40 sanno xog uu hayay ayuu bulshada la wadaagay wariye Faysal Fadhfadhle.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 05. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Komentáře • 351

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 Před 2 měsíci +3

    Allah how naxariisto wuxuu ahaa Libaaxa Afriika dalka soomaliya hore u marbadan buu ka sameeyay 🤲🕌🤲🕋🤲🤲🤲

  • @abdihasanwaes349
    @abdihasanwaes349 Před 2 měsíci +2

    Maansha allah waa taariikh dhaba

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 Před 25 dny +1

    Allaha unaxariisto jalle siyaad muxuu wax qabtay oo dad wax baray balse somali walee abaal maleh meshaan jognan waan u qalanaa ilahay cidna ma dulmiyo oo waa caadil

  • @user-cx9ps3px8o
    @user-cx9ps3px8o Před 2 měsíci +26

    I’m not sure what this is all about wither the story is true or not but I’m sure the former president is the man who loves his country and his people we Somali are proud of what he’s done to our country may allah reward him paradise inshallah.

    • @user-sb3my5if3m
      @user-sb3my5if3m Před 2 měsíci

      Of course he was honest 😉

    • @kadragood130
      @kadragood130 Před 2 měsíci

      I absolutely agree with you with out General Mohamed Suad Bare Allah Yrhamo, Somalia was the strongest arme in Africa.

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 Před 2 měsíci

      By the way he was a bloody dictatorship because he was responsible for the massacre of thousands innocent civilians. Remember assassination of 11 religious leaders in 1975

    • @imc667
      @imc667 Před 2 měsíci

      What did he do for the country?

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 Před 2 měsíci

      General siad bare was a great leader who has done great things both good and bad, may allah swt grant him paradise, 2gether with all somali leaders b4 him and his time they were all great nationalists, also thanks for brother faysal working under the military regime that was very complex in that time,

  • @abdirashidsaleh5769
    @abdirashidsaleh5769 Před 2 měsíci +7

    Njn isfaanshay waa ri usnuugtay.

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 Před 2 měsíci +2

    Faisal Fadhfadhle Waa Khabiir Saxaafadeed ❤

  • @Bytity35
    @Bytity35 Před 2 měsíci +3

    Machael mariama waxaa meel gees ah looga duugay qabuuraha Jeneral Daa,uud. qabriga waxaa lagu warweejiyay derbi, barxad u dhaw qabuurahaa ayaan banooni ku ciyaari jirnay xaafada siinaay, warrdhiigley.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci +1

    Dalkiiba ma hargeisa ayuun buu ahaa wixii dhacayey ma hargeisa uun buu ka dhacayey? waa yaab?

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci +1

    Dalkuba Ma Muqdisho iyo Hargeisa u dhashay uun baa?
    waa,yaab?

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 2 měsíci +2

    1978 Terra warka 1 da duhurnimo ayuu sheegi jiray sidee ayuu u ahaa 1982 in uu jaamacada kaala soo baxay

    • @hamsenouh3456
      @hamsenouh3456 Před 2 měsíci +1

      Tera kan imika aad maqasho maaha
      Wariye xiligii siyaad shaqayn jiray ayaa TERA la odhan jiray

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 Před 2 měsíci

      @@hamsenouh3456
      Terra ha aan sheegayo waa kii dhintay wll

    • @Bytity35
      @Bytity35 Před 2 měsíci

      Haku qaban e ka qalee ha nafisee.

  • @mohamedmahdi1373
    @mohamedmahdi1373 Před 2 měsíci +1

    Kha,in

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 Před 2 měsíci +2

    somalida wa abal lawayal dawladi wax so bartay ayu been kashegaya nin wareysanayo ma usan helin janiskas o an ognahay in ki hadlaba jeelka liinta lagu cabsiyo hadana waxna an labarin

  • @Hamdi11225
    @Hamdi11225 Před 2 měsíci +1

    Hargaysa beentaa taariikh looga dhigaa iyaguna way jecel yihiin waxaas waayo run hadaad usheegtid iyo taariikh sax ah way kudilayaan

  • @user-op2lk3vl2n
    @user-op2lk3vl2n Před 2 měsíci +2

    Weriyaasha soomaliland joogaana waxa ay yidhaahdaan saxaafada waa in xor laga dhigaa ragna taasuu ku soo sheqeeyey waa dhab arimaha u ka sheekaynayo

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Před 2 měsíci

    Maxaa kaaga danbeeyey taariiqdaas aad ka sheekeysay walaal

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq Před 2 měsíci +13

    lafoole dufcadii ugu horeesey waxay qalinjebiyeen 1972, ma waxaad u jeeddaa qoladii u horreysey saxaafadda barata?

  • @cheyyene
    @cheyyene Před 2 měsíci

    Tvga Qaahira kan ugu horeeya uguna Qadiimsan (Filimaanta iyo Sugaanta Carabta iyo Islaamkaba ugu horeeyeen) Wadamada soo koreya ayuu ahaa, meel fiican Khibrad ku sameeyay.

