Video není dostupné.
Omlouváme se.

Salaad Cali Jeelle - Aniga oo qolkeyga jiifa ayaan difaacayay Dowladda I Nairobi 15/01/2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 01. 2023
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Komentáře • 590

  • @deqafishingandmarineresour364

    Waa mid ka mid ah wareysiyadii ugu xiisaha iyo xogta badnaa ee aan Hanoolaato ka dhegeysto! Mahadsanid Ayaanle

  • @murshidgeyfane4908
    @murshidgeyfane4908 Před rokem +34

    Waxaan habaari jiray madaxweyne cllhi Yusuf iyo dowladiisi lkn hada waxaan ilahey kabaryaa in uu janadisii ka abaal mariyo, waayo Ethiopia 🇪🇹 soo galideyda in ay badbaado u aheyd dowladeena Ayaan hada ogaaday, qalad Ayaana aamin sanaa.
    Wariye ayaanle Mahad sanid adigana

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 Před rokem +5

      Ayaan darada soomaali haysata ayuun baad ka turjumaysaa.

    • @iaw2401
      @iaw2401 Před rokem

      Ma umadii la xasuuqe ayaa xaq aheyd walle aaqiro war baaa jiro umdas la xasuqe waala isweydin

    • @zultanhanshi
      @zultanhanshi Před rokem

      Somalia wax maslaxad dowladeed oo ugu jirta somali malahn habayaratee waayo tusale cida dariskaada hadey ku tiraahdo kwaran guriga idin xaqaa waxaad isledahay maxay u rabaan inay gurigeyga unadifiyaan ethopia waa sidaa okale maxay urabtaa inay Somalia nabad unoqotaa iyado oo an ognahay inuu dagaal nadhaxmaray wixi aan isku dagalnayna anan laga hishiinin

    • @arwaaxcade5512
      @arwaaxcade5512 Před rokem

      Runtii aniga kunoolaa xamar oo dhibkaas saameeye oo itoobiya ka waxe madaafiic ku garaaceen magaladi aan kudhashay iyo dagmadii wardhiigley gaar ahaan xaafadi labadhagax oo 25 dad aan dariska Isla eheen kadhinten dad kudhow oo walalkey xabad kudhawacen alaha unaxaristo dhamaantood. Maxaad kafileesa bur burka dhaqaale iyo guryihii burburay iyo dagmooyinkii kale 16 ka ahaa imisaa gaaray waliba dagmadedi waa kuwa ugu roona nabad keenis inee ka eheed itoobiya hadii nabad rabto maxaakimta kahor bee imaan lahed oo la dagaali lahed hogaamiyo kooxeed . Laakin marki maxaakimti saareen tuugadi hogaamiyo kooxeedka ayey itoobiya maxakiimti kaga hiilise lawa shaqsi oo madax rabay xoog iyo taangi inee kunoqdan waa cabdullaahi yusuf iyo Cali geedi kadib magaladi million baa kaqaxay oo dad ah in kudhow half million ayaa dhimasho iyo dhawac noqotay qabiil xasuus baa ku arkay oo shaarka dowlad la isticmalaye, kadib burburki maxkamadaha waxa kadhashay aragagixiso ayadana maanta la taaheeno alaha og in sharkooda ee qarinayen inuu alle nadhaafiye qeeb daneesato maxkamadaha ku qarsooned ayaga wee jireen. nimco walba nusqaasenteda ayeey wadataa lakin wax walba alle xagiisa bee ku dhacda wanaag iyo qeer cid gooni uleh malaha dowladnimada Soo celinteeda dhiig banii,aadam iyo ajaanib jaceyl midna malaha .

    • @libenelmy7222
      @libenelmy7222 Před 10 měsíci

      @@iaw2401umada la xasuuqay argagaxisada aya ku daba gambanaayeen. hada qaraaekeeda wali ma dhadhamin miyaa

  • @ilyaasali8816
    @ilyaasali8816 Před rokem +25

    Waxa kaliya oo aan ognahy aya ah somaliya in ay dowlad yelato dad ayaa qabriga u galay sidoo kale somaliya in ay dhibatada iyo qaxa ay ka bixin dad ayaa iyagane malkoda iyo naftoda ku wayay ilahay dalka nabad ha inoga dhigo🇸🇴❤

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 Před rokem +25

    Salaad cali jeele G, aan wanagsan ayuu qaatay
    Dowlad nimada somalia sikale
    Kuma suurta galin lahayn
    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 Před rokem +7

    Jazaaka allh kheyr Hanoolaato iyo Salaad cali jeele waxaa tahay ruwaayad socota nin culus ayaa tahay farxad ku nooloow aduun iyo aakhiro.

