Deg deg , RW Cumar Cabdirashid - Waa in aan isku diyaarinaa dagaal uu soo qaado Aby Ahmed

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 437

  • @exbko2636
    @exbko2636 Před 7 měsíci +23

    Aadaan ka in la ixtiraamo ayaa haboonayd walaal

  • @drdek9790
    @drdek9790 Před 6 měsíci +1

    WE RE READY TO ABBY AND GROUP✔️

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 6 měsíci +15

    Mudane Abdirashid ali sharmaake waa qabiir wax badan og wa waaya joog hore Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamedmohamud9691
      @mohamedmohamud9691 Před 6 měsíci +5

      Khabiir sida loo xado umadda miyaa, mise waxyaabo kale oo anaan ogayn lakiin adigu ogtay ayuu khabiir ku yahay waa suaale?

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci +1

      WAA REISUL WASAARIHII UGU QABYAALADDA BADNAA INKASTA OO AAD MOODO INUU WAXYAR KA ROONYAHAY CABDIWELI GAAS.
      KULIGOOD CALAAMAD AYAA KA MUUQATA.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 6 měsíci +3

      ​@@mohamedmohamud9691 Horta waxa uu ka hadlay ma fahantay? Hadii aad fahantay, ma kula saxan yihiin mise waa kula khaldan yihiin. Hadii ay kula khaldan yihiin Illaahay qof buu ka dhigayee wax un fikrad ah kusoo biiri ummadda Somaliyeed ha iska soo dhuusinee.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 6 měsíci +2

      ​@@Liiloowe Horta waxa uu ka hadlay ma fahantay? Hadii aad fahantay, ma kula saxan yihiin mise waa kula khaldan yihiin. Hadii ay kula khaldan yihiin Illaahay qof buu ka dhigayee wax un fikrad ah kusoo biiri ummadda Somaliyeed ha iska soo dhuusinee.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 6 měsíci +2

      ​@@Liiloowe Adi hadii diintaada qabyaalad tahay micnaha ma ahan in qofkasta qabiil caabuudo.

  • @idrusabdi1287
    @idrusabdi1287 Před 6 měsíci +15

    Like a father Like a son what a legend

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Před 6 měsíci +2

      He's not a legend and his dad signed away NFD

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 6 měsíci +2

      @@ahmedkulowabdi821 Beenta Jooji.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 6 měsíci +1

      @@AyanAyan-rm5lu beenta waa denbi.

    • @AyanAyan-rm5lu
      @AyanAyan-rm5lu Před 6 měsíci +1

      @@cabdirshidosman9649 taa qofkastaa og ee adiga naftaada u sheeg !

    • @Vxrtzs_
      @Vxrtzs_ Před 6 měsíci

      @@AyanAyan-rm5luYaa og?? Adi un baa been soo alifatay kac taarikhda runta soo baar

  • @preciousminerals
    @preciousminerals Před 6 měsíci +6

    Mahadsanid.

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 Před 6 měsíci

    MaSha'Allaah Khabiir Somaliyed PM'OmarAbdirashiid.

  • @ashaabdisalamismail5864
    @ashaabdisalamismail5864 Před 7 měsíci +30

    Somali horta ha dhaafto qabyalad marka ayey somali midobi karta .

    • @Jabrail_78
      @Jabrail_78 Před 6 měsíci

      Ha sugin Soomaali inay heshiiso sababto ninkaan Ayaanle ah Madaxdii hore ee dalka ayuu been ka sameeyay oo Soomaalida ku kala tegi karto 😊 muhiimada waa inaa is walaashano

    • @Somali-One
      @Somali-One Před 6 měsíci +1

      Chanel kanba qabyaalad ayuu risqi ku helaa.

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před 6 měsíci

    Ad baan idiin salaamayaa x reysal wasare cumar cirashiid iyo ayaanle nabadgalyo

  • @hasandalal3840
    @hasandalal3840 Před 7 měsíci +18

    Mahadsanid Ayaanle Waa wareysi aad u fiican xog badana uu bixiyey Former Prime Minister of Somalia Omar A/ Rashid xilli ku haboona yimid.

