Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 02. 2023
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 344

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Před rokem +65

    Doowladeena
    1.Telefoonada dhageeysta
    2. Aqoonsiyada qofeed usameeya dadka deegaanwalbo
    3. Qalab Qaraxyada Sheego isgooysyadda ku xera.
    Mahadsanidiin

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 Před rokem +64

    Gungar marka maqlo abdiaziz Africa iguso dhaca runti Allah yarahma

  • @abdiahmed1448
    @abdiahmed1448 Před rokem +65

    Wax aan fahmahay malahan c.caziiz afrika allow ku naxariisto.

  • @suhaipmuniir2874
    @suhaipmuniir2874 Před rokem +21

    Abdukadir isse Alle cimriga hakuu dheereeyo😍❤️

  • @Malik3544
    @Malik3544 Před 9 měsíci +4

    Subxaanallah Wuuba iska quslaa wax umad uu xasuuqay kaba muuqato cabsi iyo shalalaay tooneh. Kan tiirka halageeyo si dhaqsi ah. عليه من الله ما يستحق

  • @mohamedahmedabdi4022
    @mohamedahmedabdi4022 Před rokem +22

    Dilaayo Dil Baa Kuu Danbeeyo Alla Maalinta Oo Mall Ka Qaraxa dhigaayi oo Naga Ooy siiyay odaa jeclnahay nafsada dhaafiyay alla kuu naxariiso hooyo shukri iyo wlalkeyga
    Maxamed jacfar iyo intii ku shahiiday halkaas😥

  • @gibrielali1784
    @gibrielali1784 Před rokem +18

    fadlan wareysiga wax kabadal oo kadhig sheeko isku xiran oo lafahmi karo sidii aan uga baranay Gungaar.

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 Před rokem +5

    Subxanallah alah ragi somaliya waxey kufaraxsanyihin dhiga iyo dilalka musliminta atoire isku maleya

  • @nacimoqule7471
    @nacimoqule7471 Před rokem +17

    allow u naxariiso halyeey africa 😔

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 Před rokem +7

    Dr fanax gungaar nooga soosameey

  • @yasminabdi3003
    @yasminabdi3003 Před rokem +16

    Tolay tolay dadkayga iyo dalkaga waa udhamaatay😥😥🤲 marhore baan ogaaday in aya ciidanka qaranka aya la shaqeeyan alshababa qofkastoo aqli leh arakayay waxan in aan dadkale samankarin

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Před rokem +24

    Wuxuu la fadhin la'yahay', dhiiga🩸xaq darada uu umada ka galay aa gubaya🔥 wuxuu modaa in la siideynayo qosol qosol yaa Iska yeelaya, qofkii qof Dila ha la dilo, tiirka ha la taago 👈

    • @hanihaldhaa3700
      @hanihaldhaa3700 Před rokem +2

      Ma ila aragtay wuba fadhin la yahay manta xadkii laga oofiyay oo la dilay qof walboo qof dilo hala dilo

    • @ismahanadan1793
      @ismahanadan1793 Před rokem

      @@hanihaldhaa3700 haa wllhii lkn kaniini baa lasiyay ogaaw heee iska ma warhayo wayo sirta musan sheki laheen wllhii lkn nabsi baa hayoo☝🥺

    • @MomoMomo-wz7gq
      @MomoMomo-wz7gq Před rokem

      Wallahi manta kan hadan kacanta ko dhigi lahay nolosha an ko cadibilahay

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před 11 měsíci

      Ninkaan wali ma nool yahay ? Lama xukumin miyaa? Soo sheega please waan yaaba nahay in qofkaan wali lasii haysto oon tiirka lagayn maxaa lasugaa

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 Před rokem +13

    Si kasto oo tabaha mujrimiinta la idinkugu sheego hadana isla nuucii iyo waliba isla goobihii ayaa qarax ka dhacaa marka dowlada waxan ka codsaneyna iney badal ku sameyso dhamaan taliyeyaasha koontaroolada isbuuc kastana la isku badalo madaxda koontaroolada

    • @abdallaahmed8104
      @abdallaahmed8104 Před rokem

      Waa waxa aan la yaabay, dawladii hore iyo middanba waxaa muuqata inaysan wax qorshe cad ah kalahayn amniga oo shacabka uun ay dhammaanayaan

