Daawo - Film ay ka buuxaan Xogo Kiiska Taliyihii & Kooxdiisii kawada shaqeyay Dilka ganacsad Kaabax.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 04. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 1,2K

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 Před 3 měsíci +111

    Dhiiga islma iyo mida biladma ali nagumo sababo amiin

    • @umunishaad5959
      @umunishaad5959 Před 3 měsíci +5

      Waxa mesha ka cad waxa cadalad iney meshu ka jirin hadii dadkii masuulka ahaa waxan sameynyo madaxdey ka arkyn wa intas

    • @Jihaaniita.
      @Jihaaniita. Před 3 měsíci

      ​@@umunishaad5959😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 um

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd Před 3 měsíci +3

      Amiin Amiin ya Rabbi

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd Před 3 měsíci

      ​@@umunishaad5959Hakayawin Somalia 🇸🇴 Cadaalad majirto kii gawadha masakinta gubay meel kusheg bal 😢😢😢

    • @hoodolucky6144
      @hoodolucky6144 Před 3 měsíci

  • @liibaancali5418
    @liibaancali5418 Před 3 měsíci +17

    Qoone wuu dadaalay Dil dhan inuu dhaco muusan Rabin lkn qoslaaye ayaa ahaa manaxaha naxariista laheen ee amarka ku siinayay😢😢

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Před 3 měsíci +200

    Taliye Shuute iyo Xeer ilaalintuba waaa dad Muwaadiniiin iyo Dalka Xalaal ka dhigi Haddiii Somalidu Garab istaagaan Runtiii Taliye Shuute Allaha Ku xiftiyo Guuleyso

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 Před 3 měsíci +59

    Waxan liqi waayey inaadeerow waxaan hayeyba ku siiyey maadan nin ragga ahayn waaan ka xumahay Abuukar Allow kuu naxariiso gun ayaa ku heshay.

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před 3 měsíci +3

      Amin alloow unaxariiso

    • @zhako77
      @zhako77 Před 3 měsíci +5

      Sxb ninkan lacag keliya lagama rabin iney naftiisa qoonsadaanna wey rabeen😑

    • @muscabmohamedmohamud7416
      @muscabmohamedmohamud7416 Před 3 měsíci +1

      @@zhako77 sxb gun bay ahaayeen lkn Akhiray War helayaan.

    • @sudiyusuf5269
      @sudiyusuf5269 Před 3 měsíci +2

      Balo ninka ilmihiisa kukoriyaa saanaa udambeeysa jir naxana maleh beer naxa ooislaam maleh

    • @saidkhalif7456
      @saidkhalif7456 Před 3 měsíci +1

      Nimankani gun xata waa ka hooseeyan wuxush bini adam nimada ka maran oo damiir lawayaal bay ahayen marxumka illahay hawnxaristo si arxan daran ba lodiley😢

  • @sadiyoabdullahi5076
    @sadiyoabdullahi5076 Před 3 měsíci +183

    Wiilka kalena weey ku dari lahaayen ee tiisa galin Allah ayaa ka bad baadiyay😢😢

    • @user-in2pd8ym6d
      @user-in2pd8ym6d Před 3 měsíci +8

      Haa wlhi😢😢

    • @omarismail1123
      @omarismail1123 Před 3 měsíci +22

      Waaba ninka sababta u noqday arinta la ogaado hadi kale maba la ogadeen

    • @saassuus5561
      @saassuus5561 Před 3 měsíci

      Kee sabab u'ah in arinta la'ogaado​@@omarismail1123

    • @sagalnuradin6295
      @sagalnuradin6295 Před 3 měsíci +17

      wiil yar Yar Alle ayaa ka badbaadiyey wuxuuna sabab u noqday In uu sheego halkii ugu dambaysay marxuumka iyo loo afduubay Xaqqa ma qarsoomo

    • @nasiixamacalim1473
      @nasiixamacalim1473 Před 3 měsíci +7

      Haa ilahey kabadbadiyey Wilka kale
      Insha Allah waxan rajeynaa Dambilayashan inqaabtoda Maran 😡😡😡😡

  • @abduwahabhajji5400
    @abduwahabhajji5400 Před 3 měsíci +53

    Wiilka gaariga la saarnaa tiisa ayaanan imaan ma ahee wey ku dari lahaayeen wllhi 😢
    ولاتحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون

    • @hassanbilebarre9
      @hassanbilebarre9 Před 3 měsíci +1

      Haa runtii walaalkey ayaa kuwa dileen wiil yar 14 jir ah o lasocdayna wuu na sheegayaa bay udileen

    • @AyaanMaxamed-rd3oc
      @AyaanMaxamed-rd3oc Před 3 měsíci

      Haa waqtigisa dhaman

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv Před 3 měsíci +164

    Dad Xamar jooga way adag tahay ama waqti badan bay qaadan doontaa in laga nadiifiyo masiibaada 😢

    • @DaqareCabdi-dr9ec
      @DaqareCabdi-dr9ec Před 3 měsíci +14

      Xmr bas ma ahan Somalia dhan

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 3 měsíci

      SOMAALIYADEE
      XAMAR URTAY UGU DARAN​@@DaqareCabdi-dr9ec

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv Před 3 měsíci +7

      @@DaqareCabdi-dr9ec waa runtaa walaalo meel walba way joogaan

    • @lagendarygamershire349
      @lagendarygamershire349 Před 3 měsíci +4

      Kuwa xamar uun ceeb uraadiyo dadkale maa Han ee Haraadigii Farmaajo tuuladiisana jano uu kaaga dhigaa 😂

