DILAAGI SPORTSKA AHAA FAYSAL GUJIS QAYBTI KOOWAAD EE AFMEER

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 05. 2021
  • BARNAAMIJKA AFMEER QAYBTA KOOWAD DILAAGI SPORTKA EE KAMID AHAA SHABAKADIHI DILALKA KA GEYSTEY MAGAALADA GALKACYO EE ARGAGAXISADA ALSHABAAB.

Komentáře • 237

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 Před 3 lety +80

    Reer Boosaaso ayaan ahay Waxaan Bogaadin Gudoomiye Sanyare Iyo Taliye Muumin Alla Ha idin Guuleeyo Waxay nasoo xasuusinayaan Boosaaso 2014 oo xilligaas Sidan loo nadiifiyay Allana Amni nagu siiyay 🇸🇴🇸🇱🙏🏼

  • @goolis69
    @goolis69 Před 3 lety +11

    Afmeer iyo wariyaha waraysigay qaadaya runtii waa dad professional ah

  • @cabdizamad370
    @cabdizamad370 Před 3 lety +8

    Ilahay kuuma naxariisto adiga iyo kuwa kula midka ah wllhi waa guul ay gaadheen reer mudug gaar ahaan reer gaalkacyo

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 Před 3 lety +45

    Weriyhii gungaar diyaarin jirey Abdiaziz Africa AYAA kuu wacnaa in uu barnaamijkan la diyaariyo waayo khibrad dheerad ah ayuu u leeyahay arrimahan,

  • @roodosalaad192
    @roodosalaad192 Před 3 lety +28

    Timirre Sharaf korkaaga Ahaato Intay Nolol Jirtan Noolow ilaahyna cimri dheer & caafimaad haku siiyo War Timirre & dowladaba u duceeya🙏❤️

  • @rooblemohamed700
    @rooblemohamed700 Před 3 lety +23

    Dhiig islaameed allow ha igu sababin
    Ninkaan Dhiiga umada muslimka uudiley aaqiro maxaa igu jawaabesa Subxana allah

  • @hadlayemunir7992
    @hadlayemunir7992 Před 2 lety +8

    Inta og Inu ninkan akhira joogo like isaara

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 Před 3 lety +20

    Meel xun ka baxa gun gun dhashay waaye oo fulayo ah sida maskii umada ugu dhex jira lkn indho aan seexadka aqoon ayaa idinku daba jira waana la idin wada qaban doona in sha allah

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 Před 3 lety

      Carbkii fiire 🐍 mas ayuu u egyhay 😭😭😭

    • @abdullahisaid316
      @abdullahisaid316 Před 3 lety

      @@fatushbbe689 kan cml fashion aa u dili laha madhaxa kacalamadhenlaha🤬🤬👞

  • @walalbaabaa7981
    @walalbaabaa7981 Před 3 lety +5

    Walahay aaminadi yaraan mr hdi ay kubada nala cuyarayaan ayna nala qayilayaan..belonku degtay

  • @abdimatan28
    @abdimatan28 Před 3 lety +12

    This is hard to listen. These people live among the population so how I wonder how these innocent ummah will be safe. May Allah SW bring them to justice. Killing people senselessly. It hurts.

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Před 3 lety

    Subxanalaah walahi waa ayaan daro naheysata ee ILAAHAY umada haka qabto mujrimiintaan.

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 Před 3 lety +6

    Wuxu ku celceliyey alxamdu lilahi rabi caalamiin. Ma ilaahay ayu aaminsan yahay

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 Před 3 lety +1

    Subxanalah kuwan ma somali baa Allah idin qabay muslimka ku layey aqiro allah utageysin.

