Galka Baarista: Dagaalka ay dowladda ku haysto warbaahinta Al-Shabaab | VOA Somali

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 03. 2024
  • Mar walba nagu xirnow
    🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.com/@voasomali/?s...
    🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali.com/
    🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Komentáře • 66

  • @osmanahmed3550
    @osmanahmed3550 Před 3 měsíci +7

    إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا يُنفِقُونَ أَمْوَالَهُمْ لِيَصُدُّوا عَن سَبِيلِ اللَّهِ ۚ فَسَيُنفِقُونَهَا ثُمَّ تَكُونُ عَلَيْهِمْ حَسْرَةً ثُمَّ يُغْلَبُونَ ۗ وَالَّذِينَ كَفَرُوا إِلَىٰ جَهَنَّمَ يُحْشَرُونَ (36)

  • @xassanyare9526
    @xassanyare9526 Před 3 měsíci +7

    VOA somali ayaa ubaahanahay in nalaga xiro
    Waayo dan somaliyeed kamashaqeyso
    Waa idaacad gumeyste leeyahay

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před 3 měsíci +9

    👋 Weriye Haaruun Macruuf.

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 Před měsícem

    Subxaan Allaah illaahaay haaynaga qabto daalimiintu soomaaliya duli ayaay ka dhigeen inkaar qabayaalshu 😢😢

  • @CabduWali-zc2rn
    @CabduWali-zc2rn Před 3 měsíci +3

    Alshabaab waxaan umaleeynaa inay soomali daawo utahay.

  • @user-vo1ry2gq4c
    @user-vo1ry2gq4c Před 3 měsíci +6

    Somalia hanolado all my brother of somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle Před 3 měsíci +13

    يريدون أن يطفئو نور الله بأفواههم والله متم نوره ولو كره الكافرون.

    • @Hardyironman
      @Hardyironman Před 3 měsíci +1

      Nuurka ilaahay ma khawaarijnimaa shareecada ma dastuurka khawaarijtaa

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle Před 3 měsíci +5

      @@Hardyironman
      Aayadda qur'aanka ah marka ay ku xagato ogow in aad xanuunsan tahay.

    • @osmanahmed3550
      @osmanahmed3550 Před 3 měsíci +2

      ​@@Hardyironmanquraanka aya ku dhibooya

    • @mohamuda.xamaraawi5553
      @mohamuda.xamaraawi5553 Před 3 měsíci

      Kuwa nuurka ilaahay hortaagan ee dhiiga umada dhulka ku gaduudiyey waa gaalada alshabaab.

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle Před 3 měsíci

      Kuwa nuur ka allah daminaya waa kuwa nasaaradda garabsaday ee u yaqaan saaxiibada caalamiga, kuwaa in ay nuurka ilaahey inay damiyaan dadaalkooda ku bixinayaan oo Habeen iyo maalin u taaganyihiin ma igu diidantahay , mareykan ma shareeco islaam ayuu soomaaliya ka hirgalinyaa mise dhulkiisaa ayaan ka heysanaa ?
      Mise nabad ayuu nala jecelyahay markaas ayuu hantidiisa ubaabi'inayaa in aan anagu nabad helno .
      Yaa waaye kuwa allah yiri : ka suulimaayaan inay idinla dirirayaan ilaa ay idinka celiyaan diintiina .
      قال الله تعالى: ( ولا يزالون يقاتلونكم حتى يردوكم عن دينكم ان استطاعوا.......)
      Sidoo kale waa ayo kuwa jecel inaan gaalo noqono sida ayaga oo kale ah:
      قال الله تعالى: ( ودوا لو تكفرون كما كفروا فتكونون سواء )
      Waxa ay jecelyiin hadii aad gaaloobi laheydeen sida ay u gaaloobeen ...