    • @SaidMohamud9
      @SaidMohamud9 Před 3 měsíci +4

      ​@@lagendarygamershire349xamar waa meesha ugu dhiig daadis badan somalia oo dhan

  • @iM.YOTiNHO
    @iM.YOTiNHO Před 3 měsíci +91

    وَمَكَرُواْ وَمَكَرَ ٱللَّهُۖ وَٱللَّهُ خَيۡرُ ٱلۡمَٰكِرِينَ💯

  • @nabiilomar6743
    @nabiilomar6743 Před 3 měsíci +49

    ceelka ayuu qoone usheegay taliyaha in dad badan kudhaceen marna uu dhahay gabadh ayaa kudhacday waa in ceelkaas labaaraa taliyahana si qoto dheer baaris lagu sameeyaa waayo meesha ay geeyeen qofka yaqaan in ay duur tahay ceelna kuyaal horene ceelka ubanaanaa ujeedkiisana uu ahaay in marxuumka lagu rido qofka yaqaan waa taliyaha. allaha unaxiisto marxuumka ehelkiisana sabar allaha kasiiyo aamiin aamiin

    • @farhiya77sharif5
      @farhiya77sharif5 Před 3 měsíci +2

      CEELKA WAXAA LAGA YAABAA IN DA,D BADAN KU DILI JIRAY....TALIYAHA. QOSLAAYE..BAARIS WEYN

    • @aminamohamed9139
      @aminamohamed9139 Před 3 měsíci +3

      Gabadha amey ikraan tahay toliw

    • @drhd1043
      @drhd1043 Před 3 měsíci +1

      ​@@aminamohamed9139 Ma ikraan tahliil😢

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 Před 3 měsíci +1

      Gabadhaas amay ikraan tahlil tahay 😢😢😢

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 Před 3 měsíci

      @@aminamohamed9139isku fikir baa nahay wllhi amay ikran tahilil tahey qoftaas 😢

  • @Cadar49
    @Cadar49 Před 3 měsíci +181

    Libaan waa in lasoo qabtaa asgaa ugu danbi weeyn waana in la la dilaa ilahoow kashif liibaan oo aduun iyo aaqiro cadaab Amin Yaarabi

    • @faizaahmed5729
      @faizaahmed5729 Před 3 měsíci +2

      Ameen

    • @ubxmohamed1570
      @ubxmohamed1570 Před 3 měsíci +10

      Wllhi isku fakir a nahay sababto ah asaba abaabulay abukar alle ha. unaxaristo isku xaafad Ana haen wllhi wa kanaxay wana qiiroday😢😢😢😢

    • @MaxamedKhadar-qe2ey
      @MaxamedKhadar-qe2ey Před 3 měsíci +2

      Libaan hala dilo maa dhiihin ee lacag ka dhaaca biis buu dhahay

    • @ahmedcabdirisaaq2402
      @ahmedcabdirisaaq2402 Před 3 měsíci +12

      ​@@MaxamedKhadar-qe2eysowkan qoone sheegaya ee le liibaan iyo qoslaaye dilka horay ugu tashadeen sida Qoslaaye iishegay mar dambe buuba yidhiye lacag iyo lacag la,aan in la diley ku heshiiyeen buu yiri

    • @MaxamedKhadar-qe2ey
      @MaxamedKhadar-qe2ey Před 3 měsíci

      ​@@ahmedcabdirisaaq2402 waar gacanta halaga aman heelo

  • @abdulahiabdi4213
    @abdulahiabdi4213 Před 3 měsíci +51

    Ragaan wax ka doqonsan ma jiro waayo nin aay isku xafadyihiin ayeey dhagar u maleegeen allaha ayaa ka shifay

  • @abdi_252
    @abdi_252 Před 3 měsíci +51

    Manaxayaal is aruursaday iimaanka alle inka qaad
    Marxuumka si raganimo leh ayuu ula hadlay waxkasta uu heli karayna waa siiyey lkn kama badbaadin team kan manayaasha ah😢😢

  • @poom5180
    @poom5180 Před 3 měsíci +133

    Shabakooyin kale ayaa jira ee sifiican halooga nadiifiyo muqdisho

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 Před 3 měsíci +4

      haa laakin Taliyaha uma eka shirqoolkiisi koowaad

    • @Halima-lb4un
      @Halima-lb4un Před 3 měsíci

      ❤❤yx⁶⁴​8
      2😢è cvc ĺ076

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd Před 3 měsíci

      Mxaa laa nadiifiya dowlada wa shabab ehee

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd Před 3 měsíci

      ​@@beryalex1798haa wa wxuu mudo wade zxp

  • @khayrehassan1185
    @khayrehassan1185 Před 3 měsíci +25

    Taliyaha maalintii tiirka la taako
    Ha la waraysto
    Oo hala yiraa maadaama aad dunida ka tagayso
    Bal falal aad gaysatay ee naga garsoona noo sheega ina adeer
    Nin raga iska dhige

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 Před 3 měsíci +37

    Kaamerr man ka waa cajiib sida uu isugu aadiyay videos 📹

  • @cabiir9011
    @cabiir9011 Před 3 měsíci +41

    Tan waa aduunyo hadii la ogaan waayo xitaa aaqiro ilahey Intey ka galayan ilahow noo danbi dhaaf yaa allah yaa raxman yaa raxiim maskinkas kibirka lagu dilay unaxariiso😢😢

  • @user-bv1pn3rs8g
    @user-bv1pn3rs8g Před 3 měsíci +36

    Waan oyaya wlahi😢 arxandaranaa Allh idin cadaaab😢

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 Před 3 měsíci +68

    Marxuunka wlh waaladhibaateeyey 😭😭 Alow kuunaxariiso

    • @user-zc4gx4hn3m
      @user-zc4gx4hn3m Před 3 měsíci +5

      😭😭😭warabayaal baa heley ilahay janadiihageeyo

    • @oxygen2297
      @oxygen2297 Před 3 měsíci +1

      Qofkaas ay dileen yaa weeye 😢

    • @user-ou3vx6uv3f
      @user-ou3vx6uv3f Před 3 měsíci

      ​@@oxygen2297 nin.ganacsade waa qabiilkiis adaa rabtidna wa abgaal

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd Před 3 měsíci +1

      Amiin Amiin ya Rabbi

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd Před 3 měsíci +1

      ​@@user-zc4gx4hn3mAmiin Amiin ya Rabbi

  • @elmih80
    @elmih80 Před 3 měsíci +46

    Ragaan aad ha Loo baaro dad badan in ey dilaan ayaa laga yaabaa

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Před 3 měsíci +2

      Ayaad u diraysaa oo baaraya, waa wada mooryaan dhiigyo cabye ah.

