Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 04. 2019
  • Warbahiimah talavishonka SBTV todowaad walbow, kadaawo halkan ama si toos bogeena bulshada wa banllywood.tv/ hadiikale, / somali-bantu-tv #Banllywood
    Because May-May is an unwritten language, they can send messages by voice, only. That's why many never vote because they don't understand. We need help in expanding our station and expanding our global audience.

Komentáře • 207

  • @haashimmoha9588
    @haashimmoha9588 Před 4 měsíci +3

    Waa Taarikh aan waxbadan kabartay Waxaa mahad Gaara leh wariyaha kudhiiraday inuu soo aruuriyo taarikhdii Kacaanka, Hogaamiye siyad Barre AUN waxne wuu saxay waxne wuu qalday lkn inta uu qalday waxaa kabadneyd inta uu saxay, Somalia🇸🇴 oo Nabada oo is haysato ayaan ilahey ka baryeynaa 🤲🥰

  • @Mohamedcabdikariin-o7v

    Uqobo waxaa ah somalida markey wax samenayaan kama fakaran waxkale waxaa tusale u ah dowladii aan ridno waay garteen lakiin see dowlad udhisnaa may kaniin ❤❤❤❤❤

  • @sihamahmed5632
    @sihamahmed5632 Před 10 měsíci +15

    Alla yaraxma Aun Salaad gabeyre waxa alle uku baryaaya janatul fardowsa iyo inta kaloo dhimatay😢🤲🏻

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 Před 4 měsíci +2

    Allahu uu naxariisto aabe siyaad 😢❤

  • @abujesto7118
    @abujesto7118 Před 5 měsíci +18

    Somaali guul melwalbo jogto inta dhimatay allah unaxariisto inta nool guul(ASC)

    • @zuldaanali
      @zuldaanali Před 4 měsíci +3

      😊 😊 😊 n😊 😊😊 😊😊😊

    • @zuldaanali
      @zuldaanali Před 4 měsíci

      😊

    • @zuldaanali
      @zuldaanali Před 4 měsíci

      😊😅😊😊😊😊

    • @zuldaanali
      @zuldaanali Před 4 měsíci

      😊😊😊i😊 I 😊😊😊😊😊 i😊😊😊😊😊

    • @HamduYassin
      @HamduYassin Před 3 měsíci

      😊😊

  • @tahafarah1611
    @tahafarah1611 Před 2 měsíci +2

    The Afweyne regime never seriously tried to negotiate. The stumbling block was Afweyne himself. The major precondition gor any negotiation was that Afweyne was untouchable as a President. This was unacceptable to the opposition as they regarded Afweyne as the problem. He was the cause of the disaster in Somalia. He therefore had to go. But this was unacceptable to the regime. The negotiations inevitably failed

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Worst war in somali was 1994between haft garxaajis and all isaaq when garxaajis freed u guys from diyad bare u guys starting shooting us on the back

  • @ahmedabdulahiali2815
    @ahmedabdulahiali2815 Před 2 lety +2

    Axmed cabullaahi cali .farayare.

  • @abdinajiibmaxamed9447
    @abdinajiibmaxamed9447 Před rokem +3

    Ilaahay ha inoo nooleeyo dawladeenii soomaaliya

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Před rokem +3

    Allaaha naxaariisto janada allaaha kawaraabiyo mudane m/ siyad iyo m/ cali samatar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waadaniyiinta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MrAJimale
    @MrAJimale Před 2 lety +5

    Asc dhammaantiin walaalayaal Allaha idin shartiro, runtii barnaamijkaan aad ayuu iilla duluc badan yahay taas oo aykeentay qaabka loo maray aruurintiisa iyo soo bandhigiisa iyo mabda uu xanbaarsan yahay, Mahadsanidiin, xafidullaah Adduun iyo Aakhiraba.

  • @Sman8876
    @Sman8876 Před 4 měsíci +1

    55:40 music hada halkaa kujira magaceed please

  • @yusufibroyi60871
    @yusufibroyi60871 Před 2 lety +9

    reer waaqooyi inay gooni isu taag ku adkeeystaan waa wax aay konfur ka soo arkeen ilaa hadana ka jira waxa la marayaa 2022 walina xukun jcyl iyo qabiilkii ooy qabyaalad ubadaleen waxa ka garan kartaa 4.5 ka aay isu maamulaan markaa somaliland in aay ictiraaf hesho xaq bay uleedahay

    • @yonisman2089
      @yonisman2089 Před 2 lety +2

      Oo somaliland hal qabiil oo isaaq ah maxukumo miyaa? Kkkkkkkkkkkkkkkkkķk cidaan indha laantaan kulayaabay af un baa kasooharay iyo caac. Khaldaanow mar waliba waa khaldantahay. Somali Wayne isaaq wax kama aha taaas kuseexo kusootoos. Isaaq marabno calacalka Nagala dultag. Isreal waraaq kale oo calaacal ah uqorta.

    • @abdisalammohamedali1441
      @abdisalammohamedali1441 Před 11 měsíci

      Somalilanada hadda ma qabyaalad ayay ka madax banan tahy ilen waxa xilkas madaxweyne iska heysta hal rer o kaliya ah marki an jeer laga reebo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Munafqdaa jooji dagalkii 1994 uu xumaa dadka buka waa habar awale

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 Před 17 hodinami

      cajib dadki u horeeyay oo gorbaanka u hayay af wyne oo gobolada woqoyi bare u xasoqayay edenko ahaa mar danbe boo elaahy esko kiin dery waxaa la yaab leh see baa ugu hadashaan en somaliya edenka mooyaanee ced kale wax la yeeleen?!!!! sedi en dadka wexi dhacy helmaameen!

  • @olivaool9221
    @olivaool9221 Před rokem +3

    Qoraalka tolmoon ee Af Soomaaliga ha la ixtiraamo.
    QALAD : Mahaad kaoktahay...?
    SAXAD: Maxaad ka og tahay...?

