BUUNDO | EP7 | Xildhibaan Mohamed Abiib

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 519

  • @garaadsame1
    @garaadsame1 Před 18 dny +97

    Waraysi ku salaysan aqoon iyo daganaan iyo su’aalo miisaaman oo laga soo shaqeeyay waan ku faraxsanahay inaan waqtigyga wax u qalma ku daawaday. Thanks labadiinaba💯

  • @diplomancymustafeabdirahma5611

    qofka barta siirada nabigu wlhi 99% waxbadan oo nolol iyo rajo ah baa ku sugan ❤❤❤ Abtigay Mohamed abiib yuusuf iyo proff.Momahamed Omar osman 🙏🙏🙏

  • @il-bidhiqsi409
    @il-bidhiqsi409 Před 16 dny +13

    Mazha allh anoo nin isaaqa ah aYaan hadana sidhaba taagero buuxda ugu ahaY XIL-MAXAMED ABIIB
    Hiil iyo hooba waan kula garab TaaganahaY haprowdaaG ☝️☝️☝️☝️☝️

  • @nuuraxmed7131
    @nuuraxmed7131 Před 18 dny +50

    Xildhibaan aniga oo ah nin Isaaq ah waan kugu taageersan ahay sida geesinamda ah ee aad u soo bandhigtay cabashada dadkaga. In cabashadaa laga qanciyo dadka Awdal baan rajaynayaa.
    Xilalka waxba nooma taraan shacab ahaan dad baa ku xoogsada , arrinta aad sheegtay Somaliland iyo beesha isaaqba waa u dan.
    Ilaahay Hanna waafajiyo caddaaladda.

    • @user-nx9fp4uu4e
      @user-nx9fp4uu4e Před 17 dny +3

      Dadka caqliga leh ee an wax isku darsanay ee wadanakan inan qaran ka dhigno uwada rabno ayaa tahay Somaliland for ever

    • @PedriCabdirisak
      @PedriCabdirisak Před 17 dny +4

      wll xataa aniga oi kasoo jeeda gobolka saraar ee magaalo madaxda utahay caynabo kuna yaala cidhifka shishe ee somaliland waxan kaala midaysanahy aragtida maxamed abiin ee ah in wax lawada lahaado oo asalka iyo aasaaska umadan noqdo midku dhisan cadaalad si salkeeda hoose utooso aan yoolkeena dalnimk dawladnimobiyo dadnimoba ukobocno salaama🎉

    • @SuhurMuse-du7pp
      @SuhurMuse-du7pp Před 11 dny

      Great guy ,wlhi ,wad asibtay wxbadn na nin og batahy ,caqabada ka Iman kartana arkaya ,🎉

    • @SuhurMuse-du7pp
      @SuhurMuse-du7pp Před 11 dny

      ​@@PedriCabdirisak Alow jiil aqlile noso saar

  • @mubarikrashid1426
    @mubarikrashid1426 Před 18 dny +10

    Xil. Maxamed abiib waa nin wax garad ah oo ogaalkiisu inbadan ka weyn yahay dadka uu la shaqaynayay.
    Horay u soco Xildhibaan dulmiga diid iyo muquuninta dad badan baad indho u noqotee.!

  • @KhaliifJama-hj1bt
    @KhaliifJama-hj1bt Před 9 dny +6

    Waa ninrageed yaqaana aragtidiisa iyo afkaartiisa waanu kutagersanahay anogoo isaaqa aqoyahanimaa kujirta sidaf wax usheeganayso

  • @ubahali783
    @ubahali783 Před 18 dny +43

    Fariid weeyi xildhibaankani. Waana nin matalaya reer Awdal,we need more Mohamed Abiib.

    • @ibnulqayim5022
      @ibnulqayim5022 Před 17 dny

      But samaron is minority

    • @Munadalac
      @Munadalac Před 17 dny

      ​@@ibnulqayim5022 waa wixi dhuLbahante kutagay marka horena dadka minority dheh markey kaago'an hadane dheh Sonalialand kamid tihin hadaba ma isaaq kaliya Dowlad noqon Kara aqoonsi Hal qabiiL mahelaya?

