XOGTA IYO XUKUNKA DHAQTARKII DILAAGA AHAA (DR-FANAX)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 01. 2023
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 129

  • @Somali12222
    @Somali12222 Před rokem +58

    Waligeeey waxaaan Aaaminsanaa Ilaa hadana aaaminsanahay Dhiiga qofka muslimka ah in uusan qarsameyn Hadaad doonto God gal maalin un waaa lagula xisaabtami doonaa ✌🏾✌🏾✌🏾 intii ka shaqeysay in jirjiroolahan laga dhax qabto umada allaha ajar iyo xasanaad haka siiyo ✌🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙❤️💙

  • @dahirgoley
    @dahirgoley Před rokem +32

    Intii ka shaqaysay qabashadiisa allaah guuleeyo waa waraabe midab bili aadan wata

  • @Ahmedhaadi
    @Ahmedhaadi Před rokem +27

    Dad badan oo ummadaan dambiyo ka galay banaanka ayey kusoo dhici doonaan inshaa Allah.

  • @mohamedhussein1782
    @mohamedhussein1782 Před rokem +12

    Waa allah mahadii qof kasta oo xaqdaro ku taagan ee is qariya maalin uun aya allah aduunka ku fadeexeen doono inta aan la garin aaiqro
    Wareysagan oo dhamestrin xage aya ka heli karnaa

  • @sksiman3566
    @sksiman3566 Před rokem +9

    Can we just imagine how many more like him oo maanta nagu chex jira wali, somaliyey hala digtoonaado

  • @nayruusomar4379
    @nayruusomar4379 Před rokem +17

    Walalkay farxan cabdi guure asigoo tukaankiisa jooga xaqdaraad ku dishay illahay ayaa ciqabteeda ku marsiina I.a 😢 waa illah mahadiis inaadan dhiig muslim kale aadan xaqdaro ku daadindoonin.

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 Před rokem

      Sheeko somalie moya xaaq isku xukunta abyo mask8nata jareerta raxaweyn le xukuman badanan kan daad aya u doodidoona

  • @sumayoaxmed3331
    @sumayoaxmed3331 Před rokem +6

    Masha alah alah haladilo Qofkii qofdila alx alx

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Před rokem +7

    Intii ka shaqeysay soo qabashadii sa qeer allaha siiyo Waa dugag an naxariis lahayn hala toogto argagisoda dhiiga umada ku nool

  • @khadrahilowle4877
    @khadrahilowle4877 Před rokem +7

    subxana llah o wuba isla saxan yahey e muqdisho waaxa lagu berey bahaalo waweyn wlhi allow naga qaabo kan iyo kuwa la midka ah aaaamiiin aaaamiiin yaa allah

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před rokem

      Amin yarabi

    • @fartunabdi6936
      @fartunabdi6936 Před rokem +1

      Waa runtaa bahala lagu abuuray waxaa kaaga siidaran miskasta oo laso qabta meel muqdisha kabaxsan lee uu kaso jeedaa ama kudhashay

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Před rokem +5

    Malintii TV laga soo dayey asagoo dhaqtar sheganaya ayaan wsjigiisa aan kadiday qalbigay ga diiday mujrimka toogta

  • @maryamruunmaxamud4514
    @maryamruunmaxamud4514 Před rokem +9

    Subxanallah masiibo kugu dhacdy 😭😭😭😭

  • @dahirgoley
    @dahirgoley Před rokem +4

    Barnaamijka oo dhanaystiran goormaa la soo daynaaa jabka ugus waan ku raxaystaaye

  • @hibanura1929
    @hibanura1929 Před rokem +9

    Miskiin hada maloo dhameyay bal maxaa afaarahas galshay muu iska xamaasho carada ilaahey wey wentahe ilaahey wijikisa muxuu lahortaki donaa tolow yaa allah 😔

  • @youngfamilycooking2651
    @youngfamilycooking2651 Před rokem +3

    Balaayoo dhan allaa bananka soo dhigoo marun kulii allaha soo baxsho shartoda allaha namotiye

