XOG CUSUB;-Maxaa Dilka Tgasho Loogu Fulin La Yahay Dilaagii Muqdisho Iyo Sir Culus Oo Shkii

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 05. 2020
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Komentáře • 93

  • @sacdiyamustaqbal5939
    @sacdiyamustaqbal5939 Před 4 lety +22

    sirbadan oo lagahelo kadib waxa uu aadaya saxiibadi halki ay aadeen

  • @maxamedmarsin5812
    @maxamedmarsin5812 Před 3 lety +14

    Alshabaab illaahay umada soomaalida ah haka qabto ax ax ax

  • @rooblaafdeen8769
    @rooblaafdeen8769 Před 3 lety +7

    Alla siyaad bare muxuu bulaacad hayaya wtaa bulacadiiye ayaa xakamayn watane

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein5644 Před 3 lety +11

    Ninka indho adaga inuu filim hindiya ka sheekaynayo ayaa la moodaa

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 Před 3 lety +6

    Subxaallah labada ninkan iyo xasan xaaniif iyo ilkcase yaabka aduunka

  • @Umardahir02
    @Umardahir02 Před 3 lety +5

    "Meeshan waligeed waxba laguma cunin" 😂, Ilkacase bini aadam ma ahay.n lol. War bahalku naxariis darana!

  • @diamondsamebeuty6763
    @diamondsamebeuty6763 Před 3 lety +4

    Subxanallah

  • @Maasal123
    @Maasal123 Před 3 lety +10

    Hhhhhhh alla Maxaa fanprOj ku MaqaN😂😂😂

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 4 lety +10

    Who was paying the school fees ?were is his Father and his Mother ?

  • @mohacarab3221
    @mohacarab3221 Před 6 měsíci +2

    Who financing them😅

  • @rugtacilansarkamustaqbal8974

    Subxaanalaah

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 4 lety +14

    Who was financing them during the operations? From were they get money?

  • @nimcaandaahir5377
    @nimcaandaahir5377 Před 3 lety +7

    Subxaanallah waa iga yaabiyey kani bini aadam caadiya maaha maxaa dhiig umadeed ku maqan

  • @cali_xondhe4225
    @cali_xondhe4225 Před 2 lety

    Waa na ka xumaxahay hooyo mcn

  • @zamiirayusuf2436
    @zamiirayusuf2436 Před rokem +2

    sidee loo aaminaayaa qof somaliya jooga mrka 🥺🥺🥺🥺

  • @XawaAmxsd
    @XawaAmxsd Před 7 měsíci +1

    Lee ilaaha illaa

  • @mariyanmariyan874
    @mariyanmariyan874 Před rokem

    Illaahow adaa awood lehee dadkaan cadaabta kuaruuri

  • @xaajiturki4881
    @xaajiturki4881 Před 3 lety +2

    Cadi ma ah wlhi

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 Před 3 lety +2

    IN KA BADAN 335 QOF AYUU KU DILAY QAAR GACANTIISA,QAARNA QARAX UU KA QAYB QAATAY KU DILAY ,QAAR TUSAALE AYUU BIXIYEY SIDA WAX LOO DILO,,,,,,WALI TAARIIKHDA ADUUNKA LAGUMA HAYO QOF NOOCAAS AH.

  • @user-pz6ue8vv2k
    @user-pz6ue8vv2k Před 7 měsíci +1

    Saas

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 4 lety +9

    Mohmed Haji should not to be killed because of his professional services and humanitarian law enforcement
    Govt should work with security management

  • @maxamednuur3567
    @maxamednuur3567 Před rokem +1

    Rabbi naga bedbaadi

  • @zahurdhaiman8847
    @zahurdhaiman8847 Před 3 lety +12

    Masiibo ayuu ahaa ilaah narta kugu rid

  • @Muhammad-sx7wr
    @Muhammad-sx7wr Před 3 lety +3

    44:27 *Dadkaan sirdoon cadaan ah baa ka dambeeya maxaa keenay inay magic square isticmalaan. Wax dhaqan carbeed, Islameed ama Somaliyeed ah ba ma ahan.*

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 Před 3 lety +4

    Yaan toogasho lagu fulin,mindi ha lagu bireeyo ha la gowraco haddii kale jeelka. noo fasaxa anagaa dhiigyacabka gowracaynaa e

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Před 3 lety

    Omg

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 Před 3 lety +3

    Dhash, dhash dhash ku yeh, QAATUL ,DAALIM,WALLAHI WAXAN KU SHEEGO GARANMAAYO ,KUWAASUNA SOMALI BAY KU JIREEN,AAKHIRKII ISAGII BAA DHASH DHASH LAGU FULIYEY AAKHIRONA CADAABTAA LAGU FOGAYN

  • @bilalyahye5240
    @bilalyahye5240 Před 2 lety

    Shakeel

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 Před 2 lety

    Hoyo ilmo kursaneyso aya dhiigeda lagu taba barana subxanalah hoyo ma dhalin miya kuwan

  • @mustafecawil740
    @mustafecawil740 Před 6 měsíci +2

    2024 is back 🙌 😂😂

  • @masuusow1093
    @masuusow1093 Před 2 lety

    Waaaaaaaaaayaaaaaaab?!maxaa xal u noqon karaa soomaali.

