Ciddi Libaax - Baydhabo waxaa la qarxiyay kolonyadi Madaxweynaha

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 06. 2023
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Hanoolaato Media Network is an independent media organization that publishes news that matter on issues affecting the community. We report stories on human rights, governance and social justice across Somalia and the Horn of Africa. Hanoolaato is a leader in communication, supporting communities to access and realise basic human rights. We endeavour to contribute to a free, fair and sustainable world where all people - both men and women - have equal access to opportunities and resources. We are an authentic Somali media organisation, empowering communities to access and realise basic human rights through social mobilisation, training, and development of information, education and communications materials, advocacy and media production.
    We are dedicated to making an impact in our communities, we provide a platform to share local stories and for people to discuss their issues and opinions. Hanoolaato allows communities to share and exchange information and ideas and aims to inform and inspire, and does so through promoting transparency, accountability and democracy. We host programs and invite the right people to discuss topics that are emerging in the society. We break the silence by highlighting topics that are not discussed in the mainstream media such as governance, human rights, corruption, accountability, etc.

Komentáře • 336

  • @keyahmedibrahim4475
    @keyahmedibrahim4475 Před rokem +9

    dadkii ugu horeeyay qaraxaas maqlo ayaan ahaa maalinkaa Baydhaba afar irdood Isha Bay aan joogay waan xasuustaa. waaya soo joog ilaaaaha ku mahadsan inan Musiibadaas iyo wixii ka danbeeyayba ka bad baado.shokran yaa rabb

  • @maqdischannel4129
    @maqdischannel4129 Před 10 měsíci +10

    Hanolato guuleyso somali wax badan ayeey ogadeen oka qarsonaa ❤❤👍🏼👍🏼

  • @abdalasaid8927
    @abdalasaid8927 Před rokem +10

    قوله تعالي (وقاتلوهم حتي لا تكون فتنة ويكون الذين كله لله....)

    • @ABDIRAHMAN_1
      @ABDIRAHMAN_1 Před rokem +1

      ALLE NABADAYN MAAYO SOOMAALIYA ILAA INTA AY DIINTA ISKU XUKUMAYAAN
      SOMALIDA MARKAY DIINTA KATAGEEN BUU ALLE IYAGII ISKU LAAYEY

    • @Magool-xp8vk
      @Magool-xp8vk Před rokem

      Ilaahay waa inkaar qabaha isku kaaya diray.

  • @IkramMohamud-qr1zd
    @IkramMohamud-qr1zd Před rokem +30

    Allah u naxariisto adeer macan Abdullahi yusuf ahmed jannadii fardowsa allah ku bishaareeyo

    • @sadiaabdullahi3267
      @sadiaabdullahi3267 Před rokem +1

      Aamin 🤲😢

    • @abdixaliim
      @abdixaliim Před rokem +3

      Mooryaan ahaa, xamer ayu naga qaxiyay naar galahaa

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem +2

      ​@@abdixaliim beydhabo ciidankisa imsa ku dileen 2004 ilaa 2008 Kaliya 1 kaas qarax Egayan

    • @abdixaliim
      @abdixaliim Před rokem +2

      @@abdirahmanhusien6174 xamer nah meeqa ayee ku dileen. Dadkaan kii dhinto way iska iloobayaan waxii xasuuq iyo danbi oo galay

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem

      @@abdixaliim beydhabo maalin wlba qaf gar leh wa ladili jrey 2004 ilaa 2008 wlba anga dowlda so dhaweny dadkii kle dhan diiden

  • @mohameddaqare1358
    @mohameddaqare1358 Před rokem +42

    Cabdulahi yuusuf allow janadi gee aabe abdulahi yuusuf halgamaa somaliyeed

    • @wiilwaal4224
      @wiilwaal4224 Před 5 měsíci

      xoog ku geey janada

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 3 měsíci

      @@wiilwaal4224 Wuuba Kujiraa Masha Allah.