  • @Abdihakem10
    @Abdihakem10 Před rokem +3

    Wlhi wadankaan bahalo galeen waye illahey hanagu amaansado

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 Před rokem +7

    Cabdikadir ciise barnaamijkii gungaar kaama haynee maxa dhacay sxb maxaad usii wadi weyday hawshii sxbkeen abdiaziz african Allah ha u naxariistee

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi7145 Před rokem +2

    Wow wxs waraya beautyful voic aleylehe esh cala weye qorta kajara iyo inta xabsiga dhexe kujirta o shababka ah

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Před rokem +1

    Subxanallaah alle ku soo qabtaa mahad leh 😢

  • @dahirgoley
    @dahirgoley Před rokem +5

    Tv ga qaran iyo Abdulkadir cise fadlan barnaamij yahada sidaas oo kale kale qayb gooni u sameeya Sida Gurgaar op kale

  • @nashrashid8465
    @nashrashid8465 Před rokem +1

    Gashanle sare Hassan Cali Nuur Shuute Geesi Waxa Balan Ah Dil iyo meel xun Lagu Dila Al Shabaab Inshaa Allaah.

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 Před rokem +3

    Central nervous iyo peripheral nervous Kaba Alla ku tir qumayga

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail Před rokem

    Naartii Jahanama Allaah ha ku fogeeyo Aamiin Akbaru Daalim

  • @cabdiraxmanrashid6220
    @cabdiraxmanrashid6220 Před rokem +4

    geylan media ayaan 3 bil kahor sheegey macluumaadkiisa, walee ninkaa gacan ayan utaagey!!

  • @saidaliibrahim785
    @saidaliibrahim785 Před rokem +6

    Central nervous system sidaas lo sharxaayo

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Před rokem +1

    Si walba aad isku leedahah waad caqli badantahay laguma qaban karo ama u siro badantahay Maalin uun shabaqa wa ku so dhacee. Aduun beel iyo aaqiro beel waan ku dhecee. Subhanalah Allow adigaan ka magan galnay

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 Před rokem +1

    Subxanalah

  • @nashrashid8465
    @nashrashid8465 Před rokem

    Allaahu Akbaar

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe Před rokem

      Allahu akbar waa magaca dadka lagu laayo.

  • @user-im9nf9bn8e
    @user-im9nf9bn8e Před 8 měsíci

    Subxan allaha

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 Před rokem +2

    That’s why Reer muqdisho eneey garanwaaga ineey iska soo saraan qof walbana si dhaba lodaba galo

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 Před rokem +6

    Markii hogaanka Nisa isbadalay kulahaa hhhhhhhh, oo March 2022 Ayaa beledweyn kasoo qabty. Inuu amino dilay Ayaad kareebteen. Eey 😡

    • @axmedzaki5101
      @axmedzaki5101 Před rokem +2

      Wasidaaa waxay raban bay sheegayaan

    • @mohamedabdi-nu5is
      @mohamedabdi-nu5is Před rokem +4

      Dhib maleh, gelan media aya haya videoga ah in ay dileen amina

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před rokem

    Subxallah

  • @sahrakiin2438
    @sahrakiin2438 Před rokem +2

    Inkaar qabe

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před rokem +3

    Shaydaan cadaabka ilaah hakugi fogeeyo

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Před rokem

    Macalin al Shabaab ah
    Doctor Shabaab ah
    Fanaan shbaab ah
    Siyaasi shbaab ah
    Ya haray marka wadankan Shabaab ka dhamaan maa sidey ila thy

  • @mohamdigal7952
    @mohamdigal7952 Před rokem +4

    Qof og in dil lagu xukimi Doona saana u hadlaaya .. waa wax madaxeyga ka weyn

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Před rokem

      wa la yaabay

    • @yasinmakinad5832
      @yasinmakinad5832 Před rokem

      Ilaaheey ayaa Janno iyo Xuuralcayn tusay ayaa dhici karta.

    • @yasinmakinad5832
      @yasinmakinad5832 Před rokem

      Mohamed Igal qof Fakaraaya ayaad tahay .Haddii aad iswaydiinayso sababta uu qofkani cabsi la'aan U ahaan Karo isaga oo la dilaayo.

