Prof. Cabdalla Cumar Mansuur Bandhigga Buuggiisa "Taariikhda iyo Luuqadda Bulshada Soomaaliyeed" (2)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 06. 2014
  • Maqal-muuqaalkan wuxuu Cabdalla Mansuur ku qaadandhigayaa, taariikhdii hore ee soomalida oo laga eegayo xagga Afka iyo dhaqanka, gaar ahaan dabeecadaha abtirsiimooyinka qabaa'ilka soomaaliyeed.
    In questo video, il Prof. Abdalla Omar Mansur illustra la storia antica dei somali attraverso un'analisi della lingua e della cultura somala e, in particolar modo, la natura delle genealogie dei vari clan somali.
    In this video, Prof. Abdalla Omar Mansur discusses the early history of the Somali people through an analysis of the language and culture of Somalia and, in particular, the nature of the genealogies of the various Somali clans.

Komentáře • 79

  • @kaltunosman4919
    @kaltunosman4919 Před 8 měsíci +1

    Alla ha xafido cabdalla cumar maansuur wax badan baan ka faa'iidnay

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Před 4 měsíci +1

    Qoraga Etobiyan ka la yirahada Teklesadig makruya wuxuu Qornay buug la yirahada Ye Ahmad gran warera. Raadi oo akhtiido. Kusow iyo proffesor Mukhtaar . Respectful scholars.

  • @mulkidahir3837
    @mulkidahir3837 Před 2 lety +5

    Book aan ku xasuusan doono waliba book somali laqoro kuwa ugu qiimaha bdn ayuu qoray, prof wuxuu badaly wixii nala oran jire oo ahaa somalida waa oral society dad wax qoro ama aqriyo ma ahan

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 22 dny +1

    AHUN PROF MAANSUUR

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Před 4 měsíci +1

    Karanleh Hawiye Axmad Gurey. Teklesadig makruya.. Ethiopia Historian .

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety +5

    Ahmed gurey wa shaqsi somaaliyeed oo ka sojeeda
    Beesha IRIR SAMAALE.

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 Před 3 lety +2

      Waxaad sheegayso iyo irir samaaleba waa khuraafaad aan wax caddayn ah loo hayn.

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Před měsícem +1

    Qoray taarikhyahaan afka amxariga wax ku Qoray..Ye Ahmad geran warera akhriista. Karanleh Hawiye.Axmad Gurey.

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Před měsícem +1

    Waa in aad amxariga akhiin kwartaal. Ye Ahmed Gran Warera.