  • @kaafixasan7534
    @kaafixasan7534 Před rokem +16

    Salaad cali jeele waa nin qosol badan wlhi😂😂😂salaad aan dhageystan mana qoslin been dheh

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 Před rokem +16

    Salaad cali jeelle legend wax badan usoo joogay, isago xaqiq kawaramaya ayu si kaftanle uga waramayaa guulaysta adi iyo hanolato.

  • @user-me1dj9wd5f
    @user-me1dj9wd5f Před rokem +18

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد
    وعلى آله وصحبه والتابعين لهم
    بإحسان إلى يوم الدين ...

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před rokem +8

    1977 ethiopia somalia war waxaa qarxiye daaha carabta qaasatan masar danaheeda gaarka ah ayaa ka danbeeye dagalkaas. Iyo sacudi Arabic oo America shaqaalo u aheed. booska suudi Arabi. Maanta qadar ayaa ku jirto please tariiqda wax halaga Barto. Very important interview weldone Mr salaad Ali jeele and thanks ayaanle

    • @qaran3751
      @qaran3751 Před rokem +1

      Tarikhdan yakuso dhiibe waba lagu soo dhiibe mise kuwa itoobiyan daba dhilifka u ah tahay
      Dal ad adigu la dagaashe side isaga indhaha tire una tagere kuwo so adegsade uguna horeyo jahilkan salad jeele dalka in lakala qob qobo dhulkagane ayso gasho dadka muqdisho waxay ku dhigte itoobiya wala ogyahay malega dhaadhicin karoh in sacudi masar iyo dalalka carab ay ciidan igu so wareren xamarne umadadyda ku xasuuqen
      War tarikhda saxda ah baro hanala soo tagnan itoobiya cadaw maha carab cadaw ah

  • @khaddarmohammedhassan8178

    “Bilow loo dhan yahay, iyo dhammaad loo dhanyahay.” ❤️
    Xasiloonida kuwa daacadda isku noqday.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Před rokem +7

    Mudane Salaad Cali Jeele waa nin culus markhaati nool geesi u dhexeeya umada somaaliyeed.

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 Před rokem +9

    Masha Allah ayaanle horey usoco CZcams kaaga Somalia 🇸🇴 iyo guud ahaanba shacabka somaliyed wax wanaagsan ayow u qabtay salaad cali jeele wa nin anan cidna u joojin runta ayow ka hadlaa mar walbo

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 Před rokem +6

    Wareysi aan caadi ahayn, oo xiiso badan runtii! Guuleysta Ayaanle iyo team Hanoolaato.

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před rokem +11

    Manooli saan u qoslay adeer salaad caadi maahin masha allah

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 Před rokem +3

    Asc walaali salaad cali jeele waa qosol miran waan nin Runta sheego⚘⚘⚘⚘⚘❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱kkkkkkk thank you ayaanlle soo badi wareesiga salaad cali jeele

  • @Som-hf7wz
    @Som-hf7wz Před rokem +30

    I love Abgaal, They talk about reality wether you like it or not.

    • @hoygafanproj
      @hoygafanproj Před rokem

      Ywfyoilkokflksgj

    • @AliAli-qp3uv
      @AliAli-qp3uv Před rokem

      Ma,waxad ka waddaa abgaal waa xoolo ?
      Marka nin kaan iyo kuwa lamidka ah aad ka hadlayso waa caayi kartaa
      Laakin ha,isku dayin hana caayin
      Abgaal!!!!!!!!!!

    • @AliAli-qp3uv
      @AliAli-qp3uv Před rokem

      Ciidamadii Ethiopian ka ahaa waxa soo hoggaamiyey raggii ay xabsiga kusoo fara xumeyeen 😫😫😫😱😱😱😭😱

    • @AliAli-qp3uv
      @AliAli-qp3uv Před rokem

      Khaniis ayaa ragga jeclaada

    • @abdulqadirmohamed4429
      @abdulqadirmohamed4429 Před rokem

      Walee salaad cali jeele waa run sheeg

  • @ismailomar6428
    @ismailomar6428 Před rokem +41

    Manta waxbadan ayan fahmay oo ku saabsan burburka somaliya 😢

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 Před rokem +1

      Ha walhi ninkan wu so jabhadeyay wuna badbadiyay

    • @ajla4650
      @ajla4650 Před rokem +1

      @@raashidiinabdullahi5583 Allhamdulilaah, Illaaahoow intaas calool sami ka helaan dadka ay quseyso uu Salaad ka dhashay😢

