Waayojoog: Siduu ku yimi go'aankii goosashada Somaliland?Gambayare Qaybtii 8/14

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Waayojoog: Siduu ku yimi go'aankii goosashada Somaliland?
    Halgamaa Cabdirisaaq Gambayare Qaybtii 8/10
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 90

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 Před rokem +2

    Wlh wa mid kamid ah dadka somalida dhabta ah muqufkisa iyo dhacdadii ninki farax aniga qalbigeyga wa sameyay jazakalaha adeer ❤❤❤

  • @muhiyadiinmaxamedxuseen5497

    Halgamaa a gamba yare alla ha ku xiftiyo

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před rokem +4

    Adeero waxatahay qof shiqsiyad fiican oo run badan anigu waxaan ahay shiqsi reer Burco ah hadana waxaan jeclaan lahaa Soomaali oo mid ah please ka shaqee siday Soomaali mid u noqon lahayd.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před měsícem

    Waa taariikh xusid mudan

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 Před rokem +2

    Allahow Akbar! Good Statemana 👍. I wish he was the president of the whole Somalia 🇸🇴. Amazing human being.

  • @cladiifcabdilaahi5253
    @cladiifcabdilaahi5253 Před rokem +2

    Alla ya cisak mujaahid ganbayare caafimad iyo cimri dherer

  • @user-px2vr9tk1m
    @user-px2vr9tk1m Před rokem +2

    Kornayl abdirisaaq ilahay cimri dheri iyo cafimaad alla hasiiyo waa wax gal

  • @cadceedm.b6192
    @cadceedm.b6192 Před rokem +1

    Adeero cabdirasaaq ilaahay caafimaadka iyo cimriga haku barakeeyo
    Intaad noo gashayna iyo dhiigaaga aad noo qubtayna waan xusuusanaya maankana waan ku hayna ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 Před 2 měsíci

    Mujahid ku si fican bu uga hadlay kharikhda lkn dibu noqosho iyo wax Adeero afkag haso marin dadka wa muryan isku dhaqan iyo isku fikir ma nihin mar 100 haday qadaneso lagam yabo inan xagoda Egno ninka lag maqlan wa dil guuuul somaliland for Ever ❤❤❤❤

  • @Madadaal
    @Madadaal Před rokem

    Mujaahid Cabdirisaq waad ku mahadsan tahay sida xaqiiqadu ku jirto eed nooga warantay halgankii dheeraa ee SNM. Ilaahay haku xafido

  • @mohamedabdullahi597
    @mohamedabdullahi597 Před rokem +3

    War ninkani run buu sheegay. Anigu waxan filayaa hadaan goosashada lagu dhaqaaqin lahayn ee la raaci lahaa taladii cabdiraxman tuur ilaahay ha unaxariistee inay soomalya ay sida ay tahay maanta ka fiicnaan lahayd

  • @muxiyodiinabdiqaadir3334
    @muxiyodiinabdiqaadir3334 Před 11 měsíci

    Waa arin fiican mujaahid❤❤

  • @maxamuudtimojilic2310
    @maxamuudtimojilic2310 Před rokem +5

    Gambayarow shacabka goosashada doonayey waxaa ka horreeyey oo shacabka goosashadiisa sababay reer xamarkii oo dawlad aanay jabhadaha kala tashan ku dhawaaqay arrintaasaa arrimaha goosashada sababay kow ka ahayd 15:32

  • @TaherJumaali-jb2sv
    @TaherJumaali-jb2sv Před rokem

    Thanks abti

  • @faatiyasoomaliland8291

    masha allaa masha allaa noolow mudane c/risaaq

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 Před rokem +4

    Adeer subeer Awal, waxkasta ka go aan.

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 Před rokem

      Nuuux tanii .cumur caraate Qaliib .
      Cigaal raags dhamiiy faaqashatiibay la jooogen. Dhuulkiin waxabaa kamaa dhiiceen waxakalee sheeego
      Halgeen waxabaa kumaayaden leehaay ne

  • @naharisismail7240
    @naharisismail7240 Před rokem +1

    Masha allah war ninkan wlhi waa soomali dhab ah waa geesi qaran. In la'is cafiyo waa shey diiniyan ah. Ilahay amarkii.

  • @amiinmuxumedsoofekaneeco6553

    Mansha allah jazaakllah Adeero muj cabdirisaq axmed cali Geele(Gambayare).
    Taariikh mug weyn ayaad nala wadaagtay.

