“Boorama ayaan Sabtida isku casilayaa, haddii shacabka Awdal ay yidhaahaan......" xil Maxamed Abiib.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Komentáře • 1,3K

  • @FuAad1
    @FuAad1 Před měsícem +117

    HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed ‎SCW ﷺ 💖📿

  • @sihammusemohamed4065
    @sihammusemohamed4065 Před měsícem +67

    Wlh Waa runtiis allow aqliga Iyo cimriga kuubarakeeee

  • @marwaomer2593
    @marwaomer2593 Před měsícem +85

    Xildhibaane wada na matashaa Allah ha ku sharfo guulayso 💯

    • @abdiali4991
      @abdiali4991 Před měsícem +3

      Sharaf iyo maamus

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem +1

      Allsh ha xifdiyo. Waxaa la joogaa waqti kii run sheega la neceb yahay. Allow sahal amuraha.

  • @abdiwahabadan6584
    @abdiwahabadan6584 Před měsícem +97

    This man deserves the president of the 5 somali really . Greetings from garisa kenya🖐️

  • @apdirashiidrashkaofficial6
    @apdirashiidrashkaofficial6 Před měsícem +43

    Reer awdaloow Aan garab istaagno xilibaankena maxamed abiib wllh wuu garnaqsadey Saana laguma Jiri karo Aan isku tashano Oon u hogaansano Maxamed Abiib madaxweynahena musteqbalka❤😢😢

  • @modrichamzuk86
    @modrichamzuk86 Před měsícem +8

    Guuleysa x.mohamed Abib from Djibouti 🇩🇯

  • @daljoogchannel8797
    @daljoogchannel8797 Před měsícem +13

    Maxamed Abiib waan kuwadanaa dhamaan hadaannahay Madhibaan 🎉

  • @Abdikariim-Eng-Boss-mire
    @Abdikariim-Eng-Boss-mire Před měsícem +16

    Xildhibaan maxamed Abiib yuusuf xildhibaanka ummadda❤✊❤

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 Před měsícem +111

    Waa gar hadalkiisu Xildhibaan Mahamed Abib mahan wax qarsoon.

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z Před měsícem +1

      Ma jabuuti ayuu xildhiban uyahay mise somaliland

    • @Sharafiina123
      @Sharafiina123 Před měsícem +1

      ⁠​⁠@@user-uf1ih4uf5z muuse ma jabuuti muu madaxweyne uyahay mise somaliland isagaba wuu tagaa hantina wuuku leeyahay hantida uu jabuuti kuleeyahay maxeeytahay ma jabutiyanbaa mise waa lander

  • @mohamedfirdhiye8119
    @mohamedfirdhiye8119 Před měsícem +4

    Rag rag dhalay ❤❤ sxb wan kutageraa Lkn midnaimada umada somaliyed kashaqeey sxb guul io gobonimo

  • @Mohamed-yl6yg
    @Mohamed-yl6yg Před měsícem +13

    God is with uu I. Gulleyso Mohamed abib from garissa

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Před měsícem +46

    Reer Booramoow, CAD quursi ah lama qaato ee haddaad tihiin dad jira u hiiliya Xil. Abiib oo u taagan nin aan runta ka gabban ee 8-da nin ee ilma adeerada ah yaysan idiin dawladaynin. Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 👍🏽🇸🇴👍🏽👏🇸🇴👏

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 Před měsícem +7

      Reer Awdal baanu nahay lakiin Ina Abiib Xaqdaro ugu hiilin mayno Wadankayaga iyo Amniga Dadkaayaga ayaa ka wayn
      Guul Somaliland

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 Před měsícem +6

      Somaliland uma baahna in loo abtiriyo somaliland waa dad isku mid ah ama boorama ha joogo ama Burco Iyo ceerigaabo,, qof reer hebel iyo qabyaalad shegaya naga mid maaha, waa dalkan horumar kiisa halaga shaqeeyo dunida waynu ka hadhnay sidaan u lahayn kanaa reer hebel ah

