Galka Baarista: Caqabado soo wajahay wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 08. 2023

Komentáře • 49

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 Před 11 měsíci +5

    Al shababka juba dhexe yeysan aadin halala laayo o inta la galsho haruun macruuf guuleyso sxp

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 Před 11 měsíci +5

    Waxwalba gaba gabu leyahay wana gaba gabadi shabab insh allah wa laga buuqsan

  • @wiilsanjames7629
    @wiilsanjames7629 Před 11 měsíci +3

    Galka baadhistu wa lagama maar man
    Thank u Haruun

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 Před 11 měsíci +4

    Iska dhaafa Black lion. Ko iniga somaliyay isku filaan insh.allah

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Před 11 měsíci

      Black lions waxaa laga horgayn doonaa insha Allah purple tigers

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 Před 11 měsíci

    Still legend Mr prime Minister Masha allha very much keep going 💯🥰💪💪💪

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 Před 11 měsíci

    Congratulation government of Somalia keep going 💯🥰💪💪💪💪

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 Před 11 měsíci +2

    somalida maxey wax ufahmilayihin kenya jabuti Ethiopian cidan kooda ayaa wadanka jooga waxeyna kuqataan lacag badan mana rabaan iney dhamato ciyaarta

    • @MKMuzak
      @MKMuzak Před 11 měsíci

      Ciidanka dowlada somalia iyo kuwa mamul goboledyada ayaba ku filan wxkle in la keno ma ahayn

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 Před 11 měsíci

    Still legend Mr president hassan sheik mohamud Masha allha keep going 💯🥰💪💪💪

  • @muhamedabdiqadir
    @muhamedabdiqadir Před 11 měsíci +1

    Galka baarista lagend haruun macruuf

  • @JilaaniCaliMaxamud
    @JilaaniCaliMaxamud Před 11 měsíci

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 Před 11 měsíci +2

    Idaacad shabab ku kala warqadanayo ayaan dhagaysaneynaa, jeeyte,biixi iyo odowaa ayaan shaqadda ka fariisiyay shabab na waalla dagaalayaa ? shacabka beenta ka daaya,

  • @user-qx6nx5kp5v
    @user-qx6nx5kp5v Před 11 měsíci

    Asc.hRoon

  • @abdirizakafweyne5358
    @abdirizakafweyne5358 Před 11 měsíci +2

    Taliye lagu hungoobay waayo wuxuu taliyuhu AS u dirayaa goobaha ciidanku ku suganyihiin taas oo ah baaq u AS u dirayo.xagee kagu arkay taliye ciidankiisa sirtiisa bixinaya

  • @axmedxassan9764
    @axmedxassan9764 Před 4 měsíci

    Aniga fikir ahaan waxaan oran lahaa waxaa awood yar sirdoonka somaliya waayo waxaa khalada in sareeyo guute xukuma ciidamada xooga in uu sheego fadhiyada doowlada ee markaas jira

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 Před 11 měsíci

    Galka Baarista Aad ayaa loo xiisaayaa.
    Haruun Macruuf

  • @mustafanureini1897
    @mustafanureini1897 Před 11 měsíci +1

    Wariya dhulboobkaan ka socdaa wadanka gaar ahaan casimada.Galbarista maa ka hadashid Qashan baad ka hadashaa

    • @Elsololobo2
      @Elsololobo2 Před 11 měsíci

      Adigu ma AS baa thy khawaarij laga wasaayo in laga hadlo waa muhiim

  • @maxdm6426
    @maxdm6426 Před 10 měsíci

    Cowsweyne waa lagu dhamaaday

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Před 11 měsíci +2

    Dawladeena Soomaaliyeed iyo shacabka waa in aan isku tashanaa sidii aan ku cirib tiri laheyn alshabaab oo dalkeena gumaad ku wado , dawladana waa in ay heshiis daacad laga gasho maamul goboleedyada si hadafkeeda u gaarto. ilaahey alshabaab ha inaga qabto.

  • @mohamudmohamed7543
    @mohamudmohamed7543 Před 11 měsíci

    WAAN LAYAABAY WAXA DHACAY

  • @abdiwelibadane3404
    @abdiwelibadane3404 Před 11 měsíci +1

    Labada mas‘uul hadalkoda kuma qancin Dalkasta dadkisa ayaa difacdo ee halaysku tashto

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey Před 11 měsíci

    Eber banaan Ku xaajood #

  • @hassanmohamed4070
    @hassanmohamed4070 Před 11 měsíci

    Dawladda waxee u bahan tahay inee recruit kareso ciidan cusub kuna soo jiitaan mushaar sarre iyo benefits fican ayaga iyo reerahoda.