  • @SYLAR6713
    @SYLAR6713 Před 8 lety +7

    Horta muran kama taagna in ay Faraaciintii hore ama Xamaytiyiintii hore ka yimaadeen geeska Africa siiba wadamada haatan loo yaqaano Eritriya, Djabuti iyo Soomaaliya dhulkaas oo dhan waagii hore waxay u yaqaaniin dhulkii ilaahyada ama dhulkii aabayaashayo , hadaba in afkoodii uu sal ku lahaa afka soomaaliga ee aynu maanta ku hadalno taasina waa wax cadaan ah oo aan muran ka taagnayn siiba 65% , markaas waxaa'se is waydiin mudan soomaalida maanta nooli horta aqoon buuxda ma u leedahay meesha ay ka soo jeedaa ama ay faraca ku leeyihiin , mise wali qusac-baalaadkii carabta ee bilaabmay 1300 AD ayeynu wali dabada haysanaa ee kalaa SHeekh Daarood , Sheekh Isaqxaaq , Sheekh ciise , Sheekh Hawiye iwm oo iska wada been ah meel ay ku yaalaana aan lahaynin , aduunka waxaa lagu kala baxaa maanta waa DNA da soomaaliduna waxay leedahay DNA-CODE cajiib ah oo aduunka maanta laga yaqaano 85% raga soomaalidana u badan halka 62% Dumarka soomaalidu leeyihiin iyana , Raga Soomaalida oo uu ka socdo faraca Soomaaligu ayaa ah kuwa salka u ah Sooyaalkii hore ee Faraaciinta oo la odhan jiray ( Ma'xas-tume ) (iron-smith or Black-smith ) waana TUMAAL boqorkooduna uu ahaa Hor-SEED ama Hur'e waana taariikh ku taala faraaciinta Boqor Hor-Seed iyo Ragiisii Tumaalada ahaa waxay wabiga Niilka soo gaadheen taariikhdu markii ay ahayd 26,000 Years ago iyagoo ka soo kicitimay Dhulka Soomaaliyeed siiba dhanka Sanaag meeshaas bay dageen maanta loo yaqaano masar taariikhdu markii ay ahayd 2500 BC waa la baabiiyey ilaa ay soo gaadheen faracoodii 1200 BC oo ay u soo qaxeen Dhulkii ay awoowyaashood hore uga tageen waxayna soo dageen taariikhdu markii ay ahayd 1000-700 BCE inta u dhaxaysa Saylac ilaa iyo Raasiga gudahana u soo galeen Sanaag ilaa iyo Nugaasha muran kama taagna waayo aataartoodii ayaa intaas daadsan buurahana ku dhex duugan ,xiligaas waxay ka soo qaxeen oo ay ka dhuumanayeen cadowgooda oo ahaa Persian and Greeks oo kaga soo duulay aasiya si markaas loo badbaadiyo Boqortooyada waxay u soo guurteen Khatuumo the Kush , markii Kushna la jabiyey waxay ka soo wada guureen dhulkii oo dhan oo ay Dhulkoodii hooyo the land of punt ay uga soo guureen , waxay noqdeen xoolo dhaqato iyo birtumayaal wada socda , halkaas oo ay waxoogaa aatar ah ka taageen se markii ay arkeen in cadowgoodu ogaaday oo xiligaas Romaanka ahaa 200-100 BCE ayey gudaha u sii galeen soomaaliya ilaa ay ka gaadheen Oogada ilaa dhulka oromada si ay uga sii dhuuntaan cadowgaas daba guurayaey 1300 ee sano , kadib cadowg kale iyaa yimid oo la yidhaah Carab , taas oo dagaalo ba'an lala galay soomaalida loona kala qaybiyey in noqota islaam iyo in diida , intii diiday waxay noqotay Gaala intii kalena Soomaalas qabiiladii diiday waxaa lagu dhajiyey in ay noqdaan Midgo kuwii qaatayna waa diintaas cusu'e Soomaalis . this is the true History of the Somali People diid ama doon . or go and do your own fucking research .... stop your fucking "muran " or give me a reasons or cite an evidence in support of your idea which is contrary to his Ancient History of ours ....... just shut the fuck up and learn ... listen to the prof FINE /END

    • @abdrhmn.hassan
      @abdrhmn.hassan Před 6 lety

      Hadiiba adigu aadan wax cadayn ah keenin iyo meesha ad research-gan kasoo samaysay, meesha aad kasoo akhriday toona. yaad leedahay ha ila murmina, wax lagu murmaaba ma yaaliine? Ilayn waa inaad marka hore wax cilmiyaysan meesha la timaada ma inaad sheeko xariiro numbers la dhex geliyay iskasoo qoarataa?
      Markaadse leedahay dadkii diinta diiday waala takooray, ma waxad ka wadaa tumaasha manta nooli waa gaalo, kumaanu ogayn kolbe?

    • @husseencagta2088
      @husseencagta2088 Před 6 lety +1

      Moh Ismail aad ayaan kuugu raacsanahay SOOYAALka faraaciinta oo aad xoogaa u ifisay ummadda soomaaliyeed .laakiin waxaysan ogeyn dadka KU abtirsadaan KUSHITIGA in ay caabudi jireen sanabkii weynaa ee WAAQ.... Dadka KU abtirsada kushitiga sooyaalkoodii waxaa god dheer ku riday carab,?????