  • @ahmedabdi33
    @ahmedabdi33 Před 2 měsíci +3

    Ninkani waa xariif fahmay in ninkii doonaya inuu magac yeesho ay tahay in uu been ka sheego Siyaad Barre si loo yidhaahdo waa mujaahid ,mujaahid waxaan u aqaan SSC khaatumo dadkii ka dhintay

    • @shacbaanahmed
      @shacbaanahmed Před 2 měsíci

      jin ayaa iskaa tusey maxaad fahantey?

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 Před 2 měsíci +1

    Fadh fadha jooji war yaa

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 Před 2 měsíci +19

    Alaah AUN aamin abo major general jalle Mohamed Siad Barre halyay geesi ah buu ahaa lipaax shaariba leh🦁🦁🔥

    • @saamquen7928
      @saamquen7928 Před 2 měsíci +1

      Ilahay cadaabta haku fogeeyo

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 Před 2 měsíci +1

      Amarkiisa lagu dilay 11 culumada ahaa ee ka hor yimi amarkiisa ahaa in raga iyo dumarku siman yihiin Waxa uu beeneeye Surat Nisa

    • @samirr546
      @samirr546 Před 2 měsíci

      Hadii dad denbi aanay gelin la saaray iyada oo aan la waydiina la dilsy kuwo kalena maalkoodii bilaash lagu qaatay iyo dulmi badan oo Allah adoomadiisa u diiday naftiisana u diiday Allah
      Cidii samaysay ma u malayn in lagu odhan geesi libaax shaarubo leh baa tahaye janada gal geesiyada hal gamay waxba lama waydiiyoe!!!!!!!

    • @samirr546
      @samirr546 Před 2 měsíci

      Isga oo na dulmiyey baanu cafinay laakiin ma u malayn in dulmi cid wadata oo weliba dad ka gashay oo dil iyo dhac iyo masabid ku jiro in la odhan jannada gal kuwii dulmiga laga galayna xaqoodii xagee la saari !!!!!!
      Cidii jaanis haysataa hada edeb ha u joogto aduunka.

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 Před 2 měsíci +1

    Hadalkiis waa xaqiiq iyada oo dadka ay dhimanay oo dhawacuun tirda ka baddan yaha ay warkiis la sheegaya.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před 2 měsíci +10

    Allaha unaxariiso aabo siyaad dowladi kama dambayn.

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of Před 2 měsíci +2

      Waxba. Laga. Aqbali. Maayo
      Sababtoo. Ah.
      Waxa. Tahay. Ina. Faqash. ,+,,Ina. Afweyne. ,+Ina. Nijaas

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 2 měsíci +1

      ​@@AAAbdi-eb2of adne ibnu xaaraan baad tahay Cuqadad qabiil ka Buuxdo

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 Před 2 měsíci

      Hooyadaa iyo dowladaba was qoxoontiyow kenya uqaxay

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 2 měsíci +1

      @@cabdalacawilyoohiye3 adana halkee u qaxday😁

    • @june6206
      @june6206 Před 2 měsíci

      @@AAAbdi-eb2ofaf qalooc ka waran kkkk oo saxafada xidha boobay dhulkii siyad Allaha u naxariisto nin soomali oo soomali uga danbeeyey majiro Maxa sidan ka dhigay soomali hadey a u dar san siyad muuse af qalooc jabey tala xukumo ka waran war beenta joojiya adoon bay soomali noqotey siduu idin gala 😂 ka warama xasan dhiiqo

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 Před 2 měsíci +1

    Bismilaah warwuxu fulaysanaa O wuu iskakurbanayaaye waxa idinhayey O dhanfulaynimay ahayd

    • @samirr546
      @samirr546 Před 2 měsíci +1

      Allah cadow aan Allahna garanayn naxariisna lahayn kuguma salido.

    • @dalmarcabdilaahi8566
      @dalmarcabdilaahi8566 Před 2 měsíci

      Qorista farsomaliga soo baro marka hore kadib wax qor.

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 Před 2 měsíci +6

    Asc. Waxaan dhammaantiin idin weydiinayaa meel uu joogaba nin saxaafada ka shaqeeya oo xor ah waxuu doono sheegaa adduunkaan korkiisa ma ku nool yahay?
    Tan kale waa qof noocee ah ninka haddeer ka sheekeynaya 40 ka hor wax la soo dhaafay oo nidaamkii xilligaas jiray ah .
    Anigu qof ahaan uma aqaan shaqsi wax gal ah midkaan ciilqabeenka ah iyo midkaan wax weydiinaya waa laba aan isogeyn.

  • @adensamater5874
    @adensamater5874 Před 2 měsíci +1

    Lakin soomaliyey daya ninkani ha waramee waayo ninkani wariyo ahaa ninkani quruumo ayuu so jiree ninkani malaha wa 150 jir war bal ninkani ha waramee daya

  • @c.c.536
    @c.c.536 Před 2 měsíci +2

    Acuudubillaah. Isaaqu waa dadka kaliya ee aan naftooda xitaa imtixaamin! Markasta cuqdad iyo qarmuun uun bay ka hadlayaan! Aqas. War waxaasi iyo cunfiga cid idiinka garaabaysa ma jirto ee naftiina in aad ixtitaamtaan ayaan idinkula talin lahaa. Somaali dhib iyo dheefba way soo wada martay wax hadal hayana nacaybna maanaaan arag.