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey Před 11 měsíci

    Xafiiska Cimilo Fayadhowre geeska Africa

  • @user-sp9rm4vm9n
    @user-sp9rm4vm9n Před 11 měsíci

    Insha.allah gul somaliyed

  • @MKMuzak
    @MKMuzak Před 11 měsíci

    War wiilashena ayaa ku filan kenya iyo Ethiopia na dan noguma jirto wlhi.

  • @Haaruunyare-oh9pp
    @Haaruunyare-oh9pp Před 11 měsíci +2

    Iyaah Alla maxaa been Laysku sheegay 😂😂😂dowladu iney A.S dagaal ku qaado waxaa ka horeyso marka hore iney iyadu iska saarto shabab.ka kudhaxjira maxey dagaal qaa.daa dowladu iyadaaba 50/% Shabaab ah

  • @nurhirabe5989
    @nurhirabe5989 Před 11 měsíci

    Golsha gacmahaaga aaluguhelaa gulwacan soomaliya

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Před 11 měsíci

    Ninkaas jubalan kasoo hadlay waa As caadi ah

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 Před 11 měsíci

    Maxaad Usheegeysaa Meelaha
    Ey Ciidamadu Joogaan???🤔🤔🤔
    Waad Usii Sheegeysaa Sookama
    Aag Badalanka Karaan!!?

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Před 11 měsíci

    Dowladihii derika aan sugeenay maxay u joogsadeen

  • @cadnaandeeley2090
    @cadnaandeeley2090 Před 11 měsíci +1

    Jubbaland ma rabto in wadan shabaab laga xureeyo oo aan isku tashi gaarno ajaanib jcyl ayaa ka muqato iyago lcgo kaso qaade Kenya iyo Ethiopia War mxaa ku diideysan in nalaga saaro amisom tan aan waxba noso gordhin 15sano

  • @caamiryare1146
    @caamiryare1146 Před 6 měsíci

    😂😂caloool_ustaan kuwey qiyaaliga ku aqiryaan layaby 5 bil kahor leyahy udhaqid dhiman wali wa sidii yaa been istusay murtdiinta wa qosol miiran faan io tobar yar😂😂😂

  • @Midnimo9664
    @Midnimo9664 Před 11 měsíci

    Alshabaab hadii aysan heysan wado ayku baxsadaam, bisad mise munkulaal adoo guri kusoo xertay waaye, ciidanka dowlada jihaad ma aaminsan yihiin mise bishaar wadyay--------

  • @SakariyeMaxamed-lz8it
    @SakariyeMaxamed-lz8it Před 11 měsíci

    Ciidamadu waxa ay ka baaran degayan qorshihii owsan nafar shabab u fakan laheyn

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre Před 11 měsíci

    Hirshabelle ma jirto ee hagaaji hadalkaada

  • @user-ke9dk6kh8k
    @user-ke9dk6kh8k Před 11 měsíci +1

    Anigu Maan arkin dowlad alshabaab wax kaqaaday lkn sxb waxaad Naga gadaysaa dowlada xasan shiikh hogaamiyo waxana kalashaqay naysaa sidii aad uga gadilahayd dadka soomaaliyed way og yihiin alshabaab ciidamadii soomaaliya alshabaab baa baabi iyay

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 Před 10 měsíci

      Qabiilka kugu wayn ama alahabaab baad tahy baqtiyow xumi

    • @axmedxassan9764
      @axmedxassan9764 Před 4 měsíci

      Adeer xogtaada waan haynaa wanan ku soo qabanaynaa alshababna way ku diysay

  • @muhumedsugow9712
    @muhumedsugow9712 Před 11 měsíci

    Kan camal aya lagudahaya wa madaxweyne kucigen Kenya ayu raba in ukuhayo dalka 😢

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Před 11 měsíci

    Adeer iska Aamu sheeke daciif ah ayaad aqrineeysa nin waliba waa ogyaha keenya iyo Ethiopia in aanay wa kuu qabaneeyn

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du Před 11 měsíci

    Fashil alaha kurido. Gaalada iyo murtadiinta