    • @hamdasagal6593
      @hamdasagal6593 Před rokem

      Dawldu iygaab la sheqeya

  • @maxamedcalixasan9233
    @maxamedcalixasan9233 Před rokem +1

    Alle ha u naxariistee weriye afrika waa loo darsaday barmaamuj cajiiba Soo gudbin jirin

  • @mohamedalfaatixahmed4709

    Maxaa idinkaga qorshaysay waqtiyada soo aadan si aad ku xakamayni lahedeen qaraxyada,qofka markii xil laga qaado haduu sidan oo kle qaranka u qiyaanayo kuwa ku xige ee laga qaadi doono miyay jirin cid daba raacdo oo godkasta ka daba gasho ileen umadii oo idil hurgiri ayaa qadee, umadii ayay ba'bi iyeen allah naga qabto weceladaan

  • @garaadshow1023
    @garaadshow1023 Před rokem +2

    Abdi aziiz afrika allow ku naxriis

  • @mustafeab7311
    @mustafeab7311 Před rokem +1

    Barnaamijkan alle ha u naxariisto ee abdi asiis afrika ayaa ku fiicnaa

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 Před rokem +1

    Subxaanalaah indha adkaa wu iska qoslaa kawaran cajiiib!!!!!

  • @fardosodibad1998
    @fardosodibad1998 Před rokem +11

    Iyaaa hadana Iyaaa ninbaa itashkiiliyey aan maqli jirey hadana anaa raadsadey aan maqleynaa

  • @WAAYAARAGMEDIA
    @WAAYAARAGMEDIA Před rokem +6

    Runta ah wxa qarax muqdisha ka dhaca oo maskinta lagu ba bi,iyo iney so geliyaan masuuliyiin sharciga dowlda si qaldan u isticmaasha

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 Před rokem +6

    Hadii ciidanka dhaqaala fiican Lasii lahaa soomali hormar gaari lahayd maxaa loo siilya amisom 1500 dollars bishi?

  • @maryanaden1508
    @maryanaden1508 Před rokem +3

    Wallaahi kan waa nin kibirsan oo ku faanaya dhiiga ummada soomaaliyeet abaalkiisa waa xabsi daa,in si uu ciqabta noolasha ugu maro inta ka dhimman cimrigisa.

    • @caishoahmed9928
      @caishoahmed9928 Před rokem +2

      xbsi dain aa dil toogasho ayaa sugeeza maxay thy xabsi daain meqa qof a god ugu jirto

  • @0000SYL
    @0000SYL Před rokem +19

    abdukadir Isse waa weriya aan caadi aheyn qaabka uu u hadlo waxaa ka fahmee inuu yahay xariif caqli badan, aqoon dadeed iyo mid cilmi leh, alloow noo badbaadi. Waa asaga ook kale waxa sababta rajo yar i geliya oo ah in soomaalida ugu dambeyn dullinimo ka bixi doonto

    • @mohanmiimiimiimii715
      @mohanmiimiimiimii715 Před rokem +2

      Raga somadan maqli amaan maleh rag iyo amaan kala fog ee mustqbal yeelo wilow

    • @0000SYL
      @0000SYL Před rokem

      @@mohanmiimiimiimii715 emotional damage

  • @aliabdiabdi4067
    @aliabdiabdi4067 Před rokem +5

    At this age😢

  • @shikriahmed2386
    @shikriahmed2386 Před rokem +1

    bismilaahi

  • @cabdifataaxkabanle9734
    @cabdifataaxkabanle9734 Před rokem +4

    Allah unaxaristo cabdi casis Africa qabrigisa allah uwasicyo

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před rokem

      Afrika ✔
      (AFSOOMAALI)
      AFRIKADA
      AFRIKAAN
      AFRIKAANKA
      AFRIKAANKU
      AFRIKAANTA

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 Před rokem +2

    Odaykan hala dal dalo

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 Před měsícem

    Waa qof weyn oo Naxariiis laheyn😢😢😢

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 Před rokem +3

    Xurmadle xasan shekh radiyal allahu canhu
    Waaka go,antahay inuu soo afjato khawaarijta
    Alshabab Oo uuka xoreyo Somalia iyo geska Africa

  • @abderahmenmohamed7088
    @abderahmenmohamed7088 Před rokem +4

    Masha Allah guul gungaar

  • @yahyaaaziz
    @yahyaaaziz Před rokem +6

    Nisa xogtan ine cashir ka barato waye

  • @shikriahmed2386
    @shikriahmed2386 Před rokem +1

    Good bro

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Před rokem +3

    CAJIIB MAXAA YAAB ISDABA YAAL SOMALIA 🇸🇴

  • @huseindhalxash6770
    @huseindhalxash6770 Před rokem +1

    subxana allh

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 Před rokem +2

    Indha adkaa wuuba iska qoslaya aaqiro dambi ween walle walagala xisaabtami doona insha allah

