Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Cabdikariin Xuseen Guuleed | Qaybta-2aad.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 5

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir2005 Před 2 měsíci

    Kawaran kan aa hadlaya
    Oo one million dad barakiciyay dhulkiina u qaybiyay cirwaynta.
    Labada guri kuleedahay cali jamac agtiis ma xallaalaaa.

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před měsícem

    Cabdikariin asaga oo kambayn galin in uu lacag kunoqdo hogaamiye Galmudug waa ceeb taariikhi ah

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 Před 2 měsíci

    Siyaasi dhalinyaro ah oo mustaqbal leh

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c Před 4 dny

    Illaa hada waxaa taagan caqabadaha ah. Inaan laba arin midkood dhicin waa mide inuu qofka hogaanka ihi ergooyin badan udiro kuwa doowladnimada kasoo hor-jeeda mida labaadna waxaa weeye inuusan dhisin muruqa doowlada oo si vesicle eey isku dhisto deetana doowladu eey isku barbar wado xoog xeelad iyo xal waliba doowladaas carta waxaan xasuustaa ciidan badan oo doowladii hore ahaa ineey soo xaadireen false lawaayey farsamadii doowladaas ee saaxiibo iyo dhaqaale uraadsan laheeyd waxaa wax layaab leh ahaa reeysulwasaare cali khaliif galeeyr in laga sheegay hadii ciidamo la'dhiso in laga yaabo ineey afgambi sameeyaan kolka maxeey ku nuugtaa baa layiriye horta doowlad malla heeystay, illaa maantana fikradaas weey jirtaa kii yimaadaba villada wuu riyoodaa wuxuuna illaawaa meesha uu joogo ineey soomaaliya tahay oo doowlad dhiskeedu sanawaad ka badan intuu qofi joogi karo eey ubaahantahay

  • @AhmedAli-fz7fj
    @AhmedAli-fz7fj Před měsícem

    Beenale