    • @ifka2877
      @ifka2877 Před měsícem +1

      Cidaan ilaa boqol sano siyaad baa nadilay waraan aheen wala wayay iyo tariiqdi umada ineey kas been ugu sheegan hawiye darood Isaaq ma qola aan la xasuuqin ayaa jirta oo intii umada kale wali isdikeeyday ayaku nabad beey heesteen sodanki sano ee lasoo dhaafay sas eey tahay ooyinti wali ma dhameesan Waxu jilcana Somali ba mahan Ayaan umaleyay

  • @A-Dirir11
    @A-Dirir11 Před 2 měsíci

    Fulaysanaa ninkani innaa lilaah

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před 2 měsíci +12

    Qof Taariikhdiisa ka waramayana
    Ma la caayaya,Coment ku dhiglayaalow Gacanta aad wax ku qoraysaan iyo Afka aad ku hadlaysaanba waa la xisaabayaa,idinka ayaa Cuqdada aad sheegaysaan idinku jirtaa,waayo waxa aad soo qoraysaan baa laga Arkaa,Mashaallah ninkan Caqligiisa ayaa halkaas gaadhsiiyey oo uu wax ku bartay

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před 2 měsíci +2

    Faysal fadhfadhle guulayso

  • @NicmoCismaan-ss2lx
    @NicmoCismaan-ss2lx Před 2 měsíci

    Asc wa runta

  • @user-bb3wb2cn9r
    @user-bb3wb2cn9r Před 2 měsíci

    Baba military rule is not government but military rule so never expect government

  • @maxamedamin6897
    @maxamedamin6897 Před 2 měsíci

    Lkn wareysigan cunsiri nima ka muqato ee waxa ficneyd inu si sax ah wax u shego

  • @mohamudabdulahi3086
    @mohamudabdulahi3086 Před 2 měsíci

    Haddaa dhimanayso dhareerkaa layska duwaa

  • @123yus
    @123yus Před 2 měsíci +1

    40sanuu baqyay haduu is yidhi waad. Hadli kartaa wuxuu moodayay in siyaad noolyshay waa
    Galaalkii labaad
    Duf kubax

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 Před 2 měsíci

    Rag sheekeysanaya iga dheh.kani barnaamij maaha

  • @jamealjameal2036
    @jamealjameal2036 Před 2 měsíci

    SIYAAD BARE AYUU MARLA DHACAY

  • @hassanmaden-yd7ks
    @hassanmaden-yd7ks Před 2 měsíci +2

    *SIYAAD BARRE SHEEKADIISA WAX XIISA AH UMA KHABTO UMADA SOOMALIYEED*

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 Před 2 měsíci

      Ya adiga kuu sheegaya.. tan waa Xusus reeb loogu talo galay jiilka danbe ee somaliland. Jahilnimada somalida ayad Ka turjumaysa

    • @june6206
      @june6206 Před 2 měsíci

      Manta soomali malin ay madaxweyne Ha uga bahi badan tahay ma jirto xasan oo dalkii xarashay miyanu joogin ya Alah

  • @nurojamaali5316
    @nurojamaali5316 Před 2 měsíci

    WAXAAN KA YAABAY MUCAARADKU
    WAA INDHA IYO DHAGA LAYIHIIN
    MAJIRTO SUXUFI XOR KA AH DOWLADISA

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 Před 2 měsíci +1

    Siyaad wuxuu ahaa ninkii laayey culumadii somaliyeed uma arko inuu ahaa geesi siyaad,dhibaatada haysata Somali sababbuu u ahaa ilaa maanta

    • @ifka2877
      @ifka2877 Před měsícem

      Walal nin Somali oo xil qabta oo Heerka siyaar bare gaaray gaara kursigaas lagam dajin karaayo Hada kuwa jooga kii meeshu gaaray gaara kursiga wuu isa siiya Africa oo dhana dhibka nala qabta marka siyaar yaan gooni loocadaw san ugu danbeen waa nin somali ah oo waxa uu dhibay iyo waxa uu qabtay eysan kala yareeyn aniga hawiyan kaso jeeda mana jecli ninka naceeb saaida marki lagu sheego

  • @mohamudahmed577
    @mohamudahmed577 Před 2 měsíci +1

    Wadadka aan warkiisa dhegeysanayo ee sheegay 1983/84 leh wadanka dhib baa ka dhacday qofka waxa fiican inuu ogyahay iney garbihiisa malaaigi saran yihiin waqtigaa uu sheegayo wadanka wax dhibi kama jirin barwaaqo ayaa la ahaa xiligii alle ha u naxariisto Mohamed siyaad barre uu ka qayb galay shirkii IGAD ka dib uu dhulka soo maray Hargeys’s berbera burco uu soo maray wixii ka dambeyey ayuu dhibku bilowday bal eeg ninkaa weyn wiilka wareysanayo waa dhalinyaradii burburkii ka dib dhashay marka nin weyn baad tahay beenta ummada ka daa alle ka baq!

