PM Cali Maxamed Geeddi Wareysi 1/3 - Si la yaab leh ayaan Raysal wasaare ku noqday 2004

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 464

  • @eliteeye-tg7qb
    @eliteeye-tg7qb Před 5 měsíci +13

    What a beautiful foundation they laid out to save our country. Thanks our Prime Minister.

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 Před 6 měsíci +93

    Waxan ahay 30 jir ku koray oo intaa ku leekaaday burco ilaa hargeisa oo noloshaydu u dhaxaysay,taariikhda somalia iyo ogaalkeeda aadbuu igu yaraa wax badan baan ka ogaaday intaan ku xidhnaa chenelka Ha noolaato ayaanle mahadsanid.

    • @habonehaji683
      @habonehaji683 Před 5 měsíci +3

      Adigo wel educated ah ma aaminsantahay inaad shakhsi ahantaadu aad qolo ama koox siyaasadeed oo magac la baxday aad qol ugu xidhantahay

    • @CASKA1212
      @CASKA1212 Před 5 měsíci +7

      Macnaha hadalkayga maad fahmin maxaa keenay qolo ama koox siyaasadeed meesha,waxan ka hadlay ogaalkayga taariikheed ee umada soomaliyeed inaan wax badan ka dhugtay halkan.

    • @daahirdaar5812
      @daahirdaar5812 Před 5 měsíci

      RW Somalia wax badan buu u qabatay

    • @mohamudhassan5911
      @mohamudhassan5911 Před 5 měsíci +1

      Waa in lagaa dhigaa madaxweynaha somalia si aa wadanka isugu keento gacmo wadajir ee wax ku gooyaan

    • @mozi3051
      @mozi3051 Před 5 měsíci +1

      ​@@CASKA1212Sometimes its better to let people talk so as to remove all doubts about their capacity. God bless you brother.

  • @haawoali5442
    @haawoali5442 Před 6 měsíci +16

    Mashaalh maanta iigu horysay magaciisa iyo aragtidiisa waana ubogay adeer cimri dheer iyo cibaado suuban ❤

    • @Raad-Raac
      @Raad-Raac Před 5 měsíci

      G g 6h the the violent and and other is

  • @jibriljama8209
    @jibriljama8209 Před 6 měsíci +31

    Salute Mr. Prime Minister for your dedication and hardworking of setting down first stones of Somalia's state-building during collapse, I become emotionally when I heard this interview where you have started from zero and your decisive steps to mobilise needed resources during this critical time. Your leadership character has saved our statehood and restored what we have today. You will remain in our hearts and history will be written your heroism and leadership. Salute my Prime Minister.

    • @kaafiomar381
      @kaafiomar381 Před 6 měsíci +7

      Wey fiicnaan laheyd ra'yigaaga ama fakarkaada inaad Af-Soomaali inoogu sheegtid.

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 Před 6 měsíci

      ​@@kaafiomar381wa kugu racsanhay

    • @BellaBigDeal
      @BellaBigDeal Před 6 měsíci

      well said you have spoken for us all

  • @Araale48
    @Araale48 Před 6 měsíci +39

    Waa dadka aan rabay in mar un la wareesto mahadsanid hanoolato

  • @issafarah3894
    @issafarah3894 Před 6 měsíci +35

    Fantastic interview. I can't wait until you release the next part of this interesting interview. We'll done, as usual.

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  Před 6 měsíci +6

      Working on it!

    • @Fircoon-yare
      @Fircoon-yare Před 6 měsíci +17

      @@HANOOLAATOTV waa in aad dhiira galisaa ku hadalka iyo qoraalka luuqada Somalida…… qof kasa wuxuu soo qoraa English comments…….. anigoo yar ayaan imaadey yurub saas eetahay luuqadayda hooyo waa sacro santo…..

    • @issafarah3894
      @issafarah3894 Před 6 měsíci +1

      @@Fircoon-yare In Sha Allaah.

