DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
  • 270
  • 331 168

Video

Casharrada Dhaxalreeb | Kheyraadka Badda Soomaaliya | Dr. Yuusuf Cumar Cali
zhlédnutí 630Před 12 hodinami
Dr. Yuusuf Cumar Cali, Agaasimaha Waaxda Sayniska Dabiiciga, ahna kusimaha Hormuudka Machadka Sayniska ee Akademiyadda Cilmiga iyo Fanka Soomaaliyeed, ayaa soojeediyay cashar kamid ah Casharrada Dhaxalreeb.
Qaybta-3aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Ibbi iyo Xil. Macloow
zhlédnutí 366Před 15 hodinami
Qaybta-3aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Ibbi iyo Xil. Macloow
Qaybta-3aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Ahmed Ciise Cawad
zhlédnutí 475Před 17 hodinami
Qaybta-3aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Ahmed Ciise Cawad
Qaybta-2aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Ahmed Ciise Cawad
zhlédnutí 279Před 19 hodinami
Qaybta-2aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Ahmed Ciise Cawad
Qaybta-1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Ahmed Ciise Cawad
zhlédnutí 369Před 22 hodinami
Qaybta-1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Ahmed Ciise Cawad
Qaybta-2aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Ibbi iyo Xil. Macloow
zhlédnutí 471Před dnem
Qaybta-2aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Ibbi iyo Xil. Macloow
Qaybta-1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Ibbi iyo Xil. Macloow
zhlédnutí 631Před dnem
Qaybta-1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Barfasoor Ibbi iyo Xil. Macloow
Qaybta-3aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Dr. Ibraahim Dasuuqi
zhlédnutí 820Před 14 dny
Qaybta-3aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Dr. Ibraahim Dasuuqi
Waraysi | Waxbarashada Injiyeeriyada Warshadaha | Inj. Abshir Cabdullaahi Diiriye
zhlédnutí 3,4KPřed 14 dny
Waraysi | Waxbarashada Injiyeeriyada Warshadaha | Inj. Abshir Cabdullaahi Diiriye
Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Cabdikariin Xuseen Guuleed | Qaybta-2aad.
zhlédnutí 1,9KPřed 21 dnem
Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Cabdikariin Xuseen Guuleed | Qaybta-2aad.
Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Cabdikariin Xuseen Guuleed | Qaybta-1aad.
zhlédnutí 5KPřed 21 dnem
Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Cabdikariin Xuseen Guuleed | Qaybta-1aad.
Qaybta-2aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Dr. Ibraahim Dasuuqi
zhlédnutí 843Před 21 dnem
Qaybta-2aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Dr. Ibraahim Dasuuqi
Tijaabooyinkii Digiraha ee boonkaay | Waraysi | Dr Aadan Cilmi Cabdullaahi
zhlédnutí 1,5KPřed 21 dnem
Tijaabooyinkii Digiraha ee boonkaay | Waraysi | Dr Aadan Cilmi Cabdullaahi
Qaybta-1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Dr. Ibraahim Dasuuqi
zhlédnutí 1,1KPřed měsícem
Qaybta-1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Dr. Ibraahim Dasuuqi
Qeybta 2aad | Kaalintii ay madasha isdhexgalka dhalinyarada gobolka Mudug ku lahayen nabada Galkacyo
zhlédnutí 127Před měsícem
Qeybta 2aad | Kaalintii ay madasha isdhexgalka dhalinyarada gobolka Mudug ku lahayen nabada Galkacyo
Qeybta 1aad | Kaalintii ay madasha isdhexgalka dhalinyarada gobolka Mudug ku lahayen nabada Galkacyo
zhlédnutí 164Před měsícem
Qeybta 1aad | Kaalintii ay madasha isdhexgalka dhalinyarada gobolka Mudug ku lahayen nabada Galkacyo
Qaybtii 3aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib
zhlédnutí 630Před měsícem
Qaybtii 3aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib
Qaybtii 2aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib
zhlédnutí 1KPřed 2 měsíci
Qaybtii 2aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib
2/2 Sidee Loo Qorsheen Jiray Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya? | Barfasoor Maxamed Saciid Samatar
zhlédnutí 1,2KPřed 2 měsíci
2/2 Sidee Loo Qorsheen Jiray Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya? | Barfasoor Maxamed Saciid Samatar
1/2 Sidee Loo Qorsheen Jiray Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya? | Barfasoor Maxamed Saciid Samatar
zhlédnutí 3,1KPřed 2 měsíci
1/2 Sidee Loo Qorsheen Jiray Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya? | Barfasoor Maxamed Saciid Samatar
Qaybtii 1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib
zhlédnutí 1,7KPřed 2 měsíci
Qaybtii 1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib
Gorfeyn Podcast Keydinta xogta khubarrada iyo waaya joogga Cabdi Axmed Maxamed Baafo
zhlédnutí 1,1KPřed 2 měsíci
Gorfeyn Podcast Keydinta xogta khubarrada iyo waaya joogga Cabdi Axmed Maxamed Baafo
2/2 Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya | Dr. Cali Ciise Cabdi
zhlédnutí 6KPřed 2 měsíci
2/2 Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya | Dr. Cali Ciise Cabdi
1/2 Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya | Dr. Cali Ciise Cabdi
zhlédnutí 24KPřed 2 měsíci
1/2 Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya | Dr. Cali Ciise Cabdi
Maxay hiigsaneysaa Gaalkacyo kadib nabadeynta? | Duqa Gaalkacyo ee Galmudug: Cabdiraxmaan Xasan
zhlédnutí 208Před 2 měsíci
Maxay hiigsaneysaa Gaalkacyo kadib nabadeynta? | Duqa Gaalkacyo ee Galmudug: Cabdiraxmaan Xasan
2/2 TAARIIKHDA DOWLADIHII RAYIDKA EE DALKA IYO NOLOSHA MAGAALOOYINKA | WAAYA-ARAG ABKOOW
zhlédnutí 1KPřed 2 měsíci
2/2 TAARIIKHDA DOWLADIHII RAYIDKA EE DALKA IYO NOLOSHA MAGAALOOYINKA | WAAYA-ARAG ABKOOW
1/2 TAARIIKHDA DOWLADIHII RAYIDKA EE DALKA IYO NOLOSHA MAGAALOOYINKA | WAAYA-ARAG ABKOOW
zhlédnutí 2,3KPřed 2 měsíci
1/2 TAARIIKHDA DOWLADIHII RAYIDKA EE DALKA IYO NOLOSHA MAGAALOOYINKA | WAAYA-ARAG ABKOOW
3/3 Dibudhiska dowladnimada iyo dibuqaabaynta hannaanka Garsoorka | Casharrada Dhaxalreeb
zhlédnutí 304Před 3 měsíci
3/3 Dibudhiska dowladnimada iyo dibuqaabaynta hannaanka Garsoorka | Casharrada Dhaxalreeb
2/3 Dibudhiska dowladnimada iyo dibuqaabaynta hannaanka Garsoorka | Casharrada Dhaxalreeb
zhlédnutí 312Před 3 měsíci
2/3 Dibudhiska dowladnimada iyo dibuqaabaynta hannaanka Garsoorka | Casharrada Dhaxalreeb