  • @abdullahiomar4398
    @abdullahiomar4398 Před 3 lety +8

    Jariimadii Gaalkacyo loogeystay waa mid aan 50 sano sooo socota laga soo kaban karin, waxan bogaadinayaah MD dowlada Puntland Said Abdullahi Deni , gudoomiye G/M sanyare iyo Taliyaha G/M Taliye Muumin waxa idin xusi doonta tariikhda waxan leyahay howshu wali ma dhawa oo argagixso somalia kama dhaman shabakado kale aya la aburi kara indhihina pis iyo dharcadka haidin shaqeyo dowladuna budget ha u sameso oo barlamanka ha u an sixiyan, amniga Puntland wuxu ku xalismi kara xal u helida gaalkacyo. hadii halkas laga so adkeyo waxan shaki ku jirin in magaloyinka waweyn e puntland noqonayso meel xasilan insha alah

  • @saciidacabdi520
    @saciidacabdi520 Před 3 lety +2

    inti aydilen allaha unaxaristo ayagana jahanaba alle hageeyo

  • @x-isaac3385
    @x-isaac3385 Před 3 lety +8

    2008 14 jir ban ahaa Xamul 🚛🚚 na southafrica ila Namibia 🇳🇦 ban bacinayaay asago inta ka wayn miyu naga dhadhicinaya walaa ii tashkiladeeyaay dilaa ayga aygu dhalay
    Hanbalyo reer mudug Sidaad cadawga isaga qabaaten

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Před 2 lety

      Imika inte jogta wll

    • @x-isaac3385
      @x-isaac3385 Před 2 lety

      @@ugbadomar5881 Hada Namibia 🇳🇦 wll

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Před 2 lety

      @@x-isaac3385 sanbiya miya wll

    • @x-isaac3385
      @x-isaac3385 Před 2 lety

      @@ugbadomar5881 my South Africa 🇿🇦 ayeey u dhawdahay

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Před 2 lety

      @@x-isaac3385 ha grty alleh hakugu nabad galiyo wll

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 Před 3 lety

    Waa narnaaamoj zidii abdiaziz aftica oo kale usoobaxay

  • @digekhalif748
    @digekhalif748 Před 3 lety +2

    Thank you madaxweyne dani

  • @zalimhussein6118
    @zalimhussein6118 Před 3 lety +2

    Mxay dad an wxba glabzan laayeen kwan subxanallaah

  • @burhaanbirjeeb8658
    @burhaanbirjeeb8658 Před 2 lety +3

    1989 Ayuu dhashay sida uu afkiisa ka sheegtay
    2008 Da’diisa Waxey Aheyd 19 sanno

  • @subscribeforgoodluck1806
    @subscribeforgoodluck1806 Před 3 lety +11

    Agagixisadu xasuuq bay Galkacyo ka gaysteen waxayna socotay 13 sano! Sir doon taleefoonada dhagaysta iyo dhar cad xaafadaha Kala qaybsada iyo bulsho feejigan oo wada hubaysan oo qofkasta meeshuu dagganyahay baarta hadday jiri lahaayeen waxaan 2010 ama 2011 baa lasoo wada afjari lahaa laakiin maato caano leh oo gacan ku gabbad ah baanu wada noqonay!

  • @abdirisakcawil5522
    @abdirisakcawil5522 Před 3 lety +10

    Barnaamijkan aad aya isugayay waxa kuxirnan jiray gungaar waa barnaamij qimo leh horay usoco

  • @aminaabdi3933
    @aminaabdi3933 Před 3 lety +7

    naga soo habeeya barnaamijka qofka hanoo sheego dadka u dilay mgacyadooda iyo tiradooda iyo dilkii ugu horeyay u geystay iyo cidda maalgalinaysay

  • @user-lz6bs8uc8e
    @user-lz6bs8uc8e Před 22 dny

    WAA REER KHALAF AMIIRKAN🎉

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Před 3 lety +11

    At the moment - dhagtaa dhiiga loo daray 😂😂

    • @fatimaaragsan9167
      @fatimaaragsan9167 Před 3 lety +2

      Hada way inaga hooseeyaan

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 Před 3 lety +2

      @@fatimaaragsan9167
      Who cares

    • @ismailabdi4206
      @ismailabdi4206 Před 2 lety +3

      Markuu bakhti nayeyna, wuu dhuusay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @adnoasad218
    @adnoasad218 Před 3 lety +1