    • @Layla6793
      @Layla6793 Před měsícem +3

      Dira diraale

    • @Layla6793
      @Layla6793 Před měsícem

      @@fadumogedi7423sheekato

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      ​@@fadumogedi7423 Taada kaliya ka hadal nayaa ma matashid mana tihid, hana sheegan, ina abiib runtaa kagu dilayaa iyo adigoo reerkayaga ahayn waxba nooma sheegi kartid, damiirdarada laga arkey noocaagan iyo qaar badan oo kula mid ah darteed baa loo eryanayaa, horaa loo yidhi "xiniinyuhu kuwa kugu jira ma ahee waa kuwa laguma garab joogo" waa geesi garab waayey nayaa caqligu ha shaqeeyo meeshan waxba ma yaalaan waa lagu kaka tagey reer walba daaradiisa yar ha u taliyo weeyi mar hadii halkii qof ee damiir leh sidan loo galayo wax la sii eegto ma jirto ood ugu raxleyso muuse juudaan iyo dirkiisa. Wixii ay ka jabhadeeyeen iney kugu dayaan ood maxa u lusho waa kugu doqoniimo.

  • @mouradaouled2272
    @mouradaouled2272 Před měsícem +16

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 rer awdal ayay u talaaa ama gesiginaaa halaaa silciyoo amaaa ritaaaa waa nin rag ah walhi med abib wan ku tagersan nahay rer djibouti

  • @abdirashidmohammed7512
    @abdirashidmohammed7512 Před měsícem +9

    Nin Rageed hore u soco
    Waa sunta Muse Handarab ka ilmaysiisa Hadaladaas uu xil.ku hadlaya
    Xildhiban Guulayso insha allaah

  • @alimoussa160
    @alimoussa160 Před měsícem +15

    Super député Med Habib 👏 on est avec toi 🎉🎉

    • @ABDALLAHIsmael-z6c
      @ABDALLAHIsmael-z6c Před měsícem

      Ninkaan warkiisu wuu cadyahay lkn idinku sidaas ismail kaligiis taliye sids ma ula hadli kartaan waa maya Dood kuuma Furna hadaba😂😂😂😂

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 Před měsícem +40

    Mohamed abiib wa gesi samaliweyne oo xaqa u dirir Mohamed kaalay Somalia ka noqo madaxweyne shanta samaliweyne wada u qalanta from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 Před měsícem +2

      Idinkii baa qarxaya oo bilaa daawlad ahe niicda meesha kalatag soomaali laaynine

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem

      ​@@abdusalansaleban7339 hadaad idinku kiina run sheega ah ee qaladka u sheegaya kuwa sida xun wax u wada qiimeyn weydaan meel u baahan oo caqligiisa iyo geesinimadiisa ka faa'iideysata ayaa looga wacan.

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 Před měsícem

      wll prof o adrkiiya somali weyn aaminzana mrku yimina codkisi bes buhelay maogid

    • @user-ej3kh2ny7e
      @user-ej3kh2ny7e Před měsícem +1

      Naak badiyee is not easy 😅😅😅😅

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Před měsícem +5

    Mahamed abib greatest somali politicians ever

  • @farxaanxasan80
    @farxaanxasan80 Před měsícem +7

    Xildhiban xaq u dirirka ah guleyso sxb.dulmiga waad ka tamar bdan tahy ee ha u joojin.cidna waxba kuma yeelo karto ee hore u soco abti

  • @salahsalad
    @salahsalad Před měsícem +8

    Legend guuleyso from Mogadisho

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před měsícem

      Qaraxa dadkaga malin iyo haben kusocda ka hadal intad rag kale kadaba dhuusaysid

    • @salahsalad
      @salahsalad Před měsícem

      @@karimhasan8967 dhuusada kala tag meshaan xoolo

  • @robibra2413
    @robibra2413 Před měsícem +11

    Maxamed abiib the lion of somaliland....guull🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yahyesinwarro1cn
    @yahyesinwarro1cn Před měsícem +12

    legend waad jirta bro noolow ha lagu daydo frm djibouti

  • @amiiribraahimjibriil7055
    @amiiribraahimjibriil7055 Před měsícem +35

    Geesi geesi dhalay aytahy waanu kudana x.abiib from burco❤

  • @AminnourNour
    @AminnourNour Před měsícem +3

    Walahi walahi waan ku tageray naa from Djibouti 100%%%

  • @user-vd1lv8bn7v
    @user-vd1lv8bn7v Před měsícem +38

    Run badanaa Xildh. maxamed abiib isha xaasidka alle hakaa qabto .

