Yaasiin Muuse Boqor #1/3- Aabahay wuxuu kamid ahaa maxaabiisti lagu dhisay Kanniisadda Xamar.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 154

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před 2 měsíci +1

    Muuse boqor Allah u naxariisto . Aamiin ❤❤❤❤

  • @ibrahimbrody2720
    @ibrahimbrody2720 Před 6 měsíci +4

    Mashallah Ayaanle waa taarikh loo baahan yahay! Adeer Muuse boqor adeerkey Saaxibkiis Allah ha u wada naxariisto dhamaantood!
    Ayaanle wareyso Sureer Abshir (Hamaan). Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay!

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Před 6 měsíci +5

    Exciting interview.

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Před 6 měsíci +7

    Mashallah Garoowe saas waxaan uqabay Nairobi ama Europe

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před 6 měsíci +26

    Jidka muse boqor iyo via Liberia reer waabari sifiican bey uyaqaaniin ama reer xamar

    • @omarhusseen9859
      @omarhusseen9859 Před 6 měsíci +6

      Masaajidka muuse boqor reer Waaberi maajo. Waa meeesha. Ku dhashay

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 Před 6 měsíci

      @@omarhusseen9859 masaajidka agtiisa adeerkey ayaa deganaa anaga Waxaan degenayn Foornada Dalfac agtiisa Ilaahey wadankeena nabad waarta hasiiyo.

    • @huzaanaabdirahman5285
      @huzaanaabdirahman5285 Před 6 měsíci +5

      Masjidka muusa boqor dheh ilaa hada waa ku tuganaa

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Před 6 měsíci

      @@huzaanaabdirahman5285 miyaa?
      Qurbahan kuraagey maxasuusto sxbey

    • @abdikarimali6741
      @abdikarimali6741 Před 6 měsíci +2

      Dugsi quraan ayaa ku dheganaa masaajidka macalin suuleey 2000 to 2003 waxaa ag deganaa omaraani shariifoow tima cadde ali mahad af weyne arwaax waa laguu yaqaanaa masaajidkaas😂😂😂😂

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Před 6 měsíci +10

    Boqortooyadda Al- Majeerteeniya waa soo jireen!!

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Před 6 měsíci +21

    Ayaanle slowly becoming a historian with all these interviews.

    • @hassannoor6873
      @hassannoor6873 Před 6 měsíci +4

      Exactly that’s what I was thinking too Ayaanle needs to write a book about all this

    • @Abdication112
      @Abdication112 Před 6 měsíci +1

      I love it ❤

    • @BellaBigDeal
      @BellaBigDeal Před 6 měsíci

      his been teaching mr so much and i left somalia as a new born

    • @omarladane
      @omarladane Před 6 měsíci

      😊😊

  • @khada917
    @khada917 Před 6 měsíci +10

    Wixii awoowa yashod boqor keenadid sumada ku dhigan jiray ee bilaa taariikhda ahaa baa meesha ka diniiq leh taarikh dahabi ya laga sheekaynaya, 1991 maaha.

    • @abdallaabdikadir584
      @abdallaabdikadir584 Před 6 měsíci +2

      Hiraab imamate iyo ajuuran empire ma adigaa lahaa 😂😂😂😂😂

  • @marwosaid7990
    @marwosaid7990 Před 6 měsíci +3

    Awoowyaal baa tiraahdid allaha u naxariisto bismilaahi ❤❤❤❤❤❤

  • @Hamid_Lightworker
    @Hamid_Lightworker Před 5 měsíci +2

    Ya arkay somali iyo maseerkoda qofka somaliga markii boqor lagu yeero way dibeeysaa waxay dahayan ilahay kali ba boqor ah hada qofka saudi boqor markii lagu sheego waxbo kama dahan sida boqor fahd, boqor faysal boqor salman 😂😂😂😂😂

  • @mahadcaddaan
    @mahadcaddaan Před 6 měsíci +3

    Hanoolaato hore usoco

  • @yahye2001
    @yahye2001 Před 6 měsíci +8

    Waa taariikh muhiim ah

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 6 měsíci +1

    Hanoolaato ❤

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Před 6 měsíci +2

    Maasha alaah adeer muuse boqor waxaan xasuustaa gurigiini ku yiilay holwadaag dhinaca degmada holwadaan waayo waayo dad waakaas alaahu nariisto Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi

  • @mcabdulqadir6264
    @mcabdulqadir6264 Před 6 měsíci +1

    Waxaan deganaa madiina waa xasuustaa oday dowlada hoose u shaqyn jirtay Yaa noo timid saruur ahaaoo noo sheegsy gentleman ,muse boqor iyo xashi wheelie in ay dhinteen..alah yarxamu.
    Afweyne legacy ..!!!

