"NAAGTEYDA WAA LA ILA GUURSADAY"KU DAAWO BARNAAMIJKA Gungaar SHEEKOOYIN XANUUN BADAN.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 12. 2020
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    Licensee: Phostine M Wafula
    Registered Project Name: SSR
    License Date: May 6th, 2020
    Item License Code: C2E6PTUD4J
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 35

  • @somali.liibaan6059
    @somali.liibaan6059 Před 3 lety +6

    Somaliya cadow badan ayaa isku baheystay gudaha iyo dibadab kala jooga. Lakiin iinsha allah waa laga guleysanaa. Guul iyo gobanimo somaliya ha noolaato 🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴

  • @crisaqrastamedia70
    @crisaqrastamedia70 Před 3 lety +12

    allow umada ka qabo alshabab m a

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 Před 3 lety +3

    Mashallah Ilaah ha idin la garab kalo Walahi howl weyn ayaad heysiin dadkaaas shabaab ka soo baxsaday ood dhaqan celis u sameyneysaan 👏👏👏👍👍

  • @hawaali9871
    @hawaali9871 Před 3 lety +2

    Yaa Allah help our people

  • @Manka2123
    @Manka2123 Před 3 lety +3

    War ku waan yaan la aaminin ee haleyska ilaaliyo hadeey rabaan waxeey sameey kanan inay ku noqdaan

  • @saciidcabdinuur487
    @saciidcabdinuur487 Před 3 lety +6

    alshabaab ilaahay ha cirib tiro umada dhibka ay ku hayaan ilaahay maalinta aakhiro mid mid ha idinkaga xisaabiyo

  • @haniaden679
    @haniaden679 Před 3 lety +4

    Waxa lo qariyay wajigoda sabab amni

  • @ismailaliosman7609
    @ismailaliosman7609 Před 3 lety +2

    gun-gaar sheekadeedu ma waxay isubedeshay indha qaris iyo cod bedel tebiye abdukadir ise iyo maamulka sntv sow kuma qurxanyn inaan laga dhigin wax la qariyo qurunaa ku jira

  • @dibugunoqodalkaga2778
    @dibugunoqodalkaga2778 Před 3 lety +6

    allaha umada Ka qabto diin ma wadane yahuuda

  • @kobciyewarsame6119
    @kobciyewarsame6119 Před 3 lety +1

    Sharwadayaal ciribkiina allaha jaro waa maafiyada diinta

  • @zayidcalidjyare1917
    @zayidcalidjyare1917 Před 3 lety +1

    Ma wlahi zhp go'an zax aa qadaten 🙏🙏

  • @liibaanjuujuu6099
    @liibaanjuujuu6099 Před 3 lety +5

    C casiis Africa ku haboon barnamijkan hada xiiso malahan hupaal

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 Před 3 lety +1

    Balaayo idin aragto dheh shabaab

  • @geeledheere6706
    @geeledheere6706 Před 3 lety +1

    Bastooladba hadii la siiyay maxay ka cabsanayaan oo wajidooda loo qariyay

  • @fiisefiise6011
    @fiisefiise6011 Před 3 lety +2

    Maxaad wajigiisa uqarideen codkana ubadasheen misa wali waa xakjir

    • @guulwade7078
      @guulwade7078 Před 3 lety

      Baadi iyo mirtadnimadoda in la garto bay u qariyeen lkn maalin malmaha ka mid ah waa la khaarijin tuugada

    • @abdirashiidmohamed5730
      @abdirashiidmohamed5730 Před 3 lety +1

      @@guulwade7078 adi yaa tahay horta ? Markaad ledahay waxbad qarajin! Adaa ubaahan in lagu qarajiyo wasaqyahow.

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 Před 3 lety +1

    Barnaamijka xiisahiisa waad disheen. Maxaad wajiyadooda u qariseen

  • @kaphizoothmani1117
    @kaphizoothmani1117 Před 3 lety +2

    Sbbta wajigooda loo qarinaayo maxa waye 😭

    • @mubariksiyaad4116
      @mubariksiyaad4116 Před 3 lety +1

      Arsenal ayaa looga baqayaa ileen waanu idinla daawanaynaaye

    • @deeqsanqueen6409
      @deeqsanqueen6409 Před 3 lety +1

      @@mubariksiyaad4116 😅😅😅are you arsenal

    • @mohamedyare3826
      @mohamedyare3826 Před 2 lety

      Hal sabab baa ugu weyn oo ah in dadka shacabka ah aysan aqoonsan si uusan shacabka looga dhex garan

  • @mrgeeljir1628
    @mrgeeljir1628 Před 3 lety +1

    Muslim ayan nahay ayey ku leeyihin ilahay umada ha ka qabto waa juhulo aan diin haysan

  • @kaptainpasta
    @kaptainpasta Před 3 lety +1

    alshapaap ciqaap adag oo duni dusheeda aan diinta dhaafsaneeen hala ciqaapo waa dulli

  • @dibugunoqodalkaga2778
    @dibugunoqodalkaga2778 Před 3 lety +3

    Maxa codka u qarinee

    • @KhaLeDhaykal47
      @KhaLeDhaykal47 Před 3 lety +6

      Qofka xuquuqdisa ayay ma mid tahay ina codkiis iyo face kiisu loqariyo markaa sidaa u fahan🙏

    • @akramabukar9210
      @akramabukar9210 Před 3 lety +1

      safety

    • @younge252
      @younge252 Před 2 lety

      Wajiga aad aragto waa dadka la dilayo lakin kuwa la xukumayo ama la cafiyey wajigoda waa pa qarsha codkuda na sida oo kale

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 Před 3 lety

    Ruwaayadan ay jilayaan kuwa farmaajeysan ahaa aaaakkkkkkkkk

  • @user-uj3lq8ix3q
    @user-uj3lq8ix3q Před 3 lety +1

    Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 Ya igu cawin kara🇸🇴🙏💯