Indha Cadde oo soo jeediyay in lagu Maxkamadeeyo Cali Maxamed Geeddi xusuuqii uu ka geystay Muqdisho

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Genaral Indha Cadde oo soo jeediyay in lagu Maxkamadeeyo Cali Maxamed Geeddi xusuuqii uu ka geystay Muqdisho, hadaba maxay tahay xogta kale ee uu daaha ka qaaday Indha Cadde ee la xiriira eedaha culus ee ay qeybta ka tahay xogta lunsashada malaayiin Dollar.

Komentáře • 129

  • @DaadirAbdi-hb6yu
    @DaadirAbdi-hb6yu Před 5 měsíci +10

    Cali maxamed geedi adiga ayu dalka Ka qabtay cadowga ugu weyn o somaliya Ka qabtay aya tahay walhi

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 5 měsíci +11

    Indha-cade Adiga Magaalada Marka Xooga Ku Heyste In Lagu Dilo Waaye R/wasaare Geedi Ianaa Dhado Maxkamad Hala Keeno Waa Aqli Yari Ku Heysa

  • @abdifitahabdikadir2551
    @abdifitahabdikadir2551 Před 5 měsíci +9

    Danbiile iyo qab qable kawayn Indhacade magaranayo Ali Mohamed Geedi waxa uu ahaa Ra’isulwasaare sharciyad haysta Indhacadana waxa uu shaqsigii Shabeelada dhexe gaboodfalada muuqda ka gaystay.

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 Před 5 měsíci +8

    Adiiga sabab oo ahaa in ethiopia sogaasho somalia markad dhahday addis ababa wareer ku qaadaynaa kadibna aad baxsaatay imaan la.an adiiga ayay kaa bilaabaaty

    • @oreymediaoreymedia7410
      @oreymediaoreymedia7410 Před 5 měsíci

      Ethiopia marwalbo xamar inay imaadaan aa loosodiray sidaasa anaga nooqeer badneen inaan xaafadaha xamar ku gumaadno wayne dhacday labada nin waxba isma dhaamaan 😅😅😅

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 3 měsíci

      mashuurcaas ayuu dalkiisa ku iibsaday itoobiyana way is ogaayeen waa jaajuus dalka khiyaamay

  • @abdullahi6874
    @abdullahi6874 Před 5 měsíci +8

    Biyihii wabiga oo aad dadka ka iibin jirtay iyaga danbi ma aheen miyaaa

  • @RNN1234
    @RNN1234 Před 5 měsíci +4

    Wali Somalia Kama dhacin In biyaha Wabiga Masaakiinta Laga Iibiyo Adiga Ka hor, Indha cade Adigaa Maxkamad In Lagu Saaro Mudan.

    • @wiilwaal4224
      @wiilwaal4224 Před 5 měsíci

      propabanda daas waa old sxb mid kale la imaaw.

    • @ibtijah2747
      @ibtijah2747 Před 5 měsíci +1

      😂😂😂 BISINKIYOW BIYO WABI IIBIYOW XASBIYALAH WANICMAL WAKIIL OO BEERAHA SIDEE LOO WARAABINJIRAY KANI WAABA MUJRIM

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 5 měsíci +6

    indha cade cidaada 34 sano ee dhulkii dowlada degan yihiin taas aaba dembi weyn ah, salaada aaku tukatana lagaama aqbalaayo guri dadow iyo dhul som ali dhan ka dhaxeeya, inaa hadasho maba aha xaaraan waa tan meeshana ku dhigtay oo maanta aadan hadli karin

    • @ahmedqadar1387
      @ahmedqadar1387 Před 5 měsíci +1

      ayagaaba leh dhulka aa sheegeysid iyo somali oo dhan 🤣🤣🤣

  • @sifircadeciise498
    @sifircadeciise498 Před 5 měsíci +3

    dinbiilaha ugu wayn waa indhacade

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 5 měsíci +4

    Cali gabre.waa maxkamad suge
    Asaga iyo qaar kale oo badan
    Somalia. Isla xisaabtan
    Sharci halaga dhaqan geliyo
    Si dad badan oo dhibanayaal Ah
    Cadaallad u helaan
    Itobiya. Waan ka adagnahay
    Mar walba illaah Ayaa mahad leh