    Masaajid Ramadaan from Bosasso 🥺😪🖐🤲

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Před 3 lety +7

    Indhahooda Laga Dareema Dilka Midwalbo 🙆🙆🙆🙆🙆

  • @waayeelcadde1163
    @waayeelcadde1163 Před 3 lety +5

    Indho buur io cabdirisaaq burale hala iweydiiyoo wixii diley abaahey macaan aadaan faarax dheere geerisiida darteed paan nolosha aduunyada uga dhacey maanta meeshan an joogo ma joogeen please bahda afmeer iweydiiya si dhaqso leh aniga u aaraayo abaahaye oo unooL

    • @abdilahiyusuf5779
      @abdilahiyusuf5779 Před 3 lety +5

      Waayel Cadde Wll Aabe Alle Ha U Naxariisto Runtii hadalkaagu Meel fog Buu Ig Taabtaye

    • @crisaaqyusuf9063
      @crisaaqyusuf9063 Před 3 lety

      @@abdilahiyusuf5779 htesh

    • @waayeelcadde1163
      @waayeelcadde1163 Před 3 lety +1

      @@abdilahiyusuf5779 aamiin sxp

    • @mmb8978
      @mmb8978 Před 3 lety

      Mudane u ducee aabe
      Kolay ayagaa dilay, wax duloobay weeye
      Dadkiisi laynaya, diin, dad,dal midna ma reeban, ilaaahy meel xun hamariyo
      Hadalkaaga wan ka naxay, nin aabihi la dilay waa wax adag

  • @umunawal2797
    @umunawal2797 Před 3 lety +3

    Bisinka Dilka ayuu u Xamdi naqsanaa

  • @safarmedia1768
    @safarmedia1768 Před 3 lety

    M.a timirre alle ha ku xifdiyo

  • @taqiyomohamed2759
    @taqiyomohamed2759 Před 3 lety

    Ilaahay haka qabto umada soomaliyeed kuwaas arxan laawayaal ah

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 Před 3 lety +3

    Somali cuqubo dhudhacday ciyaalkay dheen aa lagu saliday subhanallah

  • @mhdinero9658
    @mhdinero9658 Před 3 lety +6

    Waxaas Diin ka dhigayaan, waxay dileen Ayeeyo, waxay dileen nin diiday inuu bixiyo lacag baad ah, waxay dileen culimada Masaajida. Khawaarij Shabaab waa Fulay ah oo Masaakiin Iska dhiga iyagoo habeenkii wax dila khawaarij Shabaab waa ajar qofkii dila khawaarij oo Dhiigooda Daadiya..💯

  • @xidigtiibari7976
    @xidigtiibari7976 Před 3 lety +5

    2000 way yartahay puntland ninkaa lacag badan Hala dul dhigo jeeri

  • @cqaniyusuf1121
    @cqaniyusuf1121 Před 3 lety +2

    subxaanalaah

  • @digekhalif748
    @digekhalif748 Před 3 lety

    Asc sxb afmeer waad mahadsantahiin

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 Před 3 lety +19

    WaxAn miyaa rer mudug baaibyey xaraammiin 😭

    • @mulkiosman7828
      @mulkiosman7828 Před 3 lety +2

      Nacaladaan bal beenta uu noosheegayo dhageesta waxaa leey jiri waa GAALO ma reer budlaanbaa gaalo noqotay 😡😡😡 waaryaada NINKA ha dhageeysanina ee Futada BAMBA KA GALIYA 😡 SALAAD AYUU YIRI DHULKA KULO GO' HADALKIISA AYAA IDHIBIN 🤮 🤮🤮 MAXUU YIRI MASKAXDUU IGA XADAY NIN YAR MAHA EE SHEEYDAANKA GOOGOOYA QALBI JILEEC YUU IDINKU BEERIN😡😡😡WALAALAYAAL ILMO ADEER YAALOOW NINKA II DHIIBA AAN BEERKIISA CUNE 😡👹 WAAR 10 SANO HADDUU JIRO YAAN LA DEEN 😡😡😡 MARKUU NA DILLAYAY DADKEENA MA FAKARAY WAAD DAD AAN DAMBI KAAGALIN 😡 WAA BEENTIIS WUU UGU TALA KALAY INUU DILLO DADKEENA WAAR ASAGOO NOOL GOGOOYA 🥩🥩🥩II KEENA AAN CUNEE NINKA WALLAAHI WAA RUNTEEY