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      Habar roob hayaa inuu dadkoo dhan hayay modaa Markaa aad sheegayso isaaq baa gaar loo ugaadh sanaayay haday adiga kuu wacnayd dad bay u xumayd

    • @abham8021
      @abham8021 Před 2 měsíci

      mohamudahmed walal haddaad adigu waqtigaa barwaaqo kujirtay waxaan goob joog u ahaa burco oo 1984 waqtigaa aad sheegayso lagu toogtay 42 nin oo isaaqa inta badana wax danbiya aan lagu hayn caadifadu yaanay xaqa kaa qarin.

    • @june6206
      @june6206 Před 2 měsíci

      @@user-sz7sn2rv9risaq iyagaa dawlada shaqo iyo. Ka hayee kuwa u wa weyn ee manta muuse ka sheekee soomali ya iney siyad bare dabadii dagin wala og yee muuse muxuu kuu tarry kkk muxuu se lascanood u duqeeyey 😂 war qabrigana wad la gali beenta

  • @user-nb2bh1we3v
    @user-nb2bh1we3v Před 2 měsíci

    somali run sheega haduu jiro kumuu noqon lahaa fagfagle beenta wuxuu ka bilaabay inuu ahaa dafacadii u horeysay ee Lafole. Dafacadii u horeysay ee Lafole waxay ahay 200 Dhash ee 1974tii ee ina siyad bare ku jirtay. shilka macalinkana wuxuusan ogaeyn in Siyaad bare sii ogaa jilka iyo hawshu sidey ku danbeyneysa 6 bilood ka hore

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k Před 2 měsíci +1

    SIYAAD BARE DAWLADNIMADA WUU AQAANAY BUT DADKIISI AYUUU XASUUQAY 80K BEESHA REER SHEIKH ISAAQ ERIGABO ILA GABILEY DADKI DAGANAA AYUU XASUUQAY

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 Před 2 měsíci

      Cudur isaaq ayaa ku dhacay odayga tii ayuu ku dhintay

    • @june6206
      @june6206 Před 2 měsíci +1

      @@cabdalacawilyoohiye3walee idinka cudur siyad u dhiman

    • @june6206
      @june6206 Před 2 měsíci

      Fabuleus ana joogay beenta joojiya Maxa manta muuse lascanood ka gaystey awdal 1991 muxuu se tarey ya hadli kara darood qabiil jabiyay bad haysane siyad ma dhulbahante jabiyay 😂😂 war akhiro walays weydinaya beenta muuse manta jabhad miyuuna dayn laha afqalooc muuse muxuu lascanood ka gaystey iyo cabudhiyey ka sheekeya isaga noole magac xukumo u dhiman doona siyad aduunka og soomali dabadii inay burburtey waqooyi iyo koonfur ba😊😊

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 Před 2 měsíci +27

    Siyaad Bare Eebe naxariis ha siiyo geesi Soomaaliyeed buu ahaa.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci +1

      Alle cadaabu Jahanaba haku fogeey iyo cadaabu naar iyo cadaabu qabri

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 2 měsíci +3

      ​​@@user-sz7sn2rv9r hada ogoow Beri markaad adiga iyo Siyaad bare ilaahay Hor istaagtaan Ka gar bax, ilaahay ayaa Caadilee..

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci +1

      @@Jaalejaale12 Maxaan uga gar bixi waayay hoyaday iy Abahay iyo walaaladay iy adeeraday ayuu dilay o ano caruuruu agon iy raj iga dhigaye

    • @ashaabdullahi4659
      @ashaabdullahi4659 Před 2 měsíci +1

      Jahanaba ilaahay haku fogeeyo isaga iyo kuwii muslinka kala geeyey naarta xaabo ha uga dhigo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      @@ashaabdullahi4659 Alle haka dhigo qoryaa naarta lagu hurinaayo Afwayne iyo kuwii la socdayba Amiin

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt Před 2 měsíci

    Siyaad barre tegyey wuxuu ahaaba kuwa hada jooga ayaa kaliita oo dadkii iyo dalkiiba gatay weriyaha xorta ahi xagee joogaa kuligood waxa soomaaliya oo dhan xakuma mid siyaad barre gaaraa kumajiro nin rag ah oo wax dil waxna daaya ayuu ahaa laakiin kuwa hada jooga gabadh yar oo doocil ah xataa dhaafi maayaan

  • @user-qu7ez2np3w
    @user-qu7ez2np3w Před 2 měsíci

    Dadka u sheeg in xasan kayd ahaa nin isaaq ahaa weliba yarka weriyaha u sheeg

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k Před 2 měsíci +16

    BEESHA ISAAQ WAA DADKA 80% DAGA WAQOOYI HARGEISA BERBERA GABILEY WAJAALE ERIGABO BURCO CAYNABA WAA DHULKII ISAAQ SOMALILAND HANOOLAATO ALHMADULILAH MAANTA DHULKENU WAA INOOO NABAD SIYAD BARE ALE HA UNAXARISTO MANTA DUCO UUNBU NAGA RABAA DADKENII UU LAYEYNA ALE JANOOYINKISA HAKU CASUUMO

    • @Gob_gobonimo
      @Gob_gobonimo Před 2 měsíci

      Naarta Allah ha ku fogeeyo wuxuu ahaa GAAL , beeniyey Quraanka. Qofkii aayad Quraan ah beeniyaa waa GAAL, haduuna dib u musliminna wuxuu ku waari naarta.