    • @magolabdulle5811
      @magolabdulle5811 Před rokem

      Qof iimaan iyo alle ka cabsi leh ayaa xishooda. Lkn qof iimaanka ka baxay maxaa u dhowran

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Před 21 dnem +1

    Waa yaab sida biliaadamka dhaqsa

  • @maxamadsuldan3169
    @maxamadsuldan3169 Před měsícem

    Apdiaziz afrika allow unaxriisto

  • @abdullahiyusufmohamed8827

    Ninkaan umad badan ayuu dhiigooda qabaa balse aniga waxaan soo joodin lahaay dilkiisa in xabad aan lagu dilin xabada xanuun ma lahan ee jirkiisa hala cad jar jaro weliba maalinba kheeb hala ga jaro

    • @hoyadaa5698
      @hoyadaa5698 Před rokem

      100% agree with you. They should let the victims family takr turns and go at him for days.

    • @casanova2450
      @casanova2450 Před rokem +1

      Waan iddinku raacsanahay. Laakiin Somalidda iyo madaxdooda wax baddan ma fahamsanna, waxeeyna wax ka dhageeystaan gaalo iyo beel caalam. Hadii kalle waxeey sameeyn lahaayeen, in ninkaan si xun loo dillo oo magaaladda dhexdeeda xarrig laga soo laalaadiyo, si argagixissada alshabaab ee barri u arkaan jn siddaas loo gallayo. Common sense. Xataa diin eeysan ku dhaqmeeyn iyo meeyd saas looma gallo ayeey ku leeyahiin Somalida caqli xummo darteed. Diinta Islaamkana waa qabtaa si waxa xun loo suuliyo in siddaas la sameeyn karro oo meeydka khawaarijta magaaldda dhexdeeda laga laadlaadiyo.
      Waxaan magaca illaaheey ku dhaaran hadii siddaas la sameeyo, in khawaarij dambe oo wax qarxiya aanan lagu arki kaheeyn Somalia. Big facts.

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 Před rokem +2

    Khalaas anigu mandhera kasii gudbayaa. Wey iiga dhamaatay Somalia.

    • @salmanyare2538
      @salmanyare2538 Před rokem

      Haaa noo imaanin plz wanku baryaa
      Dooni meeyno dagaal iyo rafaad

  • @tigowtvmedia4792
    @tigowtvmedia4792 Před rokem +2

    Waa indha adeegii oo qof ah

  • @YM-lf6cx
    @YM-lf6cx Před 2 měsíci

    Good intelligence.. waa nin cidankaa kamiid ahaa oo nimankaas ushaqeeynaaye, markii u fashilmeey meshii keliyee u yaqaane aadeey, ee I halkaasaay ilagashee waa sheeko bilaawgeed.

  • @cumarcabdulahiaaden4034

    🔥🔥🔥🔥

  • @sacdiyadiriye584
    @sacdiyadiriye584 Před rokem +6

    Subhanallah malakamoowd kii qof ah miyaan today daawaneynaa ,so sad, he deserves in uusan today nabad ku seexan because intaas oo umad badan ayaa dhimasho iyo dhaawac ay la ildaranyihiin

  • @maslah345
    @maslah345 Před rokem +1

    Waa shaydaan weyn

  • @sacdiahassan8033
    @sacdiahassan8033 Před rokem +6

    Ninki ugu horeyay oo runta sheegay

  • @abdikafiqalbixabxab3977
    @abdikafiqalbixabxab3977 Před rokem +1

    Aniga ahaan waxaan aamin sanahay qof imaan leh oona dhaneestiran qof ahaan iyo caqli ahaan inuusan ku dhaqaaqeen falalkan oo kle

  • @mohamedmohamud3182
    @mohamedmohamud3182 Před rokem +19

    lkn nin kaan xaasid ka ah hadal kiisa wax yabo badan aya iga baxay
    1. suahsa uu ni way diiyay oo ahayd jakbooynti yaada sidee usoo fasaxaan gariga qaraxa wada jawaab miinan ka bixin waxay na caday nesa dowlada iyo shabaab inuu xiriir ka dhaxeeyo
    2. waxaa igaga baxay kuwa hada jooga hadaan mushaar fiican la siin ayagana inay bari ka malin sidaan cml samayn doonaan oo laga taxadaro ileen dadkaan imaan ka la yihine

