Suldaan Ayax Dhowre - Wareysi #2/2 - Qabiilka Yibraha iyo been abuurka laga sameeyay!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 144

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 Před 6 měsíci +9

    Man sha Allah duriyada la sheeg goobtii reer sheekh isaxaaq ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤ Allow dhowr

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 Před 2 měsíci

      Dadkaan ilaa hada cid somali ah oo xaqoodi siisay ma jiraan 😢 inaan iska amaan iyo faan jeclaano waa xaaraam

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 Před 6 měsíci +4

    Hanoolaato Mansh allh Shukran

  • @nafisaguleed2956
    @nafisaguleed2956 Před 6 měsíci +5

    Goobta somalida waa tuumaal❤️Allow barakee tuumaal🤲🏼intii dhimateyna janatul firdaws yarab🤲🏼🤲🏼

  • @daakirkadoon3070
    @daakirkadoon3070 Před 6 měsíci +5

    Masha allah, gabaygan waan dhagaysatay anigoo aad u yar ninkaasi nin taariikhleh buu ahaaa ilaahay ha barakeyee lkn in uu sheekh maxmed bin xaniifa ahaa waa ii maanta waana soo dhawaynanaa madaama uu carab ahaa.

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 Před 6 měsíci +4

    Amazing show. Thanks to Mr Ayaanle iyo Suldaanka.

  • @hamsekaaflaam6915
    @hamsekaaflaam6915 Před 6 měsíci +4

    Somali ahaaan weenu ognahay waxa dadkaa laga sheega inaanay wax jira oo caqliga gali kara aanay ahyn, ee waxa wax laga xumaado ah ineenu dad dhan oo eenu isku dhaqan,diin, af, iyo dabeecad ba nahay ku takoorni wax aan jirin meelna lagu cadayn karin Subxanallah.

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Před 6 měsíci +5

    Guuleyso suldaan ❤❤❤

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 Před 6 měsíci +6

    😭😭😭😭😭🤲🤲🤲ilaahow somali mida wllh indhaheyga halmar aya ilin ka sodaten 😭😭sida dhabta ah uu suldanka somali ula hadlay waxan rajeynaya wali suldanka uurkisa waxba ku haray tabasho ah tusala nagu filan sida uuna u hadli karin si xura 😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲rabiyow somali hada nahay adiga magantada nahay na garansii soomali waxa ee tahay iyo waxa ee isku tahay adiga ku barinay ilahayow 🤲🤲🤲🤲

    • @a.m.k9976
      @a.m.k9976 Před 6 měsíci

      Aamiin walaal Allow ducada noo aqbal.

  • @user-zw5ie3ye1r
    @user-zw5ie3ye1r Před 6 měsíci +1

    Sùlaad alla hakuxiftiyo

  • @barlinhabiba2464
    @barlinhabiba2464 Před 6 měsíci

    Mashaallh Mashaallh 👍 viva H

  • @zeynebali6957
    @zeynebali6957 Před 6 měsíci +1

    Rabi ha unaxariisto. Ayax. Nin. Xigmadbadan. Buu. Ahaaa

  • @user-sh6sn6lq6n
    @user-sh6sn6lq6n Před 6 měsíci +2

    Ilaahey qabiil ha naga bixiyo sultan noo ducey adigana Allah ku barakeeyo

  • @user-sh6sn6lq6n
    @user-sh6sn6lq6n Před 6 měsíci +1

    Ilaahey ha u naxariisto ayax

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 6 měsíci +2

    Hanoolaato ❤

  • @Idamaale
    @Idamaale Před 6 měsíci +6

    GOBANIMADA HOYGEEDU WAA GORI MAJEERTEEN.
    Ayax qalad yar buu ka caroofay ugu danbeyna wuu gartey in Gobanimada majeerteen aan meel kale laga helayn. ❤

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Před 6 měsíci +5

    45:51 Suldaanku hadal xaq ah buu ku Hadley:
    Qabyaaladi way xun tahay
    Dadkay kala qaybisaa
    Waddada tan qaloocan iyo
    Qar bay ka ridaa in badan.
    Qab iyo qurun bay sidaa
    Samaha way qilaafsan tahay
    Booraan hadimay qodaa,
    Qalkii jecel ee hamiya
    Qalbiga kiinii gashada
    Qaneec kama gaarayee
    Qasaaruu kala kulmaa!
    Ilayn Qaranimo helnaye
    Qorshiyo talo kii hayow
    Adoon noo qabyaaladayn
    Qabiilna gadaal ka marin
    Cod aan kugu qaayibnee
    Maxaan hadda kaa qornaa
    Mudane hadda kuu qorshaa?