  • @farduzabdi1588
    @farduzabdi1588 Před 8 měsíci

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdirizakariif9884
    @abdirizakariif9884 Před rokem +4

    Dilow dil aya kudanbeyo

  • @abdirizaqali7736
    @abdirizaqali7736 Před rokem +3

    Inkaar qabe hadilo dila

  • @Hasanali-kt2xh
    @Hasanali-kt2xh Před rokem

    Shaydaan.

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 Před rokem +3

    Masakinta xaqdara ad kudidhay ilahay aya ka awal marin dono inshaallah galkiyow

    • @mohammedabdi7145
      @mohammedabdi7145 Před rokem

      Sidas gaal ha ugu xukumin walala only faasiq weye mujrib ah

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 Před rokem

    Naagtiis aaway

  • @Huble_9
    @Huble_9 Před rokem +3

    Asigoo la toganaya waliba wajigiisa furan maxaan u arki weyney?

    • @mohammedabdi7145
      @mohammedabdi7145 Před rokem

      Is on the way hasugi weynin next 3 to 4 day live on tv soon on ure screen like football march

    • @mohammedabdi7145
      @mohammedabdi7145 Před rokem

      @@messixavi5202 masha allah are u happy

  • @miminawewe2809
    @miminawewe2809 Před rokem +1

    Markuu Prime Minister Mr Hamze dhahayay waxaa la gaaray markii aan u noolan laheen sidii biniadamka wuxu ka hadlaayay waxan oo kale😢😢

  • @culusow1
    @culusow1 Před rokem

    Think hala uu dhahay iyo meelaha uu u adeeg saday ma u qalmaan

  • @yaasirhassanjamawalalkawey715

    Dr +zargal +arsenal waayB

  • @huseineidow5714
    @huseineidow5714 Před rokem +1

    Hadii xmar qof walbo iska so galo
    Aan isla xisaabtan iyo tixraac eysan jirin
    qofwalbo waakas idin muuqda
    mida kale Dowlad walbo timado
    maxey u arki la dahay qlad walbo dhaco
    ileen qlad walbo dhankga ka dhaca
    waa tusale cad
    nafsad Ahaan aniga dowlada waxaan ka codsan lahaa in muwadin walbi iD card
    losameyo si wadanka qofwalbo so galaya iyo qofka ku dhaxnool loo kala saaro qladkiina ku tusaala qaata
    dhanka amniga wad ku fashilanten
    Ee si wadajir ah u wada shaqeya
    cadowga Halmel ugu so wada jeesta
    qofwalbo mazuliyad goni ah Ha is saaro
    nwad galyo SN TV

  • @mohamedjaamac4091
    @mohamedjaamac4091 Před rokem

    Ma aaminsani warkaan inu run yahay waayo wadanka somalia cadaladiisa laiakuma haleyn karo waxan isleeyahay dhagarqabaha saxda ah in aan lasoo qaban inta badan Alle aya runta og

  • @nashrashid8465
    @nashrashid8465 Před rokem +7

    Whilst the use of death penalty is permitted under sharia law, its application is only allowed limited circumstances, ensuring the highest requirements of due processes and having regard to the ‘overriding objective’ of Islam: justice,Mercy and repentance.

  • @honeybadger4812
    @honeybadger4812 Před rokem +1

    siyasiyinti dambilayasha aha ee dowlada ku eden jiray xildhiban aamino dowlada ayaa dishay iyo wax lamid ah

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Před rokem

      waaba run fahad calooley iyo xaarmaajo aa direen ninkaan aamina dilay, cadeyn waxaa u ah maxaa loo qaban waaye waqtigaas oo markii nisa la bedalay loo qabtay

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před rokem

      Ikraan isagaa diiley.
      Gurgurte hasan aallaha ku jeedo

  • @abdihassanaden4521
    @abdihassanaden4521 Před rokem

    Somalia walahi waxey uu bahan tahay dad adag oo laxisabtamo daliminta umada Ku dhax jirto . Wazarada arimaha gudaha Io federaleynta WA iney. Dhaqso uu sameysa ID card registration oo national wide aah walibana ey adag tahay In la fojaro .Sido kale xaga is garsinta WA in dowlada somaliyed eey dhagta Io indhaha ey Ku heysaa Insha ALLAH.

