Wareysi Cartan Bardacad #1/2 - Aabahay wuu i garan waayay marki xabsiga laga soo daayay....

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 348

  • @abdullahidaad2062
    @abdullahidaad2062 Před 6 měsíci +19

    Bardacad wuxuu ahaa nin af gaaban oo qiima badan oo Soomaalinimadu ku wayntahay laakiin wuxuu u gacan galay wuxuush hooskooda ka baqaya ❤

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před 6 měsíci +14

    Mahadsanid Ayaanle taariikhda wax badan baa laga bartay dowladii Somali asoo maray iyo dhibkii ay shacabka u geysatay waa Taariikh Jiilasha soo socda wax ka baran doonaan.

  • @yahyeherrow8787
    @yahyeherrow8787 Před 6 měsíci +13

    Aniga oo ah yahye mahamed herow waan idin salaamayaa waa qiiro aad ii taabatey cartan waa wallaakey iga yar waxaan ka mid ahaa yuusuf cismaan inaan ku booqdo xabsiga laanta buure. Waa qiso xanuun baden oo dhab ah run ah ## xataa waxaan sheegi Kari waaye qisada ugu xanuun baden ee isoo martey hore u soco cartan yuusuf cisman walaal qeer ayaan kuu rajeey nayaa

  • @ismailessa669
    @ismailessa669 Před 6 měsíci +11

    Bardacad ilaahay ha unaxariisto anigoo aad uyar ayaan maqli jiray waxaa loo xiray inuu ahaa kacaan diid walaahi dhibaatooyin badan baa kadhacay somaaliya

  • @saidadahir
    @saidadahir Před 6 měsíci +12

    Well done Cartan let the people know what happened to our fathers and how they have been tortured. Ummadda ha ogaato waxa nalagu sameeyey iyo waxa nala soo marsiyey iyo dhibatada naloo geystay. Waa mid nagu stambeysan waligeed . Anigu Aabahey dhabarkiisa ayaan arkay sida loo jir dilay . Allaha u naxaristo . Amin ya Rabbi .

    • @user-ek2fl8io3u
      @user-ek2fl8io3u Před 6 měsíci +2

      Allaha unaxariisto maqalka aanmaqlay ayan lailmeyy samenta intee laeg ayey family kuyelan karty allaha idiin bogodhayo

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci +2

      WALAAHI AABAHEY ISAGOO XABSIGA KU XIRAN AYAAN DHASHAY MARKII DAMBE AYAA NALOO SHEEGAY INUU XABSIGA KU DHINTAY 1971 AYUU DHINTAY. WAXAA LUGU DUUGEY QABUURIHII SHIMITEERO OO HADA LOO YAQAAN GURYAHA IF IYO AAKHIRO. WALAAL IIGU DUCEEYA

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 6 měsíci

      Aabe siyaad barre AUN 💙🤍💙

    • @daawadmedia8702
      @daawadmedia8702 Před 6 měsíci

      ​@@LexlutherVII Dadka ha nacsiinin doqon baa tahaye.
      Mareexaan hadii aad tahay ma kaligaa buu madaxweyne kuu ahaa?
      Siyaad barre wixii uu ahaa wuu ahaa, masoo noqon doono.

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 6 měsíci

      @@daawadmedia8702 adiga ayaa is caayay waayo nacas macnihiisa dhabta ah waa adiga, ma ihi Mareexaan abgaal wax so bartay waxaan ahay abgaal aqoon yahan ah oo xaqiiqada iyo runta yaqaan/garanaaya,

  • @Abdirahmaan43
    @Abdirahmaan43 Před 6 měsíci +6

    ILAAHAY caruurtaada iyo adiga diinta ha ku barbaariyo janadana ha idinku kulansiiyo wll ILAAHAY dartii iso sabis garee ❤❤🙏

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 Před 6 měsíci +10

    Cabdulaahi Ciise adeerkay uu ahaa illah ha u naxariisto.

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před 6 měsíci +2

      Gabartii uu dhalay Keyf Cabdullaahi Ciise ayaan family friends isu nahay, agoon ayay kusoo koreen ilaahay ayaa xaqiisa qaadaya......!!!!.

    • @haweyaisse6988
      @haweyaisse6988 Před 6 měsíci +1

      ​@sahalmohamed3477 thank you hanolato ayaanle bilad sharaf ayuu is taahilaa cabdulahi ciise anigaba waa I dhalay waa kaas afweyne dhibkuu noo geystay

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před 6 měsíci

      @@haweyaisse6988 : oo ma Keyf Cabdullaahi Ciise walaasheed oo laxmi ah ayaad tahay....?!!!.
      Aabbo geesi ah ayaa idin dhalay, Rabbi naxariistii Janno haka waraabiyo, Siyaad Barre ninba ninka uu ka geesisanaa ayuu isdhaafin jiray, ninba ninka uu ka liitana waa uu ku shaqayn jiray.......!!!!!!!.

