Warraysiga Xil Maxamed Abiib, oo dhammaystiran

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Komentáře • 765

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 11 měsíci +23

    Runtii waxa uu sheegay xildhibaan Mohamed abiib wa xaqiiqo jirto hadii uu jiro qof wax fahmaaayo si fiican ayuuu ula hadlay laakin waxaaba ayar inta wax fahanto ee soomaliland sheegato
    Wa qof mudan in laga faaiideysto wa qabiir wax badan og ❤❤❤ 🙏 👌 ♥ 💖

  • @bashirduale7310
    @bashirduale7310 Před 11 měsíci +10

    From now on I will be your number one support sir

  • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
    @Cabdi_Maxamuud_Cabdi Před 11 měsíci +19

    Ilaaa imika raga ii tirsan ayuu ku jiraa Maxamed Abiib, Cabdikarim Mooge iyo Axmed Khaliif. Allow intaa iyo inta kale aad noo soo saarin barakeeeee, aamiin.

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Před 11 měsíci +18

    bal nikaaa deya marka laweydiiyay gurigii siduu ku dhistey siduu😢 ugu jawaaabay allaw ku dhawr

  • @melmi9330
    @melmi9330 Před 11 měsíci +6

    Maashallah Ilaahay haku xifdiyo maxamed abiib geesi geesi dhalay adokale Alle hayno badiyo 🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 Před 11 měsíci +8

    Haa waan ku faxsanahay hadaanahay beelaha derafyada sool iyo sanaag iyo Awdal viva northwest of Somalia 🇸🇴

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 Před 11 měsíci

      Hooyada beelu wase sanaag iyo aawdal ma hoyada baa leh waa dhul.soomaliland ah

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 11 měsíci +5

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲😢

  • @vitoriavibe9905
    @vitoriavibe9905 Před 11 měsíci +14

    Galaydh Media needs more training, especially Hassan. It's my first time to see journalists without a book 📖 and 🖊 no questions prepared 😮 while Mohamed Abiib prepared perfectly 👌

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg Před 11 měsíci

      You said journalist without paperwork so did you wach international press conference and since then you are kidd want learn how to cross the street "Fa Culo"😮

    • @vitoriavibe9905
      @vitoriavibe9905 Před 11 měsíci +2

      @MOHAMED-zc6bg oh no! You probably 🙄 need more training too to know how to reply to people with decent language . Sorry 😞 for yourself kkkk

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 11 měsíci +6

    Xil. M. Abiib waa shaqsi runsheeg ah qalbina furan dadkiisana u damqada guuleeyso Mr. Abiib

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Před 11 měsíci +35

    Waxaaan Qiyaaasaa in madhaxweyne muuse in aw miisrsaday Ow sida Islam ☪️ u Fakiraayo 🤣🤣🤣

  • @adenalidahir5240
    @adenalidahir5240 Před 11 měsíci +60

    Wow. Maansha Allah. I call this guy the hope of the younger generation.

    • @haronahmed8299
      @haronahmed8299 Před 11 měsíci +1

      He do has some set back, when when he insults for being tribalism , and he is the worst and most in his tribal name all the time speaks. Ya samaroonay always he says. And he promotes all the time Dahir Reyaale kahin .
      Lool 😅😅😅

    • @AbdiGooye
      @AbdiGooye Před 10 měsíci +1

      Maxa

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag Před 11 měsíci +3

    Maashaa alaah xildhibaan abiib alaah yacisak alaha ku xafido runbaad ka hadashay xaqa alaha kuso duwo tuugta wadanka ka dhiigaysatay adoo kalena alaha soo badiyo❤❤❤❤❤

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před 11 měsíci +11

    Free Awdal state of Somalia 🇸🇴

  • @abdirahmanmowlid2545
    @abdirahmanmowlid2545 Před 11 měsíci +8

    Ninkani maaha xildhibaan waaa HAGE UMADEED

  • @user-pg4jm9xh3h
    @user-pg4jm9xh3h Před 11 měsíci +41

    Watching from Nairobi Kenya 🇰🇪
    Abiib your a true king somalinimo kudima wllo 🇸🇴

    • @abdikarimahmed444
      @abdikarimahmed444 Před 11 měsíci +7

      somalinmo maxaa la dhahaa calankan xun ee qaraxa iyo qaxa ka samysan nio xeryihiina iskaga jira qaxoonti ayad ku wangsan tihiine