  • @khadarabdi4521
    @khadarabdi4521 Před měsícem +7

    Good talk xildhibaane maxamed abiib yusuf we support you from G36

  • @AmaalMahamed-nc1xx
    @AmaalMahamed-nc1xx Před měsícem +107

    Waryaa ninkan wu garnaqsaday guulayso ader from jigjiga somalinimo

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Před měsícem +4

      Ka xorow guumaysiga adigu ninkii is waala tan masii joogayo reerkiisana ha kaxaysto

    • @mohammedhasanmohammed3156
      @mohammedhasanmohammed3156 Před měsícem

      Yaa fura marka waa su aal

    • @rashidmohamed4524
      @rashidmohamed4524 Před měsícem +4

      ​@@HindaAbdulle-fl2jj
      Isaaqu waxay ku jiraan Somaalida ugu badan ee gacanta Guumaysiga Ethopia ku jirta ee Dawlad Deegaanka soomaalida daga
      Marka ha moodin Qabiil kaliyaati in ay guumaysiga ku jiraan.

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Před měsícem +6

      Xaarood ma isaaq nacayb ayaad Somalinimo ku noqota iyo Xukun jacayl markaad rabtid xukun

    • @seed3966
      @seed3966 Před měsícem +5

      @@HindaAbdulle-fl2jj
      Waa dhaqanka kuwa khaaimiinta ah ee tuugta ah ee been kunoolka ah yaad hadalkodii ku hadli e runta neceb ceeytan wax kale ma heyside takale weydii ingriiskii awoowayaashaa tuurta eey ku side jireeyn afka noole 🥾🏃🏻‍♂️‍➡️🏃🏻‍♂️‍➡️🏃🏻‍♂️‍➡️🏃🏻‍♂️‍➡️🏃🏻‍♂️‍➡️

  • @hassanabdukadirjama6141
    @hassanabdukadirjama6141 Před měsícem +27

    Somalidu waxay ku maahmaahdaa intaadan geedka tagin ayaa la garnaqsadaaa xil maxamed abiib runtime wuu garnaqsaday sxb geesinimada iyo hadal ka cad guul baad ka dhaxashaa

  • @mahadmoudkaireh1010
    @mahadmoudkaireh1010 Před měsícem +10

    Keep going Mohamed abib I'm from Arta

    • @hassanikran
      @hassanikran Před měsícem +1

      Say djibouti instead of arta bro

  • @XusenMYusuf
    @XusenMYusuf Před měsícem +11

    Xildhibaan Maxamed abiib wlh waa nin hawl kar intaan uu sheegaayayna waa sax reeer Awdaloo haddaaad ninkaan uhiilin weysaan waa maalintaan la waayo awdal iyo deegaanadeeda😅😅

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Před měsícem +43

    Xildhiban maxamad abiib guesi gessi dalay Somalia 🇸🇴 aya kuu jecel ❤iskaga tag mesha lagugu cunsurinayyayo

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 Před měsícem

      Ooyaaye kkkkkkkkk

    • @abdiali4991
      @abdiali4991 Před měsícem +1

      @@fadumogedi7423sowka idinka ooohinta iyo dacwada niga dameyeyy kkkk uu adkesta hadalkisa kkkkk

  • @jaamackidin5520
    @jaamackidin5520 Před měsícem +15

    Anaga oo dhulbahante ah ayaa kugu taageersan inaad karbaashto nacaska faratoon iyo qawlysatada ku shaqaysataba mahadanid m/abiib