  • @yahyeadandubad7104
    @yahyeadandubad7104 Před 6 měsíci +3

    Somali mid ahi ma dhici Oo walahi ah Ee Nin walba meshii ilaahay ku beray ha iimaansado

  • @baabaamiin1161
    @baabaamiin1161 Před 7 měsíci +9

    Ayle mhsd 2 c,/abdi rashid sedo kale mhsd waa wareesi macquul ah) qofka wuu kahadli karaa fakarkiisa & waxa uu ogyahay> qasab maahan wareesiga o dhan inaad u riyaaqdo hadii ad tahay qofka wax dawanaayo okay

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 7 měsíci +6

    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤

  • @Saedabdiri
    @Saedabdiri Před 6 měsíci +7

    Nin diidan sidii laysuguu yimii ooleh hal dhinac ayaa somali la aqoinsaday wxan u aragna inaay xiqdi iyo xasad kujiro ogsoonow intaynuu wada fadhiisano sidaa ku heshiin maynee aduunkoo ina dhex fadhiya ayaan wada hadlayna una diyar noqo hadaad wx kugorgor tamyso haysato

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Před 7 měsíci +9

    Dawlada Somalia waa in ay ka saarto ciidamada deriska ah ama ha ku joogaan under un mandate or is xilqaamid sida ugu dhaqsaha badan

    • @MubYus
      @MubYus Před 6 měsíci +1

      Abadulraven4970
      Dawlad naaafo ah oo la ilaaliyo ciidan iskama saari karto, wax baro adeeeer

    • @MubYus
      @MubYus Před 6 měsíci

      Alshabaab jidka ayay kuu taagan tahay waxay rabtaa Villa Sommalia in ay qabsato.. taas saw ma ogid adeeer ?

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Před 6 měsíci

      ​@@MubYusCiidan sharci baa lagu saaraa, madaxweyne Farmajo ayaa ka beddelay Amisom oo ka digay ATMIS oo ah African Transition mission in Somalia time na u qabtay.
      Xasan xitaa Safiir ma ceyrin karo

  • @bahjaraki1477
    @bahjaraki1477 Před 6 měsíci

    Sax that's true

  • @Supermohamed20
    @Supermohamed20 Před 6 měsíci +1

    Waaaa faqashtiiii oooo is warysanyseee gül soomaalilnd mr wlBa

  • @bahjaraki1477
    @bahjaraki1477 Před 6 měsíci

    Guul Omar well done 👏 keep going

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 6 měsíci

    C. Cabdirashiid guuleeyso runtaa sheegtaye kuwa kalena sidaad oo kalaan rajeeyneynaa inay u fikiraan

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 6 měsíci

    Hanoolaato ❤

  • @warsanchannel7031
    @warsanchannel7031 Před 6 měsíci

    Somalia somali ba leh❤❤

  • @cabdirashiidyuusufmuuse1892
    @cabdirashiidyuusufmuuse1892 Před 6 měsíci

    Ha noolato umada somaliyeed guul io gobonimo 🇸🇴

  • @Qarandhise
    @Qarandhise Před 6 měsíci +2

    Hooyda u sheega

  • @hadimohamed-fh6ml
    @hadimohamed-fh6ml Před 6 měsíci

    Nine weyn waaye ❤pm omar abdi rashid

  • @bet3rf295
    @bet3rf295 Před 7 měsíci +6

    Midnimada Somaliya waxaa hor taagan Siyaasi Daneyste ah ee shacabku waa Xalaal

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 Před 6 měsíci +2

      Hoyadaa iyo Aabahaa midee... 6president, 6ciidan, 6dastuur.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 6 měsíci

      ​@@oogdhugee_3072good question 👊 thank you

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Před 6 měsíci +1

    Adduunka waxaa ugu sir badan shiinah waana cadow aan la fahmi karin!!!!🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌿🇸🇴🌿

    • @Puntland1
      @Puntland1 Před 6 měsíci

      Cadowga #1 wa rer Galbeed Chiine muxu kugu sameyey?

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 6 měsíci +3

    WAAR NIMANYOW GOORMA WAALANTAN SWOO TAAN HASSAN SH LEEYE UMADIDANIN ITOBIYA BADA ANAGA HAA NAA WEYDIYO WAXA IDIN HAAYE WAA XASIDNIMO IYO IMAANLAN 😅😅😅😅😅😅

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye Před 6 měsíci +4

    Ninkan sawti lagu eedayn jiray in uu kenya baddi ka iibiyay xuduud badeedki ay somalia iyo kenya isku haysteen yaab!