    • @sahramohammed9401
      @sahramohammed9401 Před rokem

      @@raashidiinabdullahi5583 muxuu badabadiya doqon cadawaga soomaali soo galiya waxaa ka fiican cabdulahi Yusuf wadankan salada iyo aragagaxisada waxa iska dhama kana maxakada baa lagu saari doona warisigan

    • @calimohamed684
      @calimohamed684 Před rokem

      @@sahramohammed9401 cabdulahi Yusuf kii itobiya keeney dalka miyona ehen doqon yahey 🙄

    • @samowade1300
      @samowade1300 Před 10 měsíci

      Waxa aan ogaaday in Shabaab rag ahaayeen oo ay gaalada waxa ay soo dhoodhoobtay inay tirtiraan u istaageen.

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před rokem +15

    Mashallah salad cali jelo nin adag o dacad ah o qalbi nadif ah o runta sheek ah waxb qarin wax somalida thay in ey yahin kuwo lita o shasheyaha ukala ordo o doqoma ah hagamiya koxed wa nucas ilahey aya naka dulqaday nink tasha wayo wa lotaliya damirki somalida dintay

    • @ahmeakweezy670
      @ahmeakweezy670 Před rokem +1

      Ninka xabashi kuduliyey o ilaa casimadi geyey mad faninesa

    • @draliabdihassan8023
      @draliabdihassan8023 Před rokem +4

      @@ahmeakweezy670 tariikhda dib uraac ninkaan la,aantiis dowladnimo lama heleen

    • @ahmeakweezy670
      @ahmeakweezy670 Před rokem

      @@draliabdihassan8023 fekerkaga hal dhinac yanu ahaan

  • @rashidyusuf9801
    @rashidyusuf9801 Před rokem +5

    Mahadsanid ayaanle …runtii waa waraysi aan aad ugu qoslay .. safiir salaad waa nin qalbi fiican

  • @apdallabashiir7488
    @apdallabashiir7488 Před rokem +9

    23:57 madaxweynaha madaxweynihiiiisa am dead wlhi 😂😂😭

  • @salamali54
    @salamali54 Před rokem +7

    Horta suaal weydiinaa reer comment..
    Hadii xata shabaab laga adgaado .musuqmaasuq iyo Qabyaalad iyo balaayada goormee dhamaanee somalia dhibaatadeeda nimankaas kaliya maahan⭐

    • @abdihakinhussein6620
      @abdihakinhussein6620 Před rokem +1

      Walaal waan kugu taageersanahay lkn waxaa layiri naarta ayida ayaa kaladaran khawaarijta hadii meel la saaro waxaan kale waa fududanayaan insha allah

    • @xogbaar
      @xogbaar Před rokem +2

      Adiga su,aal ayaan ku waydiinayaa
      Haddii aad xanuunka mallaariyada bistaa la tahay
      Dharka guriga kuuyaalana wasaq kaa yahay lakin aadan mayran karin xanuunka dartii
      Ma xanuunka ayaad iska daweyn lahayd si aad dharkaaga u mayrato mase labadaba waad iska deyn lahayd ha iska jiraane
      Alshabaab waa cudurkii keenay in wax walbaa naga faa,iidaystaan
      Musuquna waa dhibaatadii ka dhalatay haddii cudurka xal loo helo musuqa xalkiisu waa horay

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před rokem +8

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @DEMOCRACY_NOW891
    @DEMOCRACY_NOW891 Před rokem +6

    Salaad waxaan ku xusuustaa “BUURTA DIIKOOW” wixi ka dambeeya anigaa ku filan. Cidii wareysigaa dhageesatay xilligiisii ayaa xususan karta.
    Waa true hero….