    • @ali-gl1gm
      @ali-gl1gm Před 11 měsíci +4

      @@abdikarimahmed444 kkkk hadaaya ayey calan ku gabataa

    • @user-bm9eg9kh2n
      @user-bm9eg9kh2n Před 11 měsíci

      Somali no police no government no safe Somalia is nothing 😂😂😂

    • @mostarofficial4631
      @mostarofficial4631 Před 11 měsíci

      czcams.com/channels/vfuJ5tNo4wNUM7I9RNtFCQ.html

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 11 měsíci +4

    Muuse biixi si fican baa loo kibir jabiyay, oo waaka maanta aqbalay odoyaal go'aankoodi isagoo hore u diiday wixii wakiiladu hore usoo saareen, imikana walaahi kuma dhaco muuse biixi inuu oog dhaafo, masiibo iyo jab ka xun kii hore baa dhici doona, xildhibaan qaran alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo Mr Abiib ❤

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před 11 měsíci

      Saadambaad adiga iyo dhashii qadiye lacagtii aidska cune caroog cadaw ooyaaye garan doontaan kolka furintu Garoowe noqoto

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h Před 11 měsíci +1

      ​@@jamaadnuura10naa muuse wuu fashilmay soomaalilaana wuubaabi iiyay maxamed abiib waxkasta uu dheegay waarun sacad muuse beentaad isugu sheekaynayseen muuse dalkuu difaacayaa been ciidankii buujabiyay siyaasad dadka lagukasbadanamayaqaan

    • @ayaan.cabdiraxmaaan
      @ayaan.cabdiraxmaaan Před 11 měsíci

  • @HebelShow
    @HebelShow Před 11 měsíci +13

    Walaahi waan ku raacsanahay Maxamed Abiib hadalkiisa.

  • @user-sx6sw3ci1z
    @user-sx6sw3ci1z Před 11 měsíci +15

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد Waa Xil/ Keliya Oo Kahadlaa Halka Sartu Kaquruntay Ficil Ahaan Hadii Laqaban Lahaa Horumar Buu Wadanku Gaadhi Lahaa

  • @lifeisgoodALH
    @lifeisgoodALH Před 11 měsíci +3

    Masha'allah ilhey haku garab galo🤲🏿 iska ilaali maska biixi oo dadka somland sharafta ka dilay. Walal 😊

  • @drahmedmohamed1441
    @drahmedmohamed1441 Před 11 měsíci +13

    Legend waa xildhaanka kaliya ee xorta ah ee umada ku matalla golaha inta kale uma qalmaan xildhibaanimo

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 Před 11 měsíci +3

    Maanshaallah maanta sifiican ayaan kuu fahanay. Arintu waa sidee wax looo saxaa iyo wadajirka umadda. Degenaan ku yara dar xildhibaan waanu ku wadanaaye hadaba
    Doodod furana ha laguu qabto oo intan ka badan.

  • @Rose58540
    @Rose58540 Před 11 měsíci +2

    ليس من المنطقي توظيف اشخاص اذكياء ثم اخبارهم بما يجب عليهم فعله، نوظف أشخاص اذكيا حتي يتمكنوا من اخبارنا بما يجب القيام به، القادة الناجحون هم اؤلئك الذين ينشئون بيئة يسمحون فيها لفرقهم بالابداع والتمكن اتخاذ القرارات، لا يدرك القادة الناجحين نقاط قوتهم بحسب بل هم أكثر وعيا لنقاط ضعفهم ويبعثون دائما توظيف اشخاص اكثر اذكياء منهم، فأنت منهم، للحبث عن طرق الصحية لهذا مجتمع ✌️

  • @ahmed_goat4264
    @ahmed_goat4264 Před 11 měsíci +6

    He is a good person
    I wish he became the president of soomaaliya he's talking about the truth masha Allah ilaahey haku barakeeyo we love somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @footballer9117
      @footballer9117 Před 11 měsíci +1

      Ninkani waa Somalilander adeer ee nala dhaaf calankan shaydaanka ah. XALKAN LAGAMA HADLAYO SOMALIA EE WAA SOMALILAND ADEER

  • @farhangelle2181
    @farhangelle2181 Před 11 měsíci +38

    He’s a true politician, it’s sad that he’s part of somaliland- he’s so much better