    • @abdulog8461
      @abdulog8461 Před 5 měsíci

      Warsaysiga dhagayso marka hore 😂

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 Před 5 měsíci +1

    WAR TUUGAAN INDHA CADE AH EE SHEIKHA SHEEGANAYO SHABEELADA HOOSANA DADKA BAADA KAGA QAADAYE RUNTII UU SHEEGAY CALI MAXAMED GEEDI TAASA DHIBTAY FULEYGA CARARAY

  • @user-yz9qf6mn3p
    @user-yz9qf6mn3p Před 4 měsíci +1

    Anai wallahi waxan kuhestaa cali wax aanan waligeey illawi doonin oo book beerka iigataala aduunka hadaan kuwaayo aaqiraa dambeesa

  • @zakizaki5048
    @zakizaki5048 Před 5 měsíci +2

    Cali gabre anaa ka dacweeynaayo maxkamad icj insha allaah waa dambiile cali maxamed geedi dhiiga muqdisho ninkii cabay waaye

    • @caydaruscayga2170
      @caydaruscayga2170 Před 5 měsíci

      Ninkaan masaajid uu dhisaaaye miyaa

    • @mohaaosman7933
      @mohaaosman7933 Před 5 měsíci

      ​@caydarus😂😂😂😂😂usheegbo indha cade wuxu ahaan jirey hogami kooxeed hub heysto lkn geedi wuxu ahaa aqoon yahana kee danbiilee???

  • @abdirazak8355
    @abdirazak8355 Před 5 měsíci +1

    Hadal ka Indhacace iskhilaaf badan baa ka muuqda taas oo cadaynaysa inuu beenbadan ku darayo ama uu isdaransanyahay, oo wuxuu Cali ku sheegayo ay isaga hayaan.

  • @user-iv3cj2rm6t
    @user-iv3cj2rm6t Před 5 měsíci +1

    Waxaan layaabay hadii wax sax ah leegaa sheey waxaad uyeerani cidaacadina horta jakada aad qabtid maanta reswasare cali maxad geedi baa keenay wax sax ah buu keeshegay weligaa iskuul madan dhigan waxana sheeganeyso jaranal waxa kuwareysanayo baa qaladka leh war ilaahay kacabso dadka somali wey kuyaqanen aqliga hashaqeyo

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 5 měsíci +1

    Walahi dhalinta somaliyedow gar ahaan kuwa dad ugu xigow indha cade inaad malin cad togataan bu istahilaa
    Raxaween hadaanahay anagu
    Shariif sakiin dibdanbe somali udhibi mayo oo wanbo kala goyney naa

    • @user-ub2xb5ty4n
      @user-ub2xb5ty4n Před 5 měsíci

      GOOD WAAD SAXSANTAHAY INDHACADE WAA IN LAA TUUGTO

  • @tarmadialihaji5677
    @tarmadialihaji5677 Před 5 měsíci +1

    wa aduun gadoon indha cade o qof kale dambiile ku tilmaamaya, isagana isky heesta qof fiican, wa waxa laga dhaxlay qabyaalada iyi burburkii dawladii somaliyeed 1991

  • @abdulog8461
    @abdulog8461 Před 5 měsíci +1

    Labada waraysi markan dhagaystay iyo weliba kii cali wajis,waxa ii soo baxday in indha cade buur isku qariya,hadii cidi dhiig gashay waa idinka waxad dagaal gelisen 5000 u ciyaal u aan qaan gaarin kuwaaso aad ka horgaysan ciidan hub culus wata

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 Před 5 měsíci +1

    Indho cade waa dambiile oo uu biyaha
    Shabeele u dad ka ku ciqaabi jirey dhiig yacab

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 Před 5 měsíci +1

    Cali geedi maxkamed waa mudan yahay laakiin waa in lagu daraa saaxiibkiis indha cade.

