Avv. Trunji - Gen Maxamuud Geelle Yuusuf ninki loogu cabsida badnaa nidaamki Kacaanka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 05. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 364

  • @hassanfarah726
    @hassanfarah726 Před 2 měsíci +6

    Mahadsanid AVV Trunji sida aad u iftiimisay taariikhda inkastoo aan fikir qaldan ka heystay geele ilaahay ha u naxariisto

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Před 2 měsíci +15

    Alle ha u naxariisto Geele wuxu aad ugu shaqeeyey Arimaha badbaadinta Bada Somalia 🇸🇴, wuxu la shaqeyn jiray abtigeey oo ahaa first Somali Admiral KHALIF MACOW XASAN oo ay saaxiibo dhaw ahaayeen

    • @Filistiin1
      @Filistiin1 Před měsícem

      ​@@Tamsim3358Ilaajay baa sifiican u Xisaabin doonaa Asaga iyo Morgan iyo Siyaad Barre, Insha Allah..

  • @MubYus
    @MubYus Před 2 měsíci +23

    Maxamuud geele Yuusuf , Maxkamad ma Hasysan jirin, Kawaan dadka lagu qawraco ayuu haystay

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 Před 2 měsíci +13

    Geele isago helicopter lagu wado intuu ka soo dagay burco ayuu 45 oday aad u qiima badana oo lagu eedeyay ayuu kiiskoda eegin 45 dil ku xukumay isla 2 saac kadib xamar diyaarad u raacay 45kii markiiba waa la toogtay

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 Před měsícem +1

      Mujrim beey ahaayeen kooxdaas.

    • @abdilaahihussencg9169
      @abdilaahihussencg9169 Před měsícem

      Waa dhaab waxan odaashas loogu arayeey dagalkii buurah 84 kii rajiimkii waadanka haystey maqan meeley foolxumadas ka soo barten

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 Před 2 měsíci +9

    Geele wuxu ka mid ahaa raggii soomaali sidaa u kala fogeeyay maanta u malayn maayo in dib somaliyi isu aamini doonto isuna soo noqon doonto

    • @Mrprimo617
      @Mrprimo617 Před měsícem

      Oday dhintay waa sababta dadka Soomaaliyeed ay u dhisi la’yihiin dowlad sida caalamka kale ?

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 Před 2 měsíci +18

    Kuye; nin ku takhasusay ma ahayn oo diplom ma haysan macaal, lkn Nin ka bixi kara ayuu ahaa. Sidee qof wax aanu aqoon u lahayn uga bixi karaa aan indho adkaan ka ahayn.

    • @sacadmo1511
      @sacadmo1511 Před 2 měsíci +2

      Kkkkkkkkkkkk wallaahi waan la yaabay 😂😂😂

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 Před 2 měsíci +1

      Lama adan qabsan ee faham horta maxkamaddu waxay ahayd wax la soo diyariyo oo miska hoostiisa ah waxayna ku shaqeyneysey dhiwr qodob oo keligis taliya shii adunku qasatan Masar & sudan nidam laga soo kobiyeyey ahaa baa wax lagu xukumo jirey ee dalku sharciba ma lahayn oo markii dadka & dalkaba afduuben waa lahaayeen dqstuurkii dalka qodobada beyna dalka ku maamulayey oo dil xabsi & masafurin keliya ahaa

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před 2 měsíci

      Bal adu wakaas is weydii,ninkan wariyaha waxaan moodi jiray nin dhexdhaxaada laakin maaha runtii.

    • @muhaajir77
      @muhaajir77 Před 2 měsíci

      Ujeedada fahan maxkamadaas xukumadeeda sharci ma eheynin

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 2 měsíci +8

    10 wadaad nin xukumay ooku xukumay maxaaa aayada ilaah u difaaceysaan, hadaa noo amaaneysid waxaa tihiin isma dhaanto iyo dhashood, qur'anka ilaah uu u dilay 10 wadada oo difaacday waana la amaa naa waa wax igu cusub aniga

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Před 2 měsíci +6

    Geele iyo inta go'aanka la gaadhi jirtey waa ehlu naar lama difaaci karo. Quraan iyo sharci kale midna aqoon umay lahayn, dil uun bay dadka isaga xukumi jireen !!

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před 2 měsíci +8

    Allaah aakhiro muxuu la tegi wa geele wa ninkii geed hoostii xukun aan jirin ku ridayay dadkayagii oo dhan toban toban isugu xidhay ee laayay xataa dadka in la maydho oo la kanfo wuu diidi jiray cagaf ba lagu aasi jiray dadka ilaahay ma cafinayo nin kibir dhiig muslim ku galay xisaabta aakhiro halkay ka gelayan isaga iyo afwayneba

  • @daudismail2567
    @daudismail2567 Před měsícem +2

    Nasiib darrada somali ku dhacday ayaa geele iyo kan la waraysanayaaba ka mid ahaayeen waxay ahayd in maxakamad la tubo, waana waxa somali ila maanta isu aamini la,day, cadaalad daradii dhacday oo qabiil lagu duudsiyay.

  • @abdiwaliisse3082
    @abdiwaliisse3082 Před 2 měsíci +9

    GEELE WAA NINKII CULIMADA LAAYAY .WAY KAA HOREEYAN AAKHIRO UGU TAG DHE

    • @warsanfarah9582
      @warsanfarah9582 Před 2 měsíci +1

      CULUMADA ISMACIL AXMAD ISMACIL OO ISAQAA HAYSTEY DHEGEYSO WARAYSIGA CASHO CASHO XCILMI XASKI ISMACIL CALI ABOKOR WARAYSIGEEY BIXISAY

    • @IsmailIsmail-on3pb
      @IsmailIsmail-on3pb Před 2 měsíci

      ​@@warsanfarah9582 dhiigcabkaas baa danbigii uu soomaali ka galay cidkale la raadinaysaa.

