TAARIIKHDA FARTA SOOMAALIGA SOO SAARISTII SHUKRI M AFRAX 21 10 2012

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • SOMALI CHANNEL

Komentáře • 34

  • @camper7664
    @camper7664 Před 2 lety +9

    Inta iga dambeeyey like saara😂

  • @jujaajuujaa1225
    @jujaajuujaa1225 Před rokem +1

    Maansha allah Shukri M afrax anigoo dhigta Dugsiga sare 21oktoober ayaan soomali national TV ka daawan jiray . Shukri Runtii waa wariye ruug cadaa ah. Waan salaamay Shukri iyo Axmed F idaajaa

  • @abdiwelihaji8237
    @abdiwelihaji8237 Před 7 lety +10

    idaajaa allaha Ku dhowro wax badan baad naga bartay hidaha iyo dhaqankeena hodanka ah

  • @user-xm1mf3sy3v
    @user-xm1mf3sy3v Před rokem +1

    Salaan sare 2a ❤

  • @hawakarshe7976
    @hawakarshe7976 Před 7 lety +3

    waa markii Africa iyo carabi dawlada soomaaliyeed u istaagaysa, kana baqijireen.

  • @Siinaaay
    @Siinaaay Před 11 lety +8

    Mansha'allah waxay ahayd guul Somalia usoo hooyatay waagaas dadkii ka shaqeeyay iyo dadkii ka qayb qaatayna waxay ahaayeen halyeeyo soomaaliyeed.

  • @mohamedhirsi6901
    @mohamedhirsi6901 Před 4 lety +1

    Mashaalah xirsi yamyam alaha u naxariisto dhamaantood 2020

  • @mahamudsaid5899
    @mahamudsaid5899 Před 6 lety +4

    Macalin idaajaa waa nin wax tar ah oo somali oo dhan ku faanto

  • @halimohurbe
    @halimohurbe Před 5 lety +2

    macalin aan wax badan ka faaiido alle haku dhawro

  • @cabdiraxmaanaxmed8305
    @cabdiraxmaanaxmed8305 Před 2 lety +1

    Masha allh macalin idaajaa

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r Před rokem

    Guul guud abaal bay igu leeyhiin dadkii luuqadan macaan een ku raaxaysto dsdkii isoo gaadhsiiyay allow u naxsriiso

  • @mahamudsaid5899
    @mahamudsaid5899 Před 6 lety +2

    Idaajaa iyo siciid saalax waa 2 macalin oo afsomalliga wali
    U adeega

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 Před 4 lety

    Shukri maxuud afrax alaha cimrika ha kuu barakeeyo

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms Před rokem

    Somalia choose Roman alphabetics regardless.

  • @abdiazizibrhiiim1007
    @abdiazizibrhiiim1007 Před 6 lety +1

    Hambalyo qoraa sare

  • @Mursal-mohamed
    @Mursal-mohamed Před 4 lety

    Waxaa kaloo jiray Fartii boorame Oo la qoray 1952 waxaa laga soo xigtay Farta xabashida
    Mr shire nin aqoonyahn ah buu aha lkn waxaan jeclaan lahaaa inkastoo aan waa danbe dhashay in Far noo gaar ah aan qorano
    awal carabigaan ku ahayn dul saar haddana waxaan ku noqonay Laatiini
    waana sababta khubarada United nations ay u doorteen Farta laatiniga ah

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 2 lety

    Carabta nalakudaray welina ladaba ordayo iyo gumaystaha iyo doqon sokeeye ah ayaa afsoomaaliga iyo dhaqankaba kusoo duulay. Waxaa loobaahanyahay manhaj wada Soomaali ah ilaa heer jaamacadeed, waana fududyahay lkn yaa doqon sokeeye umaara helin

  • @sheekhabdillahi7318
    @sheekhabdillahi7318 Před 4 lety

    Afqalooc alaah ha unaxaariisto

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 2 lety

    Dadka aan Soomaalida ahayn oo nalanool ayaa afkeenna duminaya

  • @hawraarsame1603
    @hawraarsame1603 Před rokem

    Afsoomaali Af jira horta miyaa? Mise waa af sheeganaaya Af Magac kale leh?????

  • @ayaanleahmed2619
    @ayaanleahmed2619 Před 3 lety +1

    Sooyaalka Farta Soomaaliga iyo guud ahaan faraha dunida:
    czcams.com/video/Bq325MqKiqU/video.html

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN Před 2 lety

    Af iyo calool wada socda qofan aflahen calol maledahay marki dhinto afka biyihi kushubma inte kabaxan marki xayiga layahay cunadi lacuno wasaqda jirka xagey kabaxan

  • @jamaljcc7693
    @jamaljcc7693 Před 4 lety +2

    Idaa jaa cummaamaddiisa lama heysan karo asagaaba garanaa su'aallihii la weydiin lahaa😄😄😄😄

  • @hanadsiciid1672
    @hanadsiciid1672 Před 7 lety +1

    wax dhintaa tihiin ee taarikhda saxa bishii kowaad weye

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před 5 lety +2

    alla odaygan ma ehelu naar baa been badana yaa rabi war somaliga waxa qoray muuse galaaal ilahay ka baqo ingiriis lahyne muuse galal ba amkaadax ka aha kulaha war afsomaliga la qoro hada waxa qory muuse galaal naarta ilahay k abaqo muuse galala baa doonayay carabi hadan wuxu ku bedelay somaliga manta jira

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 Před 5 lety +5

      Adigaa beenlow ah oo taariikhda ka been sheegaya. Guddigii la sameeyey 1971 oo ay ka mid ahaayeen rag badan oo uu Idaa jaa ku jiro, Muusa galaalna xubin keliya ka ahaa ayaa dejiyay farqorista soomaaliga. Tan la qaatayna waxay ahayd tii Shire Faarax ku qoray laatiinka. Tii Cismaaniyada iyo tii uu Muuse galaal la yimid iyo kuwa kaloo fara badan waa laga tegay oo lama qaadan. Adeer nin yar baad tahay baan u malayn ama qabyaalad baad la xanuunsan tahay ee Allah ka baq, taariikhdana ha ka been sheegin. Anigaa joogay waqtigaa oo markhaanti ka ahaa, wayna qoran tahay. Alle ka baq, adduunka waad ka tegine.

    • @abdisahalhaji3017
      @abdisahalhaji3017 Před 4 lety

      TAS#@##

    • @cabdilahiaxmed8882
      @cabdilahiaxmed8882 Před 2 lety

      Shira jamac wuxu laha carabiga muu waddan latinka sxb beenta joojii

    • @RadwanHadi-bc5hu
      @RadwanHadi-bc5hu Před rokem

      ​@@Wonderer224hh

  • @erdoganheroof7703
    @erdoganheroof7703 Před 6 lety +1

    Dowladi kacaan ka dalka iyo dadka wey khiyaamen
    xoog ayeyna ku badalen dhaqan kii iyo luqadii.
    Hadaf kuna waxa uu ahaa in dadka soomaaliyed diinta laga fogeeyo.
    Waa balan in arintan la badalo oo sidii sayid ka ugu tagay loo celiyo qorida luqada somaliga (carabi ahaan).
    Dhalinta soomaaliyed waa in ey fahmaan u jeedka laga leyahay dalkena iyo diinteyna suuban

  • @cabdiraxmaandigaale139

    Kawaran kacaankii aad aaminsanaayd halkuu kudabeeyey