  • @AbdourahmanSaid-ve6sf
    @AbdourahmanSaid-ve6sf Před měsícem +54

    Legend horay u soco waan ku wata from🇩🇯🇩🇯 Djibouti

    • @fosiyaabdi5031
      @fosiyaabdi5031 Před měsícem +4

      Maahad waadata adigu inta maaka hoor odhan garta Djabauti is horey adigu

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 Před měsícem

      Habo Djibouti jufo 8 xil o sare isku wada haysata oo dadkaa waan soo dhimanay tidhaa ma fadhido so aqli leh ayay wax u cunaan waxna u dilaan waxna hambeeyaan waa idinka hambadoodii ku naaxay😂​@@fosiyaabdi5031

    • @RingerMaame-cz2ze
      @RingerMaame-cz2ze Před měsícem

      Abihin io Djoubiti wsa qudhunyhowww urya afka hurda Leh af qshushyLyowww

    • @ABDALLAHIsmael-z6c
      @ABDALLAHIsmael-z6c Před měsícem

      Ninkaan warkiisu wuu cadyahay lkn idinku sidaas ismail kaligiis taliye sids ma ula hadli kartaan waa maya Dood kuuma Furna hadaba😂😂😂😂

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Před měsícem

      ​​@@fosiyaabdi5031 ma oromo ayaa tahay wll xarafka X-da ma karasid oo waanu ku aragnaaye
      Adiguba abiy axmed kama hor odhan kartid

  • @muktaromer5529
    @muktaromer5529 Před měsícem +25

    Nin rageed weeye walahi. Xildhiban daacad ah oo aqoonyahan ah weeye. From Jigjiga

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 Před měsícem +33

    I support him really 👍 from Kenya

  • @abdikaniessa3431
    @abdikaniessa3431 Před měsícem +4

    Xildhiban Maxamed Abiib Yuusuf Libaax libaax dhalay Anagaa garabkaga taagan Xaqa ku addin haba qadhaadhadee guulayso mudane if iyo Aakhiraba.

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 Před měsícem +12

    Xildhibaan maxed Abiib wxd tahy masuul daacad ah oo runta sheega hadalkiisuna xaqiiqda yahy lkn reerkaaga jileeca lagu arkay oo la hayste ah😢

  • @basramiguil
    @basramiguil Před měsícem +13

    Machallah hn tu as bien parlé

  • @user-fl6mx3et2v
    @user-fl6mx3et2v Před měsícem +22

    Libaax libaax dhalay waanku wataa wlhy from sanaag💪💪💪

  • @muhiimmohamad6565
    @muhiimmohamad6565 Před měsícem +1

    Libaax laba maaha waa mid jaliya keep going from somalia❤

  • @Moudow
    @Moudow Před měsícem +3

    Abay abay Abti xaqa waa tultagan thy, salan sare From Djibouti

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před měsícem +6

    Siyaasi saamayntiisa leh oo hal adag run sheegana ah Mohamed Abiib Guulayso Sxb 125K oo qof ayaa 15hour ku daawaday the best politician

  • @mrwadaniciilan8799
    @mrwadaniciilan8799 Před měsícem +4

    Geesi dad waayey Alle haku xifdiyo

  • @salmahussein1048
    @salmahussein1048 Před měsícem +1

    Waan kuwadanaa from khatumo state guuleeso xilibaan ❤❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před měsícem +10

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 geesi geesi dhalay hooyadaa nin raga bay dhashay

  • @Shuhuura
    @Shuhuura Před měsícem +32

    Libaax Geesi ayaa tahay 💪🏽 Tolka oo Reer Awdal ayaa ku jooga oo ku wata.💙⚪💙 Fariid fariid dhalay ayaa tahay ina Abiibow. ⭐

  • @abdiqanimohamed7143
    @abdiqanimohamed7143 Před měsícem +4

    Walee laandheere laba maha.
    Mudane Mohamed Abiib Yüsuf.
    Waxaaa lagu wadaaa waa dulmi.
    Sxb waxan kugula talinayaaa inanad is casilin marna.
    Waa liidnimo hadad iscasisho.
    ❤❤❤❤ ha isu casilin dacaayad raqiisa.
    Kartidaada halkaaa uga hay bro.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před měsícem +26

