Somali Channel TV
Somali Channel TV
  • 22 714
  • 65 174 961

Video

Dhibaatada qoysaska soomaaliyeed , Sh Maxame Cabdi Umal
zhlédnutí 160Před měsícem
SOMALI CHANNEL Dhibaatada qoysaska soomaaliyeed , Sh Maxame Cabdi Umal
Sh Mustafe Dhib dhacaday oo Dadbaa dhib sheegatay maxaa xal looga dhigay
zhlédnutí 669Před měsícem
SOMALI CHANNEL Dhib dhacaday oo Dadbaa dhib sheegatay maxaa xal looga dhigay Sh. Mustafe
Sh Mohamed Idriis
zhlédnutí 695Před měsícem
SOMALI CHANNEL Sh Mohamed Idriis Dal buuxa laakiin aan Dad lajooga la heen
Sheikh Mustafe Harun Umad kasata waxay ka duntay gudaheeda
zhlédnutí 855Před měsícem
SOMALI CHANNEL Sheikh Mustafe Harun Umad kasata waxay ka duntay gudaheeda ee kama dunto weerar ama dagaal wax dibada kaga yimi
Majalis Al Quran Muxuu qabtaa
zhlédnutí 104Před měsícem
SOMALI CHANNEL Majlis Al Quraan maxaa uu qabtaa
Kulanka Sh Shibli Maxaadaro Ducada si lagaaga Aqbalo xalaal quudo xaaranta iska daa
zhlédnutí 175Před 2 měsíci
SOMALI CHANNEL Sh Shibli Maxaadaro Ducada si lagaaga Aqbalo xalaal quudo xaaranta iska daa
Kulanka shibli Su'aalha iyo jawaabo Sh.maxamud shibli
zhlédnutí 863Před 10 měsíci
Kulanka shibli Su'aalha iyo jawaabo Sh.maxamud shibli
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa faray Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Maareyeyaasha Hey’ad.
zhlédnutí 384Před 10 měsíci
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa faray Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Maareyeyaasha Hey’ad.
Wafidi Balaaran uu Hogaaminaayo suldaan maxamuud Axmed warsame oo Gaaray Degmada jariiban ee....
zhlédnutí 231Před 10 měsíci
Wafidi Balaaran uu Hogaaminaayo suldaan maxamuud Axmed warsame oo Gaaray Degmada jariiban ee....
Kulanka Gudi hoosadka Arimaha Dhaqaalaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa maanta kulankooda waxaa......
zhlédnutí 188Před 10 měsíci
Kulanka Gudi hoosadka Arimaha Dhaqaalaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa maanta kulankooda waxaa......
Allah ha u naxariisto Abwaan Jaamac Kediye
zhlédnutí 3,7KPřed 10 měsíci
Allah ha u naxariisto Abwaan Jaamac Kediye
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka jawaabay su’aalo furan oo shacab badani.........
zhlédnutí 674Před 10 měsíci
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka jawaabay su’aalo furan oo shacab badani.........
Madaxweyne Xasan Sheekh “Ogaal la’aan Khawaarij kalkaal ha noqon. Maanta gabagabey marayaan, Alle...
zhlédnutí 379Před 11 měsíci
Madaxweyne Xasan Sheekh “Ogaal la’aan Khawaarij kalkaal ha noqon. Maanta gabagabey marayaan, Alle...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen ayaa daah-furay Barnaamijka Xaadirinta Shaqaalaha......
zhlédnutí 136Před 11 měsíci
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen ayaa daah-furay Barnaamijka Xaadirinta Shaqaalaha......
Sh. Diinta islaamka maxay ka qabtaa in lacuno jalaatda ice caream ka @Kulanka Shibli Sheikh shibli
zhlédnutí 2KPřed 11 měsíci
Sh. Diinta islaamka maxay ka qabtaa in lacuno jalaatda ice caream ka @Kulanka Shibli Sheikh shibli
SHIR JIRAA’ID - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay arrimo..
zhlédnutí 277Před 11 měsíci
SHIR JIRAA’ID - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay arrimo..
Kulanka shibli Su’aalo iyo jwbo. Sh.Suuliga lagu dhax wayso qaato Diinta islamka maxay ka qabtaa?
zhlédnutí 325Před 11 měsíci
Kulanka shibli Su’aalo iyo jwbo. Sh.Suuliga lagu dhax wayso qaato Diinta islamka maxay ka qabtaa?
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa ka sheekeeyay doorka...
zhlédnutí 209Před 11 měsíci
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa ka sheekeeyay doorka...
Madaxweyne Xasan Sheekh, “Waa in aan qaadnaa tallaabooyin aan gargaarka Beni-aadannimo ugu..........
zhlédnutí 121Před 11 měsíci
Madaxweyne Xasan Sheekh, “Waa in aan qaadnaa tallaabooyin aan gargaarka Beni-aadannimo ugu..........
Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaaliya waa dal khayraad Alle ku mannaystay. Ma jirto sabab ku qasbi....
zhlédnutí 171Před 11 měsíci
Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaaliya waa dal khayraad Alle ku mannaystay. Ma jirto sabab ku qasbi....
Kulanka Shibli Su'aalo iyo jawaabo
zhlédnutí 392Před 11 měsíci
Kulanka Shibli Su'aalo iyo jawaabo
Bilicda soo celinta Nadaafadda xaafada Islii oo si weyn uga socda Xaafadda Isliii
zhlédnutí 191Před rokem
Bilicda soo celinta Nadaafadda xaafada Islii oo si weyn uga socda Xaafadda Isliii