  • @axmedhassan6963
    @axmedhassan6963 Před 2 měsíci +5

    M.Geele waxaan maqlay inuu maalin illooway koofiyadiisi ciidanka markaasuu isaga is ganaaxy. Sheekadaas ma run baa.

    • @MubYus
      @MubYus Před 2 měsíci

      Waxaas waa sheeko caruureed

    • @user-jd1ds5di9c
      @user-jd1ds5di9c Před 2 měsíci +1

      ​@@MubYus weey jirtaa, waa sheey xaqiiqa ah nin sharciga aadd iyo aadd ogu adag ayuu ahaa.

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Před 2 měsíci

      Waa iska xayeysiis

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Před 2 měsíci +1

      Wuxuu bilaabay inuu sharciga barto 1985 isagoo galay kulliyadi sharciga ee jaamacada ummada lkn takhasuskiisu wuxuu ahaa ciidanka bada oo uu ka soo baxay 1963kii

    • @mohedrashed2381
      @mohedrashed2381 Před 2 měsíci

      ​@@user-jd1ds5di9cmabu garanayn sharciye maxuu ku adkaani

  • @yusufabdi8747
    @yusufabdi8747 Před 2 měsíci +3

    Rajiimkii.isagoo 90 jira ilaahay ummada dhaafiyey

  • @khalidaxmed3541
    @khalidaxmed3541 Před 2 měsíci +9

    Dadka ummada taariikhda madow ku leh munaasib kuma aha in laga sheekeeyo oo barnaamij laga diyaarso taa badelkeeda waxay ahayd in shakhsigaa noocaasi tusaale u ahaado daaquudnimada iyo foolxumada ay leedahay in ummad aan waxba galabsan si arxan daran shaadh dawladeed oo reeraysan lagu laayo

    • @abdulog8461
      @abdulog8461 Před 2 měsíci +2

      Barnaamijka dhamayso inta aanad comments ku ordin

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Před měsícem

    AVV truji waa nin wax badan og waa nin nadiif ah waxan kulatalinlahaa dawlada somaliya inay wax badan la tashadaaan 👍👍👍👍👍

  • @amareto5772
    @amareto5772 Před 2 měsíci +6

    Ninkaan nin sida saxda ah wax u sheegaaya uma eka.. Qaaf Rabbak.

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 Před 2 měsíci +20

    Ina Geele yuusuf waxuu ka mid ahaa raggii hogaaminiyey kacaankii baabi yey Soomaaliya.
    .

    • @kaalaynoo
      @kaalaynoo Před 2 měsíci +2

      Waa runtaa! USC ayadana wadankeey dhistay😇😇😇

    • @mahadshire1019
      @mahadshire1019 Před 2 měsíci

      ​@@kaalaynoo😂😂 waad la heshay brother, USC iyo mooryaan waa kuwa soomali qawracay oo wadankii burburiyay.

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v Před 2 měsíci +5

    Dictatorship buu siyad bare ahaaa: inta dalka laga saarey buu soo jabhadeyeye daroodow especially walalaha majeerten baaa hadaana heesta la qaadey

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg Před 2 měsíci +11

    Ninku Djploma mabuu lahain laakiin shaqada wuu wadi kari lahaa isma qabato.

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 Před 2 měsíci

      Ninkani mesha wuxu soo fadhiisiya dadka caaya nidaamki militariga,kaa u wareysanayo ayaa kasoo shaqeeyey nidaamki kacanka runtiina sooomali oo dhan ayaa qayb kasoo ahayd,wuxu ku hadalayo uu wadi kariyey hawsha halkey iska qabanaysaa.

  • @KuxidhnoowQolkaArimahadunida
    @KuxidhnoowQolkaArimahadunida Před 2 měsíci +2

    Shaydaankii balhtiyay ee qadaad waynta cuqdad BAA dishay
    Ilaahay sidii ugu cuslayd kuu ciqaab mari

  • @saidmuse6904
    @saidmuse6904 Před 2 měsíci +3

    Both Geele iyo Mahamed buurale Ismacil waa MJ inkas to an neebcahay siyaad iyo Kooxdisii.

  • @AxmedfaaraxAxmedfaarax
    @AxmedfaaraxAxmedfaarax Před 2 měsíci +9

    Waar ayaanle aabaha askari faqash buu ahaa in snm dishana xaq bay ahayd maxaa waqooyi keenay hadaanu qabsan lahsyn iyo hadaanan qabsaneenba maanta dhulkayagii waan haysana cumar carte na anagu ahaa ee la soco markay reerkiina wabigu ku fataho anagaa idiin dawarina oo masaajiida hargaysa xataa idinka gurna gobonimadayada 😂😂😂😂

  • @hassandeck4993
    @hassandeck4993 Před 24 dny +1

    Ninkan trunji ah maba aaminsana wixii gelle iyo siyaad barre sameeyeen ee dilalka culimada ahaa in ay qalad thay mba aaminsani mana u eka nin aaminsan

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před 2 měsíci +2

    Nidaam kacaan ma aheen wuxuu ahaa nidaam military. Kacaan waxaa la dhahaa marka ay shacabka kacaan sameeyaan sida kacaankii Fransiiska, Mareekanka iyo Ruushka.