    • @Fircoon-yare
      @Fircoon-yare Před 6 měsíci

      @@issafarah3894 mahadsanid

    • @calixarf8926
      @calixarf8926 Před 6 měsíci

      ​@@HANOOLAATOTVllkl 2:04
      O of
      😊mkio😊o

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 Před 6 měsíci +13

    FROM NFD

    • @AwedJR
      @AwedJR Před 5 měsíci

      Yeah, NFD Somalia 🇸🇴

  • @khadroahmed7873
    @khadroahmed7873 Před 6 měsíci +7

    Wareysi aad loogu baahnaa Mahadsanid Hanoolaato

  • @bashilaki219
    @bashilaki219 Před 6 měsíci +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Ugaas khaliif ugaas Rooble Allah Unaxariisto

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před 6 měsíci +7

    اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🤲🤲

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay Před 6 měsíci +11

    Cali maxamed Geedi alle haku dhawro raysalwasare geedi

    • @Qadafi-
      @Qadafi- Před 6 měsíci +3

      Ninkii rabay somalia 🇸🇴 in uy hos geyo Ethopia so asiga mahan @ 25000 agoon ah iyo 10000 curyamiin ah --15000 somalia dalka ka qaxday-100B dolar hanti ka badan burburiyay--diinta islamka ayago lagu dhaqmaya dadka cadalad ku heleen--ninka 4.5 iyo federal kenay---Cali mahamed geedi--Abdiwali gaas Musa biixi--iyo inta kalo soo raacda--malinteda la xisabtameynaa

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 6 měsíci +2

      ​@@Qadafi-ma argagixisadii waddanka laga saarey ayaad ks mid aheyd

  • @themajec533
    @themajec533 Před 6 měsíci +7

    Mashaa alaah tabarka laah

  • @bwanahamza9216
    @bwanahamza9216 Před 6 měsíci +15

    interesting interview, fabulous
    can't wait part two 2️⃣

  • @Zakaria_maxamed
    @Zakaria_maxamed Před 6 měsíci +9

    Mansha allah adeer, pm cali maxamed geedi aalle haku barakeeyo❤maantay in ay dawlad inoo dhisnaataba waxaa kadambeeyay madaxwayne cabdullahi yusuf ,adiga iyo intii caqliga usaaxiibka ahayd❤❤ilahay hawada amaansado intii maanta dawlad soomaliya udhistay❤❤❤

  • @CaynaasheCabdicasiis
    @CaynaasheCabdicasiis Před 6 měsíci +4

    Rabbi ha unaxariisto
    UGAAS KHALIIF UGAAS ROOBLE
    BELEDWEYNE ❤

  • @IsmailCadow
    @IsmailCadow Před 6 měsíci +7

    Very interesting and informative interview prof geedi

  • @abdulkadirhhassan2155
    @abdulkadirhhassan2155 Před 6 měsíci +5

    Mudane RW waxaan ku lee nahay abaalka aad dalka u gashay waan kuu og soo nahay.
    Mudane RW mahadsanid
    We salute you, SIR

  • @fardowsahassan2223
    @fardowsahassan2223 Před 6 měsíci +3

    Good interview

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 Před 6 měsíci +3

    Mansha Allah guulayso mudane PM👏🏼👏🏼🙌🏼🙌🏼

  • @Whohah-s2p
    @Whohah-s2p Před 6 měsíci +7

    Manshallah

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 Před 5 měsíci

    Thank you Hanoolaanto for the Interview!

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 Před 6 měsíci +5

    Sir cali mohamed geedi wlh qarankan meel dheer ayu kakenay waqtiga kuxusi doono raisal wazare guuleyso👏👏👏👏👏

  • @user-bk2pn4jo6g
    @user-bk2pn4jo6g Před 6 měsíci +2

    مشاء الله اللهم ا اكثر امثالك❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Před 5 měsíci +3

    Maashaaallaah

  • @abdihakimmohammed5694
    @abdihakimmohammed5694 Před 5 měsíci +7

    With or without your support I'm going to Mogadishu on Wednesday .. go'aan adag

  • @mohammedjilao5992
    @mohammedjilao5992 Před 6 měsíci +10

    Mr Geedi is a Somali legend and patriotic .

