MAXAAD KA TAQAAN AFKA SOOMAALIGA l BARAFASOOR CABDALLA CUMAR MANSUUR

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 05. 2021
  • Wareysigaan waxaa laga qaaday barafasoor Cabdalla Cumar Mansuur, waxaana laga wareystay aqoonta iyo waayo-aragnimada uu u leyahay cilmiga Afka Soomaaliga si jiilka soo koraya ay ugu noqoto dhaxal. Barafsoorku waxa uu ka hadlay dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin: Taariikh nololaydkiisa, cilmiga Afafka, barashada cilmiga Afka Soomaaliga iyo faa’idada uu leeyahay, aqoonyahanadii ku taqasusay cilmiga Afka Soomaaliga ee xiligiisii, burburkii dalka wixii ka dambeeyay cilmiga Afka Soomaaliga wixii dhaawac soo gaaray iyo horumaradii uu sameeyay, meelaha ay tahay in mudnaanta la siiyo cilmiga Afka Soomaaliga. Ugu dambeyntii waxa uu ka hadlay taladiisa ku aadan jiilka soo koraya iyo cilmiga Afka Soomaaliga.

Komentáře • 11

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 Před 8 měsíci +3

    Farta af Soomaaliga aad bay uugu baahi badan tahay ummaddeennu in ay bartaan oo la sameeyo xarumo lagu tababbaro dhallinteenna. Laguna baraarujiyo muhiimadda uu leeyahay afkeennu, lana fahansiiyo aqoonta dhex ceegaagta dhaqankeenna, hiddeheenna, iyo jiritaankeenna ummadnimo.

  • @ahmedosmanafrikaner1966
    @ahmedosmanafrikaner1966 Před měsícem +1

    Prof Caballah Mansuur. Qaadicada ah: Sujbect, Object, Verb ( S O B) ( المفعول به، الفعل، الفاعل ) Ma'ahan arrin af-Somaliga u'gaarka ah. Waa qaadico afafka Kuushitiga dhamaantood wadaadgan. See camal Prof Mansuur. Dadka Runta u'dhameystir.

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe Před 3 lety +2

    20:20 I think he meant 4 meters not 4 KM

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 2 lety +2

    Soomaalidu naftooda iyo waqtigooda ayay uroontahay ee umaroona jiilasha danbe iyo waqtigooda

  • @somalia1142
    @somalia1142 Před rokem +3

    Twitter rada wasaaraddaha dal keena waxay waxku qoraan af ingiriisi soomaali miyay lahadlayaan mise cidkale

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 2 lety +1

    Af-Soomasligu kamaduwana afafka kale lkn lamaqorin meel loogusoo hagaagana maleh. Naxwihiisana lama qorin

    • @cabdimajiidkhadar6631
      @cabdimajiidkhadar6631 Před 8 měsíci +1

      Wuu qoran yahay Naxwaha af Soomaaligu; ee buugaagta si aqoomaysan loo qoray ayaa yar. Kaliya saddex buug oo naxwe ah baa laga qoray. Aasaaska Naxwaha, Naxwaha af Soomaaliga, iyo buug kale oo uu iga maqan yahay magaciisu.