  • @user-wd8sd8ym5n
    @user-wd8sd8ym5n Před 3 měsíci

    Good

  • @Fikir-dheere
    @Fikir-dheere Před 3 měsíci +5

    Wadanka shabab lee udanbeen waa rag uu Allah lajiro wa Al taif al mansura As Allah guleyo xukunkana Allah hanoogu dhiibo الا ان نصر الله قريب

    • @ridwaanhassan8790
      @ridwaanhassan8790 Před 3 měsíci +2

      aad iyo aad waa rag adag khaladaadba halahaadaanee hadane waa kuwa qadiyad udagaallamaya oo aan quusaneyn si walba oo loo ciriiri geliyo

    • @abdiftaahomar6544
      @abdiftaahomar6544 Před 3 měsíci

      ​@@Fikir-dheereriyo ayaad ku jirtaa😂

  • @wajicawilbaxad2962
    @wajicawilbaxad2962 Před 3 měsíci +1

    garuun galka barista wa hal abuur dhamaystiran

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Před 3 měsíci

    Wariye sare haarun macruuf salaama

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 Před 3 měsíci +5

    Dalkaan wadadii Afghanistan 🇦🇫 ayuu marayaa laa shaka

    • @abdulllahi6161
      @abdulllahi6161 Před 3 měsíci

      khawarij mataalibaan baa gaartaan taliban dad wax bartay dowlad ahaay bee ahaayeen lkn adiga mufsid weynaaday tahay yaa ku rubi halkee xukumeysaa

    • @abdulllahi6161
      @abdulllahi6161 Před 3 měsíci

      @somaliyin2001. khawarihow jana kagama cararee raga waaweyne meesha fadhiyaan wir ha sheegan adiga oo kale caasi walid ah baa lagu adeegsanaa wir wilkooda ama ayaga ha is qarxiyaan.war wax baro daalim yahow

    • @Allasheikh.
      @Allasheikh. Před 3 měsíci +2

      Wwxaana sugi bal waxa dalkaan ka dhici doona goorta dalkaan isaga baxaan atmis iyo ciidamada Ethiopia.
      Dadka qaar xasaasiyad ayaa ku kacda Marka Ay arkaan qof aan la aragti ahayn.
      Rafaad yuusan ruuxu kanga dhicin aragtidaada in qof walbaa qaaato suurta gal Mahan, 😮

  • @derieabdi5757
    @derieabdi5757 Před 3 měsíci +1

    Somali memo

  • @geeleamursal3395
    @geeleamursal3395 Před 3 měsíci

    Barnaamijkaan galka baarista waa barnaamij si fiican oo waayo aragnimo ah loo soo diyaariyey. Weriye haaruun macruuf waa weriye aan jecelahay.

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Před 3 měsíci +1

    Intey khawaarij ku dhex dhuumanayaan Somalia wax hormar ah oo la dhihi karo wey gaareysaa Somalia ma jirta, Alle swt wax ka baryayaa waa bil Ramadan inuu ka qabta kuwa baneystay dhiiga Muslimiinta ayagoo ku so hoos ganbanaya Diinta islamka

    • @mastermind.405
      @mastermind.405 Před 3 měsíci +2

      Dabadhilif 🐕🇺🇲

    • @liibaanibrahim2507
      @liibaanibrahim2507 Před 3 měsíci

      @@mastermind.405 war As io American isku key mid ayey ii yihiin, waxa dalkeena qaribey waa labadaan, kuwa daba dhilifka u ah American iyo As kuwa kuraasta ku fadhiya ee hogaanka noo haya maanta Alle ha Ina dhaafiyo

  • @user-pf4yh7jh4b
    @user-pf4yh7jh4b Před 3 měsíci +1

    ramadan karima

  • @zakariekhalil1709
    @zakariekhalil1709 Před 3 měsíci +1

    Harun maruf, mxa ku daba dhigay al shabab iyo wax qabadkooda mise waxa thy ergay mareekan so dirsaday oo jaajuus u ah.fadlan shaqooyinkada kale raac ama ku saf noqo qalbiga wad ka jeceshahy al shabab # we are al shabab’s power force💪🏽💪🏽💪🏽

