BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 01. 2020
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 1,6K

  • @abdirahmanabdilahi153
    @abdirahmanabdilahi153 Před 2 lety +135

    Ilaahey ha u naxariisto cabdi casis Afrika 😩🥺😭 Amen

  • @kingmubarak9146
    @kingmubarak9146 Před 3 lety +175

    Intii ila daawaty dilkiisa kadib like

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn Před 4 lety +441

    Dadkaano dhan waxaa lagu fashilin karaa in shirkada taleefanada la isticmaalo dawlada loo gacan geliyo si loo dhagaysto hadalada bulshada

    • @khalidabdiweli522
      @khalidabdiweli522 Před 4 lety +12

      Very briliant idear kaale dowladaa somalia siir doonkedaa communication netwk ama hormud lama shaqeyan miyaa kenya safaricom baa netwl system kagacata kuheesto siirdonka kenya na way iska cawiyaan hadal argagaxisa one day baa lagu soqawanaa somalia dowladeda maxa kaqaldaan lkn

    • @ugaaskagabdhisaa7954
      @ugaaskagabdhisaa7954 Před 4 lety +4

      haaa sidas ba wanagsan wax badan ba sobixi lahaa

    • @ugaaskagabdhisaa7954
      @ugaaskagabdhisaa7954 Před 4 lety +3

      @@khalidabdiweli522 malahan somalai Kenya haday ahan laeheyd tan o kale maba dhici laheyn

    • @iqlaascali4665
      @iqlaascali4665 Před 4 lety +2

      Walhi taas aniga ayaa niyadeyda kuhaaye

    • @sacdiyoabdi8424
      @sacdiyoabdi8424 Před 4 lety

      Markan lkabaxayo ma adiga iskaleh dabalyahowislamka dhiigoga naneystaywaa lagutoganaya insha alhaa

  • @xamdamohamuud346
    @xamdamohamuud346 Před 2 lety +15

    Inta amrkiii abdicasiis africaa dhintey soo boqotey like 🥺😰 allah kuu naxriisto walhi waa aduun 🥺😑

  • @neima8202
    @neima8202 Před 4 lety +100

    Aaqiro marku allha hortago kalsoonidaan ha uhadlo 😒

    • @dahirmilano6097
      @dahirmilano6097 Před 4 lety

      Wll Wariyaha Codkiisa la saarey magiciia yacni wariyaha Tilmaamta Bixinaayo

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 Před 4 lety

      @@dahirmilano6097 afaaraha alshabab ayuu kahadlaa

    • @dahirmilano6097
      @dahirmilano6097 Před 4 lety

      @@muhamuudbille9158 Mhdsnd

    • @user-yr6wt4uv2f
      @user-yr6wt4uv2f Před 4 měsíci

      ​@@dahirmilano6097abdiaziz Africa la dhahaa qarax aa lagu dilay 2 sano ka hor

  • @cusmanhassan3847
    @cusmanhassan3847 Před 4 lety +396

    ASAD HAGIO XAQAADA WAA SOO DAAHIRAY BRO😭😭😭😭😭😭😭

  • @hamdacayuun7150
    @hamdacayuun7150 Před 4 lety +360

    Asad xaqaagi uso baxay
    Waxana ku xigta maalinkii ad ka kici lahayd fadhiga taasna marwelba niyada ayan ku hayna wanan kugu duceyna wllo qli ❤ alle hanoka daayo

    • @nopainnogain117
      @nopainnogain117 Před 4 lety +3

      Walahi waligay waxan maqli jiray dhiig isma qariyo

    • @hamdacayuun7150
      @hamdacayuun7150 Před 4 lety +2

      Beenta maha wll

    • @liibaanlbb3549
      @liibaanlbb3549 Před 4 lety +3

      sax weye lkn asad wuuba noolyahee dadkii dhintay xaq malaha miyaa

    • @nopainnogain117
      @nopainnogain117 Před 4 lety +1

      @@liibaanlbb3549 walal maxa lasamayiin Kara

    • @qamarqamar9638
      @qamarqamar9638 Před 4 lety +6

      marba haduu asad xaqiisa u soo baxay umada kle neH waa uu soo bixi doonaan insha allaH 😭😭

  • @behumblealways2510
    @behumblealways2510 Před 4 lety +156

    Honestly what have learnt ?
    1: that we should look our surroundings and see who is who in the crowd.
    2: watch your back and stay focused
    3: pay attention to how Pajaaj and their passengers . Get plate numbers
    4: if you see a car packed for a long period Get the plate number and report to the police
    5: if you are I a crowded area stay focused .. stay outside the crowd and watch others . Pay attention to suspicious individuals
    6: help the police if you see any suspicious things ... you could save life .

