Degaalkii Maraykanka ee 1993 Muqdisho , Shirkii SNM ee Bali-gubadle, Caydiid iyo baadi goobkiisii?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 11. 2021
  • #DHIBCAHA_TAARIIKHDA:
    Degaalkii Maraykanka ee 1993 Muqdisho , Shirkii SNM ee Bali-gubadle, Caydiid iyo baadi goobkiisii?
    Senator Cabdi Xasan Cawale (Qaydiid).

Komentáře • 518

  • @shamsowarsame3972
    @shamsowarsame3972 Před 2 lety +30

    Maalintaas waa maalintii aabahay NIN tey ilahay ha unaxariisto Amin

    • @fowziyacali606
      @fowziyacali606 Před rokem +3

      Aamiin alaha unaxariisti maalintaas maalin murugo badan ayey noo ahayd guri kasto geeri ayaa kadhacday

    • @canabcabdulle6500
      @canabcabdulle6500 Před rokem +3

      WAA MAALINTII ADEER DAHIR WARSAME DUURGUBE DHINTAY “HE IS ON YOU TUBE” WLHI XAADIR BAAN AHAA MAALINTAA CABDI QAYBDIID & CAATO AY SHIRQOOLEEN ODOYAASHEENNII LABEENTA AHAA SADLY💯😭😢😭

    • @EastCoastKing1
      @EastCoastKing1 Před rokem +2

      Sidoo kale aabaheyga ku waaye ifka

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 Před rokem

      @@canabcabdulle6500 idinka Lee is laayey oo cakaaro iyo salbalaar ukala baxay kkk

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 Před rokem +1

      @@fowziyacali606 guri kasta geeri kama dhicin ee kuwa hg Lee dheh kkk

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 Před 2 lety +47

    Dadka koonfur kaa jira waaba HG iyo baabah. MMTV hore u soco.

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 Před 2 lety +4

      Hg&Hy ❤️👏🏻

    • @mustafeasad9377
      @mustafeasad9377 Před 2 lety +1

      @@Zhangzhi123 ma hg baad tahy?
      Hy iyo hg xidhiidh 100 sano ku dhow bay leeyihn

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 Před 2 lety +2

      @@mustafeasad9377 ha broh wiil hg ayan ahay hoyo macan ayaa gabdh hbaryonis ah xidhiidh weyn ayaa inaga dhexeeya ka sakow
      irir samaalenimo

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem +1

      @@Zhangzhi123 Habargidr moryaam xun guriyha ay lhen dagan no xayesiine

    • @hasanbashir2945
      @hasanbashir2945 Před měsícem

      ​@@abdirahmanhusien6174kkk😂😂😂kuwii Canshuurta Somalia uu qabyaalad ugu korshay ina siyaad barre baa tahay Hg xagee gurya kuhaystaan ,waa lanis yaqaan HG waa kuwii Somalia 1960 xoreeyay Somalia ee AUN Abdullahi Cise astaanta Qaranka somalia ku magacaaban ,ahaa kuwii dhiigyacabka ina siyaas ka dhiishiyay makuwii aan xoreenay baad aheyd tolow hooyadaa alla naarow

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 Před 2 lety +49

    Senator Cabdi Qaybdiid Salaan Gobeed ayaan usoo diray, Guul iyo Gobonimo 👍🏿👍🏿

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 Před 2 lety +88

    Ilaahay waxaan rajaynaynaa mar inaan aragno, shanta soomaaliyeed inay midoobaan..ilaahayow nagu sin

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 Před 2 lety +10

      Ale dib nooma celiyo

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 Před 2 lety +8

      @@rahmaahmed1836 xasbiyalaahu wanicmal wakiil maxaa kaa khaldan.

    • @abdiy.mohamed7489
      @abdiy.mohamed7489 Před 2 lety +9

      @@rahmaahmed1836 maxaad haysataa hada walal oo kuqanacsantahay walal ma maamul qabiileedyada umadii kala qoqobay

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 Před 2 lety

      @@abdiy.mohamed7489 saad jeceshahay waad u neefsan karta lkn qorax sacab laguma qarin karo

    • @abdiy.mohamed7489
      @abdiy.mohamed7489 Před 2 lety +5

      @@rahmaahmed1836 qoraxda dadkoo dhan ayaa ubaahan ina adeer, intay kajirtaa qoraxda aan qarin rabo..somali meeshay dagtaba dhib iyo abaaro iyo dawlad xumi ayaa kajirto

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Před 2 lety +18

    General caydiid allah ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo isaga iyo sayid muxamed cabdile xasan waxay galeen taariikh aan la inkiri karin sayid waliba waxa aw dalkii ugu horeeyay ee Africa diyaaradaha dagaalka loo adeegsado markii aw ku adkaaday dagaalkii dhulka ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 Před 2 lety +3

      Sxb general caydiid somali u sameeyey o fican no sheeg adoo raali ah

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub Před 2 lety

      Beenta jooji ina cabdille xasan wuxuu ahaa argagaxiso

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Před 2 lety +3

      @@AhmedAli-fb7ub gaalada iyo daba dhiliftooda ayuu argagixiso ku ahaa hadii aad ahayd caruurtii daba dhilifka ingiriiska xagaaga argagax ayuu ku riday

    • @zuheyrcade6239
      @zuheyrcade6239 Před 2 lety

      @@mahaddirirgeesood9556 wuxuu usameeyay inuu maraykan ka saarey somalia 🇸🇴waana hubaal hadey muqdisho qabsadaanna iney hargeysa maalma gudahood ku tagi lahaayeen

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 Před 2 lety

      @@AhmedAli-fb7ub ALLAH hayow qaatumo wanagsan nagu dil AMEEN YAA RABBI. Social media waa lagu wareer. Ader hurdaad iskaga noqo aduun lama socotid

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 Před 2 lety +14

    Somaliya Somali baa leh maraykanka iyo reer yurub dibada hajoogaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴shanta somaliyed haxoroobaan haisraacaan hamidobaan

