"Kuu Jawaabi Maayo Adiga " Gudoomiye Xinif

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 06. 2022
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 187

  • @AFLADUN
    @AFLADUN Před 2 lety +5

    Xildhibaan ooyaatee maanta xinif baa helay kkk

  • @guledali8848
    @guledali8848 Před 2 lety +8

    Alle ha sahlo labada dhinac mid na kama muuqato bisayl masuuliyadeed
    Dib ugu fiirsada hawlaha aad haysaan iyo masuuliyada aad haysaan in ay is waafaq sanaadaan

  • @ahmedabdalla4124
    @ahmedabdalla4124 Před 2 lety +10

    Abdirisaaq khaliif waaloogafadhiyaa anshaxmarinta ciyaalsuuqa golihiiwakiilada cebeeyay

    • @blessed2023_
      @blessed2023_ Před 2 lety

      Ma I yagiibaadtay? Lol Xinif ayaa immature ah lol

  • @the-street-criminals
    @the-street-criminals Před 2 lety +13

    Xildhibaanadu professional maaha

  • @ahmedaliilmi6389
    @ahmedaliilmi6389 Před 2 lety +7

    Aar waxaan maaha xildhibano een waa qashin shaadh xildhiban xidhan

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari Před 2 lety +10

    Ninkan xinif waa dibjir caadiya

  • @melmi9330
    @melmi9330 Před rokem +1

    Heer sare waa rag raga xildhibaanadu halka kaga haya tuugta 👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍

  • @taariikhdafudud475
    @taariikhdafudud475 Před 2 lety +5

    Kan Isdifaac Ayuu ku jiraa la xisaabtankuna isdifaac maaha

  • @iOnSL
    @iOnSL Před 2 lety +4

    Xinif dealt with the idiots properly. Good job gudoomiye 👏🏽

  • @ahmedaliilmi6389
    @ahmedaliilmi6389 Před 2 lety +6

    Walahay cayayankii wuu buufiyey kuwan xildhiban maaha waa wasaq lasoo diray

  • @ahmedhassan3271
    @ahmedhassan3271 Před 2 lety +4

    Kuwani waxay kala sari wayen shaqaday qaranka u hayeen iyo ti xisbinimo

  • @hamdaq7
    @hamdaq7 Před 2 lety +2

    Kuwani xildhibanu mahee wlhi waa lagu khasaray akhas calag

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 Před 2 lety +2

    Good Question 👍 Mp
    Timo jilic

  • @maxamuudmuuse6458
    @maxamuudmuuse6458 Před 2 lety +4

    hadii xildhibaanada barlamaanku sidaas ki siisocdan shacbiga ayaa go,aan ka gaadhi doona

    • @samuelkilla8365
      @samuelkilla8365 Před 2 lety

      maha in intaa dameerka la siidayo oo rarkiisa lagu dhigo. ninkani loo jeedhay waa ciyaal suuq gaboobay iyo tuug ka cabsoonayey in laqabto markaaso fowdow bilaabay sii aan loo waaraysan. xildibaanaduna waa saxan jiyeen hadaan ninjeclaysi laga hadlayn.

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Před 2 lety +3

    xildhibaanadu wey ku mahadsan yihiin in ay na tusaan dadka masuuliyiinta looga dhiay iyo nooca dawladnimada ah ee maanta ka jirta dalkeeni waar wuxu ma dubjir baa laakiin waa hadhkii iyo caqligii muuse ileen waatii fasaysal ba lahaa muuse ayaa igu yidhi hooyadaa waxa ku samee

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 Před 2 lety +8

    Sanadkan Somaliland Allah ha u sahlo , golaha baarlamaanka waxa iskugu yimid Illiterate gentles..

    • @balqisaali4241
      @balqisaali4241 Před 2 lety +1

      Shirky wuu xidhan yahay xitaa ma fahmaysa waa maxay dadka sii caytamayaa geeljire midian baa la soo doortay allaah ha inoo sahlo

  • @yousufmuuse747
    @yousufmuuse747 Před 2 lety

    Gentl man Mohmed Abiib keep going up ....

    • @iOnSL
      @iOnSL Před 2 lety

      You are illiterate and don’t know what you want or how a country works. Put your phone away and get a book.