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 Před 3 měsíci +2

      @@beerkaaicadaaday2057ikran tahilil amay tahay qofka celkaas kumaqan 😢😢

    • @user-zc4gx4hn3m
      @user-zc4gx4hn3m Před 3 měsíci +3

      I don’t think this is first they kill innocent people bc they are so comfortable to talk about it 😢😢😢

  • @sadiyoabdullahi5076
    @sadiyoabdullahi5076 Před 3 měsíci +61

    Dhamaantod waa inla toogta waayo Dilka iyo Shirqoolka waa isla ogaayen Marxuunka ilahay ha u naxariisto ehelki iyo Qaraabadi Sabar iyo imaan ilahay haka siiyo😭😭🤲🤲

    • @AM-jd2fq
      @AM-jd2fq Před 3 měsíci +3

      Amiin

    • @user-bq4xj3zc3w
      @user-bq4xj3zc3w Před 3 měsíci +1

      Waa macquul inanay la ogayn o lacag doon ahayen

    • @zhako77
      @zhako77 Před 3 měsíci +1

      Dilku waxaa uu kasoo baxaa hal qof maskaxdii kaas ayaana fiican in lagu fuliyo dilka hadeysan inta kale la ogeyn😊

    • @muzcapapdirashiid7390
      @muzcapapdirashiid7390 Před 3 měsíci +2

      Adiga oo muqalka dhameesan ayaad comment soo qortay Muqaalka markaa dhameesato ayad oranaysaa inaysan kuligood heshiis kuwada eheen

    • @owsedguresuul8794
      @owsedguresuul8794 Před 3 měsíci +1

      Raggan ragggii baaritaankda iyo shabadaha. Kale oo ay xiriika la leeyihin Soo saari lahaa oo mid mid u wareeysan ahaa haloo dhiibo

  • @abdisalanibrahim1457
    @abdisalanibrahim1457 Před 3 měsíci +23

    Dadbadan ayaa lagudilay muqdisho waxaa ladhihijiray hebel waaladilay waxaa dilay waxan heebtooda lagaraneynin. Lkn Allah ayaa dhagartooda kashifay waxa heebtooda lagaraneynin ee dadka laaynaayey

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 Před 3 měsíci +12

    Waxan is waydiinaya imisa qof oo kale aya ku maqan Qoslaaye talow, ceelka jacaylka ee u sheegayo waa meel u macmiil u ahaa sida ka miuuqta alla ha u raxmado.

  • @mohamedabdirizak6358
    @mohamedabdirizak6358 Před 3 měsíci +34

    Kuligood waa in la dilo macalaa kan dubai jooga 3maalin meydkoodu waa in wadooyinka la suraa si ay ugu cibra qaataan mooryaanta kale ee cabtooyda ah.

  • @halimayussuf3032
    @halimayussuf3032 Před 3 měsíci +9

    Yaa allaah familygii wiilkas kadhashey mexey daremayan special hooyadis wallahi waa xanuun Illahayow unaxariiso

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 Před 3 měsíci

      Very sad indeed bal qiyas adiga wa hooyada maxa xanun daremeysa Alle qalbiga ha u qawojiyo mamada marxumkana Alle ha u naxaristo

    • @siciidabubakar1046
      @siciidabubakar1046 Před 3 měsíci +2

      Hadeyba raad heleen dadki dhibka geestana la xukumay waa nasiibsadeen.
      Xamar qaaraan ineey dhinteen iyo ineey noolyihiin lakala helinaa maqan.

  • @Siciid-z7f
    @Siciid-z7f Před 3 měsíci +5

    Ax adban uga xumahay Dulmiga Dhaca iyo dilka arxan darada elogaystay wllka wll Alle haku naxariisto Qabrigana hauwasiciyo wll 😢dhiigagi Wuxu badbadiyay dad masakina osida lagugalay okale logali laha😢Subxanalah Wlhy Somalia waliged Madagayso wayo kuwano kale baa xilalal lodhibaya shacabki larabay inay ilaliyan laynaya😭😭

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 Před 3 měsíci +19

    Haa waa gartey waa gartey
    Shekadan waxa iiga soo baxdey ninka taliyaha sheganaaya rag kale oo farabadan oo maanta marxuumiin ah in ay isaga kumaqan yihiin sidaas ayaa iiso baxdey

    • @FaisaMahad-mx8xs
      @FaisaMahad-mx8xs Před 3 měsíci

      Wasas

    • @ccasiisismaciil8406
      @ccasiisismaciil8406 Před 3 měsíci

      @@FaisaMahad-mx8xs maya
      Tiirka lageyna waa huba taas insha allh

    • @safiyajama5223
      @safiyajama5223 Před 3 měsíci +2

      Sax aniga xataa wanku fagaray

    • @ccasiisismaciil8406
      @ccasiisismaciil8406 Před 3 měsíci +1

      @@safiyajama5223
      Tiirka in lageyn doono hakashakinin tiirka in lageyn doono iyo inkale
      Waliba waa isku sawiri doona insha allh

    • @FaisaMahad-mx8xs
      @FaisaMahad-mx8xs Před 3 měsíci

      @@ccasiisismaciil8406 hhhhhh sas kufican inlaysku sawiro

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq Před 3 měsíci +39

    Bal hada maxaad fa’iideen ceeb aduun iyo walidkiin oo aad qalbiga xanuujeseen san in aad ku danbeeysaan ma idiin korineeyn walidkiin Subxaana Allah

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Před 3 měsíci +5

      Waalidkood waa ex mooryaan, kuwaana waa mooryaanta hadda soo kacday.