  • @saidmohamud2665
    @saidmohamud2665 Před 6 měsíci +2

    Suladaan and Hanoolaato❤❤❤

  • @bashj7379
    @bashj7379 Před 6 měsíci +1

    Ayax Dhowre ilaahay ha u naxariisto wuxuu ahaa nin xikmad badan oo aftahan ah oo hogaamiya u ah gudiga
    Odayaasha loona diro GARTA adag

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před 6 měsíci +1

    Nin xigmad badan

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 2 měsíci

    😢😢😢😢 ayanle ku mahadsanid barnaamijkan qiimaha badan

  • @muhumadhussein2422
    @muhumadhussein2422 Před 6 měsíci +1

    Mashaa Allah suldanka hadalkiisa waa sax 4.5 aan kagudub no aan ugudubno 5×5

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před 6 měsíci +2

    Wariye Ayaanle Reerkaan Reer Ayax Dhoowre waa Reer fac-ween leh dadka Laandhere ah sheegtana aad baay u dhax galeen Dumar badan baay kaguursadeen aniga reerkayga baa kamid ah ee Suldaanka seedigay ah ugu salan.

    • @user-oe6ul9fj6n
      @user-oe6ul9fj6n Před 6 měsíci

      Rerkaagu waa weeye

    • @abdidiirye2332
      @abdidiirye2332 Před 6 měsíci

      @@user-oe6ul9fj6n Reerkeeygu waa Reer Qansax Kabloow Faarax Walaalkiis kkkkkkkkkkkkkkk

  • @Samirsanguul114
    @Samirsanguul114 Před 6 měsíci

    Masha Allaah ❤❤❤ Waa wa rays iyo la aminikaro sidu Suldanku sheegay iyo dhaqankodu tahay waa u geyiğin Asal boqortoyo.

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 Před 6 měsíci +3

    I’m so upset- how Ayanle asked questions “maxa dulmi gesateen” he’s explaining how any monarchy comes n goes and how fake news can spread

    • @ahmedabdi4842
      @ahmedabdi4842 Před 6 měsíci

      In wax la Ogaado walal Cayb maaha Suldaanka Beeshiisuna waa Walalahayo no more.

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před 6 měsíci

    Walee waa suldaan caqli bdn alle ha ku karaameeyo

  • @engilyas44
    @engilyas44 Před 5 měsíci

    Warkii sxbka warumobay

  • @user-bh1yx1rg2i
    @user-bh1yx1rg2i Před 6 měsíci

    Ayaanle❤ hanoolato axsan wariye

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 Před 6 měsíci +4

    Arintaa Suldaanka waan Kutaageersanahay Ilaa Aan Sinaano Soomaali Meel Gaadhi Mayso Yaa igu raacsan taas

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 6 měsíci

      Socon mayso sababtoo ah Somali isma taqaano waxay tahay

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs Před 6 měsíci +1

      wax jira maaha oo lama sinaankaro wayo ilaahayba dadka masimin oo waxkasta way kukala duwanyihin bal fiiri suldaankan dhaqan xumadan iyo gunimada u reerkas kasheegayo isago mooda wax lagu faano

    • @Qabyaaladiid40
      @Qabyaaladiid40 Před 6 měsíci +2

      @@firdowsmusay-ze9gs
      Walaal Sinaanta ayaad Qalad fahamtay Sidaan filayo suldaankuna hadalkiisa Wax Qalada oo Aayn Kuma aragno Ee Muraayada Qabyaalada Iska saar Oo Raac Wixii Allah iyo rasuulkiisu Inoo Sheegeen Qabiilku Dhibmalaha Lkn Qabyaalada ayaa Ah Mida xaaraanta Ah ee Soomaali Halkaa Dhigtay

    • @Qabyaaladiid40
      @Qabyaaladiid40 Před 6 měsíci +2

      @@Fowzia69 Quluubteena Allah Hayskusoo Duwo walaal Aaaamiiin Yaa Allah

    • @A__187
      @A__187 Před 6 měsíci

      انتي تعديتي مرحلة العنصرية بجهلك المركب وأصبحتي مريضة ارجو من الله ان يشفيكي ويهديكي *​@@firdowsmusay-ze9gs

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před 6 měsíci +5

    Sultankan Wiilkiisa baa Walaashay qaba wanna kufaraxsanahay in uu qabo.
    Ayax tag-eelna reeb wallee reer cayaar cayaar ah ma ahan.