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Před 24 dny

      Looma saari kaaro labada dinac hoobiyo aye ridayeen

  • @mahadaraayemahamuud8502
    @mahadaraayemahamuud8502 Před 6 měsíci +5

    Asc hanoolato

  • @abshirali313
    @abshirali313 Před 6 měsíci +4

    H noolaato

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Před 6 měsíci +5

    Boqortoyadii Cisman Maxamuud ♥️♥️♥️💖♥️♥️💖💖♥️♥️♥️💖💖💖dad sharaf iyo cizi 💖♥️♥️iyo taariikh kuleh, geyiga Somalida💖🎊♥️♥️♥️♥️♥️

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 Před 3 měsíci

    Allah boqor ah ❤

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před 6 měsíci +7

    Waa taariikh aanan hore u ogeyn in ninka habar dir ah dhashey uu ugu mudanyahey ama uu yahey dhaxalsuge waliyul cahdi kadibna leylkase.

    • @abdulog8461
      @abdulog8461 Před 6 měsíci +2

      Boqorada badankood waxa dhalay dir

    • @bishiali1671
      @bishiali1671 Před 6 měsíci +2

      waa dhaqanka majeerteenka isinka hooyadii waa inay dir tahay

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 Před 6 měsíci

      ​@@bishiali1671waa saas ayeeyo doonbira laga ursanaa

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Před 24 dny

      @@bishiali1671 waa daqanka daarod wuxu huwan yahay magaca daarod maha Boqor majeerten majeerten Boqor maleh

    • @bishiali1671
      @bishiali1671 Před 23 dny

      @@SNUFFED2ROLLs mj haduusan boqor lahyn muxu leeyahay marka

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 Před 6 měsíci +1

    Wxn rajaynayaa inaad war uun waraysi ka soo Qaadi Doonto SAKARIYE ninkii shabaab ka soo Goostay ee NISE hada ka mida❤❤❤

  • @mataantigey6334
    @mataantigey6334 Před 6 měsíci +1

    Allah haw Naxariisto Siyaasi Xaaji Muuse Boqor Cismaan AUN Reiisal wasaare ku-xigeenkii Daakhiliga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha,
    Allah haw naxariisto Boqor cismaan Boqor maxamuud AUN waxa uu ah Boqorkii ugu mudada Dheera Saldanadi Majeertenia isago Talinaye Muddo 74 sanno, Boqor cismaan waxa uu ah Hoogamiye adag oo leh Aragti siyaasaded oo Fog

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Před 6 měsíci

    Decision by committee

  • @AhmedNurXaafid
    @AhmedNurXaafid Před 6 měsíci

    Yasin awoowe waa ku salaamayaa warbixin fcn baad bixisay yeelkeede sababta bah Dirta sababteeda waa naga illowday inay ayeeyo doonbiro ka soo jeedo dhaqankaasi

  • @mukhtarshire3882
    @mukhtarshire3882 Před 6 měsíci

    24:56

  • @abdullahinajib9998
    @abdullahinajib9998 Před 6 měsíci +2

    Waliyul cahd = Dhaxal Suge ✍🏽

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před 6 měsíci +5

    Ilaahay ayaa boqor ah
    Alaahu akbar

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 6 měsíci +3

      WAA RUNTA ALLE SWT AYA BOQOR AH, ALLE SWT KALIGIIS AYA CABUDNA, ASTAQFURULLAH CADIIM

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 6 měsíci +4

      Bini aadimka boqor wuu yeesha waa un title ama ciwaan, Quraanka xitaa Ilaahay shaqsiyaad bini'aadim ah buu boqoro ku sheegay. Boqornimada Ilaahay lagama hadlaayo.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 6 měsíci