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před 3 měsíci +1

      @@beerkaaicadaaday2057 hhh waa dhici kartaa dhal xalaal ah sadaan kama suurtoowdo iyo xilka uu hayey muhiimada nafta biniadamka iyo diinta maba la barin kuwaan

    • @caasha93
      @caasha93 Před 3 měsíci

      Waa umada xaraan iyo xoolo dadow kuso koray guryo dadoow iyo xola xaqunaas iskusoo dhex koray uf hal xarani nirig xalala madhasho

  • @MohamuudDiiriye
    @MohamuudDiiriye Před 3 měsíci +5

    Subxanalah Waa bahaalo caadiye Ilahay dhiig Muslim bn ka maqaan gaalnay

    • @saidaahmedmohamed4996
      @saidaahmedmohamed4996 Před 3 měsíci

      Waa runtaa waa bahalo waliba dad cun ah aan damiir lahayn 😢😢😢

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy Před 3 měsíci +14

    Kiiskaan cadaalad kuma dhamaan, Liban oo ah mastermind ama ninka shirqoolka oo dhan ka dambeeya dil Toogasho ah in lagu xakumo ayey aheyd. xabsi dhowr sano ah kaliya kuma fila

  • @CashoMohamed-mc2jo
    @CashoMohamed-mc2jo Před 3 měsíci +5

    Ilaahow na amaanso subxanallaah xamar shicib ayaa kudhib qaabo wlhi yaa raabi magantaa lagaali😢😢😢😢😢😢

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 Před 3 měsíci +15

    Subhanallah waarside Moqdisho loogu noolyahay ilahaayoow beelayadan dhiig cabayaasha,ah meel uga kaxee dalka

  • @abdirizakali3506
    @abdirizakali3506 Před 3 měsíci +22

    Tarasmatare wa$ 37 ama wax lamid ah!! asagana waxu bixiyay $50 ,!! Marxumka allh ha unaxarosto cadow ayu aminay.

    • @user-ct3jh2iz2k
      @user-ct3jh2iz2k Před 3 měsíci +1

      waa runta marxuumka waqti ma heeyn 3 bari buu hastay wuu deg deg sanaa saan filaayo alh u naxariisto cadow buu u gacan galay

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před 3 měsíci +2

      Maxaa waaye waxaas tarasmatare

    • @hayemakerepic2733
      @hayemakerepic2733 Před 3 měsíci +1

      ​@@Cadar49tarasmatre was kaar aqoonsi ah naagta aad rabto kuu cuune

    • @xaajicadaanyuusuf8409
      @xaajicadaanyuusuf8409 Před 3 měsíci

      Ha degdegin

    • @Bayula-uj7ur
      @Bayula-uj7ur Před 3 měsíci +1

      ​@@hayemakerepic2733huh? Maxaad dhahday?

  • @mohamedhassanjeilani2259
    @mohamedhassanjeilani2259 Před 3 měsíci +8

    1:15:00 qof muslim lasoo dilay waana la hurday sidee ku dhacday bini aadam nuucee waaye subxaana alaah xamar wlhi xabsi cabsi waye

  • @heeganbuuxa-tx1te
    @heeganbuuxa-tx1te Před 3 měsíci +76

    kuligood waa cabtooy mid midkale dhaama malahan oo waxaa cadeyn ah nagadaaya dilka waa dhibaata mid dhahay malahan haladilo doqontaan umadaasna alaha badbaadiyo, dowladdana waxaa lagudboon dadka xunxun hakasaaraan ciidanka ugu dambeyn dalkeena alaha nabad nooga dhigo aamiin

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 3 měsíci +2

      DOWLADU XAGEY JOOGTA CABTOOYDA

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Před 3 měsíci +1

      Mooryaanta 1991kii soo gashay oon laga nadiifin Xamar

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Před 3 měsíci

      ​@@user-sn5yz7vg8vXasan qoslaaye waa mooryaan kuwaana waa mooryaan, xamar xal maleh period😂😂😂😂.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 3 měsíci

      ​@@beerkaaicadaaday2057tuuladaadii aad hade, hadii ay iyadu dhaanto.

    • @farhiyoahmad9008
      @farhiyoahmad9008 Před 3 měsíci

      ​@@beerkaaicadaaday2057yaa kuu dirsaday adika from toolo

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 Před 3 měsíci +9

    Ma laga yabaa gabadhi ikran tahalil inay iyaga gacantoda kumaqantahay dadkan xoog halo wareysto meeqa idinku maqan hala baaro dad badan baa dadkan kumaqan 😢😭🥺

    • @AbdullahYusufXusen
      @AbdullahYusufXusen Před 3 měsíci

      Ikraan tahaliil dadkaan mxaa kala dhaxeeya dadkaan police degma wye ikraan nabad sugid ayey aheedi mahd salad fiqi alcadaala roble ayaa dileenay cideedana uma jeedaan damujadiid ayaa doorasha kugashay

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Před 3 měsíci +11

    Horta anigaba xanunsan lkn wa malin ciid ah alllaha xaqa ha idin wa fajiyo anigane allaha i cafiyo qamri ayaaba cabesin miyadan muslim ahen

    • @Sayga
      @Sayga Před 3 měsíci

      Allah ku caafiyo walal. Kuwaan dhiiga dadka baneestay qamri maxay la tahay

    • @abdimuse1094
      @abdimuse1094 Před 3 měsíci

      Alaha ku cfiya wll

  • @user-ti8qb2hl7l
    @user-ti8qb2hl7l Před 3 měsíci +24

    Sidii nin dambiile ah oo dambi kalay oo op laga qoray loogu dhiibay saldhig kale so mucjiso maahan mida kle saraakiisha malahan miya gal feel oo lagu qoro dambiyadiisa iyo qaladaadka uu galo waxan is leeyahay dambiga dhan wa dowlada oo miskiinkaan haligtay wlhi allaha ku naxariisto sxo vaaar ayaa ku jirtaahe

  • @abdifitahabdikadir2551
    @abdifitahabdikadir2551 Před 3 měsíci +13

    Iimaanka alle idin ka qaad dawlada waxaan ka codsanayaa in ay dadajiyaan toogashada arxan laawayaashaan.