Komentáře

  • @KhalidBoqorShow
    @KhalidBoqorShow Před 19 hodinami

    HOW SOMALIA IS STILL DOWN WHEN PEOPLE LIKE HIM STILL HERE. Sir help your country that gave you so much and stop these fake politicians.

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine2695 Před 2 dny

    Qaab dhiska tacliinta sarre ee ummada soomaaliyed oo maanta la baafinaayo buu xusayaa Barre buunku. Hadii in uun lexejeclo siyaasi isku sheega hada ka qabo jihada iyo mustaqbalka ummada waa in la dhisaa haayadaha waxbarashada si xalaal ah oo cilmi ah maamulkana siyaasad iyo qabiilna ka dheer.

  • @yusufhuseinyusufdaad9607

    Buuga xage laga helaya

  • @abdulsaeed5540
    @abdulsaeed5540 Před 3 dny

    BaarakAllaah, akhbaar Soomaaliyeed oo Soomaali garwadeen ka tahay weeye runtii oo aad u qiimo badan. Prof. Juurile waa nin dad badan wax soo baray wadankana u soo shaqeeyey. Waxaa kaloo lagu xasuustaa hogaankii uu ka soo qabtay dhismaha wadada Garoowe iyo Boosaaso isku xirta. Waana nin aftahan ah oo xataa da'diisa ku xasuus fiican MaashAllaah.

  • @khayremohamud2651
    @khayremohamud2651 Před 3 dny

    Maxaa loo waayey hal siyaasi ama hal qof oo waqtigaa shirkii carta xaadir ahaa oo wax ka qora oo dayarta dhaxal ureeba.?

  • @AhmedAli-fz7fj
    @AhmedAli-fz7fj Před 3 dny

    Beenale

  • @ahaloow9655
    @ahaloow9655 Před 4 dny

    Urur diimeed ahaayeen wuu ka reebay

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 Před 4 dny

    Waxan moodayaa in wareysigan here u baxay.