  • @cabdigedi8145
    @cabdigedi8145 Před 5 měsíci +1

    Adiga oo indha cade ah marko danbiga aad ka gashay yaa la weydinaa mXkamad adigaa u baahan biyo maal ma iloobi doono

  • @ahmedjama8152
    @ahmedjama8152 Před 5 měsíci +1

    Tuug argagixiso ah dowlad diid ah geedi waa ninka dowlada hada jirta abaalkeeda iska leh Ilahay ka sokow

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Před 5 měsíci +2

    Biyihii wabiga ee iibka ahaa been miyaa indhacadoow, bal ka warran?

  • @user-wv1eu9lb9w
    @user-wv1eu9lb9w Před 5 měsíci +2

    Somaaliyeey indha cade waa tuug oo laayay dadbadan oo masaakiin ah

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 5 měsíci +2

    aaraan hadii horumar lagu gaaraayo maanta adaa lagu dhageysan lahaa laakiin dowlad kasta oo timaada xil kuuma dhiibto xaaraan ku naax aa tahay

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q Před 5 měsíci

    Akhiri samaan indha cade ayaa Leh maanta Cid ha la maxkamadeeyo.
    Waa nasiib daro in waxba lagaa waydiin gabood faladii aad ka gaysatay shabeelada Hoose.
    Ma xishoode war Dadka wejigaga ka qari.

  • @mahamudnur1582
    @mahamudnur1582 Před 5 měsíci

    Raysal Wasaare Cali MOHAMED Geedi, waxaan hubaa inuu yahay nin ka hufan Eedeymahan.

  • @frankdejong6665
    @frankdejong6665 Před 5 měsíci +1

    indhacade danbile qof leh ayaaba dhacde ismalaheen ninkaam danbo Somali lagalo uusan lug kulahena waaba yartaahay

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Před 5 měsíci +1

    Qabilada qaaar kitabka quraanka hadii lisku xukuma…waa na xaqiraaa yay leyahiin 😳

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Před 5 měsíci +1

    Dadbaa hada waxay u haystaaan-in uu abgaal yahay….dhibatada u ku hayo abgaal dhaxdisana…wan ognahay---halka mar o hawiyo dhan hgidir noqda….waaa marka shasheye inta la soo wato.hgidir la soo ado…waaan soo jednaa --ma jifno--Westlandexpressllc’s state hada nahay

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 5 měsíci +1

    indha cade nin kii gakaal dilkiisa ka dembeeye aa tahay oo farmaajo la shaqey naaye, hotel afrik markaa kasoo baxday waxaa dhahday galaal wuu fiican yahay anaa arkay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 5 měsíci +1

    Wax adka warey satey majirto lkn isga ayaa runtii kacarodey baa naac soyiri lkn wamu hiim danbiilaha inuu qayliyo siloo ogado

  • @zeynebali6957
    @zeynebali6957 Před 5 měsíci

    Indha cade. Adi. Dadka qabsatay. Oo. Biyaha. Ka iibisay. Waa. Lagu. Maxkamadeynaaa

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 Před 5 měsíci +1

    Kan waresanayo wariyenimo uma dhaqmayo be waxa modaa inuba kuraxesanayo ceyda cali gedi

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 Před 5 měsíci +1

    DANBIILAYAASHII DALKA IYO DADKA XASUUQAY AYAA MAANTA FARTA ISKU FIIQAAYA HADAAN DUMARKA SOMALI NAHAY NIMA CAFIN MAXKAMADII ALLAH SWT AYAAN SUGEEYNAA ODAYAASHA SOMALIDA DANBI WEYN AYEEY GALEEN DAROOGO XATAA WADANKA WAA KEENEN XASBIYALAH WANICMAL WAKIIL

  • @mulkiabdulle1568
    @mulkiabdulle1568 Před 5 měsíci +1

    War adigii biyaha wabiga ka gadaaye umada somaliyed baa cali wax ka shegaya adigaa ka danbi badan akhiro iyo adunba

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Před 5 měsíci

    Hawiye keebaan rumaysanaa niyow waa tane
    Ali geedina hanoolaato ka daawaday
    Indha cade waakan isna !!
    Kuwaasaa nala midooba guraya intay dad masakiina kooxo budhcad diimeeda iyo amxaaro ku laayeen hadana soo taagan waliba !!