    • @wiilwaal4224
      @wiilwaal4224 Před 3 měsíci

      @@Cici_mimi allaha mudankiisa ha marsiiyo aan saas ku deyno soow maahan

  • @nursed11
    @nursed11 Před rokem +7

    Hanoolaato interview waa hanti qaran

  • @lailo8082
    @lailo8082 Před rokem +26

    Allah ha u naxariisto wuxuu ahaa madaxweyna rabay in uu soo celiyo haybadii somaliya balse cayayaan aan dawlad wax ka aqoon baa ku kacay ilaa hadana aan waxba qaban❤

    • @faadumociyow6804
      @faadumociyow6804 Před rokem +3

      Itobiyan loo nookenay somalia hawiya iskaleh nin darooda dowladnimo kama sugeeno

    • @hodanshirechannel3418
      @hodanshirechannel3418 Před 11 měsíci

      @@faadumociyow6804hawiye myaa dawlad yaqaan Waa mooryaane

    • @WiilkaMagaalka-oo1od
      @WiilkaMagaalka-oo1od Před 5 měsíci

      Wuxuu ahaa ninkii ugu horeeyey ee cadowga xabashida ah u soo kaxeystay dalkiisii, waa ninkii ugu horeeyey ee jabhad sameysta SSDF, wuxuu ahaa cadowgii qaranka

    • @wiilwaal4224
      @wiilwaal4224 Před 5 měsíci +1

      munaafaq baad tahay qabyaaladu dishay ma cllahi yussuf baa dowladnimo rabay ?

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 3 měsíci

      @@faadumociyow6804 Caqligeedda fiiri Maxeeytahay Doowladnimadda Addoo Alshabaab ah Oo Isbaaro kuutaalo.

  • @santiyajeylani7758
    @santiyajeylani7758 Před rokem +29

    Waaa taariikh in laga shekeeyo ay haboon tahay hanoolaado guuleyso❤

  • @zeynebali6957
    @zeynebali6957 Před rokem +6

    Ayaanle. Thanks. Taariiqda. Amaan ka warqabin. Oo aanosogudbisid❤

  • @ubahfarah6952
    @ubahfarah6952 Před rokem +9

    Waraysiga madaxweyna waa dhegaystay waagaas anigoo teenage ah hadan caruurtayda baa teenage ah waa iska aduun iyo xaalkiisa welina dalkii nabad maaha . Waxyaaba aan ka xusuusto waxaa ka mid ahaa daaqadaan kabooday cidilibaaxna wuxuu leeyahay garbaha baan kasoo qabanay Allaha unaxariisto Abdullahi Yusuf iyo intii dhamatay oo dhan

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 Před rokem

      Ma kol buu baabuurka dushiisa ka bixi lahaa?
      Sow gaariga daaqadiisa uun lagama boodayo, ama hala garab qabto ama kaligii ha ahaadee

    • @ubahfarah6952
      @ubahfarah6952 Před rokem

      @@abdalaali6591 Maya cidi libaax wuxuu leeyahay daaqada baan kasoo sooray isagoo miyirka la,a lkn Abdullaha Yusuf wuxuu yiri daaqada baan kabooday.

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 Před rokem +1

      @@ubahfarah6952 cidi libaax dibu dhagaysp wuxuu yiri markaan sidaa usoo qabanay madaxweynaha buu miirkiisu usoo noqday wuxuuna yiri war maxaa dhacay.
      Labada hadali isma diidana, marka ay kiciyeen uu miir yeeshay bay daaqada gaariga ka boodsiiyeen.
      Waana isla halkii uun wax weyn meesha mayaalba

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem +1

      ​@@abdalaali6591xayeesiiska iska dhaafto imsa maalin wlba beydhabo ku dhiman jrtey Dadkaas miyaan qiimo lheen Qarax ku dhiman jrey Qaarkoda ciidanka wato pudland ka keeny umadii xasuuqdey

    • @abdinasirali5453
      @abdinasirali5453 Před 2 měsíci

      @@abdirahmanhusien6174Adigu Alshabaab ba tahaye aamus

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 Před 11 měsíci +3

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @AxmedMaxamuud-fd8yn
    @AxmedMaxamuud-fd8yn Před 6 měsíci +5