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn Před 2 měsíci

      Ceerigaabo iyo Caynaba midna maa lihid,waa la isaga daba imaanayaa,3 daada tuulo haa ku deeqdo doofaar yahow ilkaha cascas.

    • @MaryanKaamil
      @MaryanKaamil Před 2 měsíci

      Furaha naarta aduu ma hayside wlle ilahy kabaq waxand ogayn haku danbaabine ​@@Gob_gobonimo

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 Před 2 měsíci

      @@AhmedDaud-fd6vn waanu ku diLaynaa hadaad edeb nagula joogi weydo afar xabaa tahay quudhsiyow quudhsigu dhalay

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn Před 2 měsíci

      Allah yaa raxma intii inaka dhimatay walaashay macaan,qofwaliba maalin ayuu dhiman,waa sheeko inaga sarreysa,qof maalinkiisa dhaafi karaa maa jiro,waxaan ka wadaa wixii aad ka dagaallanteen maxaad ugu suubinasaan dad kale,sida Dhulbahante,Samaroon iyo Warsangeli,khasab nagu raaca ama waa idin dilaynaa,taas maa kula fiican tahay? haddii reer Sheikh Isxaaq Somali ka tagayaan waa Ok laakiin dad ayaa degaanka idinla deggan oo Somalinimo doonayaa,kuwaas maa khasbaysaan?

  • @mohamedomar799
    @mohamedomar799 Před 2 měsíci

    ilaa hada wax laguu gaystay maad sheegin .

  • @user-ox2wo3pc7h
    @user-ox2wo3pc7h Před 2 měsíci

    Kawaran dawlada uu rajiimka ku tilmaamayo waa mida uu ka helay waxbarashada iyo xirfada bilaashka ah iyo shaqada diyaarka u ah...... hadaad waydiiso caruurtiisu fursadaha ay Heleena balabalabala iyo cudurka indho iyo dhago beelkaba dhalay

  • @maxamedamin6897
    @maxamedamin6897 Před 2 měsíci

    Lkn waxbu ku dardarey ee inu dacad wax u shega ficneyd

  • @ahmedguule7157
    @ahmedguule7157 Před 2 měsíci

    Madaxweyne aan laga baqin madaxweyne maahan , ninkaana yaan wax la sheegin wuxu ahaa shakhsi shaqadiisa daacad u ah .

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si

    72_73 Qalin jebintii Ugu horeysay
    Faylashodii 1973ilaa 1990.waa lahayaa, Lafoole

    • @yaxyeqaasim4851
      @yaxyeqaasim4851 Před 2 měsíci

      Ma saxaafada

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 Před 2 měsíci

      Waar Kuliyada Saxaafada ee Lafoole ayuu ka hadlayaa majnuunyahaw ee kuliyadaha kale iyo jaamacada guud ahaan ka hadlimaayo

  • @camel000
    @camel000 Před 2 měsíci +3

    Wariye daroodna cadaalad bey ka sugayaa.
    Dadkii madfaca lala dhacayay wariye ka hadla sidan oo kale ku marti qaad oo darood ah

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      Ma daarood madfa lala dhacay baaba jira

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 Před 2 měsíci

      @@user-sz7sn2rv9raaway kuwii lascanood

    • @abdullahhassan2940
      @abdullahhassan2940 Před 2 měsíci +1

      Haa wuu Jiraa, Majeerteen iyo Ogaadeen ba waa la layn jiray

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      @@abdullahhassan2940 Sida isaaq loogalay cid looma gelin isaaq iyo Soomaali oodhan bay ahayd

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      @@abdullahhassan2940 Isaaq hubkii Soomaaliya oo dhami iyaduu ku dhamaaday iyo ciidankii Somaliya Anana cunay oo ciil uma qabno laakiin Ma ilaawayno taariihdaanu soo marnay

  • @Maria28832
    @Maria28832 Před 2 měsíci

    MARKII DAGAALKA BILAABAY WAXA WAX BOOBAAYEY WAA CIIDAMADII SIYAAD BARE KUWA MAREXAN IYO DHULBAHANTE UGU DARNAA OO BAABUURTII DAWLADA DHACEEN IYO LACAGTI BANKIGA AYAGA AYAGA QAATEY TUUGO WEEYE MARKI LA JABIYEY CARARAYEEN WAX KASTA BAABIYEEN FAQASH ALLAAH JABIYEY MARKII USC QABSATEY BAA NABAD HELNAY GUUL USC GUUL

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 Před 2 měsíci

      Been badanaa aaway nabada maxaa na wareeriyey 33 sano ila meerayso

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 Před 2 měsíci +1

    Allaha unaxariisto aabihii soomalyed

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141

    Kathaab

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 Před 2 měsíci

    Taasa Maanta rag u dusaya

  • @Bn99757
    @Bn99757 Před 2 měsíci

    Roomaris mise rumors kkkk

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 Před 2 měsíci

      Ma ogtahay sida soomaalidu ugu dhawaaqdo ingiriisida inay tahay sida saxda ah gaar ahaan reer waqooyigu qoris ahaana maaha sidaad uqortay ee waa romour dhawaaq ahaana ruuma markay jamac noqdaana rumours dhawaaq ahaana ruumaas

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Před 2 měsíci

    Kaani weli waa traumatised wuxu ubahanyahaay dhakhtarka dimirkaa for counselling, psychotherapy and treatment

  • @Somadam11
    @Somadam11 Před 2 měsíci

    Tariikh cuqdad qabta.Negativity a pessimistic attitude isn't very hopeful, shows little optimism, and can be a downer for every one else.his tendency to pay more attention.