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 2 lety +18

    Maraykanku Asia iyo aduunkaba waxa uu ku haystay propaganda iyo ciidamo dadka cuna ,markii niman caato ah oo somali ah oo macawis guntan ay dhulka jiid jiideen ,oo ay tuseen in layska celin karo aduunka maraykankii fashil baa ku dhacay aanu ilaa maanta ka soo waaqsan ,waa taariikh aan la hilmaami karin ,

    • @farhiyaabdullahi6681
      @farhiyaabdullahi6681 Před 2 lety +3

      Mansha Allah habargidir waa dad adag ilahey baa mahadleh iga dhaliyey dadkasa dagaalyshanada

    • @mustafeasad9377
      @mustafeasad9377 Před 2 lety +4

      @@farhiyaabdullahi6681 isaaq baan ahay
      Inaad geesiyada Somali tihiin waan idiin qiray

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 Před rokem

      @@mustafeasad9377 masha allah aad baad umahdsnthy wll

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Před rokem

      @@farhiyaabdullahi6681 Soomaaliyoo shan baa geesiyaal ah walaalo.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Před rokem +1

      @@mustafeasad9377 Soomaaliyoo dhanbaa geesiyaal ah walaalo.

  • @abdulabdulahi8499
    @abdulabdulahi8499 Před 2 lety +21

    Somalia. Wa Habargidir. Iyo. In. Lagu. Qurxiyay. Mashallh. Alaw Naxariiistiii. Jano. Siiii. Abahay. Ayaaan. Kuweynay. Dagaalkaaas. Caydiidna. Alaw. Unaxariiiso Amiiiin

    • @YY-gz7tm
      @YY-gz7tm Před 2 lety +4

      Habar/WL 😂Moryan iya in yar lugu qurxiyy miya dhahday

    • @weedhsanproduction6423
      @weedhsanproduction6423 Před rokem +1

      War ma mooryaanta habargidir ayaa somalia ugu wanaagsan.
      Caydiid wuu dhintay lkn ogow in lagu xisaabinayo waxkasta oo somalia ka dhacay

    • @hasanbashir2945
      @hasanbashir2945 Před měsícem

      ​@@weedhsanproduction6423Somalia 🇸🇴 Fakhasbuu ka saaay Caydiid sxb waanu u mahdsanaa

  • @munaxaashi3181
    @munaxaashi3181 Před 2 lety +24

    Waa malintii aan agoon noqday oo abahey mcn aan waayay anoo xitaa sanad gaarin oo abahey aan xasuusan karin wajikiisa aabo mcn illahay haguu naxariisto😢😢

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 Před 2 lety

      Aamiin.

    • @m.i.9950
      @m.i.9950 Před 2 lety

      aamiin walaal...maalintaa goobjoog u ahaa...dhamaantood Allaah u naxariisto

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 Před 2 lety

      Muna wall qofkee ku dhalay dhamaan waan waan xasuustaaye
      Ma waxaa ku dhalay adeer abdulkadir Hashi dholodholo???

    • @Yusuf-wz2hj
      @Yusuf-wz2hj Před rokem +3

      Abahaa mujahidnimo ayuu kudhintay iyo gacan ka xaqdaran...nin gaal ah iyo nin shaqadisa heystaba waa mijaahid diinta sidaa leh

    • @Maazim12
      @Maazim12 Před rokem

      Amiin

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Před 2 lety +19

    Xasuuqaa 93 waxaa taageeraayey kuwa maanta wadaniyiinta iyo dawlada sheegta ee magaca umada Somaaliyeed ku shaqaysta

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 2 lety

      sax ma oagaa in la is garnayo kkkk

    • @Sirad47
      @Sirad47 Před 3 měsíci

      Ilaahay ugama tagaan wax aan shirqool iyo munaafaqad ahayn kama shaqeeyaan.
      Waligaa ha rumaysan Soomaali Soomali.

  • @caarifcali2636
    @caarifcali2636 Před rokem +4

    Mahadsanid weriye Warsusogaan qaybdiid waa loo baahnaa
    Maalin uunbaan kula xisaabtami doona markayn
    Xasuuqa uu ka gaystay soomaaliya

  • @sahrakonfurgalbeed1406
    @sahrakonfurgalbeed1406 Před 2 lety +27

    Walahi waa xasuusta markeey caydiid iyo amerikanka is dagaalayeen hawiyo badan aa ku farax sanaa Muslim iyo gaal hadeey noqoto Muslim weliba somali ila ah aan la jiraa maalintaas waxaa is dhahaayay habargidir bas waaye hawiye danbe ma sheegan doonto

    • @marianadam6298
      @marianadam6298 Před 2 lety +5

      Sahra konfur Galbeed ❤️ noolow

    • @musecilmi6387
      @musecilmi6387 Před 2 lety

      Vvvvvvvvvvvfvvvvoo ovvvvvvvvmcccoccccccccccccccccccccmmmmmmmxmxmmmcmmmmmmxxmmmmmmmmmxmmmcmmmmmmmmMmmmmmmxmmmmcmmcmmmmmmmmmmmMmmmmmCmmmmmmzzzmzzzmmzmzmmxmmzczzzccczcccccczmccmczccmccccccczzzzzzCCCCC.CCCcmcccmcccm.C.cmmczzvcmcmzz.m.mmmmmmmmmmmmmmmmmmmm.mmm

    • @saidadenali1175
      @saidadenali1175 Před rokem

      Hawiye ku faraxsanaay yaawaayi 😁😁😄😅😁😅😁😅😁😅😁😅😁

    • @fowziyacali606
      @fowziyacali606 Před rokem +6

      Waxaas Uma joojino hg geeri wey taqaanaa dagaalna loogama adkaan waligooddiyaarado kastoo aywateen jab iyo hood ayagaa kudambeeyeen

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem

      @@fowziyacali606 wx ka fuleysan ma jro Gariiga ku arkey dumarkoda Wxa fuula afgnistaan wlba ayga ragoda buxaan

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před rokem +2

    Waraysi Xiiso badan. Mahadsanid Mohamed Ilig

  • @mudeziman792
    @mudeziman792 Před 25 dny

    ALLAH yarxama adeero sh.mahamed iman,iyo abdiqadir iman ayaan kuwayay

  • @qaranbileproduction147
    @qaranbileproduction147 Před 2 lety +9

    MM ILIG waan ku salaamay suxufi sare. Waxaa tahay suxufiyaasha Somalida kuwooda dhifta ah ee laga tilmaami karo. Sida adiga iyi Haruun Macruuf. Horay u soco walaal guul ayaan kuu rajeynayaa.