      @@cabdirshidosman9649 SHINIDA IYO
      QURANJADA AYA LEH BORTOYA
      HOGAMISA LKN MIDA BINI'ADAMKA
      QATER IYO CABSI BEYLEDAHAY.
      ALLE SWT BANAGA OG WAXA OGU FIICAN.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 6 měsíci +3

      @@AA-ze7zk boqor marka la leeyahay micnaha ma ahan in Ilaahay boqornimadiisa lagu heesto. Taas maba dhici karto oo Ilaahay boqornimadiisa waa ka sareysaa tan bini.aadimka.
      Tusaale magacayada Ilaahay waxaa ka mid ah rizaaq oo ah irsaaqe ama quudiye ingriis waa provider. Hadii marka la yiraahdo qofbaa qof ama dad quudiyay ama provide kareeyay micnaha ma ahan in tii Ilaahay lagu heesto.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 6 měsíci

      @@cabdirshidosman9649 WAA RUN SIDA AAD U SHEEGAYSO MHDSND.
      ALLE SWT MARNA LAMA SINA ADOOMADISA, AREGTISA ALLE LA MID MAHA TAN ADOOMADISA. GACANTISA LAMUD MAHA TEENA IWM.
      ANIGA MARNA KAMA SO HORGEEDO
      REERAYA SOMALIYEED LEH AMA LAHAN JIREY BOQORTOOYADA ANBA IGAMA FOGA
      SOMALIYA GUUL,HORUMAR IYO BARWAAQO URAJEYN, InshaAllah.
      MARLABAD MHDSND WLL.

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 Před 6 měsíci +1

    Ninku sida kale waa nin dhisan oo lasoo diyaariyay lkn Carabiga ayaa ku adag maantoo dhan waliyul Axad ayuu kuhayaa waxuuna kawadaa wakiyul Cahdi, mwrka sxb ina muusoow Carabiga waqti gali, mahadsanid

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Před 6 měsíci +1

      KKKKKKKK soomaali indho adka hada waliyul axad waxad uu bedesheey wakiyul Cahdi wollahi waan rafteey 😂😂

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab Před 6 měsíci +1

    Dal-Yare waxay ku taalaa Gobolka Sool,waxay dhanka hawdka ka xigtaa Tuulada Ganbadhe.

  • @ubahali7258
    @ubahali7258 Před 6 měsíci +2

    Siyaad bare caruurtiisa Somali aabahood cafis public ah ha u waydiiso. Maadaama uu dad badan dhibaato u gaystay asagana alaha u naxariisto iska cafiya

  • @Mohed9686
    @Mohed9686 Před 5 měsíci

    Kaniisadda Muqdisho waxaa ladhisay 1928kii, waqtiga uu leeyahay aabbihiis maxbuus ayuu ahaa 1933kii, kaniisada waxay dhisantahay shan sanno in kabadan. Hadaladiisana waxay u badanyihiin kuwa sheeko- xariir ah.

  • @monka9102
    @monka9102 Před 6 měsíci +2

    Boqor cisman alow ku naxariso

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Před 6 měsíci +2

    Waryaa...waa ولي العهد ma aha ولي احد ama dhaxal suge. Crown prince

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 6 měsíci +3

    Kaniisada talyaaniga ee xamar waxaa la dhisay 1927-1932

  • @mnmn9602
    @mnmn9602 Před 6 měsíci +1

    Ilaah baa boqor ah subxaanalaah

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 6 měsíci +1

    Majedhen boqor jecelaaa agah boowe gaw

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 6 měsíci +2

    Ka eaali noqo caruurta raxwayn inay gaal kugu tilsammen isagoo abahaa gumaytihii ama fajiistaha u xiran si uu inoo ihaanaysro

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Před 6 měsíci

    Yaasiin 21 Oktober noolow

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Před 6 měsíci +1

    Ragggii aabahaa kaniisadda ku dhisay xasan shiikh baa u yeertay oo yiri soo noqda dhulkiina

  • @abdirizaksalah9386
    @abdirizaksalah9386 Před 6 měsíci +3

    dalyare waa laascaanood agteeda.