    • @user-et5ij2hr9r
      @user-et5ij2hr9r Před 11 dny +3

      ​@@ibnulqayim5022how are they minority while they have a region ?

    • @apdulla111
      @apdulla111 Před 8 dny

      @@ibnulqayim5022allow Yaa ku ogaada afyarty kaa waseene

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Před 13 dny +9

    Aqoonyahano xirfad uleh hadalka baa ishelay Nin cilmi leh sida Maxamed Cumar umbaa fahmi kara Xildhibaan Maxamed Abiib🙏
    M. Omer uqiray Mr Abiib iyo Reer Borama🙏

  • @Iamyahyee
    @Iamyahyee Před 18 dny +10

    Xildhibaanka kaliya ee SL si xalaal ah ugu shaqeeya wixii dadkan, dalkan ay dani ugu jirto.

  • @huda488
    @huda488 Před 18 dny +9

    Horta intanan ilaawin barnaamijku aad buu u qurux badanyahay decorationka iyo sida laysu waraysnaayo wali maan dhamaysan lkn way isku fadhidaa mashallah 👌👌mashallah

  • @abdikadirmohamed2156
    @abdikadirmohamed2156 Před 18 dny +73

    Mohamed abiib iyo mohamed omer greatestSomali legendary

  • @FadhiJaqalabirr-py3it
    @FadhiJaqalabirr-py3it Před 15 dny +17

    Maxamed abiib aad iyo aad baan ugu taageersanahay kudayashada xabiibkeenii muxamed (N.N.K.H) isagaa kudayasho mudan diiniyan akhlaaqiyan iyo siyaasiyan fikiriyan dhamaan waxaa lagaga dayanayaa nabi maxamed csw❤❤❤

  • @maguled
    @maguled Před 17 dny +10

    Walleee anigu waan u baqayaa wiilkan ina Abiiba, Ilaahay ha xafidee; waa fariid haddana geesinimo dhaafay.

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 Před 17 dny +1

      Amiin ilaahay ha xafido lakiin wuxuu mar walba lee yahay janaan rabaa xaq inaan u dhintana diyaar baan u ahay ilaahay baase og qof walba siduu u dhimandoono

  • @khalidxanjo
    @khalidxanjo Před 17 dny +5

    maba anbaddo qof siirada nabigeena suban bartay oo sharci galiyay wan ku qaatay. xildhibaane weligayna ku dhigimaqyo .

  • @user-px9gw1ku4t
    @user-px9gw1ku4t Před 18 dny +11

    Waraysigan aad baan ugu raaxaystay, dhegaysigiisa sida degan iyo weliba jawiga degan.
    Mahadsanidiin, Xildhibaan abiib iyo Ustaad Maxamed.

  • @khadarabdi4521
    @khadarabdi4521 Před 18 dny +11

    Alle ina dilaye maxamed abiib xildhibanka kaliya ee umaddan matala weyi not only reer boorama reer somaliland oo dhan from sacad muuse waan wata rijaal kan

  • @caliyusuf2935
    @caliyusuf2935 Před 17 dny +9

    Xildhiban maxamed Abib aad ban ku salaamayaa adiga iyo gobolka aad kasoo jeeda somalia qaali baad ku tihiin owdal wlhi waa mesha kaliya aan ku faano ay somali degto adkeesta diwladnimadiina somaliland iyo somalinimadaba aad baan ku dalaamayaa from Mogadishu ❤❤ ku nool Germany Ali

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 Před 16 dny +8

    Walaahi ninkii anigoo habarjeclo ah wuu metalaa xildhibaanka jifadaydaa 100%. Maxamed abiib ayaa ka fiican oo baahiyaha bulshada ka hadla

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 Před 17 dny +8

    Geesi , Libaax, Halyey Xildh Abiib, Nolow, . Xildh Mohamed Abiib waa shaqsi kudayasha mudan
    Guuleyso.