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Před 6 měsíci +3

    Ayaanle xifdullah salaan sare hore u soco wall qaali Thanks 👍❤️❤️❤️❤️👍

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife1504 Před 6 měsíci +4

    Waan ku faraxsanahay in cartan uu Tariikh muhiim uu umada ubaahantay uu ka reebay aabe, allaha ka waraabiyo cadaalad alle aktiisa ayay taala

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 Před 6 měsíci +10

    Dadkii Boqolalka inta laysugu xidhi Xabaal waradeeda lagu gurijiray maxad u waraysan wayday jail waa wax sakee

    • @xarfo
      @xarfo Před 6 měsíci +1

      16yrs in xaqdaro lagugu xiro wa wax aan weyneen baa kkkkk
      Mise dulmigii qof aan rerkaga aheyn lagu sameeyo dhib kugu ma hayo dulmina wa rabtaa inaad ka hadasho

  • @ismailmoalim2159
    @ismailmoalim2159 Před 6 měsíci +6

    Bardacad waxuu ahaa siyaasi weyn oo shuuciyadana fikir badan ka garanaayey inta badan Maseer ayuu u xirnaa.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před 6 měsíci +11

    Siyaad Barre was a killer and dictator

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 Před 6 měsíci

      Xawayan yohow marxuumka ka dhamow ey yohow cuqdadu dilootey siyad wuxuu ahaaba teg maxad heysaan hada tuugo yhy quruntey shame xawayan baa thy kiler and dictator aan waxa hada dowlada sheeganaya ah ok and then meydka aman sii

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 Před 6 měsíci

      @@nihaalbiintuilyaas2442 weligeey dhib kuuma geeysan mana I taqaanid ee Allaah kaa jaasiyo caaydaa i caaysay mana ku cafin InshaAllah. Criticizing Mohamed Siyaad Barre, even after death, could serve as a reminder of his wrongdoings and prevent future occurrences. It sends a message that such actions are unacceptable and will not be forgotten. From Ceeydiid, Cali Mahdi, Cabdulahi Yusuf….. to Hassan Sheikh Kii dhib geeysto Waa laga hadlaa. Hadaa Siyaad aa laga hadlaayay wixii aan ogahay aa ka sheegay. Allahu Aclum kula sheey. Macasalaama

    • @DavidEric1
      @DavidEric1 Před 6 měsíci +1

      Siyaad barre was the best President because he didn’t sell his sea and land unlike nowadays stooges

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 Před 6 měsíci

      @@nihaalbiintuilyaas2442 kuma caaynin kumana aqaan caaydaa i ceeysay Allaha kaa jaasiyo InshaAllah

    • @abdiqaniaxmed1904
      @abdiqaniaxmed1904 Před 6 měsíci +1

      ​@@nihaalbiintuilyaas2442ado tariiqdan dhegsana wixi dhacay maqlaayo gabood falki la geestay ayaa qabiil dartis u difaace naclad korkaga ha ahaate.
      Ilmihi aabayashod dhibkas maren aya wali joogo oona boogtas ka bogseen xita wali dadki dhibkas lo geeste aya wali nool

  • @Timir104
    @Timir104 Před 6 měsíci +2

    Walahay ayaanle waa geesi
    Somali usoo baxay
    Horay usoco ayaanle!!

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad Před 6 měsíci +14

    KEEP GOING AYAANLE 🦁🦁👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

    • @MohamedAAdam-en8rx
      @MohamedAAdam-en8rx Před 6 měsíci

      Ayaanle munaafaq weeye.dadkii khaainu-wadanka ahaa ayuunbuu ka hadlaa

  • @LaasCabdirashiid-kl4fw
    @LaasCabdirashiid-kl4fw Před 6 měsíci +1

    Waa runtiis goob joog ban aheeyn 5saac habeenimaan u tagney aniga iyo aabehey mohamed haji warsame allaha u naxariistee aabeyba waa garanwaaye.

  • @samirr546
    @samirr546 Před 6 měsíci +3

    Wallahay waa runtii cartan qof ku shaxaadaya ayaa war kaaga keenaya been iyo run ma ogid laakiin waa noolyahay uun baad rabtaa in aad maqasho!!!!!!
    Dulmi ninkii galay baa ka shalayn.

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 6 měsíci +2

    Hanoolaato ❤

  • @alisuja3894
    @alisuja3894 Před 6 měsíci +4

    Abdulahi Ciise labaale ayaa ladhihi jiray ilaahay ha una xariistee,,

    • @haweyaisse6988
      @haweyaisse6988 Před 6 měsíci

      Cabdulahi ciise Mohamed guutale ayaa la dhi jiray waana aabahay allaha u naxariisto dhamaan

    • @Aziizmohamed
      @Aziizmohamed Před měsícem

      ⁠​⁠@@haweyaisse6988 allaha u naxariisto aabo , wll meel aan kala so xariiro ma heli kara ado mahadsan arin muhiim ah aya kala hadli raba

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 Před 6 měsíci

    Hanoolato khayr allaha Ku siiyo xog farabadan oo Naga qarsoonayd BAAD Nala wadagtay afwayne iimaanka allaha Kaa qaado

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b Před 6 měsíci +4

    Siyad bare iyo reerkisa wadanka waxey ka dhigteen iney leeyihin gangroo court bey dadka saari jireen :somali reerka danbi buu ka galey dawlnimo ma taqaanaanee dadaka somaliyeed iyo dhulka maanta dayacan waxa sababey dictatorship

  • @Ameck161
    @Ameck161 Před 6 měsíci +2

    Asc ayaanloow waa ku salaamay waxaan Marqaati nool ka ahay in Cartan ow run ka sheegay in Cabdulaahi Ciise Xabsiga lagu dilay. dacwo dheer oon aan galnay darteedna intii kale Ciqaabta looga joojiyey.
    Cartan maanta waa iga farxiyey in dacwadii waalidkeen sameeyeey intii kale ku badbaaday.