  • @JANAGALE900
    @JANAGALE900 Před 6 měsíci

    Mahadsanid ayaanle, adiga iyo bahda hanoolato.

  • @user-nb3tz5pr5l
    @user-nb3tz5pr5l Před 6 měsíci +2

    My friend the subject you are talking about is untrue

    • @ayansm7785
      @ayansm7785 Před 6 měsíci +1

      Ma dad ka qiiro japan isku khanciye ..oo heerka ee gareen in ee ku badashaan ictraaf dhulka iyo bada reer awdal state kkkkkk

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Před 6 měsíci +1

    How fool and shalow minded politician he is. Abdirashid, get out of politics

  • @abdiomar6435
    @abdiomar6435 Před 6 měsíci +1

    ilahayo qabyalad wandankeygi ka madoowe, saan hormar u gaarno oo an dunida kale ula tartmno.

  • @maryanahmed2596
    @maryanahmed2596 Před 6 měsíci +12

    Asc nin aqiyar ah sidasu uhadla hadal xikmad leh ihahey haku xafido

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 6 měsíci +5

    Shekada border SSC khaatumo baa soo xidhay

    • @MubYus
      @MubYus Před 6 měsíci

      Ha na waaalin, Khaatumo dhex yar waa Sexy, maxay soo xiri kartaa ?

    • @MubYus
      @MubYus Před 6 měsíci

      Khaatumo dhex yar, maxaaa Bad ka galay , meelahaas ayay iska war wareegtaa iyadoo futo weyn.

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 Před 6 měsíci

      @@MubYushaduu sawirka kuu saraan adi yahay waad khasaartay qof wayn oo madhan baad tahay

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb Před 6 měsíci

    👍 wadani mudane cumar cabdirashiid

  • @waraabshehajji7635
    @waraabshehajji7635 Před 6 měsíci +3

    Sxbow ayaaan illah kheyr ha idin siiyee maxa U joojin wayseen wareysiga ilaa iyo inta ADAANKA SALAADA UU KA DHAMAANAAYO hada dhacdayee bal markale uun ka taxadara insha'Allah mhdsnd

  • @fouadabdilleh8395
    @fouadabdilleh8395 Před 6 měsíci

    merci beaucoup 💯💯💯💯👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪🦻🦻🦻🦻

  • @MubYus
    @MubYus Před 6 měsíci

    Cumar xalwaysato.. ha xanaaqin abaaaayo.

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805

    Teeg midgan yahow carabka laa ka wrn badi aad ka ibiisat keenya👇👇👇👇

  • @abshirali313
    @abshirali313 Před 7 měsíci +8

    Gaalkacyo baan idinkala socdaa

    • @Notorious9111
      @Notorious9111 Před 7 měsíci

      Galkacyo internet ma leedahay horta😂😂😂

  • @Naasiribrahim-ky9lj
    @Naasiribrahim-ky9lj Před 6 měsíci +2

    War.yaa.sland.way.madaxbanantahay.fataalyahaw.wiisiikhda.ah

    • @drdek9790
      @drdek9790 Před 6 měsíci

      Day dreaming nver come true, Wake up

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 Před 6 měsíci +2

    milinba nin ayuu somalilad nacaybku ku soo baxayaa kulaha miyaa xoog lagu qabsado somalilad sosoco siradeey

  • @issanoornoordakat3070
    @issanoornoordakat3070 Před 6 měsíci

    Farmajo is the man you hate most.

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 6 měsíci +3

    Laxwaliba ha iska.hadasho macaaaaaaac

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 Před 6 měsíci +3

    Just Crry like a little girl.

  • @naazirgarabey7712
    @naazirgarabey7712 Před 6 měsíci

    RW cumar abdi rashiid

  • @farhiyayusuf8724
    @farhiyayusuf8724 Před 6 měsíci

    inta soomalinimad heeceli ha guuleysato 🇸🇴❤️❤️❤️

  • @bashe3051
    @bashe3051 Před 6 měsíci +2

    Xaarmajo horta xaarka iska biiiii...uuf

  • @abdurahmanyusuf5012
    @abdurahmanyusuf5012 Před 6 měsíci +1

    Think first and answer then!!