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h Před 6 měsíci +14

    His excellency Xprime ministe Dr. Ali Mohammed Geedi ha guuleyso aderr
    From Maakhir

  • @AxmedCasaawe-fp1uh
    @AxmedCasaawe-fp1uh Před 6 měsíci +17

    5 sano so socoto ninkan madaxweyne dhaba waa u qalmaaa runtiii

    • @Qadafi-
      @Qadafi- Před 6 měsíci +6

      Ninkii rabay somalia 🇸🇴 in uy hos geyo Ethopia so asiga mahan @ 25000 agoon ah iyo 10000 curyamiin ah --15000 somalia dalka ka qaxday-100B dolar hanti ka badan burburiyay--diinta islamka ayago lagu dhaqmaya dadka cadalad ku heleen--ninka 4.5 iyo federal kenay---Cali mahamed geedi--Abdiwali gaas Musa biixi--iyo inta kalo soo raacda--malinteda la xisabtameynaa

    • @hugdheh
      @hugdheh Před 6 měsíci +1

      yaah xashiish ma cbtay

    • @Qadafi-
      @Qadafi- Před 6 měsíci

      Qof fanax leh 🥸aqli leh waligey ma arkin

    • @Qadafi-
      @Qadafi- Před 6 měsíci

      @@hugdheh fanax ma ledahay

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali Před 6 měsíci +1

      Iimaankaa alle ka qaaday waa jaajuus Ithopian

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q Před 6 měsíci +12

    Mudane Cali maxamed geedi taariqda ku xisi doonta halganki aad eber kaso bilawday manta meel fican ayu maraya allahh no xafido dowladnimadena o ah qaranimadena taas kaliya ku difaca karnaa jiritankena iyo xuquqdena dhulkena iyo sharafkeena❤❤❤❤

  • @raxmojowhar451
    @raxmojowhar451 Před 6 měsíci +3

    Mahadsanid Wariye Ayaanle ,waan idiin saalamay adiga iyo proff Ali M.Geedi.
    Ex P Minister waa geesii ku dhiiraday in uu soo celiyo dowladnimadii luntay,waa ku mahadsantahay mudane,waxaan sugeynaa inaad usoo tartanto madax weyne Insha Allah .

  • @user-cc2jz3io3k
    @user-cc2jz3io3k Před 6 měsíci +4

    Very informative journalism thanks for the effort.

  • @izzidinabdi6064
    @izzidinabdi6064 Před 6 měsíci +3

    Part 2 plz

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 Před 5 měsíci

    Thank you, Mr. Prime Minister! You’re inspirational and a national hero. We love you❤️

  • @themajec533
    @themajec533 Před 6 měsíci +19

    Ilahoow wadankaan cadawgisaa badane ilahow naga qabo cadawga soomaaliyeed ilah hakuxifdiyo mudane cali m geedi

  • @AmiirkaMudug
    @AmiirkaMudug Před 6 měsíci +5

    Siyaasi aad uqiimo badan weeye geedi one of the best open minded educated politicians in Somalia especially southern part of Somalia prime minister Gedi thanks for your service sir

  • @user-rd1sg8li6x
    @user-rd1sg8li6x Před 6 měsíci +19

    From QANDALA

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 Před 6 měsíci +1

    71 years wallee uma eka mashaAllah

  • @ShaakirSola
    @ShaakirSola Před 5 měsíci +1

    Masha Allah adeer Ilaahay hanoo Ka daayo ❤

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 Před 6 měsíci +2

    Masha Allah RW Cali Maxamad Geedi Soomaliya Inay Dowlad Hesho Waa Ku Soo Dadalyay

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl Před 6 měsíci +5

    *Aaway $32 million ee uu Sucuudiga idin siiyey ee uu C/laahi Yusuf afkiisa ka yiri, "waxay ku wada maqan tahay Cali Geedi"?*

    • @Qadafi-
      @Qadafi- Před 6 měsíci +1

      Ninkii rabay somalia 🇸🇴 in uy hos geyo Ethopia so asiga mahan @ 25000 agoon ah iyo 10000 curyamiin ah --15000 somalia dalka ka qaxday-100B dolar hanti ka badan burburiyay--diinta islamka ayago lagu dhaqmaya dadka cadalad ku heleen--ninka 4.5 iyo federal kenay---Cali mahamed geedi--Abdiwali gaas Musa biixi--iyo inta kalo soo raacda--malinteda la xisabtameynaa

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Před 6 měsíci +8

    Waxaasoo lasoo maray hadhoow midbaa qabiil iyo qashin dalkii ku dhex qasaya. ceeb. We need a new revolution, a fanatic Somali nationalist, country and people first.