    • @barlinsabriye2029
      @barlinsabriye2029 Před 6 měsíci +2

      Ilaah ha unaxariisto Adeer Cabdulaahi Ciise.

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 Před 6 měsíci +1

      Ninka Cabdulaahi ciise jirdilay miyaa wadani iyo daacad lagu tilmaami.karaa , cabdulaahi ciise waa ninkii soomaali xornimada u keenay qofkii aan saas u aqoon ayaan u sheegayaaa maadaama cabdulaahi ciise taariikhdiisa aad loo qariyay

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před 6 měsíci +1

      @@shafihussein4433
      Cabdulahi kaligis makenin horiyadah waxa lashakheynayey,13,,bey hayen xibigih sawey el oo horiyadah udagalamey dumarkunah dahabkodih ugaday
      Markah rabigey hanaxaristo kuligod waxeey ahayen hal yeyo udhontay dalkodah somaliyah unah sohalgamey horiyadah matah lahesto kuligod nah alah kusugoh janadah fardosah tabigey amiin
      13,iyo tobankih somalia as asay sakhir iyo kabirbah halosabciyo
      Somaliya hanolato hanah isracdoh ilahaay hasaroh khabilkah ragaseyey amiin

  • @mohamedhasan2577
    @mohamedhasan2577 Před 6 měsíci +4

    Horey usoco ustaad

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Před 6 měsíci +3

    Aadbaan UGA xumahay walalo waankaa raali galin wixii dhacay

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 Před 6 měsíci

    Ayaan. Isilaali dad ayaa rabin. Nin taariikh laga sheekeyo.. Allah ku xifdiyo ❤

  • @saidadanmaslah-ch1ii
    @saidadanmaslah-ch1ii Před 6 měsíci +3

    Masha Allah alle haku xafido wll hool fican ayaa heeysaa Somalia 🇸🇴 hanoolato somalia guuul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamedgure8066
    @mahamedgure8066 Před 6 měsíci +2

    Thank you legend ayaanle

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud Před 6 měsíci

    Allah u naxariisto Abdulahi Isse

  • @sabreyarka6926
    @sabreyarka6926 Před 6 měsíci +7

    Qolyahaan comments ga ka dhex qeylinaya oo leh: "maxaad uga hadleysaa kacaankii", ma waxey rabaan in laga aamuso oo aan taariikhdaasi ee tacdiyada arxan darada ah ee uu geystay xukunkii kelitalisnimadii Siyad Barre? Waa laga sheekeyni oo waxaan Ayaanle ka codsan lahaa kuwii falalkaasi geystay ee hada nool sida Morgan oo kale in uu soo wareysto uuna su'aalo adag weydiiyo.

    • @sabahmuuse1567
      @sabahmuuse1567 Před 6 měsíci +1

      Wax la huuriyay barteene. Wuu dhamaaday wakhtigii danbiyada la qarinaayay

    • @hallad598
      @hallad598 Před 6 měsíci +1

      Maya, lama diidana lama diidi karo in gabood falladii Kacaanka la soo bandhigo si loo ogaado dhibtii uu geystay hase ahaatee miyeyna caddaalad xumo aheyn in Ayaanle uu si taxane ah uga sheekeeyo jawr-falkii Kacaanka kana gaabsado tii hogaamiye beeleedyadii ay ka gaysteen magaalada Muqdisho. Soow ma ogid in tacaddi aad u xun uu ka dhacay Xamar markii Kacaanku dhacay?

    • @DavidEric1
      @DavidEric1 Před 6 měsíci

      Iyo kuwii ay jabhada SNM gaysatay Waa inuu warsadaa

    • @hallad598
      @hallad598 Před 6 měsíci

      @@DavidEric1 haa, waa runtaa. SNM tacaddiyo ayey ka geysteen Borame, Dila, iyo sidoo kale dhulka Hartiga ee Sool iyo Sanaag.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 6 měsíci

      Aad iyo aad. Siyaad bare wax uu ahaa. Madaxweyna waana laga shekeynayaa. Taariikh inta qof. Soomaali ah nool yahey.

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud Před 6 měsíci

    Allaha u naxariisto Bardacad.

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 Před 6 měsíci +2

    Cartan awoowgiina 1991 ayaa duqayn lagu diay muuse Boqor Allah yarxamhu

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 Před 6 měsíci +7

    ayaanlow mar horena waan kuu sheegay inaad daba gasho waxashnimadii iyo bahalnimadii kajirtay labaatan jirow iyo xabsiyadii kale , tan ugu weyn waxa weeye inaad waraysato ood raadiso liiska dhamaan dadkii la geeyey 20 jirow mazaa yeelay in aad u yar ayaa war kahaysa jiritaanka xabsigii ugu xumaa ee ka jiray qaaradda africa.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 6 měsíci +1

      waxaa la heli karaa dadkii ka shaqeeyey ee askartu wax ciqaabi jirtay ka mid ahayd, haddii amnesty loo fidiyo oo la saamaxo

  • @shukrimohomed3284
    @shukrimohomed3284 Před 6 měsíci +1

    Waa taariikh naxdin leh!