  • @ahmednuraden2814
    @ahmednuraden2814 Před 2 měsíci +3

    Ma aadan baqanayn ee siyaad baraad daacad u ahayd marka nin aad sidaas u jecleed ha caayin maantay

  • @abdirisaqyusuf1460
    @abdirisaqyusuf1460 Před 2 měsíci +10

    Isaaq yar iyo weyn cuqdad ayaa dilaysa wlhi. Weligay ma arag dad saas oo kale ah.

    • @HardTalk1
      @HardTalk1 Před 2 měsíci +2

      Tolo saanu yeelaa

    • @somtech.somalitechnologyst8724
      @somtech.somalitechnologyst8724 Před 2 měsíci +4

      Isaaq ba cuqdad iyo Munafaqad yaqana cid ka dhaysanrysa ma jirto, balse adiga jiran o naceyb gara ku do koray, ilhay ha ku caawiyo.

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 2 měsíci

      NINKAAN DA,DU KAMA MUUQATO MAASHA,ALLAAH

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 Před 2 měsíci +2

      Hadad tidhahdo kwaran maxa israaiil lagu haystaa illeen isaaq mudo yar inta laga dilay waxay ka badantahay intii falastiin lagu dilay todobaatan sano waxa qof wax sameeya ma xasusto qofka dhibta loo gaystaase ma ilaawo

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před 2 měsíci +1

      Runtaa ku dhibtay way oo way ceebtiina ciilkiina faqasheey

  • @seryu8204
    @seryu8204 Před 2 měsíci

    Saxafiga somaliyeedaw u tudh wax ka sheegida dalkaaga iyo dalkaaga ha ku mashquulina waxa aad u bixiseen saxaafada madaxa banaan saxafi shaqada aad haysaan hadii aad u isticmaashaan xaga wanaagsan dadka iyo dalkuba way guuleysanayaan hadii aad sida xun u isticmaashaan sida maantaba ugu shaqaysaan ma ah si sharaf leh waa saxafiyad reereysan wax kasta wax ka dhigaya gidaar iyo miyi iyo meel kasta taagan ku yartahay muwaadinimada saxafiga qariya xumaan wadankiina sheega wanaaga dalkina

  • @geedgalegeedgale6529
    @geedgalegeedgale6529 Před 2 měsíci

    Adigo dowlada ushaqaynaysid Sideh nin ajbani ugu shaygaysaa oo jajuus ah waxad uurka kuhaysid hadadan shaqada daacad u ahayn midaykale ninka cadanka asagaba dowladiisa waxba kagama shaygin somali aqligaa kuyar

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj Před 2 měsíci

    Qoofkan doqonka wuxu aha kuwe faqashta ushaqin jiray nu snm ta ugala 😮

  • @gachagirl_2853
    @gachagirl_2853 Před 2 měsíci

    Ninkii lacag la aanta wax kubarey ayuu leeyahay Rajiim waa Jazaar.

    • @gachagirl_2853
      @gachagirl_2853 Před 2 měsíci

      Abaal laawe ninkii bilaashka wax kugu baray dibada xataa kuudirey

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Před 2 měsíci +1

    Subxan allaha somalia waligeed waay dawarsanjirtay waxkasta dawlada shisheeyah baa sinjiray nin ceebti mabajo bahalna ceedhin madayo ilaa manta waay dawarsanayan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Bytity35
    @Bytity35 Před 2 měsíci

    Hadal haduu qof
    Dhaar iyo wallaahi ku daro, waxaa saaran calaamad ??????

  • @amiinaali779
    @amiinaali779 Před 2 měsíci

    Kan xoolaha ee waraysanaya ayaa iigu daran 😂😂😂
    Iidooroow is daba qabta 😂😂

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 2 měsíci

    Aakhirana wuu kaaga horreeyaaye kusii talo gal😂

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 Před 2 měsíci +5

    Iidooorku ilaa hada way Ka baqaan major general jalle Mohamed Siad Barre asagoo dhintay 40 ka hor godka lagu janee maxuu ciilqabe iilka geeyey

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 Před 2 měsíci +2

      Isagaba anagaa iiLka geynay wll dalkana dhirbaaxo kaga saarnay, Dad jabay ayaad ahaydeen kkk

    • @shacbaanahmed
      @shacbaanahmed Před 2 měsíci +2

      Adeer afweyne iyo ina cabdille xasankiinnii waalnaaba ISAAQ ayaa ilaahay usoo direy oo hawada ka saarey

    • @shacbaanahmed
      @shacbaanahmed Před 2 měsíci +1

      Absolutely, isaaq ayay ku waasheen isaaq isagaa siyaad barre iyo qashinkiisii badda ku darey