    • @faafintadiintaislaamka2942
      @faafintadiintaislaamka2942 Před 2 měsíci

      Laakiin sida loo soo dhoweeyey nidaam kacaan buu ahaa maxaa yeelay bulshada nacday Qolyihii xisbiyada inta aan fahmay sxb

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 2 měsíci +1

      Shacabka hadii ay naceen dowladii rayidka iyo xisbiyada waxay sameesan lahaayeen jabhado, mudaharaad ama kacdoon.Taas ma aysan dhicin.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 2 měsíci

      @@faafintadiintaislaamka2942 See loo nacaa xisbigii SYL oo xornimada keenay heestayna aqlabiyada doorashada. Militariga inqilaabka sameeyay ayaga ayaa rabay in ay xukunka xoog ku qabsadaan sida ka dhaci jirtay Africa waayahaas. Dowladii rayidka ayaa xumeed in ay dhahaan waa marmarsiiyo ay sameeyeen militaragii wadanka inqilaabay oo qiyaanay dowladii ay u shaqeenayeen ee dalacsiisay.

  • @utubewatcher4619
    @utubewatcher4619 Před 2 měsíci +6

    Avv Turunji mahadsanid. Nin isku darsaday aqoon iyo waayo-aragnimo.
    Allaha u naxariisto Maxamuud Geelle Yuusuf waxa uu Ku sifeeyey. Nin hawl-kar ah, Dhaqan Suuban, oo cadaalad jecel kana fog eex.
    Wareysigaan waxaan bartay in Maxkamaddii badbaadu lahayd Guddi garsoor oo aqlabiyad Ku gaara go'aankooda kadib dhageysiga eedeynta iyo difaaca.

    • @abdiqaniabdullahi2888
      @abdiqaniabdullahi2888 Před 2 měsíci

      Aabaha iyo duligaad tahayba was adiga iyo gaalkad udoodeysaba isku mid ayaad tihiin. Awliyadii ilaahay ninka daldalay miyad cadaalad kusheegaysa nijaasow

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před 2 měsíci

    اللهم أصلح الحالنا ومافي القلوبنا برحمتك 🤲🇸🇴😢🫂

  • @mahamedhusseinduse8093
    @mahamedhusseinduse8093 Před 2 měsíci +3

    aakhiro wixii uu tabcadaybaa uga horreeya

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Před 2 měsíci +1

    Khabiir hufan. Inkasto wariyaha fafakanayo hadana runta ayuu dhaafi waayey.

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 Před 2 měsíci +1

    Waa ninkii dad dhibi jiray. Kolay Allah wuu la xisaabtami doona dulmigii iyo ciqaabtii uu umadda marin jiray.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 2 měsíci +4

    Nin Culus Baa Maanta kula Joogo Oo welibo Wax Bartay

  • @user-xg3pq5bq6e
    @user-xg3pq5bq6e Před 2 měsíci +2

    Janoolaato hoyadaa anaawasa

    • @fadumaomar3215
      @fadumaomar3215 Před 9 dny

      Afsomaliga soo baro intaadan wax wasin ilmo faraqoow

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před 2 měsíci +3

    Siyaad Barre wuxuu ahaa ninkii dilay is aaminaadii Somali isku aamini jirtay xukunka. Siyaad Barre Somali ayuu kala diray asaga ka horna ma jirin jabhado iyo is aamin la'aan. Siyaad Barre wuxuu la yimid wax aan asaga ka hor la aqoon oo ah car juuq dheh, car iga fikrad duwanoow, hadii kale waa dil ama xarig. Siyaad Barre madaxweyne lama dhihi karo cidna ma dooran.

    • @abdirahmanmohamed3822
      @abdirahmanmohamed3822 Před 2 měsíci

      Somalia wx kle ma lagu henkaro sds un ayu aya lagu wadi kara Somalia lkn mid un ayu ku qaldana culimada un inta kle Somalia sds un aya lagu heen karaa hda qof sds ah inu hda so baxo ayn jclan laha

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 2 měsíci

      @@abdirahmanmohamed3822 Culimo kaliya ma uusan dilin. Wuxuu dili jiray cid kasta oo ka fikrad duwan oo hadashana.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 2 měsíci

      @@abdirahmanmohamed3822 haddii Somali xoog lagu hayn karo sidii Siyaad Barre, muxuu Siyaad Barre u cararay oo u sii joogi waayay.

  • @mireomar4496
    @mireomar4496 Před 2 měsíci +1

    Hi

  • @kamaalUsmaan1075
    @kamaalUsmaan1075 Před 2 měsíci +1

    Ilaahay ha unaxariistee Dhammatooda, Maxamed Siyaad Bare, Shilkiisi ka Dib hadduu Xukunka Iska wareejin lahaa, Soomaaliya waay badbaadi leheed. Lakiin madhicin.

    • @MubYus
      @MubYus Před 2 měsíci

      Siyaad Bare & Muxamuud geele yuusuf, Cadaabta ayay ku jiraan ka daba gal hadaad rabto.

    • @kamaalUsmaan1075
      @kamaalUsmaan1075 Před 2 měsíci

      @@MubYus
      Anigu marna kuma Hammiyoo Qof Muslim ah, dabigu galay darteed in Naarta galo, taasi Ilaahay ba ku shaqaale inu Janneeyo iyo inu Cadaabo. Adigu in saas inu tiraahdo walaalow waa laga fican yahay. Kuguma heeysato Adduunka iyo Aakhiro ba Ilaahay ha ku hanuuniyo.