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před 6 měsíci +3

    Sigaar baa lagudamiyey Toronto yaa qaar laguxirey xiniinyaha qaar lagagaraacey waa idin baryaya nagadhaafa.

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 Před 6 měsíci +1

    Waa very sad story. Subhanalaah

  • @alidekyasin7624
    @alidekyasin7624 Před 6 měsíci +6

    In xad gudub yadii magaca dowlada lagu gaystay in aan lays kaga hari doonin waa in dad ka gartaan hanoolaato waa ku mahadsan tihiin gaar ahan Ayaanle

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 Před 6 měsíci

      Baqbaq faan badanaa somali baa u Thy dee edeb darada ish

    • @Degaliah
      @Degaliah Před 6 měsíci +1

      Aad iyo aad tariikh madow aa ahayd

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 6 měsíci +1

      Wxn dawlad may gaysan ee reerbaa gaystay shaati dawlad xidhan

    • @saciid_iid
      @saciid_iid Před 6 měsíci

      ​@@nihaalbiintuilyaas2442afweyne cadaabta alle kugu fogee daaroodki buu sidaa uga laayay

    • @fahadyare6709
      @fahadyare6709 Před 6 měsíci

      Yaad wax ka badali kadhaa mar kle ayaan qabsanaynaa wadanka

  • @caato3
    @caato3 Před 6 měsíci

    Afwayne ilaah kuuma Naxariisto!

  • @abdiibrahim316
    @abdiibrahim316 Před 6 měsíci +1

    Waa run Bardacad wuxuu ahaa ninkii ugu xabsi dheeraa , waxaa la ii sheegay in uu Bardacad uga dhawaa Soviet Union ama xaga shuuciyada waxaase ugu daran in uu Bardacad uu Buurdhuubo dhowr jeer ugu tagay sabab aan garan waayey.

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před 6 měsíci

    Afweyne wuxuu ahaa ciil-qabe xukun helay...
    Wuxuu ahaa ina-Gumeed jaanis helay..
    Rabbiyoow ciilqabe xukun ha noigu dhiibin...
    Soomaaliya isagaa meesha dhigay balaayo ku dhacday, Rabbi ha ka jaasiyo dulmiga uu shacabka ka galay....
    kuwa ku taageera dulmigaas ilaa maanta Rabbi ha raacsiiyo oo ha hoojiyo aduun iyo aakhiro....aamiiin

  • @masbaalh4270
    @masbaalh4270 Před 6 měsíci +3

    Waar lamahayo siyad ba ficna meel ha igamarto😢😢😢

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 6 měsíci

      Aad iyo aad. Wax kasto. Allah ayaa qorey. Balayadaan maanta joogto. Oo nin kasto. Dagey. Calamo badan dhibaato Oo dhan. Isaga ayaa masuul ka ah. Kursi jecel caburin dil.

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 Před 6 měsíci +1

    Dr Yuusuf Xirsi Axmed waa awoowgey illaahey how naxariisto London ayuu ku geerayoodey

  • @bashirmohamed8020
    @bashirmohamed8020 Před 6 měsíci +4

    Ayaaanle xabsiga labaatan jirow waa la i geeyey oo waxaa i geeyey niman shabaab ah oo aan aniga u xirnaaa hadaad arki laheyd adiga ayaaa indhaxaaga u yaabi lahaa @hanoolaato

  • @easky363
    @easky363 Před 6 měsíci +1

    NOOLOW AYAANLE. !!! WAXAY RABAAN INAY QARIYAAN AFWEYNE WAR CRIMES

  • @sharci252
    @sharci252 Před 6 měsíci +2

    Dalkan waxaa dumiyay dulmi badan oo soo jireen ah, oo waliba socda ilaa iyo hada. Allaha ka badbaadiyo umada kuwa dulmiga wada.

  • @canabkhalif4785
    @canabkhalif4785 Před 6 měsíci +2

    Waxaan Ilaahay ka baryayaa in ay jiilka hada jira ee soomaali yeed iyo kuwa soo socdaba ka waantoobaan waxna ka bartaan in aanu fiicneyn xasuuqa bulshada loo geysto

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 6 měsíci +1

    Dad baa yidhaa, Siyaad Barre Allah how naxariisto, wallee inaanu naxariis arkayn, wax Somali gaadhay from 1969 ilaa maanta isaga ayaa ka masuul ah, hooyo ka qaxaysa Hargeisa waxay ii sheegtay in iyada iyo hooyadeed iyo gabarteeda oo 9 sano jirta hal meel lagu wada kufsaday, indhaheeda ilmo kama imanayn waa ka dhammatay, kumanaan baa sidaa oo kale ah, rajiimkii Siyaad iyo ciddii la shaqaysay oo Somali oo dhan ah Allah uma naxariisto, cadaabta Jahannama ha geliyo

    • @DavidEric1
      @DavidEric1 Před 6 měsíci

      Ilaahow Siyaad barre u naxariiso. Tuugtii uu naga hayey ayaa bada soomaaliyeed iibsanaya

    • @DavidEric1
      @DavidEric1 Před 6 měsíci

      Mujrimiintii SNM ee qudhmista ahaa waxay sameeyeen kuuma muuqdo. Siyaad barre tuugta Hargaysa jooga ayuu dadka ka hayey daaliniinta

    • @sheikhzakaria5147
      @sheikhzakaria5147 Před 6 měsíci

      Naxariista ma ada haya maandhow

    • @easky363
      @easky363 Před 6 měsíci

      ​@@DavidEric1 FAQASH

    • @easky363
      @easky363 Před 6 měsíci

      ​@@sheikhzakaria5147FAQASH

  • @DonKako
    @DonKako Před 6 měsíci +1

    I like your new logo Hanoolaato.