  • @siiraanyahasamaroonka6351

    Taliyihii dhanaaye soomalind aya hor yimidoo si fican uga jawabay suaalahooda marka shicibkii un bad tuhun galisay imka hayada shacabka barakacayasha manta wxd na tustay inay waxba ka jirin dhag xumo weyn iyo dhimasho siyasaded un shicibkii afka ka galisay manta

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 Před 2 lety +8

    Xildhibaanadu ma waalida dhexdooda ayay xafiisyadan la tagaan siiba kuwa wadani ee u dhaqmaaya sida cayayaaka bara bulshada

  • @calimaxamed111
    @calimaxamed111 Před 2 lety +1

    Kaalay ajinabi iga dhig?
    Hargeysa ayaan dhex mushaaxayaa ee bal kaalay adigu ajinabi iga dhig?

  • @yousufomer8604
    @yousufomer8604 Před 2 lety +1

    Akhlaaaq xumaada Ina Abiib wax ha laga qabto shakhsi weerarku ma fiicna.

  • @muna619
    @muna619 Před 2 lety +2

    Ssnadkan xildhibano aan gudnayn ayaa la soodorray

  • @MubYus
    @MubYus Před 2 lety

    Yuu jawaabayaa markaa, hadii aanu Xildhibaanka la xisbaabtama
    ya u jawaabayn. Yaaaaaab

  • @raageomar6000
    @raageomar6000 Před 2 lety +5

    Waryee ninkani masuulba uma qalmee raga su aalaha ugajawaab dhe waaxay baqbaqdu

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před 2 lety +3

      Masuul waxa aan u qalmin ooyaaye oo gudoomiyaha ku weeraray arrin xisbi oon waxa ay meesha u yimaadeen iyo waxay ugu yeedheenba ahayn

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 Před 2 lety

      @@jamaadnuura10 👍 sax

    • @balqisaali4241
      @balqisaali4241 Před 2 lety

      Nimankani malaha social media ayey ku jiraan maba kala garanayaa Davis downloaded iyo medhiyihii

  • @samriyemohamed-2030
    @samriyemohamed-2030 Před rokem

    Amen ya RABBI ❤🤲

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Před 2 lety +2

    dubjir xinif wxa uu sidaa xildhibaanada ula hadlayaa waa muuse ayaan ka ag dhawahay waxanu sawir dhab ah inaga siinayaa nooca dawladnimo ee muuse biixi
    kuwa halkan ka caayaya xildhibaanada ee ay jibada muuse biixi madax martey waxan Lee yahay dawladnimadii waxad ka doorateen nin jacayl iyo qabyaalad kuwani waa xildhibaanadii matalayay shacabka shaqadoodii ayay si wanaagsan u wadaan
    laamaha dawladu waxay isku sameeyaan check and balance xildhibaanaduna waxay ku raacaan sharciga fulinta oo dawlada ah ee yay la xisaabtami ma ciyaala suuqa uu muuse soo magacaabay ileen xertiisi weeyaane😂

    • @balqisaali4241
      @balqisaali4241 Před 2 lety

      Xanuun muuse ku hayee muuse waxba nagama geline sumcad xumada wadankaa na dhibaysa suaasha si akhlaaq le ayaa loo weydiiyaan

    • @Adnan-bc1vk
      @Adnan-bc1vk Před 2 lety

      @@balqisaali4241 inaadeer walaahi in aanan wax nacayb ah u hayn muuse laakiin waxad ilawsan tahay in muuse uu yahay madaxweynihii hadii wax xumaadaan isagaa lah canaanta ugu weyn hadii wax hagaagaana isaga leh amaanta ugu weyn

  • @ahmedyassin843
    @ahmedyassin843 Před 2 lety

    Millions watching

  • @idirisahmed9612
    @idirisahmed9612 Před 2 lety

    May ma kiniisadda.sidaa.aamimsan nebi Mohamed WAXA uu ahaa nebi ALLE usoo diray adduunka oodhan si.ay ugu dhamaystiranto akhlaaqda wacan iyo badbaadada haddii AAD wallaal doonayso badbaado iyo diinta saxda ah fadlan baadh oo indhaha furo Si uu xaqo kuugu muuqdo mahadsind

  • @yousufomer8604
    @yousufomer8604 Před 2 lety +1

    Bilaa akhlaaaq weeye guddi maaha wuxu.