    Hanoolato
    maracade show
    Ogaansho
    Aadan sahan
    Afartan waa kuwa ugu faaidada badan channelada Somalida❤

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před rokem +3

    Hanoolaato ❤

  • @Apdikaadir
    @Apdikaadir Před 6 měsíci +6

    Wiilki sooceliyy dowladnimada manta jirta rabi haunaxaristo abdulhi yusuf

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 Před rokem +7

    ولاتحسبن الله غافلا عما يعملو الظالمون،،،،،

  • @sagalabdulahi7967
    @sagalabdulahi7967 Před rokem +23

    Geesi haduu jiro wuxuu ahaa ,Abdulahi yuusuf ahmed ala haw naxariisto , ilaa dagaalkii 77 ,wuxuu ahaa nin dalkiisa dhiig ushubay halis badana ugalay ,in taalo loo dhiso weeye ,, walhi ❤❤❤❤❤

    • @Muxammed22
      @Muxammed22 Před rokem

      77kii maaha ee lixdamaadkii wuu soo shaqaynayay wll

    • @ibraahimyuusuf9210
      @ibraahimyuusuf9210 Před rokem

      Garowe halooga dhiso

    • @abditinle7172
      @abditinle7172 Před rokem +3

      @@ibraahimyuusuf9210 galkcyeyba uga dhisantahy marba hadii garoonkii magaalada magaciisa loo bixiyay

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem

      ​@@abditinle7172 1 kaas qarax wx weyn ka dhgteen ciidankisa qaf wlba gar leh ku togan jreen is gooska 4 irtoodka beydhaba cid ka hadsha miyaa jrta

    • @waainnablue3370
      @waainnablue3370 Před 10 měsíci

      A.N Cabdullahi Yusuf.
      Dad badan “Geesi” uma yaqhaanaan nin madax ah, in dalka deriska cadowga nahey ciidamadiisa Somalia loo ogalaado in ey soo galaan… sidaas bey qolada qaraxa illaa manta wada, ku heleen fursad ey ku dagaalamaan.

  • @alhajihajohaji1544
    @alhajihajohaji1544 Před rokem +9

    Cidi libaaax bilaash looma dhihin waaa nin soo jabay

  • @farhiya3693
    @farhiya3693 Před rokem +11

    Allow kuu naxariso abdidullahi yusuf 😭😭

  • @alidaahirabtidon6191
    @alidaahirabtidon6191 Před rokem +2

    Wa taariikh dhana xanuun ka leh dhana ku tusi nayso in Madaxda Qaranka iyo dadka la shaqeeyo Qatarta weyn ee ku gedaaman inay tahay mit aad oga weyn Qatarta Muwaadiniinta haysato, Allaha u naxariisto Janatul ferdowsa Allaha geeyo dadkii ku dhintay ow ugu horeeyo Madaxweynahii hore Abdullahi yusuf Kolay Aniga Waraysigaan Markaan daawaday Waxa iiga baxay inay jiraan dad gaara ah oo Qatar Amni ku haayaan Dowlad nimada somalia 🇸🇴 Allow sahal Amuraha Dalkayna insha Allah kheyr Somaliyey😭😭😭

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Před 3 měsíci

    Dooladnimadda Maantay Laheeysto Ninkii Keenay. Waa Aabbe Cabdullaahi Yuusuf Axmed Yeey. Ilaahoow Janaddii Kulad Oo Waxuu Dadkiiisa Uqabtay Harsiga Xaayatul Barzaqa Ugadhig. Amiin Ya rabbi. 😍😍😍

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před rokem +27

    Cabdulaahi waa ninka kaliya oo fahmay qawaarijta ilaahay ha I naxariisto

  • @Soomaalidamaanta
    @Soomaalidamaanta Před rokem +4

    Salaan sarre Ayaanle waxaan ahaa qofkii ugu horeeyey ee arkay xaqijiyey sawir ka qaaday ee soo bandhigay tlfoona ma go’in waayo Cadde Muse ayaa isoo wacay oo u xaqiijiyey in Madaxweyneha nool yahay. Waxaan ahaa wariyaha kaliya ee dowladda la shaqeeynayey.