  • @FuAad1
    @FuAad1 Před 18 dny +15

    Waxa uu yidhi Nebi Muxammed SCW, shantaas shay ka faa'idaysta:
    1: "Nolosha ka faa'idayso inta aanad dhiman".
    2: "Caafimaadkaaga ka faa'idayso inta aanad xanuunsan".
    3: "Wakhtiga aad firaaqada tahay ka faa'idayso inta aanad mashquulin".
    4: "Dhallinyarnimadaada ka faa'idayso inta aand gaboobin".
    5: "Hantidaada ka faa'idayso inta aanad faqriyin".

  • @iidmaxamud5646
    @iidmaxamud5646 Před 17 dny +8

    Ninkani wuxu meesha u imid ee uu xilshibaan u noqday buu garanayaa guulayso xildhibaan

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. Před 18 dny +25

    Super amazing interview; that beauty comes when both interviewer and interviewee are competent cheers guys.
    Waxa aan kugu raacsanahay, erayga aad SNM ka tidhi aniga oo weliba ah dadkii SNM ku ab iyo isir tirsanayay. SNM waxa ay ahayd Jabhad ka dhalatay dadkeeda oo la dulmiyay. Kaddibna ku guulaysatay hadafkeedii oo ahaa in Faqash iyo dulmigeeda la tirtiro. Waxa uu hadafkeedii dhammaaday 1991 (markii Faqash la riday). Wixii intaa ka dambeeyay, waxa aynu yagleelnay Somaliland oo ah Dawlad ku ab tirsata gobollada Somaliland oo idil.
    Aniga oo ah dhashii SNM, ninka Samarroon, Dhulbahante, Warsangeli, Gabooye, Hawiye, iyo qof kasta oo Dastuurka Somaliland Muwaaddin u aqoonsan yahay, xuquuq isku mid ah ayaannu leennahay. SNM ma wada lihin, balse waxa aynu wada leennahay Somaliland. SNM ma wada nihin, waxa aynu wada nahay Somalilanders.
    Visca Landers

    • @SuhurMuse-du7pp
      @SuhurMuse-du7pp Před 11 dny +2

      Walhi San arkayo dad aqli le ayaa ilahay Kaso saray snm ,anago awdal ah ban kulenahy somalalnd war Hala wada yesho ama ankala yelano ,borama hayad so gasha wxa ugu danbaysay ,2010kii

  • @MohamadHadi-vs6ww
    @MohamadHadi-vs6ww Před 17 dny +7

    Mohamed Abiib is a visionary leader. He is the leader that Somaliland needs and can help the country to achieve a lasting peace and prosperity.please elect him to be the next president of Somaliland.

  • @dannanemedia6445
    @dannanemedia6445 Před 18 dny +14

    Xildhilaan Maxamed Abiib waa mid ka mid ah shakhsiyaadka somaliland ku faanto xilidhaan waad ku mahadsantahay dareenkaaga iyo garnaqsigaaga ku dhisan gobonimada wixii inaga khaldan waynu saxan inagoo wada jirna insha allh wanaan kuu bushaaraynayaa inaad noqon doonto hogaamiyaasha dalkeena quruxda badan ee somaliland

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 Před 17 dny +11

    Waxaan ahay muwaaddin magaalada Burco ka soo jeeda oo taageersan aragtida nadiifta ah ee Xil. Maxammed Abiib.

  • @omarsambul1102
    @omarsambul1102 Před 8 dny +2

    Inasmuch as I enjoyed the eloquence with which the leader expressed his honest feeling, I must recommend the conduct of an informed journalist who ably spiced the interview with titbits of humour and wits. Abib is just what the world deserves

  • @iidsalah1989
    @iidsalah1989 Před 10 dny +6

    Gardarraa Laguu Xiray Xildhibaanow ... Allaah Ha Kusoo Daayo Sida Ugu Dhaqsaha Badan ... Xariggaaga inuu maalin uun imaanayo waan ogaa ... Gun Baa Ku Heshay ... Reer Awdal Wa Inay Dareenkooda Muujiyaan oo arrintaan wax ka bedelaan...