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 Před 4 měsíci

    The problem of Somali people is Somalia not Somaliland, not Djibouti or Western Somalis, the truth is that

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 Před rokem +1

    Halgamaa Abdirisaq barnaamij yadii laga duubay oodhan waan soo daawaday waxaan isleeyahay waa ninka kaliya ee daacad waramay wiixii dhacay.

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 Před rokem +3

    Dadka somaliland jooga ee masuuliyiinta ah waa shakhsiga ugu daacadsan runta iyo wixii dhacay ayuu ka waramayaa

  • @ahmedaamiin8669
    @ahmedaamiin8669 Před 5 měsíci +1

    walhi odeygan waxn ka dhgysty tariikh bilaa turxaana bilaa naceyba waxni waa tariikh necbow ama jeclow odeygani fikirkii saxda snm waligy kuma qancin tariikhda snm waayo waxd dadka ka sheekynya dad isbuunbunya dad aan runta io sida ay wax u dhaceen aan u sheegya ka liya jecylkooda ka sheekeynya isfaaniya halganku dhib io rafaad io jab ninkaan sida saxda ahyd uga shekeyn wax dhgysta buu waa yayaa in la fikir ah mooyee lkn legendkn baa iga dhaadhicyey sidii nin raga sameynlhaa buu sameyey matadaada inad difaacato waa xeer rageed cimri dheer io cibaado suuuban wana kaga mahad calinyaa sada quruxda aad wax noogu sheegty filn inaad daawanyo baad moodaa kama caajiseyso ma hadsanid from darood

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 5 měsíci +1

    Somali marnaba kala taginmayso

  • @maxamuuddahir6331
    @maxamuuddahir6331 Před rokem

    War wacan weeye wax badan baad fairly lkn للأسف الشديد حقوق ضاعت من له الحق في الكفاح

  • @cabdilaahimaxamuud122

    waad nagu raagtay caawa🤚

  • @abdulahimohamed4851
    @abdulahimohamed4851 Před rokem +2

    Ninkani askari buu ahaa baan filayaa siyaasada waxiisuba waa qalad gaboose been buu sheegayaa miyaa only sheeko ardaa kkk ayuu hayaa

    • @mohamoudgaboose112
      @mohamoudgaboose112 Před rokem

      Askari miiggan iyo siyaasi indheer garad ahba wuu ahaa. Isagaaba King Maker ah oo guddoomiyayaasha SNM gacantiisa ku samayn jiray.

  • @faysalmaxamed5157
    @faysalmaxamed5157 Před rokem

    Waa.sidaa

  • @maxamedfaarax7623
    @maxamedfaarax7623 Před rokem +2

    Gaba yare fariid xiniinyo buur ah wye lkn xga danbe ayuu ka xumaaday adeer dunida waxba igama igalin se hadaanu somalilanders nahay marnaba ka tanaasuli mayno half million dada kaygii ah lagamana yaabo dib u noqosho adigu da' baad tahay anagaa uso hadhayna dhaxalkii aabayshay ee tolkaa raac 5 somaliyed oo midoda qiyamaha ka dhow

    • @Makhircoast
      @Makhircoast Před rokem

      warsangeli iyo dhulbahante meel ku sheeg 😂😂😂 miskiin khayaali ku nool

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 Před 4 měsíci

    Mr Gamboyare ama Mujaahid laba state oo Federal ah waa sax, laakiin ka waran hadda Somalia waxay noqotay 6 state????? Somaliland maxaad odhan lahayd

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 Před rokem

    Somali dhab ninkan A-Risaaq ah ayaa ka danbeeya ilaaj ha ku daayo adeero noloow.