  • @Abdirahman-sc6ue
    @Abdirahman-sc6ue Před 3 měsíci +1

    Wa sax Kampala aye kajiran kuwas argagaxisada ayago is ticmalaya ciyalka balwadaleh

  • @Zamzam.044
    @Zamzam.044 Před 3 měsíci

    Alshabaab mahad salaad kamid miyaa

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 3 měsíci

    Adunk jignolijiyada isgaar siinta sida interested iyo talefonka hadayka ayaa lagu sugaa amniga oo dowlada ay gacan ta kudhigtaa taas bana
    Amniga ugu horeyso dalka somaliya dowlada mxaa udiidey arintaas iney iyada mamusho dhankale
    Lacagta maxaa lodabici wayey oo bank somaliya muxuu mamulaa 20sano ba lamarayaa dalka malahan lacag oo shirkad ganacsi shakhsi leyahey baa dalka dhan mamusho

  • @shiikhmustafa8139
    @shiikhmustafa8139 Před 3 měsíci +3

    Dowlada maxaa u diiday in kitaabka ay qaadato ma shabaab ayaa dinta ka xigo may qaadato

    • @indhabuur6264
      @indhabuur6264 Před 3 měsíci

      Ga,aanada masiiriga ah ee quseeyo dadka somaliyeed waxaa mac,quul ah ineey meel kale ka imadaan 🤔

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle Před 3 měsíci +3

      Waa su'aal muhiim ah , jawaabteedana aan laga heyn dowladda.
      Lakin sida muuqata waa dad laga maamulo daaha gadaashiisa oo gaalka weyn ayay talaadada ka qaataan , Gaalka weyn ma ogolo sharci islaam.

    • @ahmedsaedyusufahmednur1640
      @ahmedsaedyusufahmednur1640 Před 3 měsíci

      dadka somaaliyed waa dad islaam ah boqolkiiba boqol waa dad ku dhaqma diinta islaamka hadaba suasha waxay tahay maxay tahay sababta ay xasuuqa ugu hayaan kooxaha argagaxisada ah dadka somaaliyed ee islaamka ah waxaynu aragnay in badan shaqsiyaad somaaliyed oo masaajido lagu dhex dilaayo hadaba dadka xasuuqaaya dadka islaamka ah ee ku dhex jira goobaha cibaadada masaajidada dadka ku dhex dilaayo ayaga islaam miyaa diintee u banaysay in dhiig muslim lagu dhex daadiyo goobaha cibaadada waxaan u arkaa qolada gumaadka iyo xasuuqa ku haysa shucaybta islaamka ah ee somaaliyed waa qolo aan difaacayn diin islaam balse waa qolo sumcad xumaynaysa diinta islaamka waxaana ka dambeeya yuhuud iyo maraykan waxaan in badan baadhitaan ku sameeyay kooxaha magaca diinta islaamka ku qadhaabta dhamaantood waxay wataan calan ama maro ay ku qorantahay tawxiidka alle.. ayaga oo uga jeeda sumcad xumaynta magaca diinta islaamka si aanay diinta islaamka usoo gelin dadka aan haysan ama aan aaminsanayn diinta islaamka.. arintaasi waa arin dabada ku haysa wadaada kaniisadaha maamula oo dhaqaale xuugle ku bixiya suurad xumaynta diinta islaamka...
      hadii ay doonayaan in ay gaalada la diriraan maxay ula diriri waayeen yuhuuda xasuuqa ku haysa shacabka reer falastiin

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse Před 3 měsíci

      ​​@@ahmedsaedyusufahmednur1640 hade islam yihin isku dhaqan isku luqad yihin somalia side hada tahey maxa ka dhigey maxa wax walbo qabiil iyo qabyalad ugula weyn yahey somalida??

