Video není dostupné.
Omlouváme se.

Xildhibaan Qodax ma Madaxwayne Biixi ayuu dhisayaa mise Musharrax Cirro?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 08. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 354

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Před měsícem +35

    toban xildhibaan oo qodax oo kale ah hadii soomaalilaand helilahaayd waxaanu gaadhilahaayn horumar ee xildhibaan qodax ale haxafido aamin❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚✌

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm Před měsícem +8

    Wariyahani waa dadka xirsi shilimada yar ku iibsaday, xildhibaan qodax waa xildhibaanka ugu muwaadinsan xildhibaanada somaliland danta deegaankiisa xil iska saara, ninkan waxay isu nooc yihiin abdikariim Ahmed mooge

    • @hodomoh1225
      @hodomoh1225 Před měsícem

      Wa run wariyuhu wa hadal doon wlh 😅

    • @user-dd4ft6iu8e
      @user-dd4ft6iu8e Před měsícem

      Wixii muuse juudan kasoo hor jeesta waa cadow wixii muuse juudan taagera waa muwaadin heegoy anagu waanu udin fahamsanahay .

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před měsícem +19

    Absolutely Khadar dhukur waxa ka buxa neceyb waliba reer ka Madxweyne muuse Bixi cabdi xilldiid guuleed libaxa libax dhaley

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem +1

      Inka buka dhadiga isaaq

    • @AhmedMohamed-zk9ud
      @AhmedMohamed-zk9ud Před měsícem +1

      Hhh cayda jooji ... qodax waa feysal familygiisa wey adagtey in uu feysal ka horyimaado , dhinaca kale waa xaaji cabdiwaraabe familgiiusii mucaaraad xoogle ma noqon karo ... khadar waa aqoonyahan 2ba iskuma khilaafsanaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@AhmedMohamed-zk9ud adigu waxa tahay reerka dhadiga isaaq ina biixi family tuugtaha viva garxaajis

    • @u.j7332
      @u.j7332 Před měsícem +1

      Waxaa wax lala yaabo ah reer Abaarso cay mooye talo kale ma hayaan , Hooy Hooyo hadalku wuu idinka xidhan yahay ilaa intaa Futadiina xoraynaysaan

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@u.j7332 caysaa anigaa or heego which one

  • @weirahnetas2402
    @weirahnetas2402 Před měsícem +7

    Hajj-ka ayaan sifican isugu baranay Xildhibaan Qodax. Waa qof daacada oo jecel in dadkiisa horumar gaadhsiiyo .

  • @alcadaadichannel2583
    @alcadaadichannel2583 Před měsícem +8

    Ciidagalow runta aynu isu sheegne
    Ila ma adeerayaal marhaduu inankiina 22 sano oo xisbi kaligii lahaaa hogaaamin yeelan waayey quluubta dadkana kasban waayey war yeynaan dadka iska reebine meel aynu wada marno ☝️

    • @G.M820
      @G.M820 Před měsícem

      Hadalku midhka ku dhan inader aad tidhi waayo adeerkeen Faysal Cali Xuseen kol haddii lagu kari waayey inuu sida siyaasiyiinta dhigiisa ah ee hore iyo haddaba la soo tartamay sida ay wax ku raadsadaan ee qabaalika kalla duwan ay codka uga doonta kol haddii uu diiday oo yidhi Somalind ayaan cod ka rabaa qabyaallada la'aan taas oo aynu wadda ognahay inuu yahay nidaamkaadi geeska Africa mid aad ugu yar ka hir galnimadiisu inta aynu dul tubnan dubnan lahayn inaynu dadka dhan ka raaxna waa mid aad u muhiim ah inaga oo hadba ku racayna waxa ay danta degaankeenu ku jirto cida inuu qabanaysa iyada oo aan af kaliya ahayn ee itus oo itabsii ah.