  • @canabkhalif4785
    @canabkhalif4785 Před 6 měsíci +1

    Waad ku mahadsantahay walaal si wanaagsan eed taariikhihii dhacay ee aanan waxba ka ogeyn noogu soo gudbisid

  • @Ina-Maxamed
    @Ina-Maxamed Před 6 měsíci +2

    Maxammed Abshir Haamaan ayaa ugu wakhti dheeraa oo 19 sano xidhnaa.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 6 měsíci +1

      Waxaa ugu waqti dheeraa : Dr Yusuf Bardacad, waxaa ku xigay Colonel Jaamac Cali Jaamac waxaa kusii xigay General Maxamed Abshir Hamaan kuli waa reer Puntland.

  • @haboon180
    @haboon180 Před 6 měsíci +2

    Faqash iyo moryan waxa ay yidhahdaan, dawladii naga baabaday 1991. Faqash iyo moryan waxa ay qaybsadeen juboyinka iyo shabeelooyinka, dadkii somaliyeed ee dhulkaa lahaa waxay ka buuxan xeryaha qaxootiga ee Kenya, waxay daadsan yihiin meel kasta.

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 Před 6 měsíci +1

    Dadkaas haday sheegaan dhibtii loo gaystay dadbaa qaylinaya sababta ma garan ??

    • @easky363
      @easky363 Před 6 měsíci

      Waxay rabaan inay qariyaan.

  • @kingaweyskaofficial8871
    @kingaweyskaofficial8871 Před 6 měsíci +2

    Waxaas Aya mawadin lagu lee yahay kwrn

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 Před 6 měsíci +3

    Cabdullahi Ciise ilmahiisa ayaad helee ee warayso

    • @nimoomar5422
      @nimoomar5422 Před 6 měsíci +1

      Way jooga ilmihi cabdullahi cise wll

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife1504 Před 6 měsíci +1

    Sh Maxamed’s Nur Qawi, masajid shibis ku yaal ayuu imaam ka aha 89 ama 90 gii.

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 Před 6 měsíci +2

    Markan tan oo kale arko waa ka quustaa wadan kii

  • @ahmedaliali5066
    @ahmedaliali5066 Před 6 měsíci +1

    Kacaanku wuxu ahaa musiibo Somaliya laso diray
    Bal u fiiriso dhibaatada ku dhacday dadkaa somaliyeed!
    Maxaa keenay in sidaas loo ciqaabo muwaadin somaliyed?
    Inagoo og inay jireen kuwo kasii xasaasisan oo qarsoon!!

    • @easky363
      @easky363 Před 6 měsíci

      MUSIIBI MIDA UGUXUN

  • @Samaanchannel
    @Samaanchannel Před 6 měsíci

    Waa diulmi cad Subxaana allah

  • @user-zy1kz6wg4x
    @user-zy1kz6wg4x Před 6 měsíci +2

    Siyaad bare was a brutal criminal that's fact

    • @abdixukun9046
      @abdixukun9046 Před 6 měsíci

      Sheekaa haysaa

    • @easky363
      @easky363 Před 6 měsíci

      Afweyne DHIIGYACAB BUU AHAA

    • @easky363
      @easky363 Před 6 měsíci

      ​@@abdixukun9046adaa sheeko haya

    • @abdixukun9046
      @abdixukun9046 Před 6 měsíci

      @@easky363 wabaaa

    • @easky363
      @easky363 Před 6 měsíci

      @@abdixukun9046 asagaa wabaa lagayeersiiyay ilaa iyo Nigeria

  • @user-je2xg2vf7w
    @user-je2xg2vf7w Před 6 měsíci +2

    Bardacad

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 6 měsíci +1

    Waxan oo kale waxa loga haldalayo wa yeysan dhicin Mar kale lakiin xaqa allaha tuso kuwa xabsiyada dadka ku iqabayo in wejiga allaha la istagi doono cidna ka xafin msyso dhibansha walahi garan maayo waxan qoro samir walal

  • @ahmedadde1226
    @ahmedadde1226 Před 6 měsíci +1

    Hanolato weli fidnadii bu wada, ahayd inu wareysi waqti aanan ku habooneyn ayu la yeesha o ad mooddo inu ugu danleeyahay fidno kicin iyo isku dir umadda Somaliyed si ugu helo dad fiirsada CZcams kisa.