    • @milderwritings1539
      @milderwritings1539 Před 3 měsíci

      Dowlada aad u gafayso wa ayada cida so qabatay ee ku sheegeyso in dadkan flkan gaysten ee caadifada iyo jamcinta dadka iska da jaahilow

    • @omarismail1123
      @omarismail1123 Před 3 měsíci

      ​@@milderwritings1539walal ma aadan fahmin dowlada uma gafin e wuxu dhahay "dowlada waxan ka codsanaya in ay dadajiyaan toogashada" sida u fahan. Wa mahadsantahay

    • @xasnofiiqow5479
      @xasnofiiqow5479 Před 3 měsíci

      5⁷
      R😊😊⅚⁵​@@milderwritings1539

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před 3 měsíci +2

      @@milderwritings1539 dowlada uma gafin ee nimanka ayuu ka wadaa imaanka ala idiinka qaad waa tuugada ee maaha dowlada codsiga dadajinta in la dilo nimanka buu dowlada weeydiista

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 Před 3 měsíci +2

      Aniga hala dadajiyo ma dhahen ee hala baaro imisa Qof baa celkaas meydkoda kumaqan oo ay dilen😢😢

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 2 měsíci +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamaedali2927
    @mohamaedali2927 Před 3 měsíci +12

    Dhibkas ayey leedahay marka qofka aqoontiisa an xil loogu dhiibin ee ina Ader meesha lagu keeno.

  • @Abdirahman_Shire
    @Abdirahman_Shire Před 3 měsíci +8

    Qaslaaye si fiicn haloo waraysto xogta ikraan tahliin waxbuu ka og yahay sida hadaladooda ka muuqata

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před 3 měsíci +3

    Bisinka Soomaalida ileen Qaab Mafiyada oo kale ayay u shaqeeyaan oo ay isku laayaan. Mucjiso kuwaan waaba Qawaariijtii argagixisada oo Ciidamada ka tirsan ee Ilaahoow Umadaada ka qabo yaa Rabi Inshaa Allaah

  • @loolan01
    @loolan01 Před 3 měsíci +14

    Nin kas liban imarate ka jooga dawlada imarate ka haloo gudbiyo hala soo xiro

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 Před 3 měsíci +2

      Interpol ayaa aduunka ka shaqeeyo Mogadishu aya laga so dajinaa kaas

    • @user-ul4fq8fy4x
      @user-ul4fq8fy4x Před 3 měsíci

      Imaraad ayadaba dadka qasta oo lacag kubixiyaan GAza wax uqabanlahayeen

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 3 měsíci +10

    Mahadsanidiin bahda garsoorka soomaliyeed waxaad qabateen shaqo wacan oo wanaagsan Allaha unaxariisto qabrigana Allaha u nuuriyo marxuum abuukar Ahmed kaaabax waxa uu ahaa qof qiima badan oo dadkiisa jecelaaa

  • @salmaanabdiaziiz9001
    @salmaanabdiaziiz9001 Před 3 měsíci +3

    Marxunka marku yarka callka kula hadlayo wlhi codkiisa xanuun iyo dhibato ayaa laga darema allah u naxariisto waxa helay cadow iyo waxan damiir bini.aadnimo ku jirin🥺🥺

  • @abdifatah8392
    @abdifatah8392 Před 3 měsíci +58

    Ceelka ha la baaro, waxaa laga yaabaa in dad Badan oo la dilay lagu riday

    • @DalmarXaashi
      @DalmarXaashi Před 3 měsíci

      Masheegee marka!

    • @XafsaMaxamuud-pd3dk
      @XafsaMaxamuud-pd3dk Před 3 měsíci

      Xaqiiq dad hora lagu Rida laga yaaba

    • @abdisashifarah7982
      @abdisashifarah7982 Před 3 měsíci

      Sababta meesha loogeeyey waxay ahayd inta ladilo ceelka lagu rido dadbadan in sidano kale loogu riday waa surta gal​@@XafsaMaxamuud-pd3dk

  • @cabdulaahi688
    @cabdulaahi688 Před 3 měsíci +10

    Ilaahaybaan kudhaartay mooryaantaan askartii ayey nanacsiiyeen yaa la aaminaa?

    • @fardawsaalifarah4587
      @fardawsaalifarah4587 Před 3 měsíci

      Walaaal wadanka ayuuu ka dagi layahay, wax kaste oo dhib ah ayagaa sameeyo

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 Před 3 měsíci +7

    Taliyaha meesha uu geeyay marxuumka in uu hore dad kale u geeyay hala saaro, gacan ku dhiiglaha gabar aa ku dhacday ayuu igu dhahay ayuu yiri dariska meeydad hore maku arkeen meesha, dhamaantood waa qaade iyo qariye wexey war gelin kareen laamaha abniga maxaa yeelay maalmo dhan ayeey qorshaha ogaayeen, dhaca xitaa yaa u baneeyay haday qaar kood dilka ogeyn, teeda kale Taliyahu waxa uu askarta ku amri karaa wixii sharci ah , waa in ay askartu ogaadaan , hadii taliyahu arimo qaas u ah haystaan xaq uma laha in uu askarta u diro wey diidi karaan wixii arimo qaran kabaxsan askari kaskasta haloo sheego, maskiinka dhintay Allaha u naxariisto waalidkii iyo ehelkiiba sabir Allaha siiyo, ugu danbeyn laamaha abniga ee soo qabtay dambiila yaasha wey mahadsanyihiin hadaan shacab nahay waan ku faraxnay howsha ay qabteen.

  • @worldvoice101
    @worldvoice101 Před 3 měsíci +10

    Nin shacab ah oo miskiin ah oon dowlad u shaqaynin oo wlhi farsamo isaga shaqaysanaaya in la dilo waa waxa ay soomaali horay ugu socon la' dahay 😢😢😢.