    • @maxamedxuseen4049
      @maxamedxuseen4049 Před měsícem +2

      Ciidagale waa wadani ee buuqa halala dhaafo

    • @HamseibrahimBulxan
      @HamseibrahimBulxan Před měsícem

      @@maxamedxuseen4049ma adiga ka dhigay wadani marka war reerka been ha ka sheegin 😡

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 Před měsícem +14

    waanu taageersanahay qodax

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Dhadiga isaaq munafaqdood

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před měsícem

      Waa sidaa lkn maalintii sheeko kulmiye layinaado ayuu bad galayaa

    • @foziasalad1152
      @foziasalad1152 Před měsícem

      @@hassan-mp1pkI sagu markuu dhidig noqodo adigu maxaad noqon tolow yaad si tahay Maxa ahayan munafaqad yohow 😂😂ku qosla kan😂😂

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@foziasalad1152 dhadiga isaaq laa dhigay yuhuud oromo baroor

  • @hindasaleban1720
    @hindasaleban1720 Před měsícem +10

    Masha Allah waa xildhibaan dhaba

  • @illaahaybaawayn5867
    @illaahaybaawayn5867 Před měsícem +4

    Guul xildhibaan c/naasir yuusuf
    balan waxaan kuqaaday inaan kula shaqeeyo runtii waanan kuqancay aragtidaada iyo taladaada waanan huba waad guulaysanaysa isha Alaa

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z Před měsícem +5

    guul guul wadani guul insha allah ❤❤❤❤

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 Před měsícem +8

    Walaahi geesi qaran cabdi naasir qodaxa mansha allah tabarkalah hambayo wllo ❤❤

  • @idirisjamac1074
    @idirisjamac1074 Před měsícem +2

    Qodax waa xildhiban dhaba oo dadkiisa iyo dadkiisaba wax taray maaha qof lagu shaqaysto

  • @mohamedsiciidaare
    @mohamedsiciidaare Před měsícem +3

    Weriyehan qasab bu raba wuxun raboh inu yidha aqoon saxafded iyo akhlaqiyadkedii ban jirin

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před měsícem +19

    Mashallah Tabarikalla ❤️❤️❤️ xildhibaanka ugu wanagsaan weyi ee difaac qaranka soomaaliland guuleyso ❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem +2

      Munafaqdiin dhadiga isaaq

    • @kaltunhrg-zm6wt
      @kaltunhrg-zm6wt Před měsícem +1

      @@hassan-mp1pkjahil yahow dhadigu adiga way ka qimo badan yhin. Raga nimadisa ayad u qudhi ladahay. Yur yur yur

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@kaltunhrg-zm6wt dhadiga isaaq loo soo dayay Ina askar

    • @MaxamedBuraale-jl7hv
      @MaxamedBuraale-jl7hv Před měsícem

      😊😊😊😊😊😊😊​@@kaltunhrg-zm6wt
      0
      0p
      😊
      😊0
      Pp
      😊
      😊pp
      😊😊p
      Ppp
      P

    • @HAMZEABDI-qc5ye
      @HAMZEABDI-qc5ye Před měsícem

      ​@@hassan-mp1pk🎉tf xusen 5.

  • @DeeqsanCarab
    @DeeqsanCarab Před měsícem +5

    Xildhibaan reerkiisa si wacan ugu shaqeeyaa tahay laakiin ka aan xildhibaan lahayn ka warran

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 Před měsícem +2

    Xildhibaan xalaala qodax geesi qaran

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Před měsícem +1

    Xildhiban qodax waa madaxda mustaqbalka ee dhow ee somalilan in shaa Allaa ee muwadinka dhabta

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 Před měsícem +2

    M.allah ......
    Xildhibaan C/ Naasir Qodax Runtii Waa masuul fahansan Siyaasada Somalilnd iyo Shaqadii loo dortay Runtii Waana Nin kufilan Dadkii iyo degaankii laga soo dortay

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 Před měsícem +2

    Qodax guulayso Somaliland guul

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před měsícem +5

    Mashalah tabarakalah xildhiban qofax waa masuul qaran Mashalah ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉ha lagu daydo