    Reer Burco,Reer Hargeisa,reer Barbera,Reer Ceerigaabo,reer SOOL we Love you ❤ Mohammed Abiib jir oo joog Down Ehlunaar Muuse Biixi ,Mohammed Kaahin,Nuux Taani iyo Saleebaan Gaal

    • @Jrmugabe-hq6bv
      @Jrmugabe-hq6bv Před měsícem +1

      Been dhaaf

    • @cabdirisaaqxaashi2277
      @cabdirisaaqxaashi2277 Před měsícem +2

      Runta wad

    • @user-et5ij2hr9r
      @user-et5ij2hr9r Před měsícem +2

      Wa sax weeye

    • @faizam523
      @faizam523 Před měsícem +2

      Waa runtaa waa geesi run sheeg ah, laakiin dowlad nahaab gadhwadeen ka yahay buu ku dgex dulmanyey. Sharta muuse mudabe Abiib Allah ha kaa nabadgasho.

    • @faisalmohamed7125
      @faisalmohamed7125 Před měsícem

      Anaga Reer Hargeisa ee the eygan Huwanta uu adeega ha na dhaafo.

  • @Abdifatah-co9up
    @Abdifatah-co9up Před měsícem +14

    Xildhibaan shaydaanka iska naar Anga Ayaa ku soo doranay ee dawlad kuma soodarne waxba kama qadayaan nsha Allah kariim❤❤

  • @shahidcali2926
    @shahidcali2926 Před měsícem +38

    Nin walba ninkisa ha noleesto ayey mareysaa

  • @suhaipLilka
    @suhaipLilka Před měsícem +23

    War XiLdhibaan maxamed Abiib wlhi waa NIN kartiLeh Umada Somaliyedna wax Tarikara marka Reer somaliLand Haday XiLdhiban Koda Difaacan Wayaan cida Dulmiga Kuwada Ka Qaban wayan Umada Somaliyed Oo dhanba Garab Tagan Cidina Wax Kama Qadi Karto GuuLayso XiLdhibaan🦁🙏 from jigjiga

  • @RahmaElmiNadhi
    @RahmaElmiNadhi Před měsícem +3

    Xildhibaan Maxammed abiib Yuusuf guulayso iinshaalah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 Před měsícem +10

    Laandheere Laandheere dhalay weeye adeer anagaa isaaq habar jeclo ahoo run buu sheegayaa

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 Před měsícem +29

    Wlhi cad ragba ku yaala ninkan wuu garnaqsaday muwaadin dhaba nio xag xagashada halaga ilaaliyo ❤

  • @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz
    @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz Před měsícem +34

    Xil maxamed abiib waa xildhibaan marku fikirayo adeegsada caqligiisa marka uu hadlayana adeegsada cadifadiisa. Xildhibaan, we love you ❤

  • @awalehabdourahman8891
    @awalehabdourahman8891 Před měsícem +3

    Maxamed Abiib
    Libaax Tol waayay 🦁

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před měsícem +11

    Xildhibaan Mohammed Abiib Waxuu matalaa GARXAJISKA ku nool Burco,Ceerigaabo,HARGEISA,Berbera ,Gebiley iyo Boorame we Love you Viva Somaaliland

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 Před měsícem +1

      Garxajis iyo inta xaq u diriirka ah ayuu mataal good

    • @hetrofilms4261
      @hetrofilms4261 Před měsícem

      Garxajis' af malaha miya " ay ku hadlaan : mise masuulba laga yahay war reerka ha bahdilin" intaad isleedahay amaan"

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 Před měsícem

      @@hetrofilms4261 GARXAJIS Somaaliland oo dhan wuu metelaa Dir,Daarood,Hawiye iyo Gabooye

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před měsícem +7

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Cajabo
    @Cajabo Před měsícem +32

    Xildhiban Mohamed Abiib libaax libaax dhalay runbaad sheegtay Abiib xaqa kudhimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waan ku difaacaynaa

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před měsícem +11

    Guulayso dulmi diid baadtahay how joojin anagoo reer sool ah baa ku jecel❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdisalanabdullahi1791
    @abdisalanabdullahi1791 Před měsícem +1

    MaashaAllah
    Xildhibaan hor U soco

  • @Qarandhise
    @Qarandhise Před měsícem +17

    Waa niow sabti abiib wax tahay xildhiba qaran qabil waa ka wayentay ❤❤❤❤

  • @djamamoumin23
    @djamamoumin23 Před měsícem +25

    Libaaaaax xildhibaaan maxamed Abiib guul iyo gobanimo.