    • @adamhirqal2983
      @adamhirqal2983 Před 3 lety +1

      85% war kaagu waa run

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 Před 2 měsíci

    Habar magaadle

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 Před 3 lety +2

    Odeygaan weyka wareersantahay saaxiib Eyro tv maad garan

  • @user-by9pd1jv7x
    @user-by9pd1jv7x Před 10 měsíci +2

    Asc maashaa Allaah tabaarak al raxmaan fiikum allaah ha idin xafido aniga qiso igu dhacda ayan idin sheega oo kusaabsan qabiilka biciid yahan dagaalkii afarta bil oo ceydiid iyo cali mahdi Allaah ha ugu raxmado raxmadiisa waasaca ah labadoodaba Allaah ha u danbi dhaafo aamiin? marka dagaalkodi ayan kabaxna soomaalya waxaan soconaba qabridahare ayan kadhacnay waxan raadinaayay baabuur oo boosaaso usocda marka dadaa idhahay baabuurkaas aya baxaayo ninka leh meesha kama dheera ee bax utak ee laheshii yacni meequu kaa qaadana baabuurkii aktiisan imid niman taagnaay mid kamid ayan ku dhahay abti baabuurkan ninka leh aaway wuxuu igu yiri abti waakaas nimankaas lasiisocde ee kagaar wuxuu iiraaciyay waakan shaalka buniga garabaka usaaran waa biciidyahan anigane waaka daba orday ano dha dhahooyo abti biciidyahan abti biciidyaha waaka daba qeylinoya magaciisan umuday wallaahi markii iigu horeysay ayey eheed oo aan maqlo qabiilkaas dadkii waa igu qosqosleen maso koobi karo sheekada raali ahaada anaga qabiil qabiil makaseynin somaalya hanoolaato soomaalya guuul wadankeena nabad iyo barwaaqo bi idin Allaah yaa rab al caalamiin

  • @engrwehelie9641
    @engrwehelie9641 Před 6 lety +1

    centro studio somalia nimanyahow waxaad ii sheegtaan
    1 buuga magacii
    2 mogadishu malka helikaraa

    • @ahmedsaqawemaki2766
      @ahmedsaqawemaki2766 Před 2 lety

      "Taarikhda Afka iyo bulshada soomaaliyeed" aya la dhaha, Haa maktabadaha ka war doon walaal, Hud hud books oo kale, aniga dhawaan ayan ka doontay sanadka cusub aya la keeni ayay i dhehen, lakin wali kama war doonin.

  • @deeq150
    @deeq150 Před rokem

    Ilaahay haidiin fududeeyo qaamuuskaa

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Před 4 měsíci +1

    Axmad Gurey waa Karanleh Hawiye.

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 Před 7 lety +2

    anagaa ku abtirsana abaadir muuse Warwaa jecle

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Před měsícem +1

    Axmad Gurey waa Karanleh. Buuga uur Qoray Tekesadiq Makurita. Ye Ahmad geran warera

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Před 3 lety +1

    Prof Muqtaar Afafka ku ma taqasusin

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 Před 6 lety +5

    JAALLE AXMED GUREY WAA LA YAQAAN HADAL AAN LOO FIIRSAN IYO FIIQSIGA CAANAHAB FEERAHAY WAX YEELAN LA YEEN!! WUXU KU CADEYEY AXMED ALQAAZI AMA DUULE INUU CARAB TUUNISYA KASO JEEDA YAHAU SOMALIDANA SI XUN U KARBAASHAY ILA AYAGO KABAHA AFKA KU SIDA MUSLIMKA KUSO DARSAMEEN!!YAANAN KA MAQAL LAMA YAQAAN AMA LAMA SHEEGIN JAALLOW!😊