    • @susuyahye
      @susuyahye Před 4 lety +6

      Qof SXB kaa ah oo timaha xiirtay out of nowhere hadaa aragtane ka shakii because toora toorow ayaa looga yeelay

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 Před 4 lety +7

      Shakal, what a brilliant idea you have!👍

    • @susuyahye
      @susuyahye Před 4 lety +1

      Waxaa ilaabay send the plate number of the bajaaj aad raacday qof family gaaaga ah

    • @jirdefilms3836
      @jirdefilms3836 Před 4 lety +5

      waar dadkan aad la hadlaysaa ma soomaalibaa mise waa gaalo englishkuna waaxay istus lkn waxaad haysaa maskax qayrul xada mahadsanid

    • @behumblealways2510
      @behumblealways2510 Před 4 lety +5

      Jirde Films .. thank you Brother. Wallahi I cannot write Somali but I am Somali . Born in Kenya Brother.

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 Před 2 lety +26

    Ilaahay ha u naxaristo Abdicasis Africa 😭😭🤲

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 Před 24 dny +3

    2024 inta ila dawaty 👍

  • @yahyanoor5001
    @yahyanoor5001 Před 4 lety +119

    Horta xisaab waku talaaa sxb kowdheh Waa adiga iyo Ilahagaaa

    • @sacdiyoabdi8424
      @sacdiyoabdi8424 Před 4 lety +1

      Dhulka alha kulajaro aaqiro yoadunba

    • @yahyanoor5001
      @yahyanoor5001 Před 4 lety

      @@sacdiyoabdi8424 maxaa iii habareey walashey

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 Před 4 lety

      @@yahyanoor5001 walal waa dofar ee abaayo ha dhihin nacalad haku dhacdee

    • @yahyanoor5001
      @yahyanoor5001 Před 4 lety

      @@wadaniqurboneceb3459 lakin waxan fahmi wayay wexey iga rabto

    • @cibaadomoalim4366
      @cibaadomoalim4366 Před 4 lety

      Walalo malaha sheydaanka madaxa dhuuban heeysata e adiga maahan filaaa

  • @farhanmohamed1504
    @farhanmohamed1504 Před 3 lety +22

    Wax aad umada disho oo aad qarxiso maanta waa maalinkaagi 👏

  • @mrabdirahman1300
    @mrabdirahman1300 Před 4 lety +113

    Sorry ASAD HAGIO BROTHER 😭🥺

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 Před 4 lety

      mr abdirahman hee asad miyuu dilay isaga maxaa mesha asad kenay

    • @mrabdirahman1300
      @mrabdirahman1300 Před 4 lety

      @@rahmamohamed5636 kooxda Dishay buu hogaaminayay wuuna ogaa

    • @mrabdirahman1300
      @mrabdirahman1300 Před 4 lety

      @@Xaasuub al carafaad Salam bro 👐

    • @safiyomohamud6356
      @safiyomohamud6356 Před 4 lety

      Yaawaaye Asad ! It's so sad that this guy is talking about his victims with no remorse!!! It's sickening!!!! Acuudubillah

    • @bakarsalat8425
      @bakarsalat8425 Před 4 lety

      @@safiyomohamud6356 waa wiil yutuplee ah asad hagio 27

  • @gaanshaallegorod1748
    @gaanshaallegorod1748 Před 4 lety +15

    wlhi 10 mar ka badan ayaaan ku soo ceshaday 🔙 vedio kaan best journalism abdi caziiz Africa 👏 mahad sanidiin television ka qaran💯 toogasha nin kaan toogashadiisa waan ka soo qeyb geli doonaa insha allah gaalka
    guul sir doonka Somali ee nisa😍

  • @safiyomohamud6356
    @safiyomohamud6356 Před 4 lety +67

    This guy talks about his victims with no remorse! It's so sickening!!! Acuudubillah 😭😭😭

    • @babakandukunda5403
      @babakandukunda5403 Před 4 lety +1

      safsaf mo yeah😢😢😢

    • @karamaaddullahi8208
      @karamaaddullahi8208 Před 4 lety +1

      Still believes what he made

    • @welihassan3066
      @welihassan3066 Před 4 lety +1

      @AARIZ I is just like gang style
      they have no fear and mercy they kill any one that comes to their way child women and innocent people
      is one of the brainless morons that blow them selves in side everywhere, schools mosques markets and restaurants
      the way he talks and explains about his victims is like nothing happen

  • @muscabhassan5561
    @muscabhassan5561 Před 3 lety +20

    Inta marki la dilay kadib dawatay like sara

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 Před 4 lety +96

    Wax uu dad dilay Allah uu naxaristo qabriga Allah uu wasiciyo balse wax ciiiil ah caaawa dadka waalidkod oo dilay cawa dawanaaaa video

  • @yojo2211
    @yojo2211 Před 4 lety +41

    I don’t know who to believe and who not to believe from now

  • @hafsamoh3
    @hafsamoh3 Před 4 lety +55

    Aamino naag karti leh ey aheed!
    Ilaah ha u naxariisto
    Kumanaan aamino kala ah ayaa soo baxayo in sha Allah