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Před 6 měsíci

    Waa runtiis Somalida Qabiilka ayey caabudaan,

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 6 měsíci

    Wa taariikh mudan in la qoro especially gabayada

  • @ahmedday2025
    @ahmedday2025 Před 6 měsíci

    What a suldaan❤dadka xaqiiqada la nool😢

  • @lilGaraad4985
    @lilGaraad4985 Před 6 měsíci +1

    SulDaan gabar aad Suldaan utaahay isi wali boqortoye ina tihin shagi kuma jiro

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 Před 6 měsíci

    Part 2-was moving,
    Waxan ad ugu farax sanahay in Suldaan ka uu ku so guubabiyey ducadisa xaqdarada soo jirtay qarniyo badan haddi Somalida ay isku degan yihiin aay u aqonsadan dadka Yibre dad dhulka xaq ku leh micneheeda ah:beel kasto sida siyasad ha dhaqan loo siiyo xaqoda MARKAS AYEY DUCADA MAKHBUL KA IMANEYSAYA

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Před 6 měsíci +1

    Somalia dhulka waa kufilanyahy qabiil Allah ummada haka madoobeyo.

  • @barlinhabiba2464
    @barlinhabiba2464 Před 6 měsíci

    WAA SAX XAMAR MA JOGAAN

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 Před 6 měsíci +1

    💚🇸🇴🇵🇸❤️👍

  • @calipheabdow6608
    @calipheabdow6608 Před 6 měsíci +17

    My BIG OGADEN ❤

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 2 měsíci

    Qadarkaa ilaahay iguma qaban
    Qoodhay xeraday e

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Před 6 měsíci +2

    Gabayga Ayax waxaa la dhehaa Quursi diid
    'Qabbaaninimo ninkii iga damciyo ii Qasaal marada
    Qadarkaas ilaah iguma qaban Qoodhay xeraday'e'

  • @mosylonmedia7746
    @mosylonmedia7746 Před 6 měsíci +2

    😅😅😅 suldaan majerteen hadaan nahay wax waan ka badalanaynaa sida aad nagu sheegtay

  • @CoreMjd
    @CoreMjd Před 6 měsíci +1

    Hanolato walalo waxa soqabataa kuwa madhibanka layirahdo .walahi waa taqir waxa Aad SO gudbiso

  • @abshirali313
    @abshirali313 Před 6 měsíci

    H noolaato

  • @A__187
    @A__187 Před 6 měsíci +1

    يا أيانلي ماذا تقصد في الدقيقة 44:00 هل هيا زلة لسان ولا مقصوده منك ؟

    • @AliShirwac
      @AliShirwac Před 6 měsíci +1

      مقصودة لانه اعادها مرتين

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 Před 6 měsíci +1

    De Ayax Wu qaldana si Masuuliydi ku jirto Uma hadlin waliba wuna yaqiin Sana inu walalki saca jabiyay in La sii gowraco u sababay waxna ka cunay, taasi Mahan gobanimo.

    • @user-lz2hd6gm1x
      @user-lz2hd6gm1x Před 3 měsíci

      Suldaanka qisada wuu kala baray, oo qayb wuu sheegay. Hase ahaatee,
      qaybtii kale ee ku kaliftay in uu Ayax deegaanka oo dhan ka guuro ma uu
      soo hadal qaadinba, qisada oo dhanba wuxuu ku soo koobay oo qura Saca
      la jabshay, ka dibna reerka oo dhan ay wada cuneen. Suldaanka qaybta kale
      uu ka tagay waxay tahay Ratigii Ayax loo qabsaday, uuna u qabsaday nin la
      oran jiray Maxamud Xaashi. Marka qisadan oo dhan arrinta Saca ku saabsan
      iyo mida Ratiga ku saabsan, Ayax wuxuu ka tiriyey 2 gabay oo kala ah:
      1) Mid uu ka tiriyey markuu reer Khalaf ka guurayey.
      2) Midna waa mid uu u soo dhiibay Cigaal Cayme markuu u yimid si uu deegaanka ugu soo celiyo. Qisada oo dhan iyo 2da gabay waxaad ka heleysaa
      youtube-ka, waxaadna ku qortaa: Ayax Dhowre - Gabay

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk Před 6 měsíci +2

    Reer maxamed binu xaniifa 😂😂😂😂 sh yusuf kawnayn wuxuu magaciisa u bafalay josoph 😂😂😂 odaygii bucur bacayr islaamaha reer abagadha buu 7 maalmood soo jilcin jirey walee isaaqa iminka nool waayihiin reer bucur bacayr 😂😂😂

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 6 měsíci

      Oo ma bucur bacayr ayaa dhalay kan oo waa faraciisii??