  • @Abumaysun
    @Abumaysun Před 6 dny

    Mahadsanid

  • @Arabduur
    @Arabduur Před 6 dny

    AUN Jawaari

  • @somkaplan1563
    @somkaplan1563 Před 8 dny

    Aragtideeda dalkeena warshado lagama sameen ayadoo energy ga qaali uu yahay. Aan ku dadaalno sidii aan uraqiisin laheen energy ga markaas qof walbo ayaa ku dhiiranaya inee warshado sameeyaan.

  • @suldaand
    @suldaand Před 8 dny

    Cajiib

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Před 8 dny

    Aqoon haddii ay jirto waa Prof.Jurile Ilaahey madaxaaga ha raajo

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb Před 4 dny

      Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @abdurahmannour3685
    @abdurahmannour3685 Před 12 dny

    Waa talo dhaxalgal ah

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb Před 4 dny

      Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před 14 dny

    Pls qaraalka Qabta hormariya Q2 clm Siloo fahmo dag dad

  • @Yusuf-Ruxani
    @Yusuf-Ruxani Před 14 dny

    Isma lihi garsoor 4.5 ku imaday in uu wax badan cadaalad keeni karo

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před 14 dny

    Cabdikariin asaga oo kambayn galin in uu lacag kunoqdo hogaamiye Galmudug waa ceeb taariikhi ah

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před 14 dny

    Waa arin muhiim ah Maamulaha dawleedka Un baa iska qata waxa Iyo hay adaha

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 Před 15 dny

    Barnaamij qiimo badan

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb Před 4 dny

      Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @sahraahmed50
    @sahraahmed50 Před 15 dny

    Dowlada Galmudug 😮

  • @mohammedaaye1361
    @mohammedaaye1361 Před 16 dny

    Waa qolqolka oo u dhiganta aradka

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb Před 4 dny

      Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před 16 dny

    29:05 Run 100% shaqada ka faanayiin Soomaalida. Ajaaniibta dibada ka timi ayaa ka faaiday.

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb Před 4 dny

      Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @cammaan4092
    @cammaan4092 Před 17 dny

    Wxn degreegyga ku diyaariya mechanic gaar ahaan stream ka industrialka Isgu wxa uu practical ku qaaty dalkisii iyo deegandisiii anna ethiopia ayn ku qaaty wnu kla nasiib badanahy xqiiqtan.

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb Před 4 dny

      Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Před 17 dny

    Maasha Allaah Enginer Abshir waa dadka bulshadu u baahan tahay

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb Před 4 dny

      Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 Před 17 dny

    Dalkii warshadaha iyo wax soo saarka lahaa aqoon yahanada tayada leh soo soo saari jirey maanta waa dalal ka ugu liita aduunka ka mid ah.

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli Před 18 dny

    Sorry, Barnamij sacab camal miyaa ? Cashar bixiyayaasha meesha ka muqdase maxay rolkoda yahay ? Ma dhaxal reebayasha khibrada iyo xog ogalnimad looga fadhiyaa ?

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb Před 4 dny

      Dadkii hore ayaa Aqoon iyo Taariikh looga reebaa si Jiilka cusub ay wax uga faa'iideystaan. una sii gud biyaan ku wa ka dambeeya

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli Před 18 dny

    Wa teamki kacanka iyo shuciyada asiga iyo Juxaba. Wuxu Raba inu dadka yar yar u qoro in dawladi kacaanka somali wixi ay u qabatay waxii ay u qaban lahaydba la burburiyay.. adeer waxa fican khaatumadoda laga arkaaa...

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 Před 19 dny

    (Duqsi urur oo urur oo haan bujin waa). Bal car hawiye Xikmad iyo Caqli aan mooryaanimo ahayn ha keeneen. Galmudug iyo Hirshabeele oo xinka Puntland loo sameeyey waa dhismi waayeen, weligiinba MJ ku dayda ma gaadhaysaan. SSDF baan samaynay jabhad baad naga daba samayseen Dowladgoboleed waad naga daba samayseen HADDANA jabhaddii way bariiqatay oo halkay markay Xamar qabsatay Dowlad ka dhisi lahayd waxaa caqligoodi ku soo ururay DAAROOD LAAYA. Dowlad goboleedyadii aad naga dhisteene socon waaye War caqli kale keena.