  • @bilaltohow2877
    @bilaltohow2877 Před 3 lety +27

    Sakay aya la dilay isagoo qoslaayo dilaagii dilayayaasha macallin ilkacase

  • @abdirahmanmohamed8532
    @abdirahmanmohamed8532 Před 4 lety +69

    The way he talks looking confident. Mabaxishonayo

    • @hananyussuf1533
      @hananyussuf1533 Před 4 lety

      Abdirahman Mohamed 💯💯 this dude is so confident

  • @drkhaire1787
    @drkhaire1787 Před 4 lety +46

    Film horor ah cml waye waxan .subxan allah

  • @warshaddagaleeyda7511
    @warshaddagaleeyda7511 Před 4 lety +13

    Somali hadaa nahay cadow badan ayaan leenahay ilaahayow naga qabo kuwaan faceena iyo aduunkaba naga reebay Aaamiiiiin yaa rabi!!!!!!

  • @yahye_dufaaci
    @yahye_dufaaci Před 4 lety +18

    Asad hajio waxa. Kadaran aderkisa gacantisa kuso koriyy dilay😂😂

  • @xamseaadan4672
    @xamseaadan4672 Před 4 lety +25

    Lacnatullah
    Shabaab
    Insha allah sharciga .
    Laydin horkeni.
    Insha allah

  • @mohameddaud737
    @mohameddaud737 Před 4 lety +74

    Istaahilkiisa waa in tiirka lageeya oo cadaalada lamariyaa thanks Africa💯

    • @CamanKiish1
      @CamanKiish1 Před 4 lety

      caddaaladdu halkay taalaa?????
      dawladdaaba al_shabaab ka mooryaansane!!!!!!

    • @abobasir255
      @abobasir255 Před 4 lety

      Thanks africa maxay ka micno tahy inta kale garanayee

    • @mohameddaud737
      @mohameddaud737 Před 4 lety +1

      Maskaxdaada sifiican utuuji adiga fahmi doone wll

    • @hipohupthi1232
      @hipohupthi1232 Před 3 lety +1

      @@CamanKiish1 zhaLay ayaa la mariyay apaaLkii🙂🙂🙂🙂

    • @CamanKiish1
      @CamanKiish1 Před 3 lety

      @@hipohupthi1232
      !!!!

  • @guledmohamed5335
    @guledmohamed5335 Před 2 lety +3

    ilahow kunaxariso africa

  • @waayahaiftiinka57
    @waayahaiftiinka57 Před 3 měsíci +2

    Waa 2 April 2024 Waana Bil Ramadaan Oo Maraysa 10kii Danbe Ee Aan Udacayno Walaalkeen Abdicasiis Africa In Rabi Unaxariisto Jano Fardowsana Rabi Ha Ka Waraabiyo 🤲

  • @AB-yp4jf
    @AB-yp4jf Před 4 lety +8

    we don't really have governments

  • @yahyeayrow8415
    @yahyeayrow8415 Před 4 lety +35

    2008 ayaan ka soo cararay Somalia hada raja beel ayay nagu rideen ilaahoow dalka noo daji

  • @shaficidahirgeedi5645
    @shaficidahirgeedi5645 Před 2 lety +3

    Inaalilahi waa Inaa ilarajucun alle ha unaxaristo wllken abddi asiis Afrika

  • @8dsomalisongs319
    @8dsomalisongs319 Před 4 lety +103

    ASAD HAGIO KII SAAS UGALAY IYO KII CZcams KIISI BA DHACAY LABADABA XAQA KASO DAHIRAY 😰😰

  • @mohsahlaawi6609
    @mohsahlaawi6609 Před 4 lety +19

    Aamiino waa geesiyadbey ahayd alle ha u naxariisto

  • @kiinhasan4287
    @kiinhasan4287 Před 4 lety +24

    Allaha u naxariisto dhamaan dadka ay naga laayeen arxanlaawa yaasha 🤲

  • @UMBUSHRAA
    @UMBUSHRAA Před 4 lety +33

    Kaan wuu isla quman yahay wuuba qoslaya ankaar Allah kugu rido😥😥😥😥😥😥

  • @user-wb8ti5ys1m
    @user-wb8ti5ys1m Před 4 lety +7

    Intaan qabiil isugu mashquulsanen noocaan na wey naga faidesten 🤔

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh Před 4 lety +17

    Xaqa ma daahaayo WAA soo daahiraa❤❤👌👍

  • @ozlitapioupdi9172
    @ozlitapioupdi9172 Před 4 lety +13

    Subxanaallah Kan Daqiiqad Inoo Noolaado Xaq Ummalaho

  • @MaxamuudDaahir-lq1ff
    @MaxamuudDaahir-lq1ff Před 2 dny

    Illaahey ha u naxariisto macalin ilkacase

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 Před 4 lety +11

    Asad xaqiisi waa sobaxay waxan zugnaaba waa asigo ilah noo cafiyo luguhiisa isku taago insha Allah tankale bal arag hoyadas miskinta yaa Allah

  • @siyadbruh9811
    @siyadbruh9811 Před 4 lety +28

    He is a Serial killer ! Dark Desire” Subxannallah!
    I don’t think he is a Alshabaab. Waa ku gabanaayey. Those devils are different than him. This guy you can tell he likes to kill humans. He is a human preyer No one would ever suspected him- he looks like a men next door. Finally, Allah Subxannallah watacallaa exposed him. What an evil man.