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 Před měsícem

    Hanoolaato iyo barnaamijyada aad soo dayso aad bay u kala fog yihiin ,,,laakiin markaan qiimeeyey waxaad ka wadàa HANOOLAATO QABYAALADU ,,

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 Před 2 měsíci +2

    Avv. Trunji gabagabada warkiisu waa ka duwanyahay tii uu ku amaanauey Mr geele.

  • @omarweheliye4563
    @omarweheliye4563 Před 2 měsíci +1

    Allaha u naxariisto Gananka, taariikh fiican ayuu Ka tegey.

    • @GureyIbrahim
      @GureyIbrahim Před 2 měsíci +2

      Nin dadka xaqdaro kuxukumi jiray ayaa ah nin wanaag katagay dalka soomaliya waxa uu la hagaagi wayay waa in kooda xun soomalidu aqoonsato

    • @axmed1850
      @axmed1850 Před 2 měsíci +2

      Taariikh wanaagsan waxaan u taqaan inuu mujrimku wadaado xaq ku taagan xukun dil ah Ku xukumay

  • @mohamedabdullahishaiye2068
    @mohamedabdullahishaiye2068 Před 2 měsíci +1

    Walaaloow xasuuqii Beled Waayne 1991 loogu geestey beesha ogaan iyo dadka gestey maxaad ooga hadli ladahay

  • @HassanAhmed-np2ys
    @HassanAhmed-np2ys Před 2 měsíci

    Illaahey ha u naxariisto Maxamuud Geele Yuusuf wuxuu ahaa nin aad daacad u ahaa, aabahey Allaha u naxariisto baa la shaqeen jirey.

  • @timacaddechannel6602
    @timacaddechannel6602 Před 17 hodinami

    Horta taas Maxkamad haku tilmaamina Kawaanki Mohamed Siyaad dhaha waxaana qala qala uga ahaay Geele iyo wixi la hal maalay oo dhan kana kamiduu ahaa madaama uu 30 sano la shaqeynaayay dadka dulmigaas wada uunan marna iskaga tagin Alle darti.

  • @Maria28832
    @Maria28832 Před 2 měsíci +2

    WAR DOWLADII KACAANKA CADAALAD MA JIRIN DIKTARKII SIYAAD AMARKIISA JIREY WAXA DILAY 1974 KII WAA KII TOOGTEY 10 WADAADO AH OO YIRI RAGA IYO DUMARKA MA SINA SIYAADNA YIRI WAA SIMAN YIHIIN DARDEED BUU U DILAY DIKTAR DHIIGYACAB OO 21 SANO BAABIYEY SOMALIA BUU AHAA GEELANA AMARKA SIYAAD BUU FULIN JIREY MARKA MUJAAHIDIINTII USC IYO SNM EE ERIDAY DHIIGYACABKAAS SIYAAD JANO FARDAWSA ALAAHA GEEYO DHAMAAN GUUL BAAN JOOGNA NO DIKTATER GUUL

    • @ibroosyare3318
      @ibroosyare3318 Před 2 měsíci

      Yaa kuu sheegay mise waad joogtay oo Dadkii daawanayay sida Aabaheey iisheegaad kamid ahayd?.

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Před 2 měsíci +2

    Odeygan asagaba gacan yare u ahaa oo dambiyada kala shaqeeyey haddana weli amaanayo ' nin soomali oo dhan ogthy baalkisa madoow'

  • @abdirahmandhuubane3716
    @abdirahmandhuubane3716 Před 2 měsíci +1

    Ninkaani ina xuseen cabdi wax aanu fileyn ayaa loo sheega wuxuu jeceyaha qofkasta oo kacaankii u soo shaqeeyay in xumaantiisa loo sheego qofksta oo maxkamad la saaro ama dowladdi wax ka tirsadayna wuxuu aaminsanyaha in maxamed siyaad garsoore ka ahaa

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Před 2 měsíci +2

    Ilaahey mujrimkaas qiyaamaha umada ugajaro

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Před 2 měsíci +2

    Marka lagareebo arrinta Geele iswaraysigu ma ahayn mida laga runsheegay been iyo nifaaq ayu ahaa Tusaale Calisamatar ayaa La waydiiyey sababta Hawlyari Xamar looga qabsaday wuxu ku jawaabay Ciida ka iyo Hubkuba Woqooyi ayey ku baabeen sidaa awgeed wax tamarlihi ma joogi Muqdisho iyo hareeraheeda miyaanay SNM cunin Takale kamay dun hadal Ila maanta oo Xamar isku cunaysan oo UNISOM idiin taliso Sida waqooyi looga dhisay Dawladnimo aan Shisheeye Gacan ka siin Ruuxa Libinta Xaasidaa xaashe ma fiicna

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 Před 2 měsíci

      💯 waan ku qoslaa kuwan, maar na waxay layihiin Askartii umada diidanayd, maar na AUN Cumar carte ba Askartii baabiiyey 😂

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 Před 2 měsíci +1

      Cali samantar ma oran ciidaankii snm.baa canuy waa been way Duuban tahay cidii doonta way dhagaysan kartaa.snm hargaysa iyo burco.waalaga saarayb1988 taariiqda Marifishka.lagaaga sheegay waa propaganda iidoorka waa been ma ogtahay. Axadii. Dagaalku bilaamay xamar inta safaarad joograt Mogadishu? 53 safaradood baa joogray Google bay ku jiraan waa simple nio dhinaatada haysta.iidoorka sida caruurtii baa lugu sheekeeya xitaa cirku.waa bir Hadi la yiraahdo waxay Lee yihiin mujaahid qowdhan baa yiri iga walo wa dhab😂😂😂 usc baa riday dowladii dhexe iyo general caydiid aun hadaanan taa again Walee Maan heesihii kacaankad qaadi lahayd taasa dhab ah