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu Před 6 měsíci +1

    Dadka saasay walaalo u ahayen

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs Před 24 dny

    HANOOLTO WAA INAAD WAREYSATA WARSAME YASSIN CISMAAN KENADIID OO REER SWEDEN AH INOOGA WAREEYSATO SIDI SALDANADI HOBYO LOO JEBIYEEY HALGANKA SYL IYO CABDIRASHID CALI SHARMAAKE OO AH REER KENADIID IYO HALGANKI GOOBANIMADA

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 Před 6 měsíci +2

    muuse boqor io weheliye saw 91 kii xamar laguma dilin iyagoo ergo ah saasan ka maqlay jaamac yare

  • @daakirkadoon3070
    @daakirkadoon3070 Před 6 měsíci +1

    Dalyare waxay lascaano ka xigtaa dhinaca bari waxayna u jirtaa 36km waxaana laamiga looga dagayaa gambadhe

  • @Kabidaboy
    @Kabidaboy Před 6 měsíci +2

    Shurun shuurkaan kacabanaya tariikhda boqor muuse in laga sheekeyo ma meelbaa xanuunaysa nacalaa dhalaye tariikh iyo tayo baa laga sheekeynayaa awoowayaashiina tariikh malaheyne mute iska gala.

  • @cabiiralive
    @cabiiralive Před 6 měsíci

    Talyaanigu Waabay Xushmeeyeen kol haday Guryo u dhiseen oo ay Boosas Siiyeen maadaama ay ahaayeen Saldanado

  • @bz768
    @bz768 Před 6 měsíci

    Dhaxal sugahii reer boqor wuxuu ka soo tagay khamiiskii ama thoub-kii, cigaalkii iyo sandalkii reer boqor, miyuu soo ilaaabay taloo?

  • @user-yf8ep9xq3q
    @user-yf8ep9xq3q Před 5 měsíci

    Abdirahman Faroole isku day inaad waraysatid oo Taariikh ka reebtid.

  • @user-vn7df1dx2k
    @user-vn7df1dx2k Před 6 měsíci +4

    Adeer wakhtigan uu leeyahay aabahay waxa loo xidhay dhaqdhaqaaqii SYL may jirin.
    SYL waxa la aasaasay 1943kii,wakhtigaa Ingiriiska ay ayaa xukumayey Somaliya.
    S

    • @shakuur55
      @shakuur55 Před 6 měsíci +1

      Waa Taariikh been abuur ubadan Talyaaniga shaqaale ayeey u ahaayeen iyo daba dhilif

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 Před 6 měsíci

      @@shakuur55Waa jiran tahay ee Ilaahay ha ku cafiyo. Amiin Allahuma Amiin. SYL ma ogyahay inuu aasaasay Yaasiin Osman Sharmaarke oo Ninkaan la wareysanaayo Abti u ah. Marka Dadka ha u gefin Adiga oo aan Waxba ogeyn.😢

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 6 měsíci

      ​@@abdullahihersi1188hala yaabin waa dadkii gunta ahaa oo dadkaa taatiikhda leh ayaa dhibeysa e

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 6 měsíci

      ​@@shakuur55 qoladii dhiiqada wabiga lagaga gudbi jirey inaad ka mid tahey ayaan filayaa

    • @WHO2024
      @WHO2024 Před 6 měsíci

      ​@shakuur55 Nin la xirey siduu shaqaale Talyaaniga ugu noqon kara?. Caqli fuundo inaa tahey baa cadeysay. Nin la ciiley uma xumid.

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b Před 6 měsíci +1

    Wariye waxa jira Jawaabaha uu bixinayo Yaasiin Muuse Boqor Suaalo ka dhalanaya waraysigaaga Danbe waxaad waydiisaa Shuruuda guurka lagu xidhay in laga guursado Dir & leelkase sababtu maxay tahay ama ujeedada ka danbaysaa adigoo mahadsan sxb ?