  • @cheyyene
    @cheyyene Před 4 měsíci

    Warbixin fiican oo Wareysiyo Muhiim ah ku jiraan.

  • @fatxifatxi141bashir5
    @fatxifatxi141bashir5 Před rokem +1

    Somali allow nawadkadhig

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Před rokem +3

    Beenta daa waayo m/ siyad Muslim ayuku ahaa ee saskama wadin ee waxuka waday yaan laliidin gabadhaha ee 30 maxeed dhiiga Muslim dhulka lugudadinaye away diinti aad raadineyeseen🤫🤫🇸🇴somaliyeey subxan allaah 😭😭😭😭

    • @hassanhashi4091
      @hassanhashi4091 Před 2 měsíci

      Qudbada ku noqo oo dhageeyso kitaabka ayuu ka hadlaa xitaa marka uu qiil u yeelaayo fikirkiisa..

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 Před 9 dny

    DOQON NINKII AAD DISHEEN MIYAAD TIRI TAARIIKHDIISA AYAA DHIMAN?

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před rokem +6

    Gaalo ayay ahaayeen oo Quraanka ayay beeniyeen, dhamaantood dembigaa way galeen

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před rokem +2

      Bal wxaad ii sheegtaa cida kitaabka alle wax ku xukunta hadii soomaali diin raadinayso maxaa 32 sano dhiig loo daadinayaa oo gaalo loo hoos ordayaa

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 3 měsíci +1

      ​@@gedefletv6049kuwani gaalnimada waxay ka keeneen inay ciilqabayaal ahaayeen lagu jihaaday 1991 waa maalin umada somaliyeed ee muslimka farxad weyn u ah maadaama laga adkaaday mujrimiintii afweyne watay ee faqash laguna jihaaday

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 3 měsíci +1

      @@Suhayb1_4 ciilqabe ina muuse juudaana ayaad tahay kula yaabi maayo laakiin ka waran kaniisadaha a hargaysa gaalada lagusoo daweeyo iyo raga maxkamada ka hor qirtay inay is qabaan ilaa abaarso

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 Před 7 měsíci

    Waa taariikh wax badan laga bartay.

  • @jaalesiyaadukliverpool4287

    Allayaraxma

  • @MahadBuule
    @MahadBuule Před 2 měsíci

    ❤❤❤

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 Před 5 měsíci

    Bantu iyaga Mozambique iyo Malawi ha ka hadleen

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v Před 3 měsíci +1

    Ali Samatar and Dafle iyo af wayne ilahay caabta cadaab ugu xun idinka waraabii oo idinku abaal marii aamiin aamiin

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 3 měsíci

      Ina biixi dhadiga isaaq Kaz xun war of 1994 kaa xumaa

    • @AbdiPianoChannel
      @AbdiPianoChannel Před 3 měsíci

      Aamiin

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 Před 2 měsíci

      aamiin aamiin

    • @AbdiqadirMoha
      @AbdiqadirMoha Před měsícem

      DadkAas dhintay habaarka kadhaaaf inkaaar kugu dhacdaY jaahilyahow jaahilku dhalay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@AbdiqadirMoha munafaqdiin inkuu joojiya caydaa dadka hinter ee garxaajis soo dayay Ina askar

  • @user-ij5tq9hr5e
    @user-ij5tq9hr5e Před 3 lety +20

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اجرنا في مصيبتنا هذه واخلفنا خيرا منها

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před 3 měsíci +1

    Afweyne iyo wixii qabiil kutaageeri jiray Allah jahanaba haku xabaalo

  • @mohamouddguuleed1359
    @mohamouddguuleed1359 Před 2 lety +12

    VOA barnaamijkan may ahayn in ay Axmed Saleebaan Dafle ka wareysato inqilaabka ka hor wixii jirey, sababtoo ah wuxuu qiil u samaynayaa inqilaabkii sodogii qaybna uu ka ahaa, been badana wuu sheegayaa waana ninkii soomaali godka ku ridey.

    • @pss_crs
      @pss_crs Před rokem

      adiga in lagaa waraysto bay ahayd

  • @AbdullahiOmar-ep4bg
    @AbdullahiOmar-ep4bg Před 4 měsíci +1

    Mxaa lga faaiday sorry wlh siyadbare allaha unaxariisto danbigiis alle ha u dhaafo wax dhaama lawaa

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 Před 2 lety +4

    Daflee ay ay dhaley.

  • @xasancusman
    @xasancusman Před 2 lety

    Asc

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 Před 2 měsíci

    Waa ku sax sanaayeen dhalin yarta ineey wadanka ka badbaadiyaan musuqmaasuqa

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 Před měsícem

    Somali oo is jecel ayaa hogaankii shaÿaadan u gacan galay markaas ayuu laba reer oo kasta oo meel wada dega madaxa isku geliiyaay ilaa alaan fidmadii uu ka tagay ayaa taagan iĺaahay kuma naxariisto afweyne

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 Před 2 lety +4

    Cali samatar iyo dafle iyagaa ka xumaa siyaad barre allah idin qabay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Ina biixi iyo saleebaan gaal iyo ina kahin baa Ka xun samarar

  • @farahfarah-dr8ug
    @farahfarah-dr8ug Před rokem

    Farah

  • @abdirahmanwarsame3527
    @abdirahmanwarsame3527 Před 4 měsíci +1

    Waa maalin xumeed wadanka somaliyeed ey cadow gacanta ugaahey 1991

    • @AbdirazhiidAhmed-ss1un
      @AbdirazhiidAhmed-ss1un Před 2 měsíci

      Waa maalin qaaliya waxa mudantahay in laGA DHIGO MAALIN QARANKA SOMAALIYEED

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Před rokem

    100% agreed

  • @maxamedyusuf2433
    @maxamedyusuf2433 Před 2 lety +6

    SNM waxay jabisey oo eiiqady owodi cidamadi kaligi taliye ina xiyad barre

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Před 2 lety

      ma itoobiya u shaqeysa mise kenya? keebaa sayidkaaga ah??🤦‍♂️

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 Před 2 lety +3

      @@waalidkagabdhihiisaguddaah63 Ethiopia waxa la shaqeyn jiray Siyaad Barre,waa kii ogolaaday in jabhadii soomaali galbeed albaabada la iskugu dhufto caawimada iyo dalka sii joogaana loo diido.Isagoo dantiisu aheyd in Ssdf iyo Snm Ethiopia ka joojiso macaawada si uu habeenkii nabad ugu seexdo.

