Korneel Faarax waa duuliyahii gaarka ahaa ee madaxwaynahii hore ee Kenya ee Daniel Arab Moi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 427

  • @SaidAhmed-lh2ul
    @SaidAhmed-lh2ul Před 6 měsíci +137

    I like how free and happy the Somalis in Kenya are❤. I’m from Djibouti and it’s always good to see my people doing good everywhere 🎉🎉

    • @cabdisamadabiikarxaaji55
      @cabdisamadabiikarxaaji55 Před 6 měsíci +8

      Jabuti is somali

    • @warsame2245
      @warsame2245 Před 6 měsíci +8

      @@cabdisamadabiikarxaaji55 the point is we live all over the world, and it brings us joy to see somali success everywhere.

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci

      MAASHA, ALLAH WAA BARNAAMIJ AAD II SOO JIITEY. DADKEENU WAA DAD AAD UQIIMO BADAN OO USHARAF BADAN. LAAKIIN MARKII AAN ARKAY KORONEYL FAARAX WANAAGGA IYO DAACAD NIMADA KA MUUQATA WAXAAN OGAADEY IN KENYA AY TAHAY WADAN LUGU NOOLAAN KARO, WAXAA KALE OO II MUUQATA IN DALKA SOMAALIYA OO KALIYA AAN LUGU NOOLAAN KARIN OO NOLOSHU MEEL WALBA TAALLO MAADAAMA AAD ARKEYSAAN NIN AAN WELIGII SOMAALIYA ARKIN HADANA LUGU TILMAAMI KARO NIN KA WANAAGSAN OO KA DAACADSAN TOBAN MALYAN OO SOMAALIYA GUDAHEEDA KUNOOL .
      UMALEYN MAAYO INUU JIRO NIN SOMAALI AH OO COL.FAARAX KA DAACADSAN, KANA DADNIMO FIICAN . LAAKII WAXAAD ARKEYSAA IN DADKA DALKEENA SOMAALIYA KU NOOL UU KU DHACAY DIB UDHAC MASKAXEED OO AANU ADDUUNKII KA HARNAY.
      MAANTA GO,AAN AYAAN QAATAY INAAN SOMAALIYA KA GUURO ANIGA IYO CARUURTEYDA.

    • @AhmednassirAhmednassir
      @AhmednassirAhmednassir Před 6 měsíci +2

      Thank you for telling us more about Djibouti liberate your country from Alcoholic Omar Gouliye.

    • @hassanabdullahi3366
      @hassanabdullahi3366 Před 6 měsíci +2

      Thank u bro. We love Djiboutians too.

  • @SaynabmohamedAli-js3un
    @SaynabmohamedAli-js3un Před 6 měsíci +39

    Most of Somali Kenyan are a great and hard workers. I am very proud of them. Welcome adeer Farax

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Před 6 měsíci

      There is nothing like Somali Kenyan he is Kenyan

    • @anisamohamed-2764
      @anisamohamed-2764 Před 6 měsíci +4

      He’s Somalilander original but Somali ❤️

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Před 6 měsíci

      You are lost do there is japanese somalilander also @@anisamohamed-2764

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 Před 6 měsíci

      Sagajaan​@@anisamohamed-2764

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 Před 6 měsíci

      @anisamohamed-2764
      Is enough to say he is a Somali-Kenyan
      Everywhere Somali is a Somali, seeweeye adiga, hehehe

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Před 6 měsíci +72

    Colonel Farah, is a great Somali-Kenyan, a role model and a good story teller. Hereri, is considered the best Somali journalist, talk show host , and the presenter of the most interesting travel episodes around the world. God bless you both!

    • @Masdille
      @Masdille Před 6 měsíci +5

      He's not kenyan he's Somalilander

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Před 6 měsíci

      There is nothing like Somali Kenyan he is Kenyan

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej Před 6 měsíci +3

      He is somali, not somaliland not kenyan not nothing but somali.

    • @Really2025
      @Really2025 Před 6 měsíci +1

      @@AAA-sx5ejvery well said. Many of us are full of blah blah from shisheeye!!