    • @xadeedseexdeacademy7606
      @xadeedseexdeacademy7606 Před 6 měsíci

      Sababta tan dirta baan ogahay oo waa in ay daaroodku uu kasoo farcamay dir oo doonbiro dir ay dhashay

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Před 24 dny

      Boqorka daarod waa inu ahada hooyadi Dir hadi kaale ansax maha

  • @intasarabdi2187
    @intasarabdi2187 Před 6 měsíci +1

    Yasin muuse cisman dariskeyga xalasha adban kusalamayaa dhaman rer muse boqr ex waabeei

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 6 měsíci +3

    Siyaasada 4.5 waa siyaasad soo jirtay ilaa isticmaarkii talyaaniga markii talyaanigu ku jabay dagaalkii labaad ee aduunka waxaa loo magacaabay in uu koonfurta soomaaliya u tabababaro dawladnimada lkn talyaanigu wuxuu sameeyey urur la dhaho maanafesto oo in soomaaliya xornimada hesho ka soo hor jeestay urukaasi waa kii hadana 1991 xamar isaga oo uu hogaaminayo cali mahdi ay xukunka isku khilaafeen caydiid waana tii cali mahdi iyo cumar carte qaalib ku dhawaaqeen in xooga dalka soomaaliyeed ay hubkooda ku wareejiyaan maleeshiyaadkii ujeedaduna waxay ahyd si aan mar danbe dawlad uga dhalan soomaaliya .....malintii dhawayd ee madaxwayne xasan sheekh tegay talyaaniga wuxuu ku casuumay talyaaniga in ay soomaaliya dib ugu soo noqdaan beerahoodii ....waa fikirka manafestada fikirka diidsan in soomaaliya ciidan adag iyo dawlad yeelato waana fikirka siyaasiyiinta soomaaliyeed qaar wataan oo damaca geliyey itobiya imaaraad iyo kenya..

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 6 měsíci +4

    When will you talk about damuljadiid corruption and incompetence 😂😂😂

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 6 měsíci +1

      😂 KUMA DHACO INU KA HADLO
      DUMULJIDIID IYO WAXAY KARKARINAYAN DALKA DHEXDIISA.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 6 měsíci +1

    Sax takyani maskaxdu ka gumaysta ⁰ dadka

  • @abdifitaxmohamud5893
    @abdifitaxmohamud5893 Před 6 měsíci

    BOQORTOYADII HOBYO REER XAAJI SALEEBAAN HALKEY JOOGEEN

  • @user-ct3jh2iz2k
    @user-ct3jh2iz2k Před 6 měsíci

    taariiq been ah buu sheegayaa guri sadax dabaq buu u dhisay kuye oo maku guursaday

  • @user-ct3jh2iz2k
    @user-ct3jh2iz2k Před 6 měsíci

    boqor kuye odayaal talyaaniga u yaasuusi jiray ka dib naftooda loosoo dhigtay xataa inla qaniisay bay taariiqda qaar sheegtaa

    • @WHO2024
      @WHO2024 Před 6 měsíci

      Nin la ciiley baa caytame. Dadkay adoonsanayeen maad aheyd?.🤯

  • @user-fu4yr8by1n
    @user-fu4yr8by1n Před 6 měsíci +3

    Waa sugi la'ahay

  • @MA-rf6sg
    @MA-rf6sg Před 6 měsíci

    Landheree boqoor Osman xamaar anagaa leeh langab boon ba tihiin

  • @ahmedabdirisak4295
    @ahmedabdirisak4295 Před 6 měsíci

    Dalyare waa laascanood
    Waxay ahayd saldhigii daraawiishta intii aanan la asaasin magalada

  • @Fatim525
    @Fatim525 Před 6 měsíci +1

    Niinka waa niin walana. Oo xaga maskaxada ka jiiriin weeyan.

  • @easky363
    @easky363 Před 6 měsíci +3

    AFWEYNE AGABKAA BA. DICTATOR

  • @Sowsow0
    @Sowsow0 Před 6 měsíci

    bal shee xili ay somalia italia ay gobanimo aragtay? tan iyo maalintii 1889 somalia italia markuu taliyaani kala wareegay Siciid Baraqashkii Zanzibar ee loo baxshay magaca somalia, xeradaasi gunimo iyo adoonimo iyo dawarsi kamay bixin.