Komentáře

  • @HakunAMatata-bv6ug
    @HakunAMatata-bv6ug Před 7 hodinami

    Imka waxa jirta daawo loo cabo jaadka iyo sigaarkaba aad u daynaysid ama aanay xaraaro kuu qabanayn lkn videogan waa wakhti hore waa talo uun wixiisu wiilka

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial Před 7 hodinami

    Adun ka waxa ugu xun marki nolashada ad ka fikirto waxad cuni lehed waa nolasha mesha ugu xumed uguna danbey say

  • @user-wr4bq2un5n
    @user-wr4bq2un5n Před dnem

    Jaza aka Allah ♥️♥️♥️♥️

  • @khhhgfg9585
    @khhhgfg9585 Před 2 dny

    للاااتترراااووطوونف

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Před 3 dny

    Nuur janaatufirdowsa allah haku geeyo

  • @mohamedismailmohamed71

    Wadahadaladssi waa waxyaalaha Somaliland ay ku khasaartay waayo waxba kama faa'iidin, halka SOMALIYA ku faaiiday in ay kaga baxdo nidaamkii kumeelgaafhkii, waxa kula soo wareegtay qaramada maamulkii hawadii SOMALIYA iyo waxa caalamkii u aqoonsaday in dawlada SOMALIYA caalamku la xidhiidho halka Somaliland loo arko khilaad muxali ah iyo iwm