  • @cabdimuuse4205
    @cabdimuuse4205 Před 2 lety +5

    Walaahi meeshu waa balaa Akhlaaq haday sidaa yihiin media ha maxay toos uga so dayeen

    • @xamsaxuseen4649
      @xamsaxuseen4649 Před 2 lety +1

      Waay Saxan yihiin xildhibaanadu dhulka yaale waa suaale waalayaab

    • @abusacad0704
      @abusacad0704 Před 2 lety

      Malaha xeer baa u fasaxaya kkkkkk

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 Před 2 lety +5

    Laba aan is dhaamin...aniga aragtidayda labaduba kulankaa si xilkasnimo leh umay maamulin. Labadaba waxa ka xoog roonnaatay caadifaddii xisbiyada ay ka kala tirsan yihiin iyo qabyaalladii.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před 2 lety +4

    Sokeeye waa masuul hadaanu meesha joogin wax xillaa dhici lahaa oo ay raadinayeen Abiib iyo nacaskan kale. Waa xinifoo si sharciga waafaqsan iyo madal aan shaqo Qaran lagu hayn buu idinku ciqaabi

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 Před rokem

    2008 dee ilaah bayna dilaayee inaad wax ka waydiisu xaq ugu ma lihid

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 lety +2

    Waxana xildhibaano lagu sheegayaa wax shaqadiisa ka baxsan in uu wadiiyo maaha

  • @medmahdi2020
    @medmahdi2020 Před 2 lety +5

    Laf kaa weyni way ku jabisaa Xinif caruurtii meelbui kaga soo hadhay 😂😂

  • @xidhintamedia3893
    @xidhintamedia3893 Před 2 lety +3

    Xiisbi jibjir

  • @MOALI886
    @MOALI886 Před 2 lety +5

    CIYAAL XAAFAD MAYDHANOO XILDHIBAANO SHEEGANAYAA SUMCADII AQALKA KUCIYAARAY

  • @user-uh4hm4ji2q
    @user-uh4hm4ji2q Před 2 lety +2

    Toog

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Před 2 lety

    walee waa xildhibaano qiimo leh

  • @jaangoo7290
    @jaangoo7290 Před 2 lety +7

    Xinif rageedi u dhig cashar lama ilaawaan ah

  • @abbaselmi1730
    @abbaselmi1730 Před 2 lety +1

    Kan xinif Waa muran socda sual ba kama jawaabi kari si toos ah

  • @xidhintamedia3893
    @xidhintamedia3893 Před 2 lety +2

    Jibjiriin xilibaano noqday

  • @hamdaq7
    @hamdaq7 Před 2 lety +2

    Xildhiban ooyaye horta akhlaqda shaqadisa maa loo akhriyay. Qof Kani xariig lama sitaan bu noqday

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Před 2 lety +1

    thaks xildhibaanada cusub kuwii hore ee Mr yes man waanu ka raysanaynaa dubjirta muuse dadka tusa

  • @shaaficibille478
    @shaaficibille478 Před 2 lety

    Waa Ayaan Darro inay ummaddi aad xilka idiin dhiibtay ay idin Argto

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 2 lety

    Kuwani xildhibaano maaha waa kudaafad kudaafadi dhashay allah yanacalakum weliba waxa ugu xun aygan kabashaaglaha ah waa in shaqo laga qabta barakacayaal iyo khudbada siyaasiyiinta maxaa isu keenay waar kudaafadan ka tashada. Gudoomiye Xinif wuu iska celiyey liano wax aan shaqadiisa ahayn ayey weydiiyeen inta badan. TUFFU CALYKUM KILAAB.

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 Před 2 lety +5

    2008 ma sheekadii ayuu ogaaday ina abiib

    • @saidyusuf2140
      @saidyusuf2140 Před 2 lety +1

      Waa Masuul aan ogolayn xisaab

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 Před 2 lety +1

      Xinif waa nin rageed caruurta inuu dhirbaaxo ayay ahyd

  • @ahmedsomali2232
    @ahmedsomali2232 Před 2 lety +1

    Beeer casaad 😂💔

  • @fadumoahmed8796
    @fadumoahmed8796 Před 2 lety

    Alla maxaa ladhintay baragii eega aqas

  • @hipstajohnyy2033
    @hipstajohnyy2033 Před 2 lety

    2008 dibjirkani kufsi buu gaystay...waxaasa dowlada u shaqeeya oo gudoomiye ka ah..

