Yaasiin Muuse Boqor #3/3 - Aabahay wuu iska keey reebay waxyar kahor, inta aan la dilin..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 02. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 214

  • @samirr546
    @samirr546 Před 5 měsíci +11

    Maanta aniga oo shaqo ku jira oo codka uun maqlaya ayaan ilmeeyey
    Allah ha u naxariisto abti
    Muuse boror
    Ehelkii iyo qaraabadiina Allah ha u barakeeyo xaajigaa taariikhda wacan ka tekey shahiidna Allah ha ka dhigo
    Yaasiina waan uga mahad celinayaa sida sharfan ee uu u hadlay isagana fogeeyey in aanu aabihii cid ku tuhmin dilkiisa
    Iyada oo hadana la dilay!!!
    Ayaanlow adiguna shugran halkaana ka sii wad.

  • @abubakarabanour3624
    @abubakarabanour3624 Před 3 měsíci +4

    Ilaahay ha u nahariisto aabaheyna muse boqor waa ninka keliya aan gurigiisa aadi jiray intaan jaamacada aan dhiganaayay waana aabaheena oo kale jannatul firdowsa Ilaahay ha ka waraabiyo.

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 Před 5 měsíci +24

    Allaha u naxariisto Muse Boqor - what brave soul and sheer integrity- he willingly paid the highest price to serve his people and preserve its nationhood.
    May Allah rest his soul in peace. Forgive his shortcomings and grant him Jannatul Firdous. Amen.

    • @mohamedqoobfaras2758
      @mohamedqoobfaras2758 Před 5 měsíci +1

      Hanoolato maxad U Soo baari Culumadii 10 Ahayd ee Mohamed baadilka Ku laayaye 1975?

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před 5 měsíci +1

      (ALLAHUMA AAMEEN)

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před 5 měsíci

      @@mohamedqoobfaras2758(ALLAH) YARHAM 🤲SIYAAD BARE iyo dhamaan Mudliminta dhimateyba(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲

    • @DavidEric1
      @DavidEric1 Před 5 měsíci

      Hanoolaato dhinac ayuu ka raran yahay . Mar walba waxa uu warsadaa dad dowladii sharafta lahayd eedaynaaya. Maxaad uga hadli wayday jabhadihii dhiig yacabka ahaa ee umada iyo wadankii baabiiyey waxay umada u gaysteen sida SNM iyo USC ? Mise qabyaalad ayaa ku qaaday? Adigu hawiyana ma tihid ee waxba jabhadihii haka warwareegin waxay sameeyeen. Waayo Soomaalidu 80% dowladii kacaanka ayay la jirtay ilaa hadaba taageersan yihiin . Markaa 80% dadka ku daawada happy kuma aha sidaad wax u wado

    • @ggtl304
      @ggtl304 Před 5 měsíci +1

      ​@@mohamedqoobfaras2758😂 hde ma dhageysatide maad shegtid ,soo tii la wareystay wiil uu dhalay sheikh yaashi la togtay ,Mise waxed doneysa in aan fadhiga kugu keeno video ga

  • @user-cw4ib2yh8d
    @user-cw4ib2yh8d Před 5 měsíci +14

    Mahadsanid ayaanle illaaheey ha'unaxariisto anigoo 14 Sano jir ah Ayaan kaqeeybgalay Alaska muuse boqor iyo xaashi wehliye iyo canuhyar oosaqiir ahaa oo isaguna madfac soodilay masheegi Karo ineey isku good ahaayeen iyo in uu saqiirka meel kale uu madfac kuladhacay

  • @cqaadiryuusuf6636
    @cqaadiryuusuf6636 Před 5 měsíci +15

    Alle ha unaxariisto!
    Kaaf iyo kala dheeri!
    Dadka qaar waxay idhinteen ka shaqaynta suluxa.
    Dadka qaarna fawdo iyo qalalaase.