  • @cartancumar7829
    @cartancumar7829 Před 4 lety +20

    Walal Hajjio wish you soon recovery inshaAllah

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 Před 4 lety +21

    Sorry 😭😭😭😭Asad Hagio

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 Před 4 lety +27

    Shaqo baa idiin taala somaliyeey bal waxaas dhegeeysta subxaanala.

  • @husseinsomalilander5398
    @husseinsomalilander5398 Před 4 lety +7

    Amnigu waa gacan siinta shacabka police kaligii wax ma qaban karo please hala caawiyo ciidamada

  • @mandekaded7245
    @mandekaded7245 Před 4 lety +34

    😭😭😭😭Asad hagio waan kula xanuuun sanay wlh adoo danbi galin in dulmi la kugu dilay waxana ku farax sanahay in maanta cadalada la horkeenay sanado bdn ka dib

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 Před 4 lety +8

    Wax walba waxaa iiga xanuun badan ninka korneylka ahaa oo uu gurigiisa ku nolaa bariiska Ka cuni jiray maalintii habeynkiina uu bumbada kuso tuurayeen Naberka meel fog Ka filo lkn qof gurigaga kunool oo Adeer ku leh 😢😢😢

  • @NoAabo
    @NoAabo Před rokem +2

    This is messed up, trying to kill working mom of 2 kids?

  • @cabdinaasiribraahim769
    @cabdinaasiribraahim769 Před 4 lety +7

    Illaahay intii dhimatay ha"ha unaxariisto aamin

  • @caruurta.media1
    @caruurta.media1 Před 4 lety +22

    Asad hagio ninlii diley😭😭😭😭

  • @edabsan7449
    @edabsan7449 Před 4 lety +41

    Walahi waxaa iigu yaab badan ninkaan ilkacase la dhaho masiibo Allah kuugu rid bal maxaa waalay waa nin weyn waa educated person. Jahanamo allaha ku geeyo cadaabul qabri Allah kugu ciqaabo

  • @yowshorts8132
    @yowshorts8132 Před 4 lety +27

    Alla macalin daaahir allah hakuu naxaristo ilmaha abtiga u ahay iney agon noqdan kanaa usawab😭

  • @deeqkhalifcali7732
    @deeqkhalifcali7732 Před 3 lety +4

    Shalay ayaa la dilay
    Dilaaagan
    Waan ku farxsanhy dilkiisa

  • @wazzadehuntur9510
    @wazzadehuntur9510 Před 4 lety +5

    Subhan'allah allow qof Muslim ah kacantaay haku sababin

  • @Yazario.6
    @Yazario.6 Před 9 dny +1

    2024 inta daawaty

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 Před 4 lety +12

    وماكان لمومن ان يقتل مومنا الا خطاء ومن قتل مومنا خطاء فتحرير رقبة مومنة ودية مسلمة الي اهله(السورة النساء ايه 92)

  • @odayjimcaaletvbaalbaaloow698

    Africa Alshabaab adi lee ka adag 🙏

  • @nimomdchannel237
    @nimomdchannel237 Před 4 lety +25

    This man need to work with government agencies yada sida loojiyo dadka noocas wax udilo like Fbi camal

    • @fadumoaxmed8992
      @fadumoaxmed8992 Před 4 lety +1

      WAAN KUGU RAACSANAHAY FIKRADAAS

    • @alimohamedabdi7847
      @alimohamedabdi7847 Před 3 lety

      Bro. kan wareysanyo io kuwa kiiska barayabo asalkooda xeradiisey kaso diin qaadeen, mantana shabbka la shegayo wuxu ka dhex shaqeya laga bilabo xafiska madaxweynaha ilaa checkpoints magalada.

    • @darwishboy5255
      @darwishboy5255 Před 3 lety

      Engilis ma aqani gabarta maxay qortay

    • @zamuuali3424
      @zamuuali3424 Před 3 lety

      Wxy tiri ninkan wuxu ubahanyhy inuu lashaqeeyo dowlada iyo wax la midka ah 🙏

  • @alimuktar2
    @alimuktar2 Před 4 lety +55

    I can't believe this guy is all smiles as he narrates the killing of his victims. why did they let him live that long to tell this story?

    • @safiyomohamud6356
      @safiyomohamud6356 Před 4 lety +2

      Those are my exact thoughts!! How can someone just kill all this people and show no remorse whatsoever!!!!! He even seems excited to talk about it !!!! Acuudubillah

    • @aaliyahrose7203
      @aaliyahrose7203 Před 4 lety +1

      Muktar Ali they have to investigate before they sentence him to death. He got all the facts that they need so they can continue to get the other killers

    • @sabdullahi5292
      @sabdullahi5292 Před 4 lety

      He has no heart. He lost all those feelings me and you have due to merciless killing off innocent people.