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Před 2 lety

      @@ismailjama178 Ethiopia waxa la shaqeyn jiray Siyaad Barre?? kkk sidee taasi suurtogal u tahay?😂 sababtoo ah wuxuu dagaal buuxa la galay Itoobiya 70-meeyadii iyo 80-meeyadii, Tan kale Dhammaan jabhadihii sida USC, SNM waxay addoomo u ahaayeen dawladda Itoobiya Xarumahooda oo dhamina waxay ku yaallaan dalka Itoobiya taas lafteedu wax badan bay sheegaysaa!!🤣

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Před 2 lety

      @@ismailjama178 sxb, yaa Xarumo ku lahaa Ethiopia ?? 😂 kaliya ka jawaab su'aashaas fudud

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před rokem

      @@ismailjama178 itoobiya siyaad bare dagaal ayuu la galay iyadoo ilaa diradhabe laqabsadayna gaalaa usoohiilisay mar labaadkii jamhadihii daba dhilifka ahaa waatay u yeedhatay xarumo siisay iyadu wixii ay rabtay u yeedhisay ssdf intaa sooaaliya iyo itoobiya heshiis dhex marin waatuu mingiste baabi iyey wuxuu xidho iyo wuxuu laayo ka dhigay ilaa cabdilaahi yuusuf xabsiga dhigay baaqigiina ay soo baxsadeen snm waatuu ka saxeexay inay dalka kala gooyaan usc waatuu kasaxeexay markay xamar qabsadaan inay shacabka daarood ku laayaan magaalada kadib ay caasimada burburiyaan ilaa maanta miyaan itoobiya xukumin dekedaha berbera iyo xamar markaa adeer taariikhda iyo caadifada kala saar

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 Před 2 lety +5

    Axmd Saleebaan Dameer ilaahay Naart kuugu Fogee
    Kana ka Xumaa Siyaad Barre waayo isagaa ayuu Talo xumada .

  • @maxmedjr2039
    @maxmedjr2039 Před 3 měsíci

    Maxey goosteen markii hore ba Somalia lama oran jirey qadhmuun ka iyagaa cagahooda UGU tagey lixdankii migiste Snm awgeed futada siiyey siyaad bare

  • @AbdullahiOmar-ep4bg
    @AbdullahiOmar-ep4bg Před 4 měsíci

    💔💔💔💔💔💔💔

  • @khaliifcalin509
    @khaliifcalin509 Před 3 měsíci

    Waa in qilaabo

  • @MaxamedMaxamed-mo4bt
    @MaxamedMaxamed-mo4bt Před 9 měsíci

    Maxaa ka ogtahay.

  • @maxmedjr2039
    @maxmedjr2039 Před 3 měsíci

    Siyaad bare BUU wareysanya Kii gabadhiisa qabey waa faqashtii siyaad bare is warestey

  • @dalla112
    @dalla112 Před 4 měsíci

    burburkii somaliya oo dimuquraadi ah waxu bilowday taalado .21/10/1969 saacada 3am xiliga muqdisho

  • @user-lv1yd5js6s
    @user-lv1yd5js6s Před 4 měsíci

    It. Was. 1990 proplem

  • @amiincnasir9389
    @amiincnasir9389 Před 2 lety

    Mahamed siyaad bare wuxuu ahaa geesi gunnimo qaadan ama faquu iyo raganimo

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před 3 lety +8

    Siyad bare asiga ka dambeeyey in ladilo C/rashid cali sharmarke. Wuu caburin jirey dadka kaligiis taliye waxuu ismoodey inuu ku sii waarayo gursiga.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 2 lety +1

      Luul ali maadaa qiyaamaha laguusoo taagaa inuu ka danbeeyey maxamed siyaad dilkii cabdirashiid maysagaa kuu sheegay mise ciidankii uu u diray dilka ayaad ka.mid ahayd mar kasta aad wax soo qorto maxamed siyaad baad eedaynaysaa cidina kuugu bogimayso mayti aad intaa caayaysid mar horena waxaad soo qori jirtay aabahay baa kacaankii dilay markaa illaahay cuqdada hakaa daweeyo waad xanuunsantahaye

    • @lulali6059
      @lulali6059 Před 2 lety +1

      @@gedefletv6049 kkk yaa dilay markaas, dilaayga ma ahan kan qufka xabada ku dhifteys ee dilaaygaa waa kan qorshaha watey ee afgambis ka ku qabsadey kaas waayey the masters mind oo adeegsadaha ahaa ee daaha isku qarinayeyy. Teeda kale aabahey kacaan ma dilin aabahey nin ganacsade ah ayuu ahaa ,

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 2 lety

      @@lulali6059 adiga maxaad ku ogaatay inuu mishinkaa lagu dilay cabdirashiid maxamed siyaad lahaa ma waxbaad ka ogayd maalinta qiyaame mala tagtaa haysku dabakhin cadaawada qabiilnimo aad u qabtid maxamed siyaad oo aadan aragba iyo rabitaankaaga cuqdada ilaa xadkaasa iska waani