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před rokem +6

    Salad cali jeele waa geesi runlow ah wax halaga qoro waa taarikhyahan weyn

  • @ajla4650
    @ajla4650 Před rokem +4

    Marka haddii Qof Soomaali ah dilkiisa loo adeegsado ajaanib.
    Qof Soomaali ah noloshiisana iney bad baadana waa loo adeegsaday ajaanibta. Ilaaa haddana waa socotaa.
    Khawaarijta la dilaayo waa Soomaali, kan dilaayana waa Soomaali iyo Ajnabi. Wali square kii aan ku jiryaa.
    Nooloow, Salaad Cali Jeele❤

  • @suaadomarhirabe7851
    @suaadomarhirabe7851 Před rokem +5

    Salad Cali jele Mar walba runta ku jeclhy walahi wa siyasiga kaliya e runta shega mahadsanid

  • @theadorableboy8633
    @theadorableboy8633 Před rokem +3

    Mid ka mid ah Badbaadiyayaasha Dowladnimada Somalia...Salad Cali Jeele

  • @ajla4650
    @ajla4650 Před rokem +6

    Ayaanloow, 1:03:45, Su’aashas Salaad oo diyaar u ah nagu soo celi please. Wax badan ayey Dowlad Soomaaliyeed oo dhibada loo taago u tari doontaa, saan filaayo, in sha Allah. Waana mahadsan tahay.

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 Před rokem +5

    Love abgaal ..from growe puntland

  • @ShirwacAhmed
    @ShirwacAhmed Před rokem +7

    Salaad naga raaali noqo balayadaaan aan hada aragnay hadaaan sii ogaan leheen nabeee anan malin ku mucaaradeen nasiib wanaaag dowladnimada somaliya xaq baad ku leedahay khawaarijtane waanka guuleysaneynaaaa insha allaaaaah

  • @lbn10
    @lbn10 Před rokem +3

    Wlhi salad cali jele dowlad nimadaan ine saan ahato dhibo kaso maray lkn qof dareen siyay malahan waxo u qalmay Hero wye salad cali jele

  • @aweysjaciir8318
    @aweysjaciir8318 Před rokem +3

    Salad cali jele waa qabiir dalkaan usoo halgamay waane in book laga qoraa si dayar teena ay u ogaadaan wax laga soomaray dowladnimada 💯🇸🇴✅👌👌👏👏👏

  • @muhsinadesh9604
    @muhsinadesh9604 Před rokem +20

    Hanaalato hore usoco waxad u furtey albaab cusub saxafada somalida Wallahi Adban ulasocdaa page kina wuxuna mustaqbalka noqon dona Somali politics archive I.a.

  • @HanadAbdi-cj8vn
    @HanadAbdi-cj8vn Před 5 měsíci

    Libaax in badan umada soomaaliyeed danaheeda ka soo shaqeeyey taariikh inta badan umada fahamsaneen ayaad noo gudbisey ku mahadsanid mr jeele @Hanoolatana waad ku mahadsantihiin soo gudbinta tariikhihii xumaa ee dalkeena iyo dadkeena soo mareen waxaana rajeynayaa inaan dib ulaaban inshaa alaah hormar iyo dalkeena oo meel kasto ood tagto gobolada nabad ah idim ilaah Alaha noo siyaadiyo dowladnimadeena inshaa alaah

  • @amaarrasheed2523
    @amaarrasheed2523 Před rokem +5

    Odayga cali jeyte Waa labo xiniyood ragii la dhihi jirey waaye wlhy 🎉

    • @maxamuudmaxamed5925
      @maxamuudmaxamed5925 Před rokem

      Waa qosol miiran salaad cali jeele

    • @AhmedAli-cb2iw
      @AhmedAli-cb2iw Před rokem

      Ninkan iyo cali jeyte wa dad qiima badan waxey mudnayen ine dalka hogamiyan balse wadaninimadoda aya ku waayen

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem

      @@AhmedAli-cb2iw beydhabo xli adag dowlda so heysy mana lo oga Dadba maanta dowldii isku so koobey

  • @cabdiraxmanawnuur2570
    @cabdiraxmanawnuur2570 Před rokem +5

    Waxaan wax badan kala socday in wadahadalladii Khartoum sababta burburku ka socday dhanka midowgii maxaakiimtii Soomaaliyeed lkn dhanka kale wuxuu maanta inoo caddeeyey sida latuhunsanaaba in isaga iyo maxamed cali geeddi mas'uul ka ahaayeen keenistii muqdisho ee amxaarada

  • @Juusto1-u9z
    @Juusto1-u9z Před rokem +7

    Hanoolato true history unba laga so daaya masha allah 🫡

  • @abshirshariif9498
    @abshirshariif9498 Před rokem +1

    Dawladnimada Waa loo soo jabay Salaad iyo inta la midka ah waxay mudanyihiin Taallooyin

  • @amiinabdi5094
    @amiinabdi5094 Před rokem +11

    Hanaalato
    horay
    u
    soco
    my
    prother
    the
    one
    and
    only
    legend
    always
    Legend
    💯🙏