    • @mulkiosman7828
      @mulkiosman7828 Před 3 lety

      WEEY DIIYA MAXAY KA SAMEEYEEN ANAGA AYEEY NOO SOO DUULEEN WAAR WASA AABIHIIS WASAHA BIR KULUUL OO DAD AH KULIGOOD DABADA KA GALIYA 😱😱😱😭😭😭

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 Před 3 lety

      @@mulkiosman7828 ayeeyo dhudi ama wax kle

    • @umunawal2797
      @umunawal2797 Před 3 lety

      @@mulkiosman7828 18 iyo toban baan jiray ku lahaa aqligaa la iga xaday waa xiliga ay u jecel yihiin Somalia 10 jirkaa aqli miiran ah ee dadka in uu laayo wuu ugu talo galay

    • @haye496
      @haye496 Před 2 lety

      @Mulki Osman H.G Waa La Waashy

  • @fadumaabdulahi8158
    @fadumaabdulahi8158 Před 3 lety +5

    Qof wax bartay oo misena dhahaayo waa la I qalday waxaasi majiraane ee waa in ciqaabtaada lagu marsiiyaa waana inaad dhadhamisaa xanuun ka aad dareensii say famlyga dadkii aad sida arxan darada ah aad udishay

    • @maryan4436
      @maryan4436 Před 3 lety

      @@abdullahihussein8614qarax uun baa hada u furan iyo ku nasiibso ma dhaceeso ineey qof madaxa jabiyaan ee meesha ka cararaan waalagu shihiidi insha alaah

  • @hindicusub8996
    @hindicusub8996 Před 3 lety

    Alxamdulillah

  • @taqiyomohamed2759
    @taqiyomohamed2759 Před 3 lety

    Subxanalaah

  • @qaasimkaraama2006
    @qaasimkaraama2006 Před 3 lety +2

    Waraysigiii jeere aaway sxboow

  • @johnkulalihi8371
    @johnkulalihi8371 Před 3 lety +3

    Timire mahadsanid inkastoo aan jeclaa in waqtiga barnaamijka noo dheeraysaan si aan sifiican ufahano, marnaamijku haduu aad ukoo koobanyahay waxaa ka lumaya fahanka iyo xiisaha

  • @sadiaabdiazizwardere3966
    @sadiaabdiazizwardere3966 Před 3 lety +3

    waxan filim ma laga shekenaya🥺🥺🥺🥺

  • @XaajiYaasin
    @XaajiYaasin Před 3 měsíci

    Halalayo alshabab

  • @gaasfilmsvlogs613
    @gaasfilmsvlogs613 Před 3 lety +1

    @afmeer

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 Před 2 lety +1

    Dameer futo wayn. Caawu hayaa walee dhiigii ilaajay ka xarimay ee uu bilaashka ku daadshay.

  • @nazdalaan
    @nazdalaan Před 3 měsíci

    Deni waa legend

  • @abdikadiryasinali4819
    @abdikadiryasinali4819 Před 3 lety +8

    Afmeer Wll waraysiga su'aalaha waxaas waydiisa ninmankaa maxay ku shaqeeyaan haday aakhiro seegeen maxay ku badasheen. Tusaale waxuu leeyahay maamo dhuddi yuusof 350 ayaan ka qaatay . Lacagtaas maxay tahay . Iyagu mushaar miyay ku shaqeeyaan mase hawl-galka ayay wax ku qaataan oo lacagtaan 350 ah waa khidmad

    • @Raysar_578
      @Raysar_578 Před 3 lety

      Hawlgal baa mushaharku KU salaysan yahay

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 3 lety +3

    Alhamdulilaah nin dhahaya maa laxalaaleeyo maxaa loo hayaa balo kula foolxumaatay