    • @wadanicabdi
      @wadanicabdi Před 9 dny

      cirka jeex soodumi bal aynu aragnee... Huwan bey gaajo kuleysay lascanod

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 Před 8 dny

      Sideed ku ogaatay in laga gardaranyahay maba ogid waxa lagu haysto

  • @MahadMohamed-w3j
    @MahadMohamed-w3j Před 16 dny +5

    Xildhibaanii waan ku wataa cadaalada ku dhimo waxaana kuu rajey haa guul iyo gobanimo

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el

    Weriyaha Wareysanaaya Ayaa xirfadiisu Sareysaa++degenaansho professionalisem, 👍 Great

  • @baashandmoha948
    @baashandmoha948 Před 17 dny +5

    Caadi ma aha masha allaaah, maskax furan iyo hadal war gal ah ayaa ka dhacay thanks omar iyo mohamed abib

  • @napiilraiz8366
    @napiilraiz8366 Před 18 dny +16

    One of the greatest man oo somali oo dhan ka dhashey mashaa Allah ujeedkaaga iyo danta aad la rabtid dadkaaga iyo dalkaaga sida waagu u cadyahy Bay u cadaha allaha kula garab galo geeziyow❤

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Před 18 dny +31

    Waxa aad isoo jiitay sida farshaxanaysan ee maxamed omer wax uwaydiinayo thanks macalin qiimo badan

  • @KhaledMohamedmochiino
    @KhaledMohamedmochiino Před 14 dny +7

    Xildhibaan mohamed abiib guulayso madaxwayne❤❤❤

  • @SurprisedLoungingPanda-ks6ct

    Mohamed abiib waa shaqsi kudayasha mudan
    Guuleyso saxip❤

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u Před 15 dny +5

    Xildhibaan maxamed abiib allahaku daayo

  • @user-it3rt4qp9r
    @user-it3rt4qp9r Před 13 dny +5

    Xildhibaan Maxamed Abii 🎉🎉🎉❤❤

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 18 dny +8

    Maxamed abiib waa geesi soomaaliyeed from awdal

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 15 dny +8

    Mahamad abiib waa shaqsi cajiib ah ❤❤❤❤

  • @mohamedqabile5753
    @mohamedqabile5753 Před 9 dny +3

    Isaaaq iyo samroonba waa ku waddana xil maxamed abiib yuusuf ❤❤❤❤❤❤

  • @dagancaynan
    @dagancaynan Před 13 dny +4

    Mahadsanid Mahamed Omer midhihii iyo ubaxii gobalka Awdal waraysi heersare ah ayad so gudbisay allah ha ku barakeeyo

  • @kaderabdoulkaderm.nour.5866

    We love you ❤ son abib youssouf
    Respect
    From 🇩🇯

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 Před 18 dny +15

    Xildhivaanka waqooyiga soomaliya aanka taageero guuleyso...from garissa

  • @abdis4930
    @abdis4930 Před 17 dny +11

    Nin aragti dheer
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 Před 10 dny +6

    قل الحق ولو كان مرا !!!

  • @maxamedzaahid
    @maxamedzaahid Před 18 dny +12

    Markaan leeyahay xil : maxamed abiib waa sharci yaqaan qaarba ila yaaba ,hore usoco xildhiban .

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Před 18 dny +2

      Oo horta miyaanu qaryaqaan ahaan jirin? inaan maqlay inuu qaryaqaan ahaa ayaan umalynayaa.

  • @Hamse77Elmi
    @Hamse77Elmi Před 18 dny +12

    Waxaa isoo jiitay sida xirfadaysan ee barnaamikan u diyaarsiay xag walba Hambalyo hno maxamed omar❤

  • @Guureeye
    @Guureeye Před 17 dny +4

    Xaqiiqdii waliga barnaamij ka qiima badan madaawan sidaan niyada ugu hayay baanba arkay asaga oo dhamaaday mohamed abiib waa hugaamiye wanagsan 😊