  • @Iman2359
    @Iman2359 Před rokem +7

    Tariikhda xusi doonto mar walbo dadkan naftoda uhuray dalkoda iyo dadkoda wadaniyada dhabta ah wataas inti dhimatay alaha u naxariisto inta noolna cumri dher iyo cafimaad alaha siiyo Amb salaad cali jeele waku madasan yahay sudo nola wadagay wixi lagaso maray dowlad nimada an kunaloney no manta guul iyo hormar an wadan kega alehe uga rajeynaa Ayaanle wamahadsan tahay ❤❤🇸🇴

    • @qaran3751
      @qaran3751 Před rokem

      Walhi kan dalkeenu burburiye akhiro walo xisabin dona asaga iyo cabdulahi yusuf maxamed dheere iyo kuwa cadawgeena dalka kuso hogaamiye

  • @sahradahir6959
    @sahradahir6959 Před rokem +6

    I love salaad cali jeele

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 Před rokem +8

    Salad isagoo noool taalo haloo dhiso......

  • @hfm9834
    @hfm9834 Před rokem +2

    Ayaanle maxaa yaab arktay wllky.
    Waa ku mahadsantahay programmes kaaga. Somalia Ilahay kor ha u soo celiyo sidii hore iyo ka wanagsan.

  • @mohamedjama8926
    @mohamedjama8926 Před 5 měsíci +1

    Soomaali waligeed hayka hadasho salaad cali jeele waa nin maskax badan

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 Před rokem +7

    Wll Ayanle waxan kaa codsan lahaa labo qof inaad waraysi ka qaado waana Dr saadiq enow iyo maxamed carte qaalib waad wad mahadsan tahay wll

    • @Abwaan1
      @Abwaan1 Před rokem

      Maxamed Carte Qaalib mar hore ayuu dhintay; ilaah ha u naxariisto.

    • @nimanhassan1618
      @nimanhassan1618 Před rokem +1

      ​@@Abwaan1 walal wuu noolyahay aabihi ayaa dhintay

    • @Abwaan1
      @Abwaan1 Před rokem

      @@nimanhassan1618 waad ku mahadsantahay sixidda, walaal.
      Cumar Carte ayaan u qaatay.

  • @scores4026
    @scores4026 Před rokem +1

    Masha allah salad cali jelle dhiigaga ayey ku taganyahay DfS mar walpa guuleyso mudane. HANOLATO

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před rokem +8

    Salaad iyo Waare lbadaa ninba wan ka helaa

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 Před rokem +4

    Salaad cali jeele ,waa halyeey geesi ah

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +2

    Salaad ali jeele wa nin cajiib ah oo qosol badan

  • @khalidmoali6314
    @khalidmoali6314 Před rokem +2

    Xaqiiq Salaad Cali Jeele Soomaaliya waxa Uu ugu jiraa Baal dahab waa hogaamiye Wax ku ool eh ee ninkaan taalo loodhisaa

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 Před rokem +1

    Salaad cali jeelle
    Wa ninkii u sal dhigay dowladdnimada Somalia
    Weli ma ann arag tiraa thanks

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 Před rokem +2

    Hanoolaato ayaa ku mahadsan wareeysigaan.

  • @mzgamer3497
    @mzgamer3497 Před rokem

    Masha Allaah tabarakalaah mudane Salad cali jeele the best wadani and siyaasi weyn

  • @user-me1dj9wd5f
    @user-me1dj9wd5f Před rokem +26

    اللهم ولِّ علينا خيارنا ولا تولِّ علينا شرارنا ...

  • @Maxamedsomali5
    @Maxamedsomali5 Před rokem

    Mid ka Mid ah Wareysiyadi ugu Qiima Badnaa Waye Mhdsanid Ayaanle iyo Amb Salaad C. Jeelle

  • @abdallahashi926
    @abdallahashi926 Před rokem +1

    Salaad cali jeele adiga iyo madaxdaada waagaa alle hortiisa aya xisaab idiin taal inta ciidamo itoobiyo wadanka kuso hogaamiseen aye umada laayeen cali geedi wuu inkiri jiray in itoobiyo wadanka kuso hogaamiyay lkn alla aya kaa so yeeriyay
    Dadki layaqaanay ayaaba dad cusub oo danbi leheen iska dhigaayo wa ino aakhiro idim alle

    • @nassirato5574
      @nassirato5574 Před rokem

      Inay Itoobiyaan keenaan garbay u la haayeen. Wayo iyagaa la gowrici lahaa.
      Khalad ay maxaakiim iyo shabab galeen dad kle madaxa ha u saarin.
      Shirkii ugu dambeeyay ee maxaakiimta iyo dawladdii ku meel gaarka ahayd afeeftay dhigteen waa tuu lahaa. Haddaba haddaad heshiis diideyn caddeeya wixii dhibaata ah in masuuliyadeeda qaadi doontaan.
      Marka dambe ay dad leeyihiin dad kle madaxa ha u sarinina.