  • @user-hj7zq2wj7s
    @user-hj7zq2wj7s Před 3 dny

    Halkee bay kasoo Jeedaan Dadka Somalidu. Sida ku cad taarikhda, dadkii reer Xaam ( Hamatic people ) Oo Ku abtirsada Xaaam /Ham ( Mid ka mid ah Carruurti Nabi Nuux ) Ayaa muddo ku qiyaasan dhammaadkii ••• The pluvial period '''' waxa ay usoo haajiireen Qaaraddan Madow ee Africa, kaga na yimaadeen dhinacaa iyo Ciraaq ( Mesopotamia ) iyaga oo ka soo galay dhanka Masar/ Egypt. Muddo ka bacdi,is qaabeyn iyo hayaanno joogta ah Waxa dhacay oo ay keentay : in ay dadki ( Reer Xaam) usii qaybsamaan 3 Qaybood ( Branches) oo Waaweyn. 1= kuwa Masar ku hadhay, Sida : Ancient Egyptians ( Masaaridii Hore ) 2= Xaamka reer Waqooyi. Kuwo u Qaxay dhinaca kale ee waqooyiga Africa, Sida : Barber's of Cyrenaica, Tripolitania, Tunisia, and Algeria ; the barbers of Morocco ; the Tuareg and Tibu of the Sahara ; the Fulbe of the Western Sudan, and the extinct Guanche of the Canary Islands. 3= Xaamka reer Bari. Kuwo dhinacan iyo Bariga Africa usoo Qaxay ,, Sida : Beja, the Berberines , the Oromo , the Somali , the Afar , the Danaakil , and most Ethiopians. Dhammaantoodna waxa la isku dhahaa Cushitic people. Hakaas marka aynu marayno , dadkii kushitiga ahaa ee usoo hayaamay Bariga Africa waxa ugu soo horreyay Geeskan Africa , khaasatan ,, dhulkan Soomaalidu degto dadkii``ugaadhsatadii '' qaansoleyda ahaa .. Kuwaas oo ah hormuudkii 4-ta waaxood ee ku soomaalinnimo. 1- Reeraha hadda la hayb -sooco ( ugaadhsatadii ) Iyaga ayaa ka talin jiray dhulkan kuna laha boqortooyin waawayn sida ,, boqortooyooyinkii ''Daami ,,, Yixir ,, Boon...., 2- Waxa iyana xigay oo Ka dabo yimi , Niman xoolo raacato ahaa ( Waranleyda ) oo wata xoolahoodii..kuwaas oo deegaameeyay degayna inta u badan dhulka Soomaalida. 3- Waxa iyana jiray , dad tiro yar oo iyagana Asalkoodu kasoo jeedo Carab oo degay xeebaha waqooyiga , dhulka haatan Soomaalidu degto xiliyo k beegan Islaamka hortii iyo ka bacdi ba. Una badnaa ganacsato iyo diin -fidiyaal ( Scholars ) 4- Qolodan afraad oo ah dad ka Isirren qowmiyadda Bantuuga oo aan Shaqo ku lahayn dadka kushitiga ah ee kasoo qaxay Waqooiyga Africa ahna Beeraley degayna webiyada jubba iyo shabeele jiinkooda. Marka la isku daro guud ahaan 4-tan qolo ayuu Samaysmayaa Magaca Soomaali iyo dadka uu matalaa ba. Waxa hadda ba Isweydiiin leh , Maxaa waqti xaadirkan iyo qarniyo badan horteed ba dadkii asalka u laha dhulkan ka dhigay kuwo lahayb -sooco ama la takooro?! Jabkii u horreeyay waxa u geystay. iimaanshihii uu Islaamku soo gaadhay Geeska africa kana soo galay Waqooyiga dhulka Soomaalida. ( Xeebaha ) Waaqtigaas oo ay dadku haysteen diintoodii Facaweynayd ee ay kala mid ahaayeen dhammaan dadka Geeska Africa degan. Waa weyneynta iyo Cabuditaanka ilaaha '''WAAQ' Sida ay aynu wada ogsoonahay , markasta oo ay diin cusubi timaaddo waxa ka gadooda oo garabka ku dhufta madaxda iyo waxgaradka ay leeyihiin dadka ay soo gashay diintaaasi, iyaga oo ka cabsi qaba in uu maamulka iyo taladu gacantooda ka baxaan , isla markaana ay ku firiyaan diintii ay ka dhaxleen awoowayaashood. Waxa kale oo aynu ka war qabnaa in diin kasta ay ugu hor rumeeyaan dadka taagda-darran iyo Addoonta kuwaas oo ay waxyeelo badani kasoo gaadhi jireen BOQORADDA Awoodda sheegtay iyo dabaqadda ku xeeran maamulkaas , iyaga oo naawiliya in isbeddelkan bulsheed ee cusubi uu xaqooda usoo dhicin doono. Dadkii raacatada waranleyda ahaa ( kuwa hadda sheegta LAANDHERANNIMADA ) oo waqtigaas ahaa dad u guumeysan boqortooyooyinkaa kibray ( kuwa hadda lagu suntay ( LAANGAABNIMDA ) Kuna jeerfalay xuquuqdii dadyowgii xukumaayeen waxa dhex maray dagaallo qadhaadh oo lagu jabiyay boqortooyooyinkaas , Sida tii DAAMI ee ay lahaayeen dadka hadda Tumaalka loo yaqaan iyo kuwo kale u badan Sida besha MUSE DHARIYO ee beelaha gabooy ka tirsan kuwaas oo xundhuur u ah xafada daami loo yaqaano hadda. Dadkaas guuleystay iyo Islaamkii Cusbaa ee ay qaateen ba waxa uu qabjebiyay Sharafkii iyo maamuuskii Boqoradaas kibray iyo dadyowgii hoostageeyay ba , xukunkana ka tuuray maamulkoodii iyo diintoodii WAAQ. Taarikhdu waxa ay ina bartay Casrul Jaahiligii ' Cid waloo xoog lahayd, Sida Reer , Maamul , Boqortooyo..oo jabta ba, denbiyona galay : waxa uu xukunkoodu ahaa in la takooro lana qabjebiyo si aysan mar labaad usoo hawaysan xukun iyo maamul damde. Halka kuwa guuleystana ay tiri jireen wax kasta oo wanaag ah oo ay laaheeyeen falkin jireena been abuuryo fara badan oo dil ku ah dadnimadooda iyo sumcadooda , si loo fogeeyo looga na dhigo wax baas oo aan u qalmin in xitaa lala xaalo ama lala xidhido. Waa midka labaad ee, reer walba oo jabay, Nin walba oo dakano qabiil geystay, mid baxsada ah, boqortooyooyiinkii reeraha kale ee jabay ka bacdi iyaga..cid walba oo daanta iyo duruuftu kaliftay ba waxa ay hoos tageen dalladaa ka takooran dadyowga kale, kuna suntanaadeen in aysan Gob ahayn ee aye yihiin Gun Midgo ah . Taariikhdana waxa qora uun ninkii xoog leh.