  • @zubeirabukar6624
    @zubeirabukar6624 Před 6 měsíci +4

    Shaqsi an xiisayn jiray inaa wareysigisa mar dawado ayaa inoo kentay ayanlle mahadsanid sxp

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 6 měsíci +1

    LOVES

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před 6 měsíci +2

    Mudane geedi waa nin somalinimadu ku weyn tahay oo qaran raba alle haku xafido geesi qaran

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 6 měsíci +1

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️. Walaalkey Ali Mohamed Gedi. Waa ku salaamay

  • @fadumoabdullahiosman4757
    @fadumoabdullahiosman4757 Před 3 měsíci

    🎉 masha allah Ali mohamed geedi rajaddi somalia lakiin waqtigu ciil iya maangabka siiyasiga somalia 🇸🇴 allah yahfid

  • @Dalmarshow1
    @Dalmarshow1 Před 6 měsíci +1

    What a great interview where is part 2 Ayaanle?

  • @WardaXaaji-vy7zh
    @WardaXaaji-vy7zh Před 6 měsíci +3

    Masha allah waxataha somali nin ay baahantahay waqtigan lakiin taarikhda aya kuxuse kuwa dowlad diidkana alah naga qabto oo ilahada soo tagan xaqa alah tuso

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. Před 6 měsíci +5

    Professor Ali geedi

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před 6 měsíci +3

    Guulayso mudane Geedi.

  • @omarali1196
    @omarali1196 Před 5 měsíci +2

    Masha allh mudane mahadsanid waxa ku caynaayo waa Argagixisadii aad baabi isay

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 Před 6 měsíci +6

    Inaad dawlad dhaliso inaad maalaayiin u disho qaarna aad u barakiciso barito kajawaab, Allaha kaa jaro waxaad gaysatay!

    • @barlinsabriye2029
      @barlinsabriye2029 Před 6 měsíci +1

      Nalaayiintaas waxaa ku ganbanaayay dadka illaa hada umada laynaayo shacabkana iskamaxqabtaan . Ninkaan waacraageersanahay sida uu u hadlay ebel ma ogeen sabata lakiin markaan dhageestay waxbaa iiga soo dhax baxay Soomalida koonfurta isna ceshtaan waa dad fowdo badan oo umadooda u nixin gacan bir ah maahee tuugmo ma shaqeeso

    • @Fatimam-fg4bv
      @Fatimam-fg4bv Před 6 měsíci

      Aad iyo aad maalin unbaa .Allah baqabanaa.

  • @user-ex3lu2ft9z
    @user-ex3lu2ft9z Před 6 měsíci +2

    MaashaAllah! MaashaAllah! Cali Muxumed Geedi waa nin karti iyo caqli Alle SW iskugu daray. Nabaddoona wuu ahaa runtii. Is Ok, siyaasada rag waa isku qabtaa. Waa anigoo ah gabar MJ ah. Madaxweyne Allaha nooga dhigo odaygaan oo haku nabad yeelo InshaAllah markay usoo meerto toogtiisa angana waxaan rajeynayaa inaan anigana markaas kanoqdo dowladiisa Raisulwasaare InshaAllah.

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 Před 5 měsíci +1

    Inkaari kugu dhacday, wax dhintay asagoo saaran taangi Tigrey ayuu yimid Somalia 🇸🇴, waa taariikh madaw asaga iyo Cabdullahi Yusuf !! Somalia 🇸🇴 waxaa dhex jooga dambiile kasta kuna noolaan kara mudda dheer!! Aduun asaga iyo Nuur Cadde kala ayaan badan Alle ha u naxariistee!!