  • @user-ki1kp8sj2b
    @user-ki1kp8sj2b Před 3 měsíci +4

    Runtii dawalada somalia cid cadi ma aha ma sha alah iyo raga utabaran waraysiga

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Před 3 měsíci +2

    Subaxaanallaah waa xanuun qof muwaadinah oojooga wadankiisa inuumaro waxaas oo xanuuna kuwaan Allah laayo I feel pain 😢😢Subaxaanallaah kanmaqana halasooqabto daalimka Allah unaxariisto walaalkaas 😢😢
    Aamiin dhamaan eheladii oodhan Samir iyo iimaan Allah kasiiyo yaala aaminayaa

  • @asha4100
    @asha4100 Před 3 měsíci +12

    Ax Marxuum Abuukar ALLAH ha ku naraxiisto mucjisada malagul modka dilaayga asigo radinaayo ayaa Marxuumka sowacdaay sii u caawimad uweydiisto lkn ma oga maskiinka inu mowkiisa yahaay qof u wacanaayo wiilka kale naa waqtigiisa wax kadhina ee madhaafi la heen

    • @sadiyoabdullahi5076
      @sadiyoabdullahi5076 Před 3 měsíci +4

      Haa walaahi Wiilka yar wuu ku dari lahaa Taliyaha lkn goobta ma joojin waqtigiisa dhimanaa 😢😢

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před 3 měsíci

      @@sadiyoabdullahi5076 waana sababta uu ilaahay u ka shifay in wiilka yar eey u daayeen wiilasha kale ee yar yar qoslaaye se ma rabin ilahaa ka shifaayay duliga mooriyaantaa

    • @hodan8250
      @hodan8250 Před 3 měsíci +1

      Allaa kariim mucjiso

  • @abuu1
    @abuu1 Před 3 měsíci +12

    Waa ceelka dadka ku dili jiray umalenaa 😢😢😢 ina adeerkey qoslaaye wan ka xumahay inu sidaas ahaa allaha ig badbaadiyay😢😢 lkn qooni dhiiqo lugaha ugliyay

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před 3 měsíci

      Shaqsiyan maad u taqaanay? subxanalaah wiilasha dhan ma Saleebaan baa?

    • @BushraMohamud-os2nm
      @BushraMohamud-os2nm Před 3 měsíci

      Naarta alle hageeeyo isaga iyo intalamidkaa umadana haka qabto😢

    • @hayemakerepic2733
      @hayemakerepic2733 Před 3 měsíci +1

      ​@@Cadar49kuli salebaan waaye, lakiin liban marexaan waaye

    • @abuu1
      @abuu1 Před 3 měsíci +1

      ​@@Cadar49😢😢Haa nasiib daro ku habsatay

    • @zamzam1122
      @zamzam1122 Před 3 měsíci

      @@hayemakerepic2733haa lkin liban hooyadis aa saleman ah wana arkari hooyadis

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před 3 měsíci +5

    الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين

  • @xawoluul2503
    @xawoluul2503 Před 3 měsíci +1

    Subxaana Allah kuwaan waa xaasidin wllhi mid naxo Kuma jiro😢😢😢

  • @user-ii3iy1jr6x
    @user-ii3iy1jr6x Před 3 měsíci +13

    Illhy Cadaalad Badanaa

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před 3 měsíci +4

    SUBXAANALLAH ILLAAHOW DAALIMIINTA NAARTA KUFOGEE YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před 3 měsíci +13

    INAALILAAHI WAINAAILEYHI RAAJACUUN ALLE HOW NAXARIISTO MARXUUMKA SAMIR IYO IIMAAN SAADAQA ALLE HAYDINKA SIIYO DHAMANTIN AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @muscabmohamedmohamud7416
      @muscabmohamedmohamud7416 Před 3 měsíci

      Waan ka xumahay waa cabtooy dhiigya cabiin ah.
      Allow abuukar unaxariiso ehelkiisana samir iyo amaan cawil khayr qaba hawgu bedelo

  • @HagooganeMedia
    @HagooganeMedia Před 3 měsíci +1

    Waa kiis nacasnimo iyo cabtoynimo lagu galay 😢
    Allaah ha u naxariisto marxuumka kolay waa ehlu janno.

  • @Qoordheere.
    @Qoordheere. Před 3 měsíci +17

    Dhalo wax ku cab faxshar waaye kulahaa, ilaahii ha xarantini meeyay ka xishoon wayday ma dadka ka xishoonee, marxuumka allaha u raxmado.

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 Před 3 měsíci +24

    The government must investigate all its police forces I truly believe those guys have done this many times before

    • @issegole5447
      @issegole5447 Před 3 měsíci

      Who is going to investigate? Because the investigators are police as well. I remembered the old story who is going to put the bell on the cat?

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 Před 3 měsíci +6

    ilahay ha u naxaristo marxuumkaas hala toogto dhaamantod ma ninka ay lacagtiisi ka qaadeen bay dil u quudheen oo waliba ay lafishiisa cad cad ay garanayeen oo hore lacag u siiyey haday is dhaaman qaar ka mid ah un ba banaanka isaga dhaqi laha oo waliba qoryo ayay wada wateen oo askar bay ahayeen inta ay tacshiirad furaan si dadku u soo wada kacaan marka waa doqomo doqona looma naxriisto ee toogta dhamaantood

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Před 3 měsíci +1

    Subxaana laahi taliye iyo ciidan shacabka dhac iyo dil ugeesanaayo sidee loogu noolani😢😢😢

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q Před 3 měsíci +7

    Kuwaan iyo wixii lamida Allaha naga qabto, dad yar kuma maqna askartaan balse xaqa aa maanta soo qabtay.

  • @cabiir9011
    @cabiir9011 Před 3 měsíci +10

    Koley iska sii cibadesta waa la idin dili doona😢

  • @user-xe5xd2qz7h
    @user-xe5xd2qz7h Před 3 měsíci +6

    Wilka Funanada jalada ah qaba wa Nin Rged Lkn Balwada dishay😢❤

    • @wardaahmed6560
      @wardaahmed6560 Před 3 měsíci +2

      Gacan ku dhiiglaha aya legend idin ah reer xamar naga cilmi badan

    • @Bayula-uj7ur
      @Bayula-uj7ur Před 3 měsíci +1

      ​@@wardaahmed6560😂😂

    • @caasha93
      @caasha93 Před 3 měsíci +1

      Maxa nin rageed ah magacan kudhilaha illahow umadan shartoda naganabgeli😢

  • @lagendarygamershire349
    @lagendarygamershire349 Před 3 měsíci +10

    Qoslaaye waaba Dilaa manaxe ah xitaa waa diiday wareeysi inlaga qaado. Koleyba Waxaan rajaynayaa in tiirka lageeyo looguna raaxeeyo xabado si dambiyadii uu galay looga dhaqo. Waa in deg deg loo dilaa ninkii kas qof udilo 😢