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 Před 6 měsíci

      Saciid barqash
      Musqusha miyaad warkaan ka keentay
      Ileen fikradahaan meel kale lagama keeni karee
      Koonfur kaa taariikh wayn kaa dhaqaale badan waligoodna kaana ilbaxsanaa
      Reer koonfur waa dadka kaliya ee Soomaaliyeed ee ka taliyay dhul ka baxsan dhul Soomaaliyeed sidoo kale ka taliyay dhul ka baxsan qaarada Afrika
      Sansibaarta aad sheegaysana waa kuwii saldanada galedi ay ku jabisay dagaaladii ka dhacay gudaha dhulka maanta loo yaqaan Kenya mumbasa iyo malindi ka dibna lagu qasbay inay bixiyaan canshuur
      Sooyaalka markaad akhridid magaalooyinka koonfur waxaad ka akhrin hormarka dhismo, farsamo, dhaqaale, aqooneed iyo midka maamul ay gaareen
      Halgan hadeed noqotaana kaa Halgan dheer kaa Halgan badan kaa Halgan adag
      Koonfur ma ahan dadka sooyaalkoodu 1900 ka bilaabado
      Koonfur markaad ka hadleedo waa inaad ogaataa inaad ka hadleedo imbiraadooriyad ka taliday dhul ka baxsan qaarada Afrika

    • @Sowsow0
      @Sowsow0 Před 6 měsíci

      @@axmedfaarax766 Humaag in lagugu soo barbaarshay way kaa muuqataa. ilbaxnimo iyo meel aad ka taliso hadday dhab tahay labadaada lugood kuma istaagi kartid tan iyo 1991kii. Xaqiiqada iyo waaqaca ayaa ka markhaati ah inaad waligaaba hoos-joog u ahayd duul kale laga bilaabo The old master Zanzibar, wuxu kaa tagay 1892 , waxa lagugu wareejiyay the new master taliyaani. Imika imisa Master baynu tirinaa, AMISOM, Ethiopia, Kenya , UN. Awoowo taariikhdu wax daah la saaro maaha waxynu ku jirna Waagii Aqoonyta oo gacanteena ku jirta. Taariikhduna way isa soo celisaa aduunkan lagu noolyahay wax cusub ma dhaco tan iyo malintuu ilaahay abuuray san ku neeflaha.

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy Před 6 měsíci +1

    Taariiq waalan talyaniga soomalida kale wey la dagaali jirtay marka laga reebo kuwo u qidmeyn jiray siiyeena hantidii ay dadkii degaanka ka dhaceen.maxaabiis ma ahayn talyaaniga ay u rufiyaani jireen.

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Před 6 měsíci

    War ninkaan been badanaa😂BANAADIRI ayaa Shangaani joogay oo taariikhda awoowgaa yaqaano.Aabahaana Kaambo amxaaro uu daganaa.

  • @user-ni8fg8mr5e
    @user-ni8fg8mr5e Před 6 měsíci +1

    Aabahaa iyi SYL wax iskagalay majiraane beenta jooji....aabaha ciduu ushaqeenayay iyo ciduu matalayay asaga iyo dahablihii waa layaqaan.

  • @alimohammedibrahim3165
    @alimohammedibrahim3165 Před 6 měsíci +1

    Dalyare aaga garowe u dhow

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před 6 měsíci +7

    Reerkani Somali shuqul iyo shakel kuma leh, Strong African genes ba ku jira. He should tell us where they came from originally.

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 Před 6 měsíci +4

      Asc.
      Soo tii la yiri ma aha dadnimada waa loo dhashaa ee la iskama dhigo.
      Reerka Majeerteen dhawr boqol oo sano ka hor waxay lahaayeen Boqoro,maamulo shaqeeya iyo ganacsi xoog lahaa.Ganacsigaas oo la xiriiray Yemen,Cuman iyo Hindiya.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 6 měsíci

      YAA YIRI WAA CARAB? MISE SOMALIDA U TAQAAN CARAB?
      KABA DHIG INEY YIHIIN AFRIKAN
      MAXAA KA BADALI KARTA TAARIIKHDA IYO BALKEY OGA JIREYN
      WAKHTIGI HORE EE TALYANIGA?
      😂😂😂 MUSE TALYANI NAMA GUMEYSANBA SO WADA IYADO SAWIRADI IYO IS DHEXGALKI LA HAYO.
      WATAAS SOMALI AFKA LEERTA AMA
      HAWADA U FURA AAD FUURTANE.