  • @mohaaosman7933
    @mohaaosman7933 Před 5 měsíci

    INDHA CADE WUXU AHAA TUUG HEESTA SH HOOSE MAXAMED DHEERE WUXU HEESTEY SH DHEXE WU QIRTEY MAXAMED DHERE INU AHAA HOGAMI KOOXED LKN WUU DIIDAN YAHAY INU QIRTO HOGAMI KOOXED INU AHA WALIBA KA GADI JIREY DADKA WEBIGA MAXAMED DHERE WELIGIS WEBI MAKA GEDIN DADKA LKN KAN WAA AAFO SOMALIYA LOSO DIREY ASAANA MUDAN IN LAGU CIQABO GABOD FALADISA WAANA SABAB TA LO LA, YAHAY INA TAHAY SHEEKH XATA KUWI ADI DADKI XIGEY KU AMININ WELIGA INA TAHAY SHIIJH

  • @user-ov7qi3xd3v
    @user-ov7qi3xd3v Před 5 měsíci

    Ala run badanaa Cali habaryartiis oo kaaraan degen ow garaacey warsangeli caliyaa qixiyey

  • @mahamedqolfaa1079
    @mahamedqolfaa1079 Před 5 měsíci +1

    Asaga ayaa maxkamadaynaaya

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 Před 5 měsíci +1

    Ninkaan waa caqab dowladnamada soomaaliyeed.

  • @user-rf1dm8oy9n
    @user-rf1dm8oy9n Před 5 měsíci +1

    Shaqsi aya keenay ciidamada etopia Hdlkas u sheeg caruurta 😅😅😅😅😅

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm Před 5 měsíci

    INDHA CADE SALAAN SARE NIN DHULBAHANTE IGADHE 🐎🐎🐎🏃‍♂️🐎🐎🐎🐎🐎🏃‍♂️🐎🐎🐎

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Před 5 měsíci +1

    Ala run badana --isku fakir ayaaa nahay waaa sida a comments an ugu qoray--cali m geedi….qolofka..waaa warsangali darod..:matuurka saran waaa Ethopian💯

  • @gacamadheerem.x.d.2984
    @gacamadheerem.x.d.2984 Před 2 měsíci

    Muuriyaantii aydiin diinta iyo dalka soomaliyeed ay dhaceen waa in maxamad la horkeena hindhacade

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Před 5 měsíci

    Soomalidu si kaste haysu layso, lkin wixi Ethiopia ka samaysay muqdisho wuxu aha baabii iyo dhamaadki umada somaaliyeed iyo hantidoodiiba, wax ala qaatay xogtii qaranka iyo dhamaan dhukmatiyadii sirfa ahyd, cali maxamed geedi wa danbiilaha siyaad bare ka daran ee Somaliga ah, wa in la dilaaa eyga eygu dhalay

    • @bulbulos
      @bulbulos Před 5 měsíci

      muna morymad ba tahay dowlada cabdilahi yusuf kahor mesha walays misamayay maxkamadihina wa aragnay inay ahayen argagixiso al aqir somali an layo ana galo a ilaysay wa waxa alh ugu ciqabay musliminta galada wayo dadkaga ad amansinwaysay walalka somaliga walalka muslinka ana mid ka edebdaran oo gala a laga adejina hg isma xisabiso ila hada wadanka iyo kofurta somaliya adinka qasa melkasta qabil latagan marku ala galo idinku sasabo sas hada kan ucalacala ad kuhayn hebela nokenay maxkamad halasaro hada adinka intad gabar gubten urle adinku qaba adan ogalayn in xukun dila lagu xukumo marka adiga aqiro haku wayn dhigyacab dhigyacabkale edeyna hatagerin dadbadan somalina narta wagalayan ila hadana wadanka iyo xamar dadka hortagan dowladnimada somaliyed hortagan marna aragagixisa dowladana dhinac ka ah dadka mishin kudishan shar argagixiso shar qabil shar dowlad marka ilahay halaga baqo hg cuqdahdah ad uhayso rerah kale oo wadanka kuleh leh somali way istaqana indha cade intu kubartay din islam shekh balaleyahay jeneral ba laleyahay intu kubartay cidan warkan umada haa dhafiyo hg qof wanagsan uma ukena

  • @user-rd1sg8li6x
    @user-rd1sg8li6x Před 5 měsíci +1

    Biyahaa wabiga ninki iibin jirin sow maahid?