  • @amiira8902
    @amiira8902 Před měsícem +2

    masha allah. maxamed abiib nolow
    ano heer burco ah aya leh nolo xaq ayad kahadashay

  • @xarshinyoutube2751
    @xarshinyoutube2751 Před měsícem +20

    WALIGAY MAXAMED ABIIB MAAN DIFAACIN
    LKN MAANTA WAAN HADALKIISAA WAAN KURAACSANAHAY ANIGO ISAAQA OO WALIBA SACADMUUSE AH OO WALIBA REE SAMATARA AYAAN DIFAACAYAA XILKIISA LAGAMA QAADIKARO WALAAHI WAAN UDAGAALAMAYNAA ANIGA IYO DHALINYARTA REER SOMAALILAANDNA WAANU KAMIDAYSANAHAY

    • @abdikadirbuni3714
      @abdikadirbuni3714 Před měsícem

      Asc indeer cida aad doonto ahow xildhibaankani waligiiba runta ayuu sheegijiray kolay qabyaalad ayuunbaad ku diidanayd. Imikana ahaynu nahay reer somaliland hadaan madaxweyne muuse laqga qaban dalkan walaahay meel dheer ayaa laga doonayaa

    • @xarshinyoutube2751
      @xarshinyoutube2751 Před měsícem

      @abdikadirbuni3714 c/qaadirow sxp qabyaalad kumaan diidanayn oo aniga samaroon laf iyo jiidh ayaanu iskunahay mana.kalatagayno
      Lkn maxamed abiib aflagaado madaxeed ayaan kunacay maantana waxaan ugu hiilinayaa siduu sheegayo isagu waa lagakhaldanyahay
      Xukuumadii eedaynaysayna waxay kueedaysay
      Bulshada umay cadayne haday wax.cad kuhayaan miyay bulshadii soodooratay usheegaan intaanay dadka dhibaato galin wll

    • @yeabyeab9449
      @yeabyeab9449 Před měsícem

      rer samatarka xalasha ah❤

  • @gaadh-haye9481
    @gaadh-haye9481 Před měsícem +23

    Libaax waanu kuwadanaa wlaahi from Erigaabo

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před měsícem

      Waa hadaad 3% kii barabixinta sugayay tahay gudaafadyaye

    • @june6206
      @june6206 Před měsícem

      @@jamaadnuura10Adana ma maxbuus harti bad tahay oo jeel kad kasoo dhex qorey sa😂

    • @asadhagi9631
      @asadhagi9631 Před měsícem

      @@jamaadnuura10adeerka meesha waa laga qadey huuro

  • @Bile.sharif
    @Bile.sharif Před měsícem +20

    Ninkaa waa role model siyaasiyiinta soomaalida meel kastoo ay joogaan ninkaan haku daydaan

    • @IsmaelAtlas
      @IsmaelAtlas Před měsícem +1

      Ma jaahilkan qaylada badan 😂

    • @LegendaryMaestero
      @LegendaryMaestero Před měsícem

      shaqada Xildhibaan waina qeyliso miyaa​@@IsmaelAtlas

  • @LuulLuula-wb3qm
    @LuulLuula-wb3qm Před měsícem +4

    libaax xildhibaan. maxamed. Abiib noolow❤❤❤❤❤❤❤

  • @Innamadar
    @Innamadar Před měsícem +12

    Fartoon reerkiisa ha raaco maxamed abib hadlkagu waa run 100%❤❤❤ reer Somaliland way ku garaba taaganyihiin