  • @user-bk2pn4jo6g
    @user-bk2pn4jo6g Před 6 měsíci +2

    Soomali hadey 10 usago kale ah ay heli lahed mantay ma ahaten sidaan sidu ufekerayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 Před 6 měsíci +2

    Manshallaah tabarakallaah AQOONYAHANKA CAANKA ah somaliyeed Dr ali mahamed geedi waa wadani dhaba

  • @dal-xoreeye1030
    @dal-xoreeye1030 Před 6 měsíci +4

    Waxa mooda in wariyaasha somalida eeysan aqoon Macnaha wareeysi Cali Mohamed geedi waxe aheed in la weeydiiyo suaalo adag o xasaasi ah oosan jecleeysan laheeyn sida Ethiopiankii o wadanka so galiye ee xasuuqii bana ka geestay muqdisho waxaan xasuusta taarikh caan ah o ciidamada Ethiopianka xamar ka sameeyeen 40 wadaad o u ku jiray shiik caan ahaa o tabliiq ahaan Canada ka imaaday ee maalin cad ku gowraceen masaajid Xamar kuyaalay intaas boqol jibaarkeedana wa dileen intaas o xasuuq iyo bur bur marke geeyteeyna waxe nooga tageen alshabaab o ku aas aasmay imaatinkooda kuna xoogeeystay ragii intaas o halaag iyo ba ba wadanka kuso hogaamiye o Cali Mohamed geedi ugu horeeye in o maanta iskaga keen dhigo wadani iyo nin wax fcn wadankaan uso qabtay wa Ayaan daro kuwa maanta dadka leenaayo ayagana biri inta isa so dhiibaan aa la siin doona platform yo ee ku daac daacsadaan o ee ku sheegtaan in ee ahaayeen halgamayaal wadanka difacaaye kuwa bdn aana ugu sacab tumi doono qabiil ayago iska indha tiraayo dhibaatooyinka o so sameeye ileeyn kuwa ayaga ka horeeye aa sheekadaas horay ugu so shaqeestay

    • @AnigaWaaye-mp1yd
      @AnigaWaaye-mp1yd Před 6 měsíci +1

      Adigaanba fahmin micnaha wareesi see cml !!!
      Ma la gaarin wali mowduuc xasaasi ah sidaas la soco

    • @dal-xoreeye1030
      @dal-xoreeye1030 Před 6 měsíci

      @@AnigaWaaye-mp1yd suaal adag lama weeydiin doono ayaanla sas umawa shaqeeyo suaalo o rabo o isku xayeeysiin doono inta ka dhacay iyo sidaan aan sameeye un ba la weeydiin doona waxa so dhageeysata saxaafadaha caalamka sida ee u wareeystaan madaxda kulug leh dambiyo dagaal ama mid musuq maasuq ila ee gariiraan xanaaqaan cararaan suaalo adag la weeydiiya Lkn Somalida wariyaashooda sas ma ahan ninka hor fadhiyo in ee ushaqeeyaan aa mooda waxo rabo in o sheegto isxayeeysiiyo ee u ogalaadaan sas na wareeysi lama dhaho

    • @Fatimam-fg4bv
      @Fatimam-fg4bv Před 6 měsíci +1

      Sax

  • @user-ut6ov4jn6o
    @user-ut6ov4jn6o Před 5 měsíci +2

    Waaa ninka kali ah ooo ku faaaney inuuu umadiiii laaaayey taariiqda ku qori doonto😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdoshMo
    @abdoshMo Před 6 měsíci +4

    10:00 Qodob sax Ah
    15:00 Fashilka Carta wax yaabaha keenay ragii hubka sitay oo aan lala shirin dawlad ma dhismi karin
    30:00 Soomaalia lugahaaa laysku dhagan yahay

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 6 měsíci +4

    Geesi ❤

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Před 6 měsíci +3

    Geedi Nin culus ❤

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 Před 6 měsíci +3

    Wad mahadsan tahay wll Ayanle nin culus baad manta keentay. PM A.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 6 měsíci

    LIKED

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 Před 6 měsíci +1

    Halgamaa Cali Maxamed Geedi 🙏🙏🙏

  • @akhabeb3281
    @akhabeb3281 Před 6 měsíci +3

    Wareysi aad u qiimo badan ayaanle noo soo boobsii qeybaha kale mahadsanid

  • @abdirisakomar253
    @abdirisakomar253 Před 6 měsíci +3

    71sano mala modaayo wlh Masha Allah Sirtu Waa muufada 😂

  • @nuursh2895
    @nuursh2895 Před 6 měsíci +13

    ❤ Ali Qarankaan waa usoo Halgamay xaqiiq. Ayaanle mahad sanid

  • @naasirjama3042
    @naasirjama3042 Před 6 měsíci +1

    This is fascinating inside stories waad mahadsantahay RW iyo Ayaanle.