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale Před 5 měsíci

    Cali maxamed geedi wa in maxkamad lasootaago
    Malaayiin qof ayuu qaxiyay

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 Před 5 měsíci +1

    War qofkan maxishodo miya Yusuf INDhA caade adigana maxa taxay wayehee ali mohamed gedi dembile xadu yahay bal adigana sheeg dembiga iyo xasuuqi ka gashey shabeelaxa xoose tuug bataxay adi ali mohamed gedi ada kadaran diil togasho ayad uqanlata in lagugu xudkumo nacal kudhashey

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před 5 měsíci

    waa iska calaacal hadalkiis ama qof maxkanad saaran oo kale

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 Před 5 měsíci

    cali maxamed geedi ka daacadsan

  • @user-eq8ix9hf2k
    @user-eq8ix9hf2k Před 5 měsíci

    Shiiqa alle hakubarakeeyo

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Před 5 měsíci

    Lawadiina waxaa tihiin lawo danbiile waliba adiga ka xun cali mohamed geedi inta ummada soomaaliyed ee aad shaar diimeed iyo shabeellaha hoose waliba gaar ahaan marka iyo biyaha wabiga ka iibin jirtay shacabka soomaaliyed iyo xasuuqa aad u geeysatay adiga indha cade ah cali mohamed geedi uma geeysan dalka somalia iyo ummada soomaaliyedba wallahi aaqiro dad badan oo mujrimiin ah oo soomaali ah ee xasuuqay ummada soomaaliyed naarta ilaahey weey sugeeysaa inshallaha tacaalaa

  • @dr-mahad_rashiid_barre
    @dr-mahad_rashiid_barre Před 5 měsíci +1

    Moryan

  • @Gacaltoyo
    @Gacaltoyo Před 5 měsíci

    Indhacade wxu aha moryan wuxu iibin jiray biyaha wabiga.
    Lkn cali gabre wa qa'inul wadan, wuxu wadanka keenay cadowga kowad ee somali ledahay wuxu amray in la laayo shacab somali ah

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Před 5 měsíci

    Ninkan idhacade waxaan soomaalida ka maqalaye dhibaatadii soomaaliya shacabkii masakiinta aha biyo ka gaadaye indha cade wanaaga laguma sheegane ilaahay ha idin soo wada Hadayo

  • @maxamuudcilmi5078
    @maxamuudcilmi5078 Před 5 měsíci

    Ra'iisal waraha galag xishoodo

  • @FardowsKhalid
    @FardowsKhalid Před 5 měsíci

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 5 měsíci

    waa Akhir saban in u nolyahay moryankan waxay Ahayd in u jelkah ku dhintoh kan dofar waa kih biyahah wabigah kah ibin jiray masakintah waxay Ahayd in lagu diloh mar horeh

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 Před 2 měsíci

    Dooqoniimadii oo qof ah weeye indha cade

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 5 měsíci

    Somalida cusub hadey sanjirin
    Maxaad u la dagaashey dowlad dii hore oo ad umada qabiil ugu leysey

  • @waheliye9427
    @waheliye9427 Před 5 měsíci

    30 sano dhiigii socday yaa masuulka ah?
    cali iyo indhacade kee hadafkiisii guulaystay ?