    • @haronahmed8299
      @haronahmed8299 Před 11 měsíci

      Somaliland is the one who gave him the platform to speak freely without to be harmed. Look how is criticising the president.
      If he were in puntland and Mogadishu long time ago he was killed and being celebrating in his grave. Criminal Farmaajo had assassinated all his opponents, sane you can't speak in puntland.
      But somaliland all feel free and speak as you wish , that's what distinguished somaliland from you and from your dump @$$...,W(-)0le leaders .😅😅😅😅

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 Před 11 měsíci

      Somalida reer hebel ba la degtay ee Somali oo dhan ban dhihi laha wax ka bedel hadii la’yga yeelayo 😢

    • @adan10000
      @adan10000 Před 11 měsíci

      Sad he believes Somaliland to be a country, with borders of people who are not part of that division idea.

    • @lionofsomaliland9
      @lionofsomaliland9 Před 11 měsíci

      If he was other somalis they will would have killed him already

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 Před 11 měsíci

      Af gobaadsi ma garanaysa 😅

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw Před 11 měsíci +10

    Xasbiya’Allah wanicmal wakiil!!!!!!

  • @user-ni1yx5py1v
    @user-ni1yx5py1v Před 11 měsíci +5

    MashaAllah ninkaan reer xalaal cub ah ayuu ka soo jeedaa xafidullah adiga iyo famaligaaga mida kale Allah kuma hoojinayo

  • @kaltoomayoosuf7942
    @kaltoomayoosuf7942 Před 11 měsíci +1

    Maasha Allah hore Soco maxaad runta ka hadashay geesi Ilaahay ha Ku xafido ❤

  • @farxaangermany2332
    @farxaangermany2332 Před 11 měsíci +1

    Maasha Allah Inaadeer Allaha ku xafido Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Před 11 měsíci +9

    Asc allow dhawr cimrigana u siyaadi insha allah aamiin aamiin aamiin maxamed abiib iyo inta lahalmaashaba

  • @maryanabdullahi8503
    @maryanabdullahi8503 Před 11 měsíci +5

    الاسطورة المنصب الحر الوحيد الذي يمثل الامة في المجلس اما الباقي فلايحق لهم دخول البرلمان

  • @djstara.m.6388
    @djstara.m.6388 Před 11 měsíci +14

    Ninkan ilahay ha hagajiyo hanna u suurto galiyo himilada wanaagsan cadawgana ha ka ilaaliyo.

  • @samsamhasan2489
    @samsamhasan2489 Před 11 měsíci +4

    Wall Allah haku xifdiyo.Aqligana Allah hakudayo. Mahamed Abiib

  • @AliAli-qp3uv
    @AliAli-qp3uv Před 11 měsíci +2

    Allahu akbar
    Afkiisaan xukminaaya ee allahyaw ka run yeel wanaaggaa

  • @wahibissa6695
    @wahibissa6695 Před 11 měsíci +3

    This interview is cristal clear and sheds lignt on multiple society-related issues in hopes of getting groundbreaking solutions. But regarding the recording protocol, the studio should be desinfected from flies running down these people's jaws. That ain't praiseworthy!

  • @hassangabobe
    @hassangabobe Před 11 měsíci +2

    Allha Haku xafido if iyo akhirabaa ee is illali allha Haku ilaliyee wa mida labadee xiidhidhikaa adiga iyo allha naniga dhexeyana wanjii ❤❤❤❤

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 Před 11 měsíci +1

    Walaal ilaahey ha ku xiftiyo walaal is ilaali yeena ku dilin dhagar qabyaasha

  • @Abdifatah-co9up
    @Abdifatah-co9up Před 11 měsíci +2

    Guul guul maxamed Abiib

  • @Ahmedmohamed.4xx
    @Ahmedmohamed.4xx Před měsícem

    Maashaa allah xil Mohamed Abib keep going❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MahamudFigo
    @MahamudFigo Před 2 měsíci