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 Před 6 měsíci

      @@AA-ze7zk Arab ma sheegayo CUSHTIC AFRICAN people baan ka hadlaya, reerkan horn of Africa CUSHTIC uuma eeka, Africa baantu bay uu eegyihiin.

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci +1

      REERKAAN MA CAAYNAYO LAAKIIN WAXAA XAQIIQ AH INUU KU JIRO DHIIG JAREER.
      JAREER WAA QABIIL CEEBNA MA AHA LAAKIIN DADKA AQOONTA LEH AYAA GARAN KARA IN REERKU JAREER YIHIIN WELIBA ASALKOODA WAA ZINSIBAAR. WAJIGA AYAA MARQAATI AH.

    • @WHO2024
      @WHO2024 Před 6 měsíci

      ​@@Liiloowe Maye Dir baa dhashey kuwan. Bahyaasha kale bal fiiri. Waa Somali ama carab oo kale u cadcad.

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 Před 6 měsíci +5

    Guri saddex dabaq ah, dhul weyn iyo laba baabuur aya LA siiyey aabihi. Kiniisada wu dhisay Markaas ayu ku leeyahay wadan bu u diririyey

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 6 měsíci +1

    Yaasiin inuu ninkani oga waramo taarikhda Aun Aabihiis Dibjirkani aan aqoonta laheen ee reer bucur baceyr

  • @mohamedadan5120
    @mohamedadan5120 Před 6 měsíci

    Boqorkii dhuxul iibinaayo iyo wiilkiisa kaniisad lagu dhisay.. midnimada waa muhiim. Hadeey hal hogaan lahaan lahaayeen iyaga iyo Darawiishta, gaaljecelkii Hiiraan ka dagaalamaayay iyo biimaalkii jubooyinka iyo gari koombii harar ka dagaalamaayay,

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 6 měsíci

    Ninkani ku wareysanyo hantidiina ayuu xog ku heystaa waana mooryaan

    • @kaabaax1028
      @kaabaax1028 Před 6 měsíci +3

      Yaa wxs ku shegay ino hantidisa hesto umada benta ka daay nio

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 6 měsíci

    Gumeustihii baa guriga noo disay aaa.
    You quys must hv been collaborator 😂😂😂
    Wallahi Aclam

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 6 měsíci +2

    Yaasiinow USC 1991 DHACA IYO BOOBKA KUHAYA HANTIDIINA INAAD U WARANTO MABA AHEEN DIBJIRKANI KU WAREYSANYA ASAGA XAGEE KA SOO JEEDAA

  • @nasramohamed5040
    @nasramohamed5040 Před 6 měsíci

    Hhhh kaale qaada hee dhulkaas 😂😂😂

  • @abdifatahali9186
    @abdifatahali9186 Před 6 měsíci +2

    Shaqalihii talyaniga ayee ahayeen dadkaan oo loo isticmali jiray somalida inteeda kale,

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 Před 6 měsíci

    Faann badanaa

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 6 měsíci +3

      Maad fantid oo ku Abtirsatid?
      Sababto AH wax taariikh ah MA lihid.
      Maser, Naceeb, Xasidnimo iyo Uqdad
      Baa ku nooshahay.

  • @user-kz2gv9vk6x
    @user-kz2gv9vk6x Před 6 měsíci

    Ayanle wankusalamey hanolato hakahdhigin mel farmajo lagu aflagadeyo waxa kasarn dalka somalia masuliyad wixi wax tarle o dadka iyo dalkaba anfacaya ka qayb qado hormarka dalkaga hoyo dadka ku dhagaysanaya kama caqliyara dadka ciilka qaba haka qayb noqon sidi nin ayan hore ad waraysatay o shegtay inu aha askarti kuso tababaratay dalka alatriya e ugafayay madax waynihi hore mahamed Abdullah farmajo qof cuqdad inta leg qaba ha nolato waxay ukentay sumcad xumo dadka ku dhagaysanaya ayanle usheg wax dadka iyo dalkaba anfacaya waxn kulehay dadka iyo dalkaba nin jecel ale haka dhigo zxp media haga yuna noqon media yaha rer galbedkokale o lgu bartay ben iyo laba wajilayn mahadsanid wllo igana rali noqo wax sheg ayay iga tahaye xuman igama ah