  • @abdinasirabdizamad5135

    Asc wlhi waa runtii

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před rokem +1

    Cali Mahdi ayaa ka masuul ahaa goosashada, markuu madax wayne noqday

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem +2

    ogaadeen waa waxay ugu ciilqabaan isaaq jabhad bay ahaayeen nala dagaalanta! ha quuqlayso faqash weligiinba quuqleeya

    • @abdikade4218
      @abdikade4218 Před rokem

      Ogaden waxa la isku laynayay dds meelaha reeruhu iska soo gaadhan ee somalia mahay isagaba sheegaye hadalka xaguu kaa maray mida kle spm yaa watay oo koonfur kula dagalaysay siyaad bare saw ogaden mahayn jabhadii qabsatay bakool ilaa xamar afgooye

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      @@abdikade4218
      walaahi jabhad ogaadeen oo afweyne hubeeya baa jirtay oo waa kuwii maxamed mooge iyo 6 qof oo kale dilay
      dhulbahantena jabhad buu lahaa isaaq la dagaalanta oo buuhoodle fadhiday
      gadabiirsi jabhad buu lahaa oo boorame ayay fadhiday faqash ha meeraysato
      walaahi isaaq waa masaakiin ee midh idinkamaan reebeen qudhun baa tihiin bilaa
      nasab ah oo dadku markuu dagan yahay la eegta

  • @abdulahimohamed4851
    @abdulahimohamed4851 Před rokem +1

    Ibrahim maygaag dheh not mohamed xaashi

  • @Between-earth-and-sky

    SHIISH IYO KHAKH ha la ii macneeyo ???

  • @zakariyezultan3350
    @zakariyezultan3350 Před rokem

    Caqli saafiya!!!!!

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před rokem +1

    Waar odaygu waa gob , haba iska federaalaysnaadee

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 Před rokem +1

    Ninkani wuxuu mudnaa inuu somaliland hogaamiyo waxgarad ninka noocani ah waa doqoniimo in halgankii uu maray dabadeed uu iska tago waxay ahayd inuu soo noqdo hogaaminta uu talo ku yeesho.......

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před rokem +1

    Faqash xaarood ayaa laga goostay. Looma baahna xaar qabiil isku sheegay

    • @Makhircoast
      @Makhircoast Před rokem

      32 sano aqoonsi la raadiyo yaa sababay

  • @XamaeMuuse
    @XamaeMuuse Před 9 měsíci

    🎉🎉😢😂❤ 12:30

  • @user-pz1ei2pz4w
    @user-pz1ei2pz4w Před rokem

    Ninka keliya SNM ee xaqiiqda ka hadlay cabdirisaaq

  • @faysalmaxamed5157
    @faysalmaxamed5157 Před rokem

    Asc.mujaahid.sifiican.oo.xalaala.ayaad.uwrantay.mujaahid.sii.wad.waraysi

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před rokem

    Aseero goorma ayaa gacanta lagu gooyey

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 Před rokem +1

    Waar shacabka Somaliland iyagaa aayahooda ka talinaya iyagaa saameynta burburkii dagaalku ku dhacey Snm magan ayey u ahaayeen shacabkooda nimanka xamar fadhiyaa iyagaa ictiraafkii ku fadhiyaa danta ummadiina regarding!!’

  • @omerabdillahi5996
    @omerabdillahi5996 Před rokem +1

    Sc mujaahi Abdi-Risaaqaw 200000 oo Qof oo la xasuuqo maya Aamin Dalkaaga.

    • @Ahmed-ww6ws
      @Ahmed-ww6ws Před rokem

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @dahamusse6459
    @dahamusse6459 Před rokem +2

    Taariihada been lagama sheeg

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 Před rokem +2

    waa caqligii wadani

  • @anigaqudhayda4066
    @anigaqudhayda4066 Před rokem

    wariye waxyaabo badan aya kaa dhiman, qofka marxaladaha xaasaasiga ah suaalo ka waydii,. Marka uu sheegay mudaharaadka loogu yimi madaxwaynaha waxay ahayd inaad waydiiso inay jiri karto cid SNM ama siyaasiin kale oo mudaharaadkaa wax ka abaabulay ama shicbka dabada ka riixayay. Maadaama uu ahaa cabdirisaaq madaxii sirdoonka

  • @khadarelmi9787
    @khadarelmi9787 Před rokem +2

    Adalka siduu u dhigayo waa qurax badan yahay lakiin waxa la rabay may ahayn inaan soomali koonfur ku biiro kaliya ee waxaynu rabnay 60 kii 5 somali maanta hadii la helayo inaagaa 1 ah hadii kale waligeen waxaynu ku jiraynaa kiyaamo iyo dagaal

  • @kayseali9510
    @kayseali9510 Před rokem

    Ninkanu waxan usheegayaa in aanay jirin dib unoqosho iyo dib loola midoobo somaliya