  • @DrIsmacilMuse
    @DrIsmacilMuse Před měsícem

    Waa ninkii dhalinyar isu xilqaantay in ay magaaladoodii nadiifiyaan ku xukumay xukuno isugu jira DIL, XABSI DAA'IM IYO 25 - 15 SANO OO XADHIG AH

  • @MubYus
    @MubYus Před 2 měsíci +1

    Maxamuud Geele Yuusuf, was Siyaad bare hangman.

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Před 2 měsíci +1

    Ninka hala yaabina Dulumkii ayu shuraake iyo qayb ka ahaa sidu inoo sheegay ma dhaliili Karo Geele

  • @NasirAhmed-nh3en
    @NasirAhmed-nh3en Před 2 měsíci +3

    Ayaanle tuug tuug dhalay oo xanuunsanaya ayaad tahay laangab cuqdadaysan 😂😂😂

    • @mohamoudmire7137
      @mohamoudmire7137 Před 2 měsíci +1

      Maxaad u caydey. Addoon caytamin ayaad fikirkaaaga dhiiiban kartaa wll

  • @hibaq123
    @hibaq123 Před 2 měsíci

    Waa uu heysata shahaado sharciga

  • @Cabdi141
    @Cabdi141 Před 2 měsíci +2

    Geele wuxuu ka mid ahaa ragii baabiiyay somaliya

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v Před 2 měsíci +2

    AYANLOW ANIGU WAXAAN AHAY NIMANKI U DUCEEYAY ILLAHNA U AQBALI JANNA GALE MOHAMED SIAD BARRE AYADO ILLAH UGA BARYAY ASAGO WAJIGA KU HAYA MIISKA XAFIIS KIISA AVIAZIONE IN UU ILLAH KA DHIGA SIAD BARRE LIBAAXI SOMALIA SHACABKANA IN UU ALLE HA DHIGO LO'. WELI LAMA GAARIN DHIBAATADA KU SO SOCOTA SOMALIA.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 2 měsíci

      Siyaad Barre wuxuu ahaa ninkii dilay is aaminaadii Somali isku aamini jirtay xukunka. Siyaad Barre Somali ayuu kala diray asaga ka horna ma jirin jabhado iyo is aamin la'aan. Siyaad Barre wuxuu la yimid wax aan asaga ka hor la aqoon oo ah car juuq dheh, car iga fikrad duwanoow, hadii kale waa dil ama xarig. Siyaad Barre madaxweyne lama dhihi karo cidna ma dooran.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 2 měsíci +1

      Siyaad Barre oo ayaadahii quraanka beeniyay ku jeesjeesay yiri nus, tumun, jinni waa la idinku shubay anaa idinka shubaya miyaad janno ugu duceesay. Ma wax lagu gaaloobo baa janno lagu galaa? Waa maya.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 2 měsíci +1

      Siyaad Barre wuu cararay libaax waxba gama ogo. Dictatoryaashii la midka ahaa sida Saddam Xuseen, Khadaffi, Cali Cabdalle Salax ayada oo ciidamo shisheeye iyo jabhado muwaadiniin ah la dagaalamayaan ayay wadankooda ku dhinteen.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 2 měsíci +1

      Dhibaatada Somalia ka socoto meesha ugu daran ay ka socoto waa deegaankii Siyaad Barre uu kasoo jeeday.

  • @safiya4265
    @safiya4265 Před 2 měsíci +1

    Subxanalaa

  • @abdulkadirabdulle6362
    @abdulkadirabdulle6362 Před 2 měsíci

    I confirm that Bashir publicly protested an said that Theb3 Military Judges went to General Siad and told him that they wanted to condemn Gaveyre, Einanshe, and Abdulkadir Dhel to prison not condemn them to death.. The general asked
    them to condemn them to death and promised that he would pardon them. I know and Trunji knows that Bashir disclosed the promise the morning of the execution
    when he heard

  • @CabdilaahiZaahid-vq4ce
    @CabdilaahiZaahid-vq4ce Před 2 měsíci

    Allah uma naxariisto

  • @MaxamedAli-wd8it
    @MaxamedAli-wd8it Před 2 měsíci

    Ayaanle iyo hanoolaato guleysta sxb aad baankuu gu mahadcelinaa shaqo fiican baad heysqa

  • @dahirguuleed8813
    @dahirguuleed8813 Před 2 měsíci

    Su aalaha aan rabnaa waa kuwa maxkamada

  • @Keydka_Taariikhda
    @Keydka_Taariikhda Před 2 měsíci +4

    😮 Generaal/ Admiral Maxamuud geele Yuusuf Wuxuu soo maray Taliyihii Ciidanka Badda soomaaliya ahna Afhayeenkii xisbiga hanti wadaaga Kacaanka iyo Gudoomiyihii maxkamadda badbaadada markii dambena Waziirkii Gaadiidka iyo Madaxii Iyo Hindisihii Barnaamijkii Xisaab xil Maleh

  • @MubYus
    @MubYus Před 2 měsíci +1

    Turunji , waa gacan yaarhii , danbiile gacan ku dhiigle, Maxamuud Geele yuusuf

    • @soo-maalpodcast
      @soo-maalpodcast Před 2 měsíci +1

      Kkkkk alla muxu idin wasay adiga iyo reerkaba😅

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 Před 2 měsíci +2

    ALLAH HA RAXMAANKA WAXBA KAMA QARSOONA . CULIMODII YAA XUKUMAY, SARAAKIIL AAN WABA DILIN ,ASKARTII GARABCASE, DADKII ISAAQA AHAA EE LA LAYNAYAY FROM 1980 TO 1991.