    • @abumaryammohamed2470
      @abumaryammohamed2470 Před 3 měsíci

      oo yaa ku sheegay in uu waraysiga diiday

    • @BushraMohamud-os2nm
      @BushraMohamud-os2nm Před 3 měsíci

      Waxa ficned in lajarjar ama bac lagu ceejiyo 😢

    • @lagendarygamershire349
      @lagendarygamershire349 Před 3 měsíci +2

      @@abumaryammohamed2470Dadkii danbiga kula jiray Waa kuwaan lawareeysanayee aaway qoslaaye bal adigu meel kusheeg

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 Před 3 měsíci +3

    Aduun iyo aakhirba hoog iyo halaag baa idin sugnaadey Allah ayaana idin kashifay

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 Před 3 měsíci +6

    Subxaanallahi cadiim! Walaahi Somaliya ma dhowa, hadeyba dhalinyaro sidaan u eg boliiska iyo meelo badan shaqo looga dhiibay.
    Allow Somaliya adaa umaqan, qaasatan Muqdisho.

  • @JaabirMohamed-zx5oj
    @JaabirMohamed-zx5oj Před 3 měsíci +3

    Subxanallah dadka naftoodii noocii filimaanta la odhanaya isoo dhamee intaana qaado😢

  • @hindabashiir4483
    @hindabashiir4483 Před 3 měsíci +1

    Soo dhamays tira please 😢😮

  • @hannaismail4482
    @hannaismail4482 Před 3 měsíci +1

    Caadi bay la tahy qof dhan baay naftiisi dhaafiye 😢 ilahay ha u naxariisto waxa isiidan bila naxariisti ilahay haa inaag qabto 😢😢😢😢

  • @katuunomar2814
    @katuunomar2814 Před 3 měsíci +22

    Askartii nawaardiyeen lahayd ayaa dadka dhameenaya shabaab wxa kadaran kuwaan dhamaantood halawaarijiyo subxaana allah

    • @SadamSayga
      @SadamSayga Před 3 měsíci

      Askarta kuwa xun dhagartoda Allaha fashiliyo cadaaladane Allaha marsiiyo lkn shabab ayaa ka xaasidnimo badan oo waliba ka naxariis daran waxbo ha u qiil dayin naxariis la'aan meeshey ka gaareen qof badi adam ah ayee sidii xoolihii bireeyaan walibo asagoo Ashahaadanaayo subxanallah😢

  • @Midnimada_umada
    @Midnimada_umada Před 3 měsíci +5

    Midka liibaan la leeyahay ma mudna inuu sii noolaado waa maskaxdii ka dambeysay in la dilo marxuumka Allah unaxariiste, Taliye dhan oo saldhig heysta hadana qamri ku cabaya saldhiga dhexdiisa sidee lagu ogaan waayey taasi waxay cadeynaysa daciifnimada heysata laamaha amniga iyo isku shadheyn la'aanta ciidanka .

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 Před 3 měsíci +1

    اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة، وحسن ألعباد

  • @hudhudali9116
    @hudhudali9116 Před 3 měsíci +2

    Film yaab aduun ilhy haw naxariisto wiilka allhu akbar

  • @fe8445
    @fe8445 Před 3 měsíci +10

    Anigu dilka marxuumka dawlada baan ku eedaynayaa inay qayb ka tahay. Aalkuliistayaal iyo dad dambiilayaal ah bay hub iyo masuuliyad amni u dhiibtay. Taliyaha xabsi buu ku jiray. Waa la soo daayay ka dib taliye saldhig baa laga dhigay. Waa nin ku xiran madax sare. Madaxdii magacowday baaritaan ha lagu sameeyo. Allah swt haw naxariisto marxuumka.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 3 měsíci

      Waa sida dhabta ah, saldhigii rag khamri ku cabaya ayey ciidan dadkii uga dhigeen, dhamaan askartuna waaba wada sidaa.

    • @Sheikh.Suleyman97
      @Sheikh.Suleyman97 Před 3 měsíci

      ​@@sayidka6911midbaa kaa maqan qamriga Miyuu hadlaa oo dhahaaa hebelaa i cabi haayo qof wixii u qarsan miyaa la ogaan karaaa ?

    • @Awoaden137
      @Awoaden137 Před 3 měsíci

      @@Sheikh.Suleyman97myy lkn qolku saldhiga ka degenaa laga helay

    • @Sheikh.Suleyman97
      @Sheikh.Suleyman97 Před 3 měsíci +1

      @@Awoaden137 Hada qolkiisa nin taliye ah yaa qolkiisa baaraayo ilaa dambi soo galo maaheee

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 3 měsíci

      @@Sheikh.Suleyman97 daraagiska isagoon qarsaneyn ayey cabaan, ee waxaan jirin isla xisaabtan, saldhiga ayey ku dhex cabi jireen waxaana qiraya dhamaan askartii saldhiga,
      Aduunka ma shaqeeyo ciidan aan sirdoon ku dhex jirin, marka laga reebo kuwa soomaalida.
      Xitaa waxaa jira rag facebook kusoo qoray in qoslaaye uu yahay tuug kheyrumasuul ah 2023 markii taliyaha loo magacaabay.