  • @maxamedxasaasi2887
    @maxamedxasaasi2887 Před 5 měsíci +12

    🕌Hadal Afkaga kaso Baxa waxa ugu wanagsan saliga Nebi mohammed)(ﷺ)♥️📿🕌

  • @abdallaxuseen8572
    @abdallaxuseen8572 Před 5 měsíci +9

    Alla unaxariisto xaaji muuse boqor yaasina waku bogaadin sidu tarikhda si tafatiran ugu shegay

  • @user-ub7lz5od3w
    @user-ub7lz5od3w Před 5 měsíci +8

    Masajidka muuse boqor ee xafada maaj ayaan kuso ag korey aabe illaahey ha unaxariisto ajar farabadan baa oga socdo

  • @ahmedabdisalan5196
    @ahmedabdisalan5196 Před 5 měsíci +4

    Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun Ilaahay ha u naxariisto Muuse Boqor . Musiibo baa dalka ka dhacday. 1969 dalka loogama horayn.

  • @ifraaxmuxudin1562
    @ifraaxmuxudin1562 Před 5 měsíci +3

    Alaha u naxriisto xaji muuse boqor wuxuu ahay qof wanagsan oo aragti dheer malinkaas wexey ka digeen asaga iyo akhyartii kalaba mantay waanu aragnaa

  • @Cabdalla30
    @Cabdalla30 Před 5 měsíci +6

    Waa boqor Boqor Dhalay oo sax AH.
    Mansha Allah Tabarakallaah, Proud of you Cammu.

    • @ahmedismail5671
      @ahmedismail5671 Před měsícem

      Akhlaaq iyo wanaag guri boqor in lagu soo koriyey baa ka muuqata runtii. Thanks ayaanoow waraysiga wax badan baan ka bartay.

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Před 5 měsíci +4

    Masha Allah Taariikh loo baahnaa in la ogaado. Somalia wadajir bey Wax ku ahayd ku tahay ku ahaan doontaa guuleysta labafiinaba ❤❤

  • @Hooyodamac1
    @Hooyodamac1 Před 5 měsíci +6

    Wlhi waan ilmeeyey alloow u naxariiso awoow muuse,,iyo dhamaantodba waa wareysi cajiiba carabkiisiu ka ilaaliyey baan cajiib

  • @AhmedNurXaafid
    @AhmedNurXaafid Před 5 měsíci +5

    Alla haw naxariisto Xaji Muse Boqol magac iyo sharaf buu ku tagey

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Před 5 měsíci +16

    Ninkan waa ni hadalladiisu cad yihiin warkiisuna runta ayuu u dhaw yahay.

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 Před 4 měsíci +1

    Muuse boqor alha unaxariisto waa aabahay saaxiibkii buu ahaa aad io aadbay isku jeclaayeen ilaahoow uwada naxariiso oo janatul firdawsa al aclaa gee🤲🤲🤲

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 Před 5 měsíci +4

    Ilaahay ha u naxariisto Boqorka Muuse Boqor

  • @sallowadam5982
    @sallowadam5982 Před 5 měsíci +3

    Ax Walahi ilmaa iga timi Allow nabad baan kaa barinay Alle how naxariisto walahi qalbi xanuun😢😢😢

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Před 5 měsíci +7

    Allaah ha unaxariisto

  • @mataantigey6334
    @mataantigey6334 Před 5 měsíci +3

    Allah haw naxariisto Siyaasi Xaaji Muuse Boqor Cismaan Boqor Maxamuud AUN

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c Před 5 měsíci +6

    Allah u naxariisto

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 Před 5 měsíci +6

    Yaasin muuse boqor ilahay ha u naxarsto aabe Yasiin astaamihi aabihi Waa leyhay.

  • @Bashiiiiir
    @Bashiiiiir Před 5 měsíci +9

    Somaali allaw midee oo quluubtooda isu soo dum❤🇸🇴✌️🙏🥺

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 5 měsíci +2

    Allaha unaxariisto xaaji muuse boqor waxa uu ahaa qof qiima badan oo dadkiisa iyo dalkiisa jecelaaa

  • @imanhaji7166
    @imanhaji7166 Před 4 měsíci +1

    Aallah ha ka waraabiyo naxariistii jannatul Fardawsa Awoowe Hajji Muuse Boqor(Aamiin yaa Allah)

  • @LJama6119
    @LJama6119 Před 5 měsíci +6

    Allaha u naxariisto odayaasha

  • @ikrammahamoud
    @ikrammahamoud Před 5 měsíci +3

    Allah ha u naxariisto awoowe xaaji muse Boqor iyo intii la
    Dhimatay

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 Před 5 měsíci +5

    Manshallah waa qorma taariikha oo wax laga Barrankaro jiilalka danbe.

