"Dul saar wax la yiraah ma jirto -Alla aamin dhaash!!" Barnaamijka Caweyska | kulankiisa 3-aad
Vložit
- čas přidán 12. 03. 2024
- Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv - Zábava
Ayyyy koko iyo amiira isla joogoda jecliyaa labadyda indhood❤☝️👑🖤
😂
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗🌙
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
Bartiiyaqaan bareumakorodho
Habeenkii amiira joogto lee imaadaa wllhi 😂😂😂
Koko bulle I love this girl ❤❤
Gabar yar oo farxad badan waaye Koko waxaan u rajayna mustaqbal ifaya iyo nolol wanagsan
Mustaqbalka nalmiyaa😅
Haa wllhi waa firiid ilaahey habarakeeyo koko❤❤
amiin koko keep going
1:Allah Aamiin ma iisho
2:Labaatan jir intuu geed ka booduu talo ka boodaa
3: Barti yaqaan bar uma korodho
4:waa baahanahay bakhti looma cuno
Sax🎉🎉🎉
War amiiro in laga badiyo maheeen barnaamijkaba funny ka dhigeyseee😂
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
Jah amiira qurux waa ku wata ❤😮
Inta team 27 dardod udawaneyso✌️❤️😂
Kulamid ahy wlhi
yes 😂
Astaan barnaamijkasta koko maa noosoo galisiin waa jecelnahay❤❤
ALLE AAMIN MA IISHO
M.a amiiro say su allaha uga jawabysy ayada darted ayn ufirsanayy😊❤
railway closed at in want island be in a yards of land and then the other even side and the land same one will be on euro land it is a good 👍 adventure hello there sir
War amiira maxaa inooga wadeen barnaamij iyada nuurineysay wlhi so funny waaye amiira la aanteed nuur malahanaayo plz sidaan hanagu sameynin bal waaba nagu sameyseene maxaa u ooynooyaa 😂😂
1-Alla Aamin Ma iisho
2-20 Jir intuu Geed Ka Booduu Tala Kaboodaa❤
👍
asxaabay amiira hadaan codsano in lagu soo celiyaa laga yaaba ee commnetiga @amiira qurux aan kadhigno❤❤😊😂
Amira qurux waa funny lkn waa qaraarkii oo qofa
Masha allha
NABII AYUB 18YEARS BUU XANUNSANAA , HORAANTII 70 SANO FARXAD BUU KUU NOLAA , SIDAAS DARTEED WALAL SABAR KA DHOWRA❤❤❤
Amiira dhib badanaaa qosol ugu dishay 😂😂😂
Ramadaan mubaarak Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤
Amiira soo cute wlhi 🥰🥰😍
ramadan mubarak 🌙
Alla qosolka iga dhamaaday cwa wlh 😂😂
Amiira waa mucjiso koko na kasii daran
Aad baa uqosolnay walahi funny bu ahay barnamijka caawa waakaxumahay amiira qurux walareebay funny waaye 😅
Koko waa gabar happy iska ah 24 saac
Mashallah😍rabadan karim🎉❤
Team 27 is not easy hambalyo keep going
Alla Aamin ...... Ma iisho
Kooko ( Kh ) Ayay Dhahday Ayagana ( Q ) Ayay Sheegayaan Tusaale
Faadil Qoolay + Qaali + Qunbo Ayuu Leeyahay Amiirna Magacyo ( Q ) Kabilaamaya Ayay ( Kh ) Ubadashay Tusaale #Khunbe Kulahaa Barmaamujka Qaladaad Badan Ayaa Kujira Wuuse Macaanyahaye #Astaan Tv Intaas Inaga hagaaja Waad Mahadsantihiin ❤❤❤❤❤
Kh Q wa isku mid ayado weyn iyo ayado yar le waye maxa qaldan