  • @cabdullahi4243
    @cabdullahi4243 Před 3 lety +1

    ALLOW Somalia nocan okale dadka kaqawo

  • @user-kf3jq9vq4b
    @user-kf3jq9vq4b Před 6 měsíci

    Asc

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 4 lety +2

    He is an expert landlord killer

  • @user-by3fl4pu2h
    @user-by3fl4pu2h Před 9 měsíci

    Waxa lo dilii layahay wa hawiyee hadu jarer ahan laha mar hora la dili laha

    • @user-nr7jt1ml3v
      @user-nr7jt1ml3v Před 5 měsíci

      Wala dilay Hawiya ahay Sharciga Ma aqaaaan Eee qabilka mesha kala tag 🇸🇴🦁

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 Před 3 lety +3

    Dalinka dilaaga ah maanta tiirka la saaray cadaabtii allena waa sugaysaa

  • @cusmaancaligaab3256
    @cusmaancaligaab3256 Před 3 lety

    Public

  • @nasrayahya3240
    @nasrayahya3240 Před 3 lety +2

    Laxawla wala quwati ilaa bilaaah

  • @dayaxyare6024
    @dayaxyare6024 Před 2 lety

    Gaalka

  • @mohamedbeeldaaje4886
    @mohamedbeeldaaje4886 Před 2 lety

    Dhilaa dhadhay waar shacabow raga isa dufaaca

  • @cali_xondhe4225
    @cali_xondhe4225 Před 2 lety

    Kusocda inta leh isoo raaca

  • @luckydeskipper1569
    @luckydeskipper1569 Před 3 lety

    After 5yrs oo lagukala baxay ayu ninki arkey hadana waa diley yaab 🙄

  • @CabdiraxmanIbrahim-sh7qf
    @CabdiraxmanIbrahim-sh7qf Před 6 měsíci +1

    Me shawaab aan ahay maxaakabadalikartaa waxba😂😂😂

  • @xafsacumar3479
    @xafsacumar3479 Před 3 lety

    9

  • @Siirmaqabe.
    @Siirmaqabe. Před 3 lety

    Asaga iyo Abihis iskueka

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 3 lety +9

    😭😭😭 wiilkaan geesinimo saaid ah ayaa ka muuqato waxay ahayd in uu dalkiisa ugu adeego.lkn cid kale ayaa ka faaidaysatay

  • @runshegchannel9296
    @runshegchannel9296 Před 3 lety +2

    Jahanmo igu salaan

  • @dayaxyare6024
    @dayaxyare6024 Před 2 lety

    Dila ilkacase

  • @cabdicalixasan4566
    @cabdicalixasan4566 Před rokem +1

    𓀬𓆈𓃗𓃱𓀡𓆏

  • @nadiifaabdullahi1850
    @nadiifaabdullahi1850 Před 3 lety +8

    Nagu slaaan kuwiii jahanamo kaaga horeeeyay

    • @sedaabdilahi3106
      @sedaabdilahi3106 Před 3 lety

      Kuwas salan xatta nagma qabn 🤣🖕🏻

    • @farxaddaqoyskafamily5449
      @farxaddaqoyskafamily5449 Před 3 lety

      Koofiyow ada jiitayoon dunida joheyne jahanama lageeyow hadaad aakhirow jahaty adigaa jidkii laguguwacay jimicla aaneede

  • @mohamedbeeldaaje4886
    @mohamedbeeldaaje4886 Před 2 lety

    Qofkii ilahaydilayo uunbA dhinta mamada qaaadka gada mucjiso allah

  • @shabdiwalihashi9810
    @shabdiwalihashi9810 Před 3 lety +1

    Jareer uraaye walle waa kibirtay

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 Před 3 lety +4

    Subxaana lah kan wuxuu ahaa in isagoo nool la gubo Walaahi ilaahay jahanamo salkeeda ha kugu rido naxariis daranaa dhiigii muslim ka ayuu baneystay ilaahay alshabaab umada ha ka qabto

  • @Casa43635
    @Casa43635 Před rokem +1

    This guy is the epitome of evil. He do you justify killing someone at a masjid?

  • @shucaybcabdikariim2826
    @shucaybcabdikariim2826 Před 3 lety +2

    Film emrica Ah miyuu jiLayaa

  • @hassanabdikarimmohamed2505

    Dadkaan naxdin iyo silic xabsi kamaba muuqato inay hotel kuxiran yihiin baa moodaa walahi somali police iyo army aad Bay ulitaan haday argagixisadaan Egypt askartooda qabsan lahayeen walahi ayakoo torture karoonto, biyo wajiga laga galiyo, cadkoodoo sida neef loo jarjaro oo burus lagu dilo Bay, ayay soo farisan lahayeen meshaan

    • @hamdaabdi4970
      @hamdaabdi4970 Před 2 lety +1

      Qof xanuunusanaya ama la jidh diley waraysi fican lamaga qaadi karo sirtii la rabayna lagama heli karo lakiin hada waa fresh maskaxdisu suaal kasta jwbteda waa laga hela sas bey ila thy

  • @omarjamaabdikarim2808
    @omarjamaabdikarim2808 Před 11 měsíci

    No trust in muqdisho

  • @xafsacumar3479
    @xafsacumar3479 Před 3 lety

    O

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 Před rokem

    Didn't qofka inuu Barto iyo inuu ku dhaqmo waa kala duwanyihiin marka la yaab malahn qof diinta bartay oo diinta wax ka fog samaynaya

  • @hanadraamsey147
    @hanadraamsey147 Před rokem

    Madaxa halaga jaro cidwalbo oo cadow ku ah ganaanta iyo nawada dalkena somaliya iyo dadkena