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir2005 Před 20 dny

    Kawaran kan aa hadlaya Oo one million dad barakiciyay dhulkiina u qaybiyay cirwaynta. Labada guri kuleedahay cali jamac agtiis ma xallaalaaa.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 20 dny

    Kani waa Jaahil waxaana envoy ka dhigtay Hassan Fataal wuxuu yidhi gabaygii Timacade waxa sameeyey Abdillahi Qarshe. Qadaadweyntu ma Tawana suugaan taariikh cilmi baadhis gaan keliya ayeywyaqaanaan iyagoo Zero ah.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 20 dny

    Absolutely fine

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 Před 21 dnem

    Siyaasi dhalinyaro ah oo mustaqbal leh

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 Před 21 dnem

    Been reeeb, beenti horeba meel loo waaa😏😏😏😏😏😏

    • @mursalwarsame1981
      @mursalwarsame1981 Před 19 dny

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waa iga qoslisey

  • @abdifatahawil3322
    @abdifatahawil3322 Před 21 dnem

    Dhaxalreeb ku kooban Muqadisho somalia waxba u tari mayso baafo Mahadsanid ?

  • @abdifatahawil3322
    @abdifatahawil3322 Před 21 dnem

    Barnaamijkiisa Dhaxalreeb waan daawadey just kaliya wuxuu kaso bilowdey 2000 wixii ka horeyey maxaa dhacay boobkii iyo qaxii burburkii maxaa usabab ahaa? 1991 buu Siyaad AUN kabaxay Muqadisho ila 2000 maxaa ka jirey Konfurta mise taarikh konfurta 2000 bey ka bilaabataa?

    • @hugdheh
      @hugdheh Před 21 dnem

      inaad Xanuunsan thy yaa laga dareemin

    • @GeediAbdi-ue3zi
      @GeediAbdi-ue3zi Před 18 dny

      Burburka Somaliya meeshu ka bilowday hadaa rabtid waydii cabdullahi yey oo ahaa ninki ugu horeyay oo jabhad aas aasay 1978 halkaas oo burburka dalka uu ka bilowday

  • @abdifatahawil3322
    @abdifatahawil3322 Před 21 dnem

    Baafo iyo juxa weye, sida muuqata, Baafo waa aqoonyahan Barnaamijka uu wado ee kaliya ku kooban Shirkii Carta waa mid Konfurta kaliya u gaar ah Bey ila tahay, Juxa isagana wuxuu wadaa SSDF iyo aasaaskii Dowladdii Puntland, baafo waxaan dhihi karaa waa Juxa uso baxay Konfurta?

    • @GeediAbdi-ue3zi
      @GeediAbdi-ue3zi Před 18 dny

      Shirki Carta ee dowladnimada jiilkan lagu dhisay ma koonfur kaliya buu ahaa ?

  • @user-vh1gk2hm5g
    @user-vh1gk2hm5g Před 21 dnem

    Maxaa Baafo ma wariye ayuu noqday?

  • @gulledabdi6571
    @gulledabdi6571 Před 22 dny

    Rag 25 sano wax hagaajin waayay Ma hada ayay wax hagaajinsyaaan ?

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 Před 22 dny

    Shukrn

  • @Abdullahi-oo6dr
    @Abdullahi-oo6dr Před 22 dny

    Dahir Aden cilmi indha qarshe wA nin geesi ah madaficda aad uyaqaan

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 Před 23 dny

    Asc dr adan waa aqoonyahan aad uguxeeldheer cilmi beeraha

  • @user-tt2sc1ci6b
    @user-tt2sc1ci6b Před 23 dny

    Sc, Reer galbeedka kolna raali nagama noqonin

  • @Matildaschannel-kx8rz

    Masha allah waa culumadii wadanka adan waa salaamay iyo baafaba

  • @m.cabdirashiid2442
    @m.cabdirashiid2442 Před 25 dny

    Mahadsanid Agaasime

  • @muhsinkm6122
    @muhsinkm6122 Před 25 dny

    buuq yar aya ku furan dr

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 Před 28 dny

    wadankeena maad wax ka qabatid!

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 Před 28 dny

    Salebaan waxaad waydisaa dadkiisa somaali waa sabool muu noo faideeyo illeen dadkiisa ayaa u bahane.

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 Před 28 dny

    Waraysiga waa laga faaidi lahaa hadii aad deyn lahay maha inaad jarjarto

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb Před 4 dny

      Mahadsanid Mudane Waraysiga 3 Qaybood ayuu ka koobanyahay Waxaadna ka helaysaa Barta CZcams-ka ee Xarunta Dhaxalreeb

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 Před měsícem

    Mahadsanid Dhaxal Reeb. Waa Cilmi Baadhis qiimo badan.

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 Před měsícem

    Waa general kii Somalia ugu fiicnaa ee halaga faaiidaysto

    • @omarcoonka2578
      @omarcoonka2578 Před měsícem

      Somalia haka faaiidaysato ninkaan libaaxa ee general runta ah