3/3 Dibudhiska dowladnimada iyo dibuqaabaynta hannaanka Garsoorka | Casharrada Dhaxalreeb

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Cashar xiiso badan oo kamid ahaa xirmooyinka casharrada dhaxalgalka ee ay soo qabanqaabiso Xarunta Horumarinta Hoggaaminta Dhaxalreeb, ayaa ka qabsoomay hoteel Jazeera. Intii uu barnaamijku socday, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa si qoto dheer ugu faalooday xaaladda garsoorka dalka iyo marxaladdihii uu soo maray iyo caqabadaha hor taagan maanta.
    #Dhaxalreeb

Komentáře • 6

  • @smaliwolf
    @smaliwolf Před 4 měsíci

    ninkaan dilkiisa waa xalaal haduuna kasoo laaban ama ka towbad keenin wadadaas uu ku socdo uu wax is daba mariskaa masha alh dhalin yarada waan wataaa waana usoo baxeeynaa dalka allahu akbar❤

  • @wariiqindhacade7223
    @wariiqindhacade7223 Před 5 měsíci +1

    Waa wax loo baahan yahag

  • @smaliwolf
    @smaliwolf Před 4 měsíci +1

    fiiiri maskaxda dahabigaa ee dhalin yarada la yimaadaan

    • @Xaruntadhaxalreeb
      @Xaruntadhaxalreeb  Před měsícem

      Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @smaliwolf
    @smaliwolf Před 4 měsíci

    Dhalin yarada sharciga islaamika barto wlh waa dhalin yarada qac ka yeersiiinaaya xariifka meeesha fadhiya

  • @mohamedabdalla8055
    @mohamedabdalla8055 Před 3 měsíci

    bal munaafaqadaa eega, marki hore wuxu dhowrjeer ku celiyay in xeerka ciqaabtu diinta waafaqsanyahay marki lagu cadeeyayna in ay waafaqsanyan uu dhahay waa dhowr qodob!!!!!!!
    ilaahay waxbadan buu quraanka noogu cadeeyay wlhi.