  • @abdisalangure616
    @abdisalangure616 Před rokem +6

    A good young man for conducting such an informative interview .guuleyso adheer.

  • @user-ns7df1zk5k
    @user-ns7df1zk5k Před 2 měsíci +2

    Allah yarxama gen. Aidid

  • @amalali9273
    @amalali9273 Před 2 lety +32

    General caydiid ilaah ha u naxariisto

  • @abdifatahmosman7339
    @abdifatahmosman7339 Před 2 lety +14

    Hadanu nahay dadka rer Somaliland: Somaliya rajo dii noogu danbeysay wxy ahyd Habargidir. Habargidirna jidkii somali burburiyay qaaden iyaguna. Somaliland wa dal, waana muqadas an ka laabasho lahayn jiritaankedu. ♥️Awdal♥️Somaliland♥️

    • @adenfarah1437
      @adenfarah1437 Před 2 lety +2

      Thank you muwaadin. JSL.

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf Před 2 lety +5

      kohi osman@ WAX SOMALILAND LA DHAHO MA JIRTO OO 30SANO WAXAAD RAADINEYSAY AAWAY QABIIL QARAN MA NOQDO

    • @abdifatahmosman7339
      @abdifatahmosman7339 Před 2 lety +2

      @@AR-cx5yf cidna kuma joojinyso, Somaliland wx ma yeeli krtid e halkaas iga fiirso bas

    • @Shafeecbashe
      @Shafeecbashe Před rokem +2

      Somalia waligeed somali Ahaanee mana kala go eeso

    • @siraadxasan2770
      @siraadxasan2770 Před 8 měsíci

      @@AR-cx5yf waxan raadinayey waan haystaa Ilahay uunbaa mahad leh.

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 Před 2 lety +20

    Anigu waxaan qabaa in aynu Somaliland sii deyno haddaan reer koonfur nahay xal taasi ka duwan anigu ma hayo
    Dhowr sano ka hore qof soomaali ah oo iga jeclaa midnimo iyo soomaali wayn ma jirin lakiin waaqaca maanta jira markaan la fal galay taasi waxay ila noqotay wax aanan suurtagal ahayn
    Ila mareeyso iyo iska dabo wareegna wakhtigana wuu ku lumayaa anagu faaiido inooma lahan walaalaheenana boqno goys buu ku yahay,
    Somaliland gooni u goosadkeeda waan taageerayaa in aynu labo dal oo daris ah walaala ah noqono wax badanna iska kaashada,
    Labo dal haddeynu noqono macnaheedu ma aha in soomaalinimadii iyo waxii la isku ahaa meesha ay ka baxayaan
    Markaas ayeyba walaaltimada sii xoogeysan

    • @ahmedabdi4842
      @ahmedabdi4842 Před 2 lety +2

      Waa aragti Macquul ah wakhtigana waa in wax badan laga bartaa .
      Xaaladan aan isbedelka weyn lahayn ee Somalia wax badan in laga fekero waa muhiim.

    • @ninkaogg8785
      @ninkaogg8785 Před 2 lety +2

      *(BOQOLKIIBA BOQOL) WAAN KU RAACSANAHAY IN SOMALILAND AY DAL KA MADAX BANAAN "Somalia" AY NOQOTO, OO 2 DAL OO DERIS AH AY NOQDAAN SOMALILAND iyo "Somalia". 26th JUNE SANADDKII 1960 EE LAGU KHASAARAY MIDNIMADDA, LA SAXO OO SOMALILAND XORIYADEEDII LUNTAY 26 th JUNE DIB U HESHO (WA BILAAHI TAWFIIQ)*

    • @moubrekyare1829
      @moubrekyare1829 Před 2 lety +6

      Reer koonfur badab baa jirta oo soomaliland in la ictirafo ogol aniga 2009 ayaan arkay in hadaan reer koonfur nahay sii deyno walalheen barkee waxba uma hayno.
      1991 ilaa 2021 waa 30 sano waxaa ina soo maray ku dhawaad 10 fursad aan calanka ku geeyn leheen Hargaysa waliba laga xaal marin lahaa wixii afweyne u geestay in kastoo afweyne qofne dhaafin xitaa daaroodka qaarkood aw laayay.
      Balse isaaq ayuu u darnaa.
      Muhiimadeydu waxa ey tahay anaka ayaaba wax isku ogoleen ee somaliya qof waliba ha isku tashato.
      Isaaqne ha la fasaxo horey iskugu tashteen inta dhimane ha loo daayo.
      Kheyradka ey nooga baahdane inta ey ithobiya ka doonan lahayen anaka ha inaga iibsadan somaliyane ha noqoto sida khaliijka qof waliba kheyradkisa ha la soo baxo.
      Kii wax ka dhiman yihine ha lagu caawiyo ayada oo qiimo jaban laga siinayo.