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p Před měsícem +5

    MAnshalah tabarakalah xildhibankan waa Ka ugu fican wadankisa ayuu difacaa iahay ha dhawro ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Faysalchannel-nx4pu
    @Faysalchannel-nx4pu Před měsícem +3

    Waar ciidagalaw xildhibaankiina ilaashada abtiyaal anagu meel aan kaga warana garanmaynee

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před měsícem +6

    Waar waxan watiyaha isku sheegayaa waa qadhmuun Uraya. Isaga ayaa ka daran Xasan Sheikh iyo Ismaciil Cumar. Bal car haka hadlo wax Somaliland u Dana?. Cadaw debedda ka ayaa inagaga daran. Waa cadaw u baahan in wasaaraddu wax ka qabato. Afka dheer buu dhigayaa ee marka Liinta loo dhiro oohin baa ka dhici doonta.

    • @Akter.khaalid
      @Akter.khaalid Před měsícem

      Hhh maxaa ku gubaya ma dalku muuse baabiyay😂

    • @MubarikMohamed-fu2rg
      @MubarikMohamed-fu2rg Před měsícem

      Waa qadhmuun xanuusanayaa

    • @noname-k7d
      @noname-k7d Před měsícem

      Cadawga Somaliland waa muuse biixi Cadaw kale anagu Ma aragno

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Před měsícem +5

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo somaliland xildhibaan qodax ilahay haku xafido keep going

  • @NurGacan
    @NurGacan Před měsícem +3

    Arimo miltari ayuu wayfinya wariye sax ma tihid dagaalna waa la guulsan karaa wana la guulstaa

  • @mukhtaarducaale3988
    @mukhtaarducaale3988 Před měsícem +2

    Xildhibaankan waxaan ku xasuustaa inuu yahay xildhibaanka keliya ee furimaha kusoo booqday ciidamada Madaniga ah ee SSB.
    Waa nin yaroo da'diisa ka wayn waana nin deegaankiisana u fiican inta laga ogyahay.

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Před 24 dny

      Sidii turkiga loo geeyey oo timaha loogu sameeyey, wuxuu ahaa guulwade isnacay.😂😂😂😂😂

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 Před měsícem +3

    kan wariye ku sheegow halakeek ku gubanayasa kkkkkwariye cadheesan wariye meel bukata yaan laga fahamin huwaan nimaada wariye 🥵🫣🫣🫣🫣🫣🫣🫣

    • @xayndaabolol1301
      @xayndaabolol1301 Před měsícem

      wad asibtay waxayaryar ee afkadheerle wa dhibaatada manta somaliland tala,rabi iyoragtona mayaqan

  • @abshir1974
    @abshir1974 Před měsícem +1

    Qodax Walee waa xildhibaan qaran wlahi mana aqaan isku manihin

  • @mustafehussein6983
    @mustafehussein6983 Před měsícem +2

    Su'aalo ma alifi karo Su'aalaha wuu ku soo celcelineyaa uu ka jawaabey xildhibaanku,magici weriye wuu dhintey

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal Před měsícem +2

    Runta ayuu ka hadle .they have ask themselves what went wrong and correct

  • @Kilaaspodcast
    @Kilaaspodcast Před měsícem +2

    Wariye xisbiga wadani ah hadana wax waraysanaya hada an qarsanayn waxba ma waraysan karo Lakin somaliland uun ba laga helaa

  • @kastankastan2983
    @kastankastan2983 Před měsícem +1

    X. Qodax Muwaadin Xaq Ah Weeye❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XamseMaxamed-j8w
    @XamseMaxamed-j8w Před měsícem +1