    • @hawohilowle7848
      @hawohilowle7848 Před rokem

      Ninka waresiga wado waa og yahay ciidanka qaar iney hunguri raac yihiin wasaqda balse nisa afkaga urayo kala bax shaqsi xumaday ciidan dhan oo waardiyo umada somaliyed u ah midka dhibato u soo waday shacabka iyo kii u soo malegayey ka hor istaago oo fashilo ayaad meel oga dhacesa edab yeelo wasaq yahay

    • @hamdasagal6593
      @hamdasagal6593 Před rokem

      Wll dawlda way la shaqaysaa hdanay dawldu la shaqayna waxan way dhaman lahayeen

  • @Somalireaction
    @Somalireaction Před rokem

    Dowladeena
    1. Gawarida maalin walba qarxa lagu so xeraayo inay u samayso duwan galin system ah qofki gaari gadanayo inu la imaado shatiga guurikisa si u masuul oga noqda gaarigikiiisa, Gawarida ka imanaya mamuul goboleedayda inay so gali garin xamar gaari aan lahayn duwan galin buuxda ah
    2. Checkpoint yada laga so galo xamar dowlada ciidan dacaad u ah dalkisa iyo dadkisa in lo dhibo amniga xuudaha laga so galo mida labad dowlada waa inay ku xeerta systemka gate access qofka so galayo inu ku so galo xamar, ID cardkisa iyo sababta u xamar uso galayo iyo meesha u socodo iyo aheelkisa iyo meesha ay dagan yahin macnahayda MA ahan cayb waxa la Raba full information data galiyo qofkas waxu yahay.
    3. Dowlada waxa laga Raba inay samayso galka Faraha lagu duwan galiyo muwadinta somaliyeed qofki fal dambi ah galo iso so helo dambi kisa naah data system u gasho
    Haddi dowlada Intaas samayn wayso dowlad dacaad ah MA haysaano,

  • @maryanali9191
    @maryanali9191 Před rokem

    Subxanallha

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před rokem

    Iimaanka rabiyoow hana qaadin

  • @sheellaro6015
    @sheellaro6015 Před rokem +1

    Horto gongaar kii fanax maxaa nooku soo sii dey la dihiin asoo haaf meelaha ku araknaa noo keena please 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 Před rokem +3

    waayeel garashadii ka araday

  • @Abdirahimhayl
    @Abdirahimhayl Před rokem

    Allah ku dulee.

  • @saidabdulkadir1564
    @saidabdulkadir1564 Před rokem +2

    Ninkan wa runti meahu dowlad kama jirto check point hdi ujiro qarax maba dhaceen

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před rokem

      Baraha Hubinta ✔
      (Afsoomaali)

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 Před rokem

    Subxaanalaah

  • @jdjsjdjdj2244
    @jdjsjdjdj2244 Před 2 měsíci

    Masuuliyiinta halabaro kaar yaan la aaminin

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 Před rokem +1

    Dadka waxaan sameeyo maskaxdey ka jiranyihiin ama caqligaa ku yar ama waa jaahiliin

  • @3harper1x
    @3harper1x Před rokem

    🥰

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem +1

    Waa nin xanuunsan masgixiyan hadalkiisa ayay ka muuqata

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 Před rokem

    Ninkani waan taageersanahay guuuleyso waa mujaahid

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před rokem

    Ma qali badan nin waa Sawir Caadi ah

  • @saidhussein2679
    @saidhussein2679 Před rokem +10

    Ninkan maalintii la soo qabtay wajigiisa waxaa ka muuqday naxdin iyo in la dili doono ,,,laakiin hada wareeysigaan waaba nin faraxsan oo og in aan la dileeyn ,,dilka la sheegayo waa wax dadka loo sheegayo ee ma la dilin ninkaan

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Před rokem +11

    Dadkeena wuu laayay casimadeydana dadkaa u dhalan we ku ciyareen madax wenaha waxan ka codsan lahaa dad magalada ku dhashay in amnigooda loo dhibo waliba nin walba dagmaduu ku dhashay in qeeb looga dhiibo wayo aqoon ayuu u leyhy wadankana wuu xasilaa