    • @muxamad8022
      @muxamad8022 Před 2 lety

      @@moubrekyare1829 aad iyo aad walaal aragtidaada aad bay u qurux badan tahay
      Mahadsanid

    • @husseinomar4279
      @husseinomar4279 Před 2 lety +2

      War waraysiga waxba kama fahantaaniin miyaa soow tuu sanatarku afkiisa ka sheegaayay in jabhaduhu ay u samaysnaayeen qabiil qabiil habar gidir nin kastoo madax dooda kamid ah jarnaal caydiid jarnaal galaal war xitaa santar cabdi qaybdiid waxay si is ku mid ah u qireen in somaali land ragii u soo halgamay oo jabhada lawada ahaa aanan lagu xaqsoorin dhisid dowlad loo dhanyahay habar gidirna waxba uma aysan qaban karaynba ayakaaba in tii la daba maray lagu yiri madax wayna aan idiin doornay madaxwayne dhaha cali mahdi layaab markay yiraahdeen siyaad bare afawnaan taas kadiidnay waatii guumaystuhu aduunka oo dhan qaramada midoobay haku duusho habargidir iyo inta soomaali oo wax garad ah oo habargidir raac san ha la xasuuqo layiri ilaa hadana arinkaas baa falan kiisa la hayaaye ee soomali Kala goday majirto ee ragii halganka hayay Taniyo guumaystaha way joogaan ee intay isu yimaadaan maxaa noo dan ah ha ka hadlaan habar gidir ahaw ama isaaq ahaw ama soomali kale oo nasab ah ahaw oo gobonimada dan u arka hadaan taa la Helen somaliland waa go day ma go in lagu dooda Kaliya in ta maqan yaan ba la soo xasusan koonfur soomaliyana shan ha u sii Kala go'do ha noo joogto ......

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 Před 2 lety +12

    Taariikh lama ilaawaan ah baan mareykan u dhignay
    Waa taariikh mudan in schoolada iyo jaamacadaha lagu dhigo

    • @imthehero76
      @imthehero76 Před 2 lety +1

      18 qofood aa Mareykan ka dishay intee qofood uu kaa dilay walee Soomaaliyaa qabiil waakaas hadii uu wax taraayo

  • @zubeeryare6719
    @zubeeryare6719 Před 2 lety +5

    Gen.abdiqaybdiid.....gen.caydiid👋❤️

  • @omaryounis6754
    @omaryounis6754 Před 2 lety +9

    Away nimankii Surre ee ku dhintay qaraxaas ee shirka lagu casumey.

    • @Mowliid2024
      @Mowliid2024 Před rokem +1

      Carabeeto sh yusuf direed baa ka mid ahaa

  • @cabdixassn5767
    @cabdixassn5767 Před 2 lety +1

    thanks

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 Před měsícem

    ASC Alaah rabulcaalamiin ha idin xafiddo dhibaato badan ayaa Idin soo Gaartay si gooni ah alaah rabulcaalamiin ha idin Guuleeyo insha Allaah khaiyr

  • @abuaxmed1595
    @abuaxmed1595 Před 2 lety +7

    maraykanku iminkana waa la col somali meel kasta oo ay joogto

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi Před 8 měsíci +1

    SNM SOMALI NATIONAL MOVEIS LEGENDS ILAHAY HA UNAXARIISTO DHAMAANTOOD SIDO UMADA SOMALIYED

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 Před 2 lety +6

    Ilaahay ayaa kala xisaabtami doona hadii ay waayeen cid la xisaabtanta
    Waayo waxay geysteen dhamaanba hogaamiye kooxeedyadii xasuuqyo ka dhan ah bini-aadamtinimada

    • @zuheyrcade6239
      @zuheyrcade6239 Před 2 lety +5

      Sxb ma xuma lkn erayga bani aadantinimada xasaasiyad baan ka qabaa iga ilaali badalkeeda xasuuq ka dhan somalida dheh

  • @amalali9273
    @amalali9273 Před 2 lety +18

    Masha allah senator cabdiqaydiid noolow ❤️❤️❤️

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 Před 2 lety +3

      Dambiile weeyaan Alla ayaana xisaabin xarunta dahalayaasha
      Lagulaayay

    • @marianadam6298
      @marianadam6298 Před 2 lety +4

      @@apdirahmansuldaan8020 wixii u yimaada wuu iska celinaa qof bilaa micno daro ku duulaayo majiro

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 Před 2 lety

      @@apdirahmansuldaan8020 ALLAH hayow ka cafi adoonka AMEEN YAA ALLAH isaguna cafisna umada waydiisto ALLAH u towbad keeno ALLAH isagaa yaqaano umadiisa meesha geynayo ALLAHU AKBAR

  • @maxamadcumar2005
    @maxamadcumar2005 Před rokem +1

    Ab iyo ad waxa wanagsan in la ogado wax walibo oo horay u dhacay xasusta wax ka harayo casriga manta jiro allah ha idin xifdiyo

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z Před 7 měsíci +7

    Allaha u naxariisto JanaralnCaydiid😔

  • @jeyjeywadani1652
    @jeyjeywadani1652 Před 2 lety +5

    Dagaalka ma aheen ulajeedadiisa caydiid ee Sir kale ayaa laga waday

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 Před 2 lety +6

    Warbaahinta MM SOMALI TV
    Waan ugu mahad naqayaa in ay hargeisa nooga timid
    Annagu hadaan nahay reer muqdisho ama reer koonfur guud ahaanba xagga warbaahinta waan ka dhimannay oo warbaahinadeenu wararka uun bay tabiyaan
    Arrimahaan sooyaalka xoogga ma saaraan

  • @jamiilaburco5355
    @jamiilaburco5355 Před 2 lety +17

    Wareesigaan waa kol hore wax cusub ma ahan ciidankii maraykanka la dagaalamayay waa habargidir aniga xiligaa waan joogay muqdisho maraykanka kolkii diyaaridihii laga soo riday oo kuwa dhulka joogay dhulka lagu jiiday bay carareen Pakistan waxaa laga dilay 28 ciidan ahaa

    • @marianadam6298
      @marianadam6298 Před 2 lety +6

      Reer somaliland runta ku jeclahay nolaada ❤️

    • @jamiilaburco5355
      @jamiilaburco5355 Před 2 lety +4

      @@marianadam6298hadaad islaam tahay waa in aan runta ka sheegtaa waxaad ogeed adaa mudan wllo 💕

    • @imthehero76
      @imthehero76 Před 2 lety

      Waa sax

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 Před 2 lety +4

    Ina qaybdiid wuxuu ahaa dabadhilif afweyne markii muqdisho laga saaray Afweyne wuxuu ka mid noqday xukuumad ku sheeggii maanafaysto .markaan uu sheegayo oo Odayaasha lalaayey isagaa diyaaradaha maraykanka hoggaaminayey wuxuuna u yeedhay Gen.Caydiid,caydiidna wuu ku gacansaydhay.
    dilkii caydiidna asagaa ku luglahaa oo weliba ina qaybdiid asagaa sheegtay.