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Před 6 měsíci

      Asc waa facts marka maruntaadleedahay hala qariyo

    • @ahmedadde1226
      @ahmedadde1226 Před 6 měsíci

      Awowgey waxaa u ka mid-ahaa raggi la xiri jiray 1 ama 2 October waxaana la so deyn jiray February dhexdeda, kadib Aabahay ba lagu bilaabay in la xiro, o runi waxaa laga hadla marka ad dowlad waddan xasilonidisa ay cagtu dhigtay. waxaa kalo isweydiin leh ina Barda-Cad tacliintisa ka so bilaatay xannaanada ilaa iyo jaamac + caafimad wax cashur ahaan lo bixin jiray ayu so helay, su'aasha taal manta waxay tahay ma heysataa dowlad, taclin - cafimad aadan wax bixin sido kale amni ? Runi wati bey leedahay dagdag ma wanaagsana.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 6 měsíci +6

    waxan jaclaan laha ain uru smasteen Caruurtii ka hadhey indheed gardkii siayad bare inaga diley ama ciqabey ee ku dilaayey maxaad fakrkina u cabirteen why hadhaagii siayad bare iyocaruurtey ka tageen waa isku xidhan yahiin wadanakna iney dib u qabsadan baay rabaan waxaa hogaamiya Ciil qabe Farmajo waxey tahey in lala xisaabtamo oomaxkamda la soo wada istaajiyo inta aaney wadanka qabsan dilnalagu xukumo qafkii ku caadto in dhig somali qabo

    • @ahmedadde1226
      @ahmedadde1226 Před 6 měsíci +1

      Qof xanuunsan yad u egtahay nafsiyad ahaan, ma garanaayo waddanka ad ku noshahay lakiin waxaan hubaa in maanta dhakhatar (psychiatric) meel-kast laga heli karo, inta goorigoor tahay ka gaar si jiradan ay san kuugu fidin, adoo kale wa layaqaan reerka aad ka so jeeddo, waxaan huba okale in ad tahay kuwa Muqdisha qoxotiga ku e gobaldoodi ka so qaxay .

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Před 6 měsíci +2

    Ayaanle. Waxaan bartay in dhibka Na hesta ay tahay Hada oon isku dhibno Waa wixii ay sameysay dowladii hore waan ka kumahay

  • @user-jw6zv1ff3o
    @user-jw6zv1ff3o Před 6 měsíci

    Qisoyin xanuun badan
    Islamnimo, Somalinimo iyo bani’adamnimada ka baxsan
    So cruel and so inhumane treatment
    We ask why somali nation became a failed state, why we destroyed ourselves???!!!?!

  • @user-sy9ne5uw7q
    @user-sy9ne5uw7q Před 6 měsíci +1

    Alla mxy dad ka dhibeen ilohow kuwaz umada wxz o dhib ah u geysty uga jar

  • @Abdiyare17
    @Abdiyare17 Před 6 měsíci +2

    Dhibatadii moryanta iyo qabqablayasha sameyeen 1991kii kaso hadal

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 Před 6 měsíci

      Mooryaanta inay dalka baabi iyaan xukuumadii kacaanka ayaa ka dambaysay iyagaa hubkii qaranka uga cararay intay cadaawad sameeyeen.dalka waxaa dumiyey siyaad bare

    • @Abdiyare17
      @Abdiyare17 Před 6 měsíci

      @@farhiyadahir3725 Ethiopia 1991kii waxa qabsaday jabhadi Tigray dowlad bayna dhiseen marka jabhadi caydiid maxay dowlad udhisi wayeen 1991kii wadamo badan ba jamhado qabsadeen dowlad bayna dhiseen marka USC maxay dowlad udhisi wayeen

    • @mahamedmajor4679
      @mahamedmajor4679 Před 6 měsíci

      Mxa dowlad ladhisa 1991 qabil ba leysku laayey ​@@Abdiyare17

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 Před 6 měsíci +1

    War in aan maqlo ma jecli silicaan ee naga aamusi waa xanuun aan la iloobi karin siyaad Allah ha ka jaro waxa uu madaxa ka ahaa

  • @kingaweyskaofficial8871
    @kingaweyskaofficial8871 Před 6 měsíci +1

    Inta somaaliya oo dib loo gaystey Allah xukun nooguma diibto

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 Před 6 měsíci

    1975 to 1989 4 years adoo 4 jira see xafiiskiisa ku tegi jirtay waa Sheeko iska qiyaasa

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 Před 6 měsíci +2

    Jaale Siyaad bare 100% wu ku saxana Somalida kuwa qaraaci jiray iyo Kuwa uu xiri jiray, Manta Aragna waxa ay Barlamanka ka dhex samaynayan

    • @easky363
      @easky363 Před 6 měsíci +1

      DHIIGYACAB BUU AHAA. FAQASH

    • @Easy_way1
      @Easy_way1 Před 6 měsíci +1

      @@easky363 Muse Oromo hada ma Mu Adam ba, mise wa Sheekh Salaada tujiyo.

    • @easky363
      @easky363 Před 6 měsíci +1

      ASAGA AFWEYNE WUXUU SAMEEYAA KA BADNAA. FAQASH BAAD TAHAY.