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb Před 6 měsíci +1

    Itoobiya waxa ka jooga Soomaaliya ciidamo kumanaan kun ah, horta kuwaa waxa aad ka yeeli lahayd fakawgeeda gala. Dammiir xumo ayaad meesha la soo fadhidaane.

  • @hodanabdulqadirabdulrahman1227
    @hodanabdulqadirabdulrahman1227 Před 6 měsíci +3

    Asc
    Anigoo somali ixtiraamna kuu haya Aabaha dartii
    Markad madaxda aheyd waxa aad shegeyso ma xaad wax u qaban weysay inta ceelka ku riday ayad ka mid tahay in aad somali la hadasho ma aheyn in aad dhuumato ayey aheyd

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed1840 Před 6 měsíci +1

    Kan nacas waaye ku dhawaad 200 oo mil kulahaa fulay nin buuran waa iska islaan xusul baruur ah😂😂

  • @xawasomalia1538
    @xawasomalia1538 Před 7 měsíci +4

    Runti wa wax layaable in ay qatan wadankaina dad kabadan 200 000.000.
    Hadii dadkaas irid lobalaqo Soomaaliya oo dhan ayeey kufafayan markas waxa imaneeysa ineey qotan dahabka dhulkaaina kujira marka waxaa fiican wa in laga hortago damaca itoobiya iyo dadka gadal kariixaya🇸🇴♥️

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 6 měsíci

      Waa runtaa laakiin Abayo hada rajadu maxuma soomaalidi ookacad Turki masar iyo wadamo badan ayaa caawimo noo balan qaaday waana aright guulno horseeday inla iskuso dhowaado
      Ku darrow ethopianka kismaayo waa laga saaray inta kale dalka waalaga saarayaa insghaa alaah
      Growe digniin lasiiyay 24 saac
      Waxaa ku marag ah ay qadiyadani NA mideysay SIDA GROOWE LAYSUGU YIMIN QALBIYAN
      GAALADA ALAHA NAGA QABTO AAAAAAMIIN ETHOPIAN UGU HOREEYAN

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 Před 6 měsíci

      ​@@user-sn5yz7vg8vsee baa masar u soo galesaa?! seda filayo xogta masar ma taqaaned

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 Před 6 měsíci +1

    Nacas Aabahaa wuxuu madaxweeynaha keliya ee somali oo dhan gees ka gees cod lagu doortay lkn adigu sharafti aabahaa maad raadin mana gaadhaysid Nacas ayaad u eegtahay

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 Před 6 měsíci +1

    Mma dhacdaan in aqoonsiga Ethiopia in idinku inaad bixisaad .markasta ooaad midnimo somaliyeed sheegtaan cadho ayay nagu kordhisaa. Xabashida ayaa noo kiin dhaanta .

  • @user-hy5jg6mu8d
    @user-hy5jg6mu8d Před 7 měsíci +2

    Asc walaal sare

  • @m.dhaqanehusein
    @m.dhaqanehusein Před 6 měsíci +3

    Koley aniga dhalinyarada dabka xaabo looga dhigaayo kuma jiri waxaan soo needin lahaa siyaasiyiinta somalida xasiloonida u diiday in ay iyaga dabka lagu shubo
    Siyaasi ayaa heshiish qaab daran kuu soo xar xariiqaayo markaas fahmi waayo waxaa la Lee yahay dhalinyarada dabka ha galaan
    Dawade aad u fiican baan noqonayaa.

    • @MubYus
      @MubYus Před 6 měsíci

      Good point.

  • @mahadcaddaan
    @mahadcaddaan Před 6 měsíci

    Hanoolaato hore usoco ❤

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 Před 6 měsíci +2

    Somalia 🇸🇴 shacabka haday 1 noqdaan unbay is xalin karaana not niman calooshad u shaqeesto oo shisheye kale kal ah ku nool inay Kala qabaan oo dadka ma shaqeeneso😢

  • @yuusufmacalinka6765
    @yuusufmacalinka6765 Před 6 měsíci +2

    Aabaha wax la diley isago leh waar dadka waqooyi hala ilaaliyo kursiga yaan logu iman darteed ba lascanod logu dhex diley marka dab baa dambas dhala somali ma naqano

  • @jaltul8909
    @jaltul8909 Před 6 měsíci +3

    Siyaasiga soomaaliyeed wuxuu aaminsanyahay iney damaca bada ku'egtahay Abey laakiin waxaa xaqiiqa in caruurta Itoobiyaanka oo 100sano kadib dhalanaysa way kutaamayaan.