  • @xaqiiqtv4983
    @xaqiiqtv4983 Před 4 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 4 dny

    Abwaan baarleex AUN Amiin

  • @arjunmedia3031
    @arjunmedia3031 Před 6 dny

    Aalaah ha unaxariistto amiin amiin❤❤❤❤

  • @shuceybbinuhaaji5332

    Allah hakuu naxariisto jeneral dhega badan

  • @RashkaMoolas
    @RashkaMoolas Před 7 dny

    2026 😂🇸🇴🙌🏾 legend 🇸🇴🇸🇴

  • @sadiadahir426
    @sadiadahir426 Před 8 dny

    Allaha unaxariisto abwaan jaamac kadiye😢

  • @YusufCabdi-xl9mu
    @YusufCabdi-xl9mu Před 9 dny

    2024😮

  • @MaxamedCabdi-uq7lu
    @MaxamedCabdi-uq7lu Před 9 dny

    Walahi qosol ayaaa meeshaaa kasooo hadhay

  • @suudiafrah1162
    @suudiafrah1162 Před 9 dny

    Mahad,sanid sharafle

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 Před 11 dny

    Talo aad ufiican weeyi

  • @gowracane5241
    @gowracane5241 Před 11 dny

    asc c/God ader Somali waxma barato ee hoey u soco any ku leeyahy

  • @XamdiXasan-rb4gj
    @XamdiXasan-rb4gj Před 11 dny

    Wll kusaliya xabibkena scw

  • @mohaqaliif5222
    @mohaqaliif5222 Před 12 dny

    Waxaa dawanayaah wareysigaan. 5/7/2024 Sacadunah aytahay 8:30 pm. I.a. Maalin aan maanta eheen ayaad. Ilahy hortiisa kula xisaabtameesan dadka dhibkaas idin geysatay🙏 🙏

  • @user-wx9mx5dz5e
    @user-wx9mx5dz5e Před 13 dny

    Ina laji wa eajun ilahay janada haka warabi aqoon naga bahday ayo aha oo somaliyed

  • @user-wx9mx5dz5e
    @user-wx9mx5dz5e Před 13 dny

    Taclin leedahay waxa socodana wad qiyasikarta

  • @basharalhashimi6187
    @basharalhashimi6187 Před 13 dny

    اتمنى من قناة الصومال عرض مسلسلات باب المراد وأمام الفقهاء وموكب الاباء والامام علي والامام الحسن والامام الرضا ويوسف الصديق ومريم المقدسة وقيامة البنادق وبلاد العز والبراءة المذبوحة وناصر وادهم الشرقاوي وبلقيس وانا القدس والغالبون واحببتك منذ الصغر ومارغاريت والكف والمخرز وخيط الدم ومحاكم بلا سجون واصايل ودائرة الجنون وجواهر والكواسر واخوة التراب وتل الرماد واوراق الزمن المر والموت القادم إلى الشرق وخيط الدم والثريا وبصمات على جدار الزمن وعز الدين القسام وغضب الصحراء وحاجز الصمت وريح الشمال وظل الياسمين وخوات دنيا ولحظة ضعف ولعنة امرأة والاصيل ونقش الحنة وموضي قطعة من ذهب وفي ذاكرة الظل