  • @barkadabdi198
    @barkadabdi198 Před 2 lety

    Xogaa wayn ayuu kuu fanayaa kkkk

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 2 lety +3

    Maxuu meesha u yimid haduuna MUDANAYAASHA si basar iyo maamuusleh u dhegaysanayn iguna jawaabaynin?

  • @aftahanmedia604
    @aftahanmedia604 Před 2 lety +1

    Waar waxan xildhibaano maaha ee xasaanada halaga qaado

  • @hamzaabdi6513
    @hamzaabdi6513 Před 2 lety +6

    This is muse minster

    • @awilmohamed5521
      @awilmohamed5521 Před 2 lety +1

      Waar yaa dhaheen,kan yar ee ina Abiib ee is tuska ah haddaan waddanka laga qaban,Somaliland meel fogbaa laga eegayaa,waar Adeer meeday CID dii,ninkan yar Jeelka ha la dhigo,xildhibaanimadana halaga xayuubiyo,ninkan waa la inagu soo dhextuuray ee si fiican indhaha ha loogu hayo.

  • @sulubaxmed2354
    @sulubaxmed2354 Před 2 lety

    xinif xoolo ujaawde nacasyow

  • @mohamedadan7867
    @mohamedadan7867 Před 2 lety +1

    Ey baa heshay ninkii cabdikariin dhuureed

  • @mouktarabdi6327
    @mouktarabdi6327 Před 2 lety

    Xildhibaan akhiro saman

  • @muniirdhobey7523
    @muniirdhobey7523 Před 2 lety

    Golaha miyaa laysugu hanjabayaa misee suaalaa laysku waydiiyaa misee waa laysku caayaa misee dadkaa laysugu tagaa .
    Waxa muuqata inaanay ahayn suaale ay ahaayeen suaalo danaysa oo hadii laga jawaabi waayo laysku caayayo

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před 2 lety +2

    XILDHIBANKA MUSACABDALE WUU DEGDEGAYAA

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 Před 7 měsíci

    Kkkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂, walhi aad baan u qosolay, daqiiqadaas ila daawada 24:32
    Riwaaayadii soooraan baan xasuustay siduu u matalayey alla muxuu legend ahaa walhi waa xaqiiq bulshada dhex taal.
    Ninkaaan siduu fara u taagtaagoyo iyo siduu tuurta.😅😅😅

  • @salaanyuusuf2533
    @salaanyuusuf2533 Před 2 lety

    Gudoomiye xinif

  • @Ali-kv7cr
    @Ali-kv7cr Před rokem

    Nin masuul sheegtay oo dictator ah waaye.
    Sida uu rabo ayuu u xoog sheegtay WAA BIIXI TEAM.

  • @abdihamiidmohamed6962
    @abdihamiidmohamed6962 Před 2 lety

    Xildhibaano kuwan maha ee waa qaad raadis gudumiyuhuna waa uku fahmay

  • @xagar6974
    @xagar6974 Před 2 lety +4

    Tuuga baxsaday soo qabta hhh

  • @shaaficibille478
    @shaaficibille478 Před 2 lety

    Maxamed Abiib xildhibaan buuxa

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 Před 2 lety +1

    Muuse.caruurtisa weeydi.intasu garanaya.maxamed abib weeydi.muuse caruurtisa

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 Před 2 lety +6

    Muuse sharcigii jeebkiisa ayuu ku ritay halkaasna isagaa somaliland dhigay in maanta xildhibaan xasaanad leh oo shacab soo doorteen in gudoomiye yari sidaa ula hadlo

    • @Ramdammubarak
      @Ramdammubarak Před 2 lety +1

      Kkk warya ina aweys boosmakaaga banana ee kabaxso meesha

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 Před 2 lety

      Warya ina sheik mesha adna boskagama banana kkk

  • @deviboy
    @deviboy Před 2 lety +3

    waxn wa bila akhlaaq is casiil naagyahow 😡

  • @saadsuleiman3750
    @saadsuleiman3750 Před 2 lety +2

    2008-kii maxaa dhacay?