  • @aynaatoalima-zo7re
    @aynaatoalima-zo7re Před 3 měsíci +6

    Bisinka ilhaahay hawnaxaristo miskinka

  • @ibrahinkahin35
    @ibrahinkahin35 Před 3 měsíci +1

    Dhalinyartii Muqdisho ma sidaa Ayaa U dambeysay SUBXAANALLAAH

  • @abdikadirissack5486
    @abdikadirissack5486 Před 2 měsíci +1

    Waa mujrimiin in laalayana waa waajib waayo wiil walaalkooda ayay dhac iyo dil isugu dareen 🥲

  • @ifrahmassageandbeauty9893
    @ifrahmassageandbeauty9893 Před 3 měsíci +16

    Wacallo wiilkeni qiimaha badnaa uma dhigantaan dhamantiin😭

    • @mahadmohamud9067
      @mahadmohamud9067 Před 3 měsíci

      Wiilkiini ma ogtahay inu ka shaqesan jiray lacag qamar ah oo 1xbet lagu ciyaro ayuu sarifi jiray iyo lacagaha laso jabsado

    • @user-ou3vx6uv3f
      @user-ou3vx6uv3f Před 3 měsíci

      ​@@mahadmohamud9067 qof marxuun ah ma ka hadlee dabaaloo

  • @user-cy3hd1id8y
    @user-cy3hd1id8y Před 3 měsíci +4

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

  • @shugrixasanismaan7599
    @shugrixasanismaan7599 Před 3 měsíci +1

    Waaba laga qaatay waxu hayey ee naftiisana maxay u dhaafiyeen😢😢😢 ehelka abuukar ilaahey ha u qalbi qabojiyo wanka xumahay waxa ku dhacay wiilka ilaahey janada haku casuumo😢😢😢😢

  • @abdiwahabmursal2931
    @abdiwahabmursal2931 Před 3 měsíci +2

    Moryaantan hala dilo marxumkana allaha unaxariisto allow unaxariiso marxuumka

  • @yasminali3247
    @yasminali3247 Před 3 měsíci +3

    War wuxu arxaan dara oo qalbi adagaa allaah unaxariisto.

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 Před 3 měsíci +9

    Qone dambiga qeyb weyn ha wa ka geste lkn wa geesi runta an marnawa ka tagin miyir qaab ogu ma racin mesha u leyahay ayan ad oga yawe sidu runta u shege

    • @BushraMohamud-os2nm
      @BushraMohamud-os2nm Před 3 měsíci

      Run maxay tari naarta alle haku fogeeyo 😢

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 Před 3 měsíci +2

      ad iyo ad lkn midka wali si didan waxa dhan bari ayan ka ahay leh ba kasi xun​@@BushraMohamud-os2nm

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 Před 3 měsíci +1

    Kaligood waan la dilaa naarta Allah kufogeeye

  • @rorobano6907
    @rorobano6907 Před 17 dny

    Allah haku naxriisto walalo wlh lacagti waba qadateene Mxaa u dileysiin

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 Před 3 měsíci +11

    Dowlad dii somaliya mooryaan bay gacanta ugashay subxaanallaah subxaanallaah

    • @Qadafimalaay
      @Qadafimalaay Před 3 měsíci +1

      Markuu sal dhiga hodan dhibaatada kageeysanayay mooryaan aad sheegee miyaa joogtay khurun iyo caadifat ayaa kaasoo uree waxeey geesteen waa laga jaaseenayaa lkn kooxdii hore waa mooro duugi jireen oo weeydiidi jireen in labaro danbiilayaasha

    • @wacan143
      @wacan143 Před 3 měsíci

      ​@@Qadafimalaay ay caadifadi ku heysaa ee koox hore iyo koox danbeba mooryaan baa ciidan amni idiin ah reer xamar. Waana sababta qaraxa uga dhamaan waayay xamar.

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s Před 3 měsíci +4

    Waxan. Musalsal . Haka dhigina. Xukunkun ka . iyo dilka. Soo daaya. Waa laga dharagsanyahay. Ragan. Markaa. Hanagu soo cel celinina.please

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif Před 3 měsíci

    Rabi naxriista jano hakusiyo wll gacan ka xaqdaran pa kudhise 😢😢

  • @hafsaibrahim3651
    @hafsaibrahim3651 Před 3 měsíci +2

    SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH illaahow dadka ka qabo Kuwan iyo inta umadaan layneeyso SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH

  • @user-io6yi5dx1j
    @user-io6yi5dx1j Před 3 měsíci +16

    Muqdisho bahal galeeen noqotay dadkan dhaqan celis badan bey u baahanyihin illahay ha so hanuuuuniyo dadkaan saaan bey Muslim ku yihin subxanallah muslimnimadii bey ku ciyareeeen somalida qaaar

    • @libaanmaxamed7074
      @libaanmaxamed7074 Před 3 měsíci +1

      MOQDISHO maahan Bahala galeen Sxb DAD XUN IYO DAD FIICAN ayaa Kunool waana Dabeecada Dadka Sxb.

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Před 3 měsíci +1

      Waa runtaa waa halaqyo galeen, mooryaan dhiigyacab ah oo xaaraan cun ah baa qaribay Muqdisho !!!

  • @mohamedibrahimabdi-oe1ii
    @mohamedibrahimabdi-oe1ii Před 3 měsíci +3

    First comment one love

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před 3 měsíci +2

    Ragaan dad badan weey dileen ee wareesiyo badan halala yeesho, si looga hadashiiyo inta dad ay dileen , si loo ogaado Inshaa Allaah

  • @khalidsheikh3466
    @khalidsheikh3466 Před 3 měsíci +1

    Subhanallah,ilaahayow nagaqabo danbiilayaasha.

  • @nafisafamilychanel8080
    @nafisafamilychanel8080 Před 3 měsíci +5

    Tolow ceelkaas ameey ikraan tahlil ku jirta taliye qoslaye waxu yiri gabar ba ku dhacday hada ka hor

    • @HassanAli-zp6nn
      @HassanAli-zp6nn Před 3 měsíci +1

      May wiil isku ridi oo jeceyl dartiis isku ridi kadibna dadka xaafad duugeen ceelka

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 Před 3 měsíci +5

    ALEYLEHE XAQAA KA FASAXAY MARKHAATIGA NOOL OGOW TALIYAHAN MABA AHAN IN LA SII DAAYO

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 Před 3 měsíci +2

    Allha u Naxariiso marxuumnka 😢😢

  • @caanacabe9283
    @caanacabe9283 Před 3 měsíci +4

    Dad nuucasa inta ay masuliyiin lagu tilmamayo wax hagagaya malaha umadan somaliyed alle ha ugargaro