  • @abdiabdulahi9343
    @abdiabdulahi9343 Před 2 měsíci

    War waxaan FULEYGA AH.....XAAR BAA KA DA AYA ILLAA HADDA ......UF'. waxay

    • @yaxyeqaasim4851
      @yaxyeqaasim4851 Před 2 měsíci +1

      War dhalin yaruu ahaa shuu ciyadiina inay dadka ka bajiso waa xeerar aan ladhaafi karin bal ufiirso kuuriyada waqooyi ayaa alaana waa shuuci cidina farta kuma taagi karto xataa adeeradii digteetar ayaanaad waligaa maqal

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      fulay maleh hadii aad cadaw gacanta ugu jirto

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 2 měsíci +1

    Bal eega isbarbar dhigga majiraan iminka fursadihii waxbarasho oo loo wada Sinaa majidhaan iminka sharaftii dowladnimo ee aan lahaan jirnay waxaad ka doorateen qabyaalad iyo fowdo aan dhamaaneeynin qaxooti imo iyo rafaad caqli xumo haysato shacabka soomaaliyeed

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci +1

      hoyadaa wax barashadu wastay dad baa la xasuuqay o diyaarado lagu rusheeyay la gawracay la kufsada la dhacay adna wax barashaad ka hadlaysaa

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s Před 2 měsíci

    Waligey ma makhal wariye fadh,fadhe raga aan maqalay wariye waji.................cagta...cowke

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 Před 2 měsíci +2

    Marxuumka iska daaya suxaanalaah.

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 2 měsíci +1

    Madaxweyne Siyad❤

  • @Ayaanle133
    @Ayaanle133 Před 2 měsíci +1

    siyaad afweyne aakhirkii musqul ayuu ku dhex bakhtiyay eheheh 😂😂

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 Před 2 měsíci

      Ninka musqusha lagu qariyey maydkiisa waa xaylsalaase oo mingistu uu aad u nebcaa

    • @Ayaanle133
      @Ayaanle133 Před 2 měsíci +1

      @@tusmoaadil1825
      Haa waa runta,
      Sido kalena afweyne isna musqul ayuu kudhintay sonkor darteed

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      @@tusmoaadil1825 Afwaynaa suuli ku bakhtiyay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      @@Ayaanle133 ciil iy baqdin iy gaaj ayuu Afwayne u bakhtiyay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      @@tusmoaadil1825 Mayee Afwaynaa suuliku bakhtiyay

  • @daresavage345
    @daresavage345 Před 2 měsíci

    Cidaani cuqdad kama koraan ilaa iyo 1993 waxay kasheekaystaan xamar baa nagu soo duishey iyo siyad bare baa adoonsaday
    Saxafada uu sheegaayo ayakaa maamulijiray mucaaradkana hartigaa oga horeeyay oo wax carara iyo wax laxiro laga dhigay
    Cuqdada karkariya idinka lee yaysan idinku qarxin mardhow😅😅

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 Před 2 měsíci

    Wuxuu kuleyahay gacajuglayn ayanu laxanunsanayn wardadkii aad sool madafiicda ladhacdeen waa Okay lakin idinka fulaynimaa idinheshay

  • @saamquen7928
    @saamquen7928 Před 2 měsíci

    Badhyo culusbaa abtigay kuso rawaxday 😂

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho Před 2 měsíci +2

    Maansha Allah wariye weyn faysal maxamed cabdi khaliifa fadhfadhle Alle Ha ku xafido inshaa Allah

  • @user-nt9ge9cy9i
    @user-nt9ge9cy9i Před 2 měsíci

    Lafoole jaamicad ma ahayne kuliysd bay ahayde. Kuliysdina waa dugsi hoose may jamacadaha ula mid tahaye.

  • @umomar2743
    @umomar2743 Před 2 měsíci

    dalkeeni siyaad bare kamadanbeen ale hoow naxariisto

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      waa adiga siday kula tahay adigu siyaad dabadii dab maad shidan

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 Před 2 měsíci

    DABADHILIF😂

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Před 2 měsíci

    ninkaniy waa faaqash weyn

  • @Mogadishuvuew
    @Mogadishuvuew Před 2 měsíci

    Isaaq so antidaarood walaahi

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 Před 2 měsíci

    Ninkii ugu fulaysanaa
    Iska aamu adeer waxasimaha tariikh

  • @user-bq7fy7eg3w
    @user-bq7fy7eg3w Před 2 měsíci +1

    Faysla aderkaya ii nolowo❤

    • @kadragood130
      @kadragood130 Před 2 měsíci

      WA BENALE KANI WARYE MAHA Somaliland wa tu xidhey Mohamed Ilig Coldon

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před 2 měsíci

    Ina gumeed habarjaclo oo cuqdad u qaba dawladii soomaliyeed ee wax soo bartay siyaad barre waaka maagayee manta barwaaqo haka dhamo muuse afqalooca kan reerkiisii xabsiyada nooga buuxaan iidoor meel uu joogaba wuxuu la joogaa faan iyo waa lana xasuuqay laascaanood oo 8 bilood ay madaafiic la dhacayeen ilaa hada arki maysid qof reer khaatumo ah oo barooranaya ama hadal haya dhibkii iidoor u geystay iyo 112 qof ee haldoorkii reer sool ee afka ay u soo duubteen gudaha laascaanood ee ay ku dileen cid cuqdad weli ugu qabta waxay ku tusaysaa in labada reer kala gobsan yihiin markii snm laga saaray goojacade daraawiishtu waxay go,aan ku gaadhay in aan guumays la dhaafin oo dad shacaba la bara kicin iyaguna weli siyaad barre baa na laayay bay la soo fadhiyaan ileen guni ma daahirto viva ssc khaatumo !

