Aqoonyahan Reer Hargeysa ah Guri Qasriya ku wareejiyey Xisbiga WADDANI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Komentáře • 41

  • @munasharif63
    @munasharif63 Před 23 dny +2

    wadani iyo kuwa lamida Allah haka qabto Somaliand. In shaa Allah way dhacayaan dhamaantood aammiin

  • @HamdaJama-li5hn
    @HamdaJama-li5hn Před 22 dny

    Mansha allah
    Subeer awal nasab

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 Před 22 dny

    We need a hero that’s will be Mr Cero inshallah, we need a change very as soon as possible inshallah.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před 23 dny +2

    Reer shirdoon waa gob, waa inaan reerkaa ka guursadaa ilayn waa nasabe olaax

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před 23 dny +2

    Warninku C muuse miyaa mise S muuse wallahi nimanku waxey maalgashanayaan Wadani

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 Před 22 dny

    Guul kheyr leh inshallah.

  • @dacar2345
    @dacar2345 Před 23 dny

    Hayaay waar yaa wax idiin diranaya

  • @anwarfowziismaciil1040

    Insha alleh maanoqondonen madaxweye huwenta gudaha looma baahna
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 Před 22 dny

    We need a new face inshallah.

  • @Md-waagub
    @Md-waagub Před 22 dny +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 19 dny

    xisbiga rajada shacabka soo dhawoow kusoo dhawoow 26 juun i

  • @dacar2345
    @dacar2345 Před 23 dny

    Maxaa biidhi qaate meesha jooga waar waa kaligiin ee ninka lacagta ka dhameeya

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 23 dny +1

    Aqalkaasi oo iibkiisa loo kala dheereyn doono waa bari bal ogaada Mustaqbalkana dowladaa la wareegi doonta waayo Hanti qaranka ay ka dhaceen ayaa qof kale loo dhiibay sidadban xisbigaa aqal la siiyey Been filim la jilayaa ogow

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Před 23 dny +1

    Ufuuf new faqash kuwani reer shirdoon maaha waa garacdii faqashta

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před 23 dny

      Reer shirdoon waa nasab, anaguna hadaanu nahay habaryar buurta gacanlibaax iyo buurta daalo baanu qayb ka siinaynaa

    • @user-xj9jx5cg8o
      @user-xj9jx5cg8o Před 23 dny

      @@hassanhussein272 maxaad siin maba aaminsanid ayeeyo dalkee-new faqash

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před 23 dny

      @@user-xj9jx5cg8o aniga faqashba igu sheegoo bal dhulbahante keliya baad iska celin kari weydeen jeegaantaay 100 tikniko bay idinka qabsadeen iyo 400 nin iyo 300 oo meyd ah, habaryoonis weligeed taariikhda waxaa laguma samayn ina kaahin iyo nuux baasto eersada yaahuuuuuuu

  • @dacar2345
    @dacar2345 Před 23 dny

    Laba wajiila yaal dadka caqligooda ha ku ciyaarina waa la idinka aqoon badan yahaye

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool Před 22 dny

    Ciro waligii Somaliland M/wayne kamanoqonayo.

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Před 21 dnem

    Xaasaan kii kulmiye muuse ka eryey weeyaan maa laga badalay shirdoon waa maxay bureeq calaamad bari hore la isticmaalay guri maydin haysan miyaa

  • @sahalissack2762
    @sahalissack2762 Před 21 dnem

    Benaleh

  • @hajii2033
    @hajii2033 Před 23 dny

    beenale beenta jooji❤❤❤❤

  • @khmahamed2569
    @khmahamed2569 Před 23 dny

    Qaab dawarsi casriyeysan oo u kuluqaynayo
    Alle haynasiyo

  • @khmahamed2569
    @khmahamed2569 Před 23 dny

    Gurigu maka xirsi usooranaayo maamulka laguqabsaday Awgii miyaa kani
    Malaka gurtay durba

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 23 dny

    FULEY MA CIYALKA WADANI BAA GURIGA BAAD KAAGA QAADEY

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 23 dny

    ABDIXAKIIM WAA QOOMAMEYN MARKA CIRO WADANGIISA XATAA URUR LOO DORAN MAAYO CISBI QARAN DUMIS AH

  • @IsmaaciilXasan-dy1jr
    @IsmaaciilXasan-dy1jr Před 23 dny

    Warku zxb ma barakiba

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Před 21 dnem

    Ka guriga leh wadnahaa gariiraaya shaydaan baa ka keenay furaha hooya sory hadhaw ha ooyin

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw Před 23 dny

    Kkkkkk Kiro 3 billod X3000 Kkkkk

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 23 dny

    ❤Mansha Allah Hambalyo ❤ Wadani Party 2024❤

  • @dacar2345
    @dacar2345 Před 23 dny

    Cali guray ramaax xamarje iyo kan yar ee cuqdadaysan wali. Walaahi intaasba reerkoodu waxba ma waydiiyo muuse biixi ayaa idinka yaqaan oo albaabada ka soo xidhay

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 Před 23 dny

    Cali guray wadani ayaa loo diray

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 23 dny

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @dacar2345
    @dacar2345 Před 23 dny

    Beenaale beenaale dhalay

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on

    Reer goobo