    • @abdillaahiadam4151
      @abdillaahiadam4151 Před 6 měsíci

      Waa ku raacsanahay in dalalka Frontline-ku aanay gelin talooyinka siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho.

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před 6 měsíci

      Aad iyo aad anagana hadan somali nahay waa in u diyaar garownaa difaac joogta ah

  • @rasheedgaraad6063
    @rasheedgaraad6063 Před 6 měsíci

    Xasilooni Sitaasadeed

  • @user-hx2fw4lq7i
    @user-hx2fw4lq7i Před 6 měsíci +1

    Iska hadle kuwo aan xududo lahayn ba la aqoonsaday sida Ereteriya iyo south Sudan Cid qasab lagu midaynkaro ma jiro kuma rabo hadi wanaag la waayo xoogba lagu kala tagaya sida labada kuuriya

  • @abdirizakhuriye
    @abdirizakhuriye Před 6 měsíci +2

    Ma badiiniiba daaroodow 😂😂😂 maxa idinka galay anga leh hadanu doono wanu ku kaajayna musqulo ayan ka dhiganaynaa

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 Před 6 měsíci +1

    Ayaanle Maxaa Kaa Qaldan? NInkan Omar Abdirashid Soo Maha Bada Soomaliya Ka Gatay Kenya? Waa Qa in Wadan Asaga Caada Qaate Abdirahaman Abdishakur? Waa Labada Qof Oo Uu Shaqsiyada Xun.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Před 6 měsíci

      KITAAB GOONIYA AYAA TOODA U XALAALEEYEY??????.SOMALIINA MUNAAFAQAAS AYAANU KU NACNAY, DIBNA AANAAN UGU SOO LAABANAYN!!!!!!.

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před 6 měsíci +1

    Waad mahadsan tahay wariye sare Ayaanle wareysiga aad ka qaatay Raisulwasaare hore Cumar Cabdirshid Cali Sharmarke oo uu na siiyay xog iyo fikrado fiican.

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 6 měsíci +2

    Foosto-gobolo futaday ka hadashay. Baddaa Itoobiya waa sidaa aan uga kiraynay , ninkii awood hayoow kaalay naga hor joogso.

  • @MAAN_DHISE
    @MAAN_DHISE Před 6 měsíci +2

    Wad ku mahadsantahay shaqada aad bulshada uhayso , mudane wxn ka codsana inaad wareysato qof ku xeel dheer arimaha dibada waxaa base u ah iyo guud ahaanba sharaxaad naga siiyo waxa laxiriira arimaha dibada ha ahaado mid horay waziir arima dibad uso noqday ama mid hada ehba ama qof bartay cilmiga international relations and diplomacy adoo aad umahadsan.

  • @calinurcsalam6072
    @calinurcsalam6072 Před 6 měsíci +2

    Nin culus baa wareystay maanta.

  • @AnasYoung
    @AnasYoung Před 6 měsíci

    Tuug waaye kan Wallee Aabihiis Ma Raacin 100%

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Před 6 měsíci

    Ayaanle we need to hear Hassan Sheikh interview.

  • @user-nl2tk3xe2p
    @user-nl2tk3xe2p Před 6 měsíci +2

    Ascww ayaanle iyo ina cabdirashiid waxaad iftiimiseen su aalo qalbigayga ka guyxayay mahadsanid farmaajo ma idinla tahay haduu soo noqon lahaa inuu soomaaliya meel ka soo galin lahaa nimankaan waa nagu qatar waa inaanan fusad siin

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng Před 6 měsíci +2

    XASAN SHIIKH BADA ISAGAA SAXIIXAY ADIGANA TUUG KALE OO BADA SOMALIYA KENYA U SAXIIXAY BAA TAHAY TUUGADA NOOCAAN AH SOMALIYEEY YAANAN MARKALE DOORAN

  • @MubYus
    @MubYus Před 6 měsíci +1

    Kuwii Ciidanka Ethiopia keenay Caasimada Soomaliya , ayaa maanta hees kuu qaadaya dhahaysa Abii Axmad iyo Ethopia waan neceb nahay , hadana raba dagaal been ah in ay ku geliyaan.. Yaaaab

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon Před 6 měsíci

      Dhulka iib ma aha cid iibin kartaana majirto. Itoobiyana hadey imaado iyadoo xitaa cadeyn iib wadata meydkoodaa ilaa xuduuda ladaadin. Dadka aad eedeyneyso iyo iibinta dhul somali wax is quseya ma aha.

