"Maxaad uga Jeeday muuqaalkii cirro ee aad ka shiday Shirweynihii Kulmiye?"Xildhibaan Maxamed Abiib

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 667

  • @user-vh5kb4dl7m
    @user-vh5kb4dl7m Před 2 lety +117

    Walalayal, Nabigenii sharafta badnaa waxa u yidhi: ( Qofka rumysan ILAAAHAY iyo maalinta danbe e aakhiro, khayr haku hadlo ama ha iska aamuso ).

    • @amalafnaan3928
      @amalafnaan3928 Před 2 lety +4

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 Před 2 lety +1

      أَلَمْ تَرَ إِلَى ٱلَّذِينَ يَزْعُمُونَ أَنَّهُمْ ءَامَنُواْ بِمَآ أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَآ أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ يُرِيدُونَ أَن يَتَحَاكَمُوٓاْ إِلَى ٱلطَّٰغُوتِ وَقَدْ أُمِرُوٓاْ أَن يَكْفُرُواْ بِهِۦ وَيُرِيدُ ٱلشَّيْطَٰنُ أَن يُضِلَّهُمْ ضَلَٰلًۢا بَعِي

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 Před 2 lety +1

      وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فَأُوْلَئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 Před 2 lety +1

      Scw

    • @user-pq7oi1tb2r
      @user-pq7oi1tb2r Před 19 dny

      Scw

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Před 2 lety +14

    Kuwani xildhibaano maaha waa ciyaal ciilqabaad moodaa xagay ninka isugu tageen kuwani maba xishoonayaa subxaanallaah

  • @qodaal5098
    @qodaal5098 Před 2 lety +20

    Xildhibaan ruqi gari allay taqaanaaye waad gardaran tahay qof shaqadiisa waydii

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před 2 lety +2

      Ilkaha in dhulka la soo dhiguu rabaa habeen madow baanu garaaci wasakha

    • @hipoyouzuf7691
      @hipoyouzuf7691 Před 2 lety +1

      😂😂😂run ka oyadee

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před 2 lety +1

      @@hipoyouzuf7691 run maxaya dee shaqada uu qaranka u hayo ayuunbay wax ka wadiin karaan wixii intaa ka baxsan waa qalad takale xidhibaaanadu umadii soo dooratay ayey u shaqeeyaan

  • @maxamedxasan2855
    @maxamedxasan2855 Před 2 lety +15

    أَلَمْ تَرَ إِلَى ٱلَّذِينَ يَزْعُمُونَ أَنَّهُمْ ءَامَنُواْ بِمَآ أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَآ أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ يُرِيدُونَ أَن يَتَحَاكَمُوٓاْ إِلَى ٱلطَّٰغُوتِ وَقَدْ أُمِرُوٓاْ أَن يَكْفُرُواْ بِهِۦ وَيُرِيدُ ٱلشَّيْطَٰنُ أَن يُضِلَّهُمْ ضَلَٰلًۢا بَعِي

  • @maxamedaxmed383
    @maxamedaxmed383 Před 2 lety +42

    viva maxamed abib😍😍😍😍 codka shacabka

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 Před 2 lety +7

      maya waa codka daliminta iyo waxma garatada

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 Před 2 lety +4

      Not the civilian vice! Abid waa loser billaha aqoon & eedeeb!!

    • @DeeqosaciidAxmed
      @DeeqosaciidAxmed Před 19 dny

      🎉❤❤❤❤❤❤❤😮😢😮😮😢😢😢😅😅😅😅😅😅

  • @bedermohamed1571
    @bedermohamed1571 Před 2 lety +19

    Inamadan yaryare Su'aal aan ahaynba mawduuca uu qofku ugu yimid ayey weydinayaan waxad mooda Wariyeyaal waraysi qaadaya.

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 Před 2 lety +21

    Waa khalad in xildhibaanadu ay weydiiyaan guddoomiyaha wax ka baxsan shaqadiisa,XISHOODA.