    • @saidadenali1175
      @saidadenali1175 Před rokem

      Manaafeest waa ali mahdi madaxweyni ayuuna ku noqday bal caydiid maxuu ahay ii sheeg mida kle ina qaybdiid iyo caydiid waxey is qabteen markuu mareykanka baxay weyna is dagaaleen ina qaydiid iyo cusman caato ayaa isku garab ahay xaaji muusi suudi ayeyna u imaadeen maadaama caydiid soo bursaday caydiid xaji musi ayuu ku dhahay igu soo wareeji labadaas nin waana diiday dagaalkana caydii iyo xaaji muuse ayuu noqday sidaasna waxaa lagu dhaawacay caydiid kadibna dhaawacaas ayuu u dhintay hg wax badan ayey qariyeen shiribkii maalintaas ku baxay waxey aheed marxuun meel ma maamulee mohamed faarah meel ku sheeg marka cunug yar ayaa tahay taarikhda lama socotid maanafeesta ha u kafin waa kuwii caydii ka soo waday india ciidanka hawiye ee usc ahay u dhiibay dhaqaalo iyo hubna la garab taagnaayeen waayi marka iska sax taatikhda iyo maanafeesto dadka ay yihiin

    • @M00199
      @M00199 Před 2 měsíci

      ​@@saidadenali1175oo hadda ma waxaad na leedahay General moahmed farah wuxu ku dhintey dhaawac dagaal muuse suudi kasoo gaarey hadaanan taagneyn laheyn kwrm nio raggi waa diriran lkn wax lawada ogaa lamaga been sheego ceydiid adiga iyo gaalaba wey necbaayeen dhimashadiisana waad jecleydeen wuu dhintey si geesinimo leh ee sariir iyo salsalax kuma tagin waxaana diley eey mareykan soo adeegsadey reer kuu ahaaba lkn dagaal uu ina suudi la galay kuma dhaawacmin
      Alla yaraxma Gen. cydiid

  • @ahmed-nurahmed3285
    @ahmed-nurahmed3285 Před 2 lety +6

    Maaaaa digaaaa nabad doon ahaaa?
    Allahu Akbar
    INA RABAKA LA BIRMIRSAAAD

  • @mrali3601
    @mrali3601 Před 2 lety

    Interesting

  • @abzomd3496
    @abzomd3496 Před 2 lety +42

    Hadaanu nahay reer SOMALILAND waxa Somalia nagu matala mujaahidiinta Habergidir, amba habertii afaraad ee naga luntay. Habaryoonis, Habar-awal, Habarjeclo iyo Habargidir waa geesiyaasha umada somalida aan xabada ka baqin ee Daarood xaarka ku dhajiyay. Yaanan ilaabin habraha odeygoodii Arab Sheikh Isaxaaq.
    Kaftan xalaala.

    • @Mohamed-mk4kt
      @Mohamed-mk4kt Před 2 lety +5

      Naagaynta intan leeg maxaa kugu kalifay magaca hanaga ceebayn lax yahay.

    • @sharzadbaako5722
      @sharzadbaako5722 Před 2 lety +4

      Beentaa maahan soomaali waa mid
      Reer habarti gidiray karanle waa darbi soomaaliyeed
      Lkn carab sheegashada waaxaa caan ku ah soomaali diidka somaliland puntiland jubaland
      Soomaali baa nahay carabna waa walaalo islaam ah
      Isirkeenana ma dhinno sidaan been ugu sheegno
      Hanoolaadaan dir darood hawiye digil iyo mirifle jareersoomaali carabsoomaali oo mid ah

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 Před 2 lety

      Qabiila badan baa HABARTAA labaxda magac ayaan

    • @sharzadbaako5722
      @sharzadbaako5722 Před 2 lety +1

      @@abdirizakabdallah2672 been maahan
      Habraha dir
      Isaaq : Habar awal, iyo Habar jeclo, iyo Habar yoonis
      Gudabiirse : Habar carfaan
      Habraha hawiye
      Habar gidir
      Murusade : Habar adinle, iyo Habar cayno
      Abgaal : habar nugaale

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 Před 2 lety +9

    Somalia oo dhan ayaa is xasuuqday, hadda waa in la badbaadiyaa inta hartay, horayna loo socdaa.

    • @janodoondoon1458
      @janodoondoon1458 Před 2 lety

      Somalia is xasuuqdey ma waxad rabtaa in aad ku qariso xasuuqa hargeisa ee dawladi kacaanku duqeynaysay shacabka

    • @salmonellatyphi2601
      @salmonellatyphi2601 Před 2 lety

      Sax

    • @nayaa1387
      @nayaa1387 Před 2 lety

      @@janodoondoon1458 taas dowladi siayad bare weeydi. We have nothing to do with. Alle she point out was we killed each other and now we need to get on with out lives. Dont look back go forward.✌️✌️

    • @rayan781
      @rayan781 Před 2 lety +1

      @@janodoondoon1458 malkasta xasuqbaka dhacay kaligin laynima layn as- elem saw borama maxasuqin walibana kixasuqay hada madaxwayne kama aha walays xisabin wlhi

    • @janodoondoon1458
      @janodoondoon1458 Před 2 lety

      @@rayan781 been cad ayaad sheegaysa ilaahayna wuu ku arkaa khalaas

  • @sheekowadaag1234
    @sheekowadaag1234 Před 2 lety +6

    Ganeralki ugu wayna somali maxamed farax caydiid fataxda umara waa mujahid cabdi qaybdiid alle cimrigaaga ha dheerayo sido kale inta kanool usc iyo snm inti dhimatayna alle ha unaxriisto