    • @onkoda3829
      @onkoda3829 Před 6 měsíci

      @@AAA-sx5ej falconry I have the article

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 Před 6 měsíci +32

    Adeer kabtan farax alle cimirkag ha ku barakeyo

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv Před 5 měsíci +3

    Duuliye qaaa liyaa farom burco alaa magac iyo aqoonba bixiya adeer cimdhedr iyo cafiimad ale hakusiiyo aaamiin asminn

  • @user-qi6rf2fl4r
    @user-qi6rf2fl4r Před 6 měsíci +6

    He is legend korneel Farax hafudhullah from Kenya 🇰🇪

  • @safiamohamed8785
    @safiamohamed8785 Před 6 měsíci +6

    Masha’Allah my Abti Hussein Ahmed Faarax! Cimri deer iyo caafimad🤲🏾 we are all beyond proud of you❤️🙏🏽

  • @saidkhalif3988
    @saidkhalif3988 Před 6 měsíci +11

    I throughly enjoyed the interview. It inspired me and ❤makes me proud to be a Somali

  • @hothoebrahimabdi1136
    @hothoebrahimabdi1136 Před 6 měsíci +5

    MashaaAllah walhi intaad dad warausanaysay waa qofkii aan qibrad ka helley Adeer Allaha ku daayo amazing shaqsi degen cilmi leh ilbax ah kornayl Allaha ku xifdiyo Adeer

  • @Hasanyare246
    @Hasanyare246 Před 6 měsíci +45

    Kusali xabiibkayna maxamad SCW ❤❤

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 Před 6 měsíci +2

      Scw scw scw scw scw scw

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 Před 6 měsíci +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @bellarota8044
      @bellarota8044 Před 6 měsíci +2

      SCW SCW SCW

    • @anisamohamed-2764
      @anisamohamed-2764 Před 6 měsíci +1

      ‏اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم❤️

    • @MOHAMEDALI-zd7dx
      @MOHAMEDALI-zd7dx Před 6 měsíci +1

      Scw

  • @abdirashidgaandaa7305
    @abdirashidgaandaa7305 Před 6 měsíci +15

    Mashaa allaah waaninfiican oo iimaanleh qabyaalada somalida lagu ibtileeyey inuu ka bedqabo Ayaan filayaa

    • @anisamohamed-2764
      @anisamohamed-2764 Před 6 měsíci +3

      Maashaa Allah tabaaraka Allah
      Haduu qabyaalad ku dhaqmayo miyuu horumarkaa gaari lahaa
      Qabyaalada waxaa inoo keenaya jaahilnimada,ninkaasina waa nineaxbartay qabyaalad iyo jaahilnimo ka dheer
      Inagana illaahay jaahilnimada iyo qabyaalada Allah Subxaana Watacaalaa ha inaga koriyo inshaa Allah 🤲🤲🤲

  • @abdulrazakbehi3071
    @abdulrazakbehi3071 Před 6 měsíci +4

    Eesh calaa rijaal, Korneyl Faarax aad baan ku salaamaya. Sheeko macan , daacadnimo, hufnaan. xariirnimo. Raggi hore weeye

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Před 6 měsíci +5

    Mashallah!!! Col. Hussein I salute you my cousin. May Allah bless you and your entire family thru and thru.

  • @Galcad
    @Galcad Před 6 měsíci +12

    Adeero colonel farah alle cimriga ha ku dheeryo 🤲🏼❤️

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 Před 6 měsíci +5

    Maansha Allah waa barnaamish xiiso leh, Gaashaanle Sare Faarax waa shakhsi deggan oo waxtar leh.

  • @abdimusaabdimusa8367
    @abdimusaabdimusa8367 Před 6 měsíci +10

    A life well lived congrats col Farah, this makes the best documentary.

    • @Really2025
      @Really2025 Před 6 měsíci +1

      Life well live has to do more for Alle Yaqaan. Nothing others matter!!