    Mnsha allah xildhibaan qodox lkn kan
    yari maaha wariye

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi4890 Před měsícem +2

    Afdheer mmtv in la xidhay ahyd

  • @maxameddakhare6657
    @maxameddakhare6657 Před měsícem +1

    Mashaalah wallahi madaxawyne ayuu mudanyay

  • @WardiAhmed-y2j
    @WardiAhmed-y2j Před měsícem +3

    Ninkaasi wa run yaqaan wllhi

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem +2

    WAXA BABADAN BUU UUQABTYE DEGANKISE UMADUNA WEEYE KAA NABAD GAASHE QODAX

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 Před měsícem +3

    Mnshallah tabrkallah xildhibaan guulayso ❤

  • @CadnaanNaasir
    @CadnaanNaasir Před měsícem +1

    Wlhi ninkani waa nin adag haduu garab helo kolkaa madaxwayne
    Biixi baan dhisaynaa adeer
    Cidii nici waa yeelkadeede

  • @AbdiHassan-fr2wm
    @AbdiHassan-fr2wm Před měsícem +1

    War waxani wariya Maha waa xayawan cabdi nasir qodax noolaw ilahay Haku barakeeyo

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Před měsícem +1

    You will be future president in shaa Allah

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před měsícem +1

    Qodax waa nin culus markiisiiba horeba qof jira buu AHAA balse CIYAAL BAA WARAYSANAYA MEEHSA WADANKU KA DHINTAY WAA WARBAAHINTA PRIVET KA AH

  • @mohmednuur237
    @mohmednuur237 Před měsícem +1

    Waa xilibaanka kaliya ee somaliland ee wax qabad layimid ❤

  • @maxamedwarsamecigaal1557
    @maxamedwarsamecigaal1557 Před měsícem +2

    Kan yari waa ciil qabe uraya, waxan ayaa wariye sheeganaya hooyadaa madax weynuhu was

    • @nasiradan8170
      @nasiradan8170 Před měsícem +1

      Adeer ceeb hooyooyinka lamacaayo
      Hadaad anigana icaydo cafisbaad igatahay

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 Před měsícem

      Astaqfurulaah WAR CAY DA DA SUBHAANALLAH FIGRA DADA DHIIBO NO CAY 😂😂😂

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před měsícem +6

    Waa xildhibaan caaqil ah balse wariyaasha uu ka mid yahay kan yari caadifad aan caqli ku dhisnayn ayaa haysa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem +1

    INMADN YARYAR EE MICRFONKA LAA YACAYE XIIRFAD UMALHE WARYANIMO

  • @abdulrahmanmohamed9032
    @abdulrahmanmohamed9032 Před měsícem

    Well done xildhibaan Qodax جزاك الله خير

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před měsícem +1

    Khadar waxa uu leeyahay agency xamar ka shaqeeya oo Securtyga oo waa basaas wayn waana maalaa yacni

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před měsícem +1

    Ucid iyo kulmiye waa isku mid xaqiiqdii

  • @omardafle3614
    @omardafle3614 Před měsícem +1

    Bal Ina Ahmed Mooge ucid kasoo sharaxa hadii ucid guulaysan waaydo aniga i wax weligiin ha i rumaysanina

  • @NooraJama-jp4tp
    @NooraJama-jp4tp Před měsícem +4

    Subhaanallah waa runta ❤

  • @Hakammed
    @Hakammed Před měsícem +8

    Wariye iyo TVga Huwanta Gudaha ✍️

  • @MaxamedXanaaneeye-jr2pz
    @MaxamedXanaaneeye-jr2pz Před měsícem +1

    Huwan tvgan xagee laga maalgeliyaa horta

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před měsícem +1

    Geesi Fariida

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr Před měsícem +4

    Kkkkk mxa inan yaro af somali brada wriye isku shegaya

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před měsícem +2

    Kudoos Xildhibaan Qodax. Warihani waa Afka Wadani. The mouth piece of Wadani. This so-called journalist is one of the Somaliland Community Dividers. He is working for the Huwan and Xamar. There should be a legislation that could easily take their license. Wariyahi waa qabali xanuunsanaya oo doonaya inuu xildhibaanka ka yeedhsiiyo Wadani ayaan lasocdaa. Xildhibaan aan ku saxo ee adiguna maba’ ku shaqee oo qabiil ha dhegaysan. Somalilandnimo hoos ha uga dhicin. Ninkan ciyaalka ah ee qabiilaystaha ah ha dhegaysan.