  • @mohamedsharif7544
    @mohamedsharif7544 Před 2 lety +7

    Meeshaas qofna kama badbaadin in nasiib leh baa tahay,

    • @canabcabdulle6500
      @canabcabdulle6500 Před rokem

      Isaga Qaybiid ah & Caato shirqoolayaashii ODOYAASHA ayay ahaayeen oo Markuu hubsaday cabdi qaybdiid inay ku soo idlaadeen odoyaashu fadhiga ayuu teleefoon DIBADDA ula baxay waa QAA’IN weyn oo Ehelkeennii labeenta ahaay laayay😭😢😭

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 2 lety +4

    Abdi qaybdiid Wlaee runu ka sheegey Somali hadii somali la rabo wa ain koonfur calnaka qadaa waqooyi gaysaa lakiin anaa waqooyi xukma ama somalialdn oo la mid ah Konfur somalia waa ila meereyso

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 Před 2 lety +6

    💪💪💪wlhi hawiye iyo isaaq wey soohalgameeen snm guuleesTa💪💪

    • @abdulkadirmohamed8614
      @abdulkadirmohamed8614 Před 2 lety

      maxaad u halgamayseen oo idnka maqnaa,ka dib markaad layseen dad Soomaaliya oo aan denbi idinka gelin ee aad isir sifayn ku samayseen,waxaana isku qancinaysaan in aad halgan samayseen.Halgankiinu waxuu ku danbeeyey in aad khiyaali isku maaweelisaan.

  • @sadiowarsame
    @sadiowarsame Před rokem

    Intii ku dhimataye ilaahaye ha u naxariisto yaarabi

  • @rayanahasanabukar4391
    @rayanahasanabukar4391 Před 2 lety +14

    waa taaiiq xun oo mugdi nagalisay 30 sano dagaal qabiileed aan laysu aaba yeelin aqiro war baa jira walee

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 2 lety +8

    Geesinimada Afka Lagama Sheegto
    Ee Waa u dhalasho.awowgey.Sanator.c xasan cawaale Qaybdiid..wax badan buu goobjoog u Ahaa camri dheer iyo caafimad Alle ha Siiyo H Gidir.Doqonba Kama Dhasho Ayaan maqli jirey. Waase Run.taariikh.wax ku ool Ah Ayuu baxshay.quursi.iyo Hanjab.dadka in Ay diidaan waa waajib diini Ah

  • @ayuubaden923
    @ayuubaden923 Před 2 lety +6

    Ale ha idinka cafiyo waxad no gaysaten hadan nahay somaliywan
    Seh wad ku mahadsantihin sad ulaa dagashen maarakan iyo waxuwatay

    • @M00199
      @M00199 Před 2 měsíci

      wll adigu cidaada afkood ku hadal somaaliweyn anaguba waan ka mid nahaye mase waad naga saartey😢😂

  • @shamsowarsame3972
    @shamsowarsame3972 Před 2 lety +1

    Dagaalkaas waa xasuus aduunka iyo taariikhda kalay habargidir bas ayey aheed maruna kuma jiro maracanka ceeb Wayn ayey Kala kulmeen

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 2 lety +16

    Aniga waxaan qbaa in aaankal noqnoq laba dalwadood lakiin aan Visa isu qaadan sameysnao hashiish ciidan oo hadii konfru la soo weeraro Somaliland u gurmato oo hadii Somaliland la soo weeraro Koonfur u gutmato lakiin midnimad waqtigeedee lama joogo Saraakiisha cidmada koonfur Farmajo darjada ku wada taxey sida taliya police Xijaar waa dadkii l Somalilamnd shacbka ku soo qashey kokaa hadii kaas oo kale la la maidoobo maxaa loola dagaalmey jalle siyaad Morgan oo kale ba u ah la taliey Farmajo Hada waa gacan ku dhiiglii kowaad ee morgan faruur kolk a aan midoowana manata waa aan idin xasuuqno mar lnbaad

  • @harunfarax4642
    @harunfarax4642 Před 2 lety +1

    ilig waanku salaamay salaan sare viva waraysi qiimo leh

  • @farhanyousuf5766
    @farhanyousuf5766 Před 2 lety +1

    Ale ha unaxariisto Gen caydiid

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 Před rokem

    Asc xankusugna malitas xafadà xamarjadiid jugween oo dhulka nalagariray wa xasus xanun badan
    Allaha unaxaristo dhaman inti kudhimatay aaamiiiiin

  • @safiaomer4732
    @safiaomer4732 Před 2 lety +9

    Goormaynu dacwaynaynaa maraykanka

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Před 2 lety

      Adiga is dacweey marka. 31 sano baad is dileysaa mareykanka. Waa kaa tagee. Hadane waxaad mareeysaa inaa is qarxiso

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Před rokem

      Very good question.

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 2 lety +29

    Great history

  • @WaayeelkaJaqafsada
    @WaayeelkaJaqafsada Před 2 lety +9

    Qaydiid ma aha ee waa *Qaybdiid* iska saxa intaas sida kale waan ku bogaadinayaa dedaalka *MM TV*

  • @nimcaanyare9800
    @nimcaanyare9800 Před 2 lety +4

    Ilaahow wadanka noo hagaaji

  • @hooyadaikraantahliilalahax4012

    Soomaali land ma goi karto sababtoo ah diinta waxey nagu boorisaa walaalnimada

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc Před 2 lety +3

    Oh my god

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 2 lety +6

    waxa ka horyimi Dawlad ku meel gaadha oo calimahdi lagu magacaabay ,oo caydiid iyo SNM ba la yidhi dadka ku daba fayla ,SNM waa tashatay ,caydiid iyo USC na dagaal iyaga gudahooda ah baa la galay.

    • @YasinSamale
      @YasinSamale Před 2 lety

      Cali Mahdi Alle ha u naxariistee asaga ayaa na lug-gooyay oo war ka qaadanayay haraadigii Siyaad Barre. Waxayna ka dhaadhacsheen in ay Caydiid soo xiraan.