  • @user-dp9jr9bk8b
    @user-dp9jr9bk8b Před rokem +4

    Allah u naxriisto inta ku dhimatey qaraxasi , Somalia Amni Allah ka dhigo

  • @abdirashiidabdirisak6758

    Alle haunaxristo inti kudhimatay madaxwaynaha laftigiisu waa marxuum hade Alle janatul firsowsa hageeyo halyay bu ahaa

  • @abdiazizjamame679
    @abdiazizjamame679 Před rokem +6

    Alle ha u naxriisto cabdulhi Yusuf Ahmed

  • @IgaranMahda-ux1mk
    @IgaranMahda-ux1mk Před 10 měsíci

    HANOOLATOH👍

  • @muqdisho7773
    @muqdisho7773 Před rokem +5

    Ninkaan wareysigiisa noo badi ayaanloow.
    Wllh waa nin wax badan og.

  • @1shaafka703
    @1shaafka703 Před rokem +4

    wariye rug cada ah , ayanle keep going

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před rokem +6

    Baabuurtii buu badashey madaxweynaha ilahey ha udanbi dhaado geesi soomaali jeceyl buu ahaa waqti adag buu soomaalia kasoo gudbiyey dowladnimo asga kahoreysey majirin siyad bare kadib

  • @kafiibrahim9149
    @kafiibrahim9149 Před rokem +1

    Allaha u naxaristo abdulahi yusuf, tarikhda xusi donta.

  • @xarfo
    @xarfo Před rokem +15

    Dhibkaasa loo so marey dowladda villa somalia markasa la iskakaa leeyahay unuka leh 😂

    • @nuzeybaali5704
      @nuzeybaali5704 Před rokem +2

      Waa wax laga naxo runtii

    • @aziiz94
      @aziiz94 Před rokem +1

      Adeerka ki etoobiyan ino kenay somah o sabab u noqday dhimashada boqolaal qof danbi laheyn, mj qaainul wadanka xita halyeey be inoga dhigan haduba tolka yhy lkn munafaqadas wa la isku fahmay

    • @nuzeybaali5704
      @nuzeybaali5704 Před rokem +1

      @@aziiz94 sow adiga kumanaan kaa dhintaan maalin walba gadaashiis, ma geeri baa kala duwan, isaga xiligiisi nidaam iyo kala danbayn buuba kuu keenayey, lkn geeridii iyo qarixii waa sidii oo dadkii waa le'daan, booskii Ethopia Ugaandhays baa jooga😂😂😂😂😂😂waligaa caqli aan koreyn oon xisabtamayn ha wadane isbedel raadi insha Allaah , iyo meel farta reerkiina kugu fiiqeen baad eedaybaysaa hurdada ka toos saxiib.

  • @ahmedsidoyusuf2845
    @ahmedsidoyusuf2845 Před rokem +6

    MaSha'Allaah aad baan u salaamayaa CidiLibaax,, Ayaanle HaNolaato.

  • @begsey
    @begsey Před rokem +12

    Waaa Mahadsanthin labo ruug cadaa.

  • @raulcarcia7462
    @raulcarcia7462 Před 8 měsíci

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Před rokem

    Hanoolato 🎉🎉🎉🎉 🎉🎉 ❤
    Thanks brother 🙏 💙 ❤ 🙌 💯

  • @ugaashashi7412
    @ugaashashi7412 Před 6 měsíci

    Ok❤

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před rokem +2

    TAYADA IYO AQOONTA AYAA NAGU YAR. Khaladkeenana wax kama barano waayo dayqcaad badan baa ka muuqata. Waayo Hadii dowlada ciidankeeda iyo shaqaalaheeda 100 qof ay yihiin laakiin ay habaysanyihiin oo tayo ay leeyihiin oo wax walba meeshooda diyaar ka yihiin, habac sanaanataan ma dhaceen.Ilaahay ha inaga dhigo umad wax fahanta.