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 Před 2 lety +1

      Gudoomiyuhu isagaa bilaabay haddalka taagtaagan

    • @ahmedismailbulbul9991
      @ahmedismailbulbul9991 Před měsícem

      Waxa la waydiinayaa hadaa waa maxay. Hadal ayay baratee bal ha ka jawaabtu
      su alaaha la waydiiyay

  • @ugbaadibrahim9638
    @ugbaadibrahim9638 Před 2 lety +3

    Xildhibaan maxamed abiib ma citiramka ka dhiman mise anaa mooday umada waa la xishmeeya qofka ka waynina Kaba sii daran AF xumana waxba kuma tarto🤗

  • @caydaruuscalimuuse4984
    @caydaruuscalimuuse4984 Před 2 lety +32

    qodobo muhiim ah.
    xildhibaanada sharafta leh waxaan leeyahay su,aalaha aad waydiinaysaan masuuliyiinta. Qodobadan raaca.
    1) marka hore taga meesha uu madaxda ka yahay masuulku xogn kasoo raadiya.
    2) marka xigta soo dhagaysta xogta vedio ah ee laga hayo masuulka
    3) kadib soo qoro xogta su,aalana kasoo diyaarso
    4) si degen u waydii masuulka su,aalaha si aanu kuugu arag inaad sharaftiisu ku socoto
    5) sheeg inaad matalayso shacabka waayo qaar ayaanba xasuusnayn.
    Intaas ayaan filayaa inay aad muhiim u tahay.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před 2 lety +3

      Su'aalo wadaniyeysan ayey waydiinayaan

    • @mustafamahamed2929
      @mustafamahamed2929 Před 2 lety

      Kuwani sharaf ka dheer hooyadood baa dhiloha nin hooyadii dhilo tahey. Sharafi ka dheer

    • @Sowsow0
      @Sowsow0 Před 2 lety +2

      Baytul qasiid ku waa maxaad u soo hadal qaaday Cirro. Jar iska xoorku dul-qaad ma laha, waa bac-bac iyo baalaxoofto.

    • @invisiblehand.5125
      @invisiblehand.5125 Před 2 lety +1

      Waa runtaa

    • @abdirahmanshyusuf
      @abdirahmanshyusuf Před 2 lety

      Wad so dhigtay Msh
      Lkn Adiga qudhada wx kuma Dhmystirna

  • @hodohugur5856
    @hodohugur5856 Před 2 lety +18

    I like how everything is record for the eyes of citizens and it’s resuring to know that govt is working

    • @Xudeyfa
      @Xudeyfa Před 2 lety

      Ur English isn't quite bit perfect go back to school or simply use ur mother language NAAYEE DEE

    • @thementor.4697
      @thementor.4697 Před 2 lety +2

      The government is working hhhhhhhh 😂🙈

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 Před 2 lety

      أَلَمْ تَرَ إِلَى ٱلَّذِينَ يَزْعُمُونَ أَنَّهُمْ ءَامَنُواْ بِمَآ أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَآ أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ يُرِيدُونَ أَن يَتَحَاكَمُوٓاْ إِلَى ٱلطَّٰغُوتِ وَقَدْ أُمِرُوٓاْ أَن يَكْفُرُواْ بِهِۦ وَيُرِيدُ ٱلشَّيْطَٰنُ أَن يُضِلَّهُمْ ضَلَٰلًۢا بَعِي

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 Před 2 lety

      وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فَأُوْلَئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ

    • @sabs3875
      @sabs3875 Před 2 lety

      @@thementor.4697 and why u mad subhanallah 😂😂

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 Před 2 lety +28

    war ciro wax u tari maysaan somaliland wax u tari maysaan waxaad soo qaadateen mashruuc aad somaliland ku dhabar jabinaysaan ,illahayow kuwan dadka ka badbaadi oo dalka ka badbaadi allaahu akbar

    • @ahmedadan735
      @ahmedadan735 Před 2 lety +1

      Nacalaa walidkaa kuyaal adigayo kulmiya aad taagaraysid dayuus

    • @mohamedapdi5081
      @mohamedapdi5081 Před 2 lety +5

      Adeer wa laysla xisabtmayaa tuugan umada waxed cunayna wa lala xisabyamaya

    • @bigie2264
      @bigie2264 Před 2 lety

      @@ahmedadan735 stfup xoolayaw

    • @nadiirayuusuf6887
      @nadiirayuusuf6887 Před 2 lety

      Caqliga saliimkaa ahi isla xisaabtanka wuu ogol yay balse doqonimadaada adigu kala garan maysid ka nasteexada kuuwada iyo ka aan kuu wadin n maad arkayn xukuumadan madax iyo mijo tuugtaa ee umadii boobay xoolahoodi dalkiina cunay ninkan xinif wuu tuug dhaafay kuwan Alle ha inga qabto dhe

  • @amiinabdi1821
    @amiinabdi1821 Před 2 lety +23

    Guddida dabagalku ma inay siyaasad xisbi masuuliyinta ku daba galaanba mise siyaasad/waxqabad haayad ama wasaarad baa? War ina been isku sheegno oo aad tidhaahdaan hantibaan daba galaynaa hadana suaalaha so diyaarsataan wax kale oo xisbi iyo aargoosi ah wax shacabka qanciya maaha. Arrin kale la kaalaya wixiinu waa ceebsiis Dabagal Maahe!