  • @user-xk4oe6tx5o
    @user-xk4oe6tx5o Před 6 měsíci +33

    Hereri waa Belo meel kasta wuu tagaa waa min ilbax ah somaalida saxaafadeedu waxey ku mashquuleen siyaasad lkn ninkani waa ilbax hanbalyo sxb

    • @Ahmed_somalilander
      @Ahmed_somalilander Před 6 měsíci +1

      Absolutely waa wariye somalida waxa wax utaraya ururiya

    • @hamseabdi2184
      @hamseabdi2184 Před 6 měsíci +1

      Waa run walllahi, Xaga wanaagsan ee Soomaaliduu dadka tusaa

  • @Bronnn555
    @Bronnn555 Před 6 měsíci +3

    What a decorated career and well-spoken man! Abdisalam thoroughly enjoyed interviewing him. 👏🏾

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 Před 6 měsíci +20

    Col you are very right.kenyans as a community are very good people.

  • @hassanibrahim1233
    @hassanibrahim1233 Před 6 měsíci +6

    Mahadsanid A/salam Hereri maansha Allaah hore inoo sii wad aad baan u taageersanay Barnaamijyadaada

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 Před 6 měsíci +17

    HERERI HALYEY WAAD KU MAHADSAN TAHAY WAREYSIGAN QIIMAHA LEH SOMALILAND KENYAN WAA DAD LEGACY KU LEH AFRICA 😍😍😍😍

  • @fo8708
    @fo8708 Před 6 měsíci +8

    Well done Baba Colonel!! What a great role model.

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 6 měsíci +8

    Hereri media iyo adeer korneel farah wan idin salamaya❤❤👍

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 Před 6 měsíci +16

    Aduun kuu waa Malmo koobane waligaa Qalbigaga Nadiifi walalkana Cuqdad ha u qadin Natiijadaas adiga arki wanageeda,Talo Nin weyn.

  • @Hodan-xb8qk
    @Hodan-xb8qk Před 6 měsíci +5

    Waaw alla waa adeerkay cimridheer iyo cafimad inshallah

  • @jamalabdi303
    @jamalabdi303 Před 6 měsíci +11

    ❤❤❤❤❤
    Ummadeenii wadamo kale ayaaa ka faa idaystay

  • @idalahow
    @idalahow Před 6 měsíci +10

    Mashallah wareeysi fiican...Isaaqa iyo Dhulbahaanta Magaalada ISIOLO gacanta ka Bixiyeen....hada wixi soo haray ayaa loo tuuraa......Isiolo Governor ilaa hada ayaan heeysan lahayn.....Dadkaan noocaan kuli waa ina la wareeysta....history badan ayaa ku maqan.....Cimri dheer inshallah

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 Před 6 měsíci +2

      Hada sabab ba keentey marki dagaaladi shifta war kabilowde nfd ba somaalida la target gareeye o lababarkiciye o issaqi iyo dhulbahantihin isiolo dagana ukalafirxadeen kenyada kale iyo uganda iyo tanzania sababtaas ba keentey in population koodu kuyaarado isiolo

    • @bellarota8044
      @bellarota8044 Před 6 měsíci +2

      Dhulbahaata were very few that time, Isaac was majority and still live there in Isiolo

    • @AbdiHassan-fq7ih
      @AbdiHassan-fq7ih Před 6 měsíci +1

      Wa ruun . Lakiin maar ayaan kusonoqoon doona.

    • @myasmamysumaya3382
      @myasmamysumaya3382 Před 6 měsíci

      ​@@bellarota8044you're not only laying but also a foolish okay dhoules are the life of soomaali people okay

    • @abduqani4951
      @abduqani4951 Před 6 měsíci

      ​@@bellarota8044 hada booran ba ah mayor caasha boobe ma joogta

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Před 6 měsíci +2

    Mansha allaaah adeero qali waxad uegtay aabah mansha allaaah adeero qali ilaahy cimriga iyo cafimaadka haku dheereyo adeero ❤❤❤❤❤

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Před 6 měsíci +14

    Waa MC Hore . is a great Somali-Kenyan, a role model Col. Farah.

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Před 6 měsíci

      Maaye a somali australian kkkkk Why aren't other communities called the same they are Kenyan thats it!