  • @daauudabshirmaxamed3671
    @daauudabshirmaxamed3671 Před 6 měsíci +1

    Runtii suldanka in lawaraysto tarikhda awka waramo madama guri sadano iyo guri abwanimo kasojeda balse wariyaha ayanle wuxuu noqday dadka shisheyah ushaqeya dalkana kafafiya salecad xumada waliba hada somalida ankamidahay qodobkay kunecen waa inuu imaradka ufafinayay ciidanka somaliya inay khanisin noqden aad iyo aad ayan ugaxumahay dhegaysigisa lakin suldanka ayan kudhegaystay

  • @dekomar2536
    @dekomar2536 Před 3 měsíci

    Reer qalaf cumar maxamuud weeye qabiilka uu qarinayo

  • @dekomar2536
    @dekomar2536 Před 3 měsíci

    Sheekadii ayax kacarooday waxay ahayd rati sida layiri oo kitaab lagu mariyey

  • @garoose1235
    @garoose1235 Před 6 měsíci

    Dr Jeep

  • @suldaanmaxamed8828
    @suldaanmaxamed8828 Před 6 měsíci +1

    Ayaanle waa munaafaq wuxuu paraphrasing ku samaynayaa hadalka Suldaanka waa inngumeed aad u uur xun oo nacaybka uu reer Sh Isxaaq u qabo dabada uga soo baxay.

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 Před 2 měsíci

      Adigaa qudhun ah e weriyaha afka kala bax ,waa shaqadiisa wuxu fahmi waayo inuu kala cadeeyo si loo fahmo .magaca reer sh.isxaaqna kaligaa malihide hanaga ceebayn wasakhyow

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 Před 6 měsíci +1

    C.cali bacalwan allaha unaxristo wan maqlay wlh inu rerkas ahay balse mahubin hada ninkan xaqijye iney isku reer yihiin allaha unaxristo bacalwan nin culus buu aha intan ka aqiin

  • @Caalim267
    @Caalim267 Před 6 měsíci +1

    0h yobro empire

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 Před 6 měsíci +1

    Boqortooyadooda Taariikhda somali kuma jirto ee xagee ayay ka ahaayeen goormay noqdeen?Sanadka iyo xiligay ahayd ?

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 6 měsíci

    Walahi waan dhagaystay wana fahmay waxa looga bixi kara tan ina wada haysata ee aan is dulminay in la joojiyo 4,5 isku mid la noqdo hadii madax la noqonayo kuli 1 uun laga soo qaado hadii kale cadaab ba la m6dan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 6 měsíci +3

    reerki puntland ciyaalku dhibateeyen waxa lola dhaqmay si boqortoyada oo xaal iyo raaligelin lasiiyay laakin waxay ahayd inay iskacafiyan dhalinyaradi laakin way diiden dee midgaanimadu waatas

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 6 měsíci

      😂😂😂😂😂😂😂😮😮😮

  • @Degaliah
    @Degaliah Před 6 měsíci +1

    Al muhim ninkii kunoleeynaya ayaa ficaan tolkeey isaaqow caydaa jooji, please dadkani wa dadkeeni.