    • @IbrahimMohamed-zm8mt
      @IbrahimMohamed-zm8mt Před 3 lety

      Are you guys believe this?? Its all bullshet and the guys isn't even shabab and the way he's talking prove it

    • @yahyamohamed5446
      @yahyamohamed5446 Před 11 měsíci +1

      @@IbrahimMohamed-zm8mt useless

  • @dannanemedia6445
    @dannanemedia6445 Před 4 lety +46

    Ninka wariyaha ah la tiyiraahdo ali muumin ali Qarax quute ninkaas baa baadhis u baahan xaqiiqdii qaabkuu ushaqeeyo waa sida ninkan oo kale

    • @edabsan7449
      @edabsan7449 Před 4 lety +5

      Walahi mar hore ka shakiyay waa in dawlada police shaqo ka qabtaan yaa la fududeeysan

    • @siciidjamac1554
      @siciidjamac1554 Před 4 lety +7

      Waan kudaba jira far ayaa kugodan kajiifsada idinku awoowo

    • @cabsidaallekudadaal3959
      @cabsidaallekudadaal3959 Před 4 lety +1

      Waa arin macquul ah

    • @samuuraosman58
      @samuuraosman58 Před 4 lety

      @@siciidjamac1554 😂😂😂😀 haye awoowe

    • @siciidjamac1554
      @siciidjamac1554 Před 4 lety +1

      @@samuuraosman58 hye samuura salaan ayaan kagaso Turaya gopolka Arizona ee cariga america wayo magacaga apid ma maqal cid ladhaho

  • @doncambe5466
    @doncambe5466 Před 4 lety +30

    I can't wait really wacalka

    • @mustafyasinabdulle2659
      @mustafyasinabdulle2659 Před 4 lety

      Hye turkey aa joogtaaa zuuuma

    • @zqkii1xp108
      @zqkii1xp108 Před 4 lety +1

      AYaan Daran media waawarey adiga ma sirdooon al shabaab maa tahay

    • @liveliketheking2998
      @liveliketheking2998 Před 4 lety

      Wacal adga kama aadn dhigin asiga iyo alle xisabtamaaya adga masheegi kartid fududka lga ron yahy

    • @RASLIANO7
      @RASLIANO7 Před 4 lety

      Aisha Inagareen naag shabaab Aamus

    • @user-po9ev7pp6i
      @user-po9ev7pp6i Před 4 lety +5

      @@liveliketheking2998 Shabaab anaa wasa 🖕🖕🖕

  • @xayaadmedia2181
    @xayaadmedia2181 Před 4 lety +13

    Asad hagio xaqada wuso dahiray bro😭😭

  • @nashaadnalka6546
    @nashaadnalka6546 Před 4 lety +6

    Asad Hagio xaqagi waso dahiiray wlahi abowe 😭😭😭😭🤲

  • @umunashaad3219
    @umunashaad3219 Před 4 lety +14

    Asad hagio xaqaadi wad Heli Allah Ku caafiyo wllcn

  • @mahamedabdulkadiraden6847
    @mahamedabdulkadiraden6847 Před 4 lety +16

    27:48 aamino naagta la fadhiday fsalka jaamacada kama diiwaan gashana miyaa maa dib loo raaco

  • @saidxoor2259
    @saidxoor2259 Před 4 lety +70

    Waxaan la yaabay qof danbi lagu qabtay hadaneh sidu u hadlaayo eeey caadi tahy wax cabsineh kama muqato

    • @ahmedheykal3227
      @ahmedheykal3227 Před 4 lety +4

      Daawo lasiiya wareysiga ka hor

    • @edabsan7449
      @edabsan7449 Před 4 lety

      War waxaan shayaadiin yaahuu ma shaydaan baa naxo

    • @fadumoabdiqadir4827
      @fadumoabdiqadir4827 Před 4 lety +2

      Haduu cabsa naayo intaas dad miyuuu dili lahaa wax arxan daran waaye balo alhku ridee

    • @abdallaahmed3078
      @abdallaahmed3078 Před 4 lety +11

      Qofka markuu qof dilo isagoo imaan leh maba dilo iimanka laga siiba marka qof aan iimaan laheen miyaa naxo

    • @ramlaabdi8796
      @ramlaabdi8796 Před 4 lety +1

      Wuxu is leyahay mar hadi lagu qabtay w as xba kuma hadhin e sida donto isaga hadal

  • @taanaofficial4626
    @taanaofficial4626 Před 3 lety +4

    😭😭😭😭😭

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 Před 2 lety +4

    Alla naxdin waynaa allow kuu naxariiso inuu asaga yahay ma u maleenyn maxa yeelay magiciisa ma aqoon😭😭😭😭😭😭😭tiir baa naga baxay ilaahoow janooyinkaaga sii maskiinkaan xaqdarada lagu dilay😪😪😪