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 Před měsícem +1

    Xildhibaanka ugu wax qabadka badan golaha wakiilada weeye anigu siyaasadiisa iyo fakarkiisa kale kama hadlin waxaan se arkay inuu yahay xildhibaanka kaliya ee mashaariicda ugu badan ka fuliyay deegaankii laga soo doortay wixii kale isagay khaas u yihiin lkn waxqabadkiisu wuu muuqdaa waliba anigu isku deegaan ma nihin ee runta ayuun baan sheegay.

  • @user-gd2vf9cl6l
    @user-gd2vf9cl6l Před měsícem

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid mudane qodax. Muwaadin dhaba guulayso lakiin kan yar ee waraysanayaa xildhibaanku waa mid qabyaaladi dishay oo waalan waana cadawga gudaha ilahay sharkooda hanaga qabto

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 Před měsícem +1

    Xildhibaan qodax. Qaran Difaac. Alle. Ha ku xafido

  • @abdifarhan8979
    @abdifarhan8979 Před měsícem +1

    Waa lagu kala duwanyahay aragtida siyaasiga ah lkn qof wal oo wax qabay waa maamuusanyahay. Shaqo wacan xil

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman Před měsícem +1

    Geesi umada u siman tahay❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Beentu maaha xildhibaan qodax ilaahay ha ku sharfo❤❤❤

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv Před měsícem +1

    Waaa runtaa wallaaahi
    Ooyaaye iyo batuuun oo midgaan nimadii ku soo baxday oo miidhan baa
    Fadhiya

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Před měsícem +1

    Wariyuhu waakhashiin laakiin xildhibaanku wallet waageesi dad cid gaara ushaqaynaya oo xirsi gaab ushaqeeya ayaa odhanaya waxaanahay wariye

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 Před měsícem +1

    XISBIGA WADANI MOU ETHIOPIA IYO SOMALILAND MUXUU KA QABAA HA CADEYO

  • @gabileyball
    @gabileyball Před měsícem +2

    This's TV channel it is absolutely in question mark.......??????? But Allah bless Somaliland

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman Před měsícem +1

    Mansha allaha xilbidhaan qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Xildhibaan qodax waa xildhibaan.Aqoon.leh.oodaacada.u.ah.qarankadeegaanadii lagasoo dooratay iyo deegaamada.kalaba.wuu.u.hadlaa.❤❤❤❤❤

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt Před měsícem +1

    MM TV Faqash foqal Faqash. Allah umada haydin dhaafiyo.

  • @cabdiqaadirismacil6453
    @cabdiqaadirismacil6453 Před měsícem +1

    Ildhibaan kaliya wax kuciliya dad kii soodortay

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt Před měsícem +2

    Mansha Allah, qofkastaba ha iska hadle Allah aya ku og wax tar kaga. Ala yaxfidag.

  • @amiiramohemed495
    @amiiramohemed495 Před měsícem +1

    Masha allah guul somalind

  • @AsiaGele
    @AsiaGele Před měsícem +2

    Mansha alla xildhiban caqli badan edeb badan dhinac walba ka dhisan guulyso

  • @nadifoabdi3151
    @nadifoabdi3151 Před měsícem +1

    Manshallh enaadeer aniga habar jelo ah wankuu habalyaynayaa adiga kale all hanasiiyo enaadeer guulayso

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 Před měsícem

    wariye Cabduljabaar wa Professional keep going on 🎉

  • @AhmedMohamed-zi9hl
    @AhmedMohamed-zi9hl Před měsícem +1

    Kan waraysi inu siiyo may ahayn maaha wariye

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf Před měsícem

    Xildhibaan Qodax Allah ha xafido.Suxufiyiintan xanuunsaneya Allah dadka ha ka qabto

  • @xogtadahsoon9581
    @xogtadahsoon9581 Před měsícem

    Waxaynu ka dhiamanay xaga kuwa wax waraysanaya ee aad moodo in ay cadaw u adeegayaan.
    Xildhibaankani waa Somalilander asal ah

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Geesi❤❤❤❤❤

  • @said1498ify
    @said1498ify Před měsícem +1

    Xildhinaan Qodax Waa qaangaadh Siyaasadeed muwaadin dhab ah. Hadii xildhibaanadu isagoo kale noqon lahaayeen wadan kani waa hor mari lahaa. Waana Runtiiye Garxajis waligii buu musharax lahaa oo Faysal cali Hussein oo la hagraday. Waxanan ugu baaqayaa in la doorto UCID.