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 Před 6 měsíci

      Haa weliba wa ninkii dhaqaalaha ugu badan siiyey SNM lkin isaga iyo idirsba wa la qariyaa

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 Před 6 měsíci +1

      @@munasagal2496jeegaanta dinka iyo xasadka reerkaa ku nool baa taariikhda kufsada

  • @HassanHaji-uu8km
    @HassanHaji-uu8km Před 6 měsíci +2

    MANSHAALLAH SHEM WETU COL. FARH, WEWE NA FAMILIA YAKO YOTE TUNAWAOMBEA KWA ALLAH MAZURI DUNIANI, MAZURI AKHERA NA ATUEPUSHIE ADHABU YA MOTO. TUNAKUPENDA WEWE PAMOJA NA FAMILIA YAKO KWA UJUMLA. WEWE NI MFANO KATIKA JAMII UNA BIDII NA NI MUUNGWANA KABISA. FROM 🇹🇿.

  • @Dhiiragalin
    @Dhiiragalin Před 6 měsíci +18

    Kusali xabiibkena maxamed scw scw scw scw scw scw

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 Před 6 měsíci +1

      Scw scw scw scw scw scw

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 Před 6 měsíci +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @Really2025
      @Really2025 Před 6 měsíci

      SCW SCW SCW SCW

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 Před 6 měsíci +5

    Maashaa Allah tabaaraka Allah congratulations i hope you’re long life inshaa Allah ❤❤❤

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re Před 6 měsíci +1

    Barnaamij qiimo leh iyo waraysi xiiso leh weeyaan. Mahadsanid, Cabdisalaan. Kelmarsh xaqiiq ah ayuu kornaylku ka dhawaajiyay. Umadda Soomaaliyeed waa dad fiican oo wax qabsan kara laakiin waxa dib u dhigtay oo duleysay waa bahashaa qabyaalada la yidhaahdo ee aan macnaha lahayn.

  • @abdiqaninalaye5456
    @abdiqaninalaye5456 Před 6 měsíci +6

    M.a wariye Ninwayan ah oo Sharaf leh Abdisalaan Hareri Alhaku sharfo karneel faaraxa Alle ha ku barkeeyo adeer kolay dada. Waalidkay oo kale ayaa jirtaaaaye m.a ilaahay khaatumada khayar hanguugu khatimo Scw❤

  • @abdifarah2812
    @abdifarah2812 Před 6 měsíci +9

    Isaaqa waxaan ku jeclahay xataa haday qurbe ama meel soomalidu ku yartahay ku dhashaan wali soomaaligoodu waa faseex

    • @rusiakosovo
      @rusiakosovo Před 6 měsíci +1

      💯 turkan Isaaaq ah oo Cawaaan ayaan kenya ku arkay afsomali ku hadlaayo weliba lehjada reer waqooy ah

  • @nimomohamud-vl7yy
    @nimomohamud-vl7yy Před 6 měsíci +6

    Abtiyo faraax allow cimriga ku barake love you abtiyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Před 6 měsíci +1

    Maansha Allah Tabaraka Allah
    Waan idin salaamayaa weriye Abdisan iyo Cornel Farax ❤ well done 👏🏽👏🏽👏🏽👍✅✅✅

  • @adamfarah7638
    @adamfarah7638 Před 6 měsíci +3

    Cabdisalaan mahadsanid markale iyo sheeko kale oo xiiso leh.

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm Před 6 měsíci +8

    Isaaqu waa reerka Somalida ugu ilbaxsan xataa Aakhiro hadaa tagno way inooga horeeyaan

    • @ugbadali4286
      @ugbadali4286 Před 6 měsíci

      Waa la yidhaahda laakiin somalidu waa dad maskax furan caalsmka markay tageen horu mar ka sameeya laakiin dhexdooda shaydaan is kudiray thanks wll

    • @adanadow4967
      @adanadow4967 Před 6 měsíci +3

      سبحان الله
      Ilaahay ulaabo waryaaa diinta ciyaar lama dhigtee

    • @faaomar8598
      @faaomar8598 Před 6 měsíci +1

      Istaqfurulaah

  • @AbdifatahMohamed-bq2lh
    @AbdifatahMohamed-bq2lh Před 6 měsíci +1

    Walhi billahi wariye ugu qaali san ugu muhimsan wax laga faido. Oo somaalida aan haysano waye marka lagaso tago wariyihi weeyne allah ha unaxriste hassan cawke

  • @runkasheeg9317
    @runkasheeg9317 Před 6 měsíci +1

    Ma Sha Allah Ilahay cimriga iyo caafimadka ha u dheereeyo Kornaylka waa nin fariid ah oo waayo arag ah hadalka aad u yaqaan aqligiisu fadhiyo noloshana laga baran karo waa ku mahadsan tahay Hereri walibana waad nagu gaabisay Odaygaas waa waayoa arag mudan in waxbadan la wareysto.