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 Před 6 měsíci +1

    maashaallah wareysi aad u qiimo badan

  • @user-bk2pn4jo6g
    @user-bk2pn4jo6g Před 6 měsíci +1

    Illah haxafido❤❤❤❤❤❤

  • @zalebanwarfagad1407
    @zalebanwarfagad1407 Před 2 měsíci

    Walaahi dowlada aan maanta haysno hadaan nahay dhalinayrdii burburkii dhalatay Ragii dhidibada u aasay Cali maxamed geedi mahadsanid adeer illahay hakgu abaal mariyo anigu puntland ban jogaaa

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r Před 6 měsíci +2

    Wallee waa runtiis waan usoo joogay xaaladas ilahay ha unaxariisto maxamed dheere iyo c/llahi yuusuf iyo m, geedi waxay muujiyeen geesinimo iyo u bareerid Qatar weyn alhamdu lillah wixii sidaas loogu soodhibtooday maanta xasan dhiiqo ayaa burburinayo

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před 6 měsíci

      Guul madaxweyne xasan shiiq

    • @Fatimam-fg4bv
      @Fatimam-fg4bv Před 6 měsíci

      Guul .xassan shiikh.Geedina xassan waa wada dhasheen.sheeko.futo salax jooji.Eddo.

    • @user-zd5yt5fb9r
      @user-zd5yt5fb9r Před 6 měsíci +1

      @@Fatimam-fg4bv
      Xasan dhiiqo iyo damuljadiid waa maxaan cunaa maxaan liqaa wadan iyo shacabka Dan ka malahan tastuurka cusub ee uu qortay meeshuu geeynayo baan sugeynaa

  • @user-xf4hb9yj1n
    @user-xf4hb9yj1n Před 6 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @saadaqkhaliif
    @saadaqkhaliif Před 6 měsíci +1

    FROM SUGOOW

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 6 měsíci

    Hanoolaato ❤

  • @MohamedSaid-vl8de
    @MohamedSaid-vl8de Před 6 měsíci +2

    Raysal wasare geedi waa mahadsanyaay, dalkaan meesha laga keenay meel dhow ma ahayn , umad dhan aya loo tuugsanayay oo ilaa manta weliba aynu dadka baryaynaa, dadkaas sidaas usoo halgamay baa hadhaw afka lagu taagaya, waxaa nasiib daro ahayd in dadkaas intaaas dawladnimada hortaaganaa ay ahaayen dad soomaaliyed oo ilaa maantana meel laga maro la la'yahay

  • @mahamudnur1582
    @mahamudnur1582 Před 6 měsíci +2

    Prof. Ali Mohamed Gedi ( R.wasaare hore) waxaan hubaa inuu yahay qof ka hufan munaafaqad, iyo labo wajiilanimo. Haddey taladu tayda ahaan lahayd 10-15 sanno ayaan hogaan uga dhigi lahaa 🇸🇴.

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 Před 5 měsíci

    Ce 1er ministre qui a accompli sa mission et ses responsabilité dans une période très difficile et très dangereuse pour sa propre survie. Il a rempli son rôle avec honneur et courage pour le bien de son peuple et de fin pays. Il mérite d'être décorée de la plus haute distinction pour honorer sa bravoure et son engagement sans faille.

  • @Kafi2610
    @Kafi2610 Před 6 měsíci +3

    Tarikhda casriga ee somaliyeed ba KU xusi donta mudane RW Geedi, mahadsanid

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 5 měsíci

    Ma sha allah Ali maxamed Geedi Geesi wadani ah ilaahay haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 Před 6 měsíci +1

    Rasal wasaare cali maxamed geedi waa halyeey soomaaliyeed waan aabahii soomaaliya🇸🇱🇸🇱❤⚘⚘⚘⚘🌴⚘⚘⚘⚘

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI Před 5 měsíci +2

    Awal ninkani soo muu ahayn ninkii itoobiyaanka dalka keenay ....sug aan barnaamijka dhegaysta e from togdheer

  • @xaadaxmed3914
    @xaadaxmed3914 Před 6 měsíci +1

    Hanoolato sxb wareysi mataqaanid e ressalwasaraha haa wareerin

  • @burhanfarah4842
    @burhanfarah4842 Před 6 měsíci +1

    Mansha allah geedi

  • @Ahmedwali-22
    @Ahmedwali-22 Před 6 měsíci +1

    intersted interview after sheiq wajis

  • @Durdur1
    @Durdur1 Před 6 měsíci +2

    Very interesting interview, Ayanle Mahadsanid.