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Před 6 měsíci

    Cabdulahi ciise la dhihi jirey marxuunka

  • @Bigman-dv1iz
    @Bigman-dv1iz Před 6 měsíci

    USC dhibkey geysatey
    Goormzd dadka uga
    Shekeyn taariikhdas

  • @samirr546
    @samirr546 Před 6 měsíci

    Waa akhlaaqdii gaalada aan Allah rumaysnayn
    Ee gumaysiga ku qabsaday dhulka muslimka ee daahirka ah!!!!
    Hadana kuwan wadanka qasaya ee maamulka u ordaya sir wayn baa laga hayaa oo wax baa laga soo saxeexay!!!!!

    • @liibaanjamac2136
      @liibaanjamac2136 Před 6 měsíci

      gaalka ayaa ku dhaama adiga iyo kuwa kale ee dionti madax martay

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 Před 6 měsíci

      yaa ka wada?barda cad elahay ha u naxareesto mese cartan barda cad?!

    • @liibaanjamac2136
      @liibaanjamac2136 Před 6 měsíci

      @@jiijajooj6408 maya kan samiir ugu qoran tahay

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 Před 6 měsíci +1

    Punthland ninkan inay tijaabiyaan ayay ahayd qof wacan ayuu u eegyahay

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 Před 6 měsíci

    Yes odayasha wax garadka warayso sxb ciyaalka mulhaadaradla ah iyo dahaalka farmaajo kula jirto iska daa Wagga talo

  • @goodman5831
    @goodman5831 Před 6 měsíci +1

    wareysi cartan

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 Před 6 měsíci

    Iska daaya wareysiga badan ,wax waa hore dhacay,,si dadka ,xumaan u ilaabaan, muslim ka ah.

  • @user-mx7qq3gt9x
    @user-mx7qq3gt9x Před 6 měsíci +1

    Waleed qiyaamo xisaab baajirto 😢

    • @easky363
      @easky363 Před 6 měsíci

      Adiga bas. Faqash

  • @hallad598
    @hallad598 Před 6 měsíci +3

    In tacaddiyadii Soomaaliya ka dhacay la soo qufo waa wax wanaagsan hase ahaatee maxaa loo arki waayey Ayaanle oo soo qufaya tacaddiyadii ka dhacay magaalada Muqdisho ee ay geysteen hogaamiye beeleedyadii? Waxaa ii muuqda in uu Ayaanle dhexdhexaad aheyn sidaa awgeedna uu dayacayo amaanada iyo hufnaanta saxaafadda.

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 Před 6 měsíci

      Lacag ayuu ku qaata sumcad dilida kacaankii

    • @easky363
      @easky363 Před 6 měsíci +1

      ​FAQASH

    • @samirr546
      @samirr546 Před 6 měsíci +1

      Subxaan Allah
      Siyaad waxa ceebta u soo jiiday kuwii yidhi anagaa kuu ilaalinayna kacaanka waxaanay kaga faaiidaysteen in uu kursiga jeclaa kadibna waa lagugu soo socdaa waa kaa waa hebel waa reer hebel waan qabtay masjidkaan ugu galay
      Gurigaan ka soo qabtay kaas bay wax isu yihiin way isgaranayaan aqoon buu leeyahay dawlado kale buu la xidhiidhi karaa qabo haysku soo dayn !!!!
      Yaa baray siyaad dadka iyo qabaailkooda kuwii aan akhlaaqda wanaagsan iyodadnimo midna lahayn buu u dhiibay maamulkii!!!!​@@abdirizakabdallah2672

    • @Degaliah
      @Degaliah Před 6 měsíci +1

      Wu kashekeyay lakiin aduu mamaqlaysid ilaa taada mahee😂

    • @saciid_iid
      @saciid_iid Před 6 měsíci

      ​@@abdirizakabdallah2672faqash afweyne Xaabada naartuu kamidyahay

  • @inaali8861
    @inaali8861 Před 6 měsíci +1

    Wadanku wuxu udegilayahay waa dulmiga aan dhamaadka laheyn dowladba dowlad udhiibtay

  • @husseinahmedali8436
    @husseinahmedali8436 Před 6 měsíci +1

    Mahadsanid

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 Před 6 měsíci +4

    Bal waa adiga maalin kasta habar aqoonsi ka raadinayaa jalle general Mohamed Siad Barre so dubayee siyaad dhimaye mareexan baad cuqdad iyo ciil kugu beeraye kaalay iska oooy ayaanlow waxba ma samayn kartide ina gumeed xanuunsan batahaye

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 Před 6 měsíci +1

      Taarikhda in laga hadlo arin qabiil ma ahan, waxkaste hadii laga aamuso macquul ma ahan. Ee adiga maxaad tupac mesha ugu dhagsatay ma naceybka soomalidaa kula fogaaday?

    • @saciid_iid
      @saciid_iid Před 6 měsíci

      Afweyne illaahay cadaabta xaabo kaaga dhig.

    • @DaahirAli-zl2rk
      @DaahirAli-zl2rk Před 6 měsíci

      Qabiilka iyo taliskii kacanka oo reer walba lahaa maxa iska galay

    • @kingMoha707
      @kingMoha707 Před 6 měsíci

      @@saciid_iid ilaaahay laangab waxba kama aqblo ciilka la dhimo

    • @kingMoha707
      @kingMoha707 Před 6 měsíci

      @@American_patriot110 Tupac waa wiil reer diini ah 🤣

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 Před 6 měsíci +1

    Nankaas ayaa laleeyshay wadani ayuu ahay Alihii wadanka nooga qabtay ayaa madad leh dowlad dambo oo Kaligii taktiska eh dowlad la aan ayaa dhanto

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l Před 6 měsíci

    Cartan
    My classmate,

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 Před 5 měsíci

    Raga jeelka ku abaaday qaar koodna ladilay waxay ubadnaayeen s/land iyo p/land siyaad bare anaga iyo reer puntland ayuu sigaara ucolaadinaayey.