  • @abdulla7348
    @abdulla7348 Před 4 lety +5

    Xaq ayaa feeraha ka dilaacay Thank you Abdiaziiz Afrika shaqada wacan ee aad qaran kaada uheeyso

  • @goradsiyad1414
    @goradsiyad1414 Před 4 lety +13

    su aasha in la waydiiyo ah ayaa ah yaa idiin fududeeya oo dawlada idiinku jira

    • @ibras2527
      @ibras2527 Před 4 lety +1

      Haaa wallahi inlawediyo waye

  • @hassanabdallah2561
    @hassanabdallah2561 Před 4 lety +8

    Wallahi Asad dad ka qaalisan ayey laayen isagana Alle ha caafiyo mana ahan inay kadanbeeyaan ee cad cad haloo googooyo nacaladi haku dhacdo

  • @zadkey21
    @zadkey21 Před 4 lety +15

    waa ogahay somalia waxa waala waa altaxadka oo magacyadooda yihiim aqwaan iyo wahaabi oo inta badan hada ilmaheena somaliyeed wax no bara

  • @mohaaliofficial6283
    @mohaaliofficial6283 Před 4 lety +33

    ASAD HAGIO WUXUU WAX BADAN YIRAAHDO MAXAA LAIIDILAY XAQAAGU WUU SOO DAAHIRAY WLL

  • @z1_certz228
    @z1_certz228 Před 4 lety +10

    Dowlada way dadaalayan wayna heegan yihiim lkn dhalinyaro iyo oday dumar intooda badan wa shaabaab

  • @mandeeqmohameddahir8995
    @mandeeqmohameddahir8995 Před 4 lety +10

    Xayawan aan aqli laheen

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Před 4 lety +5

    Ilaahay haw naxariisto dhamaan umada xaq darada lagu laayay ee somaliyeed ee muslimkaa, shabaabkan dadka madhiyay na alle hanaga qabto 🇸🇴

  • @samiirodahir6910
    @samiirodahir6910 Před 4 lety +7

    Kan somali maha miya su ugu raxaysanaya Dhibkiii u geestay 😭😭wlhi wn ka xumahay 😭😢

  • @hamdasaidalihaldhaa213
    @hamdasaidalihaldhaa213 Před 4 lety +5

    Subxaanalaah ale dilaa dhinta hooyo cimri baa kuu laabnaa alaah u mahad celi 😢

  • @yasminali74
    @yasminali74 Před 4 lety +15

    mama Amina😢

    • @araniyaa3s155
      @araniyaa3s155 Před 4 lety +1

      Yasmin Ali Wlley Meel Walbo ma iiga horaysa dadka si kaley ku can Baxan adiga Comment buxin baad caan ku noqotay 😂😂

    • @yasminali74
      @yasminali74 Před 4 lety +2

      @@araniyaa3s155 😂😂😂😂

    • @araniyaa3s155
      @araniyaa3s155 Před 4 lety +1

      @@yasminali74 😂😂

    • @xayaatxubi8762
      @xayaatxubi8762 Před 4 lety +1

      Mama aamino mataqana abayo

    • @ycyufcyct8022
      @ycyufcyct8022 Před 4 lety +1

      Kkkkkkkkkkkk

  • @b__aaj7833
    @b__aaj7833 Před 4 lety +5

    Marki aad maclin ii ehed aanba ka shakisana waji xun yahow😒

    • @layanaxmed6011
      @layanaxmed6011 Před 4 lety

      Abdihamid Mohamed hhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @layanaxmed6011
      @layanaxmed6011 Před 4 lety

      Abdihamid Mohamed wlhi waxa yaab ah inu aqoon lahaa wuu is qasariye wlh

    • @b__aaj7833
      @b__aaj7833 Před 4 lety

      @@layanaxmed6011 Ardaydiza maa ka mid thy adnah 😂

  • @catirrasta4919
    @catirrasta4919 Před 4 lety +19

    subxallaah yaala aaminaa allaha naga qabto kuwaan

  • @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653

    Aragixisada arxanka daran Allah hanaga qabato

  • @edabsan7449
    @edabsan7449 Před 4 lety +13

    Nimankaan iyo naagta ba reerkooda dadki ay ka dhasheen magti dadkii dhintay halaga qaado

    • @Dr-zaam
      @Dr-zaam Před 4 lety +2

      Dadkooda mxaa ka galy dhibkaas ay geysteen ....