  • @dalla112
    @dalla112 Před 5 měsíci

    INdhacade alqeada adaa dalka keenay

  • @hawoabdi6355
    @hawoabdi6355 Před 5 měsíci

    Illa Libayo kismaanyo shabeelada hoose dadkii aad kulaysay meel kushee calaamo kugudhacdaye

  • @mohamedabdullehassansiidi5924

    Wariyaha wareeysanaayo waxaa usoo baxay su’aalo ay muhiim ahayd inuu ku celiyo, Ali Gedi halkee ayuu Lowya Cade ku siiyey Ethiopia? 30- milyan uu dhacay Ali Gedi xagee kasoo xigatay? Wareeysiga Sheekh Ali Wajiis wuxuu ku sheegay in beeshiisa shir lagaleen inuu beeniyo ama wax ka yiraahdo, saaxafada ma ahan in qofka ku hor fadhiya aad wuxuu sheego ka dhageeysato uun✍️

  • @abdulsamadi8131
    @abdulsamadi8131 Před 5 měsíci

    Cindha cade adiga maxkamadaada somalia dham loma baahna aniga maxkamad hdaam kula koro waxaa hubaal ah danbiyada aad ka gashey shabeelada hoose

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er Před 5 měsíci

    Asc wll hadii aan fikirkeyga kadhiibto dooda iyo hanjabaada udhaxaysa indha cade iyo maxamed Cali geedi dulmigii iyo xaq daradii ay umada soomaaliyeed ayaa Soo daahirey ee labo dhiig yacab ah ee katowbad keena Allah na kacabsada waa ladhiman odiyaalna waad tihiin

  • @user-wv1eu9lb9w
    @user-wv1eu9lb9w Před 5 měsíci +1

    Indha cade iyo dadbadan waa wada danbiile yaal

  • @maxamuudcilmi5078
    @maxamuudcilmi5078 Před 5 měsíci

    Oday indhacade waxaa Soo kiciyay hadalkii Ra'iisal wasaare Geedi

  • @maxamedcalixasan9233
    @maxamedcalixasan9233 Před 5 měsíci

    Tuug adigaa ah indha cadow wixii somaaliya ka dhcy waa lagula xisaabtamayaa

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 Před 5 měsíci

    bal qofkan umada lahorkenayo dey inuu jeel ku uro ayey aheyd, waa waxa soomaali uhagagi weydey 33sano

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 Před 5 měsíci +1

    War waxaan waraysi ma yaqaan. Seekh Cali Wajiis iyo Geeddi isku hadal bay sheegeen. Si fiican maad arintaa uga hubiso. Aniga ra'yigayga indhacadaa saddexdooda been sheegaya. Tan kale ninkan waa njn iska xanaaqasan oo si caadifadda u hadlaaya. Tvgana qabyaalad baa ku jirta.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 5 měsíci

    Garnaqsigan hadii bili adannimo looqaado ama islaam nimo ama African nimo
    Ama somali nimo ama konfur nimo ama hawiya nimo intuba
    Reysal wasara cali geedi bee ku garhelayo lkn intaas waxaa dheer indha cade iyo shariif sakiin dhibatadii ay umada geska Africa degan ugesteen
    Iney wali ay socoto arinkan waxuu cadeen uyahey waxa manta dalka kasocdo oo ah xasuuq ay khawarij ta wado

    • @QARDHAAS
      @QARDHAAS Před 5 měsíci

      Wa runtaa lkn haka reebin geedi, ninba dambigiisa intuu la egyahay ayuu qaadayaa , inkiraad aduun aakhiraa kadambeysa. Waa nahaabiin gebigood.

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Před 5 měsíci

    Dambi dhacay masuul maleh !!
    Tuug is eedaynaysa

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 Před 5 měsíci

    markaad xajka aadaysay adoo wadanka dagaal galiyey xajkasi muxu ahaa noofasir??

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou Před 5 měsíci

    Dameer waa iska dameer indha wasaq kuwa adiga laayey dad ma aha miyaa

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Před 5 měsíci

    Indha adaga asaga biya wabiga ayuu masakinta kagadi jiray😅😅😅😅😅

  • @wiilwaal4224
    @wiilwaal4224 Před 5 měsíci

    Cawaanka geedi waa in la maxdamadeeyo.

  • @keykey2594
    @keykey2594 Před 5 měsíci +1

    Waa tuugii habargidir ee biyaha wabiga naga gadi jiray.