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Před 2 měsíci +9

    GEN GEELE ILLAAHAY HAW DENBI DHAAFEE WUXUU AHAA NIN ADAG SOOMAALINA NIN XUKUN KULUL AYAA XUKUMI KARA
    Ninkaana wuxuu cadeeyey isagoo maaliyada haystey inuusan waxba dhaqaale ah haysan oo uu aamin ahaa
    laakiin wuxuu waayey dawlad diin wax ku xukumeysa
    Taasio aakhiradiisa khatar weyn ku ah
    Maxaa yeelay waxa diinteenu inoo cadeysay 3 qof ayaa aduunka wax ku xukunta
    Sadexdaas labo naarta ayey geleysaa
    Hal keliya ayaa janada gelaaya
    1 xaakim aan cilmi diineed lahayn oo cilmi daradaas wax ku xukumaaya
    Naarta ayuu gelayaa
    2 xaakim cilmi diineed leh hadana aan si cadaalad ah ugu xukumayn oo wax kale xukumaaya kaasna naarta ayuu gelayaa
    3 xaakim cilmi diineed leh oo diintaas xukunkeeda ku toosan
    Kuna cadaalad samaynaaya
    Kaasi janada ayuu gelayaa
    Waa kaas miisaanka baabu xukunka ee laga cabir qaadanaayo
    Sidoo kale diintu ma ogola in qof dhintay la caayo ama la habaaro
    Sababtoo ah waxa ay Caro gelineysaa oo isku dilaaya dadka nool oo aduunka jooga
    Bal kawaran hadii aabahaa oo dhintay nin aad garaneyso kumenti
    Ku caayaayo ama naarta afkiisa ku gelinaayo maku raali gelinlahayd arinkaasi
    Tan kale qofkii 100 diley oo towbad keenay ilaahay waa u naxariistay
    Sababtoo ah ilaahay waa dulqaad badane naxariis iyo cafis iyo turniinsho iyo waasacnimo badan
    Ilaahii abuurtay oo cafiska iyo naxariista badnaa ayuu magan u yahay
    Hana ku miisaaminina maskaxdiina
    Caadifada iyo dulqaad yarida badan ee bini aadamka
    Qofkastoo muslim ah waa lasaamaxaa waana loo duceeyaa
    Xataa haduu aabahaa diley
    Sidaasaana kuu fiican aduunkaaga iyo aakhiradaada
    Ilaahayna waxaan ka baryeynaa inuu cafiyo intii islaam ah
    Denbi kasta oo ay galeena cafis ka siiyo dhamaanteen

    • @nuurgeele9201
      @nuurgeele9201 Před 2 měsíci +2

      Mahadsanid walal

    • @nuurgeele9201
      @nuurgeele9201 Před 2 měsíci +1

      1:00:01

    • @katiac8085
      @katiac8085 Před 2 měsíci +1

      Hadal xikmad iyo diin ku dhisan well commented

    • @samirr546
      @samirr546 Před 2 měsíci +1

      Wax Allah naftiisa ka xarimay oo dadkana u diiday waa dulmiga
      Cid raali ka ah in la dulmiyaana ma jirto
      Nin adag oo hadana aan dulmi aqoon waa cumar ibnu khadaab radiya Allahu canhu!!!!!!

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv Před 2 měsíci

      GEELE ODAY FAQASH AYUU AHAA OO JAAHIL AH . WUXUU KUXUMQYANA MADQXTOOYADII AFWAYNE AYAA U SOO YEEDHIN JIRTAY DADKA INTA BADAN WUXUU KU XUKUMAYAY BAADIL IYO KACAANKA AYAA KU QOSOSHAY MARKUU DHUUSAY ISAGII IYO AFWAYNE MAANTA WAY NAGA HOOSEEYAAN ALLE HA U NAXARIISTO

  • @MubYus
    @MubYus Před 2 měsíci +1

    Trunji.. waa Ciyaalkii Talyaanigu dhalay ma aha Soomali.

  • @mohedrashed2381
    @mohedrashed2381 Před 2 měsíci +1

    القضاة ثلاثة اثنان في النار وواحد في الجنة الذي في الجنة رجل عرف الحق فقضى به فهو في الجنة ورجل قضى للناس على جور فهو في النار ورجل لم يعرف الحق وقضى للناس على جهل فهو في النار فمحمد جيلي يوسف في النار بنص حديث رسول الله

  • @AcbayleMusbaar
    @AcbayleMusbaar Před 2 měsíci

    Nikasta oo masuuliyad soomaraa wuxuu oo daalina dulmi falo ah kucaanbaxay geeridii uu dadka kufulin jiray wuu marayaa Allaa noole kasta dushiisa saaray dhimasho wixii uu gaystayna iyo xasuuqii siyaasadeed ee dawladii daalinkii naxariista daraa ee Maxamed Siyaad Bare u xilsaartay ee uu fuliyay maanta Alle cadaaladisii ayuu hortaagan yahay nafkasta oo uu dulmi ku fuliyayna masuulbuu ka ahaa waasugaysaa waa dushiisa ilaa qiyaamaha.
    Daalin gacankudhiigle ah ayuu ahaa.