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 Před 5 lety

      WAARIMEYSIDE WANAAG xaage ka maqashay

  • @user-lo2pd5qu8f
    @user-lo2pd5qu8f Před rokem +1

    Axmed gureey wuxuu ahaa karanle hawiye

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 Před rokem

    Madanle & megaadlee waa isku mit /hadana waxaa loyaqaanaa( masai)

  • @ahmedibrahim2749
    @ahmedibrahim2749 Před 2 měsíci

    Yes that's true the original name it's afdal

  • @haadiali2357
    @haadiali2357 Před 5 lety +2

    Wr prf axmed gurey waa habar_gidir waliba saleban rer muuse saawaaye mudane

  • @whome4851
    @whome4851 Před 3 lety

    Run baadsheegtay

  • @sahrasalaad5052
    @sahrasalaad5052 Před 3 lety +2

    Carab ma nihin iyadoon jirin ayaan jirin

    • @user-by9pd1jv7x
      @user-by9pd1jv7x Před 10 měsíci +1

      seen ku jirnay hee carab hortood rasuul Allaah caleyhi salaat wa salaam maan ka horeynay ileeyn nabigeena waa carabe

  • @claahiinacironuug7880
    @claahiinacironuug7880 Před 5 lety

    32:20 shiikh shariif oo xiiran😊

  • @timkristiansson1880
    @timkristiansson1880 Před 7 lety +2

    wuu jiraa masaajidka qilateynka ee saylac bal hada kawaran calaamadii oo aamu aragno ayaa ladafirayaa beri haduu masaajikaasi dumo waa sheeko caruureed ayaa la odhandoonaa

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Před 3 lety

    Waxaan anigu rumaysnahay in af-maay iyo af-Soomaali ay kala yihiin laba af oo kala duwan laakiin is xiga.

  • @Gorgor12t
    @Gorgor12t Před 7 lety +1

    Sidaas aad adiguba usheegtay beelaha reer sheekh isxaaq waxa ay ahaayeen beeshii ugu horaysay ee ciidamo udirtay oo garab istaagay
    Axmed Guray iyaga oo uu hogaaminayo garaadkoodii Axmed

  • @calicali5029
    @calicali5029 Před 6 lety

    saxid axmed gurey taliyaha ciidanka yabare ayuu ahaa jidwaaq futuuxul xabash ka fiiri oo raaliah parfasoore grazia

    • @user-zr2ve2jj7v
      @user-zr2ve2jj7v Před 4 lety +1

      Cali Cali, waa sheeko kamid sheekooyinka Soomalida ay iski sheegaan in Axmed Gureey yahay Soomaali. Balse waxaa xaqiiqa ah inuusan carab eheeyn oo kamid ahaa hogaamiyaashii kawads tirsanaa boqortooyadii ka dhisneed W/galbeed, Somaali Galbeed ilaa dhulka Canfarta.

    • @inaahmed2349
      @inaahmed2349 Před 3 lety

      Saaxib Professor Ka Magaciisa O dhamaystrin iso qor ado Raaliya

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 4 lety +1

    Carabta, ayaamayasayo, waxayna, ubixiyeen, magac carbeed, markuudhintayna, waxaadhaxlay, Ugaas, Muur, ama, Welinuur, oo, ahaa, Marreexaan

  • @ibrahimzaylici6975
    @ibrahimzaylici6975 Před 3 lety +1

    War anagaa yaab aragnay, Odaygaa aqoonta isbidayaa ma ka garashaa mise xinkii Somalida lagu saliday, Axmed Guray Lama garanayo xaguu kasoo jeedo war ii kow ah, Odaygu waa ciyaal-xaafo, taariikhda waxa ku cad in Axmed Guray Abaanduule u ahaa Ciidamadii kasoo duulay Saldanadii Cadal ama Adal oo Caasimad u hayd Harar, wuxuu ku dhashay Saylac 1506 waxa la dilay 21 febraayo 1543, waxa lagu dilay Degaanka Amhara, walal waxa la ahaa Cumar Diin.. magaranayo ujeeda halkaa ku jirta. Cidii taariikhda saxa rabtaa ha akhrido kitaabta dagaalkaa lagu dilay laga qoray ee Futuux Xabash

    • @wardichannelforeducational228
      @wardichannelforeducational228 Před 2 lety

      Lakalay taarikh adeer aflagaddada joojiyo. Looma baahna qof wuxuu doono iskaga sheekeyo lkn caddayn cad ayaa larabaa.