  • @Katrah
    @Katrah Před 4 měsíci

    Alle idin so qabay subxana allah

  • @bashirali
    @bashirali Před 2 lety +1

    reer afmeer waad mahadsan tihiin lkn waxaan waayay ninka layiraa jeeri ee in lawareysto madiidyay mase anigaan arag

  • @cl1387
    @cl1387 Před 3 lety +3

    Aᴅᴀ ᴍᴏᴍᴇɴᴛ ᴇɴɢʟɪsʜ ᴋʙʀᴛʏ😄

  • @yahyeali9696
    @yahyeali9696 Před 3 lety +2

    Alshabaab waa kufaar calaamo ku dhacday

  • @amaalasad45
    @amaalasad45 Před 3 lety +2

    Ninkaan intee lcg ku qaadaty dhaha. wxs oo marxuumin ah habaar qabe

  • @gaasfilmsvlogs613
    @gaasfilmsvlogs613 Před 3 lety +1

    kooxaha argagaxisada umada xasuuqaya waa sharci ah in la laato

  • @laylaosman7234
    @laylaosman7234 Před 3 lety +3

    Subaxanalah qof maskaxadisu jogto oo muslimin diloyo masibo kugu dhacday oo melxun ka baxa ilaha kaga barye lkn manta maxa ka kentay halkasa jogta gacanky dhigle

  • @arawelo9504
    @arawelo9504 Před 3 lety +2

    Ilahay ba kajaridona cuqubadaygalen 😭😭😭😭😭

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 Před 3 lety +3

    Waxaan waa waraabe dadow ee dad maaha

  • @goopedhashane8117
    @goopedhashane8117 Před 3 lety +6

    Timire wlhi codkaaga i deeqay
    Adi io abdiaziiz Africa ba ilhy ha idin dhowro

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 3 lety +4

    Nimanka maxey aaminsanyihiin? caqliga uu 18 kuu imaan wayey adeer lagaa sugi maayo 350$ baa naf ilaahay xaraameyey ku sishay yahuu

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 Před 3 lety

    naf qof muslim ah in uu gooyo ayuu shaqo ka dhigtey ! shaqo joogto ah. walahi waa yaab. maanta ilaahay ayuu hor jooga. dambiyadi cusla ee badheedh u galay iyo dadki sida kidiska ah e naxariistu ka maqantahay uugu laayey gacantiisa midig ayey intuba u saaran yihiin ee side ayuu yeli.inalilah. noloshiisi aaqiro ayuu dollar yar u siistey. aqli xumaa

  • @sheikhdulmidiidxaaji8335

    Soomaliyeey fikradadan waa fikrad shisheeye wadaan oo bahalkan oo kale lagu shaqeenayo we dowladiina lashaqeeya.

  • @hanihappy1087
    @hanihappy1087 Před 2 lety +2

    📌 📌 📌 marka weenatay maad iskaga baxdo xariifoow 😂😂😂

  • @yaasirahmedtubbe6530
    @yaasirahmedtubbe6530 Před 2 lety

    Nin geesiya Waaye Ninkani

  • @nazdalaan
    @nazdalaan Před 3 měsíci

    Why not tap the communication. I don’t get it

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 Před 3 lety +2

    Alxamdulillah kuye si nin kheyr sameystay narti kufogow allah hortegi dheh alxamdlilah.