  • @user-qy3rg3kn7r
    @user-qy3rg3kn7r Před 6 měsíci

    Ale ha u naxariisto

  • @engdhuguf
    @engdhuguf Před rokem +6

    MARKII LAYIRI ISTAAFKAAGA KATAG AYAABA SHIRQOOL U EKAYD

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 Před rokem +3

    Waa qaraxii ugu goreeyy ilaahay naartahakufogeeyo kii isqarxiyey iyo kuwii kadamewyey

  • @user-vf5qe4uo3j
    @user-vf5qe4uo3j Před 5 měsíci +1

    Goob joog ayaan ahaa wixii dhacay iyo dadkii iyo wixii dhacay ilaahey ha u naxariisto

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 Před rokem +1

    Waqti adag, Allaha Maxoow MW Cabdulahi uga digay Shariifka waxa ku hoos gaban.

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 Před rokem +4

    Buuga cabdulaahi yusuf waxaa ku qoran raga qaraxaa ka dambeeya inuu ka mid ahaa pro Dalxa
    Shariif sakiin
    Iyo kuwo kale badan

  • @madarcali122
    @madarcali122 Před 10 měsíci

    Hanoolto

  • @user-mt7xu8yq7o
    @user-mt7xu8yq7o Před rokem +1

    No audio

  • @BarkadMed
    @BarkadMed Před 3 měsíci

    Ayanleh tu es vraimment un homme fort

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem +1

    Asc waan ģartey warey sigii 2 labaad sodaa ayaanle

  • @mohamedadenahmed7644
    @mohamedadenahmed7644 Před rokem +1

    Waxaad weydiisey suaalo qiimo leh laakiin Dhawr jeer suaalo kasoo dhex baxay hadalkiisa oo ahaa Dadbaa nalajoogey anaga ah oo dawlado shisheeye la shaqaynayey dawladahaasi kuway ahaayeen iyo ujeedada ay lahaayeen iyo inay iyagu khatarta dalka kadanbeeyaan ugu yaraan maalgeliyaan iyo xildhibaankii gaadhiga qarxay lahaa in suaalo la weydiiyey

  • @harir101
    @harir101 Před rokem

    Very sad 😞

  • @asliahmed8232
    @asliahmed8232 Před rokem +6

    Ayaanle wll argagax baa dhacay dawlad una awood badan ma lahayn , argagaxu wuxuu sababaa in aad marka qaarkood afka uga gasho cadowgii ku ugaarsanayey🎉😢

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem

      dhaq dhaq badana Maleshiyaadka besha watey imsa ku dili jreen beydhabo malin lasta dadkaas miyaam qiimo lheen

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei Před 4 měsíci +1

    Hanoolaado marked wax wareysanayso xasuuuslahoow bro waxa laugh sheego oo laguuu faahfaahiyo xasuusnoow .waraysigaada points uyeeel ruuza and waraysanaso jaanis siyyykuuvu waramo

  • @abdullahihassan2808
    @abdullahihassan2808 Před rokem +3

    Waa taariikh xanuun badan leh waxaa xanuun labaad ah waxba isma badalin meeshii uun baanu maraynaa xataa Rajada danbe magaran karno 30 sano oo socota masaan uun baanu ufiirsandoona wax dhagaha iyo dhaayahaba udaran mise?

  • @AhmedAR-yn1op
    @AhmedAR-yn1op Před rokem +7

    Ilaahay ha unaxriisto Madaxwayne Abdullahi Yusuf iyo raggi kale ee ku geeriyoday Qaraxaas argagaxiso diin maleh.