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 18 dny +27

    Xildhibaan Abiib waa xildhibaan qaran ❤

  • @user-kg2gd3lw4q
    @user-kg2gd3lw4q Před 18 dny +7

    Laba qof oo bulshada naadir ku ah ayaa is helay nice ❤

  • @Bakarashid0
    @Bakarashid0 Před 18 dny +12

    Mashalh , Very interesting podcast Ustaad Mohamed Omar waxad noo keentay mid kamida raga Fara ku tiriska ah ee siyaasada Soomalida maanta ku jira , Xil .Mohamed Abibiib waa nin Qiimo badan aaminsan afkaaro waaqici ah ee aanan ka ahayn xamaasad waa nin yaqan ixtiraamka bulshada ku wada noolan karto 🙏
    Waxa aad iisoo jiitay mataalada uu bulshadiisa Reer-Awdal oo ku matalo Afkaaro,aqoon iyo gar dhigasho cajaaib ah , waa nin rumaysan xaqa iyo qadarka rabi oo aan la ganban waxa uu aaminsanyhay oo ah xaqa iyo run sheekida 🙏
    Bulshada Reer Awadal waxan leeyahy hala garab istaago Xildhibaanka maanta ayuu u baahanyahay garab istag qiimo badan 🙏❤️

  • @maraimothman8074
    @maraimothman8074 Před 16 dny +9

    President of the Awdal State of Somalia 🇬🇹🇸🇴 inshalah guul baan kuu rajaynayaa xildhibaan somaliland si kastoo maamulku isku badalo reer Awdal xaqooda heli maayan ilaa ay maamul gooni ah noqdaan mooyane, dadkaygana waxaan u rajaynayaa in ay guushooda ku gaadhan si siyaasad, ilbaxnimo, iyo si nabad galiyo leh ay dib ula soo laabtaan xaqooda iyo dhulkooba.

    • @mohamethwarzame5962
      @mohamethwarzame5962 Před 16 dny

      reer awadal xaq uu ka maqanyahay xaqa ka maqan midna buun buunin weeye mida waa mida sax ah, hada aniga oo ku fogaanayn koonfurta aad u bo,ayso nin walba waa lagaranayaa waxa uu ka helayo muhiidadu waxa weeye aynu wax wada yeelano

    • @maraimothman8074
      @maraimothman8074 Před 3 dny

      ​@@mohamethwarzame5962 30 sano ayaa wax lawada leeyahay la sheegtaa hal faaido ahna lagama hayo koonfurta soomaliya na waa dal aan ka tirsanahay oo dal jira ah

  • @filashomediaexpectmedia4529

    Fariid baad tahay wll wllhy mashalaah

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Před 14 dny +6

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @DaraartuAxmed
    @DaraartuAxmed Před 13 dny +3

    walahi muhoma wan Ale dardi ayan ku jeeclahay wllo qail ❤❤❤❤❤❤❤❤ Ale hakuxifdiyo

  • @user-pk3ok8pf8l
    @user-pk3ok8pf8l Před 15 dny +6

    Madaxweynaha mustaqbalka❤

  • @abdiwaliafrax9865
    @abdiwaliafrax9865 Před 11 dny +4

    Codkarnimadu Waa Qayb Geesimada Kamid Ah

  • @salahsalad
    @salahsalad Před 4 dny +1

    Xildhibaanka kaliya aan taageraha u ahay❤ watching from Mogadisho

  • @user-of8ok7cf5u
    @user-of8ok7cf5u Před 9 dny +3

    masha allah

  • @hassanabdi2742
    @hassanabdi2742 Před 18 dny +5

    Libaax libaax dhaley nin kastoo dhalinyaro ah oo Somaliland jooga waaqica uu rabo wakaas. Qof nool weeye waana raga talada SL maanta u oomantahey💯

  • @AichaMoussa-c4f
    @AichaMoussa-c4f Před 14 dny +2

    Mohamed omer osman sxb runti ad iyo ad ayaan ku jecelahaye wa likaa jiir o joog❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasserqare9929
    @nasserqare9929 Před 14 dny +3

    Maxamed Abiib waa nin wax badan og.