  • @hawraarsame1603
    @hawraarsame1603 Před 2 lety +3

    Waar kan Pro sheeganayaa wuu madhanyahay oo hubaal dhaqanka iyo afkaba iyo taariikhdaba wuu ka madhan yahay! 😔 😔 ☹️

    • @saxarla7207
      @saxarla7207 Před 2 lety

      Maxaad kutiri?

    • @hawraarsame1603
      @hawraarsame1603 Před 2 lety

      @@saxarla7207 walaashay Ummad soojireen ah oo Taariikh dheer oo qoran leh baynu nahay se ninkani odayga ahi wuu ka gudhan yahay sidii ruux agnaan ah ayuu u tiraabayaa hadana aqoon yahan ayuu isku magacaabayaa!!!.

    • @mulkidahir3837
      @mulkidahir3837 Před 2 lety

      Prof wuu madhan yahay ma dhahden hadaad dib u micsan laheed book tiisa

    • @hawraarsame1603
      @hawraarsame1603 Před 2 lety

      @@mulkidahir3837 you are very funny girl do you think writing alot of books will make you an excellent expertise of everything? I doubt it my sister.
      To be honest with you he don't know what he is talking about because he just passing on a western concept ideas not really knowledge at all sister.
      Waxaan sidaa kuu leeyahay waxa yaala dhulkeena Taariikh qoran oo soo taxnayd in ka badan 20,000 hada labaatan kun oo sanadood se Hubaal laakiin Pro mansuur iyo jaahil midna ma oga walaashay.

    • @jaamaqoolaaf345
      @jaamaqoolaaf345 Před rokem

      Adigu xukunka profka haku degdegine marka koowaad historian ma ihi buu ku yidhi ee linguistic baan ahay
      Taariikhda aad sheegaysana caddayn baa loo baahan yahay marka ad qorayso hadhow la daliishado dhulka soomaalidana wax badan weli daraasad laguma samayn

  • @user-qv7ml7pt5u
    @user-qv7ml7pt5u Před 22 dny +1

    AXMED GUREY WAA NIN BAALCAD ABSAME AH

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 Před 4 lety +1

    taariikhda ilma kush carab ha siin wadaadow

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 Před 4 lety +5

    Asalka somalida waa waaq iyo waqooyi.

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Před 4 měsíci +1

    Buuga la yirahada Ye Ahmad gran warara. Mr.Mansur you v wrong.

  • @timkristiansson1880
    @timkristiansson1880 Před 7 lety +5

    waar marabtaan in runta laydiin sheego soomaali maanta nool majirto haday jirtona 100%50 kama badna laakiin afkii iyo dhulkii laga dhaxlay ayaa jira dadkiinan soomaalida sheeganaya badhkiin waa sawaaxili badhkiin waa carab badhkiin waa bortaqiis hadaa doonaysaan soomaalida asalka ah canfar iyo oromo DNA ka sooqaada qofkii la dhiignoqda canfar iyo oromo ayaa soomaali ah

    • @duuliyexxx9105
      @duuliyexxx9105 Před 5 lety

      Kkkk waa la wada ogyahay in daarood uuna inala dhiig ahyn ee ka qallee apti baan unahy gabadh soomaali ah ayaa lasiiyey

    • @hanadgigis8049
      @hanadgigis8049 Před 5 lety

      Hhh sheeko reer galbeed baad wada

  • @maxamedisaaq944
    @maxamedisaaq944 Před 3 lety

    War Brent's Naga saa

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 Před 3 lety +1

    Odeygaan taariikhda Soomaalida ma yaqaanno, isagaaba Afsoomaaliga aqoonin. Sidoo kale taariikhda qabaa’ilka Soomaalida waxba kama yaqaanno. Soomaalidu Mansuur lama baxdo, isaga laftiisa ayaa ka soo jeeda dayowga Carabaha ka yimid ee wadanka Soomaaliya soo dagay.
    Waxan ka shakisanahay inu ajnabi u shaqeynaayo oo uuba ka shaqaynaayo sidii Soomaali loo kala diri lahaa.