  • @abubokor0628
    @abubokor0628 Před 2 lety

    Xildhibaan ku suaalo aanloo baahnayn ayuu keenay

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před 9 měsíci

    Golaha Wakiilada waxan ay wadaan waa unconstitional ma Hanti dhawr baa?

  • @cxxaashi8194
    @cxxaashi8194 Před 2 lety

    Shimbiroyahaw heesa

  • @iOnSL
    @iOnSL Před 2 lety

    Kii muse cabdle ooyhin ba haysa hooyadii wase 😂😂

  • @daahirdalxiis4918
    @daahirdalxiis4918 Před 2 lety

    xildhibaano maala yacni ah baa meesha isugu yimi wax suaal oo mihiima maw waydiin ninkaa isaguna waa la jaafaajirqay ciyaal suuq baa is helay

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 Před 2 lety +7

    Xinif waa nin rageed wllhi

    • @Saxansaxo11
      @Saxansaxo11 Před 2 lety +2

      Hadduu kan sidii dibjirka u hadalayaa masuul dawladeed yahay waa innoo dhamaatay. Wax uu soo kordhin karaa ma jiro jaahilkan dabeecada xummi.

    • @samuelkilla8365
      @samuelkilla8365 Před 2 lety

      @@Saxansaxo11 ninkan xinif waa geeljere ku fiicna saylada geela lagu iibiyo. has casilyo isga iyo kuwa lamid ahiba

  • @deeqaadanmuxumed2318
    @deeqaadanmuxumed2318 Před 2 lety +1

    Ma qaadi masuuliyada uu qaranka uhayo mana matali karo jagadaa uu qaranka uhayo waana siyaasadii kulmiye ee ka danaysoda ahayd

  • @ahmedmohamed-rw1ku
    @ahmedmohamed-rw1ku Před 2 lety

    Kkk

  • @mohamedapdi5081
    @mohamedapdi5081 Před 2 lety +2

    2008 burco maxa ka dhacay ?

  • @melmi9330
    @melmi9330 Před rokem

    Wasiirada tuugta ah Ilaahay ha inaga qabto waa mid weyn kani oo waliba afka taagaya sidii muse🤣🤣

  • @walggo
    @walggo Před 2 lety

    xildhibaano maaha e waa ey ciyaalo suuqiin ah jiridii oo dham baa iskugu timi meesha

  • @adamelmi8907
    @adamelmi8907 Před 2 lety +5

    Shacbigii soo doortay kuwan way ku khasaareen. Soomaalilaand waxa dib u dhigay aqoon la'aan. Intii la soo doortay waxay ku jiraan dagaal, fawdo iyo af xumo.

    • @blessed2023_
      @blessed2023_ Před 2 lety +1

      Xildhibaanaddu way saxan yihiin xinif cirro baaqatay ayaa inuu waxqaso u yimid

    • @balqisaali4241
      @balqisaali4241 Před 2 lety

      War xildhibaano saxanina ma jiraane kuwaan shartooda allaah ha inooga sahlo iyagoo aad moodo inay ciil Qabaan wax weydiinaya

    • @samuelkilla8365
      @samuelkilla8365 Před 2 lety

      @@balqisaali4241 niinka aflagada iyo fowdaada iyo yasida wadaa ee jaahilka ahi ee aan saxar loo dhiban karine waa tuugan wax la waydiinayo ee suaalaha ka mudhuxsanaya

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 Před 2 lety

    XisaAbiya cidii wax qasaysa

  • @mushtakkahin4597
    @mushtakkahin4597 Před 2 lety

    2008🤣🤣

  • @cawoxasan9272
    @cawoxasan9272 Před 2 lety

    Ooyaaye su aalo xumaa

  • @blessed2023_
    @blessed2023_ Před 2 lety +2

    Xinif waa cirro baaqatay lol

  • @abudarda00
    @abudarda00 Před 2 lety

    Waxaa umaleysaa ciyaal ciyaaraya kkk dowladnimo fogaa

  • @MMATVs
    @MMATVs Před 2 lety

    Kani waa dibjir Wayn

  • @samuelkilla8365
    @samuelkilla8365 Před 2 lety +1

    reer macalin qawaax oo dhaan ayaa commanti bartan dhayda kaga aslaya. tolow mise xinif ayaa 40 tuug halkan kusoo dareeriyey.