  • @kwolfsgeming4849
    @kwolfsgeming4849 Před rokem

    Hello adeer ganbo yare shukran waxaad noo soo qabteen. Lkiin ma Cafinay no anagu haadunu nahay dhalin yarada u dhaxaysa 18 ilaa 35 jir manan cafin gadab guursi waa inaanu laynaa waar maanta ba waad arag tan dhalin yarooy nacalaa ku yaal gadab guursi nijaasta naloo naas nuujinaya may hala keeno banaanka taarikhda gadab guursi wlhi majirto cafis oo waxba nalooma reeban maxaanu reebanay naa maata no no no waxaan idhaa uun maxaa kugu diray gadab guursi ileen wax badan baa nalaga qarinayaa xitaa aabahay iima sheegine hadaan haystaa aabahy oon leeyahy iga daba gee guda buurka nijaasta nijaastu dhashay

    • @abdi-nm2vy
      @abdi-nm2vy Před rokem

      Xishood

    • @kwolfsgeming4849
      @kwolfsgeming4849 Před rokem

      @abdi-nm2vy xishoodka aad sheegays waa maxay ma runtaad diidaysa walhi lasyka yeeli maayo inaad anagna kala gur gurtaan idinkuna hoos hoos noocunta layska yeeli maayo banaanka hala keeno taarikh da anaa keenay halaydin qar qariyo wakhtiga banaanka keenaya waar isaaqo idinkuba dhex dina waxii ka dhacay midh maydaan qarn why gudabuur loo qarinayaa iyo dhulbahnte cafis cafis SNM khaldkay gashay waaka maanta taaagn🤬🤬🤬🤬🤬

    • @abdi-nm2vy
      @abdi-nm2vy Před rokem

      @@kwolfsgeming4849 cuqdada iska saar ninyow cidna waxba ma yeelikartide isaaq iyo samaroon waa dad walaalo ahe

    • @davidjohn1285
      @davidjohn1285 Před rokem

      ​@@kwolfsgeming4849
      Ina adeer Isaaq iyo Samaroon waa dad walaalo ah oo wada dhashay. Ragguna waa is dilaa waana heshiiyaa. Waxaasi waa ceeb ina adeer Samaroon dhiig iyo dhalashaa inaga dhaxaysa wixii dhacayna waa laga heshiiyey.

  • @user-sf8wc6wc6v
    @user-sf8wc6wc6v Před rokem

    LIBAAX LIBAAX DHALAY OO RAG YAQAANA OO DADKIISINA XOREEYEY , KUWII LA DHIIGA AHAANA EE MAANTA LAGA MAARMI WAAYEY EE MEELKASTA IRISAMAALE LAGA LEEYAHAYNA WAX LADOONAYA AYAAD TAHAY MANSHA ALLAH LKN MUUSE OO WAXA AAD KASOO SHEEKAYSAY OODHAN KULAHAA WAX TAARIIKHA MAALINTII SHIRKA LOO DHIIBAY AYAA INTII HADHAYNA SII KALA FOGEEYEY LKN WAA LASOO AFJARI INSHA ALLAH MAALIN DHOW

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 Před rokem

    Waa nin raggeed, runta usheegi kara cid walba.
    Somali oo mid ah, qofkasta caqli lihi wuu jeclaan lahaa waanse la helayn.
    Reer sh isxaaq baan dib usi aaminayn, mise waaba somaliwayn.
    Dhammaanteena waxay kudambaynayna gumaysi bal eega 30ka sanno ee soo socda siday somali noqto wixii alle gaadhsiiyow.

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 11 měsíci +1

      Walal midnimo siyad bare kasoo qaada anaga somaliland naga badan 5 dekadood ban leeyahay oo dalkayga dp World iyo ethopia ayaa ila dhisaya

  • @Between-earth-and-sky

    Jabhado badan baad ilowday:
    1) Jabhaddii Majeerteen ee Dhafoor-qiiq
    2) Jabhaddii Gabooye ee Shiish-wanaag
    3) Jabhaddii Sheekhaaleed ee Farda-jaan
    4) Jabhaddii Oromadda ee Sheekh Ibraahin Biliso
    Intaas oo magac anigu midna maan bixin, iyagaa la baxay si ay Isaaq u tirtiraan

    • @zechariaabdirahmangahayr-zz8ew
      @zechariaabdirahmangahayr-zz8ew Před 7 měsíci

      Adeer wax weyn ayaa kaaqaldan siyaad barre iyo xukuumadiisii militariga ahayd ayaa beesha isaaq iyo guud ahaanba beelaha soomaaliyeed xasuuq wadareedyo iyo tacadiyo ugaysatay jabhaduhu dhamaantood waxay kahorjeesteen siyaad barre iyo xukuumadiisii ilamaa uu katabar beelo markii dambe markaa jabhado ayaa isaaq isubahaystay waa hadal noocee ah maxaadse ulajeedaa ??