  • @nabadonkulmiye8530
    @nabadonkulmiye8530 Před rokem +6

    Runtii waa tarikh in aan wax ka ogaado aan rabay thanks

  • @waxanimacagahaygiibaa2814

    Siyaasiga kaliya een Soomaaliya niyad u jeclahay waa Mudane Salaad Cali Jeele Raxmaanku aduun iyo aakhiraba ca ciseeyo.

  • @mzgamer3497
    @mzgamer3497 Před rokem +5

    Maasha Allaah mudane salaad cali jeele guul aan ku rajeyna qof arimo badan no sharxay ayaa tahay

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Před rokem +1

    Legend waayo arag salad cali jeelle noolow abid awoowe ❤

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 Před rokem +2

    Salaad cali jeele cali maxamed geedi iyo cabdullahi yuusuf oo eeyihii amxaarada ah ayaa wali hadlaya somalida ma umulbaa dadkii la rabay in la toogto oo khaainul wadanka ahaa ayuu noocana noo keenay wax garadka somalida waa og yihiin wuxu yahay kan iyo kuwa la midka ah

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 Před rokem +3

    Salad Cali Jelle geese aan gaban daacad ah 😎👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před rokem +1

    czcams.com/video/pHvbF9VNLXM/video.html waa kana daawasho wacan

  • @maaxcalimaax1163
    @maaxcalimaax1163 Před rokem +7

    Salaad cali jeele, runtii waa hadal yaqaan hadalka heli og. Waana nin niyad saafi ah leh. Taariikho badan oo cajiib ah baa ku duugan ninkan.

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 Před rokem +5

    Somali madhawo intii qof aan aqoonlahey hay adaha waaweyn ee dowlada qabiil ahaan loogu dhiibaayo salaad asaa lahaa anoo badoyo joogo oo xoolo waraabinaayo ayaa 1989 dowladu i qafaashay wana ka cararay dagalkii ayuuna xamarsoogaley dowladii cabdulahi yusuf na asaga iyo geedi ayaa itopiyaanka xamarkeeney asagaana qirtay

    • @qalbiabdullahi8335
      @qalbiabdullahi8335 Před rokem +1

      Dictate madaxweyne ayee ethiopia kusoo gashay 2006 Somali Cabdulahi Yuusuf ayaana saxiixay taas. Tariiqda please haka been sheegin adoo nin jaceleysi wada. Hadana waxaa mahiim ah in stratigo lahelo shabab hadii laga guulesto forget about the past but please don't interpret the history in a wrong side

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 Před rokem

      @@qalbiabdullahi8335 ninkaan asagaa qirtay wareysi mardhaweyd uu bixiyey raadi wuxuna yiri cabdulahi maogeyn aniga iyo geedi aa keeney

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Před rokem

      Salaad, Jowhar buu ka yimid, Jowhar baadiyo maahin waa ex-Banaadir, waana nin wax qoro waxna akhriya !!
      Salaad Cali Jeele waa wadani daacad ah, tuug maahan waana xaq u dirir.
      Midda kale, ninka kartida leh misena
      geesiga ah wuu is'taahila in xil loo dhiibo, waayo waa nin kala garanaya cadowgiisa iyo saaxiibkiisa, dadkuu ka dhashay baana ku faana oo uu halyey u yahay, in Soomaaliya dowlad heshana si wacan buu uga soo shaqeyey, waana ninkii mooryaanta indhacadeyska Xamar kusoo gashey gambarkooda ku fadhiisiyey 😁

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 Před rokem +1

      @@boosteeyorooble5287 waa runta dadkiisa ayuu ninwalba meesha u fadhiyaa uma fadhiyo somali asagana yiri jawhar baadiyaheedaan geel shubaayay dowladnimana aqoon iyo barasho ayay u bazhantahay laakiin somaliyeyba ka dhamaatey dadkii tacliinta lahaa everything is 4.5

  • @leilaomar8966
    @leilaomar8966 Před rokem +5

    Hanoolaato waaku xiranahey horey usoco walaalkey

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 Před rokem +2

    Waa ceeb iyo faaxisho in nin weeyn oo safiir noo ah uu maanta weli ku faanayo inuu Ethiopia wadanka keenay ka iibiyey u gacan geliyey. Shaqsiyaadka Salaad Cali jeele oo kala ah waa in laga takoora siyaasada dalka.