  • @abdullahiosman9722
    @abdullahiosman9722 Před rokem

    Yaayidhi waa qaraxii ugu horeeyey

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 Před rokem +3

    Waa aragti wanagsan wana xaqiiq in ay jirto qolo mar walba doneysa in ay dambka ka damiso umadda somaliyed dantoodu a tahay wax yar oo sandarerto ah iwm
    Wana sabbato ay dowladnimo adi u hirgeli la’a dahay

  • @user-me4vm3ip7k
    @user-me4vm3ip7k Před rokem +1

    Ilahay hawnaxriso

  • @amalali450
    @amalali450 Před rokem

    Allaha u naxariisto
    IMadaxweynihii horey Cadulaahi yuusuf intii ku dhimatay qaraxaas.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před rokem

    Asc AYAANLE HUSSAIN CABDI

  • @farhiyam3563
    @farhiyam3563 Před rokem +1

    Soomaaliya ha noolaato iyo qofkastoo dhab ugu shaqeeya clhi yusufna jasaahu laahu kheeyr

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem

    LIVE

  • @ahmedabdirizak
    @ahmedabdirizak Před 7 měsíci

    Adeerky mcn illaahay aun 😢😢😢

  • @abdiazizsheikh8269
    @abdiazizsheikh8269 Před rokem +5

    War ani waxaan la yaabay mar walbo dadkii ka dambeeyay waa la yaqaa mana sheegaayo sidee wax loo xalinaa hadii dadka la qarinaayo

    • @shaafi114
      @shaafi114 Před rokem

      Yaa wax ka qabanaya?
      Haayadihii hawshaas qaban lahaa oo ay ugu horrayso garsoorka iyo fulinta oo awood iyo madax bannaani hayta ma jiraan

    • @sadiafarah5021
      @sadiafarah5021 Před rokem

      Mameelbay jiraan waawaxa intaa xamarkushiraayo

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem

      ​@@shaafi114 ciidanka pudland kaso jeedey asga watey imsa qaf beydhabo ku dileen kaliya sunada ka muqto darteeda

    • @caamiryare1146
      @caamiryare1146 Před rokem

      yaa wax kaqabyo aniga aderka wa mahad salad Al Shabab lagu edeyay qof masul ku edayay musuulka naftirkisa Al shababnimo lagu edenyaya yaa baray labadaba fahad mahad salaad😊

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem

      @@caamiryare1146 qaf wlba mahad salaad adeer u ah wxa ciidanka pudland dileen yaa lo racaana dadka shacabka ahaa

  • @AhMeD-HaaDI7
    @AhMeD-HaaDI7 Před rokem +2

    Waa cod la.aan sxp muuqalkan

  • @calipheabdow6608
    @calipheabdow6608 Před rokem +3

    Halgaan/Rag.

  • @Arabduur
    @Arabduur Před 22 dny

    War taariikhdaanu dalku waa soomartay

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 Před rokem +2

    Maalinkaa saan u xasuusto xiisad dhiganayey macalinka telephon usoo dhacay lagu yiri abdulahi waa la qarxiyey jigre waa dhintay
    Maadam qoyska ahaa deeda waa nalasoo fasaxay madaama macalinku baxay tacsi u taal

  • @ibrahimmahdi9945
    @ibrahimmahdi9945 Před rokem +3

    Buuga Abdulahi Yusuf Aun waxu Ku sheegay qaraxaas Inu sharif istakiin ka danbeeyay cwa hadalkas cidi-libaax ba I xaqiijiyay

    • @maahiribraahin4862
      @maahiribraahin4862 Před 4 měsíci

      Sxb book wax badan ayaan raadiyay wan waayay

    • @inaainte69
      @inaainte69 Před 4 měsíci

      ​@@maahiribraahin4862
      Aniga haya saxib ilaso xiriir

  • @carabblack180
    @carabblack180 Před rokem +2

    Somaliyo nawada ilahey hanatuso

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 Před rokem +1

    LAMA QABO WALAALKEY FIKIRKA AH IN DAD SIYAASADA KUJIRA AY SAMEEYEEN WAAYO DALKAAN WAXAA KAJIRA CADOW LAGU YAQAAN FICILADAAN IYAGAANA SHEEGTAY INEY ABAABULEEN QARAXA