    • @lulali6059
      @lulali6059 Před 2 lety +1

      @@gedefletv6049 waxaa ku ogadey inuu minshiga watey in uu asiga madaxwyne nimada isku magacaabay isla markii la dilay, hadii soo aqrisid taariikhda uu Cabdullahi Yusuf buugiisa ku qorey waa ka fahmi kartaa meeshaas iyo meelo badan meelahaas kuma sheegayo sababtoo ah farmaajo ayaa buugii siyad bare afgambis ku sameeyey qariskiisa hayo iyo wiilka siyad bare maslax siyad bare in uu u yahay lataliyaha farmaajo haatadan lajoogo. Kkk oo maxaa ii weeydiisey si aan ku ogaadey? Are you CBB? Kkkk🤣🤣🤣, wadanka alaha dhajiyo marabno marwalbo in dad isku jifo ah ineey marwalbo wadanka burbur ugu horseedaan kadibna dadka kale dhibta duudka ka saaraan, for example markii dadka dhibta uu ku hayey ama ay ku hayen farmaajo iyo xulafadiisa waxeey dhshayan nabada ayey diidahayan, oo nabada hada ma diidaneyn nee maxaa isku keey nacsiineysaa markaa xilka qabato? Miyeeynu wadanka wadaagin ? Maxaa dadka kula siyaasada ahayen ugu bixineysaan lacag in la caayo oo wax aysan aheyn loo dhahayaa. Maxaa dadka siyaasada kula wadaagayen u weerareysaa Markii ay kaa fikrad dumwan yihiin ileen Markii xasan xilka hayey adigaba waa iga fikrad duwaneydee kuma na weerarin kuma dhihin ninkaa waa sidaa iyo sidaa. Dad yahoow dadka waxaa ka dhigeeysaan inaa jeceshihiin markii dantiina gaartaan caaydooda ayaa u saarineysaa. Waxaa afka ka kadhaheysaan soomalinimo ayaa I deeqda budkaada ba hoos ayaa ka wada taa taas ma soomali nimaa waa maya. Somalinimada oo aniga leeygu abuse gareeynayo maxeey tahay. Xasan shiikh ba waa la soo dhaliili jirey waana uu dhigey doorasho , lakin waxaa nasiib daro ah , farmaajo ka imaadey wadamo sharci iyo kala danbeeys oo hadana sharciga ku xad gudbaya. War heedhe madaxa ayaa nawada xanuuney alaha ka saaro wadanka farmaajo asigoo na dagaal u sabab noqonin Aamiin, dadka qax was ka soo daaleen, degnaansho iney wax ku cunaan ayey rabaan.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 2 lety

      @@lulali6059 waxba hadalka ha badin cuqdad qabiil baa ku haysee iska dawee

  • @AhmedAli-zw5kd
    @AhmedAli-zw5kd Před 2 lety +3

    Dafle waa wasaq waana in la gowraco waa ninki soomali dhameyay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před rokem

      Ciilqab qabiil looma baahnee kuwii amxaarada soo horkacayey ee maatada xansuuqayey ayaa adeeradaaya miyaa

  • @user-tg8xf1bk4e
    @user-tg8xf1bk4e Před 4 měsíci

    Labada nin ee sheydaanka ku tilmaamey baan raac sanahey

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před rokem +1

    Ninkii ummada baabi'yay ayuu ahaa Aden Abdule Osman. Waxa uu ahaa ninka 1,758, 000 oo ballot papers Somalia Ku qaybiyay
    Somalilad 100,000 oo warqadood
    Tuug tuug dhalay ayuu ahaa

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 Před 4 měsíci

      Aaden abdulle ma aheyn nin xukun jecel oo kursi jaceyl dartiis dalkiisa uburburiyey sida ina siyaad barre. Tuuga waa adiga iyo kuwa soomaali kala geeyey ee laga eryey dalka. Wasakh

  • @anwarmohamed1422
    @anwarmohamed1422 Před rokem +2

    Ina Dafle ayaad wax weydiinaysaa. Doofaar ilaahay ka furtay.
    Waddan curdin ah bay halaageen si ay xukunka u boobaan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 2 lety

    Shaki kumajirin in kacaanku dhaamay qabyaaladdii iyo musuqmaasuqii dalka ragaadiyey. Cabdirashiidna. Mqxumayn ee maraykan ayaa dilay xiriirkii uu Moscow layeeshay darteed, inkastoo uu dagaal geliyey waddan ugub ah oo Itoobiya ladagaalamay.

  • @NajaxCabdi-te2xv
    @NajaxCabdi-te2xv Před 2 měsíci

    Ay ay dhaley kaa dhaliilaya dowladii kacaanka gaar ahaan reysalwasaare Cigaal waa basaaskii ahaana laangaabkii dhulbahante Danfe balse tuugtaasi waa raga somali halkaasi dhigey ee ka ridey dowladii rayidka aheyd

  • @tahafarah1611
    @tahafarah1611 Před 2 měsíci

    Mohamed Ali Samatar implies he was not involved in the defence of Mogadishu against the USC fighters. He’s right. The truth is that he was at the time in Hargeisa engaged in fighting the SNM warriors. He did not actually fight in the real sense of the word. He was a coward who used the Somali Air Force and armored units to massacre the civilian population. He is the main architect of the genocide which the Somali army committed in the North. Hundreds of thousands of civilians either died in the massacre or fled to neighbouring Ethiopia. So he was busy committing his dirty genocide in Hargeisa while his Boss Afweyne was losing Mogadishu to the USC.

  • @AdanxusenmaxamedAdanxusenmaxam

    Hada meqa xisbi waaye

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 Před 4 měsíci

    Burburki ka bacdi maxeey wadanka uu hagaajin waayen? Waa ayagii afgambiyey dawladii

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v Před 3 měsíci

    hiv buu u dhintay khaniisku

  • @abdirahmanrashid4659
    @abdirahmanrashid4659 Před rokem +1

    Waligeed lama dooran adan Cusman lkn waxaa xilka loogu dhibay 2 Sano ah wuxuu ahaa qofkii ugu weynaa golohaas lkn abdirashid ayaa ka adkaday labo jeer markii dambena afweyne baa xilka qabsaday