    • @mulkidahir3837
      @mulkidahir3837 Před 2 lety

      Ogow waa prof qoray naxwaha afka somaliga intadan wax ka sheegin dib u milicso book tiisa

  • @noorabdi6061
    @noorabdi6061 Před rokem

    Axmed gureey waa yaxye saalax waa nin carab meheri

  • @sahrasalaad5052
    @sahrasalaad5052 Před 3 lety

    Samale

  • @mohamednoor4290
    @mohamednoor4290 Před 4 lety

    ahmed gure wani ajuran eqas imam ajuran yalambaxijiri

  • @sidsima7815
    @sidsima7815 Před 5 lety

    raxanweyn oo qabiilada sheegtaan somalidu oo ahyn qabiil jira miya ii shhegaya cidu ahaaxmed gurey kkkkkkk

  • @seekguidanceb4its2late85

    Biciidyahan aankuu sheege sheekhoow . Biciidyahan waa naaneeys. Macagiisa waxaa layiraahdaa Cali ibraahiim. Waxaa tiri maxaa loo oranwaayey magac kale inta ladhahaaye biciidyahan. Biciidyahan waa naaneeys loo bixiyay.

    • @adamhirqal2983
      @adamhirqal2983 Před 3 lety

      Walaal Biciidyahan, Deerayahan, Ugaadhyahan, Cowlyahan, Booran, Jiiddo, Werdey waa ilmo Cali Madaxweyne Dir. Haddaad muran ka qabto DNA - da raadi ama kuwa bannaanka jira dhiig iska qaada dheh

    • @inaahmed2349
      @inaahmed2349 Před 3 lety +2

      @@adamhirqal2983 Adoon Dadkaga Kala aqoon Miyad Rabta Biciidyahan Oo Mj ah Inaad noo Sheegto Iyo Ugaadhyahan Oo Dhulbahante ah 😅nio Boranta Sheego Tasa Lagu qaate Wa Is Dhex Eryine

    • @adamhirqal2983
      @adamhirqal2983 Před 3 lety

      @@inaahmed2349
      Dad aan kula dhalan miyaad rabtaa inaad sheegato? Dhulbahante, Warsangeli iyo Majeerteen midna qabiil we was utterly isbahaystay. Majeerteen waa Hooyo Ciise Madoobe ah oo dhashay Warsangeli iyo mid ah hore u wadatey ee hadda sheegta

    • @inaahmed2349
      @inaahmed2349 Před 3 lety +1

      @@adamhirqal2983 Ma Intaad Garaneysay ayay Dhaaftey 😅 Wadigan Ku HadaqaY Hooyo Ciise ah Ba Dhashay 😅

  • @sidsima7815
    @sidsima7815 Před 5 lety

    abdirashid bare ma raxanweyn ban wax weydin
    kkkkk

    • @inaahmed2349
      @inaahmed2349 Před 3 lety +1

      Raxanwayne Mayna Ahayn Dad Muslin ah. aqligu wa Diinta

  • @aminaali6068
    @aminaali6068 Před 6 lety

    Oh my god mama malyun is midgan uuuf most marjeeteen people are midgan

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 Před 7 lety +2

    axmad gureey sade daarood ayuu ahaa

    • @aminaali6068
      @aminaali6068 Před 6 lety +2

      Abdirashid Barre no he is not darood in the texted books doesn’t say darood so please stop with the fake shit darood we have prove now