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      isaaq baan ahay cuqday waa ilaa hiraa weligay ilaawi mayno waxaad rabtaa inaanu ilown wixii dhacay

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy Před 2 měsíci

      ​@@user-sz7sn2rv9r25 August wixii goojacade kaaga dhacayna ku darso oo weligaa ha ilaawin bal inaad wax ku hesho lafo aad sidato viva ssc khaatumo !

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 2 měsíci

    Muxuu. Isaku. Liidayaa. Madaxa. Wenyhu. Umada. Ushaqanayaay. Ayaada. Ka miida. Katahay.

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay1977 Před 2 měsíci

    Wariyayaashii hore ee somaliyeed cajiip ayay ahaayeen wax halaga faa idaysto waxna halaga barto ragaa culus isaga iyo kuwa lamidka ah e nool hada kuwii dhintay dhinte iyaguye Aun saxafada hada ama warbaahinta joogtaa waa baaaba waxba lama joogaan xirfad badan malaha waa sida loo kal dhiiran yahay uun weeye ama loo kala hadal badan yahay.
    Danbigeena alle ha dhaafo DHMNTEN!

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw Před 2 měsíci

    ASC...anigu...waan...yabanahyi..Soomaaliye...Maxamed..Siyaad..Bare..waa...dhintay..ee..mad..wax..qabsatan..SNM..iyo..USC....SSDF..wad..waalateen...waxad..ka..sheekayisan...baad...wedaen..waa..dinyayi...NIN..kaad...ku...qarweesan..isaaqowkkkkkkkkkkl

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 Před 2 měsíci

    Alah ha u naxriisto jaale Mohamed siyaat bare macquul Soomaali badan in aay u xanaaq san tahay weli laakin 33 sano ka dib Soomaalidii xukunkaa ridey maxaay dhaxal nooga reebeen dowlad soomaaliyeed oo awood leh baay wiiqeen ayaga oo aan haba yeraatee wixii lagu bedeli lahaa na aanan u diyaarsaneen hadii aay doodu tahay dad buu laayi jirey soomaali imisaay iska dishey 33 sano la soo dhaafey nin wax badan og oo wadankiisa jeceyl buu ahaa alah ha u naxriisto

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 2 měsíci +4

    Kan wariya kusheega ah waa mid dagaalkii Laascaanod mujaahidiintii Hartiga eey qabsaden kudhuhi jiray “maxaad qarankan kasoo doonteen”? In lasoo qabteey aheeyd laftiisa😅

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 Před 2 měsíci +2

    Reer Sheikh Isxaaqow iska ilaawa beri hore ayuu dhintay. Ilaah albaabada Janada ha u furo halyey Mohammed Siad Barre

  • @xanafi8654
    @xanafi8654 Před 2 měsíci

    shilka kamuu dambayn ba odaygu

  • @farahosman920
    @farahosman920 Před 2 měsíci

    Rajiim adigaa ah cuqdadlayahow iska daa dadka dhintay waa danbi waxba lagama sheego qof dhintay

  • @abdiabdulahi9343
    @abdiabdulahi9343 Před 2 měsíci

    Been badanaa,,,, fuley Siyaad Barre ayaan sanka anigoo haysta ayaan salaamey iyo micro yar ayaan ka baqay inaa kulleetigiisa ku dhejiyo....WAR ILEEN INNAAG WAX ARAGNEY.....WAR WAXAAN SAKHRAANKA AH AAMUS DHAHA.

    • @yaxyeqaasim4851
      @yaxyeqaasim4851 Před 2 měsíci

      War madaxda waxa hor istaaga qof lagaranayo xataa qacan ta la iskama taab siiyo baqdin laga qabo iqtiyaal, walina way jirtaa madax ku dhaqma

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 Před 2 měsíci +1

    Waxaad Ogayden ayaad ladhacdeen reer sool oo muslim iyo gaallawada arkayey wax oyaya ma aragtay maxaa idinka dhigaymeshiila taabtaba boog

  • @faaraxmaxamed4174
    @faaraxmaxamed4174 Před 2 měsíci

    Cuqdadbaabeerkafadhidadaaroodnacayb sobacsaday gaanibaaidinyiqiineymaxuuidinkarbaashey

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před 2 měsíci +2

    Siyaad Bare wuxuu ahaa nin maskaxiyan xanuunsanaya Caawimana kama helin Somali iyo tolkiiba, markii Danbana tolkii Xamar bay kaga carareen markii Danbana Nigeria ayuu ku dhintay isagoo qoxootiya miskiin Silic ayuu ku Danbeeyey, Akhirana Ilaahay ayaa og xaalkiisa,

    • @cawilshidane5852
      @cawilshidane5852 Před 2 měsíci

      Inshalah aamiin yaarabi alaha unaxariisto marxuumka janatul fardowzo Alaha kawaraabiyo aamiin waa uuna galaa maanta maxaa kadanbeeyay😂😂😂😂