  • @kingmoses6135
    @kingmoses6135 Před 2 lety +21

    I love it Accountability

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 Před 2 lety +1

      أَلَمْ تَرَ إِلَى ٱلَّذِينَ يَزْعُمُونَ أَنَّهُمْ ءَامَنُواْ بِمَآ أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَآ أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ يُرِيدُونَ أَن يَتَحَاكَمُوٓاْ إِلَى ٱلطَّٰغُوتِ وَقَدْ أُمِرُوٓاْ أَن يَكْفُرُواْ بِهِۦ وَيُرِيدُ ٱلشَّيْطَٰنُ أَن يُضِلَّهُمْ ضَلَٰلًۢا بَعِي

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 Před 2 lety

      وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فَأُوْلَئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ

  • @adeeroweeye6276
    @adeeroweeye6276 Před 2 lety +8

    maxamed abiib wa rijal wlhi runtu ku xiijiyey calooshooda ushaqaystayashii !

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 Před 2 lety +44

    If he can’t answer the Simple questions with professionalism and civility:
    Why is he even held an important position?

  • @ApdiUmer-sm8ls
    @ApdiUmer-sm8ls Před rokem +9

    ❤ xildhibaan Mohamed abiib he tells always the truth I like xildhibaan alle ha ku dhawro god bless him

  • @idrisssaid4923
    @idrisssaid4923 Před 2 lety +5

    Maxamed Abib wa inn shaad leeg logaliya wallahi dawlinimada ma faxansano karinimadi jigjiga iskalaman runti gootii

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 Před 2 lety +1

    Waa khalad su'aalaha noocaasi ah in xilnimaan aan dad wayne doorteen uu waydiiyo.adeer shaqadaada garo waana ay arkayaan baarlamaankii soo doortay dibjirta ay soo dirsanayaan

  • @drabdirahmanmaxamed5175
    @drabdirahmanmaxamed5175 Před 2 lety +13

    Xil mo abiib codka shacabka 💪🏻💪🏻

    • @nimcoabdi2609
      @nimcoabdi2609 Před 2 lety +1

      Cod shacab mahan kan dhaqan celis bu rabaa doqonka sida madaxda lola hadlo bare dhe

    • @isirshekhsamaroon8646
      @isirshekhsamaroon8646 Před 2 lety +3

      @@nimcoabdi2609 kuli suaal lahaa jawaab Hadii lagu weydiiyo ma inan baad tahay mise islaan adoo qoslaya oo degan ka jawaab

    • @drabdirahmanmaxamed5175
      @drabdirahmanmaxamed5175 Před 2 lety

      @@nimcoabdi2609 wllo shaqale dawladeed inuu xil xasanad leh sidaa ula hdlo wa sharci darro 🤣🤣🤣

  • @aydarusmohamedxadaari618
    @aydarusmohamedxadaari618 Před 2 lety +2

    XiL maxamed abiib waa Qof jeceL dad ka caada qaadayasha inu kashifo isaga iyo barkhat batuun iyo c/kariin axmed mooge waa rajada wadan ka guuLaysta♥️🙏🧡🦁👊C/RAXMAAN C/LAAHI. CIRO guuLayso🟩⬜️⬛️⬜️🟥🙏

  • @a.qanialigadhle4206
    @a.qanialigadhle4206 Před 2 lety +7

    Wax shacabka aad matashaan u dan ah waydiiya, 2008dii miyaa ahaa gudoomiyaha barakacaayasha qaranka?, state house ka aad su'aasha kawaydiisay adigu ma tagtay?, jawaabta waa maya, hadalkaagu ma diyaarsana maanta xildhibaan.

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga Před 2 lety +23

    We get wise by asking questions, and even if these are not answered, we get wise, for a well-packed question carries its answer on its back as a snail carries its shell.........by MP Mohamed Abib questioning we arrive at the truth , Well Done ,Sir.. & Thank You !