    • @abasmohamedali5160
      @abasmohamedali5160 Před rokem +1

      Amni wxaaa lagu suni karaa wll alle ka cabsi ee u dhlasho mahn mahasanid

    • @user-jb5ce6nm7j
      @user-jb5ce6nm7j Před rokem +1

      @ madaxwaeynaha uma dhalan magaalada! Meelkale buu ku dhashay. Ciyaal weerada laga fadhin la yahay sow dadkii u dhashay ma aha! Aaway bedel koodii

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j Před rokem

    Wali ma fahamsana dhibaatadii uu gaystay saamaynta iyo miisaanka Aduun iyo Aakhiro ay ku leedahay! Qofkaaswaa LOOX baan maqli jiray! Habayaraatee danqasho kuma jirto. Xasbunalaah wanicmal wakiil

  • @cabdirisaaqmaxamuudhuute9666

    Waa sax hadii check pont si sax ushaqeeynaayo qarax kama dhaceen xamar ninkaan waxbadan halaga faaideesto

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před rokem

      Baraha hubiska ✔
      (Afsoomaali)

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 Před rokem

    Wixii Mohiimka ahaa dhan Waa Ka jarjarteen siduu Qaraxa Gaalkacyo Ku Fududeeyay

  • @najkayare4065
    @najkayare4065 Před rokem +3

    hada il mahaga magac xumana wauga tagty Qayano qaran na wad samysy ina lilah waina ilhy rajicun🥺

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Před 21 dnem

    Indha Adkaa!!

  • @mos1954
    @mos1954 Před rokem

    Cajiib

  • @haania2495
    @haania2495 Před rokem +3

    Yaa rabi kuwaan umada ka qabo

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 Před rokem +3

    Kanoo kale xabad inaa lagu dilo ma ahan waa inaa xarig lasuro oo dal dalo

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 Před rokem +7

    ma fayobo!!

  • @shardiidxasan
    @shardiidxasan Před rokem +1

    Ninkaan waxa aqaana isagoo a.u.n
    cabdi qoowle oo walal ahayeen oo lanolaa ninkaan waligiis sargaalnimo iyo wax u'qalma ma'ahan

  • @zeynabhassan7550
    @zeynabhassan7550 Před rokem +1

    500 dollar miyuu nafaf badan ku dhaafsaday allow umada ka qabo kuwa saas ah ka buuxaan ciidanka

  • @HassanAhmed-mn2ht
    @HassanAhmed-mn2ht Před rokem +4

    Naxaris darnaa waxay laynayaan miyanay dadkoodi ahayn subhanallah dil ha Lagu fuliyo inta kalena halala dagaalamo

  • @xalinta2
    @xalinta2 Před rokem +1

    Barnaamijyadan gurgaar ma aaminsani waxay sheegayaan inuu run yahay. Dambiilaha marka la qabto wuxuu aad ugu dadaala inuu Dafiro naftuna way la macaanaataa. Waa samays.

    • @caaficompanisuldaanaali
      @caaficompanisuldaanaali Před rokem

      Dadkaan la wareysanaayo waxaa macquul ah ineey duranyihiin qof og dambigiisa ciqaabta kadambeyso sidaan uma faraxsano

    • @hibanura1929
      @hibanura1929 Před rokem

      @@caaficompanisuldaanaali ani masoo barobeyaa bal prnki ahan iney idurayaan iyo inkale

    • @caaficompanisuldaanaali
      @caaficompanisuldaanaali Před rokem

      @@hibanura1929 maya maya meeshaas qofkii tagaa taariiq iyo tiirka lee laga helaa ilaaheey ka magangal

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před rokem

    BISINKA GAARIGAAS HALKAAS AYAAN DHIGNAY OO BUSHUQDIISA YEEREEYSAY KUYE SUBXAANALAAHA

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale Před rokem

    Balo ku aragte Kan wlhi wa
    Dhiigya cab caadi ah
    Fadhiga aaba dhibaaye

  • @Abdihakem10
    @Abdihakem10 Před rokem +3

    Dadkaan masxkax ahaan uma cafimaad qabaan qof cafimaad qabo sidaas uma fakiro

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před rokem

      Dadka ciidan ahaan loo qortay ayaaba intooda badan ah dadkii dadka ugu liitay dhan kasta.