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 Před rokem +3

    Living Legend 👍😎👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑respect👑👑👑👍

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Před rokem +1

    Hogaamiya. Kooxaadka. Nimankii. Warshadihii. Soomaalida. Kuyaalay. Gatay. Oo. Maalkii. Soomaalida. Iyi. Dhiigoodi. Qabay. Waaye. Aduun. Waa laba tagaa. Illaahay. Hortiisana. Sheeeko. Culus. Aasugaysa

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Před rokem +4

    Subxaanalah, alshabaab hadii xataa madaxweyne la siiyey oo ay diideen woxoodu diin iyo xukun doon maahe waa dhiiga dadkaan rabaa

  • @namiin3034
    @namiin3034 Před rokem +5

    I'm not even joking i need
    Subtitled translation 🙄 reer miyi Konfur is almost impossible for me to understand that's not fair Hanoolato this man has alot of knowledge.

    • @ggtl304
      @ggtl304 Před rokem

      Say whaaat

    • @namiin3034
      @namiin3034 Před rokem +3

      @@ggtl304 do you need a translator too? Pretty clear what I said, we somalis have different dialects.

    • @ggtl304
      @ggtl304 Před rokem

      @@namiin3034 stop exaggerating man 😂

    • @namiin3034
      @namiin3034 Před rokem +1

      @@ggtl304 walaahi it's hard for me, is he really saying he was the one who invited the Ethiopians to kill nearly 10 thousand somali and injure 50 thousand and displaced 500 thousand 😪

    • @mohamedshardi6198
      @mohamedshardi6198 Před rokem +1

      How did ya know if he is rer mi kofur or rer muqdisho original 😅 yahu afkaga baro

  • @Seylaay
    @Seylaay Před rokem +1

    Dadkaan ayaa musuuliin noo ah Subxanallah. Waaba dad dowladkale hoosfadhiyo oo iyagaaba laheesayaal ah anagana waaba yaabaneyn so thanks Salad Jalley. Warkaan wuu cad yahay Hada kadib waxan ogaanay in dowlad kale nahogaamiso saan may ahayd sheekadina. Subxanallah. Shacabkiina dhibkii wu kadhamanwayay.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +1

    Salaad wa oday Somaliyeed oo heer magaal ah

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 Před rokem +1

    AllA odaygaan muxuu halaag yahay uu naqiyay asiga iyo cali maxamed geedi iyo cabdulahi yusuf walee qiyaamo warba idinyaalo ithopian ayeey nagusodireen alla adiunyo watan

  • @mohamedshardi6198
    @mohamedshardi6198 Před rokem +4

    Wlh salaad wa so sabray waso halgamay nin hami leh iyo fikir xeeldheer waye sax iyo qaladba. Ha sameye manta goankisa iyo dalabkisa laguso garay iyo inu halis galiyo naftisa.

  • @cabdikahinshugricali3989

    ILEEN 2006 WAXAY ITOOBIYA DALKA USO GASHAY CABDULLAHI YUSUF AYAA HAA GARABKII ITOOBIYA SI AY KUSO GASHANA WAXAA U SAMEYEEN MAXAAKIMTII O DHAHAY CIIDA WAXAN KU DAKAN DOONA ADIS ABABA AYAGANA SIDAAS AYAY RABEEN O TOOS BEY USO GALEEN

  • @axmedabdirahman4487
    @axmedabdirahman4487 Před rokem

    Waraysiga salaad cali jele anigu 2boqol oo jeer kabadan baan dhegaystaa runtii siyaasi salaad cali jeele waa nin qaali ah oo haldoorka somalyeed ah waana wadani dhab ah salaad nolow

  • @axmedabdirahman4487
    @axmedabdirahman4487 Před rokem

    Maansha allaah allaah siyaasi salaad cali jeele waa nin daacad ah oo run sheeg ah oo somaliyeed nolow salaad cadawgagu hajabo geesi geesi dhalay kudayo salaad cali jeele

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 Před rokem +1

    ❤❤❤

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 Před rokem

    Salaad denbi ilaahay og yahay weynideeda ayuu ummadda ka galay dad muslimiin ah oo bulshadu yar iyo weyn la jirto siduu sheegayo isba ayuu cadow guun ah ugu yeedhay oo ku xasuuqay innaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. ALLAH ha u naxariisto dhallintaa dabka lagu afuufay