    • @lulxirsi6787
      @lulxirsi6787 Před 3 lety

      Waa waxaan la yaabay
      Qof dambiyada ugu waaweyn oo Alle xarmay sida Naf aan dambi galin oo Alle xarimay in la dilo dilay dambi Kan ugu weyn ayuu galay Alxamdulillah ayuuna leeyahay Subxaanallah Xasbunallah wanicmal wakiil 😭

  • @shaxshax-poy518
    @shaxshax-poy518 Před 3 lety +2

    Ani Galkaio Ma Joogo Shalay baa Ka Tagay 😶😣😣

  • @munamuse77
    @munamuse77 Před 2 lety +7

    This is madness 😥

  • @cabdifitaax5354
    @cabdifitaax5354 Před 3 lety +3

    Hala dilo eeyga eeygiisa

  • @mariamjama6525
    @mariamjama6525 Před 3 lety

    Evil man haladilo wax ba yo shekeen ehelo naaar

  • @tukointaanlagugutukan4300

    Wlee reer mudug magacii ka dhimay

  • @faaleeye4497
    @faaleeye4497 Před rokem

    wow

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim Před rokem

    Waa yaab

  • @Abshir252
    @Abshir252 Před 3 lety +1

    imisa qof ayuu dilay ninkaan? kuwama ayey kala ahaayeen? Cawke uu sheegay inuu kusoo daray shabaab ka xagee ku danbeeyey ma la qabtay? Markuu waynaaday haduu xaqiiqsaday in maskaxda laga xaday muxuu uga bixi waayey Shayadiinta uu ka mid ahaa? Horay ninkaan ma loo waraystay? Tuhun hore ma jiray? sidee loo soo qabtay?

  • @abdixakiinxasan9726
    @abdixakiinxasan9726 Před rokem

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @xuseen.abdulaahizaafi6034

    Soomaali guil

  • @ayanmuse6190
    @ayanmuse6190 Před 3 lety

    Ninkaan uu leeyahay jeeri malaqabtay

  • @abdulazizaden2120
    @abdulazizaden2120 Před 3 lety +6

    Hadaa lagaa shubayaa waxay kugu shubeen

  • @faiselaraye1558
    @faiselaraye1558 Před 3 lety +1

    Dila kalaabgaa

  • @abdullahiabdi8791
    @abdullahiabdi8791 Před 3 lety +3

    Barnamijkan wax uu qaab io nidhaam leetahy majiro gungaar kuwa diyaariya noowaco nimanyahaw

    • @hayani.t6649
      @hayani.t6649 Před 3 lety

      Ma ila aragtay kkkkk gungaar miyey gaaraan

  • @saraisse3019
    @saraisse3019 Před 3 lety +1

    Walagu arkaya kulaha hadadan ilaha ku abuurey aadan ka biqin ma ibnu,aadan bad ka baqeysa ina lilah

  • @edebsanmohamed5036
    @edebsanmohamed5036 Před 3 lety +1

    Balo ku dagtay dila in u yahay indhihisa laga garta

  • @ahmedaden3419
    @ahmedaden3419 Před 3 lety +2

    Runti inaa ganacsi iska dhaafo oo ku biiro sirdoonka Somalia bee iga heysaa markaan arkay sheydaamahaan sidaa dalka u galaayo

  • @abdiguled8200
    @abdiguled8200 Před 3 lety

    Thank you master san yarw

  • @maneytalk9296
    @maneytalk9296 Před rokem

    Dani mudug wa uhiiliyay xasuus gaara buu galiyay

  • @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556

    Dislike kuwa saaray alshabab waaye e hala raadio tuugada kuwan in ladilo aad baan ugu faraxsanahay

  • @deeqafgaab7254
    @deeqafgaab7254 Před 3 lety

    Afgaab

  • @massmass8300
    @massmass8300 Před 3 lety +2

    2008 midh caqliya uma
    dhinayn kadaab
    khawaarija

    • @maryan4436
      @maryan4436 Před 3 lety

      Kan khawaarij xataa ma ahayn wuxuu ahaa calooshiis u shaqeeste 100 dollar ehelkiisa ku laayay doqonka

  • @ahmedabdi716
    @ahmedabdi716 Před 3 lety

    Qaybta labaad waa sugynaa

  • @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566

    Ilahow cadowga naga qabo

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 Před 3 lety +1

    Dadbadan ayaa dareen sanaa in reer gaalkacyo waxa laynaya aysa meelkale uga imaan oo ayyihiin kuwii udhashay