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 Před 6 měsíci +2

    Cidii iyo faankoodii ayeey la kale baxeen

    • @abdirahmancali6891
      @abdirahmancali6891 Před 6 měsíci +8

      Wlle faan mahee waxa laga hadlayo wa taariikh maskax miir qabta ku eeg

    • @easky363
      @easky363 Před 6 měsíci +6

      masayr

    • @hodanshirechannel3418
      @hodanshirechannel3418 Před 6 měsíci +5

      Taariikhda la soco

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 6 měsíci +3

      REERKA TAARIIKH BEY LEEYIHIIN
      IYO MID AY WALI ADUUNKA WESTERN KA XUSAN.
      FAAN ADIGEY KUGULA MUUQATA
      ILEYN TAARIIKH MEESHA KUMA HEYSID, WAADNA IS YASEYSA

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 Před 6 měsíci +1

    Jareer boo egyahay kenyati caadi weeyan

  • @mohamedmumin9266
    @mohamedmumin9266 Před 6 měsíci

    Ninkaan ku faanaya Aabahay wuxuu ahaa, asaga muxuu yahay muu ku faano.

  • @dahirahmed3264
    @dahirahmed3264 Před 6 měsíci

    Boqor CISMAN tariiq madow ayu laha Wa ninki talyanigu ku jebiyay SAYID mohamed oo gumeystaha la qaraaban jiray gabayo badan ayu sayidku ku tiriyay habarki sayidka ku dhacay galaladi u u adeegaayay aya rabi ku saladay oo xabsi dhigay Marku darawiish wax ka dumiyay umada yaan been loo sheegin

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Před 6 měsíci +2

      Dahirahmed3264
      War beenta meesha kala tag. Boqortooyada ayuu difaacanayay iyaga Sultanada Warsangali ba. Sayed nin is cimaamaday ayuu ahaa, ragna dawladdi ayey Haysteen boqolaal sano.

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Před 24 dny

      Gormeey saldanada bargaal laa shaqeeyse talyani soo tii talyani tiri aan degankagi maro sidan darawish uu qabasado Boqorkana dideey weeraarna cirka iyo dhulka lagu qaadey taarikhda orodo soo akhri

  • @abdulazizd
    @abdulazizd Před 6 měsíci +2

    Ayaanlaw dulqaad badnida jareertii zinzibaar inay cawa. Dhan boqor ku hayaan. 😂😂

    • @khada917
      @khada917 Před 6 měsíci +6

      Markad xususatid in awoowga adoon u ahaa sida xoolahana sumad ku taalay💔😂

  • @user-vf8lx7vz8t
    @user-vf8lx7vz8t Před 6 měsíci

    jow kow now kan wa big caabtooy ninkan ayanleh wuxu so cansaara dadka xun xun ee caabtoyga ah anba dhagar-qabe ah anba jaaajuuus ah ee iska ilaaaliya somaliyeey jow kow now hadana bow

  • @Omra-qt7jo
    @Omra-qt7jo Před 6 měsíci

    Asc ayanle suldanka hobyo wuxu isku dayay dadkii so dhaweyay ayu canshur ku xukumay dagal ba dhacay shacbigi deganka uu hogaminayo shikh daud culusow aya so qabtay una dhibay talyaniga talyanigana kanisadaha ku dhisay

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 Před 6 měsíci

    Waar kani jareer wayne u egyahay

  • @LMI-cs5qw
    @LMI-cs5qw Před 6 měsíci

    Kaniisad in la dhiso wax ka wanaagsan ma jiraan waa Guriga Rabiga
    Aabahaa uu cibaadaystay wxn rajaynayaa inuu helay jacaylka rabiga Nool jesus christ
    Masaajid Carbed inuu dhisin ku faan legenow

  • @MohamedIbrahin-lp1bl
    @MohamedIbrahin-lp1bl Před 6 měsíci +1

    Boqorku fulay buu ahaa maadaamo uu is dhiibay