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 Před rokem

      Jini wuu ka fiyowyahay anigaa aqaan lkn dhiiga dadka uu diley dhiigooda ayaa naxariista ka qaadey

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Před rokem

    Karamado illaaah siiyay kwrn iyo sida uu qarankiisa u qayaamay cada qaata u noqday asigoo hada da.daan ah xaraaan cunay caruurtiisana xaraan siiyay qiyaano qaran wuxuu ku helay aduuna iyo Aaqiro wuu ku qasaaray allaha cadaabo

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s Před rokem +4

    Qof waalan intaas oo mission ah mafulin karto wuu khalkhali lahaa qorshahaa ka xumaan lahaa mar uun waalaqaban lahaa laakiin ninkaan waa nin caafimaad kiisu buuxo kaliya waa mooryaan xasuuqa dadka ayuu lacag badan ka helaayey xataa inyar oo damiir ah ama islaam nimo ah malaha. Nacalaa dhalaye cad cad haloo googooyo. Body language kiisa fiiriya shacabkii uu xasuuqay wuuba ku faraxsan yahay

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 Před 3 měsíci

    Nacalad ilaahay hakuu rido, waa iska qoslayaa.

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 Před rokem

    Afgooye waaba meel laga soo abaabulo acuudu reer Muqdisho reer Afgooye yay idiin soo galin

  • @tariikhtowbah4346
    @tariikhtowbah4346 Před rokem

    illahow iimaanka hanaga qadin xiligiii ooo sumcad iyo sharaf radin lahaa buuu wuxu dalka u soo qabtay ka dhigay waxan jirin

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 Před rokem

    WAA bil KASTE qandaraaskoodabu FIIRI TAARIIKHDA ay dhigayeen WA bill kat ama MAALIN DHIMAN ama maalo yar raacsan allow SII cadaab
    SHUUTow u HIILI QARANKAAGA iyo MAATIDA shaacabkaaga mar haadi gacanta LAGU Soo gelshay

  • @MOHAMEDHASSAN-ts8yo
    @MOHAMEDHASSAN-ts8yo Před rokem +1

    Shaki malahan in eey laba shabaab wada shaqeeyaan ayaa maqli jiray

  • @hipaaqfeysal1278
    @hipaaqfeysal1278 Před rokem +2

    Gungaar😭❤️

  • @salmaanabdul1305
    @salmaanabdul1305 Před rokem +1

    Wariyaha barnaamijka isku duba riday😂. Arsenal Ayuub ka cabdanayaa. Waxba lagama fahmaayo

  • @sheekhmaxamadshaafi7563

    Shaab sidaan udaawan waan ku dalay waxaan sugi Kari la,ahay intaa soo qabanaysaan cali dheere

  • @sitteyhussein2558
    @sitteyhussein2558 Před rokem

    Bismilaahi nin weyn waaye maxaa qaadey

  • @hannadyarkasannadka8097

    Waa yaab aduunya waxaa umalaynaa somaliya halyaay maleh hadii si adag lisa maamula wax kasta waay hagaagi lahayeen habaacsanaan iyo jilaac umad laguma wadi karaa

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 Před 2 měsíci

    Wxaan mafiyaabaan u maleynaa shabaab xagey kahelaan dadka waalwaalan iyo waxa caqliga dhiman

  • @shardiidxasan
    @shardiidxasan Před rokem

    Ninkaan haduu yahey cabdi qoowle walaalkiis

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Před rokem +2

    Waxaan aniga waxba kama fahmin ????

  • @axlaampea4056
    @axlaampea4056 Před rokem

    Damir lawe😭💔wuba kusii faraxsnyhy

  • @MoKadir96
    @MoKadir96 Před rokem +4

    Ninkaan waa iska qoslayaa ma moodid in nafo badan uu galaaftay oo caruur badan agoontimeeyay! waxa la yaabka badan waxa weeye checkpoint-yada la iska soo dhaafayo

  • @ahmedomar5137
    @ahmedomar5137 Před rokem +2

    Kulahaa waryaa ayaan badanaa xilkaa haayey 😅😅😅😅😅😅😅

  • @ahmedali-vp7fb
    @ahmedali-vp7fb Před rokem

    Kuwo kale oo Sassoon baa ka daran

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Před rokem +1

    waa qaiin labo wajiile ah ha la dilo duliga

  • @shardiidxasan
    @shardiidxasan Před rokem +1

    Imese hobiye ayaa malnkasta dhacda ..allaah hadinbad'baadiyo welashanana wareeysanaya

    • @shardiidxasan
      @shardiidxasan Před rokem

      Ninkaan waxa aqaanaa isagoo kashaqeynaya lababaajada kabreto ee cago dhiig werdhiigley