  • @user-pk7sj8jj8z
    @user-pk7sj8jj8z Před měsícem +12

    Guulayso xildhibaan

    • @SulubHasan
      @SulubHasan Před měsícem

      Ma muran baa ka taagan
      In raganimoo meeeel
      Cidhiidhiya ku jirto
      Water makes is own
      Way

  • @sharmaarkeabdi8957
    @sharmaarkeabdi8957 Před měsícem +6

    Awdal guul Somalia 🇸🇴 ha noolaato xilibaane dad kaaga dhinac karaac adigaba mudo waaku dul qaadanay

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 Před měsícem +5

    Masha Allah hambalyo jazakalahu khayr xildhiban maxamed abib runtad ushegtay 🎉🎉🎉🇸🇴

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 Před měsícem

      Somaliya talo kaga baahan
      Bacaacda nala dhaaf

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 Před měsícem +9

    Heego naasdheer dalka Alla haka qabto reer aawdaloow is bedelka soo raaca viva wadani🧡🧡🧡🧡

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Před měsícem +18

    Xamar noogu imow aan soo dhaweyn qaran kuu sameyna😢😢😢😢❤❤❤

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 Před měsícem

      😂😂😂😂

    • @SUDOJR7
      @SUDOJR7 Před měsícem +1

      Somaliand ba Naga badan

    • @saidibrahim5931
      @saidibrahim5931 Před měsícem +3

      ​@@SUDOJR7 wuqoyi wa gobal Somalia 🇸🇴 kamid ah

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 Před měsícem +2

      ​@@SUDOJR7Adigu hadaad Somaliland aamin santahay, Ooyaaye marumaysna Qadiyada ree Somaliland, wuu kuwa lacagteena cunee hagar daamadeena ka shaqeeya, hadhawna somaliya ubaxsada.😂😂😂😂

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Před měsícem

      ​@@sahnim7481
      Waxa negativa Wada qorayaa waa reer Somalia oo toodiiku heshiin waayay oo raba in kala jabo ninkii ku raaca fikirkooda dhagarsysan wuxuu ka heluu leeyahay

  • @faatimamarish5067
    @faatimamarish5067 Před měsícem +13

    Waa u qalantaa maxamed abiib xilkaa waana kugu taageersanahy from boorama ❤

  • @princek802
    @princek802 Před měsícem +2

    Nin rageed.👏

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 Před měsícem

    Wiilkan Allah ha xafido wan jeclahay. Ilahay isaga okale hano badiyo. Halkan Australia 🇦🇺 ayan ka salamayaa wllo Rabi garabkaga ha jiro

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 Před měsícem +12

    Mohamed abiib waa geesi wlhi runta ayuu U sheegay muuse Iyo rajiimkiisa guuleeyso ina adeero 💯💯🌹

    • @SulubHasan
      @SulubHasan Před měsícem

      Wax
      Isu sheeg maxu Mee
      Wax
      Isway daaris baa daran

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Před měsícem +4

    Xildhibaan maxamed abiib alla haku daayo rijaal

  • @wahibkalifomar6531
    @wahibkalifomar6531 Před měsícem

    Keep going xildhiban M Abib congratulations 🎉lpx labo mahaa

  • @muhiimmohamad6565
    @muhiimmohamad6565 Před měsícem

    Libaax laba maaha waa mid jaliya keep going from somalia

  • @Khaalidmaxamuudnuur
    @Khaalidmaxamuudnuur Před měsícem +9

    Guul guul iyo gobanimo maxamed abiib rageedii rageedii hore usoco waan kutaageer sanahay qof xaqeena kahad lana waan doonaynaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @traderchampion864
    @traderchampion864 Před měsícem +14

    Legend HJ support you

  • @rodadaoud9874
    @rodadaoud9874 Před měsícem

    Maxamed abiiba yuusuf caadawga ki kaa guulysta Allah Ka dhiigi❤❤❤

  • @oamaer
    @oamaer Před měsícem +1

    SNM biggest musuqmaasuga number one . Abiib Walalo you are too smart to be part of this corrupted thugs in Hargesia--viva somalia❤❤❤❤

  • @mustafeali617
    @mustafeali617 Před měsícem +8

    Most honest leaders in hargeisa parliament.