  • @user-rf1dm8oy9n
    @user-rf1dm8oy9n Před 5 měsíci

    Wrtag adaa taada ku heesato

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville Před 5 měsíci

    Tuug intad tuug dhihin adiga tuug kudhahaa maqlijirey indhacade wadankan ladegay waba hadalayaa Waa iska aaqiro zaman waye liinta inuucabo ahayd ninkaan 100sano laguxukumo uqalmaa saa waba hadlayaba

  • @garashomedia5987
    @garashomedia5987 Před měsícem

    Fooryaaye ayaan sugi jiray habren kasta 😂😂😂😂

  • @abdulog8461
    @abdulog8461 Před 5 měsíci +1

    Shariif xasan waa sxbka sababto ah waa argagaxiso adigu kale😂ah

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed1840 Před 4 měsíci

    Adigana Marko waxaad ka geeysatay ayaa kugu filan in lagugu maxkamadeeyo adeer😂

  • @mussehusse-wj7rk
    @mussehusse-wj7rk Před 4 měsíci

    Ninkii wabiyada iibka ka dhigay saw maaha qabqablahani.... Cid kale siduu u eedaynayaa markaa isagiibaa danbiile ah

  • @Ibrahimmaxamuud-yv3nk
    @Ibrahimmaxamuud-yv3nk Před 5 měsíci +2

    Odeygan waxaan been ahayn kuma hadlo

  • @abdiwahaabchanel8595
    @abdiwahaabchanel8595 Před 5 měsíci

    Adiga iyo asiga dambiile yaal ayaa tihiin

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Před 5 měsíci

    Moryan cadalad kahadlayo balayo ilbuqsan😂😂😂

  • @cabdishakurjimcale492
    @cabdishakurjimcale492 Před 5 měsíci

    Cali gabre waaa inaaa ladaldalaaaa

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 Před 5 měsíci

    Biyaha webiga gadan jiray 😅

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Před 5 měsíci

    Ninkan biyaha wabiga ayuu dadka ka gadi jiray manta inuu iska bashaala waa cadalad darada kajirta somaliya

  • @abdullahimohamed6208
    @abdullahimohamed6208 Před 4 měsíci

    Ali Geedi wa danbiile mudan i nolosha lagu gubo adigane Moryan aya tahay marna masakiinta Marka dhibateyay marna Shabab wadanka ku abuuray adiga iyo dadka ka dhalatay sida Adan Ceyrow iyo Hassan Dahir

  • @user-ri1fk7po3i
    @user-ri1fk7po3i Před 5 měsíci

    Mooray is wareeysa

  • @abdukadirfarah9984
    @abdukadirfarah9984 Před 5 měsíci

    Argagaxiso weyn baa tahay

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS Před 5 měsíci +1

    Waa sax geedi waa dambiile adna sidoo kale

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 5 měsíci

    ❤geesi waa kaa ragii hore somaliyeed noolow mujahid

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 Před 5 měsíci +1

    Adba JASUUS MARYKAN ood ahyd ee madaan diinka been ka galin ee maa lagu maxakabadeeyo

  • @AbdifatahMohamed-bq2lh
    @AbdifatahMohamed-bq2lh Před 5 měsíci

    Ninkan aqoon uma lihi balse waxaa maqlay anigu yar oo 15 sano jiraa nin odey kashakaynaya maqlay odayga walhi waxuu yiri indha cade dhibatado igaaystey barigi dagaalada macafinaayo yiri waa 15 sano ka hor cawana tuus uu arkaa wajigisa hidha cade maqli jirey

  • @jamalb6925
    @jamalb6925 Před 5 měsíci

    Libaax libaax dhalay. Canaasiirta beenta caayda soo qoree. OOYA.

  • @user-gb2xh5pl2h
    @user-gb2xh5pl2h Před 5 měsíci +1

    Wabiga biyihiisii aad gadi jirtay iyo berihii masaakiinta aad xoogga kuheysatay

    • @wiilwaal4224
      @wiilwaal4224 Před 5 měsíci

      wabi biyahiisa ma la gadi karaa cawaan yahow inta dhirika uu la egyahay baadan la socon

  • @shardiofficial
    @shardiofficial Před 5 měsíci +1

    kkkkkk