Maxa isku mid ah ma Q ,KH
Three legends 💜 ✨️ 👏 💙
Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed
Alla AamiN, Ma iisho
Alle aamiin ma iisho
al amiin ma ii sho ❤
Wlhi caawa amiira way iga qoslisay koko waxlee maa sheegtid yaanyuur maa kasi wayday 😂😂😂
😂😂😂
Allah Aamin ma iisho
Wllo. Coco wan ku jeclay. Cayda me lakiin pepi
Amiro quruxley m a❤😊
Sabaad wa xayawan yaayuurta u eg
Inta og in isla habenki ladubay yacni habenka uu cumer latartamayay amira aya ladubay amirana dharki lewadata lkn opinka koko aye wadata kokone dhar aye soqadaty ee kudubto 😂 💔
😂😂😂😂acudiyoo
Keep going my lovely team 27❤❤
aaar amiira wlhi waaa dhipkiiii ooo qof wlhi😂❤❤❤
alla aamin ma iisho
Amiira qurux badana masha allah❤❤❤
Allaahu akbar
All amin ma ishoo
Wallee gabartaan amiiraqurux waa qurux miiran❤❤
Dhibcaha iyo qofka badiyaba mala socono kaliya qosolkiina iska daawaneynaa 😂😂 anakaa shaqo nagaliseen miyaa dhibco maa xisaabin karnaa😂😂😂
Allah aamin, ma iisho
Ayy amiira🎉❤
Alla aamiin ma iisho❤❤❤
Ala aamin ma iishoodo❤❤
Alla aamiin ma iisho
Alle aamin ma iisho
Mashallah
Allah aamin ma iisho
Alla Aamin Ma iisho
Alah aamin ma iisho
prt 4 amiira iyo cayda so qabo ❤
ALLE AAMIN MA ISHODA
Alla amin ma isho
Part 4 Amiro iyo ceyda so qabo❤
Alla aamin ma iisho
Amiiro😂😂😂😂 koko yaayuur maa fahmi wyzi kulahaa ❤
barnaamujkani waa topp wada
allha is one ☝️ 😢❤
Bartii Yaaan Bari Uma Korodho❤
Alla aamin ma iisho 2 barti yaqaan bari uma korodho 3 waan baahanahay bakhtiga looma cuno 4 20 jir intuu geed kaboodo ayuu talo kaboodaa
Alla amin ma iiysho
Ala,amin ma,iisho
Amira Qurux ❤❤
Maahmaahyo aad ufudud ay garan laayihiine waaxay
Alle aamin ma ii sho
Alla aamin maiisho🎉
haha i'm somali djibutie and reer bahsan xamar ever met all well with you lovely people
Sac mad dhahdan😊
Alla Aamin awood lahee
Alle Aamin ma hungoobo
Allah amiin maa hungobo
Ani xitaa koko iyo amiiro jeclahay❤🫶🏻💋
Fast question yahye henter❤
Team 27 dartood ayan udawada I ❤you team 27
Ala Aamin ma iisho weeyi
Alle aamiin ma iisheo
😂😂 faadil funny wye wllhi cawada yaa loo balamin doona talow
😅😅😅 koko qosol lee
Afsoomaali. Adoogood. Kaween. Aawedinee
Faadil dumdum big Legendary
Allah aamin aaa awood leh
Amiiro way saxantay tukaan waa xayawaan
S:waa sac Xayawaanka Magaciisa waaye
Koko jah qurux❤
Noola ka folxuun majiiro😢😂😂
@@siyadibrahimfarahmiyey ku ciishey wll 😢😅
@@siyadibrahimfarah shaqadada raadso 😡
@@siyadibrahimfarahxanuuna ku haayo
Team faadil dum dum 🫶🏻😂
Ala amin awod lehe ❤
Alla aamin ma iisho wye
☝️😂ana u horeyo cawa yeeeeees😮
Alle aamin ma iisho
Labaatan jir intuu talo kabodo ayuu geed kabooda
Ma eesho
Alle Amin ma iisho
20 jir intuu geed kaboodo talo kawada
Manooli cawaa ceyarta funny waye 😂😂😂
Ana ku xigey yes😂