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Před 7 měsíci

      @@zechariaabdirahmangahayr-zz8ew Waxaanad garanayn lagama hadlo. Xataa waxaan ka hadlay maad fahmin. Jabhadaha aan kuu sheegay Isaaq iyo SNM bay la dirirayeen ee Siyaad Barre lama ay diriraynin

  • @khadar8954
    @khadar8954 Před rokem +6

    .mujaahid nacasa ayaad tahay oo daciifa buus.

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl Před rokem +1

    Sarkaal waraysi wanaagsan ayaad soo bixisay si wanaagsana waad usoo agaasintey
    Hase ahaatee waxaad ku qaldantahay inaad ku qanacdo soomaali weyn
    Xagay joogtaa soomaalida bisil ee wax lala yeelan karaa shalay waxay lahaayeen hala gumaado reer sheekh isxaaq
    Maantana waxay aaminsan yihiin isla caqiidadii gumaadka markaa sidee baan ula midoobi karaa
    Caqliyada noocaas ah
    Markaa sarkaal kasoo noqo fikirkaa qaldan ee somaliweyn

  • @abdulkasem1398
    @abdulkasem1398 Před rokem

    Odaygu ma in Somaliland 1991 dhalatay ayuu u hasytaa. Miyaanu ogayn In Somaliland ahayd dal gooni u taagan 26 June 1960. Sheekada odayga waxaad moodaa Faqash version.

  • @gorgor3062
    @gorgor3062 Před rokem +2

    Rag badan oo ka dagaal iyo karti badnaa oo snm ay wada ahaayeen ayaa maanta wadankooda nabad ku naaloonaya iyagoo aan wax hanti iyo xil toona qaban markaa fikirkaagu waa mid adiga kugu kooban dadkii wadanka u naafoobay ama u agoomobay hadalkaaga kuma socdaan 1000 sano hadii lasii jiro haka yaabin somaluweyn danbe.

    • @mohamednuur-cd2nk
      @mohamednuur-cd2nk Před rokem

      xaqiiqadu waxay tahi ayuu sheegaya

    • @gorgor3062
      @gorgor3062 Před rokem

      @@mohamednuur-cd2nk
      Xaqiiqda uu sheegay ma somaliweyn in lagu noqdaa baa meel argagixiso iyo mooryaan iskugu timi markaan dhib kaasoo marin dagaladi dhulkoo nabada iska timaado waa iska sidan ookale.

    • @davidjohn1285
      @davidjohn1285 Před rokem

      ​@@gorgor3062
      Ninkan aad sidaa ula hadlayso bal eeg waxa dhaawac ku yaalla. Aaway gacantiisii midig? Waa ayo ragga aad leedahay way ka karti badnaayeen oo dalkay iska joogaan? Ixtiraam buu kaa mudan yahay mujaahidku.

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 Před rokem

    2 federal states waa talada ugu wacan xadhig malinta ay adkaato la raacana an la goyn adigaa SNM ahaaye kasoo dhamee saaxiibadaa Hassan shiekhna adigaa la joogee utag dhamee intaasi adigay ku dulsaarantahay.....

  • @Between-earth-and-sky

    Kuwan CBA tv la yidhaa ma CBB-dii farmaajaa. Miyaanay lahayn tafatirayaal. Somaliland ma cid bay ka goosatay, miyaanay madaxbanaanideedii 26 june 1960 uun dib ula soo laaban? Waxani Af-Soomaali xumaa oo aflagaado badanaa. Ummad dhan bay waxan ula badheedhayaan sorry Dawlad baan inoo shaqaynayn. Bal eeg waxay cinwaan ka dhigteen

  • @Qowdhan99
    @Qowdhan99 Před rokem

    Beenta iyo cuqdada kaladaaa

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue Před 8 měsíci

    Gamboy cid aan ku rabin ayaad rabtaa.nin jilicsan baad tahay.