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v Před 2 lety +4

      Mp mohammed abiib is good but his biased towards waddani so his questions is to personally to discredit the popular minister

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 Před 2 lety

      أَلَمْ تَرَ إِلَى ٱلَّذِينَ يَزْعُمُونَ أَنَّهُمْ ءَامَنُواْ بِمَآ أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَآ أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ يُرِيدُونَ أَن يَتَحَاكَمُوٓاْ إِلَى ٱلطَّٰغُوتِ وَقَدْ أُمِرُوٓاْ أَن يَكْفُرُواْ بِهِۦ وَيُرِيدُ ٱلشَّيْطَٰنُ أَن يُضِلَّهُمْ ضَلَٰلًۢا بَعِي

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 Před 2 lety

      وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فَأُوْلَئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ

  • @alxikmamadarasah2103
    @alxikmamadarasah2103 Před 2 lety +9

    Ooyaaye waxan weydiinaya yaa isaga oo sheeganaya xildhibaan hay adii dadka ka dhaxaysay yaa u fasaxay inuu wax ka wediiyo arrimaha xisbiyada meesha arrin xisbi lagumaba hayne waa qalad ay goor walba galaan xildhibaanada layliga ahi tolow goormay sharciga baran doonaan

  • @Mac-hadkaKhairulDaareyn.
    @Mac-hadkaKhairulDaareyn. Před 2 lety +11

    Subxanallah , Waa Dadkii Loo Doortay In Ay Dadka Danahooga Kataliyaan Ayaa Sidaa U Hadlaya , Guddoomiyaha Haayadda Barakacayasha Wuu Saxsanyahay , Waayo Waxay Doonayeen Inay Sumcadiisa Meel Kaga dhacaan.

    • @ridwanhirsi363
      @ridwanhirsi363 Před 2 lety

      hhhh sacad muusow waan ku grnayaye siinay kaalay

    • @SanaagSomaliland
      @SanaagSomaliland Před 10 měsíci

      Ma sumcad ayuu leeyay Xinif? waa magafe wayn.

  • @bukhaariyare3139
    @bukhaariyare3139 Před 2 lety +17

    Xildhibaan Maxamed abiib wiil hoog 🦅🤴🏾

  • @kg6987
    @kg6987 Před 2 lety +18

    Xidhiban abiib ooyayee caadi maaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 “naga bax” kullaha

  • @logannnnnn930
    @logannnnnn930 Před 2 lety +7

    Bax waxan naga saara hadalo masuul inanay ahaynbaan filayaa

  • @getto10
    @getto10 Před 2 lety +1

    Xildhibaan qaalo ah maxamed abiid shacabka ayaa ku wata

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 Před 2 lety +5

    I bartaay lama rabo shalay baad golaha dhexdiinaa ka lahayd waxaan KU mashquulsanaa mudaharaadkii maaha goluhu file axsaabeed umada ayaa leh oo loogu adeegayaa cidii xisbi ufu adeegayaa waa u jeednaa waanay u taal

  • @barkadabdi198
    @barkadabdi198 Před 2 lety +7

    Mashallah somaliland waa guul inaa dusturkuu sareyooo

  • @zaalaxzmc5933
    @zaalaxzmc5933 Před 2 lety +7

    Legend mahamed abiib sunta ka ilamaysisa kuwa musuqmasuqa badan

  • @melmi9330
    @melmi9330 Před rokem +5

    Well done MP Abiib you are the best waaw ALLAH YACIZAK geesi geesi dhalay 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @ashaayanle3996
    @ashaayanle3996 Před 2 lety +13

    Job Well Done Honarable MP Abiib 👏

    • @jmo4410
      @jmo4410 Před 2 lety

      You got to be joking. This man is sick and needs help. He should be impeached. He is a embarrassing person. I think he forgot how we got Somaliland.

    • @ahmedibnoumedahmedibnoumed1000
      @ahmedibnoumedahmedibnoumed1000 Před 2 lety

      My sister keep going

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed5568 Před 2 lety +1

    Allah ka baqa oo xishooda oo buuqa iyo hadal xumida iska daaya , xaqdhowrka iyo ixtiraamka ha ka tagina .si fiican u wada shaqeeya

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 Před 2 lety

      Muuuse iyo ciiiidan kiii
      Cagaweyne
      Soltelko
      Xinif
      Abdllahi abokor
      Hasan shahar
      Buuuni