    • @ahmedaliali5066
      @ahmedaliali5066 Před 5 měsíci

      Adeer taarikhda dib ubaar
      1960 waxaa tartamay labo nin oo ah
      1 Aun Aadan Abdulle Osmaan
      2 Aun Sheikh Ali Jimcale
      Waxa ku guuleystay Aadna Cadde aun,
      1964 waxaa doorashada u tartamay
      Aun Aadan Abdulle iyo
      Aun Abdirashid Ali sharmake
      Waxaa ku guuleystay Aadan Abdulle,
      Hadii ay aqoon la'aan kaatahay
      Xalku waa sidaas
      Hadii aad ujeeddo kale ka laheydna
      Yeelkadaa😁

    • @farhiadore558
      @farhiadore558 Před 5 měsíci

      Taariikhda gadaal ugulaabo hadiiba aadan cade doorashadiisii oo xataa taariikhda dowladnimadeeda tiirkeedii ahaa aadan wax ogaal ah u lahayn ma ogtahay in uu ilaa hada staan u yahay gobonimada iyo dowladwanaaga soomalia xukunwanaagiisii, cadaaladii iyo wadaninimadii waa sababta ilaa hada asaga uu u gadaal suranyahay xafiiska madaxweynayaasha cusub

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před 5 měsíci

    Waxa hada wadanka ka jira ayey ahsyd eaxa maanta ka jura

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano Před měsícem

    Sualahan Hakajawaban mucaradka
    Dowladi kacanka
    Mxey qabatay
    Xage gartay awodeedi
    Mxa dalka uqabsomay inte xukunka hesay
    Dowladas inte jirtay dalka so ahaay
    Dowladas mxa kadhismay
    Dowladas kadibna mxa sobaxay
    Xaqiiqda markas kadib haloyimaado
    Wlhi sualahas wa waxliska indho tiray

  • @Mohamed-nj8if
    @Mohamed-nj8if Před 3 měsíci

    Suaaasha Muhiimka ah ee In la is waydiiyo mudan ayaa waxay tahay Dadkii Siyaad bare dawladiiisi dumiyay gadaaashiis maxay sameeyeen sababtii ay u dumiyeena ma ka salgaareen???

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 Před 5 měsíci

    Faqash faqash faqash . Siaad barre waxa jabiaya SNM!

  • @cheyyene
    @cheyyene Před 4 měsíci

    Axad 23 december ee ma aha 30kii december markuu dagaalka Xamar bilowdey

  • @maxmedjr2039
    @maxmedjr2039 Před 3 měsíci

    Snm tu xaar qadhmuun Kii siyaad bare qariibka ahaa bey ka adkaadeen oo naageysteen

  • @anasmohamedosman3817
    @anasmohamedosman3817 Před rokem

    somaliya waa dad aad u fudud waxna isku ogaleen tasoo ka dhigtay dad aan is aminsaneen isna rabin cadowna u jabayYb

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před 3 lety +4

    Waa xoog sidii u ku qabsadey, cadaalad ma jirin. Cabdirashid cali sharmarke dilkiisa waa aay qorsheynayeen siyad bare xulufadiisa, farmaajo waxuu run u moodaa inuu sidii siyad bare inuu qabsan karo.

    • @zakariaabdulahi1435
      @zakariaabdulahi1435 Před 2 lety +2

      Siyad bare madaxwaynha somalia marku dintay wax isbadal mahysa heee somalia Allah nabad noga dhigo 🤲 Amiin

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Před 2 lety

      Siyad bare wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa abid ee soo mara soomalia, shar iyo jaahiliinta ayaa soo weeraray dawladiisa, maanta waxaan noqon lahayn sida Qatar iyo dubai haddii uu weli ahaan lahaa hoggaamiyihii Soomaaliya oo uu ka adkaan lahaa Jabhadihii jaahiliinka ahaa iyo taageerooyinkooda u shaqaynayey Xabashida dawlada itoobiya Somaliya maanta hadaan eegno xaqiiqda waxay ahaan lahayd wadan horumarsan oo leh sharaf iyo ciidan xoog leh, Aabe Siyad bare Naxariista jano Allah ka waraabiyo💗wuxuu ahaa hogaamiye wadani oo daacad oo tayo leh laakiin nasiib xumo waxa uu hogaamiye u ahaa dameero aan maskax iyo sharaf lahayn oo hadh iyo habeen kaliya ku faana jaahilnimo iyo munaafaqnimo, Taariikhdu waxay na tusinaysaa xaqiiqada kuwii qaldanaa iyo kuwii xaqa ahaa, waa la arki karaa cidda ay dameeruhu yihiin oo dalkan burburiyay walina sii wada burburinta!!!!🤦‍♂️

    • @abdullahkadar2940
      @abdullahkadar2940 Před 2 lety +1

      @@waalidkagabdhihiisaguddaah63 sxp aqligaga unba hadashe tarikh bdn ka qarson hda tarikhda dhabta ah e siyad bare aqon lahyd sidas uma hadashen ta kle Allah mahad leh naga ridey dawlada shuuciga ah horimar ka shekaynysaye diintaba somali wu ka saari laha ta kle hlkee dacad iyo wadani ku noqday ma ninka dilku agtisa wxba ka hayn hdu dacad wx ka ogyahy culimo mu layen ma ninka dhafi wayay ninkay dad iskugu dhawayen inaderki adan low nolosha ku ciqabay mrka taliskaasi cadalad waxba kama oga haku akhiro seegin wna ka somali isjecel hlka kala geyay o ila hda la ildarantahy any way adi wxa kugula talinya wx bdn so badh kaliya ha dawan taliskasi wxu qabty e dhibku gaysty so dawo kadib ada kla garan doona inu ficna igo inu xuma