  • @Suhayb22Suhayb22
    @Suhayb22Suhayb22 Před měsícem +16

    اللهم صلى على سيدنا و نبينا محمد صلى الله عليه وسلم😊

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 Před měsícem +1

    Xildhiban maxamed waa mid ka mid ah xildhibaanada xorta ah ee xaqa ku adima sunta heego kaga ilmaysiisa guulayso Xildhiban

  • @MohamedAden-vo5lj
    @MohamedAden-vo5lj Před měsícem +9

    Run ahaantii anigu dibadahaa baan kunoolahay waxaana iimuqatah Mohamed abiib inuu wadanka Somalia unoqonkaro madaxweyne daacada ee dadka deeqah damiirka somaliweyn ayaa kudanbeeya wiilkaah hadaan ahay reer muqdisho waxaan leeyahay wlllo kaalay dalkoo dhan maamul waad istaahishaa 10 adookale ilaa wexeey soocelin lahaayeen ilaa jigjiga somalida dagta itobiya nolaaw isku dhiig beeynu nahay isku dhaqan beeynu nahay isku diin beeynu nahay isku luuqad beeynu nahay viva Somalia

  • @uoaxbarkad7472
    @uoaxbarkad7472 Před měsícem +5

    Geesi
    Ilaahay ha ku la jiro

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Před měsícem +3

    Yes muuse Abaarso ayaa ugu horeya

  • @osmanhassan6601
    @osmanhassan6601 Před měsícem +5

    Legend 🥶💯

  • @hiboibraahincismaan4434
    @hiboibraahincismaan4434 Před měsícem +3

    Wll allaha kaa badbaadsho xasadka

  • @RaxmaCilmi-bm6ko
    @RaxmaCilmi-bm6ko Před měsícem +12

    Waa warcad ina ader

  • @barrehabdirahman2744
    @barrehabdirahman2744 Před měsícem +12

    Hooyadii xiniinyacaday dhashay guul iyo gobanimo xildhibaan abiib

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 Před měsícem

    Waxaad dhigatiyo qof aad tahay taarikhda hadba kaa dhabsheegi...guul Iyo gobonimo xabiibul malaayin maxamed abiib

  • @GoobeAli
    @GoobeAli Před měsícem

    Maxamed wan wdna hdii an nhy Reer muqdishu nolow libaax an gamban Reer shiikh isxaq wa dad jilecsane❤❤❤

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg Před měsícem +17

    Raganimo udhimo urnta abiiboow guul i.a

  • @AliasedDaahir-n6l
    @AliasedDaahir-n6l Před měsícem +25

    GUUL SOMALI 🇸🇴

    • @sakior8jo
      @sakior8jo Před měsícem +3

      @@AliasedDaahir-n6l somaliya ana wasa

    • @ApdiraxmaanJeesto
      @ApdiraxmaanJeesto Před měsícem +1

      Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland

    • @HoodoSagal-ho7kd
      @HoodoSagal-ho7kd Před měsícem +3

      Hhhhh somalia 🇸🇴 lama joogo adeer meeshu waaa somaliland nacasyahow

    • @AliasedDaahir-n6l
      @AliasedDaahir-n6l Před měsícem

      @@HoodoSagal-ho7kd dadkaa in la baryo way KA dhamaatay san qabo anuu hala Dareensiiyo in dhulka lala leeyahy. Markii horaba nafmeesha ku mayna hayn EE 40 will oo ogaadeen 🇬🇲 baa KA taagi calanka EE sug wakhti suuban eesoo socda

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 Před měsícem +1

      ​@@AliasedDaahir-n6logadeen maka Ethiopia 🇪🇹 gumaysto maxay dhulkooda u xorayn waayeen ee bahdilay

  • @ahmedkasai
    @ahmedkasai Před měsícem

    He is right man of the match.tell the truth

  • @SomaliRoyalFamily-pp7ez
    @SomaliRoyalFamily-pp7ez Před měsícem

    Nin kan Qaran ka ubaahan isa soo dhaafiya inshaallah🇸🇴Future president of Somalia Mr Mohamed Abiib