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 Před 2 měsíci +4

    Good morning ayaanle Hussein

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Před 2 měsíci

    Aniga waxaa Alle Igu ogyahay In madaxduubtu bilaabatay 1974 waxaan ku koray ceel Indi Sayidka hoostiisa xaga dabka xigta waan Iloobay Reer Abgaal caana oo wiilkooda Dayaaradi la dhacday ayaan daris ahayn waxaa jiray Dugsi weyn oo Quraanka lagu dhigto wuxuu isku badalay in dadka la baro in dadku gaalo yihiin xataa waxay gaadhay Caruurta dugsiyada sare dhigta waxay bilaabeen Jilbaabka weyn ee madaw Shiicadu Soomaali way ku badnayd ee waxayna lahayn meel ama Misgiid u gaara waxaan u malanayaa Siyaad inuu warkaasi gaadhay inuu dalka Diimo kale ama wax gaalo soo tuurtay dadka lagu fasahaadinayo. Wadaadad taas ayaan u malaynayaa. Maanta Wariye Ayaalebayaa la soo fadhiistay in Ciidanka Soomaaliyee la baray Rag Is kora Aduunka ku ceebaw.

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Před 2 měsíci

    🤔😶

  • @abdibashe567
    @abdibashe567 Před 2 měsíci +1

    Asc geele waa nimankii Somaliwayn u soo shaqeeyay
    Umada Somaliyeed waa ninkii loo
    Baqdinka Badnaa

    • @drhalac8570
      @drhalac8570 Před 2 měsíci +1

      Qof wadanka u shaqaynaya miya laga baqaa caqligagu wa sidee

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 Před 2 měsíci +6

    Dilaa Arxan daran ayu Ahaa Maxamuud Geele , go,aanka Maxkamada waxa jebin karay Uun Cafiska maxamed siyaad barre

  • @mohedrashed2381
    @mohedrashed2381 Před 2 měsíci +1

    Hadraawi waxu yidhi sharcigii marka jiray mar uuka hadlayay
    Si aan laysu daba gurin
    Dayaxaanu awdnaa
    Qorraxdaanu daahnaa
    Nuurkaanu damina
    Dabadeeto fulinaa
    Sharcigii dalka u yiil

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 Před 2 měsíci

    Ma nin ay saaxiib yihiin baad umada u keentay dilkii culimadii ayaa shaqsiyadiisa ku filan waxba odhan mayno illaahay baa la xisaabtami kan hadlayaa se waa dadkii cadaalad daro ku layn jirey masaakiinta

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Před 2 měsíci +1

    cadhada ilaah ha ku dhacdo

  • @cabdiqaadirxaaji9236
    @cabdiqaadirxaaji9236 Před 2 měsíci

    Alla.kuuma.naxariisto.mujrin.dad badan.dulmiyey.culimadii.qiimaha.lahayd.xaguu.ka.heli naxariis.eebe isaga.iyo.adderkii.siyaad.bareba
    Horta.siyaad.bare.iyomuslim.miyay.ahaayeen?

  • @saidmuse3138
    @saidmuse3138 Před 2 měsíci

    Alla muxuu dhiig ummad somaliyeed oon waxba galabsan dilay

  • @QoobjalowQoobjalow
    @QoobjalowQoobjalow Před 2 měsíci +2

    Ayaanle qabyaali xun

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 Před 2 měsíci

    Adna illaahay baa kaa abaal marin doona dulmigii aad samayseen adoo nool baad isku cadaysay

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 Před 2 měsíci +1

    Avv. Trunji uma arko wax qalada cadaalad xumadii ku dhacday dadka Soomaaliyeed ee uu Mr Geele uu ku dilay iyo dhibaatadii kacaanku u geystay dadka .

  • @goodman5831
    @goodman5831 Před měsícem

    guul wade guul wade dhalay
    doqon doqon lagu daray

  • @ahmedabdirisaaq7567
    @ahmedabdirisaaq7567 Před 2 měsíci +1

    Waxaan marqaati ka ahay in abukatuhu wuxuu sheegaayo waa run geele wuxuu aha nin sharciga ku adag

    • @MubYus
      @MubYus Před 2 měsíci +1

      Wax baro.. Runta baro , Jaaaahil

    • @mohedrashed2381
      @mohedrashed2381 Před 2 měsíci

      Mabu garanayne muxuu ku adkaada jaaahil

  • @mohamedismaciillmohamoud8642
    @mohamedismaciillmohamoud8642 Před 2 měsíci +1

    Benaale ayaan snm waa haystaay waqooyi munaafaqyahow

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Před 2 měsíci +1

    Waa dilaagii Naarta u diyaargaroobay Geele waa dilaa weli moo nool yahay.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Před 2 měsíci

    Waraysi qiimabadan ❤❤❤❤

  • @husseinwarfa788
    @husseinwarfa788 Před 2 měsíci

    Alla maxaa mid aan garaad iyo wadaniyad lahayn iska naac leh geele qaran ayuu ahaa illaahay ha,u naxariisto walaalkeen

  • @sabahabdi8966
    @sabahabdi8966 Před 2 měsíci +1

    Waa waraysigii ugu liitar een ayaanlow kaa dhagaysto sheekadana shaqadaada Ayaan kula gashay ee maaha wax aad umada soomaaliyeed ee damqashadeedii Wali aanay ka bi'in inaad nabaradoodii Dib u xoqdo adoo dhaqale ka raadinaaya markaas Ducati qabe bariisku yuu kula gelin umadaada ku daawata xanuunkeeda iyo warankaad ku lilijinayso kuwii uu ka dhashayna waa u damqasho in god ka lagaga daba tagore illaahayna xisaab ugu filan