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 2 lety +6

    MAXAMED ABIIB WAAD KHALANTAHEY ONAAD MAFAXDA TIDHAA WAAD CAAYTZNTEY

  • @bulshaawideeq2802
    @bulshaawideeq2802 Před 2 lety +6

    dhamaantood nimankan golaha wakiilada waa lagu khasaaray sanadkas ay joogeen wax ay qabteena majiro way feedhtamayaan uun waar feedhku miyaanu ahayn kii lagu yaqaanay dadka jaahiliinta ah ee waliba reermiyiga ubadan nimankan caqliga xun woxoodu waa .muran iyo feedh feedh uun wax aqoonaba malaha

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 2 lety +7

    Hayaay barlamaankii somaliland waa la qabsaday walaahi habaryoonis cadow u shaqeyneysa ayaa qabsatay baarlamankii madaxweynuhu waa inuu kala diraa kuwan waa xabaglayaal dooxa laga soo ururiyey

    • @se1059
      @se1059 Před 2 lety

      Dhiigmiiratadii masaakiinta xaqooda ku naaxdayba ceebtoodii banaanka la soo dhigay masuulbu isku sheegaya suaal qudhana kama jawaabaayo eh wuu dagaalamaya

    • @yasinxashi2150
      @yasinxashi2150 Před 2 lety

      umada reer somaliland u shaqeeya sidda xusbiya iska dhaaf adeer

  • @sahrawarsame528
    @sahrawarsame528 Před 2 lety +1

    Waa xaqdaro Caad Hadii laga raro daadka xaafada Maxamed mooge

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 Před 2 lety +3

    Xildhibano Socod Barad ah. Simxaan
    Maba Qaan gaadhin
    2008
    Barakacayaal
    Muu joogin
    Xinif.

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 Před 2 lety +17

    Waar kan Waalan ee cildhibaanka sheegansyaa ma wariyaa? Ma CID baa? Mise waa naxkamad? Xaq uma laha inuu arimo siyaasadeed waydiiyo. Maxaad muuqaalkii ciro uga jeeday?

    • @a.qanialigadhle4206
      @a.qanialigadhle4206 Před 2 lety +4

      Inuu shacabka matalayo ayuu ilaaway walaal. Mucaadnimona waxba ka garanmaayo. Inuu intaa ka fariidsan yahay baan moodi jiray xildhibaanku

    • @ahmedadan735
      @ahmedadan735 Před 2 lety

      Waa sax inuu waaydiiyo ee adaa munafaqa

    • @hamzik2255
      @hamzik2255 Před 2 lety

      Abti ha xejisto su'alha la waydinyo ,muxuu u xanaqaya hadi la waydiyay dhulka laga kiciniyo barakacaysha.

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 Před 2 lety +1

      @@hamzik2255 shaqada uu haya su,aalo halaga waydiiyo lkn barigii caynka ahayd Ciro maxadku yidhi iyo hantatac looma dirsan

    • @hamzik2255
      @hamzik2255 Před 2 lety

      @@abdullahahmad5635 markay shekadu xumatay buu ta waydiyay lakin xinif isaga iska caabin ku jiray marki horeba su'alha si ficn uguma jawabin , laakin waxa mesha fadhiyaaba isma dhamaan .

  • @rooblemuusecabdidable
    @rooblemuusecabdidable Před 2 lety +4

    Xil maxamed abiib wuu saxan yahay markaan indhaha lays qabanayn keep going xildhibaan

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o Před 3 měsíci +2

    Kaaa casharbay u dhigeen berigaa
    mohamed abib wa nin aragti dheer leh

  • @nawaalsiciidmohamed3446
    @nawaalsiciidmohamed3446 Před 2 lety +10

    Mnsha allh mohamed abiib nin dalku ubahnaa

  • @sakinasaid8974
    @sakinasaid8974 Před 15 dny

    Well done xildhibaan maximed ABIIB

  • @hodanhussen2656
    @hodanhussen2656 Před 2 lety +8

    Asc muxamed Abiib maa siiyadiba maxu marakasat dadak wediya su alaha qaladan

  • @anwarismail5152
    @anwarismail5152 Před 2 lety +2

    Edaabdaranaa xildhibaan,xume

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 Před 2 lety +7

    ❤❤❤❤❤abiib waa nin adag run sheega

  • @crashiidmaxamed4834
    @crashiidmaxamed4834 Před 2 lety +7

    waar waamaxay waxan dibjirka barlaman maha waxay ninka waydinayan eega may shaqadisa waydiyan maxa ka galay maxaad hebel ula hadashay waa wakiilo xisbi

  • @abdarasaqmohamoud5788
    @abdarasaqmohamoud5788 Před 2 lety +3

    Guddida Maxamed Abiib halaga bedelo, ixtiraam ayay shaqadani u baahantahay

  • @ahmedfahiye9525
    @ahmedfahiye9525 Před 2 lety +4

    Kuwani ma Wakiila qaran baa lagu tilmaami karaa Allow sahal waxay soo wadan.