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Před 2 lety +1

      ​@@abdullahkadar2940sxb, waan ka xumahay laakiin been baa laguu sheegay haday arintu sidaa ahaan lahayd anigu maan taageeri lahayn ee Waxaan ahaan lahaa qofka koowaad ugu horreeya ugu weyn ee neceb isaga, " ta kle Allah mahad leh naga ridey dawlada shuuciga ah ???🙄 in ka badan 30 sano oo dawlad la'aan iyo hoggaan dameero madax ah oo aan sharaf lahayn, iyo burbur iyo murug habeen iyo maalin socda, Taasi ma nicmada alle baa ?? 🤨 ilaahay ha ka been sheegin sxb, Tan kale culumada ama magacyadooda dhabta ah👉 munaafiqiinta aad sheegayso xagee joogeen markii 30-kii sano ee la soo dhaafay uu dhiiga dadka rayidka daadanayay? munaafiqiinta Siyaad Barre ka bacdi maxey qabanayeen? waa maxay sababta ay uga aamuseen waxyaabihii dhacayay 30kii sano ee la soo dhaafay? haddii aan eegno xaqiiqda culimo ma aha ee waa munaafiqiin Al shabab hoos yimaada dowladda sacuudiga doonaysay hogaan la mid ah taliskii taliban oo Afgaanistaan in ay Somaliya ka taliyaan, ilaa maantadan la joogo dhamaantood waa isku mid waxba isma bedelin waa munaafiqiin waligaa ma aragtay mid ama hal iyaga ka mid ah oo samaynaya wax faa'iido leh oo dalka iyo dadweynaha faa'iido ayay uu leedahay?? jawaabtu waa maya, maanta 4 milyan ayaa halis ku jira inay gaajo u dhintaan waxaana laga yaabaa in 500,000 oo kale ay dhintaan sanadkan shani waa mid ka timid united nations, 4,5 iyo culimadii iyo iyo sheekhyada aaway??? maxay u aamusan yihiin marka wadanku xaalad xun ku jiro oo shacab gaajo u dhimanayaan ?? yasb, daawo muuqaalkan tani waa markii ay somalia lahayd hogaan iyo dawlad czcams.com/video/mBmXvg7Kk8Q/video.html

    • @abdullahkadar2940
      @abdullahkadar2940 Před 2 lety

      Horta sxp runtu sideedaba isma qariso shekhyada la laayayna may ahyn culumo waweyn e dhalinyar u badnayen ta kle afkisa ka hayna siyaad bare isago leh way siman yihin rag iyo dumarku tas ma benin karna any way dhgayso clipkas wa culumadi waweyn e iyaga kaliya la xidhay e an la dilin ilayn e kuwa la dilay dhalyar ahayen ka dhiidhiyey go'anka siyad bare
      czcams.com/video/RTOtSDMiPUo/video.html

  • @farahbacadweyn518
    @farahbacadweyn518 Před 2 lety +4

    Saleban dafle ilahy cadaabti kugu fogee waa beenlow qiil u radinaya sodogi Siyad bare diyaradihi hargeysa duqeyey suntii baragaha dadka iyo duunyada Ka cabayeen dadka Miya manta la wareysanaya

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před rokem

      Farah nimanka kale ee wanaaga maxamed siyaad ku sheegay usoo qaadan wayday ee axmed saleebaan gaar ugula bixi haa waan kufahmay cuqdad lan baad tahay iska ciilqab weligaa ciil iyo cuqdad kabixi mayside

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Ina biixi dhadiga isaaq iyo ina kahin casha bac kuu xaar

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 Před 4 měsíci

    Maxuu ku xiri jiray dadka daacada u ah wadanka

  • @user-ww1ks1gt3j
    @user-ww1ks1gt3j Před 5 měsíci +1

    22222221❤❤❤❤❤😂😂

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Před 2 lety

    Hawiye iyo Darood Iyo ba Anaa ka Booda.
    Qabiil lama fiiriyo? 👉Wxaa MW-laga fiiriyaa mxuu Dalka iyo Ciidanka U qabtay, Sharafta Shacabkiisana? Sidee beey Dalalka Dariska ah u arkaan..
    Caalamka MW aan Dad-Dilin miyaa jira? Mise Shacab qabiilka MW-ha Danbiga u saara, Ama Qof la qabiil, Ah lagu dilo, Tuulo kale, Ooaan waxba ka aqoon? Dilka MW-naha, Ama ku la qabiil ah.
    Lakiin Maxkamad iyo Cadaalad beey u raadiyaan, Hadana 👉 Wataa uu Bin-salam, Sidii SIYAAD ka daran uu Wariyaha u dilay.
    Lakiin Shacabkii Dalkooda Meeysan U burburin-Xin na Uma abuurin, Ayakuba waa Reero Qabiil-le.
    Lakiin Qabiil ka Eeysan S8da xun Oo xaaraanta ah, Oo eey SOMALIDU ugu dhaqanto 🤔 Uma isticmaalaan.
    Nin Dagaankeeyga lagu dilay, Oo aan Aqoon Waligeeyna arkin ama maqlin, Ninkaa 😆 Hadii Dartii leeygu dilo bal ka waran, Anoo Magaalo kale jooga?.
    Qabiilkaa baa tahay Camal 😆.
    War Waa Lawndale Waalanyahay Baan is iri- Waaba Diin kabax Iyo Mujrim nimo taa, Hadana Waa u Caadi taa.
    In Maskiin aan Danbi galin, LA dilo, Nin ku qabiil ah baa 2000KM meel noo jirta? Nin nagu qabiil ah ku dilay 😆 🤣,
    Hadana Dadkaa- aar-gudka wata, Eeysan Aqoon Ninka la dilay, Eeysan na arkin? Oo ku Qabiil un Og.
    😆 🤣 😂 Walaahi D9MALIDU WAA Cawaan 😆 🤣 😂 badan.
    Hadaa Fiirisid s8deey Qabiil ugu dhaqmaqn 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆..