  • @dahirguuleed8813
    @dahirguuleed8813 Před 2 měsíci

    Waa in caruurtiisa laga faaiidaysto

  • @RashiidJaamac-cl2ov
    @RashiidJaamac-cl2ov Před měsícem

    Waa yaab

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 2 měsíci +1

    Geele dilaa buu ahaa askarta xukunka boobtey 1969 xukun dila ugu xukumi jirey cid kasta caqli leh diin leh oo damiir leh nasiib wanaag kumanaaan dil ku xulumey maanta akhira waada jogaan

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 Před 2 měsíci +1

    Madaxwaynaha Somaaliya Xassan sheekh maxamud 2sanno ayuu jooga dal xaraashe abtigaa faallo maad kadiyaarin kooxda Musuqa Raashin ladhacay kkkkk

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 Před 2 měsíci

    Avv.Trunji wuxuu naleeyahay kacaanku waa fiicnaa dadkuna waa qaldanaayeen adagoo ismoodsiinaya wax alle wixii ay qaribeen ee oo ahaa dil ,dhac,maamul xumo qabyaalada sababayba in soomaali ilaa iyo maanta maamul aaminto.

    • @Maria28832
      @Maria28832 Před 2 měsíci

      Saxiix dawladii kacaanka diktarki alaah jabiyey guul baan joognaa

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 Před 2 měsíci

    Sidii aad karabtey ninkan kamaadan helin waayo waxaa kamuuqata isaga laftiisa waxaa ka muuqata wanaag waayo xiliga u shaqo bilaabey iyo sida u eegyaha jirkiisa ayaa ka turjumaya inuu qof fiicanyahay

  • @user-ul1gu8sb1d
    @user-ul1gu8sb1d Před 2 měsíci

    Weriye Ayaale marar badan oon fiirsaday waraysiyadaada sida Lawer kan,aad baan u jeclaystay.
    Adiga iyo Garyaqaankuba waxa noo iftiimiseen anaka oo hore na u ogeyn inay SNM tu Etoobiya kasoo yaacday kadib markii uu AUN R/Wasaare hore Cumar Carte ku dhawaaqay in ay Ciidamadu Jabhadaha oo ay SNM KA mid ahayd isku dhiibaan.Waxay qariyaan guushii USC.

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 Před 2 měsíci

    Waa run Arrintaa uu sheegayo ee ah waqtigaa Siyaad barre dalka laga saaray SNM dadka debedda ayey ka joogtay, laakiin hadalkii Cumar carte ayaa u sahlay inay soo galaan.

  • @padronedelmare1307
    @padronedelmare1307 Před měsícem

    Tuugo is aruursatey ay ahaayeen laakin rag ayaa hilfaha u qaaday naga eryay.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Před 2 měsíci +4

    Garyaqaan trunji waa nin qiimabadan oo Somali run ah amaanta uu amaanay general Geele mid la mid ah buu leeyahay waa nin asluubadan.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 2 měsíci

    Dalka waxaa qabsaday jabhadaha iyagoo dawlad ku sheegtii u xoog sheegtay waxaanay kala ahaayeen Jabhadii Snm,Usc,Spm una kala xoog weyn siday u kala horeeyaan Snm na waqooyi way haysatay kolkaa rwasare carte IHN uu yidhi hambadii ciidanku gacanta ha taagaan hayna is dhibaan

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Před 2 měsíci +1

    GEELE ODAY FAQASH AYUU AHAA OO JAAHIL AH . WUXUU XUKUMAYANA MADQXTOOYADII AFWAYNE AYAA U SOO YEEDHIN JIRTAY DADKA INTA BADAN WUXUU KU XUKUMAYAY BAADIL IYO KACAANKA AYAA KU QOSLAY MARKUU DHUUSAY ISAGII IYO AFWAYNE MAANTA WAY NAGA HOOSEEYAAN ALLE HA U NAXARIISTO

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 Před 2 měsíci +1

    Ninkani ma caruurbuu u sheekaynayaa

    • @MubYus
      @MubYus Před 2 měsíci

      Haa, caruuur ka yar ayr aan waba ogayn..

    • @MubYus
      @MubYus Před 2 měsíci

      Haaaa. , Caruuuur iyo dad aan waxba ogayn

  • @user-un7ls6hn4f
    @user-un7ls6hn4f Před měsícem

    ❤100 axsan

  • @ayanleali9146
    @ayanleali9146 Před 2 měsíci

    waxaa laga dhimi jirey qof Billadda leh: 20% tigidhka diyaaradda, wuxuu bilaash ku geli jirey goobaha daawashada guud sida; shaneemo, tiyaatar iyo garoomada ciyaaraha kala duwan.

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm Před 2 měsíci +1

    Koleey Tuug ma eheen.
    Nin culus

    • @MubYus
      @MubYus Před 2 měsíci

      Tuuga ayaa ka fiican,,, waxa uu ahaa Gacan ku dhiigle axmaq ah. danbiile ah.

    • @ZahraHAli-wt2gm
      @ZahraHAli-wt2gm Před 2 měsíci

      @@MubYus
      Dadkaan aad Hadda u jeedo sow ma istaahilin cid meelsaarta kkkkkkkkk 🌻