  • @kaiseomar8064
    @kaiseomar8064 Před 2 lety +7

    Xiniinya cadde maxamed abiib doqonta ushaa lagu ag dhiftaa hadey garan weudana madaxaa laga saaraa🔥🔥

    • @ayaan7389
      @ayaan7389 Před 2 lety +2

      xildhibaan ootaaye inyar baa ka haddhay xasaanaduu lahaa

    • @ayaan7389
      @ayaan7389 Před 2 lety +1

      ma xaaramigii adeerkii raga xasuuqay ayaa waxaa samaynaya xildh ooyaye

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 Před 2 lety

      @@ayaan7389 ayaa ka qaadi Kara xasaanada somaliland waa qabiilo qabiil kii Suu ka soobaxay

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 Před 2 lety +11

    Waxanu xildhibaano maaha ee hays casileen,waa dibjiriin qayra masuul ah.

  • @dhabsheeg36
    @dhabsheeg36 Před 2 lety +6

    Legend maxamed abiib wle waa nin raga ✊

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před 2 lety +2

      Muxuu ku yahay wax aan loo dirsan ayuu waydiinayaa

  • @mustafaabdullahi5031
    @mustafaabdullahi5031 Před 2 lety +8

    Maxamed Abiib.
    Aadbuu u qaldan yahay.
    Adeerkiisbaan baan ahay.
    Journalists ayuu isku badalay.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před 2 lety +3

      In uu ku eekaado mowduuca loogu Yeldham oo ah arimaha barkacayaasha

    • @muwahipmubarik429
      @muwahipmubarik429 Před 2 lety

      Wan kugu racsanhy anuuna aad ayuu u khaldanyey

  • @salebancabdulahi
    @salebancabdulahi Před 2 lety +2

    Kkkkkk xildhibaan abiib wuu iga qosliyey

  • @user-ch6xi3if3o
    @user-ch6xi3if3o Před 2 lety +1

    Xaniif waan ka xumahay sida àad yeeshay cidna waxba maadyeelin adaa wax isyeelay maxamed abeebna waxa aan leeyahay hal kaas ka wad cidna ha u joojin geesi alle ma xilo

  • @samerawarsame8978
    @samerawarsame8978 Před 2 lety +5

    Waxaa baa xildhiibaan lagu sheegay
    Dadk ka qabta inyar oo qooyah waayee
    Maaday dadk in sikalahay wadankan maalin kasatee ilagu duul qooqayo ee larabi naabad

    • @Mo-fd9ri
      @Mo-fd9ri Před 2 lety

      Dadka adiga oo kale ah ee bila caqliga aha ayaa tuugta wadanka joogta hor booda. Shaqadiisi ayaa la waydiyay muxu isla walaya?

  • @umusaaraismail6400
    @umusaaraismail6400 Před 2 lety +5

    Oo xildhibaanada kale maxaa ka xanaajiyay yaap !!
    Mide kale masuul ay marti qaadeen si ay wax u waydiiyaan oo ay ummada hawlahoodu halkaa maryaan ka waraystaan waa maxay naga saara iyo bax?????

    • @xamsedhakool3830
      @xamsedhakool3830 Před 2 lety

      Xildhibaan maahee waa xabagle oo ninka in lagu jiro ayaan moodayaaye

  • @hadaafi
    @hadaafi Před 11 měsíci +17

    Abib jahiil 😂

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi Před 2 lety +2

    Xildhiban qaran #maxamed_abib
    Guuuuuul✊🏻dhiigmiiratada dadka
    Dhameeyay ceebtoda bananka ken

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před 2 lety +2

    Subxaanallah kuwani Xildhibaano maahee Waa Ciyaala Suuq Hadaan la xishooneyn Ama labaqaneyn Xoolaha Waxba lama Dhaamo Wuxu maxay ahaayeen Tiri badanaa Yaaahuu Waaduni la rogayo

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 Před 2 lety

    Asc soomaaliland ha ceebeynina.ilaahey ceebtiina ma asduro.aqoon la aan ayaa iskukiin keentey, af kii qaadlayaasha ayaad ku hadleysaan. Idoor marduuf qaada cuney waakaa caqligiisu.maasha alaah. Iscuna.isku jaba.

