TAARIIKHDA DIBLOOMAASIYADDA SOOMAALIYA| QAYBTA 1AAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • DOOD WADAAG| Taariikhda Diblomaasiyadda Soomaaliya
    Dooda waxaa ka qayb galay:
    1. Safiir. Cabdisalaam Xaaji Axmed Dhabancad
    2. Safiir. Cabdi Shire Warsame
    Doodda waxaa xiriirinayay: Maxamuud Muuse Tarey

Komentáře • 9

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 Před rokem

    Masha allaah xafidallaaah awoowe c/salaan xaaji axmed liimaan❤️❤️❤️

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 Před 2 lety

    Maasha Allaah. Waa in laga faa'ideysto raggaan ruug-caddaaga ah.

  • @abshirabdulkadir1662
    @abshirabdulkadir1662 Před 2 lety

    Masha Allah

  • @abdiaraale8151
    @abdiaraale8151 Před 2 lety

    Maasha allah khabiir sare dhaban cad ,qofkale kama baxeen ,gudoonka barlamanka xiligii kalaguurka

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před rokem +1

    Sudan iyo south sudan, yaa kala jarey? Hadal macno leh, ma sheegeysaan, juhalo aan cilmi iyo garasho toona layn, lakiin garab ayaa laydunka shaqo geeyey.

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 Před 2 lety

    Darawaliin Diplomasiyad ka sheekaynaya. Odaygan cirada leh waa darawalkii Abdullahi Isse. Waa mooryaan asagoo katiinadaysan ayaa Pakistan laga soo dhoofiyey.

  • @ahmedabdiisse7512
    @ahmedabdiisse7512 Před rokem

    Abdi Shire and Abdi Haji had not mentioned core success Somali foreign policy.Somalia on behalf Arab League and other progressive countries sponsored at General Assembly resolution equating zionism with racial discrimination in 1975.The resolution was passed resounding majority. Abdi Haji hadn't started as clerk as the former claimed.Abdi Haji commenced his career in the ministry as driver for Abdullahi Isse, the first Somali Foreign Minister of Somalia.

  • @Diddy45.
    @Diddy45. Před 2 lety

    Rug cadaa weeye Dhabanacad waa tirada yar ee kahartey dadkii loodkisa ahaa