  • @alibouhhassan7368
    @alibouhhassan7368 Před 2 lety +2

    Bal eegaa ninkan shaqadi lo igmadey garawaye ee xadana dadki kulee jahil bal tihine kawarama hadii idacaad calamiya lagu weydine lahaa suwashi ahaayd imissa barkacayala ayaa somaliland kusugan muxuu dhihilaha halkan kumahaye ee xafiska ayaan kaso egii 🤣🤣🤣🤣 kassey umadi reernimow iyo xisbinimow kuu tagerayan war hee dhee ninyahow waa waax naftada, ayaahaga danbe iyo dalkagaba diib udhaac kuu aah ee wll diib isugu noqo o suwalaha laweydiye u firsow. Xildhiban dhaan ayuu uguu jawabaya reerkina ayaad kaahadashey meshu maa qaran baa misse waa qabyalad

  • @engasadaxmed8800
    @engasadaxmed8800 Před 9 měsíci

    Iskaga tag munaafaq yahaw

  • @abubokor0628
    @abubokor0628 Před 2 lety

    Eesh dakhala beynadusuus yaa burma

  • @maamecade5864
    @maamecade5864 Před rokem

    War edeb daranaa gudoomiyani

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 Před 2 lety

    Iscuuna maa waxay moodan 50 dollar ee masakinta baarakacyash
    Laa siiyo iina meesha xoolo laagu cuuno yaahuu waar waxiishye gudomeyah waxaba Ina xiinif kaa heelye meeysan

  • @sacadmawliid7459
    @sacadmawliid7459 Před 2 lety +1

    Gudoomiyaha haayada qaxootigu inuu xanaaqo maaha wixii la waydiiyo inuu si dagan uga jawaabo ayay Ahayd ma ciyaalkii baarbuurta maydhi jiray u xanaaqayo

    • @ahmedaliilmi6389
      @ahmedaliilmi6389 Před 2 lety +1

      Lkn siday wax u waydiinaya baa aha sidoqonimo ka muqato

  • @abuahmed5748
    @abuahmed5748 Před 2 lety

    Ninkani nin masuuliyad qaadi Kara maaha, sida muuqata waa lagula qaldamey magacaabista.
    Woxoogaa kibir isku haleyn barkanina wey ka muuqataa.
    Aqoon yaraanta ayaa sabata kibirka muuqaalkaa leh.
    Af aan la garaneyna wuu ku caytamey, malaha dadka luqadda kale yaqaana ee ku adkeeya hadalkooda ayuu ku dayo is yidhi,
    Nasiib daro wax aan cidina fahmeyn buu ku hadley.

  • @axmedseexanwa277
    @axmedseexanwa277 Před rokem

    Kkkkk waar rag adag ayaa soo galay baarlamaanka kkkkk balaayaa heshay xinif kkkkkk waar gudidan m abiib afahayeenka uyahay walee ragbadan oo dawladnimada aan garanayn oo kudhex dhuumanaayey dadka way tuseen dadwaynaha kkkk waar gudidaasi waa gudida qudha ee dalka u shaqaysa

  • @khadarjama7910
    @khadarjama7910 Před 2 lety +1

    Xinif Waa Qof aan u qalmin Xilkan loo Dhiibay Aqoon ahaan iyo Akhlaaq ahaanba.
    Marka Xilalka Qaranka Loo dhiibo Isagoo kalena Ceebtaas baa laga dhaxlaa.

  • @bennyblanco9377
    @bennyblanco9377 Před 2 lety +1

    17:45 Maxamed Abiib baa suaalo adag weydiiyey Gudoomiyaha

  • @zukhraapdifiin7622
    @zukhraapdifiin7622 Před 2 lety

    Ooyaye waxba ma kala saarayo kulaha dadka mxd u cayda oo afaaraha kusoo geliyeyhhhhhhhhhhh bal wuxu weydiinayo eega shit
    Xinif nin nool waan kuwata inaader

  • @faaraxcalicabdi8732
    @faaraxcalicabdi8732 Před 2 lety +1

    Kan yaa xil u dhiibtay midaan dhaamin