  • @user-xf4hb9yj1n
    @user-xf4hb9yj1n Před 3 měsíci

    ❤❤❤😂😂😂❤❤❤

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN Před 3 měsíci

    Dhanka warbaahinta aad ayay Al shabaab ugu sarreeysaa .

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 3 měsíci +2

    Harun Macruf Wazir kuxigenga warfafinta Al Qabilla warkisa ma'aha lagu kalsonaan karo,waayo Idacadii Qaranka ayuu kadhigtay mid Shaqsi uu leeyahay,wararkii uu bulshada u soo tabiyo.waa mid runta kafoog,Iidheh ah laguna Amaano Taliya Nisa oo ah nin eey wada shaqeyaan Alqabilla.

  • @maxamedcabdillahi8155
    @maxamedcabdillahi8155 Před 3 měsíci

    barihii ay dawladu sheegtay inay xidhay way shaqaynayaaan sida calamada.alfurqaan

  • @XudeyfaAhmed-ws7lm
    @XudeyfaAhmed-ws7lm Před 3 měsíci

    Maxaa laxirey ilaa hada way buuxaanee

  • @AbdikadirMaxamuud-ts5ju
    @AbdikadirMaxamuud-ts5ju Před 3 měsíci

    Waa good Khawaarijta Alshabaab waa in laga Xidho barahooda bulshada ee ay dadka somalida ah ku marin habaabinayaan

  • @khadarmohamed8296
    @khadarmohamed8296 Před 3 měsíci

  • @derieabdi5757
    @derieabdi5757 Před 3 měsíci +3

    Abu ayaan 😂😂😂😂😂

  • @feysalabdi9985
    @feysalabdi9985 Před 3 měsíci

    Khawarijtu waa eyaha narta ilahay wu kadahiri donaa dhulka inshllh waa xaran cunayal wa dhig cabayaal

    • @Fikir-dheere
      @Fikir-dheere Před 3 měsíci +1

      Yaa ahh khawarij xaaranyohoow war niyow somaliyey seef laboodka dhaafa waligiin bo waniligukasi jiree diinta barta

  • @shucaebgabo3808
    @shucaebgabo3808 Před 3 měsíci

    Hadiiba doowlada aa garaneso meshay ku yalaan Cidacadaha Al shabab, Maya duqeeyaan?

  • @user-mo2mg5io8q
    @user-mo2mg5io8q Před 2 dny

    yusuf alcadaala asagaba ah alshabab wuxuuna diley wariyaal badan iyo madax badan waa tuug waligiisa dili jirey shacabka somaliyeed

  • @abdifatahhalane1792
    @abdifatahhalane1792 Před 3 měsíci

    Waa been warka NISA!

  • @Hardyironman
    @Hardyironman Před 3 měsíci

    Khawaarijtaa waa in la xasuuqaa lana ciribtiraa

  • @zakihamito27
    @zakihamito27 Před 3 měsíci

    kkkkkkkkk xadgudub kulahaa waxay rabeen in loodaayo miyaa kkkkkkk

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 3 měsíci

    Khawaarijta waa waxuush bilaa diin ah waxaa ku biiro waa dad jaahil ah iyo ciilqabe liito

  • @NimoAliaboubakar-bj3gr
    @NimoAliaboubakar-bj3gr Před 3 měsíci

    Alsheydaan iyo wixi garabsiyaba Akhiro xisaab ba u taal

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle Před 3 měsíci

      Kuwa maraykan saaxib la dhigtay iyo garab ee muslimiinta uga hiiliyay waxa sugaya waxa ay beerteen .
      ياءيها الدين امنوا لا تتخذوا اليهود والنصارى اولياء بعضهم اولياء بعضهم ...

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle Před 3 měsíci

      Kuwa mareykanka garab siinaya xisaab uma taal miyaa ?

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Před 3 měsíci

    Koonfurta Somalia way fashilantay sido kale way kala daadatay, fashilkoodna waxay rabtaa inay somaliland baabiyaan, lkin kama yeelayno