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před 4 měsíci +5

    Hodan Muuse Boqor iyo Nadifo muuse Boqor baa maclimiin ii ahaa

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Před 5 měsíci +6

    Ayaanle habaryar hore u soco barmamijyadada aad iyo aad ayaa Loo jecelyahay

  • @ibrahimbrody2720
    @ibrahimbrody2720 Před 5 měsíci +1

    Allah ha u naxariisto adeer Xaaji Muse boqor adeerkey aun mohamed Jama ilka digir saaxibkii!

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 Před 5 měsíci +9

    AUN xaaji muuse boqor isagoo dadkiisa u diirnaxaaya ayuu ku shihiiday

  • @WHO2024
    @WHO2024 Před 4 měsíci +3

    Allaha u naxariisto Xaaji Muse Boqor. Qofki dilkiisa ka danbeeyey walle ma aflixin qofku rabo ha noqde.
    Sido kale Allaha u naxariisto Xaawo Muse Boqor oo maqley geerideeda. Aad iyo aad baad isugu egtihiin.

  • @DoctorAhmedYusuf
    @DoctorAhmedYusuf Před 5 měsíci +4

    Walee wadankeena quluub badan oo ololeeyso 🔥 aya badan ilahay ha unaxariisto hajiga Somaalina ha mideeyo quluubtooda
    #✌🏻🇸🇴

  • @abwaanjookar
    @abwaanjookar Před 5 měsíci +8

    Xaashi weh liye iyo muuse boqor allow una xariiso

  • @ahmedgaashaan2302
    @ahmedgaashaan2302 Před 4 měsíci +2

    Janno Allaha siiyo Aabahaa Xaaji Muuse Boqor.

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 Před 4 měsíci +1

    Walaalkey yasiin xaji muuse boqor walalkey aabe ilaahey ha u naxariisto iyo hoyo sahra samor iyo imaan alaha idinka siiyo dhamaan reer xaaji muuse boqor ilaahey qabrigooda ha u wasiciyo hooyo,sahro,aad baan u jeclaa waa walaalkaa raage cabdi xaji maxamed aan ku yara xasuusiyo yasiin ayeeyadaa hoyo ayeeyo calawla maxamed cabdulle iyo abtigaa dahir cismaan shags weyne ilaahey ha u naxariisto isagana ayeeyadey calowala wey isoo korisay aad baan u jeclaa ilaahey ha u naxariisto aabahey vey walid u ahayd weligey maan iloobin qalbigeygey ku weyn tahay walaahi koriimadeydey qeyb ka soo qaadatay hooyo maan laheyn iyadaa hoyo ii aheyd ilaahow janatul firdowsa ha nagu kuwii ku kulma ha naga yeelo

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 Před 5 měsíci +2

    INNAA LILLAAHI WA’INNAA LILLAAHI WA’INNAA ILEYHI RAAJICUUN!

  • @ayaanibrahim3491
    @ayaanibrahim3491 Před 4 měsíci

    Waa wareysi xiiso leh mahadsanid Hanoolato

  • @MuxammadX.Yacquub
    @MuxammadX.Yacquub Před 4 měsíci +1

    ALLaha u Naxariisto Aamiin, Aamiin. Shukran.

  • @saidkhalif7456
    @saidkhalif7456 Před 3 měsíci

    Illahay hawnaxaristo xaji Muse boqor nin qimi leh bu ahaa

  • @salmaanhussein4412
    @salmaanhussein4412 Před 5 měsíci +1

    Vielen Dank, dass Sie Ihre Erinnerungen an dieses traurige Ereignis mit uns geteilt haben👍

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 Před 4 měsíci

    Allow u Naxariisto Xaaji muse Boqor Nin Run badan oo hal adag, aad buu iigu Naxariisan jiray, isku qabiilna meynaan ahayn, Yaasina aad baan u garanayaa.