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud Před 6 měsíci +1

    Dawladdii uu raisulwasaare ka ahaa ayaan la shaqa bilaabay 2007 waxaan ahaa dad xilligaas tobabar loogu diray dalka dibaddiisa, geedi waa soomaali dhab ah.

  • @bashiirmacalin2006
    @bashiirmacalin2006 Před 6 měsíci +1

    Mashaa Allah wareeysi cajiib ah waaye wlh waleey taariiq badan ayaa lasoomaray dalka meel adag ayee lakakenay xaqiiqdi

  • @user-bu2yt4ij9v
    @user-bu2yt4ij9v Před 6 měsíci +4

    Ala maxee soomaali is bah dishay hadii e is wll san lahaaye o dalkoda io dadkoda daacad u naqan lahaaye maa naga guura io tuugsi wadama shishaaye Gali laheen habaar aan lanogeen meshu noga yumi ayaa naheesto

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 Před 6 měsíci +2

    السلام عليكم ورحمه وبركاته

    • @Zakaria_maxamed
      @Zakaria_maxamed Před 6 měsíci

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاتة اخي❤❤❤

    • @calideeq4265
      @calideeq4265 Před 6 měsíci

      Wcs

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 Před 6 měsíci +2

    Hawiyo iyaga ilahay halka is dhigay dad kala damayn qof kasta qorya qadanayo unuka leh

  • @cabdiqanicolaad9692
    @cabdiqanicolaad9692 Před 6 měsíci +1

    wareysigi ugu qiimah badna oon ka dawado hanolato weye wareysigan wana ku farax sanahey

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 Před 5 měsíci

    Félicitations Ayanleh. Waa taariq aad iyo aad u muhiim ah o kayd u kaley umada soomaliyeed iyo jiil ka beri dhalan doona.

  • @cabdirizaqxassan9853
    @cabdirizaqxassan9853 Před 6 měsíci +2

    Ayaanle waa maalintii kowaad oo u hambalyeeyo waraysi aad qaaday waayo pm cali maxamed geedi waa siyaasiga ah wadaniga dhabta ah somaaliyana qiimo weyn ugu fadhiya mahadsan8d

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 5 měsíci +1

    GEEDI KHAA'IN BUU AHAA. WAA NINKII CIIDANKA AXMAARADA IYO KUWA KENYA KEENAY. WAA IN LAGA ILAALIYAA SIYAASADDA WADANKA.

  • @seed3966
    @seed3966 Před 6 měsíci +2

    Asc 🇸🇴😎. pro cali geedi runtii hoowl adag baad qabateyn wakhtigii aad u adag joogteyn aad kasoo baxdayn 😮😮😮

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 Před 5 měsíci

    Maanshalah thanks raysalwasaare. Information aad na siisey. Book ka qor diban daabyada western ka

  • @drmucaadmohamed2222
    @drmucaadmohamed2222 Před 5 měsíci +1

    Isqilaafka madaxdu waa fasaadka ummadda

  • @mohamedwarsameyusuf374
    @mohamedwarsameyusuf374 Před 5 měsíci

    Very smart guy , prof Geedi

  • @Ismaaking
    @Ismaaking Před 6 měsíci +1

    Waa legend wallhi
    Cali Geedi iyo abdullahi yusuf manta Hassan Vilada kuma raxesan laheen❤❤

    • @Zakaria_maxamed
      @Zakaria_maxamed Před 6 měsíci

      😂😂 waan lacajabay hadalkaada madaxwayne xasan in uu fillada kuraaxaystoo muu dadku hogaamiya waa my 😂😂