadku sheegayo ba . MArka afkan somaliga ah ee ahayn wada kushitika ee uu ka buuxu af carabiga hindiga iyo ingiruisigu micneheedu ma aha inuu asalkayagu yahay kuush . Wuxuu nin ku soo qorto meel isagu waa gaar .

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 10 měsíci

    Masha Allaaha masha Allaaha

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 10 měsíci

    Daarood haadii uumaaqaaloo diir iyo haawiiyee baacarabaha weeyxaanaaqaa yaan maamaqaali kaaraan keeligaayo bacaarab

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 10 měsíci

    Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 10 měsíci

    Soomaalidu weexeey iisuuguu faantoo caarab xaabaashii iyo beershiiy weexeey iisuuneecb yiihii daarood iyo diir kuu waaxabaashii iin daarood haawiiyee diir waamaagaa samaada kuu jiiraa muutaa diir qaadiir caasiiuu muutaadiir

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 Před 10 měsíci

    Yaa miskiin SOMALI WAA ASLAKII IYO AAS AASKII AADAMAHA WAA GERWAAQ AMA WAAQSAN LKN XANUUNKA TASACUBKU WAA DHIB BADAN YAHAY CARAB WAA JAARK33NA LKN SOMALI CARAB MAAHA BEENTUNA WAA XAARAAM BEENTU WAA XAARAAM WADAADOW

  • @EftinRespect
    @EftinRespect Před 11 měsíci

    Shiek way kawaaleen wllhi

  • @mohamednoor4290
    @mohamednoor4290 Před 11 měsíci

    AJURAN kingdom family us never worked with Arab s Ajuran Royal family there work with turkey in otoman s empire only emam Ahmed guurei is one of Ajuran Royal family leader's and remember Ajuran Royal family are original people from Israel it's known s that is the truth about the origin people of that land of Somali is Ajuran Royal family that is there truth about that country of Somali

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Před 11 měsíci

    African badan iyo kuwa cadan iyo carab ba isku jira waxay taagan yihin somalida carab waye dhulkan na wa dhul bantu uma qalman somalida in ay ku raxeystan dhulkan nimcada fadhida war anaka carab iyo african midna ma nihin somalia wa kush bin xaam bin nuux asalkina barta suudan aya dad nogu dhow

    • @islamicentertainmentchanne1128
      @islamicentertainmentchanne1128 Před 7 měsíci

      Suudaanna carabiyee kuhadlaane kasheekee hee 😂

    • @Soomaaliweyn1
      @Soomaaliweyn1 Před 7 měsíci

      @@islamicentertainmentchanne1128 farac wu jiraa luqada iyo alsinada wa aayada alle ee ma ahan wax uu qof walba u sameysan karo walal marka ani ahanteeda nabi xuun caruurta uu dhalay kuwa ay si dhaleen ayanu nahay carab iyo aricanta kale ba anaka ayey naga so farcameen

    • @user-yo9fm6ro8e
      @user-yo9fm6ro8e Před 5 měsíci

      Hhhh sudan hada carab Bay galen😂😂😂

    • @Soomaaliweyn1
      @Soomaaliweyn1 Před 5 měsíci

      @@user-yo9fm6ro8e war suudaan waa kuush bin xaam bin nuux carabta wa bin saam amxaarta aya carab gasha lakin suudaan iyo somaliya wa ilmaha nabi nuux ma aaminesid lkn😃😁🤣

    • @Soomaaliweyn1
      @Soomaaliweyn1 Před 5 měsíci

      @@islamicentertainmentchanne1128 ana ka jaahil bixinayo sababta suudan af carabi ay ugu hadlaan kow Horta goobta ay ku yaalo dalka suudaan wa goob istiratiji ah intaas oo kilaafo aya so martay ugu danbeyse khilaafadi cusmaniyinta afarta koono waxa ka jiro dalal ay kawada talin jiree dalalka islaam waliba si gaar masar iyo suudan hal kutlad ayey ahayen waxana saameyey ikhtilaafka saqaafiga iyo mawqica juqraafiga ay ku yaalan iyo redsea wa gooobaha si qulqulka ay carabta kaga so tilaaben suudaan

  • @yaabarag4366
    @yaabarag4366 Před 11 měsíci

    Beentaan aniga kaama yeelin carabta hada jirto ma ahan carabta asalka aheed waxey ka yimaaden turkiga iyo iraan xiligi cusmaaniyiinta Carabta asalka ah ee laga soo farcamay waa somali. Somali waxey jirtay carabta kahor taasna waxa kuu daliil ah ilahey waxo dhahay qur anka carabi asal ah aya kuso dajiyay qur'ankana waxa kabuuxo erayo somali ah waliba waxa kujiro gobolo magacyadoda somali waa dad asalka aadanaha ah carabta waanu ka horeynay ee shiiqow waxad wadata taariiqdi ay kuu dajiyeen portugal ithiopia iyo masar Xita luqadaha caalamka luqada somaliga aye kaso farcameen oo laga soo minguuriyay sida luqada englishka erayo badan oo somali ah aya kabuuxo portugueska sido kale spanholka sido kale carabta asalka ah waa somali Taariiqdena caadi aya loo dhacay lkn jiil cusub aya somalia uso baxay oo u heelin ka gungaarista asalkeena shiiqyadan carabta cusub soo tabo bartay ha inaga fadhiistan isirkeenu waanu fahanay

  • @calanside95
    @calanside95 Před 11 měsíci

    Ustaad dna ayaa cadeeyay e1b1 iyo turjumida farta faraaciinta kudarso boqorkii uhoreeyay higsoska sida ow isir aamin xuute qume xuute iyo wixii la mid ah

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q Před 11 měsíci

    Somali r the origin of mankind

  • @user-ew1he8yi8f
    @user-ew1he8yi8f Před rokem

    Waar been ta kala fadhiista Somalia.

  • @CabdiRisaaq-ei1vg
    @CabdiRisaaq-ei1vg Před rokem

    Afrikaan iyo eeshiyaan isku qasmay