    • @abdifitahbosto9909
      @abdifitahbosto9909 Před 4 lety +3

      Hadu wllka gaal noqdo allah ma wuxu kuu cadaaba wllka muxu gaal u noqday waa maya family kana waa sidaas waxbo kama ogo

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 Před 4 lety +1

      Allahu akabar allahayow naga qabo kuwan Agoon badan bay nabaden ee warkod madeyano ee dhaqaso hala dilo yaan lasiideyanin

    • @edabsan7449
      @edabsan7449 Před 4 lety +3

      Jini ninki keenaa bixiyo dadkooda waa muhiim waana in shaqo laga qabto waayo waxay subax walba kasoo quraacdaan xaafadaha ehelkooda wayna ogyihiin wiilkooda waxa uu qabto marka waalidkii iyo dadkiisa waa in magti iyo xoolihi dadka laga qaado sheeko jecla

    • @edabsan7449
      @edabsan7449 Před 4 lety +1

      @@abdifitahbosto9909 haduu gaal yahay ma qof gaal ah baa subax walba isku meel kasoo toostaan sheekadaas naga daaya hadii la rabo xal in la gaaro waa in dadkiisa magti iyo xoolihi dadka looga qaado naftiisa xunta ahna si xun loodilo

  • @ziziliarisultan3361
    @ziziliarisultan3361 Před 4 lety +7

    Asad waba badbaday alx se dadka dib u arkyn ehelkooda kawaran ee dulmigan Allaha inaga saaro inti dhimatay Allaha unaxaristo inta dhibana Allaha cafiyo💔😭😭😭😭

  • @luulxaaji7661
    @luulxaaji7661 Před 4 lety +21

    Alla qiyaamo badanaa Alshabab
    Ilhyow ino gargaar😭😭🙏🙏

  • @ahmedmoha1766
    @ahmedmoha1766 Před 4 lety +13

    Hadhoow baa lagu dhihi dowlada farmaajo dhanka amniga maxey kaqabatay caawo waxaa inoo cadaatay iney ciiidankeena qalabka sida iyo kuwa sirdoonka ah iney har iyo habeenbo utaaganyihiin sugida amniga
    Allaha noo barakeeyo dowladeena barakeysan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 nabad iyo noolal will make somalia great again

    • @mssqaranbilla5670
      @mssqaranbilla5670 Před 4 lety +1

      Haa inbadan xaqiiqdii

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před 4 lety +2

      @Ahmed Moha
      sxb kuwa oranayo dowlada wey fashilantay waa kuwo naftigooda la shaqeeya alshabaab sababtoo ah dowladaan farmaajo iyo kheyre wax badan ayey amaanka ka qabatay pooliska iyo sirdoonka marka dilka qorsheesan waxaa inta badan sameeya ganacsatada iyo siyaasiyiinta ayagaa shacabka kii is waalwaala u adeegsado mooriyaantan lacag doonka ah ee alshababka iska dhigayo wax layiraahdo alshabaab waabe jiri jireen ee waa koox mooriyan ah waxaana adeegsado koox kale oo ganacsato iyo siyaasiyiin ah oo doonayo in aan la faragelinin ganacsigooda raashinka iyo daawada dhacday ku iibsado shacabka dhexdiisa mooriyaantana xamar bey ujoogan marka dowladaan ayaa howl aad ufiican kuqaqabatay oo cirib tir ku heeso waad maqashay odayaal iyo xildhibaano iyo siyaasiyiin ku doodayo jidadka hala furo ninkan tuuga ahna wuxuu leeyahay jidadka laxiray ee pooliska jag boontiga dhigtay ayaa dhib weyn nagu haayo caawa kabilow ninkii yiraahdo jidadka xiran fashil dowladed waye isagaa kamid ah alshababka iyagoo udaneena oo lashaqeeya sidaa aanu aamino guul dowladena allaha barakeeyo meelkasta ugu gala tuugtan is aruursatay hormuud somtel iyo nation teleefonada dhamaan dowlada ha dhageesato ciidamada dharka cadna hala badiyo dhalinyarada habeen iyo maalina hala baaro oo hala raafo si loo ogaado kuwa qaraxa iyo dilka wado

  • @kulmi1
    @kulmi1 Před 4 lety +5

    Subxaana Allah ilaahey umadeena somalida ugargaar

  • @alexwright3799
    @alexwright3799 Před 4 lety +20

    ASAD IYO YARKAAN WAA ISKU QABIIL WANA ISKU LAF WAA BIIMAAL ASAANA LOO ADEEGSADEY KA WRN 😭😭😭😭

    • @fadomomahamed7556
      @fadomomahamed7556 Před 4 lety +1

      Lkn muxuu kumaagay asad soo rayid ma aheen ifahamsiibo hadad iga roontahay

    • @abdifitahbosto9909
      @abdifitahbosto9909 Před 4 lety +1

      Who gives a shit qabiil in uu adiga kudilo ahed baqtiyahow qabyaalada bdn fuck wlhi adiga kaxun alshabaab war qabiilkisa maxa ka galay waa dila umada laayey just hate him