  • @mohameda_dahir5182
    @mohameda_dahir5182 Před 2 lety

    Oh

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v Před 3 měsíci

    waxuu nafo dhan u jaray af wayne ilahay cadaabta ku fogeee dad aan naf dilin wuu kursigiisa uga baqay kursi bay iga qadaan buu nafo dhan u jaray isaga iyo kan xunee la waraysanaya iyo ina dafle iyo ina samatar ilaaha waynee waaxiidka ah cadaabta ta ugu xun ha ku rido oo ha ku waraan abiid

  • @user-zy1lc4ow4k
    @user-zy1lc4ow4k Před 4 měsíci

    Waxaaa su.aal ah hadeer taan maxaan kaa haaynaa wixi laso mareey

  • @ahmedabshir2773
    @ahmedabshir2773 Před 2 lety +1

    Kkkk muxuu Gen.Axmed Saleemaan Dafle ka yiri su.aasha ah Maxamed Siyaad Bare Soow lama oran karo xukun jacayl buu wakhtiga dheer xukunka isugu dhejinayey?
    Wuxuu ku jawaabey May maxamed Siyaad Daljacayl buu xukun ka isugu dheji naayey kkkkkkk

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam Před 11 měsíci

      😂😂😂waa uceeb qarinayay😂😂

  • @abdiwarsame4236
    @abdiwarsame4236 Před 5 měsíci

    Isku soo duub taariikhdan wixii ka dhab ah iyo wixii kaleba askartu waa xoog lagu khasaaray soomaaliyana arritani keli kuma ahan oo dalal kale ayaa la wadaaga. Xooggii dalkeena xooggiisii wuxuu la midnoqday xoog doofaar lagu eryey.
    Waxay noqdeen mid wax inqilaaba iyo mid jabhaddo dalkii ku burburiya.

  • @maxamedyuusuf2179
    @maxamedyuusuf2179 Před 3 lety +9

    Snm baa dowladii dhamayd ubadhedhay 1988 sowerarty islamarkana kaqabsaty dhul aad ubadan cidankii dolaladana jabisey

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Před 2 lety +1

      Siyad bare wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa abid ee soo mara soomalia, shar iyo jaahiliinta ayaa soo weeraray dawladiisa, maanta waxaan noqon lahayn sida Qatar iyo dubai haddii uu weli ahaan lahaa hoggaamiyihii Soomaaliya oo uu ka adkaan lahaa Jabhadihii jaahiliinka ahaa iyo taageerooyinkooda u shaqaynayey Xabashida dawlada itoobiya Somaliya maanta hadaan eegno xaqiiqda waxay ahaan lahayd wadan horumarsan oo leh sharaf iyo ciidan xoog leh, Aabe Siyad bare Naxariista jano Allah ka waraabiyo💗wuxuu ahaa hogaamiye wadani oo daacad oo tayo leh laakiin nasiib xumo waxa uu hogaamiye u ahaa dameero aan maskax iyo sharaf lahayn oo hadh iyo habeen kaliya ku faana jaahilnimo iyo munaafaqnimo, Taariikhdu waxay na tusinaysaa xaqiiqada kuwii qaldanaa iyo kuwii xaqa ahaa, waa la arki karaa cidda ay dameeruhu yihiin oo dalkan burburiyay walina sii wada burburinta!!!!🤦‍♂️

    • @reercaligamaan714
      @reercaligamaan714 Před 2 lety

      Anigu nin wayn oo dawladda u shaqaynaaya ayaan ahaa. Wasaaradda Boosaha ayaan ka shaqaynaayey, aad baan ugu dulmanaa, oo iska daaye mushaharkayaga ayaa gunnooyinka la lunsanaayey. Ogow waa kacaanka dhexdiisii. Wasaaradda gudaheeda musuqmaasuq Baahsan oo qabiilaysan ayaa ka jiray oo wasiirkii boosuhu sabab u ahaa. Haddana waxan markhaati ka ahay in Kacaanku wadanka dhinac walba ka dhisay oo dawlad ka roonayd aanay na soo marin.
      Runtiina wadanka horumar gaarsiiyey.

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 Před 8 měsíci +2

      ​@@waalidkagabdhihiisaguddaah63waa kii ugu xumaa buu ahaa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 2 měsíci

      @@jirdemaxamed6206 hadiuu sidaad sheegyaso ahaa, kawran maanta Soomaliya sidee tahay ,? halkee maraysaa Soomaliya? aaway Soomalidii Aduunka sharaka ku lahayd? Mxaadse ka faaiday Soomaali ahaan si Guud? aaway Dalkii LA ORAN Jiray Libaaxada afrika? ka jawaab su,aalaas..

  • @safiajama7517
    @safiajama7517 Před 2 lety +3

    Inaa Salaaban dhaafla jaajuuski afweyni fuutada xuumi maxad kaa heeshye ciimrigasad qaaxonti kuu taaheye doofaar gaaboobye

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 2 lety

      Safia ina saleebaan dafle 21 sano oo xarago ah ayuu soo qaatay qaxoontina maaha ee camaan ayaa qasriyo looga dhisay xitaa baasaboor ajnabiya ma qaadan laakiin waxba hadalkaagu yeeli maayo cuqdad baa kaa buuxdee illaahay haku daweeyo weligaaba caaclee

    • @abobasement346
      @abobasement346 Před 2 lety

      dowladih kacankuh waxay so qabten wah la ogah 30 sanoh somalih maxay qabsatay idinkuh is waydiyah somaliyay waxay ku danbaysay in u idin xukumoh gabray o ah xabashih

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 2 lety

      @@abobasement346 soomaali xanuun qabiil la yiraahdaa ku dhacay markaa dad badan baa kacaankii u xaqira reer hebel baa xukumay waana dadka buka

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Před 2 lety

      Siyad bare wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa abid ee soo mara soomalia, shar iyo jaahiliinta ayaa soo weeraray dawladiisa, maanta waxaan noqon lahayn sida Qatar iyo dubai haddii uu weli ahaan lahaa hoggaamiyihii Soomaaliya oo uu ka adkaan lahaa Jabhadihii jaahiliinka ahaa iyo taageerooyinkooda u shaqaynayey Xabashida dawlada itoobiya Somaliya maanta hadaan eegno xaqiiqda waxay ahaan lahayd wadan horumarsan oo leh sharaf iyo ciidan xoog leh, Aabe Siyad bare Naxariista jano Allah ka waraabiyo💗wuxuu ahaa hogaamiye wadani oo daacad oo tayo leh laakiin nasiib xumo waxa uu hogaamiye u ahaa dameero aan maskax iyo sharaf lahayn oo hadh iyo habeen kaliya ku faana jaahilnimo iyo munaafaqnimo, Taariikhdu waxay na tusinaysaa xaqiiqada kuwii qaldanaa iyo kuwii xaqa ahaa, waa la arki karaa cidda ay dameeruhu yihiin oo dalkan burburiyay walina sii wada burburinta!!!!🤦‍♂️