    Geesi qaran xildhibaan mahamed abiib

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 Před 11 měsíci +1

    Masha Allah hambalyo mr abib 🎉❤geesi somaliyed gulayso😊

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 Před 11 měsíci +9

    Subxaanallaah allaah swt ayaa ku fillen

    • @abshirhussein1904
      @abshirhussein1904 Před 11 měsíci

      MAASHAA ALLAH WAA RUNTAA ALLAH AYAA WAX WALBA INOOGA FILAN💯%✅️

  • @aslidhaladali2573
    @aslidhaladali2573 Před 11 měsíci +3

    👏 👏 Maxamed Abiib guulayso , runtu waa xanuune marwalba xaqiiqda ka hadal

  • @hodanjama2924
    @hodanjama2924 Před 11 měsíci +13

    MashaAllah great man with strong leadership

  • @user-tc9xv6vr5r
    @user-tc9xv6vr5r Před 11 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤ maasha alaah guul maxamed abiib ❤❤❤ run baa sheegtay❤❤❤

  • @moha786
    @moha786 Před 11 měsíci +2

    Mashallah Hon Mohamed Abiib May Allah protect you, you are the hope of Somalia. Always be Truthful and Transparent leader.

  • @somalijymnice8511
    @somalijymnice8511 Před 11 měsíci +1

    Mansh Allah xildibn Maxamada xabiba. Keep going ❤

  • @mohamedmohamudmaalimmohamu6486

    M.A brother my xiildhiban Abib watching from nairobi cadalada kudhiimo I.A

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Před 11 měsíci +5

    musa fashilmay ina abiib libax nolow❤❤❤❤

  • @hibaqali-jo3xy
    @hibaqali-jo3xy Před 11 měsíci +2

    Allah yahdiik yaa ABIIB

  • @mahamudmohamed6624
    @mahamudmohamed6624 Před 11 měsíci +3

    ❤ walahi wanku rac sanahay ninkan dhalin yarada intushegay
    Waa mid lobahan yahay wax sosarka wadankaga ❤❤❤

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel Před 11 měsíci +2

    Wllhi Oo bilaahi gaajaa igu dishey soomalilaan ilaahey hanaga qabto

    • @falisa576
      @falisa576 Před 11 měsíci

      Bismillaah o dadku qatar Bay ku jiraane
      Ilaahay umada haw gar gaaro

    • @Aarkalaasgeel
      @Aarkalaasgeel Před 11 měsíci

      @@falisa576 haa Wllhi Oo bilaahi soomalilaan waxba kuma. Heynee

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 Před 11 měsíci

      ​@@Aarkalaasgeelwalaalo gaajada maxaa keenay 😢

  • @OdayEyl7674
    @OdayEyl7674 Před 11 měsíci

    Very smart politician and very honest person. Somalia needs this man. Forget about small town in the northern Somalia. Please come to Mogadishu we will love to have you. This people don’t deserve your talent sir.

  • @hareed114
    @hareed114 Před 11 měsíci +1

    Ilaahay haku guuleeyo❤❤❤

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 Před 11 měsíci +2

    Wiilkan Maasha Allah weeye we need more leaders like him 🙏🏾👏🏾

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 10 měsíci

    waaa xilibaanka ugu jeclahay xilibaanada umada Soomaaliyeed oo dhan. waxaana oran lahaa hankaaga ka dhabee oo madaxwaynimada u istaag doorashada.❤🇸🇴

  • @Abdalleabdirahman
    @Abdalleabdirahman Před 11 měsíci +6

    أليس منكم رجل رشيد 😮
    Fariintan waxaan jeclaan lahaa inay dhalinyartu xambaaraan
    Dhawrka nin ee isku keen haystaa mid kastaa hankiisi ayuu u taagan yahey oo himilada rajadiisa ayuu u ordaya oo nin kasta wuxuu u ordaya han wuu usOO socday sanadaadkii udanbeeyey
    Marka yayna ku mashquulin oo nin kasta danihiisa iyo mustaqbalkiisa ha eegtO waxba kaamay galin ragan hankoogii rumaynaya ✅😊

  • @Aptharahman__hilwa-lf7xk
    @Aptharahman__hilwa-lf7xk Před 11 měsíci +1

    Xildhibaan maxamed Abiib, Xildhibaan laabsalax,Xildhibaan Barkhad Batuun, Xildhibaanadaa waa rag aad u dhiiran good luck 👍 💖 😄

  • @cukeyr12345
    @cukeyr12345 Před 11 měsíci +7

    Waa runti ciidan ka qaranka dad waayayn ayaa taliska haysta

  • @ahmedyuusuf5375
    @ahmedyuusuf5375 Před 11 měsíci +13

    Ninka qudha ee afsoomaali ku hadla oo aan waraysigiisa dhegeysto, dhegeysanna doono😞

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 Před 11 měsíci +2

    Mudane Abiib caqliga ha waayin.