  • @mustafemaxamed6877
    @mustafemaxamed6877 Před 17 dny +3

    toban xil maxamed abiib oo kalaa ayaa dal iyo dad badali kara ❤🎉

  • @rockymilk1917
    @rockymilk1917 Před 14 dny +3

    Abtiyaashay rer awdal cadaalad ayay rabaan wllhi🥺💯❤️

  • @FadhiJaqalabirr-py3it
    @FadhiJaqalabirr-py3it Před 15 dny +2

    Waraysigani waxaan kutilmaani karaa warisiga dhabta ah si xaqiiq ah baana loo wadahadlaa sidani oo kale waa raginimo..

  • @KayseahmedXuseen-tg8dr
    @KayseahmedXuseen-tg8dr Před 14 dny +3

    Guul guul guul guul xidhbaan maxamed abiib from hargaysa

  • @Mahamedabdisalan3
    @Mahamedabdisalan3 Před dnem

    Masha Allah waan taageeraa Xildhibaan Maxamed abiib iyo Ustaad Mahamed omer

  • @muscabfaras8027
    @muscabfaras8027 Před 18 dny +15

    Mo omer si professional ah ayuu uwaraysanayaa lakiin xil xoogaa buuqii ayuu la'yahay oo su'aalihii toos uma wajahayo lakiin guullaysta🎉

    • @faisoahmed3104
      @faisoahmed3104 Před 18 dny +3

      Waarun lkn waa nin qalbi wngsan cadifad aya haysaa waana muwadin masha alh anigu waxan isleyhy xooga aqoon iyo deganansho ayaa ka dhiman xildhibanka balse waa nin mistaqbal wangsan guulayso mudane ✅✅

    • @muscabfaras8027
      @muscabfaras8027 Před 18 dny

      @@faisoahmed3104 aad iyo aad waa intaas aad sheegtay walalo.

  • @IbrahimSead-h4s
    @IbrahimSead-h4s Před 18 dny +6

    Guulaysta in sha allah madax waynaha mustaq balka

  • @jiiqaxade4644
    @jiiqaxade4644 Před 14 dny +2

    Xildhaman mahamed abiib waa nin rageeed xaqana ka hadla dulmigana nicib

  • @AbdikadirIsmaciil
    @AbdikadirIsmaciil Před 18 dny +4

    Xildhibaan Maxamed Abiib Legendary Political leader

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 Před 12 dny +2

    Ninkan wa legend maxey kugu taalaa mamul qabyaladeysan buu qaranimo la doon doonaya

  • @user-wf2hg8ve7f
    @user-wf2hg8ve7f Před 17 dny +3

    Geesi xldh maxamed abiib geeesi guuulayso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdirisaaqaxmed8691
    @cabdirisaaqaxmed8691 Před 15 dny +2

    Nabbi maxamed Aragti lamuu iman***** ee ilaahey ayaa ummada ka doortey oo ka fadiley jaahilow

  • @milgomoumin7494
    @milgomoumin7494 Před 13 dny +3

    Mashallah horee uu sooho

  • @sallahahmet2847
    @sallahahmet2847 Před 18 dny +15

    Mohamed omar and mohamed abiib two legends ✔✔

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu3611 Před 14 dny +2

    Xildhiban maxamed abiib waa dadki fiicne ee ku hadhay dhulka somaalida wakhtigan lajoogo

  • @mahamudabdilahi4466
    @mahamudabdilahi4466 Před 17 dny +3

    maansha allah runti waa nin aragti dheer

  • @NiciimaMahdi-km5gr
    @NiciimaMahdi-km5gr Před 18 dny +4

    Masha alaah Waxa sidaa u hadli karah Rag samaroona Barakaaalah kugu faana Ina abiiboow inabTi Mcn❤❤❤❤❤❤

  • @xamdamahamedaadan
    @xamdamahamedaadan Před 6 dny +1

    Xildhibaan ku dayasha leh masha allh wll cadowgaa ha jabo

  • @mcfdecoration7702
    @mcfdecoration7702 Před 18 dny +7

    Legend weeyi gar uleh runa ku hadlaya wana ku faraxsanahay inaan ninkaan haysano. Nolada cidkastoo reer somalilnd ah. 🎉