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 Před 4 měsíci

      ​@@waalidkagabdhihiisaguddaah63 1975tii culumadii uu laayey mawaxey ahaayeen jabhado?? Saraakiishii uu laayey 1972dii mawaxey ahaayeen jabhado? Waalagu qasbanaa inla rido sheydaan dhiiga muslimka iyo Diinta xalaaleystay ayuu ahaa , Allah ayaa kumahadsan oo tusiyey inlagq xoog badanyahy oo qaxwootinimo kubakhtiyey.

  • @socdaaliyodamaashad6669
    @socdaaliyodamaashad6669 Před 5 měsíci

    Sxb afsomali iska sax😂

  • @maxamedcaliyuusuf6152
    @maxamedcaliyuusuf6152 Před 2 lety +3

    waa warbin muhiim ah kacaankii siyaad barre wuxuu ahaa xukun habaaran oo somali ugeystay mahadhooyin aan marna la hilmaami karin waxay qubuuraha ku shubtay kumanaan shacab somali ah, waana in loo aqoonsado maalmo madaw lagana jaro habxukunka sooyaalka somalida waxay inkirtay diintayna sharafta leh ee islaamka iyadoo rabtay in ay dadka soomaaliyeed ka dhigaan gaalo.

    • @waalidkagabdhihiisaguddaah63
      @waalidkagabdhihiisaguddaah63 Před 2 lety

      Siyad bare wuxuu ahaa hogaamiyihii ugu wacnaa abid ee soo mara soomalia, shar iyo jaahiliinta ayaa soo weeraray dawladiisa, maanta waxaan noqon lahayn sida Qatar iyo dubai haddii uu weli ahaan lahaa hoggaamiyihii Soomaaliya oo uu ka adkaan lahaa Jabhadihii jaahiliinka ahaa iyo taageerooyinkooda u shaqaynayey Xabashida dawlada itoobiya Somaliya maanta hadaan eegno xaqiiqda waxay ahaan lahayd wadan horumarsan oo leh sharaf iyo ciidan xoog leh, Aabe Siyad bare Naxariista jano Allah ka waraabiyo💗wuxuu ahaa hogaamiye wadani oo daacad oo tayo leh laakiin nasiib xumo waxa uu hogaamiye u ahaa dameero aan maskax iyo sharaf lahayn oo hadh iyo habeen kaliya ku faana jaahilnimo iyo munaafaqnimo, Taariikhdu waxay na tusinaysaa xaqiiqada kuwii qaldanaa iyo kuwii xaqa ahaa, waa la arki karaa cidda ay dameeruhu yihiin oo dalkan burburiyay walina sii wada burburinta!!!!🤦‍♂️

    • @captainomll
      @captainomll Před rokem

      @@waalidkagabdhihiisaguddaah63 gaalkas qabyaalad buu xilka kudhamestay

  • @user-je6ns2wm1u
    @user-je6ns2wm1u Před 4 měsíci

    Dafle laandheere dhulpahante ah

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 Před 4 měsíci

      Kkkkk laandheerenimo waa asagii qaxay oo qaxwootinimo ku uray kkk. Ninkii eryaday ayaa laandheere ah

    • @user-bm8uy7ut4v
      @user-bm8uy7ut4v Před 3 měsíci

      laandheernimadu cadaabta ha ka badbadiso mid aanu abiid ka bixiin baanu markasta ilahay uga baryeynaa

  • @calicabdicalicabdi3985
    @calicabdicalicabdi3985 Před 2 lety +1

    Voa taariiq fiican mahadsanid
    Haaruun macruuf
    Aabe maxamed siyaad bare
    Halyey soomaaliyed

  • @najibosmanali3527
    @najibosmanali3527 Před rokem

    ģooglë

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 Před 5 měsíci

    Aslaamucaleykum waa Taariikhdii ugu xumeyd ee umada soomaaliyeed soo martey kadib Daarood maxaa laga Dhaxley , waa taa maanta joogta walee Daarood Talis wey uga dhamaadey,

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano Před měsícem

    Tariiq ma qarsanto siyadbarana waxow wadanka uqabtay Ma qarsomeso Allah un
    Gaf wodhaca lkn dinbiga Allah ucavio jale siyad

  • @engkuruu710
    @engkuruu710 Před 2 lety +2

    Been badanaa Beenloow falaloow kala been badan kuwa wareysanaya wuxuu u qiil dayaa xukunkii ay boobeen oo ay af genbiyeen Dowladdii shicibka ahaa oo si dimoqoraadiga aheed oo Shacabka ay soo doorteen.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před rokem

      Dimuqaaridayada aad sheegaysid xagay taalaa markii tuugtii dalka gaalo ka iibisay ciidanku ka qabtay ayaad leedahay dimuquraadiyad figrad gaalo ha noola iman huse

  • @abdullahimohamud97
    @abdullahimohamud97 Před 2 lety +3

    axmed saleebaan dafle waa ahlu jano wadani ah oo dalkisa uso halgamay

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 Před 4 měsíci

      magaca dowladeed in dadka lagu laayo miyaa jano lagu galaa?? Dafle waxaa ladhadhansiiyey qaxwootinimo iyo sidii loo eryaday kkkk. Doofaar

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Před rokem

    Bakhti siyad

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 Před 5 měsíci

    Sheeko huuhaa ….. meel lagu kala tagay dad ka sheekeynaya

  • @engkuruu710
    @engkuruu710 Před 2 lety +1

    Been badanaa maba awoodi karayn inaad tiraahdaan xilka ka deg Jaalle siyaad. Warkaasi wuxuu ahaa af gobaadsi.