    • @King-lp1my
      @King-lp1my Před 6 měsíci

      @@Daljirka-Dahsoonwaar dagaal itobia la dagaalami mayside
      Safiirka villa somalia jooga
      Ee yidhi wax somalia la idhaahda ma jirto somaland wa dawlad madax banaan Maxa u eryi waydeen?
      Adeer 50k oo Cidan itobiana aya kongur jooga gado garbahaarey bay bakool kismaayo intaaba mamulka itobia ka shaqeeya hada caqli leedihiin taas baa ka dhiidhiyi lahaydeen?
      Madaxwaynahaaga xasan sawka leh anigu itobia bad Uma diidani! Maxad taa uga dhidhiyiwaydey munaafaq yohow sawkan codkiisi duuban
      Adeer xasan iyo dawladiisu
      Bal is qabasii itobia ayaan la dagaalamaynaa o waa cadowgayaga iyo itobia waxba uma diidanin bad waanu siinayna haday no imaadan
      Bal magac u bixi miyaanay xaasidnimo uun ahayn iyo munaafaqad!

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 Před 6 měsíci +3

    Abdirashid hadalkaagu ma xuma laakiin reerkaaga ayaa keenay FEDERAL GUMEED

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon Před 6 měsíci

      Federalism anagaa rabna oo sameysaney; waxaan u sameysaney in aanan baasaboor safar dheer ugu galin muqdisho, waxbarasho sare xamar kaliya u aadin, caafimaad sidoo kale. In eysan dhicin inaan qof aan degaankeyga cidna ka aqoon xamar lagasoo magacaabo oo arimaheena & baahideena waxba ka ogeyn ka arimiyo. Difaaca, arimaha dibeda, maamulida dorashada heer qaran, maxkamada sare iwm dowlada dhexe iyadaa ka masuul ah laakiin mabuuuxin karto xaqna umalaha maamulka gobol iyo degmoyinka hoos yimaada, gobolkuna degmada kumaqasbi karto cidii maamuli laheyd degmada. Dooro kaad dugsi quraan isla aadeen ee ayeeydiis og xaalkey kusugan tahay; in ey baahan tahay, caafimaad qabto. Hadii aaqiro laweydiinayo xaalka islaantaa maamulkiisu masuul kayahey sow inuu yaqaan hoygeeda ma haboona? Cid dowlad dhexe oo gabi ahaan ka arimisa wadan guud majiraan maanta. Waxaan kabaqayaa inaad Federal si khaldan ufahantey.

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 Před 6 měsíci +3

    Midnimadii Qadaad'weyntu ku Qarwi jirtay Qabri Addis 🇪🇹 ku yaal banu ku soo hubsanay wlhi bilahi, no more blue flag 👎🖕👎

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 Před 6 měsíci

    Mhdsbud. Waa degdeg dhisida ciidanka bad iyo beri

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d Před 6 měsíci

    Im kingie amhara etopiya big wan im give now itarave

  • @abdillahisalah5872
    @abdillahisalah5872 Před 6 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ILmada yaxaaska day Slnd guul iyo gobonimo ictiraaf lagu hel'ay location de mer

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 Před 6 měsíci +2

    Kanna ma caqli ayaa laga sugayaa asagaaba badddii gataye yahuu

  • @BUNTUQ_channel
    @BUNTUQ_channel Před 6 měsíci +1

    Been maahan in layareesto maahan abiyo waa in ad looga tashado

  • @Abbirashiidismail
    @Abbirashiidismail Před 6 měsíci +1

    bal eeg tii Farmaajo wuu u qiil dayayaa kkkk
    Ta madax wayne Muuse biixin na wuu dhaleecaynayaa