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut Před 6 měsíci +1

    Yibruhu Boqortooyadii BADHIBAAN Ayay Hoos joogeen Sida Qabiilda Somalidu U Hoos joogeen Boqortooyadii MADHIBAAN

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 6 měsíci +1

      SUBXAANALAAAH MA BOQORTOOYO MA DHIBAAN AYAA LA HOOS JOOGAY😂😂😂😂😂

    • @AbuSuldaan-qx7ut
      @AbuSuldaan-qx7ut Před 6 měsíci +1

      @@Fowzia69 Adiga Waa lagaaQariyey Balase Taaroikhda Boqortooyadii MADHIBAAN Waxad Ka Heleysaa istanvuul iyo Qaahira iyo Sucuudiga iyo Baqdaad Waa Hadaa Tahay Qof Wax Bartay Hadaa Jaahil Tahayse Haku Waalan

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 6 měsíci

      @@AbuSuldaan-qx7ut
      SOMALI QOF WALBA BOQORTOOYO AYUU SHEEGTAA? HISTORY SOMALI KA HADLAYSA OO GUMAYSIGII AHAYN MA JIRTO HADAY JIRTO ADIGU MAAD KEENTID SOO DHIGTID?KOLEY ANIGA HISTORYGAASI SOMALIA LAGUMA DHIGIN WELI IYO HADABA ADUUNKUNA TAARIIKHDA SOMALI WUU QARIYAAYE EE MA DHIBAAN HADAY BOQORTOOYO AHAYD OO SOMALI XUKUMI JIREEN CADEENTEEDA HA LA KEENO?

    • @Peacehuman62
      @Peacehuman62 Před 6 měsíci

      Abu Suldaan -qx7tu@ wax kasta hada waa proof soo online ka soo dhig maxaad been u Abuuraysaa aan jirin ,show us the proof Istanbul buu yaalaa !isn’t proof by it self ?ma Taqaan magacii istambul la odhan jiray ?bal soo qor ?xiligii nabigeena istaabul yaa xukumi jiray boqortooyadee?magaca boqorkii xiligii nabigeena (NNKH) magaciisa?magaca Istanbul sharaxaad ka soo bixi ?dhulka Somalida yaa wax ka Qoray gumsysiga ka hor ?soodaa magacyadooda iyo buugtii laga qoray?than we can talk ?
      Somalida munaafaqad meeshay ka gaadhay qabiilkasta taariikh been ah ayuu diyaarsaday oo aan jirin war Somalida dadka hada la yidhaado dadkii taariikhdoodu ma foga lkn Luuqada afsomaliga ayaa fac wayn !Carab wax galaa Somalida waa yar yahay ?
      Ma akhriday waxuu Somalida ka qoray ibnu batuuta ?mase akhriday fatxul xabash ?
      When you answer this questions bit by bit than I’m open to discuss with you Insha Allah ,other ways be quiet and don’t offend anybody?
      Ii baashaal

    • @user-lz2hd6gm1x
      @user-lz2hd6gm1x Před 3 měsíci

      Boqortooyadu waxay u dhisnayd si xukun wadaag ah, oo ah
      in Yibruhu 5 sanno ay hayaan, Tumaalo 5 sanno ay hayaan, iyo Boon
      5 sanno ay hayaan. Boqortooyaduna waxaa la jabiyay qarnigii 11aad,
      waxaana Boqortooyada hayey Yibraha. Ogowna Soomaalida qaarkoodna
      Boqortooyo ayey la haayeen ilaa koonfurta

  • @user-oe6ul9fj6n
    @user-oe6ul9fj6n Před 6 měsíci

    MJ run kama shegin suldanku waxana keenaya kursiga iyo matalaad la'aanta. Wuxu yiri beelaha ugu badan bay ku jiran taasma run maaha oo yibro puntland kuma badna wax badan kama joogan kuwo ka badan baana matalaad ku lahayn

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Před 6 měsíci

    Idinku Mxaa ku xuntihiin maad weydiiso ama ku fiican yihiin

  • @muhuboadan331
    @muhuboadan331 Před 6 měsíci

    Ayax dhowre ku qaat Ayaan maqli jirey!!

  • @maxamedfaarax9639
    @maxamedfaarax9639 Před 6 měsíci +1

    War gabar yibro ah ii raadsha wax ka qurux badan ma arkin gabdhahaas, intee ka helaa tol iyo qaraabo hadaa nahay 😂

  • @user-ee1hk3ff6l
    @user-ee1hk3ff6l Před 6 měsíci

    Qabiilka yibir ito madhibaan ma isku mid baa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 6 měsíci

    aleylehen hadera lafahmay meesha yibirada iyo midgaha laga haysto oo wa kibir bal odaygan tariidu kasheekeenayo fiiri

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 Před 6 měsíci +4

      alle hakun caafiyo ma runta la inoo sheegay ayaa xanuun kugu noqotay reerka khalad ayeynu ka galnay ee aynu cafis waydiisano ogowna kama saraysid ee waad siman tihiin