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 Před rokem

      Cali mahdi cidna mandooran ee isagaa falaagoobey oo xukun jaceyl

  • @ahmetbazhe5611
    @ahmetbazhe5611 Před 2 lety +3

    Wariye ilig Aad ayad u mahadsan tahay sidaa Aad nogu so gudbisay taarikhda soomaliyed senator cabdi qaydiid sida ficin ee uu u hadley🙏

  • @HanbileMedia1
    @HanbileMedia1 Před 2 lety +1

    🔒🔒🔒🔒🔒🔒

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 Před 2 lety +3

    Asc bahda mmtf sxb waxad tahay iligow weriye wanagsan

  • @user-xl4vd2hx6u
    @user-xl4vd2hx6u Před rokem

  • @ahmadgaraad4236
    @ahmadgaraad4236 Před 2 lety +3

    Waxaan aad iyo aad usoo dhawaynayaa qaabkuu ooga hadlay arintaas ku saabsan xasuuqaas waxaanan umada soomaaliyeed kacodsanayaa in dacwad lagafuro xasuuqaas

  • @ahmedyusuf6482
    @ahmedyusuf6482 Před 2 lety +3

    Hawiye taariikhda halyeeyadooda ma yaqaanaan!

  • @abdiibrahim316
    @abdiibrahim316 Před 2 lety +5

    Cabdi aniga baa la yiraa ninkaa, wuxuu ku faanayaa arin uu daba kafuul ka ahaa.

    • @akramportal.8831
      @akramportal.8831 Před rokem

      Duli sanidaa ninkaan waxfaana maba kamuuqdaan inkasta oo masuuliyadii dadkii aydileen uu iska fogeynayo!

    • @abdiibrahim316
      @abdiibrahim316 Před rokem +1

      @@akramportal.8831 waxaan ka xumahay in aan ogohay wax aadan ogayn, waxaan goob joog ahaa ninkan oo la barayo (Guerilla fight), sida jabhadda loo dagaal geliyo oo uu Ceydiid ku barayo teendho hoosteed, ninkaa hal Luqad ajnabi ah ma yaqaan wuxuu ahaa will yar oo gacanta la hayo, meeshay ku dambaysayna waan ognahay.

  • @ninkaogg8785
    @ninkaogg8785 Před 2 lety +12

    *(BOQOLKIIBA BOQOL) WAAN KU RAACSANAHAY IN SOMALILAND AY DAL KA MADAX BANAAN "Somalia" AY NOQOTO, OO 2 DAL OO DERIS AH AY NOQDAAN SOMALILAND iyo "Somalia". 26th JUNE SANADDKII 1960 EE LAGU KHASAARAY MIDNIMADDA, LA SAXO OO SOMALILAND XORIYADEEDII LUNTAY 26 th JUNE DIB U HESHO (WA BILAAHI TAWFIIQ)*

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 Před 2 lety +1

      GOD Weyn Qodo Is-Duug!!!...Awalba Hawiye Cawaan Ah Ayaad Aheyd!!!.

    • @abdifatahali428
      @abdifatahali428 Před 2 lety +1

      Yaa noqonaaya dal madaxbanaan
      Isaaq
      Dhulbahante
      Ciise
      Samaroon
      Warsangeli iwm

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety +1

      @@abdifatahali428
      Yaa idin waydiinaya waxay noqonmayso Somaliland ma Hada ayay gacan idinku jirtaa

    • @imthehero76
      @imthehero76 Před 2 lety +1

      Sidaas aa idin roon barkee meeshaan dad aa wax la qeybsatiin ma joogaan oo dad ayagii heshiin la

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 Před 2 lety

      @@mohamedmire7660 🤣🤣🤣 hawiye maxad ku caayi
      Adoo darood ah o 3 wadan kagugu gumeysto
      Orod isaso xoreee 2022 bad ku jirtaa gumeysi ee

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 Před 2 lety +1

    Gudumiyihi snm-ta koofureed
    Abdikariim sheikh yusuf sheikh Ibraahim
    Ale ha unaxariisto wuxuu ahaa
    Geesi diidan gardarada Cadaanka

  • @Boss-Layd
    @Boss-Layd Před rokem

    SubhanaLLAH ilahy ha unaxriisto 😔

  • @sadiowarsame
    @sadiowarsame Před rokem

    Ilaahaye baa mahad iskaleh o badbaadiyo abdi qaybdiid

  • @rimaaseey
    @rimaaseey Před 9 měsíci +1

    mooryaan waaye qaybdiid in badan ayuu xasuuqay asaga iyo caydiid xasbiyallaahu wanicmal wakiil

  • @nuhliban4375
    @nuhliban4375 Před 2 lety +4

    Arin murugo leh, Waana Taariikh lama ilaawaan ah

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 Před 2 lety +2

    Illig waa ciyaal aan weli waaya arag noqon cabdiqaybdiid waa dabadhilif tuug ah waxay ahayd haddii cid waraysanayso inaad waraysato raggii halganka usc baalka dahabka ah ku lahaa

  • @sahrakonfurgalbeed1406
    @sahrakonfurgalbeed1406 Před 2 lety +22

    Waxa American ka la dagaalamaayay waa habargidir bas markaas hawiyaha kaleh kuma jirin walahi waxaa arkaayay hawiye ku faraxsan dagaalka habargidir iyo American weliba American ka la jireen

    • @09FAARAX
      @09FAARAX Před 2 lety

      Qayb diid weeye naanaystu

    • @umiibrahimnoor2336
      @umiibrahimnoor2336 Před 2 lety

      Hee Ma waxad Soo Xasuusatay Dadkii ku Shirbay Gobra kor tàgan Reer tolke karenana waa ku dagsan yahay waxas Maba fiiriino

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Před rokem +1

      Taariikhda unbay baal mugdiyaa ka galeen waxaana ceeb iyo dambi nafsaani ugu filan inay ku raaxaysanayaan dhulki gumaystaha laga xoreeyay walibana Soomaalinimo la isaga daayay.