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 Před 5 měsíci

    Walaal jacel channel ❤❤

  • @balqishassan179
    @balqishassan179 Před 11 měsíci +3

    masha allah abib xaqa ayaad ka hadlaysaa

  • @haaliade7426
    @haaliade7426 Před 11 měsíci +5

    Libaax waxaan jeclan laha qadiyada somali wayn inaad amid santahay lkn wali local bad tahay oo somaliland baad wadan kuu ah sorry zxb😂😂😂😂

  • @falisa576
    @falisa576 Před 11 měsíci

    Maxamed abiib ilaahoow afka haku
    Goynin geesi runta ka hadla weeye.
    Daalimiin ba haysta hargaysa somali
    Kala qoqobay kooxda snm.ilaahay
    Wuxu ku saliday musiibo ciidankodi
    Dhamaysay wana dulmigi ay galeen

  • @AxmedBaszhiir
    @AxmedBaszhiir Před měsícem

    Illaahay hakudhawr ilaahy somalilad waxsokaba hainogudhibo

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Před 11 měsíci +3

    Were is the mother of your 2 boys Horta ? SubhanaAllah !! Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa! Am happy you showed your true Colors to reer somaliland today!

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 Před 11 měsíci +1

      What his children mother to do with what he is taking about?
      Don’t be judgmental, you don’t know what happened and who did what!

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 Před 11 měsíci

      @@s.m9041 was that where you live?

  • @cashuurwasiirka7777
    @cashuurwasiirka7777 Před 11 měsíci +5

    M.abiiib ❤❤❤

  • @ibrahimshariff3394
    @ibrahimshariff3394 Před 11 měsíci

    Walaahi waa run bro allah u ku xafido mash allah

  • @oamaer
    @oamaer Před 11 měsíci

    watching from America, and Abib should run for Somalia president-wa Somali Obama

  • @IgueHibo
    @IgueHibo Před 25 dny

    Geeesi geesi dhalay❤❤❤❤❤

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 Před 11 měsíci +4

    Maansha allaah saxiix

  • @fahankaquraanka
    @fahankaquraanka Před 11 měsíci +8

    NEW COURSE BY DR MOHAMED
    HALKAN SIFUDUD OO CASRI AH KU BARO OO KU FAHAN QURAANKA SHARAXAADIISA OO AFSOOMALI AH.

  • @carafadcabdi9326
    @carafadcabdi9326 Před 11 měsíci

    Xasan galaydh waad ku mahadsantay inaadeer sida aad suaalaha adag aad u waydiinayso madaxda qaranka matalaysa noolow sxb

  • @muxiyediinahmedhusen2268
    @muxiyediinahmedhusen2268 Před 11 měsíci +2

    Maxamed abiib waa sunta cayayaanka ka ilmaysiisa waa halyay wllhi

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 Před 11 měsíci +4

    Masha Allah waa geesi garab waayey Allahu Akbar Allahu Akbar wll Allaha hakubarekeeyo sharkodana rabbi haka xijaabo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyamaxamed794
    @sacdiyamaxamed794 Před 11 měsíci +2

    Abiibow allah ha ku barakeeyo❤ aqliga and cimriga ❤alle hakuu barakeeyo❤❤❤

  • @cabdiraxmanklopp5070
    @cabdiraxmanklopp5070 Před 11 měsíci +2

    Waa nin ragga warkiisa cad

  • @asjaahme4985
    @asjaahme4985 Před 11 měsíci +1

    Ninkan reer somaliland meesha uu ka hadlo ma fahansana waa ragii Abdirisaaq khaliif meesha sii dhigtey waa in lala xisaabtamaa kani waa basaas aan u qalmin xasaanada uu Sito.