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey Před 6 měsíci +1

    Suldaanka aan saxo ma ahayn cigaal caymo ninka loo diray ayax dhowre wuxuu ahaa cigaal bayr xassan samatar taariikhada yaa la qaldin

    • @Canshuurvet
      @Canshuurvet Před 6 měsíci

      Beenlow baa tahay.
      Cigaal ina xasan ma ahayn ee ina samater buu ahaa mida labaad aadan cigaal bayr oo caruurtiisa ugu yaraa baa dhali karay ayax dhowre oo isma aaysan soo gaarin 1850 mar lagu qiyaaso ayuu dhintay cigaal anigaana warasadiisii ka mid ah oo uu ahaa awowgaygii shanaad dhanka hooyada.

    • @farmaajoanigagardadiyey
      @farmaajoanigagardadiyey Před 6 měsíci

      @@Canshuurvet caaqow ma cigaal beyr baa ahaa ina samatar khalaf.? Wuxuu ahaa ina xasan samatar,teeda kale reer khalaf waa la yaqaan cida taariikhda leh waa samatar khalaf.

  • @adanabdullahi8104
    @adanabdullahi8104 Před 6 měsíci

    Canugu hatti lagabixin samayathu muxu u xanununsatha

  • @hawamohamud4805
    @hawamohamud4805 Před 6 měsíci

    waa mesha soamlida cinqabtu ka haysato in qof walalaka ah labo jeer mar aad musilm walal ku tihin iyo mar aad soamli ama africanimo ku tihin la xaqiro oo la cayo boqolal sano hal magalo ay degan lo diido dhulka ilaahya sameyey lo dido lagu dhex xaqiro all dhulka soamliya waa cinqabta soomali haysta wa la garan wayey fureheedinaa dhumya xasbillah wa nimcan wakiil

  • @kowsarcabdiqaadir6191
    @kowsarcabdiqaadir6191 Před 6 měsíci

    Qab-qab dhaaafay bey laba qabiil qaran ku weydaaaye
    Qaabiiilna Haabiil markuu qoonsaduu dilaye

  • @Dhuuso500
    @Dhuuso500 Před 6 měsíci

    Way fiicnaan leheed in suugaanta lagu daro taariiqihii hore

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 6 měsíci +2

    Isimku DNA ha iska qaado hadalku markhaati ma aha wakhtigan la joogo

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 6 měsíci

      WAA SAX LAAKIIN DNA MA SHEEGAYSO MEEL AY KA YIMAADEEN

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 Před 6 měsíci

      @@Fowzia69
      Abaayo DNA wuu sheegayaa meesha ay ka yimaadeen iyo yay dad isugu xigaan ehel ahaan

    • @A__187
      @A__187 Před 6 měsíci

      ​@@Fowzia69سبحان الله وهل انتم تعلمون من أين أتيتم !

  • @ayanabdillahi420
    @ayanabdillahi420 Před 6 měsíci

    Axmed Cali Cigaal waa nin reer binu xaniifa ah
    Reer sheegato maye

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 Před 6 měsíci

    Reer Hagar waligood libaaxyo ayey ahaayeen Gobanimo.

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 6 měsíci

    When will Ayanle focus on damuljadiid looters Corruption and Qabyalad. 😂😂😂

  • @abdialimohamed1095
    @abdialimohamed1095 Před 6 měsíci

    Hadaanu Mj nahay waa runoo dadka Nala dega way Naga amaan helaan lkn Matalaad Nagama helaan waana waxan wanagsanayn lkn martisoor cid nagaga fiicani majirto

  • @user-uy1um8ne9o
    @user-uy1um8ne9o Před 6 měsíci

    Yebro tumaalo midgo kuli waa laguursanaa koonfurwsoomaaliya inta badan waana lagu yaacaa ma aqaan waqooyiga xanuunka qabaan

  • @user-sb9hk6dk6h
    @user-sb9hk6dk6h Před 6 měsíci

    Odaygu carabku nagu yara badiye ayaanle mar kale no warayso duriyada

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 Před 4 měsíci

    Oo muu saca yar iska bixiyo wxno buuqa mxa keenay sheeko 😂

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud Před 6 měsíci

    Niman kii cumar maxamuud waa waxa ay ciise maxamuud is ku hayaan qabkaad mudug la joogtaan rag ways ku khatalmaysaan.