  • @khadraabdillah29
    @khadraabdillah29 Před 2 lety +8

    Xinif xayaaka allaah libaax libaax dhalay bal suaalaha ay weydiinayaan eeg

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před 2 lety +10

    Miyaanu Dastuurka Somaliland akhriyin in ay Ka reeban tahay inuu dano shaqsi uga faa'iidaysto xilka Xildhibaanka

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 Před měsícem

    Maxamad Abiib Mr Oyaayo wuxuu ka hadlayaa wax uusan arag ama booqan.. waa inuu marka hore xaqiijiyaa waxa uu ka hadlayo.

  • @maxamuudmuuse6458
    @maxamuudmuuse6458 Před 2 lety +2

    waali qadhmuun waa tan oo kale ninkan waalan yaa soo doortay kani waa xildhibaan aakhiro sabaan

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 Před 2 lety +1

    Waa kureey xildhibaan laga dhiigeey

  • @adamali2729
    @adamali2729 Před 2 lety +3

    Waxaad moodaa inuu yaha Ina Abiib weriye su'aalo weydiinaya. Maba u muuqdo xubin barlamaan waayo waxa uu weydiin lahaa hawlaha uu qaranka hayo iyo shaqada hay'adiisa.

  • @nasirabdi1858
    @nasirabdi1858 Před 2 lety +9

    Waa Qallad anshax darro waydimaahaasi

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 Před 4 dny

    Alla aamila ayaan ahay ninka Ooyazyo marabo inaan arko oo wax sidiisa u foolxun inaan dhalo استغفرالله واثوب اليه

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 Před 2 lety +2

    Asc waa aferdaayeer, oo meei iskugu yimid naftooda ayeyna masuul ka aheyn, maxaa keeney, iney youtu.be meesha keeney. Waa nasiibdaro meesha ku kala carara. Ilaahey cagliga idinka qaad. Waa badownimo.xayawaan.Daayeero.

  • @cabdixasan1437
    @cabdixasan1437 Před 2 lety

    Wale waa run sheeg m.abiib landhere

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 Před 2 lety +3

    Waa xildhibaan ku sheeg aan shaqadooda garanayn.

  • @sabs3875
    @sabs3875 Před 2 lety +11

    I love this amazing guy 😂😂😂

  • @baba-mahir1054
    @baba-mahir1054 Před 28 dny

    Xildiban abib runta wa qarar 😅😅 guleyso abib

  • @mohammedhalsomali387
    @mohammedhalsomali387 Před 2 lety +3

    Waamaxay dabajiirtan wasiirka weraray waaba personal attacks waxa ay auaalada ku sheegayaan

  • @masim107
    @masim107 Před 2 lety +3

    maxamed abiib waxiisu shaqo maha ee waa ila muran qofka suaal hadad waydiiso sugu jawaabta sax iyo qalad ba wax ay noqotaba

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 Před 2 lety +2

    Guddoomiyaha guddoda hantidhowrka ee baarlamaanka weerar toos ah oo sharciga Baal marsan ayey guddoomiyaha ku qaadeen oo weydiiyeen su'aalo mowqifkiisa xisbiga wadani oo xildhibaanadani intooda badani ka soo jeedeen,XISHOODA.

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 Před 2 lety +1

    Waa xildhibaan buka dadku nin fayoow ayay moodayaan waar ninka xaga cilaajka ula carara

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Před 2 lety +2

    Kan yari ee maxamed abiib
    Su aalo aan mu naasiba ku ahyn meesha ayuu way diinayaa walaahi waa lagu khasay golihii caruur ayaa la keenay Golihii
    Way u dhamaaty ilaahayoow noo sahal

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 Před 2 lety +4

    Ooyaaye,wuxuu siyaasadeeyey waraysigii guddoomiyaha barakacayaasha,isaga oo keenay arrimaha xisbiyada oo aan meesha qaban.