    • @maryan4436
      @maryan4436 Před 3 lety

      Hooyadeey baa ka koow ahayd oo dhihi jirtay waxa dadkeena leenaya asagana nagama dheera waa uun anagii lee

  • @kaabafarah6480
    @kaabafarah6480 Před 3 lety

    Habaar qabe

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 Před 3 lety +2

    Nin kaan waxuu dilay nabadoonkii Leelkase ee aloore allah yarxam cad cad haloo goo gooyo

    • @subscribeforgoodluck1806
      @subscribeforgoodluck1806 Před 3 lety +2

      Lelkase, awrtable, iyo majerten/cumar maxamud/reer biciidyahan/reer maxamuud, argagixisadu xasuuq bay Galkacyo ka gaysteen waxayna socotay 13 sano! Sir doon taleefoonada dhagaysta iyo dhar cad xaafadaha Kala qaybsada iyo bulsho feejigan oo wada hubaysan oo qofkasta meeshuu dagganyahay baarta hadday jiri lahaayeen waxaan 2010 ama 2011 baa lasoo wada afjari lahaa laakiin maato caano leh oo gacan ku gabbad ah baanu wada noqonay! Garowe qofkasta oo magaalada soo gala waxaa labaaraa oo lawaydiiyaa yaad utimid, xaafaddee usocotaa? Qoys kasta iyo xaafad kastana indhahaa lagu hayaa, bulshaduna waa wada feejigan tahay oo waa wada sir doon.

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 Před 3 lety +1

      @@subscribeforgoodluck1806 garowe qof galaya oo laleyhy halkee katimid iyo halkee usocotaa iyo yaad usocotaa maan arkinee maad intaas naga yara deyso wlloh amni way ledahy amnigaas oo diiq kutaagan bay ledahy maanta puntlnd oodhan bay xisbigaan ku faafeen meel amniyana garowaa udhow oo ah magaalada laga maamulo gobolada iyo deganka puntlnd

    • @subscribeforgoodluck1806
      @subscribeforgoodluck1806 Před 3 lety +2

      @@rahmohuseinahmed2877 labo jeer baan tagay aniga iyo dhawr dhalinyaraa 2019'kii labada jeerbana waa nala weydiiyay, waa laga yaabaa inay cidday kashakiyaan keliya weydiiyaan, waana arrin wanaagsan.

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 Před 3 lety

      @@subscribeforgoodluck1806 shaki haa lkn cidna isma waydiiso waxna abowe

    • @DhukowChannel23
      @DhukowChannel23 Před 3 lety

      @@rahmohuseinahmed2877 sax

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 Před 3 lety +4

    NIN KAAN OO KALE MA AHA IN LA DILO WAA IN LAGA FAI'DEYSTAA AQOONTISA IYO WAAYA ARAG NIMADIISA

  • @user-zn1mx6zw7m
    @user-zn1mx6zw7m Před rokem

    Ninkan maalin ban sheekaysaney asagoo ifaninayey wa uu tagay xamar oo boos hooyadi laha lagu qabsaday ka dibna maxkamadaha shabaab loga dhiciyey

  • @Katrah
    @Katrah Před 4 měsíci

    😢😭😭😭😭

  • @majortuure1822
    @majortuure1822 Před 3 lety

    Feysal gujis shubaa ku dhashay cadaabta soo ma galin marka hada

  • @mohamedabdikadiraden9216

    32 sano ayu jiraaa 2008 di aqli malaheen kulahaa war 2008 dii ano 13 sano jiro ba wax kala ogaaa asgo 20+ jiro ayu leeyahy aqli la iga xiday

  • @iamkaasimjr7870
    @iamkaasimjr7870 Před 3 lety

    Waraysiga naga habeeeya nio wixii muhiimada ahaaaba maba waydiine

    • @DhukowChannel23
      @DhukowChannel23 Před 3 lety

      Wariyahan waxaa ka xariifsan midka muqdisho jooga Cabdicasiis Afrika

  • @mustafeibraahim4854
    @mustafeibraahim4854 Před 3 lety +1

    Jeeri maan la qaban markaa ??