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 Před 4 měsíci +1

    ALLAHA U NAXARIISTO XAAJI MUUSE BOQOR

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 Před 4 měsíci +1

    Axax xidhiidhka aabanimo macanaaa allaha unaxariisto ader

  • @myisseartan1415
    @myisseartan1415 Před 3 měsíci +1

    Walaahi waa runtii maankaa odayada madfaca lagu dhufanyo waan maqlay in ay soo socdeen aniga laftigeega maalinkaas u shegayo waxan madaaficda uga dhuumanyay area KASABALBALAARE waa xusuus sida ay madaaficda roob camal cml😔

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 5 měsíci +7

    Suluxaas waa maqlay sheekadaas odayaashii suluxa muuse boqor ugu horeeyay ilaahay ha u naxariisto ragaas soomaali kama danbeen dilkoodii

  • @abshirali313
    @abshirali313 Před 5 měsíci +5

    H noolaato

  • @user-ct1ce1jx8p
    @user-ct1ce1jx8p Před 3 měsíci

    Walllaahi I can say this is the best interview

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Před 2 měsíci

    allaha ha u naxariisto muuse boqor iyo dh odayaashii isku dayey xalka somaliya dhamaantood ayagoo kalana allaha nasiiyo markale

  • @umutam-ew9qq
    @umutam-ew9qq Před 5 měsíci +1

    Allah yarxama muse boqor masjidka musa boqor in bdn wa ku tukady qabrigisa Allah u nuuriyo

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt Před 4 měsíci +5

    Watching Hanoolato, I gained valuable insights into how MSB abused his power. Although MSB contributed to the country's development, the consequences of his abuse were significant. Fortunately, my father was never imprisoned, possibly because he wasn't Majeerteen or because he was a businessman. Despite this, he endured losses in his businesses and witnessed the mistreatment of relatives and friends. As a teenager, I understood my father's warnings about the eventual downfall caused by MSB. Lucky for my father, he didn't live to see the aftermath of 1991.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 4 měsíci

    Dr Hussein Haji Bood Siyaasi Wadani Uu Ahaa Allaha U Naxariisto

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 Před 4 měsíci

    Mansha Allah waa nin caqli badan yasiin

  • @jhashim739
    @jhashim739 Před 4 měsíci

    Allah unaxariisto Adeer Muse boqor❤

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz Před 5 měsíci +2

    Waa mahafsanyahay in awsan cuqdad is gelin waxaana kamuuqata barbaarin wanaagsan mahahadsanid yaasiin.

  • @AyanAli-db8cs
    @AyanAli-db8cs Před 2 měsíci

    Alaha u naxaristo awoowe jada fardosa acalaa thanks everyone

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Před 5 měsíci +3

    I was waiting this.

  • @mohamednoor6248
    @mohamednoor6248 Před 2 měsíci

    Allah ha u naxariisto wuxuu ahaa nin qiima badan oo Muslim ah .

  • @mohamedhuruse754
    @mohamedhuruse754 Před 5 měsíci +3

    Allha Yaa Arxamu dhaman Odaysha

  • @SuldaanoIsmaaciil
    @SuldaanoIsmaaciil Před 3 měsíci +1

    Waan xasuustaa xafadeena waalidkii oo qaracmey odoyaashii suluxa waa dhinteen😢😢

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 4 měsíci

    Allaha U Naxariisto Haji Muuse Boqor Iyo Haji Hashi Weheliye

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 Před 3 měsíci

    Allah. U. Naxariiste.