  • @jimcaalefowzi3396
    @jimcaalefowzi3396 Před 2 lety +5

    Labada nin ee maxamed io xsan way gar daran yihiin maha in wax aan sbaqadiisa ahayn lawaydiiyo xinif wuxu ku leeyahay qodob aniga igla hadla yaguna meel kalay isku qaadayan lkn 2xildhiban eekle sifiican oo miir qabta ayay u waydiinayan

  • @zncabdi2706
    @zncabdi2706 Před 2 lety +1

    Ninkan maxamed abiib waa nin wareerar golohiiba wuxuu ka dhigay maalaa yacni

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před 2 lety +2

    Sidan lagu sii jiri maayo. kuraasidii Barlamaankii ciyaal suuq ummadan cadaw u ah oo ciil qaba ayaa mucaaridku ka iibiyeen.

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Před 26 dny

    AF SOMALIA 🇸🇴

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 Před 2 lety +7

    war kan gudomiyaha golaha wakilada haysta ma ciyala suqin ayu kuso dayay dadka war waxan nacaska dibirada wayn e oyaye dalka hala qabto fatalkan dofaraysan e ka hadlaya waxan shaqadisa ahayn war golahan wakilada waxan ugu baqayna war fiyaradina horteda iska nadifiya o dofarada ka xadha o rag misan iyo caqli le gudiyasha u dorta

    • @muawiyeawil8430
      @muawiyeawil8430 Před 2 lety

      Hhhh way dhamaatay xiligii lays huursanaayey' no more qaris xilibanado shacabkay matalayaan.

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 Před 2 lety +2

      @@muawiyeawil8430 xildhibanimada ha cayin kan dofarke iska naxay e ciyala suqi cid u matala ma jirte akhlaqba male waa dibjir iska naxay o sida sualaha lo weydiyo an xirfad u lahayn lakinse wuxu jamacad uga so baxay sida dadka lo cayo e benta lo afufo

    • @ahmedadan735
      @ahmedadan735 Před 2 lety

      Waa saxanyahay ee adaa munaafaq ah

  • @ranboo2116
    @ranboo2116 Před 2 lety +4

    Waar ka yari wu ka gardaarayay odayga.

  • @ishrahabdi3571
    @ishrahabdi3571 Před 2 lety +2

    war wuu edab daran yahay waxan dadka hala qabto oyaaye Abiib

  • @MohamedIsmail-wb9vq
    @MohamedIsmail-wb9vq Před 2 lety +10

    Xildhibaanada sharafta leh waxaan leeyahay rag ragaad tihiine shaqadiina wata
    Gudoomiyaha barakacayaashu waxaan filayaa inuu ka soo qalin jabiyey jaamacada indho cadays university

  • @omarishirwa
    @omarishirwa Před 2 lety +3

    Uu ka xanaqayba su,aalihii waa wax layaab leh cajiib csjiib

    • @ahmetakram1488
      @ahmetakram1488 Před 2 lety

      Taasi waxay muujinaysaa inaanu qalmin shaqada

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Před 26 dny

    AWDAL SEYLAC LOYCADEE SOMALIA 🇸🇴♥❤❤❤❤

  • @khaaledmahamod1095
    @khaaledmahamod1095 Před 2 lety +2

    War midkaliya oo umadan uzhaqeya Malaydinka wayay

  • @cabdilaali6582
    @cabdilaali6582 Před 2 lety +2

    Ninkasi xinif wuu aflagdedayay xilidhibanka golaha walkiladu talabo akaqadan

  • @xuseendhigdhiko7907
    @xuseendhigdhiko7907 Před rokem +2

    Laan dheere maxamed abiib

  • @bou.boshra8434
    @bou.boshra8434 Před 2 lety

    Illahyban leenahy waxaasa madaxno ah ka xilka hayana illahyba la xisaabtamaya Subxanalh xilku la faduda dadku ma xayawanba

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 Před 2 lety

    xildhibaan maxamed abiib rageedii. edbi baajuumaha

  • @nimcanbashir4566
    @nimcanbashir4566 Před 2 lety

    Ay ay dhalay weeyan xinif xildhibaan maxamed Abiib sunta kaga ilmaysiisa kuwa xoolaha umada cunay ama wax hala saxo ama meesha halagu kala tago anigo ku hadlaya afka magacaga qurba joogta Belgium ka Brussels

  • @iOnSL
    @iOnSL Před 2 lety

    Good job XINIF 🔰

  • @abdisalaanabdiqadirsh3077

    Ala hayaay ma aragtaan ciyaal xil loodhiibay way khasariyeen cidii so dooratay

  • @yusufmohamed2000
    @yusufmohamed2000 Před 2 lety +1

    walahey waxan so xasuustey marfish yadiii london