  • @ayaanlemahamed5234
    @ayaanlemahamed5234 Před 6 měsíci +2

    masha allaah maanta hareeri waa faakihaystay hareeri nin heer magaala ❤❤❤❤❤

  • @buullebarre
    @buullebarre Před 6 měsíci

    masha allah barnamij aad u wanagsan waa ku raaxaysty daawashidiisa, mahadsanid Hereri iyo col,farax

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s Před 6 měsíci +1

    Korneyel faarax waqtiga iyo dadaöka waa mid wanagsan mashaa aallah

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před 6 měsíci +14

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @xassankorane-cp4pm
    @xassankorane-cp4pm Před 2 měsíci

    Msha Allah korneel Alleha kubarakeyo

  • @mohamedabdillahiabdoullati9351

    MashaAllah. This type of documentary is very inspiring for young people. Many thanks to Mr. Farah and a big thank you to you Hareri

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 Před 6 měsíci +1

    Mansha Allah, aad ayuu u mahadsan yahay FAARAX. Oday soomaaliyeed.

  • @user-hz5ni8pi9y
    @user-hz5ni8pi9y Před 6 měsíci +2

    Adeerkay waxa u gaadhay meel sare o ay yartay cid gaadha
    Mcha alleh

  • @MukhtarMarso
    @MukhtarMarso Před 6 měsíci +2

    Great interview with cornel farah and abdisalan hereri

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud Před 6 měsíci +9

    Odagu ishuu ka tuuray waxa soomaali halkaa dhigay waa qabyaalad xun ee lafaha ka gashay.

  • @abdirahmansaed8736
    @abdirahmansaed8736 Před 6 měsíci +1

    abdisaln hereri really wuxu mudanyahay big award iyo in inta uu noolyahay ay somalidu fahanto qiimihiisa runtii wariyeyaashii somaliyed ee tayada lahaa ayuu kasii noolyahay

  • @adamabby2248
    @adamabby2248 Před 6 měsíci +1

    Masha Allah waa barnaamij aad u xiiso badan oo taarilhiya.

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 Před 6 měsíci +1

    Mahadsnid C/Salaan Hareeri
    Muslim ah Oo Khaalis ah Ninkaa Sida ka cad Warkiisa Allaha Xifdiyo aduun iyo Akhiraba Insha'Allah

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 Před 6 měsíci +4

    Col faarax is a very responsible honest professional soldier .A. true somali leadet too col faarax is s big asset for our somali communiry in kenya.

  • @bashirmohamed2327
    @bashirmohamed2327 Před 5 měsíci

    A very descent humanbeing , captain Farah

  • @user-mo1gr6wy7h
    @user-mo1gr6wy7h Před 6 měsíci +1

    Abdisalan,ninja,and,wareysanayso,machan,somali,ogow marka,hore machan,somali,goodluck

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 Před 6 měsíci +3

    Masha Allaah
    Alleh cimriga ha kuu dheereeyo waa dadkii hore ee Somaliyeed ee meeshey joogaanba ka muuqan jirey.

  • @husseinibrahim5438
    @husseinibrahim5438 Před 6 měsíci +1

    MA SHA ALLAH

  • @user-yd9ph9nd8l
    @user-yd9ph9nd8l Před 6 měsíci

    Maansha Allah, Hereri iyo kornal waan idinsalaamay.
    Soomaalida cusub ee qurbaha ku kortay ama kenyaba joogta waraysigan cashar ayaa ugu jira. Waa na sida dhaqankii, diintii iyo afkii soomaaliga ahaaba u hayo kornayl Farah.