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před rokem

    W.m.santihiin

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem

    Share

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před rokem

    Lives

  • @Abdiqadir-jy6in
    @Abdiqadir-jy6in Před rokem +1

    Fadlan hanolaato waxan ka codsanayaa ninka noocano kale ah ka ilaali inaad hor keento umada somaliyeed e dhibaatadu daashatay. Ninkani waa nooci reer galbeedku ku shaqaysanayeen. Ayga.aygu. dhalay

  • @mofarah186
    @mofarah186 Před rokem +1

    Cillada uwayn ee nahaysataa ayaa ah in qof wax badan soo hallaayay, dartii dad badan udhamaadeen in si fudud xil loogu dhiibo, haddii qofkii dambiyo gala la takoori lahaa, shaqo in la siiyo adkaan lahayd, kun mar ayuu ka fiirsan lahaa intuu tillaabo qaadin qofkaas

  • @user-if5ll6ed7m
    @user-if5ll6ed7m Před rokem +1

    300

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 Před rokem +1

    Somali ma dhawa

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Před rokem +1

    Qof Somali ah is qarxinaayo wa wax layaab ah wa mid Ila Hada layabanahy

  • @AaminoCalifaarax
    @AaminoCalifaarax Před rokem +2

    Adeer ilaahey hakuu naxaristo waxaad ahyd halgamaa dalkan iyo dadkan mel adag kasoo badbaadiyey ilaahey hakaa abaalmariyo

  • @Saeedisse
    @Saeedisse Před rokem +1

    U malayn maayo qof somali ah oo ka geesisan Madaxweyne cabdullahi yusuf. Ilaahay janadiisa hakugu irzaaqo somali dawladimo nin salka u dhigay burburkii kadib naftiisa ayuu u huray.

  • @abdullahiali2732
    @abdullahiali2732 Před rokem +2

    Please sheeg xildhibaankii gaariga lahaa ee wili xildhibaanka noo ah
    Ninkaani isagaaba qaayb ka ah qolyaha qaraxyada ah
    Maxaa looqarinayaa dhagar qabayaasha

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 Před rokem

    Subxaanalaah waxad moodaa in illaahay uu maanta bidhaamin doonto ragi halkaa ku dhintay waxana maanta ka dhegeystey kabtan ayuub oo ka sheekaynaya iyo nin si toosa uga hadlaaya ka dhegeysta halaas arinkaana haloo dhug lahaado dhegeystana

  • @ahmedmohamud787
    @ahmedmohamud787 Před rokem +2

    Waxaan. Aad ula Yaabanahay Ninkaan. Leh Ninkaan leh. Ma. Maleeyneeynin. In. Nin. Soomaali ah inuu isku. Qarxiyo. Nin. Kaleto oo. Soomaali ah. Miyuusan ogeyn in. Cabdulahi. Yuusuf uu. Soomaaliya ku. Qabsaday. Kaare. Ethiopian leeyahay isagana. Lugu. Keenay. Qaab. Qabiil

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před rokem +2

    Kuwii maalinkaa qarax maleegayey badankooda qarax ayey ku dhinteen lkn Cabdilaahi Yusuf sariirtiisa ayaa tii alle ugu timid si nabad geliyo ah. Qofna maalinkii Alle u qoray maalin aan aheyn ma dhinto. Daacadi ma hugoowdo.

  • @cebla7849
    @cebla7849 Před rokem +2

    AYAANLE BARNAAMIJ KA SOO SAMEE DADKII SOMALIYEED EE XASUUQA BA AN LOOGU GAYSTAY XERYIHII QOXOOTIGA EE HIIRAAN, EE WABIGA LAGU GURAY IYAGOO MARTI IYO MAGAN BA U AHAA WALAALOHOOD REER HIIRAAN… KADIB DAGAALKII 77 EE ETHIOPIA IYO SOMALIA 🇸🇴
    THANK YOU 🙏

    • @horusocod8309
      @horusocod8309 Před rokem +1

      Taas reerkiisii weeye kolkaa ban balaayo iyo xasuuqii soomaali galbeed loogu gaystay hakasoo waramo