  • @mulkihassan1545
    @mulkihassan1545 Před rokem +1

    Walaalkeey abkaaa magane soo celi ninkaan salaad ah ina cali jeele iisoo naq yaaqay plz

  • @shardiofficial
    @shardiofficial Před rokem

    salaad cali jeele ka daalo inan dawado xigmadiisa ❤❤❤❤

  • @Omarjireeemario8
    @Omarjireeemario8 Před 27 dny

    Salad Ali jeele nin wax badhan og wayee wlhi

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 Před rokem +6

    (Salaad cali jeloow salaad dheere) waa halyeey waxbadan og meel fog wax ka arki kara mahan dadka is bad badala ee aan haar lahayn

  • @abdikhaalaqkidiye4513
    @abdikhaalaqkidiye4513 Před 6 měsíci

    Mudane salad cali jeele nin soo halgamay mahadsanid Ayanle

  • @Somaliwayn555
    @Somaliwayn555 Před rokem +1

    Doqon waaye ku faanaya inuu masuul ka ahaa rag somaliyeed oo ay laayen itoobiyan, doqon hadana ku faraxsan wuxu sameyay, kan caqligisa hadii la miizamo caqli 4jir xita ma dhamo

  • @calimyarejamac6327
    @calimyarejamac6327 Před rokem +1

    Salaad cali jeelle waa nin soo jabay muxuu goob xun soo joogey

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 Před rokem +2

    Waxaa Nasiib darro ah in weli madaxda Soomaalidu la kala safanyihiin Ethiopia iyo Masar

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem +3

    Asc ayaanle alle mahadii weye sodaa bar namijka salaad cali jeele xaladisa waxan dawa nayey maalintu kabad baadeg qarixii horel nasa hablod mar kii lawareys tey wuxuu yidhi sadex nin baa jardiinDa fuley shaah ban barxada huteelka ku cabayey rasas baan maqley maq sikaeyga qori baa ii yaaley soqaadaan isdhahay sedex nin baa iga horee yey o gudaha galey saxiib key madobe nuu now iyo saxiib key bush kux baa ku dhintey ayaanle adiga iyo salaad cali jeele ba aad baan i diin salaa mayaa wll

  • @drahmeddelmi70
    @drahmeddelmi70 Před rokem +1

    Ayaanlow ma waxaa cawa soo desey nin dhahaayo somalia ayaa gumaaday ilee hadalka salad sidaas ayu usocdaahe

  • @mowlidahmed4174
    @mowlidahmed4174 Před rokem +1

    Ayaanlow Salaad cali wareysiyo badan nooga qaad waayo waa nin xaqiida kahadla

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 Před rokem +1

    Allaaah haw naxariisto dhalinyaradaa ay marin habaabiyeen ee ethiopian ka horgeeyeen khawaariijtu runtii barigaa waan taageerijirey maxakamadaha lkn maan garanayan in khawaariij ku hoos dhuumanayso. Khawaariijtaba haday dadku fahmeen

  • @mohamedshardi6198
    @mohamedshardi6198 Před rokem +6

    😂😂😂 adeer salaad wa caqli jaw 😅😂

  • @yahyenani881
    @yahyenani881 Před rokem +3

    15 jirada xiligaas aad ayu u saameeyay wlhi maxkamadaha vs itopian

  • @hawal1287
    @hawal1287 Před rokem +1

    Cadowga Somalia ayey ku wada xirnayeen Xoolayow

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 Před rokem +1

    Qaladkii lagalay ayey kamidtahay hada nahay ree mugadishu allow yaa ma ogaysiiya in bahlo iyo dhimbil qarxaysa isku badali doonaan oo Dadkii wax tarka lahaa ay dhameynaayaan naxariista Alle ha ka dheereyo kuwii belaayadaaan aas aasay lahaa fikirkaan xun ee muslimka lagu gumaaday😭😭

  • @qadarawbarre12
    @qadarawbarre12 Před rokem +3

    Run ahanti wa kaga mahad celineynaa ayanle sida ad noogu hagar baxday hadaan nahay dhalin yarta somaliyed

  • @saidmclnahmedmohamed9924

    Wax badan ayaan ka kororsaday thnks 😊 ayaanle xusen abdi

  • @saalaxqaasimqaasim5826

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Qolkeygaa isiiga jiraa .
    Salaad waa lilaahi.

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 Před rokem +2

    Salaad rageedii waaye nin sahlan maahin!!!!