  • @dawladuk
    @dawladuk Před 6 měsíci +1

    Kabtan Faarax , Alle haku Xafido

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 Před 6 měsíci

    Mansha allah colonel farah thank you for your beautiful story colonel farah is role model for his young fellow generations also i would like to thank our legend journalist hareri for sharing this extraordinary interview

  • @abdiazizosman7884
    @abdiazizosman7884 Před 6 měsíci +1

    Waa wareysi xiisa leh waa O'Day waa ya araga waxuuna ka Hadley qabyaalada iney Somali kareebtey horumarka m.a

  • @thenomad7685
    @thenomad7685 Před 6 měsíci +2

    Hussein Unshur wareysigisa ku xiji. Rerihisa magalada Wajeer iyo Somaalida dan shaqo wacan bu uqabtay. Horanti duuliya military bu aha.

  • @user-zu2dk6hl2y
    @user-zu2dk6hl2y Před 6 měsíci +6

    Saw gacanlibaax baanu isku haysanay inaanu fuulne saw qaar naga mid ah baa ilaa kilimanjaaro

    • @minursa02
      @minursa02 Před 6 měsíci +1

      Masaiida Soomaliland

  • @SSS78781
    @SSS78781 Před 6 měsíci +1

    I LIKE❤ SOMALI-KENYANS, GARISSA WAJIR, MANDERA

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi Před 6 měsíci +1

    Korneel Faarax 👍Aad baad u mahadsantahay 🌫🌧☔👤👣⛰🏞❤🤲☝

  • @tajirikamal9234
    @tajirikamal9234 Před 5 měsíci

    Adeer captan farax. Waa Nin gob ah mana aqaan waxan ugu mahad celiyo. Waqti xaaladu igu xumayd oo waiter ka ahaa oon weliba Hargiesa arday ka ahaa buu aad ii caawiyey ♥️ Thanks, adeero. I can't keep Your Goodness

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 Před 6 měsíci +1

    Abdisalaan hereeri keep on. ❤❤ we love you

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay Před 6 měsíci +1

    Long life colonel, you deserve to enjoy your golden years.

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před 6 měsíci +1

    Nin aad uqiimo badan masha Allah noolow !!!

  • @user-jh7pf3ti1l
    @user-jh7pf3ti1l Před 6 měsíci +4

    waar reerka muuse cabdale waa dad ilbaxnimo iyo xadaarad guuna leh

  • @hassanmaxamed4059
    @hassanmaxamed4059 Před 6 měsíci +3

    Cawil cadami lixle m.xayd col.farah all muuse cabdale❤❤

    • @user-ql1io9pt3t
      @user-ql1io9pt3t Před 6 měsíci +1

      indhobuur kanbaniga ugu ballaadhan gaadiidka waawayn ee bariga afrika oodhan, muuse cabdale

    • @zuhaynaali2420
      @zuhaynaali2420 Před 6 měsíci +1

      Maasha Allah walee Muusa Cabdale. Dad waxbartay iga dheh Sumuli dhancade Hussein dheere

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 Před 6 měsíci

      nimba nimba

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 6 měsíci +3

    Somali officers helped kenya alot from the 1982 coup to the last general elections where Inspector Gabow took charge and ordered the electoral commission chairman to do his job not forgetting how major General Hussain saved kenya in 2007

  • @naasirsaalax8948
    @naasirsaalax8948 Před 4 měsíci

    Kabtan faarax alle hawbarakeeyo cimriga iyo caqligaba aamin aamin

  • @qoojeee
    @qoojeee Před 6 měsíci +1

    Maasha allaah waa ninka kaliya ee ku dhashay kuna wax bartay kenya haddana Af somaliga uu ku hadlaayo waa Afsimaali sax ah ooo muujinaya inuu san aheyn somali sujuuu aaan ku aragnay luwo badan oo madax ah haddana ku hadlaaya Af somali jajaban thank you korneyl Faarax

  • @abdifitahosman2069
    @abdifitahosman2069 Před 6 měsíci +2

    Wareysigan part2 iyo three ayaa lagaa rabaa, ninkan xog badan buu hayaa, hal qeyb kagama bogan karno