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 Před měsícem

    wadani ❤ kalay xildhibaan halkasaynu ku joognaaye

  • @hodomoh1225
    @hodomoh1225 Před měsícem +1

    Saqajanka wariyaha iaku sheegaya

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před měsícem

    Masha Allah. Cabdinasir qodax Waa nin karti badan oo degen oo daacad ah . Dheg ha u dhigin dadka siyaasada ku asaasaqay ama ku saaqidey ee aan tariikhda lahayn. Reer Somaliland siyaadada ha fahmaan oo hala xisaabtamaan qofka ay u doorteen inuu dantooda ka shaqeeyo. Wax walba ma aha in xukuumada lagu dhaleeceeyo.

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 Před měsícem +1

    Mmtv iyo wariyayaashaa Waa Huwan qaran dumis

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Před měsícem

    Warya wariye adigu xildhibanka Horta da fadhiye had na waxad kulamurmaysa qodax wana nin dadkisa wax uqbanya❤

  • @muktarosman8650
    @muktarosman8650 Před měsícem +1

    Aqoondarada wariyayaasheena haysata, dhexdhexaad inay iska dhigaan ayay daawadaayaasha umuujinayaan lkn inay mucaarid yihiin ayaa laga dareemayaa.

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv Před měsícem

    Mm Tv waa have faqash

  • @cabdisalanmursal4664
    @cabdisalanmursal4664 Před měsícem

    Xildhibaan ka ugu wanaagsan xaasidka ha dhaco

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 Před měsícem +1

    Maansha allah qodax waad mahad santahay ,geesi qaran noolow.ciidanka waxaa jabiyey waa wadani bilxaqiiq

  • @museali8972
    @museali8972 Před měsícem

    MAASHAALAAH GUULEYSO ❤❤❤

  • @nimoadam3508
    @nimoadam3508 Před měsícem

    Yes thank you masha Allah 🦁 🤴🤴🤴🤴🤴❤️❤️❤️❤️❤️🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před měsícem

    Xata ducada uu Xildhibanku ku furay hadalkisa wariya ku sheegu amiin ma odhan……Inaalilaah wa ina ilaahay rajucun….. saxafadi Somaliland wa marxumiin

  • @ismailgifta3352
    @ismailgifta3352 Před měsícem

    Masha masha alaah

  • @user-sg5np8xe9h
    @user-sg5np8xe9h Před měsícem +2

    Waar garxajis maanta maalin uu kafiicanyahay majiree ninka weelka buuxaa sita kugarabgal

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 Před měsícem

    Qodax guulayso halyay qaran

  • @AbdijabarSaid
    @AbdijabarSaid Před měsícem +1

    Abdijabar maxad uu didaysa in wadani wax laga dhaho Runti MMtv > WADANI

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 Před měsícem

    wariye Cabduljabaar well done

  • @cqaadirmaxamedhasan3279
    @cqaadirmaxamedhasan3279 Před měsícem

    Ninka. Waa xildhibaan sax ah

  • @gblaadhheeso5672
    @gblaadhheeso5672 Před měsícem +3

    Waxan wari maha sualo xume weeyi😂😂😂

  • @madaalekhadar8126
    @madaalekhadar8126 Před měsícem

    Walaahi waa xildhibaan wanaagsan

  • @SaidMohamed-ev7so
    @SaidMohamed-ev7so Před měsícem

    Xildhibaan = qof xilka dhibaya