  • @jimcaalecabdi-ym7qn
    @jimcaalecabdi-ym7qn Před 13 dny

    2024 alla ya raxma

  • @saidissa1815
    @saidissa1815 Před 14 dny

    Barleex ilaahow unaxariiso

  • @bashenuur
    @bashenuur Před 14 dny

    War maxaa ogaadeen ciise ugu hiiliyaa

  • @bashenuur
    @bashenuur Před 14 dny

    Jid waaq barwaaq tagaal waaq years dhalay?.

  • @taajir4582
    @taajir4582 Před 15 dny

    Codki maxamed siyaad oo cadi ah

  • @osmaan210
    @osmaan210 Před 15 dny

    20/june/2024 S

  • @osmaan210
    @osmaan210 Před 15 dny

    2/july/2024 Belarus 🇧🇾

  • @ciiseabdale7569
    @ciiseabdale7569 Před 16 dny

    Jama debaraani legend

  • @NajaxCabdi-te2xv
    @NajaxCabdi-te2xv Před 17 dny

    Jabhado wadanka ma burburin balse waxa burburiyey wixii sababey in jabhado wadanka ka sameysmaan iyado dadku walaalo yihiin bilow iyo dhamaadba faqash ayaa dadkan kala dirtey

  • @nasteexoabdoqaadir
    @nasteexoabdoqaadir Před 17 dny

    sheesh suaal ayaan qabaa xaskeka ayaan kofuray labo dalaaq marna haldalaq hadan waxan rabaa in aan sooceshto ee masooceshan karaa

  • @user-um9hm7gv8w
    @user-um9hm7gv8w Před 18 dny

    Pliz let's assist our mum

  • @abdikariim2482
    @abdikariim2482 Před 18 dny

    Cismaan maxamuud boqortooyo

  • @Jamac163
    @Jamac163 Před 18 dny

    الله يا ر حهم

  • @saidabdulkadir7799
    @saidabdulkadir7799 Před 21 dnem

    Waxa aan daawaday 12 sano kadib 2024 siciid sharci 👋

    • @Maxamuud-fx2cf
      @Maxamuud-fx2cf Před 20 dny

      Daawashadaada kadib hal maalin aan kula daawanayaa. Abwaan c/qadir xirsi siyaad xirsi yamyam wuxuu ahaa adeeerkay ilaahay ha unaxariistee

  • @user-gr6tx1lj4r
    @user-gr6tx1lj4r Před 21 dnem

    Ilhy ha u naxariisto abwaankeenii waynaa ee jaamac kediye

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 22 dny

    AHN

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 22 dny

    AHUN

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 22 dny

    AHUN

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 Před 24 dny

    Galnus ma aqoonsani ayuu dhahay gaas hadana waa aqoonsadey.

  • @user-yq2ru9qw5j
    @user-yq2ru9qw5j Před 24 dny

    Subxaanalah

  • @FrimpongJarthinho
    @FrimpongJarthinho Před 24 dny

    My school 😢😢 2012

  • @Habibification1
    @Habibification1 Před 26 dny

    Digil, mirifle, isaakh, abgaal, habargidir waa wada ogadeen kulaha. Bal eeg, waxa ka soo harayna waa darood. Professor Gandi is ill fated man.

  • @Habibification1
    @Habibification1 Před 26 dny

    Maxaad afkaaga uga ilaalinaysaa Ajuuraan? Maxaa kuu diiday inaad siiso xuquuqdooda? Waxaa tahay shaqsi cunsiri ah.

  • @Habibification1
    @Habibification1 Před 26 dny

    Professor ka maran waxa uu ka hadlaayo. Waxaa cad inaad ogadeen tahay.

  • @AsmoMohamuud
    @AsmoMohamuud Před 28 dny

    😂😂😂

  • @user-ug1su6ft2o
    @user-ug1su6ft2o Před 29 dny

    Aleh haun haudanbi dhaafo

  • @abdisoomaane3034
    @abdisoomaane3034 Před měsícem

    Hello ree beled xawo