  • @user-pd3ec6mh8z
    @user-pd3ec6mh8z Před 18 dny +6

    Mohamed abiib waa qof jiilkayaga fahmaya noolow libaax, maanta somalia waxaa wax lagu kala iibsadaa dollar walina waan faanaynaa🤏🤔

  • @FadhiJaqalabirr-py3it
    @FadhiJaqalabirr-py3it Před 15 dny +2

    8/10 ayaan waqiimeeyay waraysigani like 👍iisar hadad igu raacsantahay

  • @cabdulaahimuxudiin8201
    @cabdulaahimuxudiin8201 Před 17 dny +2

    Maxamed abiib waa siyaasi saxan from xamar

  • @hamzasheakha6409
    @hamzasheakha6409 Před 17 dny +2

    Insha Allah waa loo sinaanayaa ha u bijina

  • @mohamedfeysalaxmed184
    @mohamedfeysalaxmed184 Před 11 dny +2

    Odeyga baxar galisay abaabiza

  • @medabdillahiali809
    @medabdillahiali809 Před 18 dny +4

    Mahadsanidiin, runti waa podcast xasaasi ah

  • @saidoabdiabdulle9283
    @saidoabdiabdulle9283 Před 16 dny +1

    Maxamed cumar mahadsanid rabi haku xafido wll guuolo badan oo aan gaaray adiga qeeb ween ka ah❤🎉😂

  • @user-nx4jd4dy2t
    @user-nx4jd4dy2t Před 18 dny +8

    Heshiiskii Ethiopia 🇪🇹 inaad su.aalo ka waydiiso ahyd waraysiga sida kle waa very good 👍

  • @rahmaruuhi1682
    @rahmaruuhi1682 Před 17 dny +3

    Best podcast 👏 with two Heroes

  • @mohamedfarah9376
    @mohamedfarah9376 Před 18 dny +2

    Waad riyooneysaa!!! Mudane!!! Ninna xaqiisa lagumo soo xurmeeyo!!!! Ishida. Qaate noqo!!!

  • @MohamedabdiGuhaad
    @MohamedabdiGuhaad Před 9 dny +2

    Mnshalaah

  • @abdulsalamomar7309
    @abdulsalamomar7309 Před 18 dny +4

    Legand maxamed abiib guulayso

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Před 18 dny +2

    Mohamed Abiib Aragtidiisa Iyo Waxa uu Aaminsanyahay wuu ku saxanyahay Dimuqraadiyada somaliland Qaadatey waa sidaas Lkn Xukuumadan Hadda Waa digtaytar aan ogoleyn Fikirka shacabka Iyo doonistooda

  • @Mahamedabdisalan3
    @Mahamedabdisalan3 Před dnem

    Su'aalahaagu waxay u badan yihiin kuwo iskusoo laalaabanaya ama Iska macna dhaw anyway Waad ku mahadsan tahay Ustaad

  • @aaminaabdilaahi8982
    @aaminaabdilaahi8982 Před 17 dny +3

    Masha Allah tabarak Allah

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u Před 18 dny +3

    Ninkan nin dacada waye lkn dad beenta ku nool lagu dhexdaray mana raban inoo runta ogaado 😂sababtas is kula jaan qadi karin muusa iyo koxdisa ninkan aade ukala duwan yihiin ❤

  • @ConfusedFjord-rr3hl
    @ConfusedFjord-rr3hl Před 18 dny +9

    Xildhibaan wadani ah oo siyaasada aad u fahamsan waan ku hambalyaynaya

  • @MistarWorld
    @MistarWorld Před 17 dny +2

    You're leader❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před 18 dny +3

    Mohamed abiib iyo Mohamed Omar Labo Niman ilma adeera 😊

  • @Nuuradiincabdi-m6y
    @Nuuradiincabdi-m6y Před 17 dny +1

    Xildhibaan dambigaaga allaha dhaafo inder ❤❤❤❤