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 Před 6 měsíci

      Hadalkiisa sida ka muuqato ciidanka bada wuxuu u samaystay arinta ganacsigiisa iyo chaina muhiimadiisuna waxay ahayd jabuuti iyo eretereya laakiin markuu maqlay hadalkii farmaajo wuu ku dhiiraday deked i siiya

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před 6 měsíci +2

    Ismaaciil.cumar.geele.wuxu
    Doonayaa.iroobiya.inay.badh
    Qaadato.isaguna.badh.qaato
    Kiiniyana.badh.qaadato
    Sidaa.lagu.qayb.sado

  • @user-oj4oc9sp1i
    @user-oj4oc9sp1i Před 6 měsíci +4

    Do you think we are stupid. There are in Jubaland why did they not take Kismayo

    • @loso5930
      @loso5930 Před 6 měsíci +1

      They’re in South-West which has no sea and not in Jubaland. Ethiopias plan is to gain a permanent access to the ocean..You’re a fool if you think they’re just leasing it for economical reason! Why do they need a naval base? Think clear man and don’t be stupid

  • @Somali-One
    @Somali-One Před 6 měsíci

    *Dagaalka waa uusooqaadey aby Ahmed waayo lughaya waxaa lageyey ciidan sacad muuse ah oo laga maamulo Ethiopia*

  • @MubYus
    @MubYus Před 6 měsíci

    Cumar xalweyste.. Adeerkaa cabdulaahi Yuusuf ayaa Amaxaarada keenay.. anaga been nooma sheegi kartid.

  • @faarahmuurtiile6663
    @faarahmuurtiile6663 Před 7 měsíci +6

    Xabad markeey gaadho ha ley so qabto😅

  • @mukhtaarfrance8634
    @mukhtaarfrance8634 Před 6 měsíci +1

    M.a waa hadalo qalbiga naga taabtey runtii

  • @ceelkaomar
    @ceelkaomar Před 6 měsíci +1

    Nin degan oo caaqil ah waaye CCC oo wadani ah mana ahan dadka faano

  • @hawwaarafath5396
    @hawwaarafath5396 Před 6 měsíci +1

    🤝🤝🤝🤝❤

  • @user-qp1wx4jq7q
    @user-qp1wx4jq7q Před 6 měsíci +1

    Bal cawa waxa gacanta noogu jira fiiri ma siyasiba

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před 6 měsíci

    Italia Soomalia is not Sovereignty Countries

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805

    Beenale sharmake maxad uga meraysan in farmajo 4 diigadod uu saxaxay etopia 👇👇👇👇👇👇👇

  • @ziyadmohammed7335
    @ziyadmohammed7335 Před 6 měsíci

    Bilaali

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 6 měsíci +2

    Dallaaleey ayaa nagu meeraysanaysa waxaana kamid ah Masar, itoobiya, carabta khaliijka IWM, kulligoodba maraykan ayaa dabada kawada.

  • @adanahmed1244
    @adanahmed1244 Před 6 měsíci

    Midnimo Midnimo hala raadiyo qiima kasta ha ku kacdee somaliyeey

  • @user-xq9xq7zg7n
    @user-xq9xq7zg7n Před 6 měsíci

    Abihii nin wanaagsan ayuu Aha, ALLA ha naxariiste.
    Isagu se waa jaahil aan runta aqoon.

  • @user-ds6dv4pq7y
    @user-ds6dv4pq7y Před 6 měsíci +1

    WAA KHIYAANO KALE!!!WUXUU RABAA ABIY INUU QARAMADA MIDOOBEY DHAHO IGAD IYO AFRICA AYAAN KUDHAMEYSANEYNAA EE NAGA DHAXBAXA

  • @barkhad100
    @barkhad100 Před 6 měsíci +1

    Laxay,waxaabad dafirsantahay inay 2ba ahayn e maxaa ku heshiin karnaa😂😂😂

  • @MubYus
    @MubYus Před 6 měsíci

    C. Cabdirashiid xalweyste,, hadaad Ethiopia la dagaalamayso adigaa aad u feera weyn kaligaa la dirir, la daagalan qori qaado, anagu kuma jirno.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 6 měsíci +3

    AFQALOCANE BADANI WAATADAA IBSATYE MAXA KAA GAALYE BADAYDA😮😮😮😮😮😮😮😮😮