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 Před 5 měsíci +3

    Wasiirka warfaafinta waxaa ahaa faarax daahir afeey alaha u naxariisto

  • @abdinuurmohamed1976
    @abdinuurmohamed1976 Před 5 měsíci +3

    Alle how naxariisto Ninkani Astaamo hogaamineed waa leeyahay

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r Před 4 měsíci +1

    Alahu Agbar dhibkii. Laga dhaxlay. Waleee wala eday Aniga Xitaaa Abahay ayan ku wayay fidnadi kabilabatay. Aniga Ciyalkeyga Qaxoti nagadhigay😢Alaw inti Naburburisay Cadab adunyo iyo. Aakhiro😢

  • @khalifjama3925
    @khalifjama3925 Před 3 měsíci

    Ilaahay ha unaxaristo

  • @FAYZal70000
    @FAYZal70000 Před 2 měsíci

    Allah ya Rahma
    All of them

  • @alimmahamud9412
    @alimmahamud9412 Před 4 měsíci

    Manahalla waa nin runta alle yaqaano oo walaahi ku dayasho mudan Abahana allaha u naxariisto

  • @alimmahamud9412
    @alimmahamud9412 Před 4 měsíci

    Islaanima iyo somalinimanu waa qeey qaali ah ilaagay hana garansiiyo.Amiin Amiin yaa Rabbi

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Před 5 měsíci +5

    Mashaalaah walaakey yaasiin school 21 oktobar 6B ayaa iigu dambeysey
    Maryam maalin.

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 5 měsíci +2

    Ax waa ooyey marku yaasiin aabihiis xusuustey 😢waa geeri tiiraanyo leh taariikhdi madoobeyd 1991

  • @momindekk1
    @momindekk1 Před 3 měsíci

    Allaha u naxaristo xaaji muuse boqor dalkaan dhib badan ayuu soo maray, walina dadka wax kuma qaadan.

  • @manasufi3421
    @manasufi3421 Před 4 měsíci

    Ar dariskeyga xaalasha yaasin mansha Allah

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi Před 5 měsíci +3

    Waa run markaad goob hubka culusa joogto macal ilkaha ku madoobaanaya ani waa yaabey markii aan ku sugnaa[Moscow cadet school graduates get diploma special operations commandos🫡🇷🇺] Ardayda ka qalin jebisay dugsiga moscow cadet waxay heleen shahaado kamaandooska hawlgallada gaarka a

  • @cccarab
    @cccarab Před 2 měsíci

    waan xasuustaa anoo kuray yar ah ayaa aabe oo ciidan ahaa iyo askar kale oo ay sxb ahaayeen oo ka sheekeysanaa markii la duqeeyay xaajiga waxay lahaayeen madaxtooyada ayaa laga soo duqeeyay oo waxay ka war heleen in uu xaajiga iyo odayaashii ku heshiiyeen in uu xukunka ka dago siyaad bare sidaasaa loo khaatajiyay

  • @omaribrahin5210
    @omaribrahin5210 Před 4 měsíci +1

    Hogaanka isgaarsiinta aniga ayaa ka shaqayn jiray waxaa madax ka ahaa Hogaankaas S/Sare Cilmi Sahal Ali oo la dhashay Ahmed sahal Ali oo ay walaalo yihiin wuxuuna haystay asluubta .

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před 4 měsíci +1

    Wallee nabsigii reer Sheekh Isaxaaq ayaa kudhacay.

  • @ubahali7258
    @ubahali7258 Před 5 měsíci +2

    Waan xasuustaa maalintaas waxaa lagu dilay towfiiq siyaad bare ayaa aad madaafiic ugu garaacaayey yool baana heestay area daas alayaaraxma shir bay ku jireen waxaa ku dhintay rag aad u qiima badan siyaad bare kasoo horjeeday

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 Před 5 měsíci +24

    Thank you for sharing your recollections of this sad event in which you have lost your father and we have lost a giant who honourably served his nation and paid the highest price in his retirement age.

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před 5 měsíci +3

    Aax miskin shock weyn ba ku dhacay ninkan.

  • @xirsiguuleedxirsi8316
    @xirsiguuleedxirsi8316 Před 5 měsíci +2

    Ku mahadsanid ayaanle soo waraysiga qimaha badan aad masuul sare xaaji muuse boqor oo wax badan aa magacisa maqlayay balse taariikh dhan aan ka war hayn

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 Před 5 měsíci +2

    Marka isaaqu ha ogaadaan in xamar laduqeeyay teeda kale siyaaf barre xamar xoog looga saaray ee aynan ayaga kaliya xukunkii daalimka ahaa ladagaalamin dhibna loo gaysan

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 4 měsíci +1

    Wax kasta macne aaney mudneeyn ayey tagto inooga dhigayayaan, waxa laynoo sheegayayaa keliya waa sida ninkaas 100-jirka ahi u dhintey, wax dhito ama dhigane ah oo ku dhex jiraana ma jirto.