  • @farxanabdiaxmad3112
    @farxanabdiaxmad3112 Před rokem

    🤔🤔

  • @ladanabdulahi4930
    @ladanabdulahi4930 Před rokem

    Ya la Amina maclinki Dr waxwalbo wa ayaga

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před rokem

    Asc Soomaaliyeey.Maad weydiisiin Xaga diinta u baneesey in umadda la gumaado.Quraanka habiya

    • @samowade1300
      @samowade1300 Před rokem

      Labada dhinac waa la isdilayaaye , kuwaan dowladda yaa idiin baneeyay ma tiri

  • @edited3147
    @edited3147 Před rokem

    There’s no fear in his eyes at all, this guy was a true criminal !

  • @user-eq3pt8pc7t
    @user-eq3pt8pc7t Před 9 měsíci

    Kan Iyo iLkacase Kii La odhan Jirayyyy Waxoodu Waaba waali Waliba iLkacass😢

  • @abdikariimmaxamed8409
    @abdikariimmaxamed8409 Před rokem +2

    Luuq marow laasim laaamiga

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 Před rokem +1

    idha adka umada wax disho 🤔

  • @ahmedburhancali
    @ahmedburhancali Před rokem

    Waraysi full intuu yaala

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 Před rokem +1

    DUCADAYDII WAA U SHAQAYSAY DADKA MASAAKIINTA AH EE REER MUQDISHO

  • @thepearlofindianocean

    Waxaas oo dhibaataha uu gaystay wali waa ku indha adag yahay kamana muuqata wajigiisa in uu umad halaagay.

  • @cabdijabaaraliisaaq3250
    @cabdijabaaraliisaaq3250 Před rokem +1

    Gaalkan nin Aan Aqano Dhawacay😭

  • @hani7940
    @hani7940 Před rokem +2

    Wn yabay nimanka waxi Gala maxay u tartaran

  • @saidmoha8976
    @saidmoha8976 Před rokem +1

    Dhagarta waa iskagaaban tahy

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před rokem

    Wallaahi waa calool xumo waa wiilashii soomaaliyeed oo dadkooda diintooda iyo dalkooda difaacilahaa

  • @umadunya9699
    @umadunya9699 Před rokem

    Aduun iyo aakhiro beel aa ku dhacday walidkii dhalayna ceeb uu ku yahay

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před rokem

    BISINKA QARAXYADA AYAAN KU JOOGAY KUYE. WAR MAGAALADA MUQDISHO MUSIIBO IMTIXAAN AH AYAA HAAYSATAY KANBA, HADII LA SOO QABAN WAAYAY OO KAARARKA BADAN SAMEEYSTAY. YAAB

  • @faizam523
    @faizam523 Před rokem +1

    Wow! Yaa hadaba la aamini xamar ilaa xasan sheikh baa ashbaab ahe yaan shicibka ruwaayad loo dhigin. Subxaan! Ilaahay baa umadiisa u maqan.

  • @saiidmoalim5596
    @saiidmoalim5596 Před rokem +1

    CBB ,, DADKAAS AYEY NAGA GEDAAYEEN INAY DOWLAD YIHIIN.. ALLAHA IDIN SOO WADA QABEY,, BALAAYO BEEN IYO QIYAANO KU BAHOOBEY----,,,,

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před rokem

    BISINKA WAXA UU SHEEGAAYO OO DHAN WAA IN LA SOO QABTO

  • @magacaygamaxamuud7253

    video dhamaystiran

  • @mohamedshardi6198
    @mohamedshardi6198 Před rokem

    Waxaba cajiba 37jir inu yhy hdana sow u muqdo

  • @gudcuuromedia180
    @gudcuuromedia180 Před rokem

    War ragani waye falan yihiin
    Ee somalia ha badho dadka maskaxadoda

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 Před rokem

    🤔talow intu dhakhtarkha beenta ushegan jiray imisa ruux buu daawo qaldan ku delay yaa OG hee subhanallah dakhtar anu aheen sheegtay yaab

  • @eilyascali7460
    @eilyascali7460 Před rokem +1

    Qabiilkas aad dhaqtirnimada ka iibisay waxaan ka dareemayaa jaahilnimo aad uweyn

  • @culusow1
    @culusow1 Před rokem

    In uu run sheegaaya iyo in kale maxaa lagu kala saari karaa?