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem

      Xasuusi morgan ka gestey & cumar jees kgs boobkii lo geystey

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem

      ​@@horusocod8309 cumar jees imsa qaf kgs ku diley asga morgan

  • @cabdicali7190
    @cabdicali7190 Před rokem

    Sc ayaane

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Před rokem +2

    Siyaasi somaliyeed danta wadanka waxa Ugu weyn tiisa

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO Před 4 měsíci +3

    Nin ku dayasho dhal walba mudan A.U.N cabdullaahi yuusuf Axmed geesinimo caqliyaysan, naxariis garowshiyo mudan, kudhac geeri ama nolol gobeed, magac iyo sharaf waa maangal anfac guud haga la imow ❤🎉❤

  • @hanielmi-xh7kz
    @hanielmi-xh7kz Před 2 měsíci

    Abdullahi yusuf cadaabta allaha ka warabiyo

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před rokem +2

    Qaraxaas waxaa lagu eedeeyey Axmed Dhuxuleyste, Waxaana daaha Ka qaaday Cabdirashiid Janan, oo ah Nin saaxiib lahaa Axmed Dhuxuleyste,sheegeyna inuu Axmed Dhuxuleyste uga sheekeeyey Arrintaas. Waana Arrin update ah inuu sheego C/Janan.

    • @maryan4436
      @maryan4436 Před rokem

      ABDI JANAN YAAWAAYE INTEE KA HELAA WARAYSIGAAS

  • @abdirahmanhusien6174
    @abdirahmanhusien6174 Před rokem +1

    Xayeesiiska in iska dhaaftaan Qaf shaqsi buun buunisaan wx micno ma samenyso mesha ku danbenyo adan ogeen dib danbe u arki doonin
    Ciidanka asaga keensadey heer pudland imsa dileen beydhabo cid wx iska weydiisey ma jrtaa wa maya

  • @cheyyene
    @cheyyene Před 8 měsíci

    Engineka Matoorka, waxaa laga helay inuu Gaadhiga soo dejiyey Xildhibaan, welina dowladuu ka tirsan yahey. Waa Wareey !

  • @warsameyusuf6890
    @warsameyusuf6890 Před rokem +2

    Taariikh muhiim ah weeye Ina Cidi Libaax thanks Ayaanle thanks adigana😂

    • @warsamet7290
      @warsamet7290 Před rokem

      War waa maleeyay inuu “ina” yahay. Cidi libaax sow odaygii reer Ciidedka aha mahan?

  • @muhanadabiib7687
    @muhanadabiib7687 Před rokem +1

    38:51 meshas bood gari marka la xirayo waxa daaremikaro qof qarax ku dhacay xaqiiq aniga qarax ayan ku dhawacmay gariga marka buud loo xiraayo waxan uga naxa sidi qaraax oo kale

  • @fatumavision8252
    @fatumavision8252 Před rokem +1

    Intan wareysigaan dhagaysanyay waxa iso gaaray in xamr qarax ka dhacay Alha ugargaaro masakiintaas.

  • @AlmaasXasan-hq9gg
    @AlmaasXasan-hq9gg Před 4 měsíci

    baydhaba goorta uu sheegayo io waqtiga wax dhaceeen io xasuusta ay leedahy cajiiib ayey ahyd😢😮

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 Před rokem

    Ilahay ha unnaxiisto dhib badan buu u soo marey wadankaan inuu badbaadiyo

  • @nuurtonalka2983
    @nuurtonalka2983 Před rokem

    Waa arin xun Oo also maray Lkn wax dhacay 16 yrs ka hor in side wax manta jira cml in lo dabaqo ma ficna hada security waa sareyaa

  • @user-ug7ec8td8e
    @user-ug7ec8td8e Před rokem

    Soomaliyahanoolaato

  • @wadnahatv6356
    @wadnahatv6356 Před rokem

    Sxb Ayanle Hussein Abdi
    Inaan waraysi isla yeelano ayaan rabaa

  • @Mohaiman11
    @Mohaiman11 Před 5 měsíci

    Wadankan waxas lga soo maray markasa dad wax ma garato ah ku ciyaarayaan.