    • @ifka2877
      @ifka2877 Před 2 měsíci

      Horta hawiye intiisa kale maxeey sadaalka hg ugu fiirsadeen oo Waliba dhibkooda ugu Shirbeen ?

    • @shariifabu-qw6vi
      @shariifabu-qw6vi Před 6 dny

      Xukun io ayay isku heysteen saas waaye​@@ifka2877

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Sababta ugu wacan maan fahmin laakiin Cabdi qaybdiid xaqiiqooyin uu cid walba uga xogagaalsanaa oo uu wax badan ka iftiimin karuu sheegiddooda ka waabanayaa,,, jawaabihiisuna ma qeexna wariyuhuna waxa laga yaabaa inaanu arrimahaa wax badan ka soo dersin, xataa maqalkoodana u dhuuun daloolin, waana nasiib darro wayn iyo fursad qaaliya oo luntay,,,,,

    • @abuhanaan9009
      @abuhanaan9009 Před rokem

      Dantiisaan ku jirin inuu aad usii dhex galo … habar fadhida legdini wax uga fudud

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety +1

    Share

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 Před 2 lety +6

    Fursadii aydayaceen Qolooyinka Koonfur Degen, iyo Kaladaadkii Somalida kudhacay ay sabab ka ahayd Ethiopia ayadoo u addegsaneyso Jabhadihii Somalida. Waaa waxa ilaa maanta aan uharsanla-nahay.

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 Před rokem +1

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @jabrajaceloow6951
    @jabrajaceloow6951 Před rokem

    Ilahay haunaxariisto general caydiid

  • @waciyebosaso4253
    @waciyebosaso4253 Před 2 lety +1

    Dhiigyo cab abdi qaybdid. Aduun inaanu sharaf lahay maanta gabow iyo tabardaro ayaa kamuqata. Akhiro iyo xisab teedina way kusugaysa.

  • @triigfaarax1739
    @triigfaarax1739 Před rokem

    😊

  • @safiaomer4732
    @safiaomer4732 Před 2 lety +1

    S n m halkaa xisaabaa ku maqan haksoo jawaabto

  • @nimcaanyare9800
    @nimcaanyare9800 Před 2 lety

    Waa naxdin

  • @abdijama603
    @abdijama603 Před 2 lety +2

    Taariikhda been in laga sheego ma fiicna. Mohamed Farah Jimcaale iyo Cumar Salad cilmi waxay ka tirsanaayeen SSDF.

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal Před rokem +1

    Caydiid AUN maxad u qilaaftay ood ula dagaashay maxad u weydin weysay mise markii horuu kuyiri suaalahaas ha i weydiin mida kle farsamadi dhuumaaleysigi Caydiid inuu qariyo maaheyn waa taariikh xiligii ay sirta eheeyd waa lagasoo gudbay

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 Před 2 lety +1

    Walee in badan waadgubataan aaakhiro...iyo aduunba....30 bad eedeen
    Aquundaradii lagu dumiyey dawladii dhexe ilaahada wad..hesheen abaalkiinii

  • @nashwaqd1290
    @nashwaqd1290 Před rokem

    Inla dilo buu kuficnaa isba dad buu rusheyey somali waa dhohan yihiin gaalo inaad dhameysan bey aheed caydiid uma Qalmo gaal futo xun inuu gacantisa kudilan ilaahey ha unaxaristo hadan nahey isaaq we love caydiid geesi allaha unaxaristo 😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰

  • @sahradiriye7241
    @sahradiriye7241 Před 2 lety +1

    marka markaan goraan 1991 markay waftigu yiimaden salebaan gaal 1992 ayay yiimaden c.r tuurna 94 ayay yiimaden

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 Před rokem

    Madaxda iyo siyaasiinta Soomaaliyeed Allaha soo hadeeyo, Allaha garansiiyo xaqa ummadda iyo wadanka. Sidoo Allaha garansiiyo cadowga ummadda Soomaaliyeed.

    • @mohamedelmi6734
      @mohamedelmi6734 Před rokem

      Sidee muqdisho ku tagtay miyaadan dooneyn in aad Hargeysa ku noqoto.

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 Před 8 měsíci

    Hawiye Hurdaaye Boqolka sano ee soo socda xataa ma baraarugayo. Ilaahay baad leedahay.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Lagata

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh Před 19 dny

    Snm ❤❤❤❤❤

  • @Daqare666
    @Daqare666 Před 2 měsíci

    ADER OD3YGAA DHIIGYACABKA WARKA HA U SIXIN HADALKANA HA U QURQURXIN

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 Před 2 lety

    Libaaxii qarada afrika general maxamed faarax caydiid.naxariistii jano alle hasiiyo.

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 2 lety +3

    Cadaalad sameey wariye Muuse Suudi yalaxow soo wareyso isagane si uu ubeeniyo wareysiga cabdi qeybdiid

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 2 lety +2

    odaygana taalo siinaya ha is ilaliyo yaanay isna dilin sidi Gen galaal ha taxadaro dadka uu ka hadlay way ugaadhsan karaane

  • @ContentBulldogPuppy-ss3gx
    @ContentBulldogPuppy-ss3gx Před 4 měsíci

    Guuuul somali

  • @ubaxismaciilgeele4025

    Alle hawnaxariisto dhamantood geesiyaashii kudhintay xasuuqa

  • @asmamaxamed5289
    @asmamaxamed5289 Před 2 lety +4

    somali land wa in laga garbaxa ama ictiraf lasiya ama xaqoda hilan ani wali ma arag nin isaqa o madaxwena ah from hg

  • @husseinadan2096
    @husseinadan2096 Před rokem

    Ninkaan meeqp qpf ayuu dila, away xasuuqii uu ogeestay bakaaro dahab laha. Iyo wax badan wlhi, Somali intaa danbiilaha warka dhageesaneeno wlhi hormar lama gaaraayo.