  • @wllbislee6815
    @wllbislee6815 Před rokem

    Illahay muslinka hakaqabto qashinkaan

  • @OmarAli-ef5if
    @OmarAli-ef5if Před rokem

    Ar dila gaal

  • @Abdikadirghost6
    @Abdikadirghost6 Před rokem

    Bal qiyas ninkan deris isla ahayn oo identity doctornimo wato even hal masjid iskula dugan jirnay oo walow aqon personality ulahen balsa xafada doctor inu yhy walaga ogaa xita sometimes waxa dhici jirtay inu hoyo dhaho qashinka cudur badan kenaa haleska dhaqajyo

  • @hannadyarkasannadka8097

    Dr dad badbadiyaan arki jiren Dr dadka layaa la arkay

  • @af8803
    @af8803 Před rokem +1

    Waa laga reebay wareysiga inuu xildhibaan Amina dilay. Ogow isla xiligaas ayaa Beledweyne lagu qabtay. Mahad Salaad ayaa diidey in la soo bandhigo oo dib u dhigay kiiskiisa. iyadoo dowladu ku eedaysay in Farmaajo ka dambeeyey dilka Xildhibaan Amina. Marka sababtaas ayaa looga jaray wareysiga oo loo qariyey.

    • @hafsaabdi1831
      @hafsaabdi1831 Před rokem

      Hhh xiligaas Mahad Salad xil mahaynin waxna ma diidi karin jaahilnimada iska dhaaf

  • @cimraangarasow3434
    @cimraangarasow3434 Před rokem

    War aawii sheekadii xildhiibanad aamino ee beledweyn soo daa maxaa mahad salaad ayaa kuu diiday

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 Před rokem

    Adunyada dulinino ku nolow aqirana nar kuwR

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před rokem +1

    Hala waydiiyo cidi uu shaqaynaayey
    Maxaa yeelay kuwi dirsaday ba luuqa noogu jira

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Před rokem

    War yaa la isku aamina hadiiba ninkan intaan meelku qarabtay kararna kaheysto war aqooni hasinina qof aadban somarin

  • @ahmedcade1534
    @ahmedcade1534 Před rokem

    Dadka cirbad aya lagu duraa k hadashiiso dowlada iyadaaba alshabab warkooda soo gaabisey😀

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 Před rokem +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhh wan yabnay lkn sidu Ku qirtay wxan o dhan malinti hore wu inkirayay

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 Před rokem

    Ninkaan xilligii Farmaajo Ayaa beledweyne laga soo Xeray Xogtiisane Geylan media ayaa baahisay, ee beenta umadda kala tag

  • @Lara.oky1
    @Lara.oky1 Před rokem

    Commentska dadka soqorayo kuwo al shababa kamid eh wlhi

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 Před rokem +3

    Wxaas intaad iskadesaan, gacantii uu mp Amino dilkeeda kulahaa maxaad oga jarteen Mise shekadii fahad Yasin Inay idinku cadaato Ayaad kabqdeen

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela Před rokem

    Dhiga Qofka Muslim ka ah ma qarsoma @2 shabab way wada shaqeyaan fahad iyo farmajo danbiyo ayay hawiye ka galeen @🧐

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 Před rokem

    Muqdisho
    Masaakiinta waad so dhawaysaa munaafiqiina waa kugu dhax dhuuntaan manta dhaqtar beenaale ah miyaaa macalinkii qaraxyada ahaa illahow umadda ka qabo cadow ga

  • @ismailaden6939
    @ismailaden6939 Před rokem

    BAASTER MABA U MALEEYO IN U WAX SOO DILAY WAXAABA KAAGA DARANEE JEES-JEESKA U HADLAAYO

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před rokem

    Subxallah