  • @dhabkahadal2255
    @dhabkahadal2255 Před 11 měsíci

    Wlhy waa daahir yaa shamis. Hoo baaruud

  • @FaisalHanad-i9z
    @FaisalHanad-i9z Před 26 dny

    Ninkaan waa run sheeg geesiyà kan udhiibta xilka asaa uqalma midida daabkeed udhiibata xaqiiq😅❤😂

  • @abdulkadiriidle2811
    @abdulkadiriidle2811 Před 11 měsíci +3

    Warraysiga✖
    Waraysiga✅
    #galaydh media

  • @maxamedxusen-wk6ij
    @maxamedxusen-wk6ij Před 11 měsíci +1

    Anigu waxan ahay nin habar awal waan taageersanahay xil,ka waana muwaadin saxa

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před 11 měsíci +4

    Maashaa allaah geesi geesi dhalay runta ka gaban allow adoo kale noo badi

  • @user-nb1sk9ve7f
    @user-nb1sk9ve7f Před 10 měsíci

    ❤❤❤mohamed abib waa geesi geesi dhalay hanolaso udorku laficno 😊😊😊

  • @abdiharun2916
    @abdiharun2916 Před 11 měsíci

    Masha allah waa nin caqlii badan jazakalahu khyr

  • @bashkaosman475
    @bashkaosman475 Před 11 měsíci +1

    This guy is a G

  • @sudijeylanimohammed3258
    @sudijeylanimohammed3258 Před 11 měsíci +4

    Maasha allaah tabaarakallaah Illaahay ha ku xafido

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 Před 11 měsíci +1

    Woooooooow he’s telling the truth

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 11 měsíci +2

    Mashallah guuleso xildiban xabib wa nin adag o runsheg ah damirkisa nolyahay ❤❤❤ somalinimadi koso labta waxba mahesane❤❤

  • @MustafeOogle-oc4wh
    @MustafeOogle-oc4wh Před 11 měsíci +2

    Ninkan warka cad buu yaqaan😂😂

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Před měsícem

    Mahamed Abiib waa nacase ee Madaxweyne Muuse xidh

  • @user-ek2hs1bn6o
    @user-ek2hs1bn6o Před 11 měsíci

    Weriyaha laftiisa ayaaa dulmiga iyo didigta muuse raali ka ah waayo, sida uu xil.indhaha ugu gubayo.alle ayaa muuse qabtay

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před 11 měsíci +1

    Wiilkan waa hero aan hadal
    kagaban mudane ilahey cadowga hakaqabto dad badan baa xabadaha afkaaga kadhaca saaxada siyaasada kagabixidona

  • @ummhudayfa2227
    @ummhudayfa2227 Před 11 měsíci +4

    ManshaAllh ninkani waa fariid Araagti dheer Abiibow dalka iyo dadkaba aan meel ugaso wada jeesano muse wuu tegayaa ee dalkeeni quruxda baadna ee nabada iyo wanaaga lahaa aan iis garaab taagno musana aan dorashada iskaga bedelno

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 Před 11 měsíci

    Asc Gallaydh Xil mahamed abiib waan wataa balse arinkaa uu kolba xisbi galaayo kuma raacsani have yeeshe Kaah oo uu leeyhay waan joogaa kuma raacsani waayo maxamuud xashi waa abaha musuqa xil musuq ayaa diidayaa labadasi iskumay qaban

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi6754 Před 11 měsíci

    Illaahay hakaa badbaadiyo dhagarta ka socoto halkaas ee qabyaaladaysan ee caalamka dhan uu ogyahay. Isaaq qabyaalad baa duminaysa

  • @user-ot3mk6um3p
    @user-ot3mk6um3p Před 11 měsíci +3

    Waa halyay qaran. ilaahay haku xifdiyo oo hakaa ilaaliyo isha canaasiirta qabyaaladaystayaasha, iyo daalimiinta. AAMIIN

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 Před 11 měsíci +6

    Ilaahow cadowga soomaaliland jebi insha allaah guul iyo gobanimo

    • @falisa576
      @falisa576 Před 11 měsíci +3

      Ilaahoow inta somaldiidka jabi
      Mel walba ha joogaane jamhada snm
      Ugu horeeyso

  • @kaltunmusa5945
    @kaltunmusa5945 Před 11 měsíci +1

    Ninkan maxamed abiib maxaa ka si ah waxaan ka tirsanah kaaha maxamed xaashi waa ninka soomaali land ugu musuqmaasuq badan

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr Před 11 měsíci +1

    War😮😮😮 hoow isaaqoow raaca ninkaas muxamad abiib waayo intiina badan waa caqli fiicanyahay runtana waad necebtihiin balse maskaxda waa inlaga meydho fager xumada heysa 😮😮😮😮😮