  • @user-jo3zd8xu5u
    @user-jo3zd8xu5u Před 4 měsíci

    Ilaah u naxaristo soomaali dhab ah ayuu ahaa janatu fardosa Allah weyn ha geey walal ha qiiron

  • @khalidoog9374
    @khalidoog9374 Před 3 měsíci

    Qisadan waxa iiga baxay Siyad barre inuu ahaa nin dawladnimada somaliyed ka jecla in uu kursiga sii fadhiyo maalmo dhowr ah. Awowe yasin ilahay ha u naxaristo

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 Před 4 měsíci

    Hanoilaato waxaan kaa codsanayaa jadaad hayso telkiisa walaalkey yasiin muuse boqor meel aan kala xiriiro in aad ii soo qorto insha allah mahadsanid filand baan ku noolahay hada ka hor baad timid waxaan ku kulanay maqaxi calafdoon la yiraahdo oo somalidu fariisato cabdicasiis oo ku taal Helsinki. Mahadsanid

  • @user-wy7lx1sq7g
    @user-wy7lx1sq7g Před 4 měsíci

    Alaha unaxariisto adeer Xaaji Muuse Boqor sorry I fill feel sad

  • @qani2012
    @qani2012 Před 3 měsíci

    Allow unaxariiso halkaa waxaan ku weynay labeentii umadda 😮😢

  • @user-qi2dy9ym9e
    @user-qi2dy9ym9e Před 4 měsíci

    Alaha u naxariisto walee kùwa an arkay lamid muu ahayn

  • @sahroabdiahmed5955
    @sahroabdiahmed5955 Před 5 měsíci +1

    Wey iska cadahay in ay dowlada dishay waayo markii uu u shegay in masajidka ku jiran Oo tukanayen hobiyaha lagu soo riday markii la ogooday meshey jogaan

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz Před 5 měsíci +1

    Jabhada baasukayaal ayay la ordayeen.

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 Před 4 měsíci

    Family waxaa dhameeyey Ciidanka dowlada

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 Před 5 měsíci

    😮yaad barre AUN waxna Waa saxay waxna Waa qalday

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 5 měsíci

      Siyaad Barre khaainul wadan buu ahaa qiyaanay qarankii uu u shaqeyn jiray inqilaabay, Somali kala dilay. Meeshuu ku danbeeyay bal fiiri.

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Před 4 měsíci

    Muuse boqor wadani ayuu ahaa

  • @AweysQureysh
    @AweysQureysh Před 3 měsíci

    Allaha unaxariisto

  • @mrali3601
    @mrali3601 Před 5 měsíci +2

    Hadaynu Somali nahay meel dhow baynu wax ka eegna, sidas baynu meel fog mustaqbal ka, iyo samaynta ay inaku yeelato falalka guracan aynu ku dhaqaq no

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 Před 4 měsíci

    Waraysi Aad u macaan

  • @mohamudahmed3078
    @mohamudahmed3078 Před 3 měsíci

    @ 02:57 - wuxuu leeyahay “Isgaarsiinta Boliiska” waxaa xukumi jiray General Axmed Sahal (Axmed Ciriiri) - halkaas haddii aan saxo, Taliska Isgaarssiinta Boliiska waxaa xukumay General Cilmi Sahal oo la dhashay Gen Axmed Sahal oo isaguna ahaa Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed maalintii Siyaad Barre xukunka dalka laga tuuray.

  • @Mustafe787
    @Mustafe787 Před 5 měsíci

    8:38 ibraahin rooble warfaa (Doonyaale)

    • @abdirisakali7578
      @abdirisakali7578 Před 5 měsíci

      احذرواااا النصابييين

    • @abdallah22abdi78
      @abdallah22abdi78 Před 5 měsíci

      Taarikhda kale ayaan kumaqlay lkn markaan dhagestay Taarikhda hore been ayey uoktaha