  • @easky363
    @easky363 Před 6 měsíci +3

    AFWEYNE JAAJUUS AHAA

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 Před 6 měsíci +1

    Ma xuma in taariikhda laga qoro ,laga sheekeryo.Laakiin maxaan la soo kaban kari la’ nahay. Ha ii sheeginina Siyaad Barre isku keen diray. Waxaa Jira nacayb soo jireen ah oo aan la rabin in laga sheekeeyo.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 6 měsíci

      Siyaad bare masuul ayuu ahaa ilaa. Khiyama waa laga shekeyni. Siyaad bare ma aheyna nin jabhad ah. Madaxweyna ayuu ahaa.

  • @MohamedAAdam-en8rx
    @MohamedAAdam-en8rx Před 6 měsíci

    HANOOLAATO. Waxaan u malayn Aabahaa Kacaankii baa dilay?

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 6 měsíci

      Dadka badan ayuu diley. Kun. Aabe. Soomaali. Iyo kuwa uu caburiyey. Dowladi. Siyaad bare. qof. Soomaali.Ah inta Aduunka joojo. Waa laga sheekeyni. Siyaad bare wax uu ahaa. Mus uul. Maalin. Khiyamahana waa u dhiman tahey. Comments waxbe. Haku rafanina. Siyaad bare taariikh ayuu leeyahay waan la sheegi. Kor iyo hoos. Waliba book in lagu qoraa.

  • @xasan127
    @xasan127 Před 6 měsíci +4

    ayaanle runtuu ka hadlay siyaad bare mujrim buu ahaa dadka somaliyeed dulmiyay iyo diinta islamkaba cadaabka allah buu kujiraa.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 6 měsíci

    Siad bare all problem in somalia

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 Před 6 měsíci

    Siyaad Barre waxbuu gaystay! Waxa uu mudan yahay Allaha ka abaal bariyo!

  • @bashirismael8809
    @bashirismael8809 Před 6 měsíci

    Waxaan nasiib u yeeshay inaan la sheekaysto AHUN adeer bardacad

  • @nadiifomohamud3826
    @nadiifomohamud3826 Před 6 měsíci

    Tarikhada uu kahadla wariyahan ma maxamed siyad bare iyo kacaanki dhalishisa

  • @sabahmuuse1567
    @sabahmuuse1567 Před 6 měsíci +1

    Dadka comments ku ooyaya ma waxad doonaysaan inla qariyo danbiyadii xumaa ee wadanka ka dhacay ilaa hadana ka socda

    • @easky363
      @easky363 Před 6 měsíci

      Haa. Afweyne WAR CRIMES qariya

  • @abdoshMo
    @abdoshMo Před 6 měsíci +1

    Kacaanku wuxuu ahaa wuxuush, waxaas iyo ka daran ba way samayn jireeen.

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před 6 měsíci

    Maalin ilaahay keenay ba habar ama oday soo fariisi leh siyad bare baa maalin ifiiriyay balayo cuqdad badan oo nin 40 sano ku dhawaad dhinday ku daba joogday waxa hada jooga ka hadal nin kaas waa hore baa camal waxuu lahaa la laa laabay .mid jecel iyo mid neceb ba hal masoo kor dhinayso balyo qanjiro waa wayn farxiyo kaba yaraa ku sheegday 😅😅😅

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud Před 6 měsíci

    Waa nool yahay ayaa naruuro kuu ah Allahu Akbar 😢

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 Před 6 měsíci

    Waxaan waa taariiq.

  • @abdiabdulahi9343
    @abdiabdulahi9343 Před 6 měsíci

    Jeele waxaa diley Majeerteen gaar ahaan Ina Ashir Haamaan

  • @zahraabdullahi6315
    @zahraabdullahi6315 Před 6 měsíci

    Asc ayaanle waaku salaamey salaan kadib
    Goorma yaad kashaqeyn doontaa midnimo iyo inla ilaawo cuqdadii soomaali soo kalagashey ee loo baahnaa inlaga soo kabato ??

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 6 měsíci +1

    Wadan markii uu burburo sharciga iyo Kala dambeyn la waayo Jaajuusiinta ayaa banaanka iskeenaan
    Sida ayaanle

    • @abdiqaniaxmed1904
      @abdiqaniaxmed1904 Před 6 měsíci +1

      Sharciga la weena waa tacadigaas iyo dulmigaas miyaa

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 6 měsíci +1

      Wax yaalihii Siyaad Barre ayaad wadaa qofkii wax aadan jecleysan sameeya xitaa hadii ay sax yihiin waa jaajuus ama qaran dumis qofkaas ama daneyste.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 6 měsíci +1

      Qofka wadanka in uu burburo u horseeday iyo in sharciga lagu tunto waa Siyaad Barre.