  • @user-mo7kf3hg6h
    @user-mo7kf3hg6h Před 6 měsíci

    Ayax dhawre iyo kuqaad inaadeerkiiye gabay baykujirtay

  • @mohamedomar799
    @mohamedomar799 Před 6 měsíci

    suldaanka mujaamalada halaga daayo😂

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 Před 6 měsíci

    Bacallwaan qoysokoodu Wuxuu dagan Isagu a ku dhashay Danoood oo ah hawdka Kiki ka shanaad nin Watkinsa sax ma aha

  • @Shuhuura
    @Shuhuura Před 6 měsíci

    Yibrow iyo Madhibaanow Af kiini ama Lahjadiini soo Noleeya oo Qora oo ku Faana Dad aan lahayn af iyo dhaqan Taarikh malee , Hoosna waa loo dhigaa Taarikhdodana waa la Tirtiraa.

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 6 měsíci +1

      Afsoomaali lee sow ma ahayn ma af kale ayuu ahaaa ?

    • @user-lz2hd6gm1x
      @user-lz2hd6gm1x Před 3 měsíci

      Af-Soomaaliga, afkeena ma aha miyaa?

    • @Shuhuura
      @Shuhuura Před 3 měsíci

      @@user-lz2hd6gm1x Waa lahjad ama luqad u gaar ah Qabiiladan oo Soomaaliga ka mid ah. Dadka wax ka sii garanaya waa 70, 80, 90 jiro . Taarikhda soomaalida iyo qabiilada markii laqorayay waa lagu xusay inay leeyihiin lahjad ama luqad oo ay diideen in laga Qoro wayoo waxay ka cabsadeen in la sii Fogeeyo.
      Xitaa Ayaanleh uu waydiiyay su'aasha oo Odaygu kama Jawaabin.

    • @user-lz2hd6gm1x
      @user-lz2hd6gm1x Před 3 měsíci

      @@Shuhuura yaan ka cabsaneynaa? maantu u shidan yahay, oo weliba
      meel walba looga hadlaa, siiba deegaanada P/land, SSC (khaatumo), S/land, S/galbeed ilaa Djibouti. Cabsi ma jirto iyo cid noo diidaysa in aan ku hadalno, ee anagaa si xor ah u jecel in aan Afka hooyo ku hadalno maadaama aydan waxba ka fahmeyn haddii aan idinkula hadalno.

    • @Shuhuura
      @Shuhuura Před 3 měsíci

      @@user-lz2hd6gm1x Sidaa aad sheegayso hadu afkani ka Shidanyahay Dagmooyinka aad sheegtay, Maxaa Afkan loogu Daray Lahjadaha ama Afafka ka Tafiir Go'ayaa geeska Afrika ?🤔

  • @monka9102
    @monka9102 Před 6 měsíci

    Mj boqol sano ka hor xataa sasay dadka udhibi jireen

  • @bashirmohamed474
    @bashirmohamed474 Před 6 měsíci

    Gabaygaa iga hubi sheekhow

  • @abdihersi9158
    @abdihersi9158 Před 6 měsíci

    Hhh Wuxuu Cadeeyay In Isaaqu Somali Ugu Gobsan Yahay 😊

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před 6 měsíci

      Adiga goob kala dheeri

    • @miinkaay
      @miinkaay Před 6 měsíci +1

      Gobanimo waxaa ugu weyn midka qofka aan aheyn dadkaagu kuu qiro.

  • @user-fp5xb8hh8m
    @user-fp5xb8hh8m Před 6 měsíci

    Suldaanku inta danbe waa Dareen hadlay ee hadalkiisa hala qaato oo waxa uu sheegay wax halaga badalo

  • @nasserhashi
    @nasserhashi Před 6 měsíci

    Ayaanle,
    Su’aalahaagu qaar kood ma’haboona.
    Suldaanka IXRAAJ ayaad ku samaysay!!!!!!!!!
    WAA CEEB.. unprofessional

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 6 měsíci

    Iska dhadeer qabiil kasta masakiin bu leyahay ha qaate maxa ka rabta adiga maraykan baad tagtay ma ilowday umada dagalaa haya waana laysku dul nool yahay sumayada haday qataan waxba kama jabna