  • @abdisharmarke8934
    @abdisharmarke8934 Před 6 měsíci +1

    Legend Hereri ma bodayo ee Madaxa unbu lulayaa👌

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi Před 6 měsíci +1

    MASHA ALLAH ❤☝

  • @AhmedKer-ke9uk
    @AhmedKer-ke9uk Před 6 měsíci

    Dadka xaqiiqda usaaxiibka waa dadka guuleesto mashalah korneyle

  • @Shakz999s
    @Shakz999s Před 6 měsíci +5

    General Mohamud waraysi kasameee..there is alot of information from him

    • @aliwardheere4378
      @aliwardheere4378 Před 5 měsíci

      Isaaq ma aha Gen Mohamud. Abdisalam wuxu waraystaa only Isaaqs iyo xabad xabad dad ka kale ah oo uu is yidhaa ku qariyo. Wax qarsoonaya se maaha. 90% dad kuu interview ga ka qaadaa waa Isaaq

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z Před 4 měsíci

    Good story mashaalaa from somaliland

  • @mohamedbashir9046
    @mohamedbashir9046 Před 6 měsíci +1

    Dhulkaa Soomaaliyeed mar buu soo noqon inshallaah.

  • @FairFurLaughts
    @FairFurLaughts Před 6 měsíci

    I love Somali people. Wish you peace, happiness and prosperity with abundant blessing forever ❤

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 Před 6 měsíci

    Masha'a allaah. Illaahay cimriga hakuu barakeeyo

  • @hothoebrahimabdi1136
    @hothoebrahimabdi1136 Před 6 měsíci +3

    Harrari adeer naartu hakaa xishooto waxaad naga badbaadisay inaad waraysato dadka qabilka jecel dadka siyaasada jecel adero noolow intay nololi jirto

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 6 měsíci +3

    Masha allah a great program as always

  • @user-fz9hk1df2v
    @user-fz9hk1df2v Před 6 měsíci

    best somali jornalist m.a

  • @abdinur9574
    @abdinur9574 Před 6 měsíci

    A great man,mjomba is not only an achiever but a phylanthropist who continues to assist many...we invite hareri to visit isiolo to finish the story.. I promise it will be very interesting

  • @nasirjamacjamac869
    @nasirjamacjamac869 Před 6 měsíci +2

    Muuse cabadale waa wada korneel😂

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 Před 6 měsíci +1

    @Wariye Hereri waxaad ka ilowday Kornaylka inaad wax ka waydiiso inqilaabkii uu ka badbaaday Daniel Arap Moi doorkii ay ku lahaayeen Janaraal Maxamuud iyo isagu?

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Před 6 měsíci +1

    Korneel faarax maansha allah

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj Před 6 měsíci

    Maansha Allah Waa Mahadsantihin

  • @housseinyacin5603
    @housseinyacin5603 Před 2 měsíci

    ❤machaallah84,c est moi houssein doux, longue vie a son excellence al hadji Moussa bihi abdi président de la République of somaliland,et son excellence hadjiyo edna ismael ainsi que le parti koulmiyeh de la République of somaliland amiin,amiin amiin ya allah❤

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Před 6 měsíci +4

    Mansha Allah l like hereri and his programme i always watch.

  • @abdoulkarimnour1669
    @abdoulkarimnour1669 Před 6 měsíci

    Somalie guul 🇸🇴❤️🇩🇯

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 6 měsíci

    Masha Allah g/ farah waa somalih dhabah nabaduh iyo Aqontuh horumar bay kentah

    • @jirfe
      @jirfe Před 6 měsíci +1

      Faarax macalin maxaa qabyaalada ku saliday

  • @sharmarkesharmarke5339
    @sharmarkesharmarke5339 Před 6 měsíci

    Masha Allah

  • @user-zo3di5dv1d
    @user-zo3di5dv1d Před 6 měsíci +1

    Great story and I am happy about the history he told about our existence in Isiolo.
    I would ask Adeer Farah to be open to the young men who would like to get more advice.
    I would personally love to meet both Abdisalan and Adeer farah

  • @user-yf5xj4cq1l
    @user-yf5xj4cq1l Před 5 měsíci

    Korneelka Eebbe ha xafido