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Před 4 lety

      asad hagio hooyadiis biyamaal ah isaga wa bagadi asxbey

  • @shukriabdi2613
    @shukriabdi2613 Před 4 lety +9

    sorry ASAD HAGIO 😭😭😭😭😭

  • @amishaahmed9164
    @amishaahmed9164 Před 4 lety +8

    Alxmdulilaah hadii la soo qabtay inta baxsadka ahna Waa la soo qaban doonaa
    Alla idin cadaab Alshabaab masiiibo umada ku dhex nool

  • @itsamin5776
    @itsamin5776 Před 4 lety +12

    Bug bug aan sinay kulaha 😂😂 inta ila maqashay 👍🏼

  • @shamsopilan3349
    @shamsopilan3349 Před 4 lety +24

    Kan xaaran xaaran dhaly 😥😤 wuuba qoslaaya allh ciil badanaaa yuhuud waye kn eyga 😖

  • @durkajr2314
    @durkajr2314 Před 4 lety +27

    lkn su aasha mudan in la weydiiyo al shabab waxa weye maxad doonaysan ? dadka dilaysan maxay inigu sameyen ?

    • @muslimxusein3863
      @muslimxusein3863 Před 4 lety

      Waxay donayaan indalka maamulan dadka ay laynayanaan danahooda bay lid ku yihiin inta badan

    • @edabsan7449
      @edabsan7449 Před 4 lety

      Waa suaal muhiim ah

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 Před 4 lety +3

      shacabkeena oo islaam ah ayey saan u gumadayaan oo maxaa rabaan waa iga suaal walaahi shaydaan iyo cadaw soomaaliyeed ayey u adeegayaan.

    • @fadumoabdiqadir4827
      @fadumoabdiqadir4827 Před 4 lety +2

      Waxy rabaa in ay dalka xilkiisa ayala wareegaan sidey rabana ayka yeshaan

    • @durkajr2314
      @durkajr2314 Před 4 lety

      alshabab ila shir lala galo muqdisho ma dagayso

  • @khuuriye
    @khuuriye Před 4 lety +7

    al shabaab wixi lagu baabiin lahaa anaga ayaa hada nala baraa 4500 dhalinyaro 1500 iyaga ayay ka tirsan yihiiin markaa Xalku Waa laba sano kuli waa laga warhayaaa

  • @salmasaid7815
    @salmasaid7815 Před 4 lety +5

    Ardaydii U macalinka u aaha tolow see Dareenkodu noqdeen maclinkoodii oo shabab aha markay arkeen

    • @fuadahmed474
      @fuadahmed474 Před 4 lety

      Aniga ka mid ah ardayda weliba mela bdn isku racnay mana ogeyn

    • @abdirizaknoor8118
      @abdirizaknoor8118 Před 4 lety +1

      @@fuadahmed474 war ruun miya shegeysaa

  • @singamcade8617
    @singamcade8617 Před 4 lety +61

    Xafid quraan maa saan u dhaaqabo ee dhiiga muslinla aya baneestay subaxanallah

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 Před 4 lety +2

      Waa iloobay ayuu dhahay ma maqal ya rabi badi iyo dhiig muslim ayan ka magan galnay 😭😭

    • @fsyihhjhiol4544
      @fsyihhjhiol4544 Před 4 lety +1

      Diinta islaanka Waa diin argagaxisnimo maaha diin qaranimo

    • @shafaarmoha9479
      @shafaarmoha9479 Před 4 lety +15

      @@fsyihhjhiol4544 war yaa nayaa Diinta Islaamka Waa Nabad iyo nolo farxad is cafin iyo isa saacidaad iyo daganan waxan islan maaha ee wa kuwa kuqarabta magacs islan mino gaalka iyaga Ka xun Wana munaafaq magacoodu

    • @Nuurto3785
      @Nuurto3785 Před 4 lety +1

      @@fsyihhjhiol4544 adi maxa aaminsantahay. Dadkiima Christian ka ah waxa aduunka wax iga qaadanataan waana dilaa iyo wax la mid ah. Diintiina haysta diimaha kale faraha ka qaada. Gaar ahaan diinteena qurxoon e islaamka ah.

    • @goleinc1818
      @goleinc1818 Před 4 lety +3

      @@fsyihhjhiol4544 adaa umaleeya ee waa diin nabad galyo iyo kumaalulida koonka
      FG: mataqaanaa macnaha erayga ISLAAM ( waa nabad ).
      ee hadalkaaga ufiirso

  • @fatimatahran5416
    @fatimatahran5416 Před 4 lety +8

    Ciil bdna suu uqoslya xaaran foolxun😭😭😭😭😭

  • @bashiirmahamed9331
    @bashiirmahamed9331 Před 4 lety +8

    Magaalada dadkaasi joganba laga rabaa inay degto waa waxn dhacayn

  • @ibaxlibah6059
    @ibaxlibah6059 Před 4 lety +6

    Dowlada somalia waxaa laga rabaa double agent Iska soo dhaxsaarto. Coz dadkaaaan lashaqeeyaa

  • @umumahir7975
    @umumahir7975 Před 4 lety +9

    Asad xaji😭😭😭