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 Před 6 měsíci +1

    War odagaan wuxuu fasirayaa
    Gabayga ee taariikhda run ka sheegi maayo
    Ayax dhawre ruux binoo aadama hadii sharaf lagu tilmaamo
    Wuxuu ahaa qarnigiisii nin ilaahay ku manaystay
    Waxaad garanaysaa sac gardaro loo jabiyay loonaqashay
    Hadii milkii yiri sharciga islaamka aan ku kalabaxno
    Hadii aad sacaygii adoo qirsan
    Iidiiday uu yiri
    waxaad garanaysaa xushmadii
    Loo hayay ayax dhawre
    Ayax gabayga in uu c.marmaxamuud ku caayo
    Wuu rabay
    waayo hadii curadkiisa inta ladilo
    Loo diidi lahaa
    Waxaan dhihi lahayn
    Ciil baa gabayga ka keenay
    Marka maadaamuu hal abuure ahaa geediga iyo gabayga ayuu isku beegay
    Odagu waa ka curdaartay
    In uu runta kasheego
    Mareexa ayax wixii ka qabsaday dabcan jaale siyaad
    Baa reer dagal ka xaal mariyay
    Hasa yeeshee cigaal caymo warkuu hayay oo wuxuu rabay
    Xaalada dhabtaa ee ayax ku sugan yahay in uu indhihiisa
    Ku soo arko dabadeedna sidii
    Laga yeeli lahaa fadhi tashiino laga yeesho
    Ayax oo markiisii horaba dhawrad ahaa ayaa yiri cigaal
    Maxaad raadinaysay deedna cigaal afgobaadsanaya ayaa yiri adaan ku raadinayaye soo
    Guur
    deedna gabay halgaad ah
    Ayuu ayax cigaal madax kaga dhuftay
    oo uu ayax dhawre ku karbaashay reerka c.maxamuud
    oo cigaal ka soo
    Jeeday .
    Deedna cigaal oo aan jawaab
    Bixin baa dib ugu laabtay
    Dagsiimadii uu ka yimid
    Deena dhalhsaha cigaal u
    Soo laabtay ayaa la gansaday
    Hadii cigaal lawaydiiya ayax dhawre
    Wuxuu ku jawaabay ayax tag eela reeb
    La isma lahayn ayax baa dib dambe mj ugu soo laaban doona
    Lkn isagaa si xor ah u guuray
    Si xor ah usoo laabtay
    Malaha waa loo gurmaday
    Oo lasrary in taariikhda ugasho
    Ayuu diidanaa
    Fiira gaar ah
    dhulbahante iyo cumar maxamuud majirin gabay silsilad ah oo. Cay ama amaana
    u dhexeey labada bee lood
    Hayay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 6 měsíci +1

    yibirahu iyo dadka kudacwooda in latagooro dhaqankoda xun ba usababa laakin dhaqanka fiican way iskuyeelikaran intay dadkale maagayan

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 6 měsíci +1

      Waan kula qabaa arinkaasi

    • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
      @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Před 6 měsíci

      qabiil dhan ha ugafin wall😊

    • @fariida6236
      @fariida6236 Před 6 měsíci +1

      😂 wwxa mooda ina si shakhsi ah dagaal ugula jjrto hadu qof ku xumeeya maaha ina ayago dhan kula dul dhacdo ileen ayago dhan lama dhaqmin

  • @Araale48
    @Araale48 Před 6 měsíci +3

    Farmaajo goorme wareysi ka qaada waa jeclahay mar un in aad wareesato

    • @JamaMohamud
      @JamaMohamud Před 6 měsíci

      Farmaajo wuu la dirirsan yahay feer baa ka dhacaya hadduu u tago.

    • @ahmeddahir6224
      @ahmeddahir6224 Před 6 měsíci +1

      Farmaajo warkiisa looma joogo he is gone😂

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 6 měsíci

    Bucur bacayr wuxuu ahaa nin yuhuudi ah oo ganacsade ah oo dadka ribo kor saari jiray lacagtuu amaahiyo haday bixin waayaana wuxuu ku xujayn jiray in wiilkii kasta ee u dhasha cidda uu amaahda ku leeyahay ay ka bixiyaan lacagtaas

  • @83587
    @83587 Před 6 měsíci +2

    Allaa mahad leh qabyaaladaas wax kasta kalasareysa Soomalida aan igelin oo anigu qofka shaqsiyadiisa baan ku texgeliyaa oo hadey ila fogaato laga yaabee waalid fiican ama walalfiican aan ku tuxgeliyo lkn weligey rer hebel ma dhihin